|

Hargeisa : Ciidan Weerar ku Qaaday Dhalinyaro Gaadhi ku sitay Maro u eg Calanka Somalia iyo Wiil ku jabay

Hargeisa  ( Kalshaale ) Koox dhalinyarro ah oo gaadhi iskarogo ah saaran ayaa Xalay badhtamaha Hargeysa ku ruxay calanka Buluuga ah ee Soomaaliya, Waxaana markaasi kadib la sheegay inay Baacsadeen Ciidamada Boolisku,   Ciidamo Boolis ah ayaa la sheegay inay baacsanayaan dhalinyaradaasi.

Wiil dhalinyaro ah ayaa lugta ka jabay kadib markii uu ka boodey gaadhi Iskarogato ah oo uu saarnaa, kaasi oo ay baacsanayeen ciidanka Booliska Somaliland.

Gaadhiga ayaa waxaa saarnayd maro u eeg calanka Soomaaliya, taasi oo sababtay in ciidanku ay eryadaan gaadhigan oo ay saarnaayeen dhawr dhalinyaro ah.

Dad shacab ah ayaa sidoo kale Jugo iyo nabarro gaadhsiiyay ka hor inta aan goobta laga qaadin wiilkii ku dhaawacmay weerarkii Booliska Somaliland ku qaadeen qaar kamid ah dhalinyaro Hargeysa ku sidatay Marada u eg calanka Soomaaliya.

Sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahaa arrintan ayaa ka dhacday agagaarka Tiyaatarka Hargeysa oo u dhow saldhigga New-Hargeysa.

Ciidamada Booliska ayaa wiilka lugta ka jabey la hadlay ehelladiisa, una sheegay in wiilkoodii halkaas lagu hayo, Sodoo kale Dareewalkii gaadhiga iyo qaar kamid ah kooxdii dhalinyarada ahayd ayaa gacanta lagu dhigay waxaana lagu xidhay saldhiga New Hargeysa.

Kalshaale.com

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40455

Posted by on Feb 27 2021. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

32 Comments for “Hargeisa : Ciidan Weerar ku Qaaday Dhalinyaro Gaadhi ku sitay Maro u eg Calanka Somalia iyo Wiil ku jabay”

  1. Waa abaalkii kelebka edebdarada fulaynimada ayuu kaga daray waxba ha xidhinee libaaxyada cali waran cade ku casuuma

  2. Waxaasaa lagu leeyahay waa soomaali cuqdad baa umadihii kale kareebtay
    Marqaanland labaxa noo dhiga magaca soomaaliga

  3. waa wiilal yar yar oon waxba ka ogeyn tariikhda.

    waa inla xiraa waa in la xakameyaa waayoo
    ma fahmi karaan waxa jira.

    koofur ayadaa isku wareersan 30 sano.
    ayadaa 6 dowkadood ah.

  4. Sooner or later

  5. Waar nijaasnimadan waxay ku joogsan doontaa marka sida Tigray loo galo daanyeertan Iidoor -save it ka horjeedda- oo ka been sheegtay taariikhda iyo midnimada Soomalia

    Xitaa ma sitaan dadka la caydhsanayo calanka Soomaaliya berrina Xamar bay iska soo xaadirinayaan iyagoo xadraynhaaya.
    Munaafiqnimo.com

    Waxaan Hargaysa ku arkay gawaadhi ay wataan dadka ka tirsan Maamulka DDS oo calanka Somalia wata oo cid la hadli kartaa jirin bal salaan loo taagahayo.

    Sabarka iyo is yeel yeelka Soomaalida ayaa ku sii dhiirrin haya inay sii dhirqaan dhabtaan markii riwaayaddoodi beeleed shaqayn wayday.

    Bal Dubbe oo soo dhisay war criminal Muuse handaraab eeg maanta halka uu joogo.

    Waxaa daanyeerta Iidoor ka soo hadhay xamar aadaa deetana cafis waydiista ilaa shacabkii ka soo idlaalay Hargaysa iyo Burco.

    Soomaalida damiir xorta leh ee midnimada ka dhabta ah waa inay cambaareeyaan nijaasnimada ay Iidoorkaa wadeen tan iyo muddo ah. Waana in loo sheegaa in Soomaaliya mid tahay ee ay cidla ah iska jiidhayaan iyagoo mirqaansan.

    Dhedo roob noqon wayday

    Somalia Soomaali baa leh

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  6. Crazy .com kkkkkkkkm

  7. Dad oo maro blue ah ka argagaxayo waa wax lagu qoslo.

  8. Dhashii faqashtaay idinkuna sidii aabayaashiin ayaa stress idin galaafanayaa qurbaha. Caacdaa uun baad haysaan. Waar 30 years ago ayaa lakala adkaadee isqariya. Ta kale yaa idin baray afsomaliga? Maxaad ku hadli jirteen intaanaan idiin iman 1960. Hadaad ogaan lahaydaeen waxaanu idiin haysano you wouldn’t come anywhere near us. Qof iskala kaa weyn lagama daba niicleeyee waa layskaga hadhaa ilma faqahow!!!

  9. Horta Somaliland soo beelo maahan beelahan aan kadhashay kama tirsana Somaliland waa puntland samaroon waa awdal state yaa soo haray sadexda habrood isla boodbooda

  10. Faqash qabyaalladii aad somali ku rogteen ayaad weli kahadlaysaa? Waad quusan la’dihiin. What’s gone is gone boy! Runtii qoladan aad magacawday way idinka raysteen idinka iyo qadhmuunkiiniiba.xornimo iyo sharaf iyo nabad iyo horumar ayay kunoolyihiin… qudhunkiinii ayaad imikana xamar kawadaan? Waa tii la’idiinku quusgoyn lahaa? What goes around comes around!!!

  11. Kaadir

    kkkkkk

    Adeer yaad Soomaaliga barteen. Ma been Dheeg baad run moodday. Waar illayn Iidoorka qaarkiisa badownimo iyo marin habaabin qudha baa ka soo haray.

    Midda aad tidhi Iidoorku koonfurtu way ka faanaan waa waxba kama jiraan. Soomaalidu meeshay joogtaba waa dad wada walaala ah haba xaraabtamaane guurdoodana waa bilaa xuduud.

    Bal warayso ninka waalan ee Faysal waraabe oo shaqooyin badan ka soo qabtay Soomaaliya…kkkkk

    Waan idin yasnaa kulahaa….kkkk

    Miskiin mirqaansan.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  12. Ali zubeer
    Suldaan wiilashaan wada marqaansan taariikhba mahayaan in sayid maxamed cabdule xasan la.aantii ay gaaloobi lahaayeen sayidkaa ilaahay usoo diray ee reerku diinta kuma fiicna

  13. War yaab badanaa wiilal yar yar oo iidoor ah oo shalay dhashay ayaa daarood laga celin la.yahay

  14. Degaanada Alshabasb ka taliso hadaad la dhexmarto Calan Somaliya,lugta ayay kaa xidhan.

    Waxay ku odhan,waal Gaal,waa Budci oo magacaan ayay kuugu yeedhi si tooda u socod siiyaan Aayado qur’aan ah ayay soo daliishan.Iinay ku dilaan ayay u badan tahay.

    Waa dhaqan uu leehayahay Somaligu inuu wax daliishado marka uu wax dulmayo,si cirtiisa u shaqayste u ahaado

    Waxay ku odhan,ma ogid miyaa dhibka loo soo maray iyo hadalo ay tooda ku marsadaan.

    Somaliland waa mashruuc,dadbaa ku shaqaysta.Dadks cadow ayaa looga sheekeeyaa,laakiin nololi ma taalo.

    Waa Tuugo isku bahaystay hanti urursi.

    Nabadiina Ilaashada kkkkķk,dhulkiikna dhista,cidna wax haka sugina,idinku wax qabsada,isku tashadakk

    Hadaladaasi waa kuwa sixirka wata ee dadka lagu qaldo.

    Dalmida

    .

  15. Jeegaan maxaad ka filayseen…

    Markay maqlaan koofur baa heshiis ka dhacay ayay maryaha buluugga ah iyo carruuraha xiran ku waashaan…

    Asbuuc gudihiis bay…

    1. H.Garays iyo hooyadeed u jir-dileen si banni aadannimada ka baxsan, inan iyo hooyadeed oo saldhig boliis lagu dhex garaacay oo waliba sidii jawaannadii dhulka lagu jiiday, deedna dhaawacoodii iyagoo dhiigay jeelka la dhigay, oo ay waliba rag boliis isku sheegaya oo labbisani falkaa fulinayaan wali ma maqasheen. Hadde ogoow meesha caddaalad bay u doonteen… Sabab, lama garanayo…

    2. Safita Tusmo ayaa waxaa xiratay habartii dacarta qabyaaladda ee S. Halgan, ee carruurta Kalshaale wax ku qorta u madaxda ahayd, sabab aan la aqoon…

    3. Carruur calankoodii buluugga ahayd soo huwatay ayay xabbado nool-nool ku fureen, dhaawacoodiina buud kala daaleen, hadde waa Carruurtoodii, deedna xabsi u taxaabeen iyagoo aanay naf badani ku jirin…

    -Waxay waxaa oo dhan u samaynayaan in ay muujiyaan naca, cunsiga, cunsuriyadda, xaasidnimada iyo necaybka ay u qabaan wadar ahaan Koofur, sidaana ugu seexiyaan dadkan ay xerada u ooteen… Iyo in ay kaga nafisaan kacdoonkii isku dirka koofur ee ka fahsilmay… Hadde ogoow necaybba ma jiree shacabkaa lagu suuxiyaa si dhiiggooda loo miirto oo looga dhigaa in ay cadow koofur la yidhaahdo leeyihiin… Daanyeer gas leh…

  16. Wataa foolanayee maxay dhali doontaa toloow?… Immisaa dad la cabburin karaa?…

    https://www.facebook.com/aaden.xasan/videos/1339189756446755

  17. Imisaan lahaa waar hooy qaranimo wax aan ahayn ma socondoono.

    Maalinta Muqdisho hagasgto,Garoowe iyo Hargisa way cidloobidoonasn.

    Cadceeda qaranimada ayas shiiwindonta.

    Waa biloowgii kala yascya,laakiin way degdeyaan.

    Na yara suga kkkkk

    Dalmida

  18. Maantay waxaad isku habar wacateen in halakan Aad ku maagtaan Beesha Isaaq !!

    Waa ceeb waxaad wadaane joojiya.

    Ali Zubeer
    Adna ma Kaaba Qabiil Daarood baad isku badashay? Waar wax iskula hara oo joojiya waxaad Wadaan hadii kale Irir bay tagaysaa bahashu

  19. Ali zubeer aka Ali badaw

    Ali badaw eraygaa badaw aad baad u isticmaashaa laakiin Dee adigu ogaadeen baad u tahay badawnimo.
    Berigii aad qaaqaawanaydeen ee aanu idin asturay yacni maryaha idiin keenay waad haysaa..magacana idinkaa noo bixiyey idoor

    Raashin iyo Timir ayaan et centers idiinka badalan jiray xoolaha
    Timirtii horeba Dan loowaa waad haystaa say Ku baxday

    Ali zubeer midgaha aad soo qaramayseen sida Kan gedo wata hayska soo hiraysiinana
    Walee daaroodku dadka way Ka horeeyaan yacni sida dadka loo qarameeyo

    Kalsame iyo jeegaan maxaa Kala haysta
    Ali zubeer iyo badawnimo maxaa Kala haysta
    Bahal iyo guulwadayn maxaa Kala haysta
    Kaahin iyo ogoontii kacaanka maxaa Kala haysta
    Imaam dabshid iyo daarood maxaa Kala haysta
    Land of punt iyo federal maxaa Kala haysta hodan iyo guulwadayn maxaa Kala haysta

    Whenever you commend, add your reasons for doing so; it is this which distinguishes the approbation of a man of sense from the flattery of sycophants and admiration of fools.

  20. Hobyo Godan

    kkkkkkk

    Saaxiib Suldaanku inuu kaaba qabiil ahayn waad ogtahay ee waa nin badheedhihiisu cad yahay oo badhkiisa ku diidan qaddiyan midnimada.

    Waar nin yahow anigu qabyaalad mar horaan ka gudbay ee ka warran meeshii Villa Soomaaliya ahayd. Siduu Garqaad yidhi sow laguma kala adkaan. Yaab

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  21. Ali Zubeer

    Kkkkkkk

    Caliyoow nabad wax dhaama la waa. Dagaal nin Aan aqoon baa u xayd xayta. Waxaynu jecel nahay Nabada ayadaan ku caana maalnaa laakiin Dad aan Nabad rabin iyo Farmaajo qoorta Alle noo suray !!

    Villa Somalia xaal ku saad ku ogayd maaha oo wax Baa is badalay……….. Ninkii Farmaajo ahaa Gaal iyo Islaam ba waxay ku yiraahdeen Allahaa haduu Alle Yahay meel naga fadhiiso.

    Raysal Wasaare Rooble la heloow ayaa furihii Villada loo dhiibay asagaana lagu amray in wixii Dhiman uu dhamaystiro sidaana Doorashadii ku Qabsoonto. Warku waakaa!!

    Bal aan aragno meesha uu wax mariyo ! Waxaan Rajaynayaa in uu wax yar dhaami Doono Qaswade Farmaajo .

  22. Jeegaan iyo Isaaq yayna isaga kiin qaldamin…

    Xaashee aniga Isaaq madaxay ii saaranyihiin, sharaf iyo karaama badanna waan u hayaa, waanan aamminsanahay in ay yihii reerka Soomaali ugu gobsan…

    JEEGAAN waa koox aan la garanayn haybtooda iyo cidda ay u khidmeeyaan oo ku habsaday gobollada waqooyi ee Soomaaliya, waana kuwaa kuwa aan anigu ka hadlay… Ha laga xoreeyo Jeegaan G.Waqooyi…

  23. Hobyo godan

    BAL suldaanka hawada Ali zubeer aka Ali badaw inaabtigay waxaad waydiisaa wuxuu ina leeyahay qabyaalada ma yaqaan maalin walbana hadaanuu idoor gooni ula bixin Uma aha,badawnimadu Maaha cadawga ugu wayn ee aqoonta waxaa waaye Iska dhigida inaad aqoon leedahay

    The greatest enemy of knowledge is not ignorance, it is the illusion of knowledge

    • Hobyo godan

      Waad mahadsan tahay laakiin anaa gidigood Ku filan..

      Tuulo ayaa Bari jirtay dadka degani ay indhahoodu aad daciif u ahaayeen dadkaas oo dhana waxaa Ka dhexeeyey hal okiyaale oo qofba maalin xidho markaa qolooyinka reer isdabayaac waxaan Lee yahay dhaw dhaw diina mooyee dhul dhaciina hubsada

      The only way some of us exercise our minds is by jumping to conclusions

  24. Isaaq in aan cadow soo xuulalankarin tusaale yar baan idin siinayaa waxan si gaara xaqiiqda utaabsiinayaa kuwa iskudaya in ay qayb ka mida dhawaystaan qaybna fogeeyaqn iyagoo moodaya in ay awooda isaaq wiiqayaan kuwaasoow habeen maydunjirin waanu idinku qosolaa kaliyaa eega dhulka aanu degno cidhif ilaa cidhif xeeb ilaa hawd Bari ilaa galbeed ma jiro qabiil isaaq kala dhex galay oo kala jaray taasina waa ta noosuuro galisay inbaanu hadafkayqga ku guulaysano cadowga nasoo hawaystana dhirbaaxo Kali ku eryano alcamdulilaah

  25. Kaahin

    Saaxiib nimankii Reer Somaliland ahaa qaasatan Dekadii Barbara ahayd goorma ayaa la furayaa?

    Waxaa iigu war dambaysay iyadoo DP World Sheegtay in ay ku maal galinayso aduun dhan $ 400 Millions iyo wax la jira.

    Waa horumar Wayn inkastoo aan wali si fiican loo Shaacin wixii lagu heshiiyey. Laakiin waxaan Rajaynayaa in shaqo abuur badan iyo daqli fiican Usoo xaroon doono Reer Berbera iyo Somaliland Guud ahaan.

  26. Faqashtii ma intii aan maqnaa ayay wax soo malmaluuqeen. Kaahin and hobyo godan alaa yacisak.waa wada homeless bilaa degaana oo doonaya dad aanay gaadhi karin oo sanka kahaysta inay isku dhereriyaan. Ali homeless isaga qaamuus hotel ayaan kusugayaa ileen waa bilaa degaane. Gedo land iyo kalsame idinku adal faqash ayaa tihiin faqashna halkaanu kala joogno waad garanaysaa markaa kolay inangumeed ayaad tihiine neefta iska sii daaya. Sayidkuna fulay xaarweyne ah ayuu ahaa oo criminal ah sidii afweyne si kaxun ayuu isagoo isaaq kacararaya ayuu meelahaa ku bakhtiyey. Markaa isaaq lama doodi kartaane dhuunta oo isqariya.

  27. Hobyo Godan

    kkkkk

    Marka waxaad leedahay imminka Rooble ayaa isteeringa u haya villa Soomaaliya. kkk

    Waxaa loo baahan yahay dad luquntooda madax deggan leh oo qarankan adhaxda u jabay bal nidaam macquul ah u sameeya. Anigu rajadaydu ma fiicna illayn raggii la rabay inay dowladnimo bartaan ama wax ku hagaan baa bahashii qabyaaladda ahayd oo miidhan saydhaya.

    Kaahin

    Maanta waan kuu yara jawaabahayaa

    kkkkkk

    Ha isku khaldin laba arrin. Qarannimada ilaalinteeda iyo abtinnimada. Anigu abtiyadayda ma caayo, mana cadaabo, sharaftooda waxba kama sheego iwm laakiin iyanada dhaafi maayaan qaran dhan oo jira waynu kala jaraynaa aniga ma dayn karo inaan idhaa waar ka daaya. Marka chil out ina abti Suldaanku qaran iyo dowladnimo ayuu difaacahayaa ee beel gooni ah kuma foogna.

    Midda inaad ilbax ahaydeen oo aad saancaddaha ummadda Soomaalida uga hoosayseen dee ma dood baa ka taagaan.

    Doodda waxay ka taagan tahay nooca ilbaxnimadiinna iyo inaad sheegto inuu Ogadeenku badow ahaa idinkuna ilbax ahaydeen. Aan ku saxee Soomaalidu intaan lacagta la samaysan badeecooyinka way is waydaarsan jirin. Reer woqooyigana Iidoori bay odhan jireen. Bal adba. Ma waxaad ku faanaysaa yamentii woqooyiga iyo Turkigii woqooyiga hugii ay naga wada gadi jireen….kkkkkk

    Sayidka aad ka raacdeen saancaddaha sow maaha kan Soomaaliya world map ku qoray

    Dhaxaan arkay cagdheer badan oo leh Iidoor wagaashle waxay ahaan lahaayeen gaalo haddaan soo islaamin……kkkkkkkkk

    Xaraabada ha socoto laakiin xaqiiqooyinka yaan laga gudbin

    Ugu dambayn Suldaanku badi ma kaftamo oo waxaa u muuqda qaran jabka nagu dhacay iyo sida aydan u arkin inaad tihiin Soomaali la soo adeegsanhayo sida Dhuxulayste, Shariif, Deni iyo daanyeerro badan.

    Seeraalaha ha socdo

    Nin war hayaa ha kuu warramo

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  28. Odaygiiargagixisada ahaa 1921 ayuu bakhtitey, somalilandna 1960 ayay xornimada qaadatay ee tolow goormuu na xoreeyey. Waa almost 40 years. Taariikh fake ah oo afweyne is yidhi usamee odaygaa criminalka ahaa ayaad run moodeen. Teeda kale Ali homelessaw adigu somalia maba deganide maxaa kaa khuseeya? Xagayse ku dambeeyeen boqolaalkii sidaada homeless ka ahaa ee afweyne dhulkayaga keenay? You aren’t somali hence not allowed to talk about the somali issues (somaliland and somalia)

  29. Kaadir

    Wrote with rare ignorance

    “Odaygii argagixisada ahaa 1921 ayuu bakhtitey, somalilandna 1960 ayay xornimada qaadatay ee tolow goormuu na xoreeyey. Waa almost 40 years”.

    kkkkkk waa hadalkii saancaddaha baray kuwii rakuubka u ahaa. Adiga yaa wax kaa waydiin haya halganka iyo jihaadkii Sayidka diinta ku gaadhsiiyay. Waar Iidoor lama waydiiyo jihaadkii darwiishkii.

    “Xagayse ku dambeeyeen boqolaalkii sidaada homeless ka ahaa ee afweyne dhulkayaga keenay?”

    Horta beenta Iidoor waqaashle weeye afwayne ayaa dejiyay Ogadeen iwm woqooyiga.

    Waxaa jiray qaxooti soo ka soo cararay dagaalkii Ogaden region.

    Waxayna dowladdii dejiyeen xerooyinkan

    bixindula,

    biyooley

    agabar

    laasdhuure

    sabacad

    adhicadeys

    cagagub

    biyaxidhka

    Dadkaasi waxaa xasuuqay Iidoor ama mooryaantii SNM. Waxay maanta u noqdeen daanyeerta SNM suuq caalami ah. Qubuuraha iyo qalfoofka kumaan kunka ahaa ee maalin walba ay soo fagaan waa masaakiintii dumarkii, caruurtii iyo waayeelkii la xasuuqay.

    Maalin unbaa laga xisaabtami doonaa.

    Kaadir waa kuwa dadkii aad xasuuqdeen.

    Nin war hayaa ha kuu warramo

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  30. maxaa keenay dhulka duriyada homeless yahaw? Afweynaa yidhi qaata oo laweega dhulka reer shaikh isixaaq dembiyaday galeena waanu ognahay. Laba million ayay ahaayeen ilaa 17 Xero ayaa loo sameeyey hubna afweynaa u qaybiyey oo yidhi isaaqa ku laaya maxaase ka raacay? Anaa kuu sheegayeee waanu kanadiifinay dhulkayaga. Iisheeg bal sababta waxay markii horeba kasoo dooneen dhul aysan lahayn homeless yohow. Imikana kismaayo ayaad isku qaadeen oo aydan lahayn. Intaad xabashi iyo kukuuyo iska xoreen lahaydeen ayaad marba dhul aydaan lahayn isku qaadaysaan? Markii horena afweynaa hargeisa idin keenay imikana kukuuyo ayaa kismaayo idin geeysey markaasaad faanaysaa halkaad dhuuman lahayd. Kelmeda suldaana nin isaaqa ayuunbaa sheegan kara. Afsomaligana anaa ku barayey lahjadaydana waadigaa ku waashay ee iska doondoonaya ee get a life homeless yohow!

  31. kadare

    kkkkkk

    Waar badownimada kala tag saaxada soona baro taariikhda iyo runta

    Afkeenna ayaa iska doontay kulahaa…..kkkk Miskiin. Waaba nin Suldaanka aanan aqoon.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented