Home » October 31st, 2019
Entries posted on “October, 2019”

Jigjiga ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar [Iley] ayaa ka soo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Cabdi oo fursad loo siiyay in uu hadlo ayaa sheegay intii uu maamulayay Ismaamulka Soomaalida uu si wanaagsan u maamulay wax dambi ahna uusan ka gelin degaanka Soomaaliya. Maxkamadeyntiisa […]
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay guulo ka sheegteen howlgal miino baadhis ah oo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay howlgalada ka sameeyeen ayaa waxaa ka mid ah Koban,Bangeeni iyo deegaano kale oo tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Koofurta Soomaaliya. Saraakiisha Hogaaminaysa […]
October 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale) Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo ay taalo dacwad u dhaxeyso Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan kiiska Dacwadda Badda. Maxkamadda ayaa dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya kusoo dartay warbixin ay soo saartay oo ka hadleysay waxqabadkeeda 2019. Maxkamadda ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya u […]
October 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Shirkadda Xawaalada ee Dahabshiil ayaa shaacisay in $150,000 oo dollar ay ku caawinayso dadka Soomaaliyeed ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Shabeelle iyo Jubba. Xukuumadda Soomaaliya Madaxda ugu Saraysa ayaa Mushahaarkooda ugu deeqay dadka dhibku soo gaadhay. Sidoo kale Dawladda ayaa Dhaqaalle gaar ah ugu deeqday dadka dhibku kasoo gaadhay Fatahaada Webiyadda. Ganacsatada […]
October 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhahar (Kalshaale) Madaxwayanaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdii uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa markuu maanta Dhahar tegey sheegay Maamulkiisu yahay midkii Shacabka. “Dowladdan waa dowladdii shacabka, waxaan rajeynayaa in aan dowladdan laga mashquulin doonin in ay shacabkeeda u adageeto,waxaan ku ammaanayaa xubnaha […]
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee DF Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga kala hadlay Dhibaatooyinka ka dhashay Fatahaada ay Webiyadda Shabeelle iyo Jubba. HALKAN KA DAAWO VIDEO Magaalada Baladwayn ayaa kamid ah Goobaha ay sida wayn u saamayeen Fatahada Webigu, Waxaana Dawladda Soomaaliya ay […]
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Qodobo Xiiso iyo la yaab leh lagu soo Qaatay
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Kulan Xiiso leh oo dhexmaray Wasiirada Dekeddaha iyo Gaadiidka Turkiga iyo Soomaaliya
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha Wakiillada Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay kaalinteeda ka qaadaneyso gurmadka fatahaadaha Soomaaliya. Ilhaan Cumar ayaa xustay in ay aad uga xuntahay waxa ka socda Soomaaliya, Waxayna sheegtay in isbeddelka Cimillada iyo Fatahaadaha ay ugu weynyihiin waxa sababaya dhibaatada ka socota Soomaaliya. Ilhaan […]
October 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeusa ( Kalshaale ) Magaaladda Hargaysa waxaa lagu daahfuray mashruuc ballaaran oo ay leedahay shirkadda SOMPOWER, kaas oo koronto lagaga dhalinayo tamarta cadceedda. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mashruucan oo laga hirgeliyey deegaanka Bacaado ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa, ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, xubno kamid ah golaha wasiirrada, hoggaanka Axsaabta qaranka, saamileyda […]
October 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »