|

MUUQAAL: RW. Rooble oo ka hadlay Doorashada S.land , Muxuu ka yidhi Khilaafka iyo Kiiska Ikraan Tahliil

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’lisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble oo khudbad u jeediyay murashaxiinta iyo ergada dooraneysa xildhibaannada Agalka Saree e Somaliland, ayaa ergada kula dardaarmay in ay si caddaalad ah u doortaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khudbaddiisa ayuu Ra’lisul Wasaare Rooble uga hadlay godobbo kale o la xiriira amniga, xaaladda siyaasadeed ee dalka yo kiiska Ikraan Tahaliil.

“Khilaaf waa iska yimaadaa wax weyn ma ahan carab iyo ilko ayaa isku dhaw wax weyn oo siyaasada oo laisku hayo ma jirto Shacabka Soomaaliyeed waxaan Farayaa inaan Cadowga Alshabaab aanu ka Faa’iidaysan. “ Ayuu yidhi Rooble.

“Waxaan u taaganahay Cadaaladda kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil ama maanta aan helno ama berri aan helno gacanta shacabka ayay soo geli doonaan, waana lala xisaabtami doonaa, qalbigiina kheyr u sheega, Maxkamadda Milateriga ayaa loo xilsaaray, go’aankeeda ayaa sugeynaa, dhammaan howlaheeda inay wadato ayaa raieynayaa horayna waa u faray, haddana waa farayaa sida ugu dhaqsiyaha badan u bilowdaan, cadaaladaas ayaa na wada deeqdo” Ayuu yidhi Rooble.

Ra’lisul Wasaaraha ayaa ugu baagay dowlad-goboleedyada inay. soo dhammeystiraan xubnaha ka dhimay xildhibaannada agalka sare, si loo doorto guddoonka Agalka Sare.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=48623

Posted by on Sep 28 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “MUUQAAL: RW. Rooble oo ka hadlay Doorashada S.land , Muxuu ka yidhi Khilaafka iyo Kiiska Ikraan Tahliil”

  1. Hogaamiye Rooble
    Waxaa la xaliyaa KHILAAD ka dhaxeeyo
    LABO NIN OO ISKU DARSADAY XOOLO IYO DHUL

    Anaga ( Mulkiilayaasha Koofur Somalia- Hawiye)
    iyo Inan Layaalkeena majiro xoolo iyo dhul naga dhaxeeyo

    Meesha wuxuu ku yimid MALXIIS XIDID, hadduu noqdey
    KOORO DADAB, haloo jaro SHARCIGII LOO JARIJIREY
    adeeradiis.

    – Tarxiila Tol iyo Tayo laawe

  2. Jaaliyadda Somaliland ee Koofurta Soomaaliya
    Guul

    Guddoomiye Cabdi Xaashi Mujaahid Guul

    – Dictator, doorasho diide iyo Ciilane EXILE.

  3. Wallee rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo cuqdad kama kore.oday dayuus cabaad ama calaacal wallee waligeed waa leydin Saarnaanayaa ama leydin fuushanaanayaa leydiin talinayaa Yaa dameer ama dhuus ama qeyli. Dameer aan saaranahay dhuusadiisa maxaa iiga gidhiisha.oday dayuus qaar madoobe.

  4. Kkkkkkkkkkkkkk ma daawado
    Hadalkiisa waan is dhaafiyey. Qofku waa Nacas Nacas . Farmaajo Nacas buu noo keenay .

  5. War ninyahow odayga dabshid waa maxay cuqdada ku jirta isagoo 70
    Jir ah . Masaajidka Gal oday , Farmaajo halkan comments kuma qoro mana akhristo .

    Kalshaale News

    Please odaygaas ka xidha commentska waayo faaido ma leh Dalkeena Somaliya iyo dadkiisa. Waa toxic sun weeye , haduu doono waa Oromo afsomali Bartay . Jiilasha cusub yuusan naga wasakheyn 70
    Jirku

  6. Liqe

    Waa runtaa oo hadduu Hawiye dulsaar
    ku ahaan lahaa HARGEYSA, way na dhibilahayd
    XISAABTANKA ISAAQ,

    Marka dhib maleh inaad dhiibsato
    XISAABINTA Canshuurta iyo CAASIMADAHA
    NATO ( sorry IRIR SAMALE).

    – Martiyu waatii mahadnaqdo

  7. waar saakay
    barxadi kalshaale.com
    looma soo dhawan karo
    waxa kasoo qiiq iyo
    dhuusa quule
    ileyn Mr Rooble
    baa hadlay naxdin weyna
    odayaal daarooda
    oo ilkayar ubadan
    oo halakan
    aan wada joogno
    maalinki Mr Rooble
    la magacaby
    waxey ahaayen
    midkiba
    95 KG
    maantana waa
    wada 40 KG
    tolow ma sokor baa
    ku dhacday
    walahi xita shaaha
    kama cabaan
    meelihi aan
    wada farisan jirney
    iyagi beenta isugu
    nacam leyn jirey baa kala dhumanaya Mr Rooble waa
    inan gumeed oomiye
    ASC xalay maxa
    lagu baryey

  8. Daanyer farmaajo
    dalki loo dhiibey isago
    dhisan wuu burburiyey
    meeshi laga sugayey
    inu doorasho qabto
    wuxu soo urur saday
    malishiyad ku heyba
    oo uu kasoo urur saday
    beelaha
    uur midig
    iyo
    soonfure
    iyo
    howraarsame
    iyo
    habar yacquc
    iyo
    fiir bidix
    iyo talxe
    iyo gumasoor
    iyo liiban gelshe
    iyo furki cag
    iyo edeg facle
    iyo magan labe
    iyo tiinle
    iyo Tif Tif
    iyo hogus labe
    iyo lo jir
    iyo curdudub
    iyo wan dhogor weyn
    iyo shalan degney
    igu geyn ciidan kaasi waxey noqden 280
    malishiya
    la taliyayal wuxu ka dhigtay
    cali daacuun iyo duqbilow
    iyo ina cali samatar
    wuu iloobey in
    doorasho lagula warejiyey
    kursiga wuu iloobey
    sharafti loogu warejiyey
    wux doonaya
    280 malishiya
    inuu dalka fowdo
    ku geliyo
    caqliga ilkayar waa
    nuuca
    ilowsha dawaa
    oo kursi jecla
    ma umul baa

  9. Wiil Xeraale
    Maxay ahaayeen Waxaan aad soo tirisay? Dictator calaamadihiisa waxa lagu gartaa inuu soo urursado dadka laga tiradda badan yahay.

    Baafin Garqaad yaa u war haya? Kii yaraa ee inaabtigay (Idooryare) wuu isku dhex yaacay, beentii loo sheegay ee ahayd Somaliland cirka iyo dhulkaan ka soo xidhi oo Berbera Markab kama soo degi doono ayaa beenoowday.

  10. Ina ikraam muxuu yiri. Aqal duufle ayaa dalka hogaaminaya.. Aaway gudidii doorashada? Ilayn DAAYEER shaqada dadka looma diro

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented