Home » May 31st, 2020
Entries posted on “May, 2020”

Garoowe ( Kalshaale ) Cabdiweli Maxamed Cali Gaas madaxwaynihii Hore ee Maamulka Puntland ayaa weerar culus ku qaaday guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka qaran Xaliimo Yarey, oo uu sheegay inaysan daacad ka ahayn in dalka doorasho ay ka dhacdo. “Xaliimo Yarey, haddaad weydiisaan, maanta la yiraahdo, Sacuudi Carabiya ma ka qaban kartaa doorasho asbuuca soo […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Mudooyinkii ugu dambeeyay Waxay ku Tallaabsatay Horumar kala duwan oo dhinacyo badan Taabanaya. Bulshada Soomaaliyeed iyo Ganacsatada ayaa door fiican ka Qaatay Bilic soo celinta Caasimadda, Sidoo kale Goobi Taariikhi ah oo ku yaalay magaalada ayaa lagu dhisay Barnaamijka Isxilqaan ee Madaxwayne Farmaajo uu ku dhowaaqay. […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Gabadh Weriye ah oo lagu magacaabo Amaal Qaaje ayaa sheegtay inay Shaqadii ku wayday Arin la yaab leh oo la xidhiidha Khilaafka Siyaasadeed ee Puntland gaar ahaan Madaxwayne siciid deni iyo Madaxwayne ku xigeenka Axmed Karaash. “1.April.2019 ayey ahayd markaan ka shaqo bilaabay xaruunta dhaxe ee Warbaahinta Puntland,waxaan soo maray heerar […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo xiray shirweynaha dib u heshiisinta beelo walaalo ah ee ku diriray Jubba Hoose. Axmed madoobe ku dheeraaday dhibaatada ay leedahay dhiiga qof Muslim ah oo macna daro lagu daadiyo, Dowaladuna ay dadaal badan ku bixin doonto sidii arinta loo dhameeyn […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go’aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka. Xeerarka Guddiga […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay Qarax dad badan oo shacab ah ku dhinteen oo maanta ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee Duleedka Muqdisho. Qaraxan saakay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa haleelay gaari caasi ah ay saarnaayeen dad shacab ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay dad […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Loolanka Xoogan ee loogu Jiro Xildhibaanada SSC ee DF Soomaaliya, Qorshaha Puntland ay Cadaadiska ku saarays DFS , Waxyaabaha la isku hayo iyo Axmed Karaash oo Dhaqaalle Culus loo ballan qaaday, Xog iyo Gorfayn ku saabsan dhacdooyinkan dhacay iyo Saadaasha kuwa soo socdaba. 1. November ,2019 waxaa duulaan dhiig kudaatay xilkii […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Cabduqaadir Fooldib oo ahaa guddoomiyaha waaxda Halgan ee Degmada Dayniile oo lagu dilay magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay inay dilkiisa gaysatay Xaas uu qabay oo sida la sheegay ka Cadhaysnayd booqasho uu ugu tagay Xaas ay kala tageen iyo caruurtiisa. Kaddib dhaawac culus oo kasoo […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baydhabo ( Kalshaale ) Dhalinyaradda degmada Xudur oo Qabtay Kulan Dalxiis ah iyo Khayraadka deegaanka
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa Taageeray Go’aankii R/wasaare Xasan Cali Khayre ee ku aadanaa in Doorashada Xiligeeda la qabto. Waxay sheegeen inay tahay
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »