Home » August 31st, 2020
Entries posted on “August, 2020”

Muqdisho ( Kalshaale ) Xafiiskii VISA-ha Turkey ee Muqdisho (MZ VISA) ayaa gebi ahaanba la xiray maanta sababo la xiriiro khilaaf ka dhashay shaqaale ka yimid magaalada Hargeysa oo halkaas la geeyey. Sababta loo xidhay xafiiska ayaa ah kadib markii mas’uul ka tirsan safaaradda Turkiga qeybta Hargeysa uu xafiiskaas keensaday shaqaale tiro badan taasina ay […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro ciidanka Booliska magaalada Jowhar. HALKAN KA DAAWO VIDEO Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Wararkii ugu Danbeeyey Awooda CiidankaTurkiga Iyo Xiisada Giriiga Badda Madow
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Saddex qof ayaa ku geeriyooday dhowr kalena waa ku dhaawacmeen laba qarax oo kale duwan oo maanta ka dhacay magaalooyinka Abu Dhabi iyo Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, sida ay sheegeen booliska iyo warbaahinta gudaha. Xafiiska warbaahinta ee dowladda Abu Dhabi ayaa sheegay in laba qof ay ku dhinteen qaraxa caasimadda, […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa maanta sheegtay inay bilaabayso baadhista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaadhsiinta. Xukuumadda ayaa soo iibsatay qalab lagu ogaanayo awoodda hirarka ay taawarradu gudbinayaan. Wasiirka isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Cabdillaahi Suufi ayaa sheegay in qalabkan loogu talogalay inuu maamulo hirarka isgaadhsiinta, in lagula socdo shucaaca ka […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi ayaa dhaleeceyn xoogan kala kulmay hadal gef ku ah Soomaaliya oo uu dhowaan ka jeediyey isu soo bax ka dhacay dalkaasi, kaas oo ku saabsanaa doorashooyinka soo socda ee Hindiya. Modi ayaa is-barbar dhig ku sameeyey gobolka Kerala ee dalkaasi iyo Soomaaliya, xilli uu ka […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Diyaarad rakaab tii ugu horraysay ee Israa’iil leedahay ee ka duusha Caasimadda Tela Viv, una socota imaaraadka Carabta ayaa saaka cago dhigatay madaarka Abu Dhabi. Diyaaradda, ayaa duulimaadkeeda tooska ahi wuxuu sii dulmaray hawada Sucuudiga. Diyaaradda ayaa waxaa lagu Qoray NABAD oo lagu Qoray Dhowr Luuqadood. waxay kusoo aadaysaa Arintani iyadoo […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa cambaareeyay nuqul ka mid ah kitaabkii Qur`aanka ee lagu gubay magaalada koofurta Sweden ku taalla ee Malmo, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Anadolu. Warbixin uu soo saaray ururka oo fadhigiisu yahay magaalada Jiddah ayaa lagu sheegay in falka gubitaanka kitaabka uu yahay “fal kicin […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Arooska Wiil iyo Gabadh Soomaaliyeed oo Turkiga wax ku bartay, Hadana ku Aqal-galay
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkadda Diyaaradaha Qatar Airways ayaa ku dhawaaqday in duullimaad toos ah oo Muqdisho iyo Dooxa ah bilaabeysa 6-da September 2020 sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta maamulka Shirkadda. Diyaarad nuuceedu yahay Airbus A320 oo isku xirka Dooxa iyo Muqdisho Jabuuti ay doorteen maamulka Shirkadda Qatar Airways, maalmaha todobaadka ee Shirkadda duulimaadka sameyneyso ayaa […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »