Home » June 30th, 2021 Entries posted on “June, 2021”

MUUQAAL: RW. Rooble oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Tababar loo furay Gudiga Doorashada

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed, tababarkan ayaa sida la qorsheeyay socon doona mudo afar cisho ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa gudiyadda kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: DF Somalia oo Soo saartay Digniin Cusub oo la Xidhiidha 1-da Luulyo

Muqdisho ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey ayaa soo saaray digniin ku socota ciidamada dowladda Soomaaliya, taas oo la xariirta dabaal degga munaasabadda 1-da Luuliyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Ummada Soomaaliyeed ee u dabaal degeysa munaasabadda 1-da Luuliyo waxaa mamnuuc ah in rasaas lagu argagixiyo […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Muqdisho oo lagu soo bandhigay Rag si yaab leh dhac uga gaystay magaalada

Muqdisho ( Kalshaale ) Muqdisho oo lagu soo bandhigay Rag si yaab leh dhac uga gaystay magaalada

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Rooble oo La kulmay Safiirka Kenya oo Muqdisho dib ugu soo noqday

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo oo ay ka wada hadleen hagaajinta, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dariska ah. Danjire Lucas Tumbo ayaa sheegay in uu ka shaqeynayo wanaajinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Wasiir Dubbe oo Shacabka Soomaaliyeed u diray Fariin Cajiib ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiir Dubbe oo Shacabka Soomaaliyeed u diray Fariin Cajiib ah

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Somalia iyo Bankiga Adduunka oo kala Saxiixday Heshiis Dhaqaalle badan ku baxayo (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan kula qaatay xrunta Wasaaradda Maaliyadda Kristina Svensson oo ah Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Bangiga Adduunka . HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulan uu Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya la yeeshay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay guulaha dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Abiye Axmed oo War yaab leh ka sheegay waxay uga soo baxeen Dhulka Tigreega !

Jigjiga  ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu xalay kula kulmay magaalada Addis Ababa ku dhawaad 100 wariye ka hawl-gala Itoobiya. Waxa uu si adag uga hadlay xaaladda gobolka Tigray iyo go’aanka xabbad joojinta ee uu qaatay, waxa uu sheegay in uu qaatay go’aan qadhaadh: “waxa aan go’aansanay in aanaan la […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Israel oo Furatay Safaaradii Imaaraadka “Kama Guuri doono Bariga dhexe”

Doha ( Kalshaale ) Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo maanta xarigga ka jaray safaaradda cusub ee dalkiisu ku yeelan doono Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu ballaan qaad nabadeed u muujiyay dalkii ay mar cadowga ahaayeen. “Israel waxay dooneysaa inay nabad kula joogto deriskeeda – dhamaan dariskeeda. Meel aan u soconno ma jirto. Bariga […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada dalka Itoobiya iyo Tallaabooyin ay Qaaday TPLF

Hargeisa  ( Kalshaale ) Wararkii  ugu dambeeyay xaalada  dalka Itoobiya oo kacsan , Kadib markii ay Ciidamada Dawladdu isaga baxeen Caasimaddii iyo Qaybo kamid ah dhulka maamulka Tigreega. TPLF ayaa qabsatay inta badan deegaanka Tigraay. Baaqa xabbad-joojinta waxay ku tilmaameen ‘kaftan’. Ciidamada Eriteriya ayaa ka baxay magaalooyinka waaweyn, sida Axum iyo Adwa. Lama oga in […]

June 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Musharixiinta Mucaaridka, Xukuumadda iyo Madaxda Maamulada oo Caawa kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisal Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta, ka dib markii la soo gebogabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran. Musharixiinta Mucaaridka oo ay kamid yihiin Madaxwaynihii […]

June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented