Daawo: RW. Rooble oo War la yaab leh ka sheegay dilkii Xildhibaan Aamina ee Baladwayne
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ka qeyb galay kulan loogu duceynayo Xildhibaan Aamina Maxamed oo Beledweyne lagu dilay, isagoo sheegay in gacantii Ikraan Taliil dishay ay ka dambeysay dilka Xildhibaan Aamina Maxamed.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Rooble ayaa sheegay inuu hayo fariimo loo soo diray markii ay isaga iyo Cali Guudlaawe go’aansadeen in kursigii ay Aamina Maxamed ku fadhisay aan qof gaar ah loo xirin oo la furo.
Waxuu sheegay in dagaal adag uu u galay in Ikraan Tahliil ay cadaalad hesho, balse rag badan oo uu ku tashanaayey ay garabkiisa ka baxeen.
“Iyagoo halgankoodii ku soo gabagabeeyey war Farmaajo iyo Rooble kala celiya, uma aanaa socon Farmaajo, laakiin waxaan rabnay in Ikraan ay cadaalad hesho, balse waa la siyaasadeeyey mana ka hari doono Insha allah,” ayuu yiri Rooble.
Isagoo sii hadlayey wuxuu yiri, “Waxaan si buuxda u aaminsanahay in gacantii Aamina dishay ay tahay tii Ikraan Tahliil horay u dishay.”
Ra’iisul Wasaaraha oo hadalkiisa sababeynaya ayaa sheegay in Cali Guudlaawe oo la soo xariiray intii uusan dhicin dilka Aamino, isagoo u sheegay in guddoomiyaha guddiga doorashada uu caqabad ku noqday kursigaas, isagoo doonaya inuu Aamino dhaafiyo, balse ay ku heshiiyeen in asagaba la bedalo.
“Aniga iyo Cali Guudlaawe waxaan xusnay in gabadhaas ay khatar ugu jirto in la dhibaateeyo, markaan go’aankaas qaadanay aniga iyo Cali Guudlaawe waxaa igu soo bilaawday fariimo la igu leeyahay kursigii ay ku fadhisay Aamino sababta aad tartankiisa u furtay waxaa dooneysaa inaad boobto, laakiin waxaad ka hesho ayaad leedahay Cali Guudlaawe iyo adigaba waan iska kaa celi doonaa,” ayuu yiri Rooble.
Wuxuu sheegay inay dadka ku dhex jiraan kuwii abaabulay dilka Aamina, lacagta ku bixiyey oo ninka is qarxiyey Beled-Xaawo ka keenay, balse aysan ka hari doonin.
Ugu dambeyntii wuxuu sheegay in 14-ka Abriil ay baarlamaanka dhaarin doonaan, kadibna dedeji doonaan doorashada, wixii markaas ka dambeeyana ay u soo jeesa doonaan la xisaabtanka dambiilayaasha.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=54681
History will be written A courageous leader when times are hard simple because he will speak for and defend the defenceless
Jaale Hawiye cabaadka inta aad iska daysaan hubka qaata ilka yar Mareexaan Madaxa ka wada gura kana saara dhamaan Deegaanadiina…!
Saacado ayaad kusoo afjari kartaan Farmaajo iyo midgihiisa laakiin marka hore iska Qabta Munaafaqiinta Hawiye ee Farmaajo lacagta siiyaa…
Mr baahane oo cabaad iyo calaacal afka furtay waxaas baa la dhahayaa waa pm ee dalka ha hogaamiyo oo doorashada ha dhameeyo maba lahan awood iyo aqoon uu ku maareeyo hogaaminta dalka waa meyd jir ahaan iyo maskax ahaan maalin walba waxaa soo brogaramsada oo soo jiheeya gurguurte,ina c/shakuur,guuleediyo mahad salaad ,caqli,karti iyo waxqabadna malaha aragti fogna Haba sheegin marka dalku wuxuu ku jiraa xaalad hubanti la,aan ah ,sababtoo ah r/wasaarihii shaqadii loo igmaday wuu qaban la’ yahay wadankiina doorasho wuu gaarsiin la’ yahay mana rabo inuu is casilo oo wuxuu ku jiraa dhul iyo xoolo boob a,allaw dhinac noo dhaafi mooryaanta iyo mr baahane.aamiin.
Lacag taala Banka ayaan Qaadan lahaa $9.8 Milan iska yaala Banka oo la qabtay Emaaraatka lama qaadankaro inta Formaajo joogokkk
Dhul iyo Bad lama xaraashikaro, wakhtigan waa iga qasaaray..
Doorashada horteed na dhaafiya.
Haduu ogahay in Gabadha la dilay, muxuu ammaankeeda u sugiwaayay ama ugu sheegiwaayay?
Dadkaasi ayay wax naga dhexeeyaan.
Nasiibdaro, dugaasi ayaa ku habsaday wadankaygii Somaliya la odhanjiray..
Kuye, Maxaad Formaajo ilaa diliwaydeen kkk
91kii ayaa quustay..
Dalmida
Kan gastii uu Tarzan sheegay baa ku taal… Daanyeer gas iyo sayn leh….
Farmaajo danbiga kaliya ee uu dalka ka galay waa in uu qofkan PM uga dhigay…
Kan Soomaaliya haddaan si uun loo dhaafin waxaan hubaa inuu god ayna waligeed ka soo bixin ku ridi doon… Armuuba Shabaab is qarinaya yahay beladu, sidan caadi kuma uu ahee?…
Yaaba idin gaaray iLaa waagii aad qaawanaan jirteen laydinku celiyo bustihiinii habacsanaa baad uxiisteen
Waxaa yaab leh marada guduudan ee soo wada xirteen
Kkkkkkk qarixii soobe ayaa waxaa Sheekadaan keenay mooryaankii yaraa ee thaabid la oran jiray.
Madaxweynaha jubaland Axmed madoobe ayaa yiri ma iLbaxnimo ayaad moodeen marada guduudan war diinta ha ugafinina markaaseey dhaheen aryaa Axmed madoobe waa runtiis Kkkkkkk cawaan waaxid
Iska gowrac mooyee
Hawiye guul kufaan maleh
Masuuliyad xumo ka weyn ma jirto in SACAAN isagoo PM ah uu masaakiin aflagaaddeeyo.
Bal u fiirso qiiro Japanese kan waa la ii hanjabay waan ogahay(wuu og yahay oo masaakiinta Hawiye)si fudud haloo addeegsado ayaa laga dhaadhiciyay.Waa og yahay ma shaqaynayso.
Lacag Emarate ayaa safaaradda taala waxaa loo sheegay in qashqashaad la sameeyo si lacagta looga cuno Emarate Sh Shariif iyo Xasan Cali Khayre waa diideen kkkk waa dad sidaa dafiicka ah u fakaraaya.
Waa un in wax la xaddo dad aan illaahay ba shaqo ku lahayn in wax la boobo ma ahane.
Rooblow
Nin kii diley Xildhibaanada waa Mareexan
Laga soo wadey Xeryahii Dhadhaab kaas
Oo loogu sheekeyey Dadkii ku soo qaxiyey
Ayaad ku Jano tageysaa
Waxaana ka dambeeyey
Zakaria UGUS
Rapest JIIS Mareexan
Inaan Layaalka Murusade
Macangag Farmaajo
Labo adigaa u door leh
Xeynta Xamar ka joogto Tarxiil
ana Iska daa ABEESO NINKII KORIYAA
ay Caruurta ka cuney
Daarood ka marqaad Quudiso
Way kibraan, waa dhaqan aan ku soo arkey
Ethiopia,
Maskiinka Ethiopian haddaad Barto inaad
siiso Baasto iyo Bariis, maalinta dance
Wuxuu isku dayi inuu ku dhaho
Dahabka iyo Dharkana wax iga sii.
Kuwii yaraa ee Maanta Soomaaliya ugu liitay
ee haddana na dhex guurahayey ayaa sidaan
U hadlaayo ee maxaad u maleyn
Mid xaar xaartey Tuulooyinkiisa
Biyo Yarna helay.
– ilaa Sharciga Somaliland la keeno
Banaadir State of USC
THUCUFADU way idinla tirsan
Waxaa layaab ah 50 qof ayaa ku dhimatay meesha oo kuligood muwaadiniin ahaa aamina AUN. Mooyee dadka inta kale malaganaxayo miyaa saa lamaba hadal hayee only aamina.
Waxaad halkaas garangartaa in aamina jaranjar siyaasadeed dilkeeda loo adeegsanayo wixii shar wada allaha ku celiyo shartay wadaan aamiin yaa allaah.
Aamino waxay dhimatey oo horeyna
uga sheegtay Shirar badan
Maalintey sheegtay
Ciilanayaasha Dhadhaab
Xoogeen Ikraan Tahliil kadibna Dileen
– Horey ayey u dardaarantey Gabar Hawiye
* Waxaan maqli jirey
Midgaanku Waarka lagu quudiyo
Ayuu horey u qaata
Hadda Nin dadkiisa Xamar looga diro
Biyo iyo saad, inuu eedaas galo waxay
Tilmaameysaa SARIIG MEESHUU KA JOOGO
Weelka
Ciidamo qaas ah oo maantay la wareegay amaanka PM Rooble….!
Beelwaynta Hawiye oo isku raacay in Farmaajo iyo Xertiisa dagaal lagu qaado lana Soo afjaro sida ugu dhaqsaha badan.
Qasaare,wixii Turki ciidan carbiyay iyo wixii tacab gayay dawladnimada Somaliyeed waxay u muuqdaan wax qasaaroobay.
Shaw Maryoolay ismaba taqaan e way iska socotaa.
Wixii dhacay 91kii iyo wixii ja dambeeyay waxba kuma qaadan Maryoolay.
In Muqdisho la soo agmaro qaladka ugu wayn la galay ayay ahay.Waxa kale oo qalad ahaa in bilaa xisaab layku yimaado oo Hawiye la soo agfadhhiisto.
Dadkan dawladnimada ayaa cadow u ah.Waxay rabaan magac Somaliyeed oo lagu shaqaysto.Inay raqda Somaliyeed ku shaqaystaan oo Huteelo ka dhistaan.
Sida muuqata doirasho ku sheegii waa laga quustay.Hada iyo sheeko cusub.Qarax,Maleeshiya iyo Muqdisho Geel lagu qasho.
Dagaalka hugurigu ma dhamaado.
Dagaalka socdaa waa mud hunguri..
Dalmida