MUUQAAL: Beel Hub Miisaan Culus iyo 500-Ciidana ku Wareejisay RW. Khayre
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Xeraalle ayaa Gaadiid dagaal oo Noocyo kala duwan leh iyo Ciidamo gaadhaya 500 Waxay ku Wareejiyeen Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxgaradka ayaa sheegay inay Qaranimo door bideen, waxayna xuseen inay Ciidankan iyo Hubkan Naftooda ku difaacan jireen, hadana ay Waajibkaas ka rabaan Dawladda Soomaaliya iyagoo ku Wareejiyey Ciidanka iyo Hubkiiba.
Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Booqasho ku marayey Deegaano ka tirsan Galmudug, Iyadoo Wadahadalo Midho dhal ah uu la yeeshay dhinacyadda Siyaasadda Galmudug isku hayey.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=8919
Arintani waxay iftiminaysa in degmada xeraale ay
Wax kalsoni ah ku qabin GALMUDUG oo ay rabaan
Inay hoos tagaan dowlada dhexe waa farsamo
Cusub waxaana soo bixi doona degmoyin badan
Jabhad
Ma waxaa kuu muuqdey Burburkii Meles Federaal, awalba afkuu idinka ahey oo kama maarantaan Central government iyo Canshuurta Muqdisho ee maad naga deysan CAMBUULADAAN AAD MUGDIGA KU CUNEYSAAN.
– Dadku waa dhul/jeeb ku nool iyo Dowlad/canshuur ku nool
* Nin qaawan oo leh ARMAA NALA FURTAA.
Su.aal.
Xeraale sow (DIR) reer faqa muxamad MA deganeyn?
50 baabuur oo tekniko ah hadii xeraale laga helay bal kawarama magalooyinka waa weyn imisaa loogu tegi karaa.
Goormaan arki donaa madaxweyne farmaajo oo tulooyinka reer qurac teknikada kasoo aruurinaa?
Goormaan arki donaa farmaajo oo xaafuun. jakajake. Karkaar. Jiriban. Garoowe kismaayo afmadoow. Kasoo aruurinaa ciidana qaran?
Goormaan arki donaa farmaajo oo reer tolkii usoo tabliiqanaa in ay geedi socod nabada ee somaliya dhinacooda ka qaataan?
Goormaan arki donaa farmaajo oo ku dhiirado haduusan tolkii wax ka keeni karin in uu cadeeyo dhaliilahooda?
Tuulo reer qurac degan yihiin oo si daacad ah dowladiisa looga tageero waxaan ka haynaa inta uu mareexaanku degan yahay.
Dabshid
Mayee waxaa ii muuqda colada dhextal belaha qaar
Iyo shisheyaha sheeda naga eegaya federalka waa
Heshiis bulsho qasab maaha in lagu dhaqmo waa
Laga bixi karaa waana lasii qurxin karaa lakiin ya ku
Dhaqma hada yase diidan
Waxaa didan USC qaar ka mida
Waxaa ogol SSDF qaar ka mida
Garqaad
shekada ma aadan fahmin dir iyo reer xeraale waxay
Diidan yihiin mamulka galmudug iyo habar gidir inay
Xukumaan sow aragtid siduu u amusay R khayre
kedis ayey uga dhigeen waxay dhinocoda ka soo
Galeen golaftankii dhulmareeb iyo cadaado iyo
sida la sadalinayo 4 degmo oo meelo kale ku yaal
Ayaa hoos tegi Doona dowlada dhexe
Jabhad
Sxb waad ogtahey oo reer tolkey Goofkale ma aadan ninkii aadana waa nin ama Badar geeyay ama Axmaaro ka qaxey oo Hargeysa aadey (hadde waad ogtahey oo Tuulo nama qariso)
Marka waxaad is weydiisaa maxaa sababey
Inuu nin Degan Federaal diido oo
Nin Socdo Fedaraal ku doodo
Jawaabta saxdaa ama kuu soo baxeyso waa – AQLI LABO GAAWEETO
” Federaal Gaaweeto iga dheh
Galmudug isdiidan iyo noocyo badanaa….waxaynu maqlaynay…cadaado iyo dhuusamareeb oo kala jeeda….
Hadda waa markii xararyaale iyo caabudwaaq…waxaa ku xigi doona ceelbuur iyo galhareeri….
Xigta hoose waxay sheegaysaa xararyaale xagga dowladda dhexe ayey u janjeersatay…xaabudwaaq xagga Puntland…iwn waa kala wada jeedaa…
Xararyaale dowladda dhexe caashaqsan…
Caabudwaaq puntland caashaqsan….
Galhareeri hirshabeele caashaqsan…
Ceelbuur dayniile caashaqsan….
Saaxiibkey @ Land Of Punt
Ayaa ku doodo ma waxaad rabtaan in Xamar waxkasto loo soo doonto MAYA MAYA
Taas waa wixii dhibka keenay
Waxaan rabaa iney caruurta joogo Jowhar iyo Garowe meeshooda ku helaan Jaamacad, xafiis Passport, warshado Shaqo, iyo Baarar sheekeysi.
Laakiin weydhibee Governor leh la igalama tashan CEYRINTII KENYA OFFICIALS, WAAAW oo adigu ma waxaad tahey GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE oo Fiirinhayi sharciyadda Caalamka, mise Barasaabka Somali Region
Yaab, taas waaye waxaan federaalka ku diidey ee anigu waan jeclahey dadkaan Tuulooyinka degan in meeshooda BARAF loogu geeyo.
Haddii kale soo federaal ma jeclid,
“” MAXAA KU DULSAAREY GOOF WACBUUDHAN DALKU WAA FEDERAALE “”
Federaalka Somaalida ayaa asal ahaan ah sidaas…soow baraxley oo xaafad gaalkacyo ka mida ma diidin inay puntland raacdo…miyaa la khasbay soow rabitaankooda iyo meeshay rabaan looma oggolaan….waa sidaas federaal Soomaaligu waa la isma khasbaan….degmadii walba meeshii ay rabto ayey wax ku darsanysaa…
Arrinta baraxley baa dalku wada marayaa…aakhirka sidaas ayey ku socotaa…caabudwaaq meesha ay rabto ayey u raran…xararyaale sidoo kale…matabaan hirshabeele ka soo raran oo dhuusamareeb u iman….juquraafi cusub oo federaal soomaaliya ayaa samaysmaya…isbeddelka cusub halla soo dhoweeyo…intii israaci karta…isaamini karta….haddaba degmada Tawfiiq oo Dir degto way ka baxday Galmudug waxay ku biirtay Puntland…geediga federaal soomaaligu weli ma degin….sheekadu waa beertayda, ceelkayga iyo cawskayga…halkaasay u qaalmo shubanaysaa…daad socda sacabo laguma celiyo, rabitaan shacabna sidoo kale..nin walba degmadiisa iyo tuuladiisa a tuurta u saaran meeshuu doonuu la aadayaa….micnay samaynaysaa waaba sababtaynu u dagaalay oo dowladeenii u burburinay….isbedelka cusub ha la soo dhoweeyo…
Jabhad.
Dirta xeraale waxaa laga qalad. Qaladkaasna waxaa ka galay. Xasan sheekh iyo guruubkisii. Waayoo madaxweyne ku xigeen meesha mareexaan laga siiyay alminoo in dirta lasiiyo ayey aheyd. Ama kuraasta sare. Laakiin xasan sheekh wuxuu ku fikiraayay in uu qanciyo mareexaanka madaama laba raisulwasaare oo isku xigo albaabka la tusay.
Marka dirto wey guuxeysaa hadana anigu waxaan dhihi lahaa madaxweyne ku xigeen ama mudanaha barlamaanka halla siiyo.
Midda kale mareexaan jubaland ayey ku xigeen ka yihiin kursigii villada ayagaa fadhiyo waa in la dhaafiyaa ku xigeenka galmudug.
Miyaadan arag xasan sheekh siduu mudulood u galay.
1 jowhar wuxuu raaciyay hiraan. Kaaga sii darane kursiga sare mudilood MA geeyo.
2 marka wuxuu hoosgeeyay baydhabo. Kursiga sare mudulood MA geeyo. Hadda ogoow shabeelada hoose degaan ahaan 60% waa mudulood. Marka hawiyaha kale lagu darana 75%
Mana hadli karin oo wuxuu cugsaday villada ayaan anigu fadhiyaa ee yaan laygukiin sawirin albaabkaba waa naga xirtay.
Marka farmaajo waa in uu tolkii u shegaa in aysan kuxigeenka galmudug isku soo xumeyn.
Maalin kasto bixinta kursi masloxo ayaa dadkii naga reebay.
Allow mudulood ka dhali nin sida reer qurac CADKA RAG ISKU DILO TOLKII KA BILAABO MARKUU villada fadhiisto.
Dirtu waa dulman tahay.
Kkkk
Faan ayey u dhuratey, waxa laga hadlahayo ayaaba ah MAXAA PUNTLAND KEENAY iyo federaal
adiguna waxaad mareysaa WAXAA LA DIIDEY IN LA RAACO Puntland.
ileen Hadal AA MAYIRAAHDO.
Garqaad
Eebow Gartaas ku noqo oo Gar Eex ha qaadin, Hawiyaha wax kale ha lagu xanto laakiin Garta eexda waa laga badiyaa.
Senator Faroole wuxuu oran jiray war dastuutka barta…kkkkkk…waa runtii odaygu waa constitutional originalist dadka aaminsan dastuurka isagoo aan la leexin in sidiisa loogu dhaqmo….
Aan ku soo noqdo arrintaa Baraxley….Dastuurka federal Soomaaliga ayaa u oggolaa in dadkaasi meeshii ay jecelyihiin ay raacaan…sidaas si la mida ayey dhammaan degmooyinka Soomaalida marayaan….aakhirka degmo la khasbayaa ma jirto….
Federalka yaa ku dhaqma mamul goboledyada inta
Badan kuma dhaqmaan oo waxaa u diidan amnigii
oo aan gacanta ugu jirin waa madax ka noole naqus
Ah qoladan reer puntland iyaga hada waxoodu waa
Kadar oo dibi dhal maanta waxaan arkayey safirkii
India oo garoowe ka dhex leh visaha dal ku galka
india waxaa laga qadanaya garowe? Mar mar waxa
Ii muqata in puntland radinayso jamhuriyada dalka
3 degmo ee loo qorsheyey in lagu tijabiyo qof iyo cod
Ee ku yaal puntland waxay ila muqdan iska mooska
Daadka nabad iyo nolol ee dorashada soo socota
puntland halkee usocotaa?
Dabshid imaam salaan sare.
Kkkkkkkk
Qoraalka sifiican u ruug. Ee igu soo celi midkaan ka eexday.
Imaam gacanta iga qabo.
Garqaad
Waxaan moodey inaad dhahdey – Booska la siiyey Mariixaan waxaa xaq u lahaa DIRTA KOOFUR.
Eebow nin ah ragii qaban qaabin hayey Galmudug oo Habar-Gidir ah ayaan dhahey – WACEYSLE CADE ayaa iska leh Booska Guddoomiyaha Golaha deeganka Galmudug
Waxuu dhahey waa runtaale
Maxaa la siinaa Curadkii Hawiye hadduu Hiraab isku xigsado.
Waa sax ayaan dhahey oo Murusade ayaa xaq u leh,
Hadda
Hadaad labadii kursi siisey Irir,maxaad u reebtay Jaberti ???
Waan kugu soo celiyey !
Dabshid.
Imaam gartu allay leedahay. Jabart jubaland xaq uma laheyn in ay madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen isku qataan.
Pudland ayagaa isku ah labadaba jubaland ayagaa isku ah. Maxaa diidaayo galmudug in layskugu daro ilma irirsamaale. Midda kale mareexaanku Hal degmo ayey ka degaan galmudug hadaanan qaldaneyn. Cabudwaaq. Balanballe waa degmo layma dhihi karo.
Eboow anigu galmudug jabart wasiir fiican ayaan kasiin lahaa. Waa laga yabaa in aan qaldanahay.
Garqaad
Waa sax, waana arintaan kuu dhahey, Hawiyaha waa laga badiyaa Garta Eexeed.
Kismaayo waa intuu tagaayo Kaaraha Kuukuuyo, ama sax ayaa loo qeybsan ama Wiilashii Walaalaha Galmudug ayaa salaada ku tukan.
Waar Ragaasi Reer Dir Aka Awliyada Somaliyeed way degdegeen sida ay ila tahay.
Somalidi hore waxay ku faani jirtay Dirbaa i dhalay iyo Abaahaybuu dhalay.Waxay ahaayeen dadka la raadsado meel laga soo galo.
Markii au Hawiye siiyeen u ogoladeen inuu Dir la dhashay,waxaa cadhuuday Daarood.Ragii Dir way shireen,waxay iswaydiiyeen,su’aal?:
Waar ninkii Daarood xanaaq ye meel ha loo raadsho.
Waxaa layska gaadhya in Daarood la siiyo darajada in ay Ina Dir dhashay.Aka Queen Layla Cumar(Dir)
Waxaa loo yeedhay Daarood,waxaa lagu yidhi,maanta laga bilaabo,ina Dirbaa ku dhashay,oo Dirbaa Abti ku ah.Sidaa ayay Dirku ku wadeen dadka Somaliyeed.
Dawladu wali may adkaanin wadankuna gacanta dawlada kuma wada jir,Ciidanku wali maaha ciidan qaran oo sax ah.Inay yara sugaan ayay ahayd inta uu ciidanku noqonayo ciidan qaran.
Dawlada ha la shaqeeyaan,laakiin hubka iyo wiillasha inay haystaan ayay ahayd.
Dalmida
Mr BaHal
Kkkk
Waa dhaqan soo jireen ah
Leylakase waxaa lagu daaroodiyey Gabadhii ahey TANADO DAAROOD
Marka in Layla Dir lagu SAMALEyo Jaberti sharci ayaa ka yaalo.
— SACAD SICIID AYAA YAABEY
Mr bahal.
Kkkkkkkkkkk.
War saad wax u wadaa UGAAAS. dirta miyaanan Wada dhalan mise wey noo ogoladeen in dhahno dirbaan la dhalanay.
Layla cumar dir. Waaba magac qurux badan mexey doonbiro ugu yeraan.
Fanny ayaad tahay.
Dabshid
Federalka waxa loogu dhaganyahay dadka ku liibaanay waa doqonimada ku hadlayso..
Kuye tuulooyinka baraf meeshooda ha loogu geeyo..ka waran such a arrogance.
Maxaad baraf ugu geyn may ayaga qaboojistaan biyaha.
Ma aragtaa aqli daanyeernimo laga korimaayo iyo aniga wax og ama aniga 34h0kqwax heli kara, iyo casri jaahili, federalism is going nowhere.
Car Baraxley iisoo dhaafa, najis sayn leh.
🐣
Garqaad iyo Dabshid
Intaasi waa kaftankii maanta
Dalmida
Dabshid
Maanta page hoose ku arkay adiga oo leh, reer Mudug iyo maxaa dumar kala haysta?
Yaab! Mudug waxay caan ku tahay dumar ragga ka karti badan..waa dhaqankooda dumarku power leeyihiin.
Mudug waxaa la lagdnsiiyaan wiilka iyo gabadha markuu lagdo loo rogaa.
ReeMudug dumar bay leeyihiin ee rag ma leh ma maqashay?
Adoo Xamar sheegta in kasoo jeedo oo wixii ka dhacay wada ognahay
Waa ka qabsay, aa taabsaday nooh.
War afkeena wax xun ha kasoo faagim.😄
Mr bahal.
Ugaas waan kugu soo laabtay maxaa yeelay waxaan ka helay sideey dirnimadu kuugu weyn tahay.
Waxaan kugu raacay dowlad run ah oo awood leh MA jirto ee dowladda la sheqeeya laakiin hubkiina hayska dhiibina madaama aad Hawiye iyo darood aad dhaxda kaga jirtaan. Kkkkkkkkk.
War dirta meesha annaga ku ilaashano waxaan xasuustaa beri ay mareexaanka islayeen. Hubka ilaa Muqdisho ayaan uga soo daad gureynay.
Mr bahal aan KULA kaftamee bal kawaran Hadeey maanta ahaan laheyd berigii geeska Africa dirtu xukumeyso.
Lop iyo garqaad sow fardaha kuuma ilaaliyeen. Kkkķkk
Haddaan sheekadaan usoo noqdo, aniga hub la ima tuso iyo Somali isdilaysa laakiin kuwaan Dir oo hubkoodii dhiibay ayagoo raggii ishaysteen hub iibsanayaa..
Sow marka isaaga lagu wasimaayo.
Adeer ragga hubka halaga wada dhigo ma inta dowlad ambiga maatadoda u suga laga helay yaan maato caano leh laga dhigin.
Yaan arkin Dir oo dhulkoodii laga dhacay oo Puntland qaxooti ku ah.
Hadday qabiil noqoto Darood waxaa dhashay maqlay doon-bira Dir.
Majerteen waxay ahayd Cise, Dir
Waa bah Majeerreen.
Majeerteenka boqortooga jilibka sadana leh,
Waxaa Cisman Maxamud, Bah Dir.
Puntland waa laga jecelyahay laakiin waxay degaan Galmudug..
Waxaan arkaayey Dirta Mudug Afbarwaaqo dega oo Puntland ku darsaday..kkkkkkk
Sida Dusha sheegay federal wuxuu ku dambayn hearts and minds..cidna lama qasbidoono
Sayid Maxamed, Darwiishkii waa kii lahaa.
Garacyada Bah-dir haatanaa guuto loo wicin waa lagu gadaal xoorayaa guriga Reer Nuur.
Majeerteenka kale inaan ku gudo wayga Garanuug.
Garanuug waa cawl in la cuno laga faano.
Kkkkkk
Reer Nuur, waa jilib kale oo Cisman Maxamud.
Ogow ragga Sayid Maxamed xabadda u radayey
70% waxay ahaayeen Harti..
Abaanduulaha guud waa Abshir Dhoore, waa Cumar Maxamud, reer Khalaf.
Ismacil Mire wabay Fadumo Dhoore.
Gabayga: ha furfurin darmada la iga waa inaan fariistaaye….. Gabadha u tiriyey
Meesha qabiil ma ahayn ee yaa kula qadiyad ah ayey ahayd.✊
Garqaad
Hurta Mr BaHaL wuu jecel yahay.Marka laga taago beenta Somalida iyo huuhaada.
Daarood iyo Hawiye keebaa ilaaliya Dirka sideedaba?
% 100 Dir waxaa u roon Daarood,Dir waa ilaaliya Daarood.
Taasi shiki kuma jiro,laakiin wixii kale ee baal xooftan ah waa halkeeda.
Reerka la yidhaa Bahdir ee Majeerteenka maanta ka tirsan asal ahaan Dir.Taasi waa wax la hubo ilaa maalintii ay dirku la wereegeen maamulka gobolada Bari,12 Centurigii.
Dalmida
Dhulbahante Reer Hagar iyo Ararsame diiday Sayidka, Majeerteen Cismsn iyo Cise Maxanud iyo reer Bari.
Isaaq Habaryonis jilibada qaar la jirey..
Waa lahaa: duco awliyaad bay qabaan degaha taargooye, waa ninmanka gaalada deldela doog iyo abaar, waa nimanka foofaradii daariga u jaray.
Waa Habaryonis ragaas.
Waa nima ka ka googooyey taarkii Engrisku Sheik keensaday.
Hadda waxaan ka wadaa sheekadaan in colaadii Somali dhexdeeda weli dhamaan ee yaan ragga qaar hubka laga dhigin, hadaysan dowlad maatada u dhicisa haysan…run
Sorry,BaHaL runta ayuu jecel yahay.
ayaan u jeeday.
Garqaad
Maaha in Dirnimo igu wayntahay e Somalinimo ayaa iiiga wayn oo ka jecelahay – saa Dirnimo meelna ku mari maayo.
Laakiin qabiilooyinka waawaayn hadii ay hubka dhigaan,kuwa yaryarna ha dhigaa,laakiin inta ay qabiilooyinka waawaayn hubka haystaan in kuwa yaryari huba dhigaan ma anfacayso ammaankooda.
Hadii ay Somalidu go’aan ku gaadgay arinkaasi waa sax,laakiin bal iyaga ayaa iga og waxa wacay inay hibka wareejiyaan.
Dalmida
Mr Bahal
Kkkkkk
Bahdir Majeerteen kama tirsana keliya Mabeerteen ee waa ragga u talin jirey Majeerteen taariiqda ilaa maanta..kkkkk
Bahdir Boqor Cisman, Bah Yacquub” Ogaden” waa Suldaan Cali Yusuf of Hobyo iyo reer Sharmarke
Biyomaal igu salaan
Land
Dee taladii iyo Hogaankii Dir ayaa halkaa ku ku soo hadhay.
Iska barakaysta.
Dalmida
ASC dhamaantiin,
This shit or joke ain’t going nowhere.
Waxaani wax shaqeeyn doona maahan, waxeey lamidtahay filim aan horray u aragnay, markii daanyeerta Hawiyaha qaarkood lalahaa hub iyo mooryaan ayeey ku wareejiyeen argagixisada alshabaab.
Waxaa yaab leh, sida eey Somalida munaafaqiin u yahiin. Tusaale, hadeer, ninkaan iska dhiga in uu wax aqriya ee Majeerteen, Mr. Dusha, waxuu kuleeyahay Baraxleey ayaa diiday in eey raacdo Puntland/aka majeerteen, amaba Caabudwaaq ayaa rabta in eey raacdo Puntland/aka majeerteen. Hadde ogaada, daanyeerkaan aqoonyahanka iska dhigaya aqoontiisa ayaa ku ekaatay in uusan fahamsanaeeyn waxa eey barri keeni doonta waxa uu la biqleeynayo. Midde kale, Federal ayaa afka laga maqlay, Federal macnaciisa waa in qofka Somaliga ah uu Xamar amaba Boosaaso, markii uu dagnaada muddo lagu heshiiyay (aduunka badankiisa mudadaas waa 30 maalin amaba bil} in uu qofkaas ka codeeyn karro, iskana soo sharaxi karro Xamar amaba Boosaaso, amaba meel kasta oo Somaliya ah.
Marka daanyeerkaan majeerteen waxuu ujeedaa daanyeero kale oo uu ka caqli badiyay so far, oo Hawiya, waana waxa keenay qaladka eey Somaliya ku jirrto iyo fowdada. Dad daanyeero ah, oo Ilaaheey inta uu fiiriyay dhahay dadkaan in laciqaabo waaye, oo waa daanyeero.
Dalmida.
God bless Somalia.