Home » February 29th, 2020 Entries posted on “February, 2020”

Prof Galaydh Hooyadii ‘Caasha Cabdi Xiiray’ oo Goor-dhowayd ku Geeriyootay Buuhoodle

Buuuhoodle  ( Kalshaale )   Waxaa Goor-dhowayd magaalada Buuhoodle ku Geeriyootay Alle ha u Naxariistee,   Caasha Cabdi Xiirey oo ahayd Hooyada Dhashay Dr. Cali Khaliif Galaydh. Waxaanu Tacsi halkan uga diraynayaa ehelada iyo Qaraaabada ay Geeriyootay Hooya Caasha oo kamid ahayd Haldoorka Gobolka Cayn. Alle ha u Naxariisto dhamanteena samir iyo iimaan haynaga siiyo, Caasha Cabdi […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Sh. Idiris iyo Dhuusamareeb “Hadii la yidhaahdo Farmaajo ayaa Jannada Jooga Qaar ayaa diidi doona”

Muqdisho ( Kalshaale )  Sheikh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Xaalada Galmudug, Iyadoo dagaalo Qadhaadh ay ka dhaceen magaalada Dhuusamareeb,  Islamarkaana ay Dawladda Soomaaliya isku dhiibeen Hogaankii Kooxda Ahlu-Sunah. Wuxuuna Qoraalkiisa ku Bilaaban Sidan  “Shacbiga Galmudug iyo guud ahaan soomaaliya waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu nabad gelyo iyo xasilooni iyo […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood : Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo Hub Culus isku dhaafsaday Tukaraq [Daawo]

Laascaanood ( Kalshaale ) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Sabtiya hub culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ku sugan Tukaraq ayaa xaqiijiyay in gelinkii hore ee Sabtida ay dhawaqa hubka culus ka maqleen jiidda u dhexaysa labada ciidan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Saraakiil ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo diiday in […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maraykanka iyo Taalibaan oo Dalka Qatar ku gaadhay Heshiis Taariikhi ah [Warbixin]

Muqdisho ( Kalshaale ) Mareykanka ayaa kooxda Taliban la saxiixday heshiis taariikhi ah maanta oo Sabti ah taasi oo u gogol xaari kareysa in ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka Afghanistan 14-ka bilood ee soo socda taasi oo soo afjareysa colaadda 18 sano jirsatay ee dalkaasi. Inkasta oo heshiiskani uu qeexayo in Mareykanku uu si […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Sh. Shaakir oo Hadlay Markuu isku dhiibay Ciidamada DFS “Maanta oo Tallo uu hayo, Tamar ma Hayo”

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa degan Maanta oo sabti ah Xaalada Magaalada Dhuusamareeb oo shalay Dagaalo ka dhaceen, Waxayna Ciidamada DFS si buuxda ula wareegeen Guud ahaanba Xaruntii ay ku sugnaayeen Hogaanka Ahlusunah,  Waxay sidoo kale Ciidamadu la wareegeen Hubkii iyo Ciidamadii Ahlusunna oo dawladda isu dhiibay, Waxaana la Rejaynayaa in Xeryaha tababarada Ciidamada lagu […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo SHacabka Hargeisa Wuxuu ku Arkay ?

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ee Heshiiska aan Weli la Fulin la galay Somaliland, ayaa Hadal ka jeediyey Munaasibad xalay lagu qabtay magaalada Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dr. Galaydh ayaa sheegay inuu shacabka Hargeisa Ka arkay Sifooyi wanaagsan, Wuxuuna xusay inay yihiin dad gobanimo leh oo siwacan u Karaameeyay. […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Sheikh Shaakir iyo Macalin Maxamud oo isku dhiibay Ciidamada DF iyo Wararkii u dambeeyay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Hoggaamiyayaasha Ahlu-Sunna Macallin Maxamuud iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya, Iyadoo looga Adkaaday dagaalkii magaalada Dhuusamareeb. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xarunta INJI, oo ahayd halkii ay degenaayeen hoggaanka Ahlu-Sunna, islamarkaana uu shalay dagaalka xooggan ka dhacay ayaa aroortii saaka u gacan gashay ciidamada dowladda oo gudaha […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

C.raxmaan C.shakuur oo dhaliilay DFS kadib dhirbaaxadii Ahlusunah

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdirashuur ayaa eedaymo usoo jeediyey DFS Kadib dhirbaaxadii ay Ciidamadu ku dhufteen Kooxda Ahlusunah oo Muddo dheer diiday wadahadal, Kana baxay Heshiisyadii ay la galeen Xukuumadda, Iyadoo Wakhtiyo badan uu Dhuusamareeb ugu tagay Raysal wasaare Khayre, Sidoo kalana  Caqabad ku Noqday dhismaha Maamulka Galmudug. AKHRISO – HADALKA C.RAXMAAN CABDISHAKUUR […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamada Dawladda oo la Weeragay Xaruntii Ahlusunah iyo Madaxdii oo isdhiibtay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xerada Inji ee magaalada Dhuusamareeb oo ay ka dagaalamayeen ciidanka ASW ayna ku jireen madaxda sare ee ASW ayaa gashay gacanta ciidanka dowladda Soomaaliya kaddib dagaal socday 7 saacadood kaas oo xalay 10:00pm kabilowday magaalada isalamarkaana dhammaaday 5:00Am, dagaalka waxaa kadhashay  khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Sida Xaqiijiyeen saraakiil katirsan […]

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Maraakiibta Dagaalka Ruushka ee Istanbul dhexmaray Iyo Xiisada dagaal ee dalka Suuriya

Muqdisho ( Kalshaale ) Maraakiibta Dagaalka Ruushka ee Istanbul dhexmaray Iyo Xiisada dagaal ee dalka Suuriya

February 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented