Home » September 30th, 2021
Entries posted on “September, 2021”

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka laga helayo deegaanka Bohol ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas uu ka billowday dagaal u dhaxeya ciidamada DF iyo Galmudug oo isku dhinac ah iyo malayshiyaad taabacsan hoggaankii hore ee Ahlu-Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegay in dhimasho iyo dhawac u jiro. […]
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( kalshaale ) Nin Suuqa ka gabeyay ayaa la xidhay, Halka Ninkii Xildhibaanka dhaawacay aan la Xidhin
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay Xubnihii ugu dambeeyay ee ka tirsan Xildhibaanada Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi, Gaar ahaan Beelaha Isaaq, Samaroon iyo Ciise . Waxaa maanta la doortay 5 Xildhibaan oo kala ah. 1. Saciid Cabdi Xasan , 2. Naciimo Xasan Xaaji , 3. Axmed Maxamed Saciid (Qorane) , […]
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garowoe ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya Puntland ayaa sheegaya in ciidanka Boliiska Puntland ay soo qabteen askari lagu tuhunsan yahay inuu diley sarkaal ka tirsanaa ciidamada badda Puntland. Dilka Magaalada Garoowe loogu geystay Bootaan Cowl oo kamid ahaa Saraakiisha Hay’adaha Amniga Puntland ayaa waxaa uu kusoo aaday xilli maalin ka hor Ciidamada ilaalada Madaxweynaha […]
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota doorashada kuraasta gobollada waqooyi ee Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Somalia, waxaana la doortay kursigii 7-aad iyo kii 8-aad ee xubnaha ka imaanaya Somaliland. Saciid Cabdi Xasan ayaa ku soo baxay kursiga 7-aad, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayey ee Jaamac Cabdilaahi Maxamed […]
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ku guuleystay kursigii uu u tartamay doorashadii Aqalka Sare, Wuxuuna adkaaday musharax Cabdikariin Maxamed Xasan oo helay 17-cod, halka Cusmaan Dubbe uu ku soo baxay 28-cod. Guusha uu gaaray Wasiir Dubbe ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey inta badan musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada […]
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Madaxwayneyaasha Ruushka iyo Turkiga oo kulmay
September 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Culayska dhinaca Sharciga ee Ganacsatada Soomaalida ee Turkiga iyo Shir looga hadlay
September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah maanta ka Bilaabatay Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi. Kursiga 1aad ee sanatarada aqalka sare ee ka imaanaya gobolada waqooyi ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo 44 cod kusoo baxay, kadib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamayay oo ahaa Saciid Cumar Xuseen. Saalax […]
September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaankii Hargeisa lagu Weeraray oo Warbaahinta la hadlay iyo Waxa dhacay
September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »