Madaxweyne Xasan oo furay kalfadhigga 3-aad ee baarlamanka Iyo wuxuu ka hadlay (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maanta Muqdisho ka furmay kalfahdiga sadedxaad ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Kal-fahdiga waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaljeedintiisa Kal-fadhiga 3aad wuxuu ku dul istaagay arrimo ay ugu muhiimsan yihiin: amniga; qaabaynta nidaamkeena siyaasadeed iyo dhammaystirka arrimaha masiiriga u ah Qaran-dhiskeena iyo horumarrada laga sameeyay dhaqaalaha iyo kobcintiisa.
1. AMNIGA:
Markii xilka dalka la ii doortay bishi May 2022, amniga dalka waxaa uu ku sugnaa xaalad aad u murugsan. Waxaan la kowsannay oo aan dhaxalnay ciidan si weyn u kala qaybsan oo faraha kula jira siyaasadda. Waxaan durbadiiba qaadannay tilaabooyin dhiig-joojin ah iyo kuwa ku saleysan istraatiijiyada mustaqbalka dhow iyo midka fogba.
Maanta oo aan xilka hayno muddo sannad ah, waxaan ku guuleysannay inaan xaalad middi hore aad uga wanaagsan oo lagu faani karo suurtagelinno. Waxaan dib u habaynay ciidamadda, waxaana dib u soo celinnay kala dambeyntooda iyo wada shaqayntooda kana fogeeynay in ay ku milmaan siyaasadda.
Dadaaladaas iyo kuwa kaleba, waxey inoo sahleen in howgallada dib-u-hanashada amniga dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab laga soo hoyo guulo waaweyn wax ku ool ah. Waxaa dib loo hantay oo gacanta geesiyaalka ciidamadda Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed soo galay dhul aad u ballaaran oo muddo toban sano ka badan ay ka talinayeen Khawaarijta Al-shabaab. Goor dhow, waxaa dib u billaanabanaa wejiga 2aad ee howlgalladaasi kaasi oo noqonayaa midka lagu soo afjarayo jiritaanka Khawaarijta Al-shabaab haddii ALLE oggolaado.
Khawaarijta Al-shabaab waa cudur daawadiisu tahay dabargoyn. Dowladda aan anigu hoggaamiyana waxaa ka go’an in la ciribtiro Al-shabaab, loogu tago goob iyo god kasta oo ay ku jiraan. Waxaan aamminsanahay in dagaalkoodu yahay waajib diini ah oo ay tahay inuu qof kasta oo muslim ah ka qaybqaato.
Annagoo aragtidaasi ka duuleyna ayaan abaabulnay culumaa’udiinka Soomaaliyeed, waxayna si geesinimo leh uga soo saareen fatwo diini ah oo ku aaddan Khawaarijnimada Al-shabaab. Waxaan, sidoo kale, taageero iyo garab istaag uga raadsanay cid kasta oo nala garabgeli karta dagaalka xaqa ah ee aan kula jirno khawaarijta sida arxanka darrada ah u hortaaggan in dadkeenu ku noolaadaan nolol karaama leh.
Waxaan rabaa in aan labada gole ee Barlamaankeena sharafta leh hortiisa hoosta uga xariiqo in dagaalka Al-shabaab uusan ahayn mid siyaasad geli kara. Dhiigga iyo amniga shacabka Soomaaliyeed ma ah mid siyaasad iyo gorgortankeeduba ka furan yihiin. Sidaa daraaddeed, waxaan aaminsanahay iney waajib tahay in laga fogaado isqabqabsi kasta oo siyaasadeed oo fursad looga mashquulo u abuuri kara Khawaaarijta Al-shabaab.
Haddii aan intaasi uga gudbo dedaalkeena ku aaddan ciribtirka Khawaarijta, waxaan doonayaa in aan idin la wadaago shaqada baaxadda leh ee ka qabsoontay sugidda amniga Caasimadda oo isbeddel badan laga dareemayo. Isbeddelkaas wuxuu ku yimid dib u habeyn iyo dib u eegis lagu sameeyay hay’addaha amniga ee caasimada ka howlgala iyo wadashaqayntooda. Waxaan sidoo kale la kordhiyay tirada ciidanka ee sugayo amniga caasimada kuwaas oo qaatay tababbar ciidan oo aad u sarreeya lehna anshax wanaagsan oo ay kula dhaqmaan shacabka ay ilaalinayaan sharaftooda iyo badqabkooda.
Sidoo kale, dhismaha iyo tayeynta ciidamada ayaan sii labo jibaarnay waxaana inoo suurtagashay in qaar kamid ah saaxiibada caalamka ay inaga saacideen tabobarka kumanaan ciidan ah oo la wareegi doono sugidda amniga iyo kala dambeynta dalka. Ciidamada cusub ee aan tababarnay mudada aan xafiiska joognay waa dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo xulay dhammaan deegaanada dalka, waxeyna dhabbo cusub u jeexi doonaan soo celinta sharafka iyo karaamada dalkeena.
2. DHAMMAYSTIRKA HOWLAHA MASIIRIGA U AH QARAN-DHISKEENA
Mudanayaal iyo Marwooyin, sida aad ogtihiinba, tan iyo markii la ii doortay xilka Madaxweynaha JFS waxaan guddoomiyay lix kulan oo Golaha Wadatashiga Qaran oo ah madal lagu gorfeeyo heshiis-siyaasadeedna looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee Qarankeena horyaalla oo ugu horreeyaan federaalaynta dalka iyo ilaalinta wadajirka iyo midnimada dalka iyo dadkaba.
Mahad haka gaartee ALLE SWT, kulamaddii u qabsoomay Golaha Wadatashiga Qaran, waxaa ka soo baxay heshiisyo siyaasadeed oo tobankii sano ee la soo dhaafay horay loo dhaqaajin waayay. Waxaa heshiis siyaasadeed laga gaaray arrimaha ay ka mid yihiin:
1. Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2. Astaynta awoodaha hay’adaha dowladda ee heerarka kala duwan.
3. Federaalaynta nidaamka garsoorka dalka.
4. Federaalaynta aarimaha maaliyadda.
5. Qaabaynta amniga Qaranka.
Heshiisyadaan waa kuwo siyaasadeed oo ay dhici karto, mararaka qaar, in Golaha Wadatashiga Qaranka ku kala aragti duwanaa. Hase yeeshee, Waxaanan la isku diidanayn oo aan la isku colaadinayn in qof ama hay’ad ay ka yeelan karto aragti gaar u ah. Hase yeeshe, waxaa muhiim ah in aragtidaasi noqon dabar ku xiran dhammeystirka howlaha masiiriga ah ee dowlad dhiska gaar ahaan Dastuurka JFS oo aan heshiis kunnahay in la qabyo tiro.
Mudanayaal iyo marwooyin;
Sida aad la socotaan, dhismaha jamhuuriyadda 3aad ee ka soo billawday Carta wuxuu jirsaday 23 sano isagoo soo maray duruufo iyo marxalado kala duwan. Muddadaasi 23ka sano ah talada dowladnimadu waxay marba gacanta ugu jirtay siyaasi, oday dhaqameed iyo ergo tiradoodu kooban tahay iyadoo mar kasta ay maqnayd kaalintii ay lahaayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ay ahayd in dowladoodu noqoto mid ku timid kuna shaqaysa rabitaankooda. Tani waxay keentay in dowladnimadeenna aan u maareyn weyno sida dadyowga kale ee dunida u maareeyaan dowladnimadooda.
Sidoo kale, Xaaladdaasi waxay sababtay in dowladnimadeenna iyo dadkeenuba noqdaan kuwo ku nool cabsi, argagax, gargaar iyo kaalmo dibadda uga timaada iyadoo dalkeenu lagu sheego inuu yahay dal hodan ah oo ALLE SWT ku mannaystay khayraad kala duwan.
Si arrimahaasi aan soo sheegay looga gudbo, waxaan u baahannahay in aan dib isu qiimayno oo aan guddoonsanno talo aan uga baxno hubanti la’aanta ku hareeraysan guud ahaan mustaqbalkeenna gaar ahaan dowladnimaadeena isla markaasna aan gaarsiinno in dadkeenu ka baxaan gacan hoorsiga iyo faqriga una dhaqaaqaan dhinaca horumarka, isku filnaanshaha iyo hodantinimada kuwaas oo ku imaan kara in dalkeenna u helno maalgelin gudaha iyo mid dibedda ahba kuwaas oo ku xiran in dowladnimadeenu tahay mid ku dhisan talada dadkeeda iyo sarraynta sharciga.
Sidaaa daraaddeed, Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) wuxuu gaaray go’aanno siyaasadeed oo billow wanaagsan u ah talo u dhaxaysa dadkoo dhan. Golaha Wadatashiga Qaranku wuxuu ku heshiiyay in la dhiso dowlad sharciyad leh, ku dhisan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed oo qaadi karta himiladooda.
Goluhu wuxuu isku raacay in talada loo celiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed oo la siiyo fursad ay ku doortaan cidda ay ku aamminayaan dowladnimada ha noqoto heerka dowladaha hoose oo ay ka mid yihiin deegaannaddii laga xorreeyay ama, haddii Alla idmo, laga xoreyn doono khawaarijta Al-shabaab ee heerarka dowladaha hoose, DXDF ama golayaasha Dowladda Federaalka. Sidoo kale, Goluhu wuxuu isku raacay in jaanta isla helaan heerarka dowladeed ee aan kor ku soo sheegay. Intaa waxaa dheer in Goluhu ku talinayo in nidaamka xukun-hoggaamineed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya noqdo madaxtooyo oo gacan ka gaysan kara in isqabqabsiga siyaasadeed ee horay loo soo arki jiray looga gudbo.
Mudanayaal iyo marwooyin, Baarlammaanka sharafta leh;
Waxaan rabaa in dadka Soomaaliyeed ka meyro welwelka, walbahaarka iyo cabsida laga dhex tusiyay heshiisyada siyaasadeed ee Golaha Wadatashiga Qaranku gaaray. Waxaan rabaa inaan Shacabka Soomaaliyeed u caddeeyo in heshiisyadaani yihiin TALLABTII KOWWAAD EE LOO QAADAY DHANKA SAFAR KUN KM AH,. Heshiisyadaan Waxaa u dhimman talada Shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha dowliga ah ee matala shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ma jirto cid dadka Soomaaliyeed ku xukumi karta xoog iyo dirqin. Ujeeddada go’aannada Goluhu gaaray ayaa ah in talada siyaasadeed ee dalka dib loogu celiyo Shacabka Soomaaliyeed.
Sidaa daraaddeed, waxaan rabaa inaan kula dardaarmo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in HAYAANKA LOOGA GUURAYO FADHIIDNIMADA SIYAASADEED ee DHISMAHA DOWLAD QARAN aan laga RAADIN dano siyaasadeed, balse lagu eego dareen u adeegaya dadaalkeena wadajirka ah ee an dib ugu yegleelayno dhismaha dowlad qaran ee si dhab ah u hanaqaadda.
Ugu dambayn, waxaan ka codsanayaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya in inta uu ku gudajiro Kal-fadhigiisa 3aad siiyo mudnaanta ugu sarraysa iskuna howlo dhammaystirka dib-u-eegista Dastuurka isagoo ku salaynaya heshiisyada siyaasadeed ee uu gaaray Golaha Wadatashiga Qaranka, si fursad loo siiyo muwaadin kasta oo doonaya inuu taladiisa ku kordhiyo dhammaystirka dib-u-eegista Dastuurka iyo sidoo kale hortabin siinta sharciyada kale ee muhiimka u ah xoojinta qeybaha kala duwan ee horumarinta dowlad dhisidda sida sharciga XAFIISKA HANTI-DHOWRAHA GUUD EE DOWLADDA
3. DHAQAALAHA
Mudanayaal iyo marwooyin;
Haddii aan u soo noqdo Dhinaca dhaqaalaha waxaa howl wanaagsan laga qabtay dhammaystirka daynt-cafinta dalkeena oo fure u noqon doonta in aan awood u yeelano kobcinta dhaqaalaheena sida fududeynta maalgashiga gudaha iyo kan dibaddaba ee khayraadka kala duwan ee dalkeenu leeyahay oo taniyo markii ALLE SWT nagu manaystay aynaan si waxtar leh uga faa’iidaysan.
Xildhibaannada sharafta lahoow, walaalayaa, Sida aad ogsoon tihiin, arrinka dayn-cafinta waa mid soo socday muddo toban sano ah oo saddax dowladood isaga kala dambeeyeen. Waxaan boggaadinayaa in geedi-socodka dayn-cafintu uu marwaliba ahaa mid ka caaggan siyaasad oo labada heer xukuumadeed oo Jamhuuriyadda ay si wadajir uga shaqaynayeen in nagala cafiyo daynta.
Arrinkaasi wuxuu suurageliyay in aan buuxinno sideetan boqolkiiba (80%) shuruudihii ku xirnaa dayn-cafinta, waxaana filaynaa in dabayaaqada sannadkaan, 2023, nalaga cafiyo deynta kaddib 10 sanno oo aan ku soo jirnay geeddi-socodka deyn cafinta.
Si la mid ah arrinka la dagaalanka Khawaarijta iyo adkaynta amniga dalka, waxaan rabaa in halkaan ka caddeeyo in dayn-cafintu tahay mid uu shacabkeennu ku dheefsan doonaan Ilaahey idinkiis. Sidaa daraaddeed, dayn-cafintu waa in ay noqotaa mid ka caaggan siyaasad oo aan lagu tolin rabitaannada siyaasadeed ee kala duwan ee siyaasiyiinta dhex oolli kara. Si kale haddii aan u dhigo, dayn-cafintu siyaasadayn ma geli karto.
Mudanayaal iyo marwooyin;
Waxaan doonayaa inaan boggaadiyo dedaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya billowday ee ku abbaaran la-dagaalanka musuq maasuqa iyo xatooyada xoolaha dadweynaha. Marna loo dulqaadan maayo in shillinka laga soo qaado wadaha bajaajta, gobadha jidka hareertiisa ku gadda shaahiga, ganacsadaha kale iyo qof kasta oo magaca dowladnimo looga qaado xoolo in qof ku dheefsado oo guryo iyo hanti ka sameeysto. Waxaa naga go’an in cid kasta oo xadda xoolaha dadweynaha la marsiiyo waxa uu sharcigu ka qabo oo aanan la isugu aabbayeelin. Fariintayda ayaa ah “ Xoolaha dadweynaha hala nabadgeliyo.”
Ugu dambayn, waxaan hadaljeedintayda ku soo gunnaanadayaa si waafaqsan qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in Kal-fadhiga 3aad ee Barlamaanka FS uu inoo furan yahay.



Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65673
Aaway xaange iyo axmed najaad kkkkkkk
Soobir mataqaanaan kkkkkkk
Caku kabtan ayuub waa reer mudug asal ah
Wuxuu yiri soobirkaan soobirku dhalay kkkkkkk
Yacni soobir waa ninka dheer ee doqonkaa xamsa soobir kkkkkkk
Sacdiyo Salaad ayaa ka wakiil ah
PUNTLAND.
Ayaduna wataas
go’aanka wax ka qaadan
Majority rules,
Minority demonstrates
Gedo land
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Soobir ,Qoobish,Dhoys iyo Qabaluus waa erayda reer mudugu aad u adeegsadaan marka ay tilmaamayaan qof doqona oo iska soo taagan aanan fahmi karin meesha wax u socdaan.
Waxay putland iyo dani diido waa NO waxba ka socon maayan xasan dhiiqo inu xoolo yahay sidaasa ku cad waxan u soconayn buu ku wareeray car sharcigan ha hir galo dagaal baa laga xigaa iyo in puntland ka godo dalka inta kale,iyo muqdisho,haduu sharcigan ugu talinaayo afarta degmo ee muqdisho uu ka taliyo mooyi lakiin puntlan oo ah half koonfur somaliya sharcigan ka shaqayn mooyo No way NO haw
Intii hore waa la iska daba wareegaayey, laakiin dalku hadduu u jehaystay wadadii dawladnimada ee loo baahnaa. Guul insha allah
ANIGU NIN KASTOO YIMAADA HALA TAAGEERI WAQTI HALA SIIYO AYAAN QABAA.
Haddaan la kala roonan roon ma da o.Kuwii lahaa shalay FARMAAJO WAA MARRIIIIIXAAAN yaan lagu dayan walaal la qalday,lagu dangaaray.
1990 ayaa waxaa jirtay in shacabka inta loosoo xirto dharka police milarate koofiyad casts,shacabka xasuuqaan ayaa la oran jiray dawaladda ayaa laysay si shacabka hab qabiil loogu kiciyo.
Kuwii sidaa sameeyay ayaa misana laynaayay 32 sanno kolba shaati u soo xiranaayay.Shacab noocaa ah waaye Somali.
Taa waxay igu khasbaysaa in aan taageero kii yi.aada si un 1 habeen nabad loo helo and may be further development.
Dawlad xun,waxaa kasii xun dawlad la,aan.
Soomaalijecel
In nabad la helo waa muhiim!! laakiin xasan dhiiqo waa doqon ma gudbe ah
oo wax uu qaribo maahee aan waxba soo kordhinayn!!
Wuxuu yiri al-shabaab baan la dagaalamayaa waa lagu raacay oo waa tii shabaab neefta lagu celiyey!! dagaalkii wuu joojiyey! sababtuu u joojiyey dadka uma sheegin!! alshabaab way ka faa’iidaysteen dagaalka la joojiyey, dib bay isu abaabuleen waana xoogaysteen, maanta waxa weerarka ahi waa alshabaab
oo waa kuwa maalin dhawayd buulo mareer ku xasuuqay ciidamo amisom iyo soomaali isugu jira goobtiina qabsaday wixii hub yaallayna rartay !!
waxaa intaa dheer waxay ugaarsi ku hayaan askarta dagaalka ku dhaawacantay
oo ay dhaawac tirayaan!!
Xasan dhiiqo inta dagaalkii shabaab meel iska dhigay buu illeen waa doqone
la soo shirtagay waxaan qaadanaynaa nidaamka madaxweyne iyo madaxweyne
ku xigeen iyo waliba 5 sano ah !!! oo aaway dastuurkii? awood qabsigii aaway ?
Xasan dhiiqo xaarki kama kece waa masiibo ummadda lagu saliday oo luggooyo
la daba taagan !! waa dameer indhihiisu ay lacag kaliya arkaan !!
Intuusan hadlin qosol nacas baa ka soo horreeya? oo muxuu ku qoslayaa!! bal adba !!
War Xaafadan Galmudug loo baxshey ee Abgaal HG ku haysto maxay ahayd aniga Muqdisho waa la iga badiyaaye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Markaan sheekada dhuuxay waxaaba la ii sheegay waxa la isku haysto goofka maahee waa magaca .Taas goof goofka la isugu haysto ayaa la leeyahay caasumad ha sii ahaato
Horta daaraoodoow, waxaa fiican in la is weeydiiyo, waa tuma soomaaliyada laga hadlayo.
Soomaaliya waa min mudug ilaa iyo kismaayo, kuma jiraan barri iyo nugaal iyo wixii ka shisheeya.
Dalka jamhuuriyada soomaaliya, waa gobolada,
1. Mudug,
2. Galgaduud,
3. Hiiraan.
4. Shabeelaha dhexe,
5. Banaadir,
Oo Hawiye Gaar U Wada Dego, Marka Caabudwaaq Laga Reebo.
6. Shabeelaha Hoose, waa gobolka lixaad ee uu hawiye dego inkasta oo uusan kaligiis ku aheyn, oo raxan weyn la degto.
7. Baay, waa raxan weyn, iyo waxoogaa Hawiye ah,
8. Bakool, sidoo kale,
9, jubooyinka sidoo kale, deegaano waa weyn beynu ku leenahay.
Waa intaas dhulka la yiraa jamhuuriyada soomaaliya ee Hawiye.
Intaas markii la fahmo ayaa waxa kale laga doodayaa.
Shuruucdaan waxay ka dhaqan galayaan goboladaas aan soo sheegay.
Cidina uma baahna oo uma xisaabsana sadexda saxare.
Xaange
Wacadala xamsa hadaad qaabkiisa iyo hadalkiisa sifiican ugu fiirsato iyo dhererkiisa
Waa maaryaa caadi ah ilaahbaan kudhaartaye
Kulahaa maraykanka madaxweyne kuxigeen bay leeyihiin
Maxaa maraykanka iyo soomaaliya oo qabiil wax uqaybsata iska galay
Qabiil dhan buu kursiga kumatalaa markaasuu wixii culusoow yiraahdo yuu kadaba leeyahay yaab
Waligeey axadkaanoo kale ma arag
Xitaa kumuu fakarayo beri qof iyo cod in daarood dhulkooda uusan waxba kanoqonayn haduu madaxweyne isu taago caqli meet
Nin walba walaalkiis buu wax kuyahay
Wadadaas farmaajo kulumay oo kaa taageero badnaa markii uu daarood isu keeni waayay
xaange
Intaad iska daysid
Hiraab iyo Hoygooda
Goojacade ma waxay noqotey
Daarood ku xaar 3aad.
Gala dagaala waa intaas
oo aad dhiman weydaane
Gala Goojacade waa intaas
oo aad soo aragtaane
Xaange
Galmudug waa Xaafad
kutaalo DEGMADA DHARKEYLAY
Ee dhanka Afgooye
Waa degaan aad
loo dhisay, kana qiimo
Badan dhanka YAAQSHIID
Oo Balcad xigo, inkastuu
Dhankaas Balcad xigo hadda
Loo jihaystay.
Ragga aad aragtey ee GANUUNICI
waxaa la dhalaa
Ha dhisan dhisan mahayee
Ha Tacban Tacban mahayee
Taasna waxaa Ciida ku aasay
BIRMADE XASSAN SHIIKH
HALGAME XASSAN SHIIKH
DAL XOREEYE XASSAN SHIIKH
@SoomaaliJecel
Faarmaajo waa mareexaan wey shaqeysay, ee xasan waa Abgaal ma shaqeyneysaa, kkkkkkk.
Farmaajo sababta loo lahaa waa mareexaan, waa inuu ahaa ajinabi aan u dhalan gobolka banaacir iyo villo Hiraab, laakiin Hadii la yiraa xasan waa Abgaal, areey xaa ba’aayo,
Mehuu joogo soo goof Abgaal maaha,
Areey kaalay adiga dadka ku kici xasan waa Abgaal, sidii uu asaga ugu kiciyay Farmaajo waa mareexaan.
Miskiin aan dad iyo deegaan aqoon oo miskiin ah.
Xaafadaha Cusub ee hadda Xamar
ugu Fiican waxaa waaye
Daaru-Salaam
Mariska
Garas-baaley
Galmudug
Iyo DAHABSHIIL oo hadda
Kaaran kakor ( Ceel-macaal)
Ka dhisayso DAARU-SALAAM CAMAR
Xamar hoose iyo saxmadeeda la nac
Villa iyo beer iyo neecow
Gedo land
Xamze waa Cumar Jees 2
Doqontii inta luntay lasoo helay waxaa laga sheegay maxaa la iga farxi beri sow lumi maayo.
“When God wants to please a poor man, He lets him lose his donkey and then helps him find it again”
Xaange
Xamze ayay sheekadu joogtee maxaa jees meesha keenay ?
Jees jubbaland oo Absame leeyahay buu difaacayey! haddaadan is yeelyeelayn
wixii la soo maray waad ogtahay ! jees maxay moorgan isku hayeen?
idinkoo majeerteen ah waxaad tiraahdeen kismaayaan degnaa !..,, haye
oo hanti badan ku leenahay! waxaa la waydiiyey oo xamar soo maadan hanti badan ku lahayn maxaa kaa keenay?! ma doonayn inaan taariikhdaas dib ugu noqdo kaakiin adaa toosiyey !! maalin dhawaydna land of punt baa wuxuu lahaa kismaayo waa inaan magaalo madax laga dhigin si marreexaan uusan cag u soo dhigin !! caqliga noocaas ah ma lagu wada joogi karaa ?!
Gedo land
Adiga hadalkaagu wax ka soo qaad ma le! nin sida gabal dayaha hadba dhinac u jeedsada !! waxaa kalood noo sheegtay inaad mar waalatay ! marka kugu talax-tegi maayee alle ha ku caafiyo .
Waxaad isku qaldeeysaa mulkiile awood badan oo goofkiisa dhex jooga, iyo maxlal miskiin ah oo soo galooti ah.
Wax maxlal lagu riday, mulkiile laguma rido.
Hodan
Deni iyo Puntoland in Ay Jiraan iyo in
Kalaba Yaa War Ka Haya 4 Maamul
Gobaleed iyo Dawladi Dhexe Ayaa is
Raacsan Deni Gafuur Weeyne Gafuurkisu
Asaga Ayuu Ku Yaala o Dhib Ku Haya
Digriyoow ama ciidagale
Farmaajo markuu kudhalanaayay
Hospital martini geed hoostiis ayaa lagugu umululinaayay oo bilaa dhaqtar ah islaan reer miyi ah ayaa kudhalisay asagana islaan reer beled ah ayaa dhalisay aduunyo
Axmed madoobe qudbadiisii shalay wuxuu yiri reer muqdisho hore iyo reer muqdisho danbe yaan isku si wax loogu qaybin kkkkkkk axmed kalmadaas waa tuurtay odaygu
Adeer muraayad isku fiiri muqdisho haku waalane
Xitaa hadaan habargidir ahaan kuula hadlo
Dadka soo naqraacay ayaad kujirtaa waxba hiraab dabada hala galin
Dabshid
Haddii Xamar iyo Caasumada Soomaaliya yihiin goof Hiraab, dee Goojacadana waa goof Harti.
Goojacade waxaa jooga qayb ka mida Argagixisada Ceelasha biyaha iyo Bakaaraha fadhida.
Waliba argagixisada Goojacade hartiga Cashuur kama qaaddo ee iyagaa lagu hareeraysan yahayn maalmo yar ayaana u hadhay
@Gedo ama @Cabudwaaq,
Sheeko caruureedka naga daa.
Ina Madoobe, muxuu noo sheegayaa?,
Yaa wax ka dhageeysanaya?,
Farmaajo xamar ayuu ku dhashay
Qiil ma u noqoneeysaa,
Hadeey u noqoneyso,
Maxay u yiraahdeen,
Aryaa ninka mareexaan
Villada kasoo saara, kkkkkkk
Soo lagama soo saarin
Oo nin sacad ah soo ma
Keenin afisyoone,
Oo xitaa doorashadii goofkiisii
Gedo soo nin sacad ah suu
Doono kama yeelin, oo
Nin sacad sooma dhaarin dhamaan
Xildhibaanadii mareexaan (gudoomiye dhabanacad).
Waar dalka, dadka, diinta, dhaqanka,
Muqdisho iyo villo hiraab,
Dhamaan waan kaa xignaa,
Ee hana isku keen dbererin.
Xaange
Aan isu wareysano sidii odayaal
Ee suaaahaan iga waraabi
Uunsi iyo suurana ka ilaali
Miyaad aqbasheen 5tii qodob ee
Ay soo saareen Guddiga Ciise iyo Maamulka
ee ahaa
In 8th January 2024, 66 oday la hoos tago
Haddiise aad aqbasheen
Dhalintii dadaaahey ee lagu soo doortey
Codka shacabka degmooyinkooda
Iyo 66 uu soo xuley KAABO-QABIIL
kee fadhiisan Parliament Garowe
Dabshid
Haddii ay sheekadu sidaa tahay kuwa diidan in la dhiso ayaa khaldan.
Laakiin in la dhiso maba diidane ee magaca ayey dhibsanayaan baan maqlay.
@Digriyow soo Barbara addeer waad yar tahay. N3 kula jabay Xamar miyaa degaan kaa dhigay?kkkkk
Hiraab?Waraa cayaal maa na mooday?Hiraabka sow ma ahan kaad Somali oo dhan ku weerartay oo 15kun ka dhisay shalay miyaa dhalatay?
Hiraab kan Galmu kugu gartay oo Garasbaalay waaxda Baariyow Isaaq Daauuud kuu diidan yahay ma ahanoo?
In aan talax tago ayaa rabtaa ma Dabshidaa I mooday aan xabadna xeerin in aan noqdo iyo adigoo kale.Muqdisho ayaan dhex qoomaaraa waliba villa aan leeyahay cid aan u ogahay Thuma walaahi ma jirto.
It’s my capital marti kuma ahi.Maalinta ay noqoto goof walaahi waa ka tagaa inta ka horeysa AFKAADA QURMUUN ILLAASHO.
Waa runtaayoo TUUG ayaa tahay shacab masaakiin dhiigooda ku nool laakiin maalinta ay ku fahmaan waad ugu liidataa dadka.
ARSOW ISLAAM MA AHIDIN MA YUHUUDAA TIHIIN ALBAABKA MAA NAGA FURTAAN WAA JIRTAY OGOW.
Kaasaa marti ahaa?
Waraa dadkaas kale aad iga leexo nacasyahow.
Labo arimood ayuu soo afjarayaa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay Xamar ku gaadheen;
1. Raíisal wasaare ay 4 tii sano Majeerteen Xamar u raadsadaan markay
waayaana Dawlada Federaalka xidhiidka u jaraan! Gunuuskaa waa
dhamaaday!kkk kkk kkk
2. Waxaa kale oo soo afjarmay halhayskii/faankii Majeerteen ee ahaa
“dadka Soomaalida anagaa ugu badan! Maadaama inta ay maanta is
tiriyeen ay dadka ku dhaqan Puntland 350000 (sadex boqol iyo konton kun)
dhaafi waayeen!kkkk kkk kkk kkk
La soco oo dadka kaadhadh-ka la siiyay waxaa ku jira dad gaadhaya 50.000
oo asal ahaan ka soo jeeda koonfur Soomaaliya!kkk kkk kkk
Dabshid
Odayaasha kuwa doorasha inay caqladeeyaan damcay ee ku fashilmay ayay u ceeb-qarinayen. Doorashadu 3 degmo ee dhimman way ka dhacaysaa.
Odayaashu malaha go’aanka ah in 66 lagu laabto iyo in laga gudbo.
Go’aamkaas waxaa iska leh dadkii PL wada dhistay oo dhan hadday ahaato Xukuumad ,Barlamaan,Isimo iyo aqoonyahan.
Dadka badankiis waxay rabaan inaan lagu laaban 66, ee lasii wado nidaamka bilowga ah ee qof iyo cod.
Waxaana filayaa isimada iyo aqoonyahanku inaanay dhaafi karin rabitaanka shacabka .
Dabshid
Maxaad tidhi? kkk Qof ayo cod haday dhacdo degmada Dayniile ayaa
400.000 oo codbixiya laga helayaa! kkkk Arintaas awgeed ayaa keliftay
in siyaasiyiinta reer Puntland dastuurka Soomaali in la dhamays tiro weligood
u yeelayn.kkk Mid ay macmisheen oo ay wax ku booban ayay rabaan taasna
cid ka yeelaysaa ma jirto!kkk kkk kkk
@SoomaaliJecel
Xamar soo abtiyaashaa kaama wakiil aha, yaa ku taaban kara.
Murusade oo abtiyaashaa ka tabar yar waxay magan geliyeen oo magaalada keeneen seedigood farmaajo.
Yaab ma leh, taas.
Nabad ku nooloow.
Laalays
Salaan sare suldaan
Waxaad iiga warantaa ninkaan ah
Feysal Cali Waraabe siduu ku ogaatey
Inay isla egyahiin
Ardeyda Somaliland iyo Shacabka PUNTLAND
Muddo hore ayuu sheegay
GEEDI SHAAMOOW miyaa duqu
Markana wuu deganaan jiraye
Islaan Raxanweyn ahna wuu qabaaye
ila dhageysta Cajaa’ibta Qiyaas Feysal
https://www.facebook.com/macruufxaji/videos/238897058779772/?sfnsn=wa&mibextid=l2pjGR
hodan halaga qariyo
Laalays
Waar waan ku salaamayaa soo dhawow sxb.
Beryahan meesha fadhixumadeeda waad isaga yar dhuumatay.laakiin waan ogahay inaad sheeddaas naga khaawisasey mise niyow magacyada Hobyo godan,Digriyow Baaruud,Zaki ayaad Hawiye kula dhuuqaysey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
RW soomaaliya iyo dowladnimadan Soomaaliya ee magac u yaalka ah inta inaga dayso Jamhuuraydii 32 jirka ahayd ka waran?
xaange
Sida dhabtaa in shacabku doorto
Masuulka Puntland sida SOMALILAND
waa arin fiican, lkn Deni daacad kama
aheyn wuxuu is lahaa, 2 sano halaguu
CASEEYO, qorshahana kuma darsan
Garowe unukaa leh Boowe ayaa dhaceyso
Dagaalkuu Xassan Shiikh sheegay
Waxaa baajiyay DENI oo laga eryaday
Garowe, lagu kala adkaa Garoowe
Oo Deni ka qax, therefore, no dagaal.
Dabshid
Xasan wuxuu dhuuso moodayey baa saxaro ku noqotay.
Kooxda aaranjaan baa xoogaa kasoo jafjaftay laakiin rabitaanka shacabka ayaa wax walba ka awood badan.
Xasan iyo Aaranjaan waxay noqdeen kab iyo xaarkeed waana la isla tuuray.
Kuwa badan oo Deni aad u nebcaa ama mucaarad ku ahaa ayaaba leh Xasan ayaa Deni nagu soo dhisay ee haddii uu dameerkaasi naga aamusi lahaa Deni meel baan saari lahayn.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Sida muuqata Aaranjaan Garoowe iyo siyaasadda PL waa uga dhamaatay.
Murursade ma tusaaluu noqday
Qoladii wax kaqaldamaan waa murursade oo kale ayaa laleeyahay yaab badanaa
War murursade dhul bay dagaan dayniile kuma koobnee
Reerka kaqaleeya
Digriyoow ciidagale
Ma reer guuleed baa tahay mise cabdi bari
Ciidagale cabdi bari ayaa ugu badan
Faisal waraabe waa reer guuleed halkaa iiga sheekee
Sacad iyo hawiye haku xiiqine
Dabshid
Garoowe iyadoo meel yaroo tuulo aan waxba dhaamin ah ayaa 98 PL caasumad looga dhigay.
Ciise Maxamuud way ogyihiin waxay ahayd iyo waxa ay magaca PL Garoowe ku nqootay marka caqliga dad la maaha.
Bari iyo Mudug oo laba dekadood iyo laba airport leh ayaa hareeraha ka xiga,
PL maaha sida Hargeysa iyo Muqdisho oo haddii maanta wax ka dhacaan meel dambe oo dayuurad kasoo degayso ama wax lagala soo degayo aanay jirin.
PL maanta hadday damacdo inay Garoowe ka guudho oo caasumada meel kale u rarato waxba uga daadan mayaan sow ma ogid.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xaange
Garowe waxay ku taal
Caloosha HARTI DAAROOD
Garowe waxay xuduud
la leedahay sool iyo sanaag
oon aheyn dhul MAJEERTEN
Garowe waxaa degan
Daarood kala duwan
Maahan sida dhulka
Cumar Max’uud XUDUUD
Habar-gidir
Maahan Sida Boosaaso
Dhul laga soo weerari karo
Dhanka Badda
Garowe CALOOSHA JABERTI
Garowe waa Caasimadda JABERTI
Garowe waa meeshaad uga
Maarmi laheydeen
Caasimadaha Irir SAMALE
Weakness waa Biyaha
Taasna waala maceyn karaa
Dabshid
Sowdiga durba Garoowe jeclaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maxaa tidhi Garowe waxay xuduud
la leedahay sool iyo sanaag
oon aheyn dhul MAJEERTEN kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Garoowe anaa caasumad ka dhigay anaana iska leh magaalooyin kale oo maanta haddii caasumada laga wareejinayo la midana waan leeyahay.
Yaase kugu yidhi Garoowe Ciise Maxamuud baa iska leh,sow ma ogid Harti oo dhami inuu maanta ku dhanyahay oo aanay ahaydn waagay ahayd Goofka Ciisa Maxmuud adhiga ku raacan jirey.
Muqdisho waxaad u taqaan magaalo Hiraab Garoowana waxad u taqaan magaalo Ciise Maxamuud kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Haddeysan aheyn
Deni kama huleelen
Ee anigaaba rabo
Inay noqoto
Caasimad Daarood
Ama harti ee maxaad
Adigu iga Fooxin
Raggii xirtay Airport
Kana diray Masuulkii
Loo doortey
KU DHEH EREYADAAS
Soomaaliyi waa isku
Suuq waana kala Ra’ayi
– Is ogol ayaa lagu
Wada jooga Garowe
Lkn iga qor
Waligeed Majeerten
Yeelan maah caasimad kale
Yacni intay ku heshiin waayan
Garowe
Waar Xasan sheekh waa badow damun jadiid ah oo qarankan haadaan ka tuurahaya.
Isagoo heli kara fikirkiisa inuu ku gudbiyo damun jadiidka bilaa macnaha kuud kuududa baarlamaan ku sheegga ee qoobka uga xidhan ayuu isagii soo shirsaday deetana ka dhex ciyay oo yidhi riwaayaddan ii sharciyeeya. Kkkk. Miskiin.
Waxaa walba ka sii daran sida uu u dumiyay hadalkiisa ahaa Somali heshiis ah dunida heshiish la ah oo waa kan la soo taagan dad yar loo luga xidhnaan maayo.
Kooxda damun jadiid ee dhex hulaaqaysa qabylaad, maamul xumo, dowladnimo aqoon la’aan, been, badownimo iyo aragti xumi waxay gelin rabtaa qarankii Soomaaliyeed oo magac u yaal iska ahaa khatar wayn oo horseedi karta kala tag Soomaaliyeed ama dagaal kale oo lagu hoobyo.
Si taasi u dhicin waa in laga hortagaa riwaayaddan ku darsiga iyo marin habaabinta masiiriga ah ee ay ku riyoonayaan si qarankan adhaxda u jabay loo badbaadiyo.
Dalka waa in marka hore laga xoreeyaa daanyeerta shabaab deetana loo jeestaa dhammaystirka hayadaha Dowladda iwm.
Is dhex yaacan wuxuu dhalin doonaa in janaaza lagu tukado masaakiintan Soomaaliyeed ee maalin shaadh loo soo xidhanhayo iyo qax ka dhacaa Somalia gaar ahaan caasimadda iyo magaalooyinka waawayn.
Wallee Soomaali baanan qarrannimo garan.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Dabshid
Soomaaliya oo dhan ayaa wada ogol lagu wada joogaa lkn Garoowe maba aha meel la kala sheegto car waa kaase Aaranjaan ha dhahaan Garoowe anakaa leh sida Abgaal ugu hadaaqaan Muqdsho unukaa leh.
4 wiil oo qori meel la istaagta miyay kula tahay inay Deni Garoowe ka hor istaagi karaan ama airport banidi karaan?
Sow ma ogid Faroole oo wiilashan yar yar ka awood iyo karti badan in barqa cad hadda ka hor laga tarxiilay Garoowe xiligii Cadde.
Sow ma ogid Gaas inuu Garoowe inuu kasoo dego u diidey wasiir Cawad oo ahaa wasiirka arimaha dibadda,
Ali Zubeer
1. Ku darsiga kali miyaad
ka soo horjeedaa
Mise
2. Xitaa in la doorto
Madaxweyne iyo Kuxigeen
Jawaab fadhido
oon wiifow saarnayn
Xaange
Horta badow miyaad tahey .
Mise ISKA MURME
War meeqa shir oo
Ciise Max’uud ah ayaa
Lagu sheegay in aan dadka
Kale la NACSIIN GOOFKA
meesha Mar ayaan dhageystay
odayaal leh Garowe waala
Wada dagaa, laakiin waa
Xaafad Ciise Max’uud
Dooda iyo muranka Garowe
Wuxuu kaa jiraa dhanka
Garowe ee
Dabshid Ma diidi KADHAANIIN
Ali Zubeer
Culusow wuxuu sheegtaa Prof iyo madaxweyne laba mar la doortay inuu yahay laakiin.”A donkey that carries a lot of books is not necessarily learned”
Farmaajo iyo Siyaad Barre copy-garee ayuu is leeyahay
Dalka waxaa
Rasalwasaare ka ah
Xamza ee
Yaan lagaa dareemin
Hinaasaha Hablaha
5 sano kadibna
Waa Madaxweyne
Dabshid
4 qof oo tabasho qaba ama xoogaa lacaga lasoo siiyey waxba kama badali karaan Garoowe.
Waxa maalmo yar ka hor Muqdisho ka shacay shir qolo Abgaal ah sheegeen in HG dhaxal wareejisey iyagoo Xasan Sheekh wax ka tabanaya Muqdisho ma wax bay ka badeleen? NO
Xaange
Hal MAR AYAAN KUUGU
CELIN
5 maalmood ayay Raggaasu
Xireen Airport Garowe
Maleeshiyo Hub wadato
Ayay ku wareejiyeen Garowe
Doorasho inay ka dhacdo
Garowe aya Lugta saareen
Maxkamadda Sare ee PUNTLAND
Amar ka soo baxay ayay dhaheen
ARBOOW UFBAA LAGAA YIRI
Deni ayaa ka huleelay Garowe
War heedhe miyaadan ogayn
In dadka iyo dalku isku QOL YAHEY
Caadi iska dhig boowe
Ciise Ruush lama qarin karee
Odayaal Hotel ku qadeeyay
Miyaa xirtay Airport Xamar
Miyaa diiday Amar Maxkamada sare
Miyaa Xassan Shiikh ka diray
Shirkii MIDNIMO QARAN
Miyaa Jidka xirtay
Boowe LIIN iyo Caano
waala kala leexiyaaa
Xaange
Garoowe marka caasimad ahaan meel layska dhigo
Beelaha dega waa ciise maxamuud oo majority ah
Nuur axmed oo dhulbahante ah
Reer muumin oo leelkase ah waa sidaas
Laakiin ciise maxamuud waa 80%
Dabshid
Airportka iyo in codaynta la joojiyo labaduba for security reasons ayay u xanibnaayeen ee ciidan ay magaalada lasoo galeen ma jirin laakiin way jireen wiilal furinta Sool kasoo baxay oo duleedka magaalada joogey,
Maxkamada Sare inay ka noqoto go’aanka soo qabashada waxuu ahaa xal ay odayaashu ku dajinayeen wiilashaa qoryaha watey,ogowna PL go’aanka kama damysta ah ee xal u helida qalalaasaha waxaa leh isimida.
Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee hadda socota waxay soo afjarayaan qolyaha sida aaranjaan u fekeraya.
Muqdsiho waa la mid hadda ka bacdi ciddii deggan iskana diwaangelisa ayaa dooranaysa maamulkeeda iyo cidda matelaysa not wiil yaroo HAG ah oo qori la ordaya sida aaranjaan.
Marka nidaamka Deni maanta keenay waa soo afjariddii mooryaanta
Dabshid
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
aalays
Salaan sare suldaan
Waxaad iiga warantaa ninkaan ah
Feysal Cali Waraabe siduu ku ogaatey
Inay isla egyahiin
Ardeyda Somaliland iyo Shacabka PUNTLAND
Muddo hore ayuu sheegay
GEEDI SHAAMOOW miyaa duqu
Markana wuu deganaan jiraye
Islaan Raxanweyn ahna wuu qabaaye
ila dhageysta Cajaa’ibta Qiyaas Feysal
https://www.facebook.com/macruufxaji/videos/238897058779772/?sfnsn=wa&mibextid=l2pjGR
hodan halaga qariyo
……………………………………………………………………………………………….
Dabshid aka afar legde bal adba. Faysal kelmadaa waa asiibay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maalin dhoweyd waxaan halkaan kusoo bandhigay golaha deegaanka gaalkacyo qeybta galmudug,
Waxaana soo gudbiyay liis ku meel gaar ah oo ay ku qornaayeen17 xubnood, oo kamid ah 27-ka xubnood ee golahaas.
Bal hada aan dhameystiro.
Gaalkacyo waa magaaladii ugu horeysay ee galmudug, ee yeelata gole deegaan, waxaana golahaas oo hada shaqeeya oo weli waqtigoodu socdo la dhisay 22-dii November 2020-kii.
Gudoonka guud ee degmada qeybta Galmudug,
-Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo, Galmudug, Sacad, Wuqujire,
-Gudoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo, Galmudug, Sacad, Cabdalle,
– Xoghayaha guud ee degmada Gaalkacyo, Galmudug, Sacad, Odow.
Xilalka kale ee degmada (Dhinaca Galmudug), dhamaan waa wada Sacad.
Xildhibaanada golaha degaanka.
Waa kuwaan.
22 Sacad,
2 Sheekhaal,
2 Qubeys, Dir,
Iyo,
1 Cayr, oo sharafid iyo wax badalasho ah.
Sacad dhexdooda.
3 Xubnood, Cabdalle, Sacad,
3 Xubnood, Reer Hiloowle,
2 Xubnood, Reer Jalaf,
2 Xubnood, Reer Nimcaale,
2 Xubnood, Reer Qurdhaale,
1 Xubin, Sinoole,
1 Xubin, Ayaanle,
1 Xubin, Luga Yare,
1 Xubin, BahWeyn
1 Xubin, Reer Cabdi
1 Xubin, Reer Maxamad,
1 Xubin, indha Yar,
1 Xubin, Abuukar Culus,
1 Xubin, Farale,
1 Xubin, Barkhadle,
Waa 22 xubnood ee beesha sacad.
Waxaa kuusoo haray labo masaakiinta sheekhaal ee meesha isaga nool ah, waana kuwa sheekhaal ugu aadaabta iyo akhlaaqda wanaagsan.
Waa
1 Xubin, Looboge,
Iyo,
1 Xubin, Reer Samatar Caagane,
Labada xubnood sheekhaal .
Waxaa kaloo la sharfay beesha Qubeys Dir oo laba xubnood la siiiyay,
1 Xubin, fiqi walaal,
1 Xubin, cismaan diirshe,
Waxaa kaloo la sharfay markii abid ugu horeysay, Beesha Cayr,
Oo Hal xubin laga siiyay loogana fadhiyo ineey dhuusa mareeb wax ka bixiyaan (Yacni ineey sacad-ka dhuusa mareb xubin gole degaan ah ka siiyaan/ Waa Wax Kala Badalasho).
Cayr, Waa
1 Xubin, Reer Yabadhaale ah,
Yabadhaale,waa Cayr-ka Xarar-Dheere Wax Ka Dega.
Aaway kuwii lahaa Gaalkacyo waxaa Dega Habar Gidir iyo Majeerteen,
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Majeerteen markaan is dagaalno,
Ayey leeyihiin, Habar Gidir-ta Gaalkacyo Baa Nagu Soo Duushay.
War Habar Gidir Gaalkacyo idinlama Degto, Ee Keliya Sacad Ayaa idinla Dega.
Laalays
Haddii shacabka PL iyo ardada SL is le’egyihiin maxaa Goojacadde kugu xareeyey maad iska qabsato Garoowe.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
War horta Isaaq yaad ka ahayd?
Maanta qolo HJ oo reer Daahir ah ayaan meel wada joogney sheekooyin cajiib ah ayay ii sheegeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Laalays
Waar waan ku salaamayaa soo dhawow sxb.
Beryahan meesha fadhixumadeeda waad isaga yar dhuumatay.laakiin waan ogahay inaad sheeddaas naga khaawisasey mise niyow magacyada Hobyo godan,Digriyow Baaruud,Zaki ayaad Hawiye kula dhuuqaysey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
RW soomaaliya iyo dowladnimadan Soomaaliya ee magac u yaalka ah inta inaga dayso Jamhuuraydii 32 jirka ahayd ka waran?
………………………………………………………………………………………………………….
Maqaaxida mudo ma soo gelin mudo dheer ayaan ka doodayay hada bilo ayaanan furin iska daa inaan ka doode! Shaqo iyo Business ayaan mashquul ku ahay.
Adigu marar badan ayaad ka maqnaataa mudo kalshaale laakiin weligaa kuma weydiino; meesha ma magaca kale ayaad kusoo galaysay? Ma Kalsame ayaad ahayd? Mise Axmed Najaad!!!!! Raga reer Puntland ee madasha soo gala mid waliba markuu qof kale la doodayo waxa caado ka dhigateen in qofka aad la doodaysaan ku til maantaan ; qabiil kale ayaad tahay ama magac kale ayaad wadataa???
Waar maxaa kalsoonida idinka lumiyay? Hada kalsooni la, aantii waxay idin gaadhsiisay inaad tidhaahdaan Dabshid & Wiil Hiiraab ayaa qabiil ka
Isaaqa. kkk kkk kkk
Waar xishooda oo raga idinla doodaya kula dooda magaca ay wataan!!!
Qoraal kayga sare waxaan kaga jawaabayay Xaange kiisa uu ii soo qoray;
“Xaange
May 29, 2023 – 9:59 pm
Laalays
Waar waan ku salaamayaa soo dhawow sxb.
Beryahan meesha fadhixumadeeda waad isaga yar dhuumatay.laakiin waan ogahay inaad sheeddaas naga khaawisasey mise niyow magacyada Hobyo godan,Digriyow Baaruud,Zaki ayaad Hawiye kula dhuuqaysey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
RW soomaaliya iyo dowladnimadan Soomaaliya ee magac u yaalka ah inta inaga dayso Jamhuuraydii 32 jirka ahayd ka waran?”
Maxaa idinku kelifay in qofkasta oo RUNTA idiin shaaga aad ku sheegtaan waa Isaaq??? Ma sas ayaad naga qabtaan? kkk kkk kkk
Dabshid
Sheekh Sariif ,Xasan Cali Khayre,Gaas .Cumar C/Rashiid iyo rag kaloo badan waxay ka hor yimaadeen dastuurkii la laalay.
Xasan sow uma muuqato nin mucaaarad hor leh isagu samaytay?
Qolyihii Baarlamaanka oo sharciyadooda la laalay lacagna aan loo hayn oo miciya lisanaya iyana sow sugi maayaan?
Ceebtii iyo waji-gabaxii ka raacay diidmadii doorashada PL waanu ogeyn
“Adigoo qodoxi kugu taagantahay
intaaad lugta soo qaban lahayd inadii tii kale qalad sow ma aha”
Xaange
May 30, 2023 – 12:30 am
Laalays
Haddii shacabka PL iyo ardada SL is le’egyihiin maxaa Goojacadde kugu xareeyey maad iska qabsato Garoowe.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
War horta Isaaq yaad ka ahayd?
Maanta qolo HJ oo reer Daahir ah ayaan meel wada joogney sheekooyin cajiib ah ayay ii sheegeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
………………………………………………………………..
@Xaange
Garoowe uma baahna hada inaan qabsano waayo ciidama-dii Ciise riyoole ayaa
isbaaro dhigtay. Airpor-ka Garoowe 10 casho waa xidhan yahay.
Hadaan rabno inaan Garoowe qabsano waanu qabsan, walaahi weligayo Puntland dagaal nagagama guulaysan. Sidii fududayd ee aan Boocame iyo Tuka Raq idiinka qabsanay idinkoon xabad ridin ayaad Garoowena uga yaaci!kkkk kkk kkk
Laalays
Waan ogahay weligiin PL dagaal kuma soo qaadin Dhulbahante ayaad iska soo hor marin jidheen.Waana sababta aanay PL marnaba ugu dhiiran jirin inay wiilal Harti ah isku le’edaan. Dhulbahante markuu is gartay 15 daqiiqo ayay ku qaadatay inaad goojacade ku yaacdaan oo gabbaad ka dhigataan.
Caawa ciidankii SSC waxay joogaa Yagoori oo walle ah.
Waxaan maanta la joogey qolo HJ oo ka gadoodsan dhalinyaro meeshaas kusoo dhaawacmay oo dhaawacoodu daryeel xumo meelaha daadsan yihiin halka kuwii HA loo qaaday wadanka dibadiisa.Qaaraan ayaa la uururinayey maanta waxaana ay go’aan ku gaadheen inaanay Goojacade kusii jireyn oo Hargeysa halkaa ka difaceyn.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Laalays
Kalsooni darada iskaddaa oo beeshaada isaaq mar walba sheego, cidi kaama fiicnee kkkkkkkkkk
Boqolka cinwaan iska kala yaree adiga iyo saaxiibadaa iidoor kale haday ku jiraan meesha.
Marna cidi rumaysan mayso in ay hawiye yihiin digriyoow, wiil hiraab, hobyo godan.
Waa ciwaano fake ah oo iidoor wataan.
Hawiye ahaan uguma jawaabno.
Deetana kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ahmed Najaad
Isimada Dhulbahante ma
Waxaa ku JIRTO NAAG ISIMAD AH
Shirkii Isimada Sool iyo
RASALWASAARE Xamze
Waxaa dhex fadhiday ISLAAN.
YAAB
Mudulood waxay leeyahiin
– 1 Hal IMAAM
– 2 Ugaas
– 2 Waber
– 1 Suldaan iyo
– 3 Malaaq
Ayagoo Dowladda la shiraayo
inay Islaan shirka la soo fadhiisato
WAXAAY LA MID TAHEY AJUURAAN
oo Markale
La wareegay IIMAAMNIMADA GREATER BANAADIR
– Harti Daarood
Dumarkaa Hago
Dabshid
Naag isim ah ma jirto laakiin dumarkeena talada wax waa ka siinaa waxaana jira dumar badan oo rag ka roone ah.
Wali waxaa kugu jira dhaqankii hore ee dumarka hoos loo dhigi jiray.
Gabdhaheena madaxay noo saaran yihiin.
Dabshid wrote on
May 29, 2023 – 11:18 pm
“Ali Zubeer
1. Ku darsiga kali miyaad
ka soo horjeedaa
Mise
2. Xitaa in la doorto
Madaxweyne iyo Kuxigeen
Jawaab fadhido
oon wiifow saarnayn”
Labadaba. Warkaygana waan ku qeexay war labadaa dhaafsan ee dib u akhri
Adduunyo xaalkaa ba’
Viva Soomaaliwayn
Down all Soomaali traitors
Xaange
Waa sidaa weeye……..but am sure its too late to mimic former Siyaad Barre Regime.
Xasan sh Malaha han iyo hamaan dowladnimo
Waxaan ka garanayaa dagaalka laascaanood Kuma Soo qaadin khudbadiisa..markaa waa nin Cumar Gelle u xidhan
Oo aan madaxweyne isu haysan