Siciid DENI oo si kulul ugu Jawaabay DF Somalia, kuna dhowaaqay go’aan xasaasi ah
Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweyanaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa si adag ugu jawaabay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo go’aanadii kasoo baxay Shirkii Muqdisho isaga oo ka hadlaya Boosaaso, waxa uu yidhi:
“Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii dhawaan soo baxay, kuwii hore waxaan uga baaqsanay oo aan u saxiixi waynay waxaan arkaynay meel qaldan in loo wado dalka.
hadii la rabo xasilooni la’aanta Soomaaliya in la xaliyo waa in Somaliland ay timaado miiska, oo xalka wadajir loo raadiyo, hadii la kala maqanyahay weligeen wax mira dhal ah soo bixi-maayaan.
Qaab-dhismeedka dawlada ee hadda laga hadlayo waa arin khatar ah, bulshadaan 60ka sano xorta ah, waxaa jirtay oo mudo haystay fahan-daro ah habka loo qaybinayo ama loogu dhaqmayo awoodaha dawladnimada, Puntland waa ka digaysaa waxkasta oo khatar ah.
1991 shirkii ka qabsoomay jabuuti, ilaa kii u danbeeyay Embegaati, waxaa lagu heshiiyay nidaam Parliamnetry ah oo leh Madaxweyne iyo raysal-wasaarw, barnaamij ilaa waqtigaas lagu soo dhaqmayay ma dhacayso in dhawr qof ay habeen madaw bedelaan, wixii lagu heshiiyo ayaa shardi ah hadana sabab loo bedelo ma muuqato.
Ififaalaha uu madaxweynuhu u dhaqmayo waan arkaynay, awalna wuu baabi’iyay xafiiska awood qaybsigga ee raysal-wasaaraha oo awoodihiisii buu qaatay, hadana si bareer ah buuba u yiri maba jiro.
Waxaa jira Baarlamaan 2 Aqal ah, oo waxaa loo sameeyay oo loo adkeeynayay baarlamaankaas in 2 qof say doonaan aysan ka yeelin dalka, Anigu shirkii u danbeeyay ee aan taggay waxaa naloo keenay dastuurkii oo sidii la rabo loo bedellay, waana diidnay.
Dastuurka Puntland waxa uu na farayaa in aan si gaar ah u dhaqano inta dawlad Soomaaliyeed oo miyir qabta laga helayo, Puntland-na qayb kama aha arimahaas, gudigii wada-xaajoodka Puntlnad iyo DFS dhawaan way hadlayaan, oo bulshada Puntland wada-tashi bay la yeelanayaan. Dawlada Puntland waxay u taagantahay midnimada”

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65681
Low IQ culusow
Oo helay koox sida dhaantada ujiibisa oon wax aragti ah kusoo celin .
Una maleeyay in dadkoo idili saas yahay, shaqo wacan president Dani.
Waxaase layaab leh ninkaas shaqadiisaba laga saaray meesha oo hadana jiibka dhaantada tumaya.
Yaa dhahay ninkaan waa saaxi!!
Waa Dhamaatay Dawlad dambe oo aad lugaha ku dhagtaan. Cid idiin joojinaysa Malaha !
Deni Zanzibar kuye qayb kama aynu ahayn wadatashiga oo yaa kuu diiday sawtii Laguu yeeray oo lagu yiri kasoo Qayb gal ? Adeer Aabihii Federaalka mar haduu Fadhiyo loomama baahno Hooyada Federaalka …
Waar weligeey ma taageerin maamul goboleed laakiin hadalka uu ku jawaabay Deni waa sida ugu macquulsan oo saxda ah.
Hope kooxda Xasan sheekh ee damun jadiid inayan qarankan haadan ka tuurin oo ka laabtaan wax aanan shaqaynayn.
Wallee Soomaali baanan qarannimo garan
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Markaan xuuraansi badan sameeyay waxaa la ii sheegay go,aankaas ay odayssha gaareen in uu xalaalayn karo Parlamaanka.
Anigu siyaasadda waxba kama aqaan,waxaan taageeraa si islaamnimo ah,Somalinimo ah wax ay ila tahay in dalka ay dan u tahay iyadoon loo eegayn shaqsi iyo qabiil.
WAXAAN KA MID AHAY DADKA AY DHIBTAY PM IYO MD ISKU DHEGAN OO LAG DAMAAYA MARKA IN LA SAMEEYO MADAXWEYNE ABSULATE POWER LEH.Hadduu doono cawaantan Somalida haku tuntee oo waan hubaa waxba ma rabaan nooc kastaa oo dawladnimo ma rabaan haddii nin reer qansax ah aan la luushin.
Aragtidayda DENI wuu ila qaldan yahay.Danta dalka kuma jirto in la iska daba laalaado.Waxaa dhibka taagan ka masuul ah.
Siyaasiyiinta Hawiye oo daacad ah laakiin muqusmaasuq uu dillooday(FG:Xamaraan joogaa ogow Hawiyena waan ahay)
Siyaasiyiinta Majeerteen oo jid iyo jaho ogolayn,dal iyo dadna aan u rooneyn,kaligood noolayaal ah u bartay SADBURSI aan sax ahayn.
Inteena kale waa ku wareernay.kkkkkk kolba midkood ayaan fiirinaynaa oo ku haynaa maxaa tiri bal ku celi.
DENI WAA ILA QALDAN YAHAY.
Hobyo godan
Deni keligiis baa dowlad ah, ma sida Galnus ayaad mooday in biil ka sugayaan Xasan Xoolo. Kkkkkkkk🖕
Canshuurta dhiibaan Eyl, Xaafuun iyo Qandala ayaa ka badan lscagta Culusow idin siiyo oo ugu nacam leedihiin.
Deni waa Boqor bannaan degey, dhuusada Culusow iyo go’aano bug ah oo madax baahan u saxiixeen intee ka shaqaynaysaa.?????
Waxaad moodaa in “Maha Unukaa leh” in ka dhabeeyey Xasan Xoolo..hadduu iska dhaadhiciyey Somali aniga ayaa waxa rabo u yeerin.. miskiin.
Somali 3 meelood ayuu Deni xukumaa.
Jowhar xitaa ma tegi karo Culusow..
Kkkkkkkk
Mooryaan waa caruur? Marka dhargaan biqleeya marka ildaranyihiin gurmad raba oo ayagoo gaajo qalalay World TV ka daawan. Yaab
Waxkasta oo usoo dhisno waa dumin ilaa 1960…
It’s time Puntland to declare old Majeertenia as Independent old Kingdom.
In 20 years, Dubai iyo Cumman oo deris la ah Puntland in gaarno ama dhaafno Puntland ku fekeraynaa, run.
I hope Switzerland in kula tartamin xagga small federal state= free, democratic, Federal and prosperous small states.
Somalia, we realy to get red of daanyeer dhul waxba ka ogeyn raba in wax u yeeriyaan.
Iga rumayso new Somalia; qofkasta oo Somali cod leeyahay.
Ninka raba old African style dictator, sory,.
Tuuladooda ayey masuul ka tihiin. Run
Qofka aqli waa fahmin taas.
Dib loo noqon masayo.👌
Somaliland maxaa kala socda miskiinka?
Baarlamaanka Somalia imisay ku leeyihiin horta?
Jufo rabta inay summad ku dhigato mansab dal leeyahay!!!
Culusoow waxaan oo dhanba mafahansana waa cawaan siyaasada kusoo dhex dhacay
Baarlamaanka ayaa lagayn kulahaa umadii oo dhanbaaba diidee muxuu baarlamaanka tari karaa fawdo unbay sii abuuri
Maamul goboleedkii ugu weynaa soomaaliya ayaaba diidee maxaaba socon kara
Oo siyaasiyiintii oo dhan baa diiday
War neefkaan waa in sitoos ah jilbaha dhulka loogu dhuftaa waaba kusocotaa hadee
Garoowe wax lagu soo laaqlaaqay ayaa Somaliya lagu dhaqaa.Waa Garoowe 1,2,3 iyo wixii Mahiga lala kaashaday ee xaaraanta ahaa.Dhawr qof wax ay Garoowe ku soo macmaleen iyo 2 gobol iyo wax ka badan kkk ha noqdaan maamul.
Qofka taageersanaa in wax laba qof ku soo macmaleen Garoowe,maaha inuu ka horyimaado waxa ay 4 qof Muqdisho ku soo bandhifeen.
Midna waa in la fahmo,Garoowe hal wax oo galiya ayay Muqdisho ka rabaan.
Inay wax ka helaan waxa la siiyo Somaliya qaybtooda la siiyo.Taasi waa OK,laakiin wax kale waa halkeedi.
Waagii Formaajo ayaan dadkaasi aad u bartay.
Been bay ka sheegijireen iyo inuu cuna qabateeyay.
Horjoogaha Garoowe beenta u sheego,shacabkuna way socod siiyaan.
Dalmida
@ Gedo Land.
Shacabka Soomaaliyeed (shacabka irir samaale, reer xamar-ka raxan weyn-ta, baantuuga, iyo .5-ka kale), oo ah boqolkiiba 98 dadka soomaaliyeed, waxay la jiraan oo ku qanacsan yihiin madaxweyne xasan, go’amadiisa dowladeed-na waxay ku yihiin raali.
Islaamaha maseyrsan ee barri iyo nugaal, cid warkooda wax ku faleysa oo aan adiga aheyn iyo daaraood-ka aheyn la waa.
Daaraood waa Boqolkiiba 2 keliya boqoleeyda shacbiga soomaaliyeed, oo weliba waa marti iyo soogalooti iyo dulsaar.
Waar miyaad wax ismoodeen.
Allaah kariim.
Deni Daaman Weeyne Yaa U istaajinaya
Tareenka Asaga Ayaa iska Tuurey o Ka
Dhacey Waa Dhamaadey Wakhtigi Suuraha
iyo Sad Bursiga Beenta Lagu Naaxey
e Dekada Xamar Qalabkeedi Lo Rartey
Dhulka Saxaraha Warkeeyga Maantey
Meel Ku Qorta Dhabayaco Waa Kasi
Baxeeysa Saaxada Siyaasada
O Meel Cidla Ah Ayaa Gabal Ugu Dumi
Wadar iyo Waaxid Waxa Waalan Waaxid
Somaali inteedi Kale Waa is Wadata
Hooyadi Federaalka Kaliya Ayaa
Maseeyrsan O Cuud Jaawi Foox iyo
Revedor isku Umineeysa O Mingiski Ku
Heeysa Karooye Karooye Waceeyle iyo
Wananka Aadey. Kkkkkkkkkkkkkkkkk
Waceeysle Mingis iyo Jin Waxba Loogama
Qaado o Waa Dad Sadaqa Badan
Illaahna Ku Xiran Maarna Wada Wata
Bistooladba Allaha Ka Dhige Maar iyo
Mingisna Maba is Cunaan o Waa Hore
Ayeey is Rokeeyen kkkkkkk
Tirada boqoleeyda ah, ee shacbiga soomaaliyeed ee ku nool geeska afrika.
Fiiro gaar ah, Daaraood-ka inkasta oo aysan ka mid aheyn soomaalida, oo ay yihiin carab ama tigrey iyo xooga zanzibaariyiin ah, kkkkkkkk, hadana isaga dar, si tirada ay yihiin aan u aragno.
Tirada boqoleeyda ah ee beelaha.
Boqolkiiba 53, Hawiye,
Boqolkiiba 27, Dir,
Boqolkiiba 7, Raxan Weyn,
Boqolkiiba ugu badnaan 5, Daarood,
Boqolkiiba 5, Jareer Weyne,
Boqolkiiba 3, Soomaalida kale oo dhan.
Marka irir isku gee, Hawiye 53, Dir 27, waa boqolkiiba 80 shacbiga maryooleey.
Jeberti cali jeberti (Raxan Weyn) 7, Daaraood Jeberti 2 ilaa iyo ugu badnaan 5, waa ugu Badnaan 12 jebertiyiinta.
Inta kale, waa isku 8-da soo hartay.
Baantuu iyo .5 oo dhan = 8.
Hala ogaado, tiradaan waa sax.
Dibriyoow
Maxaa tiri “Waar miyaad wax ismoodeen” kkkkkkkkkkkk
Huuno: Now, qow jow, dee wax isma moodine, dee gobolkeenii ayaan u tashanay, dalka hadii lawada leeyahayna dee waa in lawada tashado… !
War dee xayraanka nala dhaafa oo dee iska daaya dadka magacooda cawaanta u taqaanaan ee Hawiye! kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Walle waxa Irir orod idinku geliyey ama yara! kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kablalax oo Bari, Koofur iyo Galbeed idinka ka fadhiyaa oo dowlado noqday markaad aragteen ayaad IRIR ku rafateen, who cares..kkkkkkkkkkkk😅
Dadkiina dhinac ka raaca..Ha biqlayso hadii kale.
@Land Of Pint.
Tuulooyinkiina u tashta, waa wax wanaagsan ,oo anaga noosii wanaagsan.
Dalka aad sheegeyso ee la wada leeyahay waa kee????, ma aanan fahmin.
Waxaan ogaa adinka oo go’ay oo misana meelaha ka caac leh.
Dalka Soomaaliya, waa min mudug ilaa iyo kismaayo.
Dalka Soomaalilaan, waa Min Tukaraq ilaa iyo Cirifka galbeed ee awdal, (xadka jabuuti).
Inta u dhaxeysa waa saxaro, ay ku nool yihiin 300,000 kun oo isugu jira badhyo buur, zanzibaariyiin, raxan weyn iyo leelkase.
Nooma xisaabsana.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Meeydki Hadu Si Goay
Dhabayacooy Macasalaama Hana
Nagu So Noqonina Barwaaqada Aad
Heeysatana Cidna Wax Haka Sinina
Hadaad Gaajo iyo Haraad U Leaneeysana
Hano So Juuqina Duke Cambaar Leh
Ayaad Tihiin Yurna Waan idin Niri
Deni Xafaayadisa Weeyn e Xaarku Uga
Buuxo Qurunkisa Yuusan Noola So
Dhawaanin e Garawe Hala Joogo
Hiraab, ” Xafaayad!” Weligiinma aragteen Abgaal iyo Habargidir Xafaayad sentence tau soo daraya!!! Maxaa kalsooni daro jirta! Waaba qoladii oo godka Goojacade lagu xareeyay!!!
Waliaysan Soomaalidu Nabad Ka Dhacayn?….Bullshit?
—————————————————————————–
1)What was Somalia Like before Colonization?….
2)Hamigii Dowladnimo Waa Lagu Hungoobay?…
3)Imisaan Ka Daa Niri= Imisaan Loo Digay Imisaa Na Dagayeen.
Haddan = Nahay = Dadweynaha?
A)Saddex Cadaw = Ayaa = Jira?
1)waa – Djabuuti?…
2)Shabaab
3)Idoor
4)Reer = Qurbjoo- tikk talk- Facebook
Maanta Cadaw Ayaynu -Is haynaa Ee Maaha Maalintii
Aynu Isku Mashquuli- Lahayn.
Digriyoow
Adigu ciidagale reer guuleed baa tahaye maxaa koonfurta kugu soo dhex tuuray
Xitaa habarjeclo ama habar awal hadaad ahaan lahayd
Waxbaad ahaan lahayd
Adoo ciidagale ah miyaa anaga nawareerin kara kkkkkkk
Daanyeer waaxid oo reer hawd ah
From 1960 Somalia waxaa lagu waday siyaasad majeerteen marka laga reebo xiligii kacaanka 1969-1991.
Ninkii yiraahdo waxaan hir galin siyaasad aysan qayb ka ahayn puntland oo ah 1/3 Somalia waa nin riyoonaya.
Heshiiskii Caydiid iyo Cabdirixmaan Tuur baa socon lahaa.
Heshiiskii Cumar Geele iyo Cabdulqadim ayaa socon lahaa.
Somalia badankeeda daarood baa leh
1. Gobalka bari
2. Gobalka Nugaal
3. Gobalka Sool
4. Gobalka Sanaag badankiisa
5. Buuhoodle oo Togdheer ah
6. Mudug badankeeda
7. Waqooyiga Gobalka Galgaduud
8. Jubada Hoose
9. Jubada dhexe
10. Gobalka Gedo
11. Gobalka bakool qaybti (Yeed iyo Ceelbarde)
12. Wixii aan Muqdisho ka degno.
Car beel intaas oo kale leh ha la ii sheego.
Somalia badankeeda daarood baa leh
1. Gobalka bari
2. Gobalka Nugaal
3. Gobalka Sool
4. Gobalka Sanaag badankiisa
5. Buuhoodle oo Togdheer ah
6. Mudug badankeeda
7. Waqooyiga Gobalka Galgaduud
8. Jubada Hoose
9. Jubada dhexe
10. Gobalka Gedo
11. Gobalka bakool qaybti (Yeed iyo Ceelbarde)
12. Wixii aan Muqdisho ka degno.
Car beel intaas oo kale leh ha la ii sheego
Bahalka Xune Dhidirka Ama Weer Dawaca
La Yira Waa Bahalka Ugu Doqonsan
Bahalada Sababto Ah Ma Ahan Bahal
Nasab Ah Waligi Waa Ka Daba Yuusaya
Toosna Ku Cuni Mayo Kaana Hari Maayo
Waana Xaasid O Wuxu isku Dayaya in
U Feeylaha Ka Jaro Si Aad u Socon
Weeydid o u Fariisatid Markaas Ayaa
Damac Uga Jiraa in u Cadba Mar Ku
Goosto Waa Sida u Asagu Aaminsanyahey
Una Suraabi Meeyso O Asaga Dhanba
Waxa u Shiranyahey Hal Ul o Aad Ku
Dhifatid
Dhabayacana Waa Uun Sida Dhidirkaas
O Nasab Maahin
@Gedo Land
Adna ma waxaa kaasoo baxay hide sidayaashii daarood, ee ku dhisnaa ka argagixida, ka cabsashada, iyo ka qaracanka reer gaar ah.
Wallee daarood waa daarood.
Wixii harti iyo kablalax oo dhan ka qaracmiyay, sade waa inuu ka qaracmo.
Cakku reer xaaji isxaaq/reer xaaji Libaax.
Cakku faysal cali dhurwaa (waraabe).
Ayaga ayaa ka masuul ah saskaan
Iyo qaracankaan idin haya.
Will Hiraab
Masagawaay maanta Alshsbaab ayaa gubay.
Ragga ciyaal yaryar dhulkoodii ka xorayn waayey oo raba in Somalia ayaga keligood wax u yeeriyaan.
Markaad Masagawaay rag u noqotaan ayaan kula tashan..😄
Land Of Puntland
Mesegaweyn Hadi Saakey Qarax Ka
Dhacey Meel Walba Waa Ka Dhaca
Qaraxu Qaraxi Marki u Dhacey Kadib
Adigu is Weeydi Wixi Dhacey iyo Jabki
Lo Geeystey Khawaarijti o Aan Hal Ka
Fiigin o Dhegta Dhiiga Lo Wada Darey
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si aan gambasho laheyn, baarlamaanka hortiisa uga cadeeyay arrin uu ka dhaxlay dowladii ka horeeysay ee N&N (Nabar iyo Naxdin) iyo sida uu ka yeelay.
“Markii xilka dalka la ii doortay bishi May 2022-dii, amniga dalka waxaa uu ku sugnaa xaalad aad u murugsan. Waxaan la kowsannay oo aan dhaxalnay ciidan si weyn u kala qaybsan oo faraha kula jira siyaasadda,” ayuu barlamaanka hortiisa ka yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa waxa uu cadeeyay in durbadiiba ay dowladdiisa qaaday tallaabooyin uu ku macneeyay “dhiig-joojin” iyo kuwa ku saleysan istraatiijiyada mustaqbalka dhow iyo midka fogba.
“Maanta oo aan xilka hayno muddo sannad ah, waxaan ku guuleysannay inaan xaalad middi hore aad uga wanaagsan oo lagu faani karo suurtagelinno. Waxaan dib u habaynay ciidamadda, waxaana dib u soo celinnay kala dambeyntooda iyo wada shaqayntooda kana fogeeynay in ay ku milmaan siyaasadda. ”
“Dadaaladaas iyo kuwa kaleba, waxey inoo sahleen in howgallada dib-u-hanashada amniga dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-Shabaab laga soo hoyo guulo waaweyn oo wax ku ool ah. Waxaa dib loo hantay oo gacanta geesiyaalka ciidamadda Qaranka iyo mujaahidiinta macwisleey soo galay dhul aad u ballaaran oo muddo toban sano ka badan ay ka talinayeen Khawaarijta Al-Shabaab.”
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu ka shanqariyay in dhawaan uu bilaaban doono wejiga 2-aad ee howl-galada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo uu balan qaaday inuu noqonayo midka lagu soo afjarayo jiritaanka Khawaarijta Al-Shabaab haddii ALLE oggolaado.
“Khawaarijta Al-Shabaab waa cudur daawadiisu tahay dabargoyn. Dowladda aan anigu hoggaamiyana waxaa ka go’an in la ciribtiro Al-Shabaab, loogu tago goob iyo god kasta oo ay ku jiraan. Waxaan aamminsanahay in dagaalkoodu yahay waajib diini ah (Jihaad) oo ay tahay inuu qof kasta oo muslim ah ka qayb-qaato.”
“Annagoo aragtidaasi ka duuleyna ayaan abaabulnay culumaa’udiinka Soomaaliyeed, waxayna si geesinimo leh uga soo saareen fatwo diini ah oo ku aaddan Khawaarijnimada Al-Shabaab. Waxaan, sidoo kale, taageero iyo garab istaag uga raadsanay cid kasta oo nala garabgeli karta dagaalka xaqa ah ee aan kula jirno khawaarijta sida arxanka darrada ah u hortaaggan in dadkeenu ku noolaadaan nolol karaama leh.”
Ugu dambeyntiina waxa uu madaxweynuhu sheegay in dagaalka Al-Shabaab uusan ahayn mid siyaasad geli kara, “Dhiigga iyo amniga shacabka Soomaaliyeed ma aha mid siyaasad iyo gorgortankeeduba ka furan yihiin. Sidaa daraaddeed, waxaan aaminsanahay iney waajib tahay in laga fogaado isqabqabsi kasta oo siyaasadeed oo fursad looga mashquulo u abuuri kara Khawaaarijta Al-Shabaab.”
Warku waa dhan yahay.
Aaway kuwii orran jiray= Farmaajo ayaa ciidan dhisay, kkkkkkkkkkkkkk.
Waa kaas warka madaxweyne xasan sheekh, oo ah ninkii dhaxlay ciidanka.
Dabacuun in ay nin kale dabada u ruxaan mooyee ayagu wax ma noqon karaan.
Taagerada khiyaaliga ee garguurte waxay u qabaan in ay jaalle daarood wax ku yeeli karaan.
Citiraaf baa quustay….
Markii uu farmaajo joogay wixii amniga qasayay culusoow buu ahaa
Xagee culusoow amni kakeenay oo ciidan kadhisay
Ciidamadaan horaa loo dhisaye
Kaaga darane dadkii masaakiinta macawisleeyda hawiye intuu dagaal galiyay ayuu hadana dagaalkii joogsaday
Markaasaa alshabaab dib magaalooyinkii ugu xasuuqayaan shacabkii
Tuuladiisii cali gaaf daganaa waad aragtaa
Marka tani labada sano iyo barka intaad daarood ku mashquulsan tihiin yay dhamaan
Deni miis uu ka kakacay go, aamada kasoo baxay muxuu uga daba
hadlayaa? Saw 5 jeer xidhiidhka umaysan jarin dawlada Federaalka
markii ay kawaayeen sad bursigii xaaraanta ahaa!kkk waar wuxu
weji adakaa!!!
Majeerteen marba qolo Daarood ah ayay ku awr kacsadaan. Markii
Ogaadeen fahmay afar wajiilinimadooda ayay Harti u qaylo dhaanteen!
Garoonka Garoowe 8 maalmood waa xidhan yahay. Maanta Dekada
Boosaaso ciidan meleteri ayaa albaabada u xidhay!
@Lop Pint-Nus ayaa yaaban!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ciidamada dhisidooda waxaa lasoo bilaabay xiligii sheekh shariif.
Markii uu xasan sheekh yimid, halkii ayuu kasii waday dhisidooda, ilaa uu meel fiican gaarsiiyay oo uu ku dhowaaday inuu si rasmi ah u diiwaan geliyo.
Arrimahaas oo meel fiican marayay, ciidanka oo dhisnaa oo qalabeysnaa, tabaro ba’ana (adagna) ay u socdeen, qalabkii lagu diiwaan gelin lahaa iyo dadkii diiwaan gelin lahaana ay diyaar ahaayeen, amniga wadanka iyo kan muqdisho ay suganaayeen, argigixisada al-shayaadiin ay cadibnaayeen oo dagaalo ba’an ay ku socdeen ayaa waxaa yimid seedi farmaajo oo ay keeneen murusade iyo shariif.
Ka dib maxaa dhacay,
La socda si fiican.
Imaatinkii seedi murusade farmaajo
1. intuusan sanad jirsan, waa tuu dhacay Qaraxii zoobe 1 ee Habar Gidir lagu xasuuqay, kaasoo uu farmaajo wax ka ogaa (shabaabka shirko kula ahaa), 700 ugu yaraan dhimasho, 1,150 (kun boqol iyo konton) ugu yaraan dhaawac.
2. Weerarkii bariire ee lagu laayay beeraleydii habar gidir, kaasoo ay fuliyeen ciidamo uu soo amray seedi murusade,
3. Weeraradii marba mid lagu qaaday ina warsame iyo cabdi qeybdiid, ee daandaansiga ahaa, inkastoo reerku is xakameeyeen.
4. Shabaab oo culeyskii ciidan laga qaaday, ka dib markii ciidankii hawiye laga soo saaray furimihii ay argigixisadaas ku horfadhiyeen, kaaga sii darankase loo ogolaaday ineey markii ugu horeysay canshuurtaan dekeda xamar iyo eleboorka oo ay soo kabtaan.
4. Ciidamo wada reer gedo ah, oo xamar lasoo tuubay si ay ugu aargudaan jaale siyaad, taasoo xoogaa shaqeeysay.
5. Amnigii qaranka iyo kii muqdisho oo faraha ka baxay, iyo xitaa haya’adahii amniga ee xiligaas oo qeyb ka ahaa amni daradaas.
6. Is hortaagii madaxweynayaal hore (shariif iyo Xasan sheekh), oo loo adeegsaday ciidanka amniga.
7. Xabadeyntii seedi kheyre iyo ina warsame oo banaanbaxayay.
8. Xabadeyntii shacabkii isugu soo baxay daljirka Hawiye.
9. Weerarkii lagu qaaday imaamka mudulood, ka dib markii uu rasaaseeyay askari farmaajo uu soo dirsaday.
10. Weeraradii lagu qaaday madaxweynayaal hore sheekh shariif iyo madaxweyne xasan, kuwaasoo uu soo idmay/amray seediga reer dayniile.
12. Kala xiridii magaalada muqdisho, meel walba wuxuu ku jaray dhagaxaan, si uu u lug gooyo reer muqdisho (Hawiye).
12. Weerarkii labaad ee lagu qaaday ina warsame, xaaf iyo rag kale oo Hawiye ahaa oo hal meel wada joogay, kaasoo ka dhacay madaxtooyadii hore ee cabdi qaasin, gadaal ayaan ka faahfaahin doonaa weerarkaas.
Ugu dambeyn, Lama soo koobi karo inta uu farmaajo dhibaato ku geystay magaca ciidanka xooga dalka Hawiye, intaan waa un inyar oo tusaale yar ah.
intii akhrisay, ka raali ahaado qoraalkeygaan, hadii uu dheeraaday.
Laalays
Majeerteen dhulkooda cid ayaga ahayn ma joogto oo qori sita, cidkale dhulkooda ma rabno sidiina.
Haddii Dhabayaco ayaga isqabtaan tol kala dhexgala jooga sida Leelkase, Harti, Ogaden etc.
Dhabayaco waa Somali oo maruun qoriga ayaga isku soo jeedin. Dhaqan Maryooley.
Laakiin Alshabaab iyo ciidan ajbabi nama wasaan marka doonaan. True.
Xitaa Puntland dhaqaale ahaan isku filan..run.
Kuye Daarood ku awr kacsadaan Majeerteen, kkkkkkkkkk.
why ugu awr kacsan oo uga baahanahay Daarood.
Isku dirkii xadka idin la dhaafay oo god Goojacade idinku xereeyey. Waayo waa lawada fahmay ” Daarood isku dir dhulkana ka dhaca! Dhul ma guuree dadbaa guura, tiraadaan.
Bal caawa ii sheeg danta wiilal Majeeeteen ugu dhimanayaan Sool oo tol caawi ka ahayn.
Boowe Dhuloos fahme Isaaq leh ” Majeerteen in Daaroodka ku awr Kacsadaan rabaan, adinkana Dhulka ka boobtaan.
Waan yaabay macal Garadag dhuloos ma dego maanta Caynabo ha joogtee!!!
Meeshaas la idinku joojin, we will kill you haddaad tuulooyinkii ku noqon waydaan.
Beleive me adinka maryo dhiig leh human.☠️
Adeer Beentii Daarood kusoo Caano Maalayey 60 Sano waxaa soo Afjaray Xurmad leh Xassan Shiekh.
Qodobadii Heshiiska dhawaan lagu gaaray Muqdisho waxaa sida uga dhaqsaha Badan loo horgayn doonaa Baarlamaanka labadiisa aqal kadibna waa la ansixin Doonaa Are Boowe wax aad ka qaban kartaana malaha. ( Ain’t nothing you can do about it 🤣🤣🤣 ).
Xurmad leh President Erdogan ayaa markii ugu horaysay ee loo doortay Madaxweynaha Turkiye waxaa uu baabi’iyey oo uu Dariishada kala baxay Raysal Wasaare wuxuuna Baarlamaanka Turkiga hor geeyey Nidaamka Madaxweynaha Awood leeyahay.
Waxaa arinkaas ka qayliyey Mucaaradka iyo Qolyaha hoosta ka taageera ee Reer Galbeedka laakiin Xurmad leh Erdogan dhagay jalaq uma siin arinkaas wuxuuna Baarlamaanka Turkiga hor geeyey motion si markaas cod loogu qaado.
Ugu Dambayn cod baa loo qaaday waxaana guulaystay Nidaamkii uu watay President Erdogan oo ahaa Madaxweyne awood leh iyo Raysal Wasaare Daaqada Lagala baxay lana masaxay.
Hada iyo Xaalada Somalia 🇸🇴 Madaxweyne Xassan Shiekh wax fiican ayuu bilaabay meel fiicana waa lagu dhaqaaqay waxa kaliya oo haray waa in Baarlamaanka Soomaaliya lahor geeyaa si ay markaas ay Qodobadaas Sharci u Noqdaan.
Guul iyo Gobanimo
Dawlad ka fiican Dawladaan waa ii dhiman tahay.
War maan wadaynaa…. Aadaale Aade !!
Mucaaradka Turkiga waxay yiraahdaan Erdogan waa Dictator hadana markasta oo Doorasho la aado dhagaha ayuu ka tumaa…. Sidoo kale hada waxaa Bilaabatay in Daarood yiraahdaan Xassan Shiekh waa Dictator..🤣🤣 Yaa is gaaray wali Cayaarta biloow waaye nooh…🤪🤣🤣
Hobyo godan
kkkkkkkkkkk
War aanan ogeyn ayaad ii sheegtay..kkkkkkkkkkkk
Dameer Culusow ma Somalia iyo Turkiye ayuu isla simayaa asagana Ardogan.
Aqli Xasan xoolo iga dheh.
Waa laba dal oo marxaladda joogaan la isla simi karin, Turkiye ayaga waa soo mareen civil war, millitary Coup de ta, dictatorship, buuq iyo all problems, maanta waa dal Ottoman Empire ahaan jiray oo cagadhigtay.
Shacab aqoon lehna one man one vote u codeeyeen Ardogan.
Daanyeer aqli xun ayaa tahay-Dal walba waxbaa u shaqeeya marxaladda ku jiraan.
Bal aqliga Culusow loojoojin maayo cidna, bal meesha idinku furo aragno.
Aniga ima matalo, he is not my president.😑
Xasan shiikh wuxuu dhamays-tirayaa qabyadii mudo xukunkiisa hore.
Qabya tirkaana waxaa ka mida inuu Gunuunuc- land u quus gooyo!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
No more Hooyo baad iyo sad bursi rabta!!!kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Land of Punt
Ummada Hawiye mudo badan ayay dhibanaayeen oo Canshuurtooda inta la qaato Qarax lagu layn jiray….. Inta dhib ee Hawiye loo gaystay lama qiyaasi karo laakiin Hada Nasrigii iyo Qayrkii baa yimid Xaqiina Feeraha ayuu ka dilaacay.
Hawiye haduu mudo dheer Murugaysnaa hada iyo wixii ka dambeeya in badan Baanu Qosli doonaa Insha Allah Qosolka ugu dambeeyana anagaa iska leh.
Madaxweyne Xassan Shiekh waa waaya arag usoo joogay Banooniyo badan uu Hawiye Shalay iska qalday laakiin maantay diyaar loo yahay in lawada saxo.
Land Of Punt
Waxaan ku siinayaa Qish yar bal in aad wax fahantid maadaama aad Magudbe tahay !
Maxay tahay Sirta ka dambaysa in Labo Xisbi ee ugu codka badan kaliya la rabo in ay Madaxweynaha Doortaan ?
A ) Ma waxaa loola jeedaa in Qabyaalada hal kaa ku dhimato oo Dadka Soomaaliyeed u kala codeeyaan labadaas xisbi oo Mushakalka ah ?
B ) Ma waxaa la rabaa in Mucaaradka lagu kala diro oo is aamini waayaan ? For Example Sidaad ogtahay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa waxaa Lagu Dooranayaa hal Ticket marka hadii Farmaajo rabo in uu Madaxweynaha u Tartamo ,Shiekh Shariif Afgaduudna rabo Madaxweyne , Xassan Cali Khayre na Rabo Madaxweyne, Ina Cabdishakuur na rabo Madaxweyne, Deni rabo Madaxweyne, Xalwaystana rabo Madaxweyne yaa marka noqonaya Madaxweyne Ku xigeen ?
Meeshaas Hawl fiican baa ka socota. Aan kugu daree Afarsano Kadib waxaa hal Ticket ku imaan doono Xassan Shiekh iyo Xamsa hadii uusan Xassan Shiekh Tartamin waxaa Badali doono Rooble iyo Xamsa oo hal Ticket ah hadii Alle idmo.
So What’s you’re analysis ?
Badhyo buur (Majeerteen), waxay raganimada xasan sheekh xaqiiqsadeen, maalintii uu dhisay maamulada Hirshabeele, koofur galbeed iyo jubbaland, uuna xoojiyay oo mideeyay maamulka galmudug oo markaas dhisnaa, laakiin u baahnaa mideyn.
Ka hor intuusan waxaas oo dhan dhisin, badhyo buur, waxay orran jireen ma dhisi karro, ma yeeli karro, u socon meeyso, suuro gal maaha, ma awoodo inuu hawiye laba maamul u dhiso, labada kalena uu wax ka siiyo, maamul aan kan badhyo buur aheyn soomaaliya lagama sheegi karo, maamul kan badhyo buur la mid noqda lama hirgelin karo, yeeli meeyno, iyo waxyaabo kale, kkkkkkkkkk.
Umuusan joojin ee waa kaa ku dhaqaaqay oo ku guleeystay, deedna yirri= badhyo buureey, maamuladaas safka lasoo gala, ayaga ayaad la siman tihiin.
Koofur galbeed=pint-land.
Badhyo buur ciil, naxdin iyo qaracan, kkkkkkkkkkkkkkk.
Hada sheekada socota waa taas oo kale.
inuusan u joojineyn wey ogyihiin.
Laakiin wey iska qeylinayaan, sidii markii horre, kkkkkkkkkkkk.
Wallee Xasan Sheekh waa hogaamiye dhab ah, oo yaqaan sida afqarmuunlayaasha afka loo jabiyo.
Land Of Punt
Mid kale Xisaabta ku dar…… 2023 waxaa la cafin doonaa Daynta lagu leeyahay Somalia inkastoo badan keeda horay loo cafiyey.
Marka la cafiyo Daynta maxaa ku xigi doono…?
Dawlada Xassan Shiekh waxaa ay soo qaadan doontaa Lacago Fara Badan Oo Billions Dollars ah waxaana Dadka Soomaaliyeed loogu Qaban doonaa lacagtaas Mashaariic waawayn oo Shaqo Abuur ah sida Warshado Shaqaalaysiiya Dad Badan iyo dhismayaal jidad, Dakado, Airports and so on…etc.
Intaas marka uu Xurmad leh Xassan Shiekh u qabto Ummada Soomaaliyeed lana Yimaado wax la taaban karo marka yaa waaye Qofka la tartami karo Xassan Shiekh ?
Kkkkk
Deni caadi maha kuye ader kursiga raisalwasaraha waa awood Qaybsiga besha
Ma taaban kartid
War ilma aderayalow USC waxan idin lee yahay marka hore iska xoreya amisom
oo amniga deganadiina suga si aad xuquuq somalinimp u heshan dorasho Qof iyo
Cod waxaa ka horeya inad degan nabad ah degan tahay lacagta malayinta dolar ah
Ee ay amisom Qadato dhalintiina siiya oo guryihiina amnigoda suga ina xasanka
Hatan muqdisho xukuma waxaa ilaliya ugandhis ma awoodo inuu amar la,aan
Baxo war inta aydan isbedel dowladnimo ka hadlin amnigiina ma sugan kartan
nin fashilmay ayaa wuxuu raba inuu maalin cad riyoodo runtii somali oo dhan baa
Fashil ah
Ciidamo wata Gaadiidka Dagaalka ayaa xirtay Wadooyinka Garoowe ayagoo Dhigay Dhagxaan Wadooyinkii ay Dadka Shacabka marayeen sababtuna tahay Ciidamada oo ka cabanaya Mushaar la’aan Dhowr Bilood ah aysan helin.
Waa markii labaad isbuuc gudaheed Ciidamada Puntland suubiyaan gadood Waxayna Saraakiisha Ciidamadaas fariin adag u direen Madaxda Maamulkaas.
Are Boowe meesha Busaarad xun baa ka jidha..!
Hobyo godan
Safar ku jiraa, Analyse kama gaaro..
Boowe ha biqlayso.
Weli ma aadan wajihin runta, been iyo boobna waa lagu hoogin sidii hore loogu hoogay…!
jidkii qabyaaladda ee qodxaha badnaa weli ragbaa u xiiso qaba.
Good lucky with that.😴
Reer puntland oo dhan baan lahadlayaa gaar ahaan majeerteen ma ilmo faroole yaa qaatir bilaahi laga taagan yahay
Walaalayaaloow afka kagaraaca xitaa aabahood oo munaafuq ah iidoor lashaqaysta iyo culusoow
War sidii madaxweyne cabdulaahi yuusuf uu ugalay kuwii carte taageersanaa ugala oo waliba qabqabta labaatan wiil iyo afar qori miyaa reer garoowe u fadhiyi karaan war waxa nadhaafsha bilaa caleek
Governor Deni oo sheegay
Inaysan amakaag iyo Fajac
ku noqon INUU SHACABKA PUNTLAND
yahey 400 kun markii lagu daro
Eelay Cali Jaberti
Maxaa yeelay Waqtiguu ahaa
Wasiirkii QORSHEYNTA ayaa
laqaadey TIRO KOON TAASNA
lagu xaqiijiyey
1. Mogadishu meesha ugu dadka badan
2. Hargeysa meesha labaad
3. Sh/ hoose meesha sadaxaad
Deni wuxuu ogaa PUNTLAND
inay Deyniile la dad tahey
QURAC IYO GARASKA TIRI
No dad badan
No Caasimado
No beero
No Taajiriin
SAXARO NABAAD GUUR AH
Sadkooduna Biscuits Dhiiq
yahey
Roma v Sevilla 1-1
uefa cup final
Roma manager jose morinho special one
ilaa qoraxdu dhinaca kale kasoo baxdo
Qabiil lasoo taagnaada
Hogaamiye hadaad rabto inaad noqoto
Resep tayyip erdogan kudayo
Maanta islaamka caalamka oo dhan baa meel walba uga dabaaldagayay xitaa taalibaan falastiin Indonesia Malaysia kaashmiir
Maxaa lagu jeclaaday isweydiiya
Soomaaliyeey is xag xagta ficiin kahartee hawiye daarood dir bal jano ha adingeeyaan
Maalin waliba bidihii ilaahay ku kufriyay
Yuweri museveni yaa na caayaya anagiina waa isu muuqanaa yaabkaan bal adigu arag
War dalkaan yaa iska leh horta waa su.aale
Abwaan cabdifitaax boodhari oo culusoow u alifay hees caalamka qabsatay
Waa heestii oo kale gabadhii nimco ee tiktok qabsatay
Adaa culusoow yaabi doona
Balan waxaan kugalnay inaan siciid deni soo celino hadalkaa iga qora siciid deni wuu soo laaban bilaa doorasho
Yaxaradaan halkaan nagu wareershay walaahi muraayada telephoneka inaan idiin kaga soo dhex baxaa ihaysa puntland ma hooyadiinbaa leh war waxa kan aflagaado naar baa lagu galaaye maxaa nadaba dhigay
Puntland bay kuwada qafiifeen
War walaahi afka laydinka garaaci
KKKKKK kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkk kkkkkkk
Kuwiina Deni raacsan qabiilbaad ku raacsantihiin.Xasan ayuu wax idiinka sheegay,waana sida uu dadkiisa xoolaha ah u haysankaro.Waxa uu idiin sheegay inuu Cadkii Daarood meesha ka maqan yahay,waana midda uu ku helay shacabka badan Ninka la yidhaa,Deni.
Shalayna waad raacsanayd kii oo nin Daarood ah oo Madaxwayne ridaya.Hadba meesha ay dantiisu ku jirto ayaad raacdaan.Bal aduu isxisaabi.
Kuwan Xasan Sheekh la ordayaana waa idin la mid,saa waa Mooryaankii Geela ku qalanayay Muqdisho.Hadda waa Caasimad wadan oo sidii miyiga ay Geel ku qalanayaan Siyaasiyiinta Hawiye oo Xasan Sheekh hogaaminayo.Kwaasi iyo qarannimo xagay iska soo galaan?
Hadaba qofku inuu qaran ka sheekeeyo iyo inuu qabiil ka sheekeeyo isma qabanayaan.
Iska iloowa Somali oo ku ekaada qabiilka.
Markaan qiyaasay Maryoolay,waxan aad uga naxaa sida dadkaasi Doqmo u yihiin ee aanay u fikirin.
Hawiye iyo Daarood wax la yidhaa oo dhalasho iyo dhiig lagu noqday ma jiro.Magaca Allah ayaan ku dhaartee ma jiro.Mana aha wax dhicikaraa.
Harti ma jiro,Abgaal dhiig wadaagaa ma jiro.Majerteen iska dhaaf oo Cumar Maxamuud dhalasho wadaagaa ma jiro.
Qofkaaga waxaasi aaminay ee is waydiin waayay waxa loo noqday,Dir,Daarood,Hawiye iyo Raxanwayn,waa maxay?
Qofkaaga fahmi waayay sida uu u shaqeeyo Nutureku waa lagu duufsankaa.Natureku ma sameeyo Bulsho Aabbo nimo kuwada jooga e wuxu sameeyaa Bulsho dano ku midoobay.Kuwaasi oo meelo kala duwan ka yimid,marar kala duwana yimid.
Adiga iyo intii kula dhalatay,caruurnimadiinii iyo sidaad u kala firidhsantihiin maanta waa sida uu Natureku u shaqeeyo.Danaha ayaa dadka kala fogeeya.
Isku soo wada duub oo wax been ah ayaad kala sheegataan,waana Doqoniimo dhaqan idiin noqotay.
Dee maadaamaad tihiin Bulsho Doqmo ah in lagu duufsadaana way dhib yartahay.
Dalmida
Shabaab hub ayaa loo gacan galiyey ay dhawr sano ku dagaalami karaan.
Heshiis hoose oo lala galay baa jira sababtoo ah waxaan waa hub cusub oo caadi loogu wareejiyey.
https://www.facebook.com/100000438226659/posts/pfbid0ZX11zNWX8iRysM1X8xXKaqqvX7A2LaB8THVSPxNiW7LLKkPYSkYLjwmKiGaAhsyFl/?mibextid=Nif5oz
Ahmed Najaad
Sxb yaa kala jecel in hub Alshabaab loo gacan geliyey iyo inkale.
Kun jeer ayaan sheegnay Alshabaab iyo Mooryaanta Xamar ku habsaday waa isku mid iyo isku reer..run
Anaga mooryaankii noosoo dhaafa Baraxley Mawdka ayaa laga adeejin, sida Mooryaantii nooga soo duulay Xaradheere ayagoo 500 gaara..Kulli ka dhignay mid jaban iyo mid jiis ah, mid majaha laga xiray ama dhintay oo ciida afka loo galiyey. Kayshali (rajameto) loo gelin sida naagaha👙
We don’t care Culusow iyo waxa walaaayo. Car Baraxley iyo Labida gaatama noosoo dhaafa..
Vivo Maakhir, Khatumo iyo Majeerteen/Leelkase Land etc., all mighty Puntland.
KKKKKKKKKKKKKKK😜