Home » April 30th, 2020 Entries posted on “April, 2020”

MUUQAAL: Hotelkii Hargeisa Club oo Suldaan Siciid iyo Tababare Caan ah Maalgashteen oo Ciidamo la wareegeen

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay Hotelka Hargeysa Club oo laba mu’waadin hore maalgashi ugu sameeyeen kadib markii xukuumaddu muddo 30 sannadood ka kiraysay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Tababaraha caanka ah ee Jaamac Karaaciin, iyo Suldaan Siciid Yuusuf Du’caale, ayaa ahaa labada qof ee Hotelka dhisayay, Waxaana  Hotelkan oo hadda dhammaad ku […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg : Kiisaska Cudurka Korona ee Gudaha Somalia oo Dhaafay 600 [Warbixin]

Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay kordheen dadka uu ku dhacay cudurka Korona Fayrus ee gudaha Soomaaliya, islamarkaana kiisaska ay hadda dhaafeen 600, halka sidoo kalena dad kale ay ka bogsadeen. Wasaaradda Caafimaadka ayaa warbixinteeda maanta ku sheegtay in dalka laga helay 19 xaaladood oo cusub oo COVID-19 ah kadib baaritaanno […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho : Madasha Xisbiyada oo Shirkoodii dib u dhigay, Dawladda Federaalku Doorashada dib ma u dhigi doontaa ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dib u dhigay Shir ay isugu imaan lahaayeen oo ujeedkiisa ahaa in Hal xisbi ku midoobaan, kaddib markii Madasha ku heshiisay inay hal xisbi ku midoobaan. War saxaafadeed kasoo baxay Madasha oo ay Hogaamiyaan Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh ayaa lagu shaaciyay in shirweynahooda dib ugu dhigeen […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Boqor Burhaan oo Gudi u magacaabay Arinta Qardho iyo Gaas iyo Faroole oo ku baaqay in DENI looga dambeeyo

Garoowe ( Kalshaale )Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa magacaabay Gudi ka shaqayn doona gurmadka dadka waxyeeladu ka soo gaartay daadkii Qardho hargiyey boqorku wuxuu sheegay in markii dad badan dalka iyo dibadaba ka soo waceen oo ay waydiyeen cid ay wax ku soo hagaajiyaan uu magacaabay Gudi degaanka ah oo howsha ka xigsada. Waxaana arintaan […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Sheegay War aan Farxad gelin Axmed Madoobe !

Nairobi ( Kalshaale ) Safiirka Dawladda UK u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa sheegay in doorashadii lagu doortay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe bishii August ee 2019 ay ahayd mid “aad u cilladeysan”. Safiirka ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta twitter-ka, oo uu kaga jawaabayey bayaan 28-kii bishan kasoo baxay saaxiibada caalamka ee […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muxuu yahay Codsiga Sh. Shariif u diray DF Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ?

Baardheere ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif  Sheekh Axmed ayaa ka hadlay daadad ku dhuftay deegaano ka tirsan Maamulka Jubbaland, isaga oo ku baaqay in loo gurmado. Sheekh Shariif ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah loo sameeyo dadkii ay saameeyeen fatahaadaha […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Puntland oo Gudoontay Dhaqaalihii ay DF Somalia ugu Deeqday Qardho !

Qardho ( Kalshaale ) Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa lacag dhan Hal Milyan oo doolarka Mareykanka waxa ay ugu deeqday Maamulka Puntland, gaar ahaan fatahaada ka dhacday Magaalada Qardho. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda Puntland, ayaa xaqiijiyey in ay gudoomeen aduun lacageed dhan hal milyan oo Doolar oo ka timid DFS, Wuxuuna xusay in lacagtaas oo […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

C.raxmaan C.shakuur oo sheegay in dhaqan la yaab leh uu kusoo kordhay Soomaaliya ! iyo Faallo uu ka Qoray

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Faallo uu Qoray wuxuu kusoo bandhigay dhaqan Cusub oo sheegay inuu kusoo kordhay Soomaaliya. Dhaqanka i ammaan, ii cammir waa mid sanadihii danbe dalkeenna, gaar ahaan masraxa siyaasadda iyo adeegga danta guud si wayn ugu baahay. Wuxuu ku billawday masuuliyiin xilal heer xildhibaan, Wasiir, safiir, gobol iyo […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo Video Sheikh Dirir : Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah “Hadii Biyaha Taranku RIYO kaaga yimaadaan adigoo Sooman”

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Su’aalo iyo jawaabo diini ah, oo Sheikh Maxamed Cumar Dirir uga Jawaabayo arimo Muhiim ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Su’aalaha la waydiiyey Sheikh Dirir ayaa waxaa kamid ah “Hadii Qofka isagoo Sooman, ay Riyyo uga yimaadaan Biyaha Taranka, Miyuu ka Jawabayaa Soonka ? “. Sheikha […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

WARAYSI : Maxaa kala Qabsaday Wariye Hareeri iyo C.raxmaan Saylici [Daawo]

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Wariye Cabdisalaam Hareeri la yeeshay Cabdiraxmaan Saylici Madaxwayne ku xigeenka somaliland, oo la hordhigay Su’aalo kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdisalaam Hereri ayaa Waydiiyey Saylici goorta uu ka gudbi doono inuu Noqdo [Malxiis] Madaxwayne ku xigeen, oo uu isku taagi doono inuu Noqdo […]

April 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented