|

Villa Somalia oo ka hadashay Kulankii Madaxwayne Xasan iyo Isimada dhaqanka ee SSC

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood.

Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo ilaalin lahaa nabadda, wada-noolaanshaha bulsho iyo xasilloonida deegaannaadaas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada ku dagaallamay Magaalada, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho xaaaladda, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka ay qaadato, si loo joojiyo dhiigga qulqulaya.

Dhankooda, Isimada Dhaqanka ayaa Madaxweynaha uga mahad-celiyey kulankan iyo soo dhaweynta wanaagsan, waxaa ayna bogaadiyeen mowqifkii  Xukuumadda ee masiirka Sool iyo Sanaag, waxa kaloo ay soo bandhigeen aragtidooda ku aaddan xaaladda taagan, dhibaatada jirta iyo caqabadaha nololeed ee soo food-saaray dadka deegaanka kuwaas oo ka dhasahy dagaalka.

DHAMMAAD

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65662

Posted by on May 29 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Villa Somalia oo ka hadashay Kulankii Madaxwayne Xasan iyo Isimada dhaqanka ee SSC”

  1. Madaxweynaha iyo maamulkiisa waxay go’aan ku gaareen in SSC loogu yeedho Sool iyo Sanaag keliya! Xassan wuxuu isu haystaa nin aad wax u kala garanaya oo saxaya qalagaadka Daaroodka ay ku badsanayaan dhulka! Mudane madaxweyne, Cayn waxa laga wadaa degmada Buuhoodle iyo intay xukunto! Hadii aad diiday Cayn, markaa Togdheer baan ku bedeleynaa, SST! Buuhoodle inay tahay Togdheer maadan ogeyn madaxweyne! Isma aadan lahyn Togdheer magaaladiisa labaad, ee ugu weyn xaga degmo ahaana Dhuloos baa degan! Welcome to Somalia Xassan Sheekhoow, Dhulbahante Togdheerna waa degaan!

  2. Madaxweyne xasan sheekh, maxaa ka qaldamay.

    Wuxuu la dirirayaa argigixiso, wuxuuna soo dhoweeyay oo la kulmay argigixiso kale oo walaalihiis reer soomaalilaam cadow ku ah.

    Madaxweynaha soomaalilaan, asna wuxuu xaqq u leeyahay inuu soo dhoweeyo madaxda al-shayaadiin, sida, abuu cabaade (horjoogaha guud ee shayaadiinta), cali dharere/dheere, mahad kung fu/ karate/karateey, iiyo argigixiyaha weyn ee abuu muscaab.

    Madaxweyne xasan wuxuu meel uga dhacay wixii uu isla isaga ku taamayay ee aheyd la diririda argigixisada nuuc kasta oo ay yihiin.

    Soomaalilaaneey xaal qaata.

    Hanaga aargoosanina oo ragaas aan soo sneegay ee cadowga naga ah ha casuumina.

    Waxaan ka baqayaa inaan arko dowladaha irir samaale oo kala aargoosanaya, waana inteey rabaan xaarood-ka argigixisada ah iyo nuuc kasta oo argigixisada ka mid ah.

  3. Garaadadu inay xasan duufle la kulmaan oo wakhti ku lumiyaan maba ahayn!!

    muxuu ku kordhin karaa ama u dhimi karaa ? waa waxba !!

    Digriyow aka iidoor boy

    khawaarijta in lagu aas aasay oo kaga fund-gareeyo hargaysa cid waliba way ogtahay marka xaarka cesho !! dhulbahante dhulkiisu waa xor iidoorna dib dambe
    cag u soo dhigi maayo ee ama xaar ama dhuus ama futada culusow gal. !!!!

    Shalay qawsaarka nacaska ahi wuxuu soo dhaweynayey cajuusadda gaasha ah ee adna, iskuulkii khaniisnimada lagu baranayeyna wali hargeysuu ka furan yahay! habartu qayb bay ka ahayd furitaankiisa !! qowmu luudnimo iyo gaalnimaa taalla
    hargaysa !!

  4. @ Faasiq Mo
    Faasiq, Mujrim, Kaafir Waaxid.
    Ruux walba wuxuu mar walba ka hadlaa, ku hadlaa, ku celceliyaa, ku hal qabsadaa, meel walbana uga hadaaqaa, waxa uu asaga yahay, ama aaminsan yahay, ama uu doonayo inuu shaac yeelo.
    Adinka daaraoodkiina waxaan u maleeynayaa ineey idinku badan yihiin faasiqiinta oo aad u doodeeysaan si aad u shaac yeeshaan ficiladaas foosha xun ee uu Eebe Lacnaday, Lacnatullaah Calleyka Wa Calleeyhim Wacalaa Kulul Faasiqiin Wal Kaafiriin.

    Anigu garan maayo adna, adna, aad ku waalateen, waxbana igama gelin shaqadeydana ma’aha, hadii ay gaal tahay sida aad sheegeysaan anigu garan maayee xitaa magaceeda adinka ayaa i barteenee, waxaan orran lahaa Lacnadii Eebe Haku Dhacdo, Gaal Kasta Oo Uusan Hanuun U Sugneyn iyo Kii Diinta Eebe Kas U Diida Lacnadii Eebe iyo Caradiisa iyo Cadaabtiisa Aduun iyo Tiisa Aakhiro Dushooda Ha Ahaato.

    Maanta dhan inaad ku hadashaan waxyaabo fisqi, gaalnimo , qurun, xumaan iyo balaayo ah, sida waxa aad kor ku qortay oo kale, ma sharci daarood baa oo odaygii daarood ahaa aad ka dhaxasheen?! mise waa jeebkiina?! ma ogi!!!!!!!!!!!!!.

    Adiga hadaadan saxarada ceshan karin oo aad tahay Faasiq Lacnadan, oo nolosha ka dhacay, dadka oo dhan sidaasi ha moodin.

    Shaqsiyadaada iyo ciladaha ku heysta ayaad meelaha uga hadaaqeeysaa.

    Waa iga talo, waar wax reebo (ceebahaaga qarso).

    Dulli afqarmuun oo faasiq ah, oo faasiqnimada shaqo ka dhigtay.

    Nacalaa ku taal faasiqiinta iyo wixii u ololeeya iyo wixii ka hadalkooda caadi ka dhigtaba.

    Waar aqyaarta kalshaale, waar waxaan idinkula talinahayaa oo idinkula dardaarmahayaa, hadal wanaaga iyo in hadalada faasiqnimada ah la iska ilaaliyo.
    Laa Xoowla Walaa Quwata ilaa Billaah.

    Dadka qaar waxaabad moodaa in xumaantaas ka hadalkeeda iyo fidinteeda ay qandaraas ku soo qaateen.

    @Qalbi Bukaan (Qalbi Caruur), @Foraar Haraan (Haraan=Haran/wasaqda/Nijaasada doofaarka ee aan abid daahireyn), @Faasiq Mo, @ ________ iyo @___________, Qandaraaska aad wadataan waan ognahay, ee Allaha idin Hoojiyo.

    Allaha shartiina na dhaafiyo, faasiqiinyaheey dulliga ah, ee Lacnadan.

    Allaha Lacnado Faasiqiin Oo idil.

    Xasbunallaah.

    • digriyoow
      sidad wax u qorayso adigaba you sound like he/she waxaad qorayso markan akhriey gabadh yar inay qortay waxan aheen you could be gabadha sobobtoo ah magaca aad sidato nin iyo naagba way qaadan karan marka ma schoolkii abaarso baad ka soo baxday?in aad idoor hawiyeh iska dhigaaya tahay waa la iska fahmayaa subxaan ma heerka baa darood idin gaadhsiiey in qolodii ilahay idinka dhigay ka faantiin ood qolo kale anad xataa lahjada ay ku hadlan anad ku hadli karin iska dhigtiin away kaahin,somalilander laalays iyo qaarkaloo badan hawiyeh isk dhiga idoor boy umada ka fadhiiso me,,,www,danbidoon,com,,

  5. Eelka kii dhiga u ergootooy baa maqli jiray…

    Culusoww waaba ninka mishimiya SSC oo ka shaqaynaya siday SNM u hoos tagi lahaayeen… Sidee ninkaa wax looga waydiiyaa qaddiyadda SSC?…

    War Ergo layninee inta uu Ninkaasu Villada joogo isku tashada…

  6. qadiyada SSC way cadahay cid waxka badali kartaana ma jirto walaa xasan dhiigo walaa cid kale it is too late now, imisaa wiilal ku dhintay imisaa hanti ku baabaday imisaa caruur iyo wayeel qaxay,maxaa waxaso dhan u dhaceen idooor dhulkayga iga taga aduunka lama arag qabiil qabiil kale dhulkiisa cashaqa oo leh kula lihi markaad idoor waydiiso maxaad somali uga goaysiin waxay ku oranayan darood baa nala dagaalamay hadan qayb darood ka mida baan dhulkooda rabna ma is aqabataa, idoor dabada xabad laga galiyey waana lagu wadaya ilaa inta dhulka darood ka baxayan dhamaantii xasan dhiiqo waxba kama badali karo,,

  7. mingistume soo dag

    Soomalidu!: diyaar Ma U Tahay -20- Sano oo ;La Mid -AH

    20kii- Sano- La Soo Dhaafay?……
    ———————————————————————————–
    1)Soomaalidu: Lama =Rabo, Iyagana – Isamarabaan?…

    2)Hawiyo- Dowlad iyo Nidaam = Ma- Rabnaa?…..

    3)Isaaq – Soomaali/weyn== Ma -Rabaan?…

    3)Daaroodna- Ma- Mareexaan = Ma= rabaan?…
    ————————————————————–
    Habargidir- Hawiye Ma- Rabaan -Abgaal, xawaadle-Mursade?

    b)ISAAQ -Garxajis & GIDIBIISAY =MA -Rabaan?

    Soomaalinimo Aan LAGULA -WADIN- WAKHTIGAAGA -YUU- LUMIN.

  8. Daarood waxaa ku jiro
    DNA JABERTI nasabiyada ayaa
    ka barxan

    Ayagoo marti ah oo Baahi iyo Fuleynimo
    Waddo ayay yimaadeen Caasimad
    Ka mid ah Caasimadaha Xortaa ee Irir Samale

    6 bilood yaa Jaberti kahortaagnaa
    GOOJACADDE Wadne iyo Tamar yari

    Haddoo ay ka dhamaateen Rasaastii yarey
    Haddoo ay waayeen shilimaad ay ku
    Iibsadaan shidaal
    Waaba ayagoo DHAAWACODII DAAWEYSAN
    waayey
    HADDOO DUMARKOODII IYO CARUURTOODII
    Hawdka jiifaan 6 BILOOD, HADDE WAA
    waqti Saqiirkii dhasho socod gaarey

    Markaas ayay ku DHEX DHAARAN XAMAR
    gudaheeda, GOOJACADDE ma Xamarbaa
    Madaxtooyadiii
    Xassan Shiikh iyo Halyey ISMAIL C.GELE
    mayaa ku taalo Goojacade

    Ciil Faan uma baahna
    Maatada Hawdka Taalo

    Dabato

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented