|

Deg deg: Hogaamiyaha cusub ee SSC Khaatumo oo la doortay Iyo Khudbadii ka jeediyey Laascaanood

Laascaanood ( Kalshaale ) Hogaamiyaha maamulka SSC Khaatumo ayaa maanta lagu doortay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Waana markii ugu horaysay oo dadka deegaanku ay halkan ku qabsadaan doorasho ka timid dhankooda, hadana ay ku doorteen hogaamiyaha SSC Khaatumo.

HALKAN DAAWO VIDEO

Cabdiqaadir Axmed Aw-cali (Firdhiye) ayaa noqday Hogaamiyaha cusub ee SSC Khaatumo, Waxaana doorashadiisa kadib uu jeediyey khubad xiiso leh, isagoo sheegay inuu wax ka qaban doono midnimada bulshada, dhamaystirka xoraynta deegaanada iyo ilaalinta masuuliyadda wayn ee la saaray.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=66403

Posted by on Aug 5 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

33 Comments for “Deg deg: Hogaamiyaha cusub ee SSC Khaatumo oo la doortay Iyo Khudbadii ka jeediyey Laascaanood”

  1. Ninkani wuu nagu cusub yahay ee xagguu jiray intuu halganku socday, ma qurbuhuu ka yimid? uma muuqdo nin waayo aragnimo badan leh !

    waxaa loo baahan tahay inaad soo gudbisaan taariikh nololeedkiisa ! si loo qiimeeyo !

  2. Hambalyo mr firdhiye maanta qowlaysatadii irirsamaale labaxday wadnahaa go, ay
    Culusoow iyo muuse juudaan iyo ismaaciil aashuun waa u murugo
    Mo
    Firdhiye waa mujaahid weyn waa dagaalyahan aqoonyahan
    Waa nin culus waa dhulbahantihii hore ee kululaa

  3. CONGRATULATIONS in Somali la hogaamiyo waa cadaab ka mid ah cadaabaha dhul dishiisa lagu arko.
    WAXA LOO DOORTAY SOW QABIIL INUU HOGAAMIYO MA AHAN?Caawa ayaa igu danbaysa hurdo raaxo leh.

  4. Ninkaan waa geesi ugaaryahan ah waana mujaahid
    Guul walaalaheen daraawiish

  5. Dhibka laguma waaroo
    Dhaxal looma yeeshoo
    Waa laga dhamaadaa
    Sheekadii ssc waarumowday maamul goboleedkii sadexaad ee daarood viva

  6. Berri yaanan arkin isagoo ka qadaynaya Hargeysa ama Garoowe sida Karaash.
    Maaweelo muddo waa la jili karaa lkn ma sii socon karto muddo dheer.

    • Mr Zaki saaxiib wixii hore ciyaaro ayey iska ahaayeen,
      Doorashadan rag ayaa godka u galay kuma,imaan riwaayad iyo ciyaarta aad wado,sheeko caruureedka qado iyo waxan aad kasheekaynayso xaal kabixi ayaan kuleeyahay.
      Waan ogahay qaar farabaddan ayaan seexanayn markay arkaan awoodda iyo taladda reer SSC Ee maanta.
      Guul ayaan u rajaynayaa dadka iyo deegaanadda khaatumo.
      Rabi ha,unaxariisto mujaahidiintii diiday dulinimadda iyo gardaradda.

      • Abdi Jama
        Ka warran haddii ujeedka dadka loo qixiyay,ay ugu dhinteen shaqaaqadaas dadka aad sheegtay in xil lagu helo oo sallaan looga dhigto dhiigooda?.
        Afar tuulo haddii wax yaallaan oo maamul ka hirgelayo Galaydh, Karaash ,Xaglo nafta kalama hulleeleen,Ina Khaliifkii dhawaan ay dheheen iska soo casil gudoomiyihii baarlamaanku Garoowe uma dhaafeen.
        Jaamac Siyaad markoodii weeye kaadh xoqashadu waana u diyaar.

        • Mr zaki sheekooyinkaa xilbaa lagu gaadhayaa iyo waxaasi waa iska dicaayad dadka aad uga xun isku tashiga dadkan Reer SSC,ayaa riwaayadaas dhiga.
          Meel waliba oo Somalia kamid ahiba maanta waa tuulo reerkii lahaa xaadh
          xaadhay,dadkani waxa ay diideen in reer yar oo lamid ahi dowlad u sheegto,hadalka oo gaaban ilaa dawlad la,isla ogolyahay timaado nin waliba xaafadihiisa ayuu xaadh xaadhanayaa.

  7. Laascaano waa goob dagaal

    Waxa loo jeedaa rag sawiro ku mashquulsan ,caruuro iyo islaamo laysku sawiro.

    Dhinaca kale rag baa dagaal kujira oo maalin kasta cagaf lagu xabaalaa.
    Haddiiba hogaankii la doortay goormaa arinta dhab loo wada galayaa?
    Xisaabta waa in lagu laabtaa oo arinta wax laga badalaa.

  8. @ZAKI kkk war ninyahow Dhulbahante Somaliland daacad baycu ahaayeen ee idinkaa heerkaa gaarsiiyay.
    Dhulbahante Waqooyiga waxay ka mid yihiin reeraha degaan iyo dadba ku badan. Askarigan waalan waxbuu kharibay askarina sidiisaba siyaasi ma ahan oo xoog buu aaminsan.
    In aad tiraahdaan Dhulbahante ama beel kale Somalilander baa tihiin,maamulkiina waxoogaayoo riya ah ka qaata dee ragga waxbuu kugu darsaday oo degaan ito dadba leh haddii aad ka maarantee maxaa idin daba dhigay?Siyaasaddu waa qaybsi,waa isii kii oo kaa qaado,laakiin haddii tiraa kii dadka laayay mujaahid,maamulkii isku koobto miyaanay ahayn in lagaa tago.Dib u ee cabashada Dhulbahante.
    HADDA WAA ADAG TAHAY IN AY SOO NOQDAAN.INTIINA YAREE GEDO KA YAR BAL KA ILLAALIYA DHIIG ISLAM INUU KU DAATO.

  9. 1st Khaatumo XALTOOSIYE
    2nd Khaatumo Indho-sheel
    3rd Khaatumo Cali Galeyr
    4th Khaatumo FIRDHIYE

    Firdhiyoow
    * Faan iyo Faduul daah
    * Fudayd iyo fulaynimo daah
    *Tolkaa wuxuu rabiyo ku shaqee WAAQICA

  10. Dowladaha Somalia iyo Somaliland
    oo ka wada hadlay in waqti lasiiyo
    Khaatumo Local Administration

    Taas oo laga filahayo
    inay magaalada
    ka saarto Jufo Maleeshiyaadka
    inay magaalada
    kusoo celiso shacabkii ka qaxay
    inay diiwaan galiso ONLY
    police degmooyinka Gobolka Sool
    si miishaar iyo tabobar loogu bilaabo
    in dib loo furo
    schools iyo adeegii bulshada

    Nadaafadda iyo isgaarsiita.

    NABAD AYAA NAAS LA NUUGO LEH

    Dagaal waa burbur shacab iyo
    Taajir dagaal ooge

  11. Deni oo ilaa hadda aan soo dhaweyn
    una Hambalyeyn Khaatumo Administration

    Baadi kugu raagtey
    Xoolahaadad Moodaa

  12. Faysal Cali waraabe oo leh dhulbahantoow waa idinla dhalanay oohin ceeb badanaa afka aad qaadka ku cuni jirtay malagaa garaacay kkkkkkk adeer gobolka sool jaale siyaad baa gobol kadhigay maanta haduusan gobol kadhigi lahayn waad kuxisaabtami lahaydeen
    War daarood oo dhan saqiir iyo kabiir dhulbahante iyo ssc nalakama maro
    Xamsa cabdi bare ayaan kuqasaarnay laakiin culusoow wuu qasban yahay inuu khaatumo ula dhaqmo state
    Loogama baahna culusoow aqoonsi
    Jubaland iyo puntland baaba aqoonsatay
    Wasiirka amniga jubaland gen.dhuumaal oo godey kusugan iyo cagjar oo soo dhaweeyay

  13. Gedo land
    Firdhiye ugaaryahan maaha waa jaamac siyaad.
    Ugaaryahan iyo jaamac siyaad waxaa la isku dhahaa maxamuud Garaad, waxayna qaateen madaxwaynaha.

    Madaxwayne ku xigeen waxaa qaatay faarax Garaad.
    Bah-ararsame iyo Axmed garaad baa la isku dhahaa Faarax Garaad.

    Xasan ugaas waxa uu qaatay gudoomiyaha Baarlamaanka.

    Saas u kala baro.

  14. Axmed najaad
    Fiqi shini aaway saan macquul maahan
    Sidee dhulbahante kaligiis marka maamul goboleed unoqdaa aniga waxaan islahaa
    Dhulbahante madaxweyne
    Fiqi shini kuxigeen
    Madhibaan gudoomiye baarlamaanka
    Yaahuu sidaanuu ku ba,ay khaatumo
    Walaahi inaanan taageereen jufo maamul goboleed yaaba aqbali laakiin majeerteen baa kadanbeeya oo raba inay adoonsadaan dhulbahante
    idin kala garanmaynee bye bye kulahaa kuli waa wada dhulbahante waa jaahilnimo tii ugu weynayd abad

  15. Dhulbahante waa Funny
    Kulahaa Muu hambalyeey Deni

    Dhulbahantow ma rabtiin inuu hambalyeeyo
    Deni Qurux

    Marka hore waa inuu ISCASILO GAFUUREY KHARAASH
    Waa inuu ISCASILO Dhalo Jabsade CAYDIID
    – kan Farfaafinta iyo dhamaan kuma golaha Puntland
    ugu jiro Dhulbahante

    Markaas kadib ayuu Hambalyeyn Deni

    Waa hadday jirto FAYOOBI iyo GAR QAADASHO

    Haddii kale waxaad meesha ku haysaan
    SHEEKO KALAMAAN

  16. Aniguna gobolka gedo ayaan labo ukala
    Oo ah labada wabi wixii wabiga dawo jira waa gobolka dawo
    Waa beledxaawo
    Doolow
    Luuq
    Geedweyne
    Wixii dhinaca wabiga juba jirana
    Waa gobolka gedo
    Baardheere
    Garbahaarey
    Buurdhuubo
    Ceelwaaq
    Ceel cade
    Fafaxdhuun
    Garikeey
    Dhamase
    Yaa naga dhulweyn dhulbahantoow ma laysku ciyaaraa
    iyo waliba 500 oo tuulo
    Laakiin jubaland baan kuqanacsanahay oo aan leeyahay dhib maleh qofka markaas xukunka haya
    Laakiin maxamuud garaad iyo faarax garaad sidee maamul goboleed unoqon karaan kkkkkkk kkkkkkk hada magaalada aan

  17. Hada magaalada aan joogo dabaaldag dhulbahante ayaa kasocda yaab war maxaa dhacay waxay yiraahdeen faqa shini uma joojinayno
    War federal soomalidii waa kuwaalatay
    Cagu melez sanawi wuxuu nadhexdhigay dab aan waligiis damayn

  18. Reerku waa imitators ka ugu weyn dunidan. Daraawiish jabkii kadib ayay magaalooyinkii ku arkeen gaal cad iyo turjubaan Ka af celinaya. Waa kuwa yidhi maan inana gaal iyo turjubaan samaysanno. Nin Isla reerka ah oo midab furan ayay yidheen gaalkii reerkaad tahay mid kalena turjubaan bay ugu dhigeen. Subaxii marka eyelash la maalo ayaa la isu yimaadaa oo ka gaalka laga dhigay kula hadlaa waxaan la fahmeyn oo eeg budhbudhbudh, markaasaa kii turjurbaanka ahaa yidhaaha gaalku wuxu idin leeyahay dhulku waa abaaroobay ee geelasha ha la raro oo doollo iyo xagaa ha la geeyo. Dhowr bilood bay sidaa u dhaqmayeen. In 1950s kii iyana waxay Burco ku arkeen iyadoo xabaashii Sheekh la odhan jiray Sheekh Ibrahim la siyaaranayo, Buuhoodlay ku shireen oo isku raaceen inay Sheekh ay siyaarantaan samaystaan. Wadaad ashraafa oo carro ogaadeen Ka yimi oo siyaaro urusanaya ayay dileen oo waab Ka dul dhiseen qabrigiisii, muddo sannad Ku dhow markay jimce walba qabriga xoolo ku qalanayeen oo ku dul wareegayeen, ayaa markii dambe reerkii wadaadka oo warka in shiikhii la dilay maqlay u yimaadeen oo magtii shiikha Ka qaadeen.
    Imitations ku waa badan yihiin, buug dhan baa laga qori karaa. Tanna kuwaas uun bay Ka mid tahay, waa maynu inaguna madaxwryne iyo madaxwryne ku xigeen iyo guddoomiye baarlmaan samaysano

  19. Gedo land
    Sxb fishini waxaa la siiyey gudoomiye ku xieenka koowaad ee baarlamaanka. Ku xigeenka labaadna waxaa la siiyey gabooye/madhibaan.
    Tan kale fiqishi ma dad badan baa u qabtaa.
    War 100 qooys ma dhamma waa xoogaa tuulada aricadeeye wax ka degan.
    Marka la fiirsho qabiiloonka waawayn oo dhulbahante hal jifo uma dhigmaan.
    Marke meesha dhulbahante ayaa power sharing ku sameeya.

  20. Dhulbahante waa Qabiilka ugu talada xun Soomaali sababtoo ah ma gartaan waxa U roon iyo meesha Dantooda ku jirto.

    Khaatumada ay hada la ordayaan waa tii Shalay oo kale !
    Sadexdii Nin ee hore u soo hayey Khaatumo labo waxay u galeen Somaliland Midna Puntland hadana waa uun sidii oo kale aaqirka labadaas Maamul bay u kala Dhuuman.

    Majeerteen ayaa sabab u ah in la dhiso Maamulkan Khaatumo si Dhulbahante u Kashifmaan. Majeerteen Meeshii ay la rabeen ayey maantay dhigeen Dhulbahante.

    Maxaa yeelay Majeerteen marnaba raali ka noqon maayaan Dhulbahante oo noqda Maamul ka Madax banaan Puntland xataa hadii Dawlada Soomaaliya iyo Somaliland ogolaadaan.

    Aad iyo aad baan uga xumahay in Qabiil Soomaaliyeed sidii kubadii hadba gees loo Laado…… Sorry 😢 Dhulbahante !

  21. Somalijecel
    Saamigooda waan ilaalinnay iyagoo afar midh ka joogaan Hargeysa baan gudoomiyaha golaha wakiilada siinnay,wasiirro,iyo xilal kaleba waa hayaan.
    Dhulbahante inu Somaliland nala leeyahay ma annagaa u diiddan?.
    Maamul baan noqonaynaa,federaalkaa na aqoonsanaya,calan buluu ah baan u dagaalamaynaa Harti ku waaye maamul labaad,Dhulloosna salfade oo qax iyo qaxoonti bade ee maxaa u naf ah iminka?
    Iyagay jirtaa soo noqoshaduna waa khiyaar furan marka uu kaa hor yimaaddo gidaar xidhan,oo aanad meelna uga gudbi karin.
    SSC,Khaatumo waa kaadhadh hore loo xoqday oo aan mar kale xoqmayn.
    Jaamac Iidoor hadday arintu gacanta ugu jirto waa dhowdahay kkk

  22. Marka hore 1 gobol maamul ma noqdo
    Marka labaad AXMED KARAASH iyo masuuliin kale
    ayaan ku yeelan MAAMULKA Max’uud Saleemaan
    Waxna ku darsan mahayo oo Sool hoos geyn mahayo
    Garowe xaggey iska qabtaan

    Sidoo kale Somaliland ayaan
    Wax ku yeelan oo madax ii joogi
    Dhul naga dhaxayn
    SOOLna gooni ayaan maamul hoos tago Xamar
    u rabaa Xagey iska qabtaan.

    Sidoo kale Farmaajo ayaa ii ah Madaxweyne
    Hawiye ayaa ii ah Cadow

    Mogadishu waxaan ka rabaa TAAKULO
    iyo Kab xaggey iska qabtaan

    – Fudeyd mise waali
    Mise Labadaba

  23. @ZAKI Saamiga 4 ta midh ee Hargasa joogta miyaad ku bixisay mise Dhulbahante aan kaa degaan yareyn una dhiganta H.Awal ama Garxajis baad ku bixisay?Dhulbahante ma dego Hargaysa.
    My point waa in siyaasaddu ay tahay wax qaybsi,aan aanay ahayn xabad iyo xoog.
    Sidookale haddii ad adigu diiday Somali iyaguna ay rabaan ma aqaan dhibta ay leedahay.
    Sidoo kale dadka waxaaba ka qaldan in dastuurka dalka u yaal uu u ogol yahay 1 degmo haddii aanay ku qancin maamulka ay ka tirsan tahay in toos wasaaradda arrimaha guddaha ay toos u hoos tagto si dhibku u yaraado.
    SSC maamul gooleed ma rabaane waxay rabaan in ay iyaga is maamulaan ama ha is dilaan ama nabad haku wada joogaanee oo nin Wajaale ka yimid aannu maalinba nin dilin.Waxa ay ka kaceen waad og tahay.
    Dadkii Dhulbahante laayay ayaa nool oo la yaqaan oo Wajaale,Burco iyo Gabiley jooga maxaad usoo qaban weyday?Ma waxaad leedahay AU MSB sidaa buu yeelay,dee dulmi bay ahayde ma dulmigii baad samaynaysaa?
    HADAFKAYGU WAA IN NAFTA BINI,ADAMKA LA ILAALIYAA BY ALL MEANS.
    Wax aan micno lahayn,beri laga heshiin doono dadka Somalida yaan lagu dhamayn.Hargeysa waan tagaa sida aan kusoo arkay nidaam wax wada lahasho ma ahan inkastooy Koonfurta aad uga duwan yihiin runtii.

  24. Hobyo Godan
    Maxaa tiri dhulbahante wax u roon ma yaqaan.
    Ee ma isaaq baa yaqaan wax dhulbahante u roon😂😂?
    Ma waxaa jira reer ka shaqeeya reer kale dantiisa.
    Dhulbahante waa reer ballaaran oo ka mida qabiilada Soomaali ugu waawayn. Waa reer dhul badan dega. Waa reer siyaasada Somalia saamayn ku leh oo ilaa raysulwasaare qaran soo maray. Waa reer shiikh iyo waxgarad leh.
    Ma u malayn in ay dantooda garan waayeen oo isaaq dantooda yaqaan kkkkkkkkk.

  25. Somalijecel
    Dastuurka Somalia baad akhriyaysaa ee maaha kii Somaliland ee soo fiiri.
    Sidan hadday tahay beelaha koonfurta ee maamullada wada dhistay ayay xaq u siinaysaa amaba qaar lagu jujuubay inay wax ku yeeshaan maamullo ay ku dulmanyihiin.
    Ok Gedo wasaaradda arimaha gudaha Somalia ha hoos tagto xaq bay u leedahaye.
    Halkani waa Somalilande
    Puntland Carab Saalaxa ,Dashuushaha iyo dadka ku hoos dulman ha laga hoos saaro haddii la awoodo🤣

  26. Waar maamulka Khaatumo State of Somalia waan soo dhowaynaynaa wuxuuna la mid yahay kan Galmudug.

    Keliya ha ku dadaaleen caddaaladda, kala dambaynta, dib u dhiska xasuuqii Iidoorka ka gaysteen Sool iyo horumarinta deegaankooda iwm.

    Waxay ummadda ka markhaati tahay in jamhuuriyaddii badhida waynayd dhulka la jareen riwaayaddeedina soo af jareen.

    Dhaxaan idhi a decade ago viva Khaatumo State of Somalia ama Khaatumo waa dunta isku xidhaysa woqooyiga iyo koonfurta Soomaaliya.

    Waxaa kale oo aan soo dhowaynahayaa halganka Garxajis ee isku urursanhaya Buurta Gacan libaax oo ay kaga hortagahayaan mooryaanka dhiigyacabka British lackey Muusa handaraab. Burco ilaa saaxil waa inay maamul goboleed Soomaaliyeed kaga dhawaqaan marka ay mooryaanta Habar Awal iyo Habar Jecelo ama baha IIdoor meesha ka saaraan.

    Samaroon iyagu waxaan filahayaa inay ku xigi doonaan garxajis land. GAW
    Sow tan jamhuuriyaddii badhida waynayd janaaza lagu tukaday.

    Wallee Soomaali baanan qarannimo garan

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  27. Gedo land

    2019 waxaan maqlay nin dhuxulayste rabay inuu meesha ka saaro oo yidhi Gedo waxaa ka dhigahayaa laba gobol. Marka la soco fikirkaasi waa uu jiraa.

    Wallee Soomaali baanan qarannimo garan

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  28. Haday dhuloos sidaa ku faraxsanyihiin waa soo dhawaynayaa.Haday dudaasi u keenayso midnimo iyo horuu mar Allah ha tumedyo.
    Laakiin waxan aaminsanahay inaan wax qabiilaysan laysku halayn karin.
    Wax qabiilaysan waa guuldaro loo badgeedhayo.
    Waana wax Somali oo dhan hor yaala oo u baahan in meel kale looga leexdo.

    Isku soo wada duub waxa ila qumanayd inay Puntland la midoobaan bal si qabiilkan xadhkaha goostay loo soo yareeyo.

    Guulaysta walaakaha Daraawiish.

    Dalmida

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented