|

DAAWO: Farmaajo oo si lama Filaan ah uga hadlay Heshiiskii Muqdisho ee Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhowayd ka hadlay heshiiska ay magaalada Muqdisho ku gaadheen  hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka, kaasi oo jiho cusub u dhaqaajiyey xaalada siyaasadeed dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynihii hore Farmaajo  ayaa si gaar ah usoo dhaweeyay in doorashooyinka dalka heer degmo, gobol ilaa mid afederaalka ay ku qabsoonto hanaan doorasho qof iyo cod ah,  Balse wuxuu  xusay  in hadii wax laga badalayo qaab-dhismeedka dowladda Soomaaliyeed, in loo baahan yahay in nidaam kasta oo loo guurayo in uu noqdo mid looga heshiiyo wadatashi heer qaran ah.

 “ Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27/5/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay shacabku si toos ah u dooranayaan wakiilladooda, taas oo ah himilo muddo dheer shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen in ay mar kale arkaan madax iyo wakiillo ay codkooda ku doorteen, oo ku salaysan nidaamka xisbiyada badan.

Sida ku cad qodobada lifaaqa Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran waxaa uu xambaarsan yahay qodobbo masiiri ah oo si toos ah u taabanaya qodobbo dastuuri ah, waxna ka beddelaya haykalka ama qaab-dhismeedka dowladda Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaa lagama maar-maan ah nidaam kasta oo loo guurayo in uu noqdo mid looga heshiiyo wadatashi heer qaran ah (WADAR-OGGOL).

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65668

Posted by on May 29 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “DAAWO: Farmaajo oo si lama Filaan ah uga hadlay Heshiiskii Muqdisho ee Golaha Wadatashiga Qaran”

  1. Md Farmaajo mahadsanid,micno ma samaynayso in wax kastaa laga daba laalaado.
    Ankee 1 am 2 lagu darsado wax weyn ma ahan waqtiga wuu ardaayaa.Waxaanse arkaa akhyaar badan oo qaylinaysa Sh Shariif,Puntland,Khayre,CC,CCW,Ali Geedi iyo qaar kaloo hub ku haysta Muqdisho.
    Si daacadnimo leh ayaa dalkaaga loogu adeegaa ee siyaasaddu ma ahan shalay ayaa sidaa la i yeelay ee aanna waan mucaaradayaa.
    HAB WADAR OGOL AH waa caqabad kale jaalle,illahay ayaa irsaaqadda bixya meel xun wax haka raadin sidii abtiyaashay GEEL QALOW YAA REER HEBEL 2023 sax ma ahan kuwii horena kuma saxnayn kuwa soo socdana kuma saxna.
    Dadkaan waa baaba,een ee haloo turo kolay cayaalkiina ma joogaane.
    Waxaan ogohaya 95%madaxda dalka cayaalkooda ma joogaan,masaakiin ayaa ku baaba,day dalkaan.Haddii Xamar sidan tahay maxaa u malaysay goboladda?

    Shakiga kale waa in Xasan iyo Farmaajo isku arkeen Turkey 1 mar ah iyo qadar 2 mar ah waliba safarkiisii hadda 2 saac ayay labadooda kaliya qol ku jireen ILLAAHAY AYAA OG WIXII AY KU HESHIIYEEN.

  2. Degmada Deyniile inay
    ka maqantahey shirka
    Degmooyinka gobolka Banaadir
    Qiimo badan ma soo kordhinayso
    ayagoo ka xanaaqsan
    Guddoomiye Kuxigeenkii
    Gobolka Banaadir ayaa
    la siiyay NIN AAN AHEYN
    MURUSADE.

    Sidoo kale Puntland
    inay ka maqantahey
    Shirka Dowladda Dhexe
    iyo Maamulada Federaalka
    ayadoo ka MASEYRSAN
    RASALWASAARIHII AYAA
    la siiyay nin aan aheyn
    Huuno Dhabayaco
    Wax qiimaa ma soo kordhinayso

    Labaduba waa Minority
    Labaduba waa 400 kun
    Labaduba waa Cuqdo cago leh

    * Horta Tagtaye Yaa ku Tabay

  3. Culusoow waa ninka intuu hawiye oo dhan hall isugu keenay markuu farmaajo dhaqaajin waayay oo uu daalay ayuu yiri hal mar ah waxaad wada yiraahdaa
    Farmaajo waa mareexaan ku celceliya intaas kkkkkkk
    Markaasaa cawaantii meesha fadhiday hal mara wada kaceen oo yiraahdeen farmaajo waa mareexaan kkkkkkk
    Culusoow dad badan buu baxar galiyay oo waliba cirka ufiiriyay markuu kudan gaaray
    Wallee xasan waa nin dhib badan
    Farmaajo ayaa inta kursigii kaqaatay
    Ayuu inta kadaba tagay kasoo ritay kkkkkkk
    Waa kanaa hada sidee looga fujin
    Waa in soomaali oo dhan isugu tagto waliba hawiye mucaarada laga horgeeyo

  4. Axmed Madoobe wuxuu yiri : – “ Tareenka waa uu soconayaa, cid hor istaagi Kartana ma jirto ” !

    Waxaa sidoo kale cod dheer ku hadlay Raysal Wasaaraha Wadanka Mudane Xamza Cabdi Barre asagoo sheegay in Dadka Shicibka ah Beenta iyo jahwareerka
    Nimamka Siyaasiyiinta ka daayaan. Somalia Horay u socotay dibna loo laaban Maayo.

    Kuwa qaylinaya ee diidan in horay loo socdo waa in ay labo mid kala Doortaan …

    A ) Buuqa iyo qaylada ha iska daayaan Nidaamka Cusub ee Demoqraadiyada One Man One Vote ee Golaha Wada Tashiga Qaran noo keeneen ha qaateen Dadkoodana gees haka raaceen.

    B ) Hadii ay diidan Heshiiskii Muqdisho ku gaareen Golaha Wada Tashiga Qaranka Markaas Xassan Shiekh ayaa sii joogaya siina ahaanayaa Madaxweynaha Somalia Ilaa intii uu doono.

    Afar Nin oo Siyaasiyiin ah oo rabto in Dadka Soomaaliyeed afduub ku haystaan waa La diiday Shacabka ayaana awooda lagu celinayaa.

    Ugu Dambayn Farmaajo waloow aan necbahay laakiin wuxuu qiimayn ku suubiyey Siyaasiyiinta Mucaaradka ee qaylinaya iyo Go’aanadii kasoo baxay Shirkii Muqdisho waxaana usoo baxday in Majeerteenka Qaylinaya aan dhan kooda la raaci Karin maxaa yeelay meel cidla’ah ayay Qoorsagaaro ku hayaan…🤣🤣

  5. Hawiye waxay heleen reer ogaadeen layiraahdo oo hadii dhagaha qabso layiraahdo sidii arday school dhagaha qabsanaaya yaab waxba maba diidi karaan
    Xasan shiikh bandar buu jiifaa
    Wiil wuxuu helay shaaha soo kari hadii layiraahdo
    Orod kusoo karinaaya alaha kuu daayo wiilkaaga
    Xitaa cc rashiid baa yaabay

  6. Governor Axmed Cadde Garmadoobe
    Muxuu u sheegay
    DEYNIILE IYO PUNTLAND

    Hoos ka fiiri
    Waana cabsi cabsi ee
    Dhiig burka Barafee

    https://fb.watch/kQmKk-KTZN/?mibextid=DcJ9fc

    * Tagtaye Yaaku Tabey

  7. Sida aan ka dareemay Xassan Sheekh iyo Bulshada raacsan ee Hawiye,waxay u socdaan aargoosi mugwayn oo aanay ummadda kale dareensanayn,laakliin ka guuxaya masgaxaha Bulshadaasi Hawiyaysan.Waxa caddaan ah inay rabaan inay arkaan Madaxwayne Hawiye ah oo sidii Kacaan dawladii Maxamed Siyaad(Aun) u shaqeeya oo awoodda kalidii yeedhiya.Mana bugsanayaan ilaa ay taasi arkaan,waxaanay ku jiraan baadigoobka jidkii Maxamed Siyaad oo kale.

    Shacabka Hawiye ee u sacabiya kooxdii Badbaaqo Mooryaan iyo hogaankooda oo ah Xassn Sheekh bogsan maayaan ilaa oo ay arkaan Madaxwayne Hawiye ah oo u socda sidii Maxamed Siyaad.

    Ilaa ay atkaan Daarood mijaha ka xidhan oo xabdiyo ka buuxa iyo dad loo soo xidhay dambiyo ah dawladdiid.
    Ilaa oo ay arkaan Daarood hoos u hadlaya oo ku jira,hebelbaa la xidhay iyo hebelbaa xabsiga ku dhintay.

    Waxba yaan lagu wareerin waxbaa qaldan iyo Dawladbaa ka jirta Somaliya.

    Hawiye halkaaa ayay u sicdaan inay dhicina mooji..Waxanse leehay inta aqliga u saaxiibka ah wakhtigaasi ma soo noqonayee ku soo dhawaada Somaliya kala tagaysa..

    Dalmida

  8. Aduunka waxaa ugu daran nin aan isagu isu jeedin
    Wax kale ujeeda
    Aun heestii xaliimo khaliif magool iyo tupeec
    Nin dantiisa daayacay
    Tukalee tugsanayaa
    Dadnimada aqoonso
    Sidii dumar xishoodoo
    Axmed dhuxulayste ayaa maanta doorasho iyo wax kale kahadlaya adeer siciid deni magaari kartid miskiin aan cabdalle biroole tagi karin cali guudlaawe ayaa kudhaama oo dhilkiisii xoraystay adiguna reer tolkaa cawlyahan alshabaab baa madaxa uga taagan

  9. @Mr Bahal kkk Horta qabaailka Somalida maadan baran. Hawiye wuxuu hawiye yahay inta aanay xukunka hayn marka uu xukunka qabto Hawiye wax la dhaho ma qabaan taa bedelkeeda iyagaa is dila.Tusaale Hawiye Hiraab ma ahane intii kale waa mucaarad maantadan.Hiraabna sannadka 3aad ayay kal boodi doonaan.
    Tan ah dawalad sidii tii AU MSBARE ayay rabaan,walaahi rag bay ahaan lahaayeen oo ummadda sidan wey dhaami lahayd xukun kastaa noocuu doono ha noqdee mar buu bilowdaa marna wuu dhamaadaa marka ninkastoo yimaada marbuu tagi laakiin sidan si ma ahan.
    Somalida xukun adag kaliya ayaa wadi kara.
    Hawiye cid iga badisaa ma jirto dad fiican ayaa ku badan,laakiin in xunna wey ku jirtaa sida aad sheegayso wax uma dhici karaan sida aan filaayo.Guuxa jiraa uma saamaxaayo.Sidoo kale dalka Hawiye Daarood Isaaq ma xukumaan beesha6aad sida ay rabto ayaa soconaysa.

  10. Mr Bahal

    Hawiye haduu Daarood colaadin lahaa si la mid ah sida Daaroodka u colaadiyaan Hawiyaha markaas waxaa dhici lahaa in aanba halkan aynu joogno laysla soo Gaareen oo mar hore lakala bixi lahaa Daarood dambe oo Neefsadaana la waayi Lahaa.

    Waxa kaliya ee meeshaan nasoo gaar siisay waa Doqonimada Samirka xad Dhaafka ah ee Hawiye ayaa Indha xumida naga muuqata noo yeeshay.

    Hada waanu soo jeesanay waxaana hurdadii naga kiciyey Hawiye nacaybkii iyo Xiqdigii uu ina tusay Ninkii asagoo kaligiis ahaa ee Maskiinka u ekaa laakiin Markii Aan ku fadhiisiyey Villa Hiraab is mooday wuxuusan ahayn. Intaa Kadib waxaynu Ogaanay in si kasta oo u wanaajiso Daarood aysan Rabaayad galin.

    Hawiye hada cidna ka aarsan maayo maxaa yeelay Hawiye waa Qaran waa Dawlad Wax kasta oo xumaan ah ee Shalay naloo gaystay waanu cafin karnaa laakiin Maya Hada Kadib ma ilaabi doono kuwa raba in ay na dhibaateeyaana Madaxa baynu Jabin kii kaloo aan dhib inoo gaysana wuu inaga nabad galayaa.

  11. @Hobyo godon kkkkk xataa anigaa?
    Ninks kursiga aad ku fariisinaysaa maad adigu ku fariisatid?
    Kaba soo qaad Hawiye inaa tahay 64MP madaxweyne ma lagu noqdaa?
    Maxaa loo dhimay Hawiye?Been iyo huuhaa aa la id8nka gaday
    Waxaan xasuustaa 2 nin ayaa is dishay,waxaa la yiri Farmaajo ayaa naga dilay.Ankee waa la keeni waayay war ninkaas amarna ma bixin in 2 nin is dishayna warba uma hayee qaraabo aan xushoonno.
    Marka marka aad Hawiye noqoto allaha na gaarsiiyo.

  12. hobyo godan

    maxaad soo jeesan hawiyehba ma tihide,ma dhacayso maa jiro haduu jirana ma badna nin hawiyeh ah oo time intaa leeg u uga qasaaro inu halkan comment ku soo qoro hawiyeh waa dad shaqaysta most of them busines men aan wakhti badan iskaga lumunayn inay qabiil iyo qof nacbasi ka sheekeyan,hadad muqdisho tagto ma arkaysid cid qabiil ka sheekaynaysa qof walba dantiisa buu eryanaya dadka muqdisho dagan waa all somali cidka ka maqan ma jirto ninwalba dantiisa ayuu wataa ha ceebayn hawiyeh, tan xasan dhiiqo hadan u soo noqdo hasan dhiiqo waa madaxwaynaha all somalia for now hawiyeh dartiina wax ugama sheegayno lakiin sheekadan uu wado ee uu axmad madoobe oo qayrkii ka hadhay jubaland la hadhay la wado cidna ka yeeli mayso dastuurka dalka ma badali karo waxan leenahay arinta halaga noqdo hadii kale wadanka waa kala go’yaa waxan noqonanaa sida qadar, oman iyo kuwayd wadano yaryar oo midwalab gees isku taago xasanow ka jooog

  13. Soomaaliya hadii lagu heshiiyo labo xisbi oo shacabka cod waydiista layskuna raaco
    Shacabka soomaaliya laba nin ayay kala taageeridoonaan waana labadaa xisbi
    Waa UPD xasan shiikh maxamuud iyo
    Xisbiga cusub ee uu hogaamindoono
    Mudane maxamed cabdulaahi farmaajo
    Xasan shiikh iyo farmaajo qof iyo cod mar kale oo kala reebto ah
    Siyaasiyiinta kale daaqada ayay kabixi doonaan
    Dalkaan waxaa hogaamindoona
    Mudulood ama mareexaan
    Wacaysle ama reer diini
    War iyo dhamaantii labo xisbi oo waaweyn haloo diyaar garoobo
    Shiikh cabdi xirsi haduuba soo dhaweeyay aniguna waa soo dhaweeyay

  14. @Hobyo Godan

    Dadka qaar qalbi ahaan iyo maskax ahaan ayey u bukaan, oo waa dad ciilan oo gun ah oo gobta gaari waayay.
    Marka ha iska niic-niicleeyeen ee iska daa, nin ciilan lama caburiyo.

    Hawiye waa Libaax, laakiin, leh dabeeccadaha Dameerka.
    Sida,
    Dulqaad-ka (u dulqaadashada dadka ku hoos nool ee dhibka badan sida cali jeberti iyo daarood jeberti), maskiin-nimada (u turida dadka ku hoos nool), u xamaalida kuwa tabarta yar (caanshuurta Hawiye-ha xamaalaan ee Jebertiyaasha iyo kuwa kale lagu quudiyo) iyo u dulqaadashada dhibaatooyinka (Caayda, aflagaadada iyo beenta dadka kale/qabiilada kale), waa calaamadaha ay Hawiye-ha kala siman yihiin Dameer-ka.

    Laakiin marmar ayaa waxaa kusoo kaca hide sidayaasha Libaaxnimo, maadaama ay asal Libaax yihiin, markaasna wax alaala iyo waxay arkaan wey fiiqdaan sida Libaaxa uu u fiiqdo hilibka ku dhagan lafaha waaweyn ee Maroodiyaasha.

    Marka taas baa keentay in markeey qaboobaan (dagan yihiin) lasoo ag dhoobto, markeey xanaaqaan oo miciyihii Libaax lasoo baxaana laga kala cararo/yaaco.

    Daaraood-ka iyo qabaai’lada kale, wey yaqaanaan xiliyada uu Hawiye Dameer-ka noqdo, iyo xiliyada uu Libaaxa noqdo
    Hada, waxaa la joogaa xiligii Libaaxnimada, oo weliba abadiya/aan dhamaaneyn (ilaa khiyaamaha laga gaarayo, haduu Eebe Yiraa,), dameer-nimo dambe u noqon meyno.

    Waa halkeey hada nagala yaaban yihiin,
    Waar ma kan baa Hawiye ah Ay ugu Haayaan, kkkkkkkkkkkk.

    Daaraood-ka, eelaay-da, baantuu-ga, yar-yar-ka kale iyo ____________ baa wada naxay oo yaabay.

  15. hodan

    Yaa siiyay Sirta Puntland
    Feysal Cali Waraabe

    Showrsano kahor ayuu yiri
    ARDEYDA SOMALILAND ee sanadkaan
    iyo dadka Puntland ayaa isla
    eg

    Kuye labaduba waa 400 KUN

    Cajaa’ib
    ma XALWEYSTAA
    sirta tabiyey

  16. Dhowr sano kahor,

  17. Mr bahal inta uu sheegay baan qabaa qoladaan Hawiye waxay is leeyihiin mar sidii Afwayne aka Siyaad Barre u socda laakiin ismay waydiin awoodeeda ma haysaan

  18. Degmada Deyniile oo
    ku hanjabtey inuu XAMAR
    Kala go’ayo haddaan
    la maslaxay

    * Deyniileey xageed aadi
    Deyniileey yaaku biili
    Deyniilay ayaa ku sifaaci
    Deyniiley 400 kun lee tahay

    Caadi iska dhig

  19. Digriyoow
    Daarood meesha uu idin geeyey adinka iidoor ah waligiin ka soo kaban maysaan waxba qoraal dheer oo cay iyo calaacal ah meesha ka ka buuxin.

    Xarig jiidka Somalia ee Daarood iyo Hawiye u dhexeeya ka ku dhex lumina.
    Minority liitah

  20. Daarood waa kan kugu khasbay inaad qolo kale sheegato 2023

  21. Ahmed Najaad

    Waad caytameysaa
    DNA
    kuma jiro CAD KAMA KACEY
    Dictatornimo
    Mahbarnimo
    Dabo-qoodhinimo
    Cadka ku dhage kadib carare

    Tantan iyo Tanaasul waaye
    Tubtay Jeexday Towradeenu

    Ninkii Hawiye ah oo wali
    u ciilqabo dhibkale oo Daarood
    Waa Meyd garaace.
    Maahan nin rageed

    Caadi iska dhig
    Cabsida iska daa
    Qaxdambe MA JIDHO

  22. Somalijecel

    Waxa jira Hawiye Alshabaab ah,kooox kale oo Somali mid ah taageera iyo kooxo kale oo u ololeeya Hawiye xoog wax ku maamula oo inta kale mijaha ka soo xidhxidha.

    Anigu warkayga waan cadeeyay,waxan idhi kooxda Xassan Sheekh hogaamiyo ee Hawiyaysan.Maan odhan Hawiye.Koox gaar ah ayaan ka hadlay Waa Kooxda taageerta Xasan Sheekh ee ka soo jeeda Beelaha Hawiye,waana kooxda wakhtigan la joogo ugu awoodda badan ee ka jirta Muqdisho,marka laga reebo Alshabaab.

    Kooxdaasi weeyi kooxda aan ka hadlayo,waana kooxda socota inay arkaan Xasan Sheekh oo wadanka xoog ku qabsada,wadanka kalidii ka taliya oo dadkii kale ka dhigay mid u xidhay,mid isaga taageersan iyo iska aamusan.

    Bal u fiirso ficilada Xasan Sheekh.Yartiisa ayaa Boorasada u sida,mid kale ayuu ku soo daray.
    Macnaheeda ma taqaanaa?
    Cid wax iga qaadi jartaa ma jirto ayay ka dhigatahay.
    Mar kasta oo uu Xasan Sheekh sameeyo ficilo guracan waxaa aad u sacabiya kooxdiisa.

    Waxay aaminsanyihiin inuu hal talaabo hore u qaaday hadii uu wax ay dadku diidanyihiin.

    Ficil kasta oo uu Xasan ku dhaqaaqo waa mid mace wayn xambaarsan.

    Dalmida

  23. Digriyoow

    Samirka ama Dulqaadka waa wax Wanaagsan oo aan la heli karin laakiin Dulqaadka xad dhaafka ah Waa Doqonimo maxaa yeelay Doqonta Daarood ma Taqaano waa laguu turayaaye wax iskula har ilaa marka dambe Hawiye dul qaadan Waayo siday u juqa juqaynayaan markaasna Daarood gamta laga guro oo ay kala Yaacaan…!

    Qabiilka Daaroodka ah waa Qabiil Dulmi badan oo in ay cid saaran yihiin maahee aan joogi Karin, ayaga dhexdoodana waligood ma heshiiyaan. Shantii Sano ee Farmaajo xukunka hayey Dagaalkoodu wuu socday ilaa hada wali maysan heshiin.

    Xurmad leh Xassan Shiekh ayaa maalmahan rabo in uu Xamar ku heshiisiiyo Mareexaankii Gedo iyo Maamulka Axmed Madoobe sidoo kale waxaa iyana Xamar Soo gaaray Kuwii Dhulbahante ee waligood ba lagu Shaqaysan jiray.

    Isku soo duub Hawiye dambe la arki maayo oo hoosta soo gashado Ciilanayaasha Daarood. Page kaas waa lasoo xiray hada kadibna Deegaanadooda lagu haynayaa Isdhexgal dambe waa dhamaaday.

  24. Mr BaHal

    Xassan Shiikh howlo fiican wuu qabtey
    Wuuna waxaa lkn sidaad u dhigtey
    TILAABADII LAGA RABEY WALI
    MUUSAN QAADIN LAAKIIN
    SHALUU KU DHAWAAQEY.

    1. In Banaadir State maamulato
    Howlaheeda, doorato Governor
    CANSHUURTEEDA ka HOREYSO
    DOOLI IYO DOORSHAAN

    Tan xigto waa in dadkaan
    Barakacayaasha ah dib
    u celin iyo Dib u dajin loo sameeyo

    Tanxigta waa in Federaalku
    Wax isku darsadaan oo aan
    La wada dhowrin la wada eegin
    EEDO BATUULO CADDEY
    BADAR KARISOOY
    BASBAAS KU DARTOOY

    * Eelay Cali Jaberti iyo
    Daarood Jaberti
    Dib u celin iyo
    dib u degin

  25. Dabashid

    Jabari iyo Eelaayba Hawiye ayaa u ah hor mood.
    Caasimadii ayaad degtaan.Mar hore oo ah 91kii gacan ayaa idinka dhacday oo Somali oo dhan si xun ayaad ula dhaqanteen.Wax ceeb ah ayaad samayseen,waana laga soo gudbay.

    Waxan leehay,waar dadka iyo dalba idinkaa u curad ahe isku wada.Dadka soo dhaweeya,dadka walaaleeya.

    Hadaad idinku la fuciltantaan kuwa ka yimaada Tulooyinka,dee salkeen waa hoog.
    Dad magaalo noqda,dad xadaaradeed noqda.

    Wiil Hiraab iyo noociisa afka jabiya.

    Waaar hooy Hawiyoow isma qabtaan inaad madaxwaynihii noqotaan,Caasimadii qaadataan,misana aad dadka geeska galisaan.

    Waa in uu jiraa wax aad dadka dheeryihiin oo wanaag ah.
    Waxan maqkay Abgaalkii hore dad lagu soo hirto ayay ahaayeen.

    Si kastaba dadka iyo dalka idinka ayaa wax ka badlikare sida fiican u fikira.
    Dalmida

    • Mr bahal
      Maxaa ka qaldan ninkan waalan ee dabshid sita ee dawada waalida qaata bad somali walaaleeya leedahay waxan u malaynaayey in aad sidan ka maskax fiican tahay hadalada aad dabshid u qoreyso waxa ku fiican qof caafimaad qaba aan qabiil badan ku jirin atleast somalinimada jecel,kan dabshid oo eedo batuulo iyo cashuur kaga dhagtay, hadal ha iskaga qasaarin baan ku odhan lahaa hadii somaliya loo dhiibi lahaa cid an darood iyo hawyaheen way hagaagi lahayd but too bad wax dhacaya maaha dad wada xanuunsan oo irbada qabiilka ku duran tahay baa somaliya halkay taalo dhigay bal una taliya haloo duceeyo somaliya kaliya

  26. Maanta galfadhigii baarlamaanka waxbaa kadhacay
    Qudbadii xasan culusoow kkkkkkk
    Animal speech
    Waa wada fiirinayeen laba mar ayaa loo sacabiyay
    Labadaas marna ciidamada ayuu kahadlay
    inta kale dadku way layaabanaayeen
    Ma qofbaa hadlaya mise xoolo
    Maxaa tiri iidoor yare xasan culusoow baa mareexaan gedo iyo axmed madoobe heshiisiinayay aduunyo
    Adeer kooxda culusoow lajoogtay
    Ogaadeen iyo mareexaan Kismayo ku aruursan oo isku fikrada weeye maxaa gedo keenay meesha
    Mideeda kale axmed madoobe waaba adeerkeen iyo maxamuud sayid iyo gen.dhuumaal
    Maxaa kudhex galiyay
    Miskiin farmaajo ayaan necbahay daarood ayuu heshiisiiyay waa lagu arkaa iidoor yare

  27. Mr BaHal

    Farmaajo soo maaheyn
    Nin Daarood ah soo dadkii
    Diidanaa maaheyn DEYNIILE
    ( sorry Puntland )
    ilaa dalka laga daayo
    SUNTA MELES KU SOO KARIYAY
    Addiss Ababa
    Walleysan Somalia nabadi ka dhaceyn

    Iga qor maanta Caruurteena
    Mustaqbalka waa looga sheekayn
    Dagaalkii FEDERAAL FITNO

    Maruu dhacaba wuu dhicidoonaa
    Dagaal lagu suulin
    SUNTUU SOO QOOSHEY MELES AXMAAR

  28. Soomaaliya waxay Ethiopia
    u soo sameysay labo Hoog
    Alshabaab UGUS iyo
    Federaal Fitno

    Insha Allah
    Waqti badan kala dambeyn
    Mahayaan suulinta
    QARXIYE iyo QEYBIYE

  29. Halku dhigii Meles Axmaar

    – Qeybiyoo Qarxi

  30. Dabshid

    Dee waayehee halkeen xalka ka raadinaa.

    Innagu xaqooti ku qaanay nolosheenii,Caruurteenii miyaan wax looga tagayn?

    Aan wax saamacno,laakiin iloobi mayno xasuuqii Tegree u gaystay Somali.

    Hore ha loo socdo.

    Dalmida

  31. mingistume soo dag

    Adigoo – Qaran – Arkaaya – Maxaad – Qabiil – Ku- Dooran
    ———————————————————————————
    Soomaali- Maryooleey -Qabiil -Kama- Dhamaato?…….

    1)Hawiye = Habargidir = Ma- Rabo..?

    2) Daarood= Ma- Mareexaan = Ma Rabo?…

    3)Habar-Awal = isaaq oo Dhan Ma -Rabaan?..

    4)Reer- Banaadir = Mukulaal- Ma- Madoow -Ma -Rabaan?..
    ———————————————————————————
    What Was Africa – Like – before -Colonization?,,,

  32. Mr Bahal
    Qodobada ay soo saareen marka aad eegto sidaad u dhigtay 100% waan kugu raacsanahay.
    HAG waxay isku dayayaan inay copy-gareeyanaan kacaankii iyo waliba cinqilaabkii 1969.
    4 Maamul goboleed iyo Culusow waxay isu haystaan 5 golaha-sare ee kacaanka.
    Waa maskax kasoo maaxatey Mr Geelle.
    Laakiin waxaanay is waydiin durbaanka ay xaddeen halkii lagu tumi lahaa.
    Sheeko caruureedaas meeshii ay ka socon lahayd ayaa la iska rabaa.

  33. Gedoland

    True in xoolahan ka dhashay beesha Ogaadeen aqoon qarannimo iyo dowladnimo.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  34. mingistume soo dag

    Ali Zubeer salaangobeed seetahay ninyahaw
    aaway ragii allmarqaan website ku xirnaan jiray
    1)CISMAAN CAWAD
    2)DAB-LA RIDAY

    3)HIBO

    4)AFBURWAAQO
    6)IIDOOR-LIQE KKK WARKOOD I SII -PLS

  35. Xurmad leh Xassan Shiekh wuxuu yiraahdo ayaa soconaya Durbaan kana waxaa Lagu tumi From Galmudug to Jubaland yaaba adiga Saxaraha degan kuu soo Socda ilaa aad tabar isbido mooyee..

    Nin Goofkiisa jooga ayuu leeyahay Xagee buu Gurbaanka ku tumi…!

    Axmed Madoobe iyo Raysal Wasaare Xamsa waxba yaan la xag xaganin waa Niman wax Badan ogee….. Ma Runta la diidayaa ? Alla bahashu qaraaraa 🤣🤣

  36. mingistume soo dag

    Asa bro

    Waar nin yahow muddo sannad ah ayaan afkayga ka qabsaday DFS hope Xasan Sheikh gov will do what he promise to do our broken heart society. Alas……aside from fighting Alshabaab in limited capacity their latest decision with regional stooges make me wonder whether we will have a nation at all.

    Ragga iyo Hibo aad sheegtay wallaahi garan maayo halkeey ka baxeen.

    Meeshii kalshaale ahayd waxaa ku buuxa daanyeer badan oo Iidoor ah oo iska dhigahaya Hawiye si ay bulshada isaga horkeenaan weliba moodahaya inaan la ogayn

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  37. IIDOORKA Bulshada kama mid aha mise adaa ka saaray yaa Miskiin Surwaal Gaab Argagixiso.

  38. Marba marka ka dambaysa xaqiiqadaa loo sii dhawaanayaa, toddobaadkii hore waxa soo afjarantay Anigaa ugu badan umada, haddana waa 4.5 ku hadduu oo ay qof iyo cod noqoto anigu xagaan iska soo sharraxayaa

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented