WARARKA

MUUQAAL : Guuleed oo soo dhoweeyay Hadalkii Madaxwayne Farmaajo, Kana hadlay Xisbiga uu ku dhowaaqay

Muqdisho ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbi Siyaasadeedka  SAHAN Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka Warbixiyey  Aasaaska Xisbiga Sahan,  Wuxuuna sidoo kale k ahadlay Hadalkii maanta

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Muuqaal : Khudbadii Madaxwayne Farmaajo oo dhamaystiran iyo Arimaha uu kahadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo

Continue Reading »

WARARKA Archives

MUUQAAL : Muxuu yidhi Wariye Coldoon Markii Xabsiga laga soo daayey (Daawo)
- Jun 6, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa maanta laga soo daayey Xabsiga Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo ka badan Sanad ku xidhnaa Halkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Coldoon ayaa ...
Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Xaasaasi ah ka Jeediyey Maanta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka ,  Wuxuuna sheegay in Xukuumadda uu Hogaamiyo ay dalka Soomaaliya kusoo Kordhiyeen xasilooni Siyaasadeed, ...
Wariye Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa dib u helay Goor-dhowayd (Warbixin)
- Jun 6, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa maanta Xabsiga magaalada Hargeisa laga soo daayey Samafale / Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo Muddo ka badan Sanad ku xidhnaa magaalada Hargeisa. Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan ...
MUUQAAL XIISO LEH : Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga ? (Daawo)
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga
MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ka hadlay Saxaafadda ayaa ka Warbixiyey wax uu u xidhan yahay Duuliye Fu'aad Yusuf oo ahaa ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka , kadib Banaanbaxyo ka dhacay Qaybo kamid ah  dalka Jabuuti, kuwaasi oo lagu dalbanayey inuu Cadaalad ...

Next Page »

MUUQAAL XIISO LEH : Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga ? (Daawo)
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga
MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax ...
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii ...
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka ...