Home » July 31st, 2021
Entries posted on “July, 2021”

Laascaanood ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kazoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa ka dhacay magaalada Laascaanood, Kaasi oo lagu diley Alle ha u Naxariistee Cabdilaahi Labogole. Cabdullaahi ayaa Somaliland ugu macagownaa a Gudoomiyaha Komishinka Doorashooyinka ee Gobolka Sool, Waxaana la sheegay inay dileen dabley Hubaysan. Magaalada Laascaanood ayaa Marar badan marti gelisa dilal […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dhoolatuskii Ciidanka iyo Khudbadii MD. Farmaajo u jeediyey
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Hubkii IIRAAN ay kusoo riday Diyaaradii Drone-tii ee Maraykanka
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa saaka, illaa xalay howl-gallo ka wada magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland, waxaana howl-galka uu daba socdaa qaraxii ka dhacay magaaladaas. Afhayeenka Booliska Jubbaland oo Wariyeyaasha kula hadlay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay ku raad-joogaan kooxihii ka dambeeyey […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa ka socda Loolankii ugu Cuslaa oo salka ku haya Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka, Kaasi oo ay siwayn ugu loolamayaan Isbahaysiga Mucaaridka iyo Xukuumadda, Waxaana Warbaahinta loosoo bandhigay Xildhibaano Midba uu dhinac kasoo goostay. Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo Ucid ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku eedeyay inuu iibsanayo […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Israel ayaa ku eedaysay dowladda Iiraan inay ka dambaysay weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay ku dhinteen laba shaqaale ah kuwaas oo ka soo kala jeeda dalalka Ingiriiska iyo Romania.Doonidan oo ay maamusho shirkadda fadhigeedu yahay magaalada London ee Zodiac Maritime, ayaa ka baxday xeebaha Cumaan markii shilku dhacay khamiistii. […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Kaddib hannaan doorasho oo dheer oo xiisad wata, ayaa Pedro Castillo waxa uu ku guulaystay madaxweynaha Peru. Guushiisa ayaa waxa ay gilgishay dadka sarsare ee ku jira siyaasadda iyo ganacsatadaba, dalkaas oo si wayn u kala qeybsan lana dagay cudurka Covid-19. Pedro Castillo oo ku dhashay tuulo yar oo ka mid […]
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dubai ( Kalshaale ) Markabka Israel ee la duqeeyey ee lagu dilay Captain-kii
July 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii gaari bas ah oo ay la socdeen koox ciyaartoy ah uu qarax ku haleelay magaalada Kismaayo. Ciyaartooyda ayaa la sheegay inay ku sii socdeen garoonka kubada cagta ee Stadium Waamo ee magaalada Kismaayo, xilligii uu […]
July 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »