Home » January 21st, 2024 Entries posted on “January, 2024”

Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxwayneyaasha Soomaaliya iyo Masar ? (Warbixin)

Qaahira ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada […]

January 21st, 2024 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne ku xigeenka Galamudug oo Laascaanood lagu soo dhoweeyay (Daawo)

Laascaanood  ( Kalshaale ) Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-cali oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa Kulan la qaatay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mud. Cali Daahir Ciid oo booqasho laba Maalmood ah ku joogaya Caasimadda Laascaanood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay Xildhibaano ka tirsan Golaha […]

January 21st, 2024 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Xasan sheikh oo kulan xasasi ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar

Qaahira  ( Kalshaale ) Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaadhay  magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas. Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Qasriga Al-Itixaadiyah ee looga arrimiyo dalka aan walaalaha nahay ee Masar […]

January 21st, 2024 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Puntland: Madaxwayne Siciid Cabdullaahi deni oo dib loo doortay

Garoowe ( Kalshaale ) Doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garoowe, ee Madaxwaynaha Puntland waxaa markale dib loogu doortay Madaxwaynihii hore ee Puntland Siciid Cabdullaahi deni. Madax kala duwan iyo masuulyiin ayaa dhambaalo hambalyo ah la wadaagay Madaxwaynaha Cusub ee dib loo doortay Mudane Siciid Cabdullaahi deni. Dib u doorashada Siciid deni ayaa u quus goysay […]

January 8th, 2024 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented