Home » March 31st, 2022
Entries posted on “March, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa markii u horeysay si guud u soo saaray liiska dacwadihii ay qabteen intii ay socotay doorashada kuraasta labada aqal. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in guddiga ay soo gaareen dacwadaha illa iyo 11-kursi, kuwaas oo dacwadahoodu ay kala duwanaayeen, uuna guddiga u kala […]
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay xilka guddoomiyaha baarlamaanka 11-aad, xili ay gaba-gabo mareyso doorashada Golaha Shacabka. Sheekh Aadan Madoobe oo dhowaan loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka ah ayaa damaciisa siyaasadeed ku sheegay mid uu kusoo celinayo heybadii aqalka, oo luntay sanadihii u […]
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Sheikhii Gabadha u meheriyey Barkhad Batuun oo la dhaariyey
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Dacwad ooge Turkish ah ayaa maanta weydiistay maxkamadda Istanbul inay baabi’iso kiiska dilka Jamaal Khaashuqji kuna wareejiso Sacuudi Carabiya, waxaa sidaas xaqiijisay gacalisadii weriyaha la dilay. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo Turkey ay isku dayeyso inay hagaajiso xiriirka Sacuudi Carabiya ee xumaaday 2018 kadib markii Khaashuqji oo ahaa suxufi wax ku […]
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19 ee 30ka March 2022 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel xubnaha Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad. Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo. Markuu tixgeliyey: Baahida […]
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ka qeyb galay kulan loogu duceynayo Xildhibaan Aamina Maxamed oo Beledweyne lagu dilay, isagoo sheegay in gacantii Ikraan Taliil dishay ay ka dambeysay dilka Xildhibaan Aamina Maxamed. HALKAN KA DAAWO VIDEO Rooble ayaa sheegay inuu hayo fariimo loo soo diray markii ay isaga […]
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Ikraan Tahliil Hooyadeed “Aamino waxa ay aheyd tiir iiga jabay ,waxay aheyd qof u hadla dadka dulman
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Cali Khayre Muxuu ka yidhi waxa ay Nafteeda ku wayday Xildhibaan Aamina ?
March 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Larry Andre ayaa wareysi uu siiyey VOA wuxuu ka hadlay xaalada Soomaaliya, arrimaha ammaanka iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka Iyo Midnimada Soomaaliya. HALKAN dhegayso WARAYSI Larry Andre ayaa ugu horreyn soo hadal qaaday arrimaha ammaanka, gaar ahaan weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay dalka, sida […]
March 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Wasiir Dubbe oo jawaab siiyey Al-cadaala iyo Qosolka Wuxuu kusoo Arkay Garoowe
March 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »