Daawo: Erdogan oo ku guulaystay Madaxwaynaha Turkiga iyo Arimo cajiib ah oo ku saabsan
Istanbul ( Kalshaale ) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Anadolu.
Af hayeenka xisbiga talada haya ee Erdogan, Omer Celik, ayaa si gooni gooni ah u sheegay in uu taageero xooggan ay shacabka Turkigu siiyeen madaxweynaha la doortay.
Nala daawo warbixinta Arimo cajiib ah oo ku saabsan guusha Erdogan iyo Sooyaalkiisa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65652
Maansha alaah mujaahid erdogan
Aabihii islaamka qarnigan
Reer galbeed murugo ayaa utaal
Cadowgaa hajabo
Great News,hopefully Erdogan wins,so Turkiye doesn’t become a puppet State.
Dalmida
Allaa ku Mahadsan
Guusha
our brother and friend
Mr Erdoğan
Kkkk Somali fududaa.Kooda uma hambalyaynayaan oo ma dhahaayaan shaqada allaha u fududeeyo waxay lasoo boodayaan waa Hawiye waa Daarood iyo qashin iwm.
ILLAHAY HA U FUDUDEEYO ERDON SHAQADA.
Illahay Md XSM shaqada ha u fududeeyo,isagaa ay Dan iigu jirtaa ka Somali ahaan in ay wax u hagaagaan.
MD XASAN SHEEKH MAXAMUD BAL U DUCEEYO BILAA ILLAAHAY KUTOOSI WADDO FIIXAN.
Somalijecel
Kkkk
Wasiir Duraan ayaa horey
u sheegay
Garoonka Dubai ayaan
Diyaarad u socoto Galkacyo
ku sugeynay markaas ayaa
Waxaa TV SOO GALE.
FALASTIIN la xasuuqi
Maamo meesha fadhiday
ayaa MURUGOOTEY OO
Habaartey Yuhuud
Oo ciishootay
Qodobkii kuxigay wuxuu
Noqdey MOGADISHU oo
ETHIOPIA HURGUFEYSO
Markaas ayay tiro
Alle idin ROG ADINKA
IYO MAGAALADIINABA
Waan farxilahaa haddii adduunka
Laga tirtiro.
Markaas ayaan dhahey
Eedo soo kuwaan kulama
Ahan Soomaali iyo Muslim
Hadda waxaa xaqiiq ah
In dadbadan oo Soomaali
Sheegto jeclaan lahaayeen
In Xassan iyo xamar isla qaraxdo
Because of qabiil
Allow adaan NEBI MAXAMMAD
CSW, Kadhalin Soomaali
Somali badan way gaaloobilahaayeen
Horta Somalijecel cid ka aqli gaaban meeshan ma soo galo,mise waa dadka ka macaasha raqda Somaliya.
Xasan yaa doortay?
Ma Nikii Geela qalanayay ee naga dumiyay dawladii ay dadku jeclaayeen?
Ma kaasi ayaad rabtaa in la la simo Erdogan?
Anagu aduunka Islaamka ee u dabaal degaya guusha Erdogan ayaan qayb ka nahay e hadalka naga yaree…
Waa dad ay farxadii ka dhamaatay.
Xasan Sheekh in la xidho ayuu ku fiicnaa..
Dalmida
Yaaaaaaaaaaab,!!!!!!!!!!!!!!!!!.
Qof 24-ka saac ka daba yuusaya qoom uusan waxba ku darsan, iyo meel aysan waxba ka oolin, iyo magaalo aanba laga aqoon asaga iyo kuwa uu ka dhashay (qabiilkiisa), iyo dhulkeey dagaanba,
yaaaaaaaaaab,!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!..
Waar yaa dano iyo caqli u yeela, oo yiraahda, waar isku tasho oo beeshaada u tasho, oo dhulkaada u tasho, wax beelaha kale iyo madaxdooda iyo goofafkooda kaa galay malahee.
Wallee, nacamleeyayaashii (guul wadayaashii) kacaankii xaar weyne siyaad baa yaabay.
Bahal
Farmaajo Dawladiisii hadii adiga iyo Afar Ciilanayaal ah jeclaayeen ma waxaad Mooday in Dadka oo idil jeclaa ? Waa sida Gabadhii yarayd ee Reer Boqor tiri Hooyo maxay Dadkaan la mudaaharaadayaan ? Waxay Maamadii tiri Hooyo Rootigii / Roodhigii baa u gooyey ! Inantii yarayd “ Hooyo may Cake iska Cunaan “ !
Hadii Bahaloow Shalay lacagta Farmaajo soo xaday siinayey CBB aad adigu ka midka tahay aad Cake ku iibsanaysay waxaa jira kuwa Rootigii u gooyey oo Rafaadsan Canshuurta laga soo qaadana la siin jiray Shayaadiinta CBB aad adiga Ka mid ka ahayd laakiin maantay lasoo xiray sheekadaa Somaliyana waa Cusub u Dilaacay.
The irony is that when Minorities have more rights than the Majority ( Hawiye ) The real owners of the land. This reminds me like The White Farmers of Zimbabwe who owns 90% Farming lands !
What we need in Somalia is a big time reform policy for our people and our resources…. No more stealing from us …. !
Aduu qoomuloodkii Hargisa iyo wakiilkooda Adna Adan maanta ma soo dhawayseen?
Andrews aqoonsi u raadso.
Dalmida
Lacnada illaaheey SWT iyo caradiisa iyo cadaabtiisa aduun iyo tiisa aakhiro dushooda ha ahaato qoowmu luud-ka, gaalada iyo faasiqiin-ta iyo wixii ku hal qabsada, wixii taageera, wixii u ololeeya, wixii soo hadal qaada iyo meeshii lagu sheegaba.
Qof walba wuxuu ku hal qabsadaa waxa uu yahay iyo waxa uu aaminsan yahay, iyo waxa uu doonayo inuu fidiyo oo caam yeelo, Lacnatullaahi Waqadabullaahi Calleeyhim.
Kaaga sii darankase dhulka laga soo sheegayo waxaas fuxshiga iyo karaahiyada ah ee uu Eebe lacnaday waa waqooyi galbeed, iyo dhulka bada cas saaran oo dhan, qofka ku hal qabsanayana waa reer waqooyi galbeed, karaahiyo, Laa Xoowla Wallaa Quwata illaa Billaah.
Sidoo kale dadka u ololeeya Waxaas Fisqiga ah Lacnadii Eebe haku dhacdee waa la yaqaan, oo waa islaamo ay ka mid yihiin sacdiyo cajuuzul qaabir iyo ilhaan cumar, Allaha Fogeeyo-ee.
Allaah Baan Ka Magan Galnay xumaantaas.
Wallaahi waa yaaaaaab.
Tuug tabtuu soo maray yuu tilmaamaa (Tuug Tabtii Uu Soo Maray Unbuu Tilmaamaa).
Waar aqyaartaay xishoodka iyo hadal wanaaga ayaan idinkula dardaarmahayaa.
Waxaan hilmaamay kuwa inta soo gala oo uu ugu horeeyo @Qalbi Bukaan (@Qalbi Caruur) iyo mid la yiraa @Fooraar Haraan iyo mid kale @_________ , iyo mid kale oo afaraad oo daaraood ah oo laakiin Hawiye iska dhiga oo fisqiga ku hadla @_________, dhamaan kuwaas weeye kuwa xumaantaas u ololeeya, ee raba ineey caam yeelaan (shaac bixiyaan) Nacuudu Billaah, Xasbunallaah, Laa Xoowla Walaa Quwata ilaa Billaah.
Magan Alle.
Xasbunallaah.
Laa Xoowla Walaa Quwata ilaa Billaah.
Xasbunallaah.
Subxaanallaah,
Xasbunallaah,
Xasbunallaah,
Xasbunallaah Wa Nicmal Wakiil.
Allaah Ayaa Talo (Magan) Ku Filan.
Oo Talo Saaranay.
Xasbunallaah.
Maashaa Allah
Victory for Erdogan.
Allah ha ka dhigo kii soo celiya qayb ka mid ah khilaafada Islaamka.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Erdogan waa Nin Daarood ah futa madoobe ha la iidinku dhaarto DAMEERO Futamadoobe
AL CUSMAANIYA AL MAJEERTEENIYA
Gedo Land
Adiguna Ma Waxaad Baratey Beenti
Dhabayaco Kuye Biixi Ayaa Tolki Ugu
Yeeren in u Yimaado London O u
Kaso Baxsado Hawiye kkkkkkkk
Sxb Runta Aniga Ku Sheegaya Biixi
Meel u Aadi Karo Ma Jirto ilaa u is
Beri Yeelo O Arintisu Meel U Dhacdo
Dabagal Xoogan Ayaa Lagu Haya Waxa
U Ka Mid Yahey Saraakisha Hawiyaha
e La Xirey e u Jaajusayey Shabaabka
Wixi Shabaabku Weerar Kuso Qaadayen
Dhulki Laga Xoreeyey Waxa Hogaaminayey
Saraakil Biixi Ka Mid Yahey Ninka So
Kashifeyna Waa Odawa Yuusuf o Marki
U Cadeeyn Keeney Lo Dalacsiyey Darajada
Sareeye Gaas Saakeydan Aan Kula
Hadlayo Odawa iyo Saraakil Mareeykan
Ah Ayaa Jooga Degmada Galcad Biixi
Waxa Ciidan Mareeykan Ah Diyaarad
Uga So Qaaden Xarar Dheere O Waxa
La Keeney Galcad o Aheeyd Halki
Shabaab Ku Gumaaden Saraakishi
Danab Biixi Waxa u Ka Mid Yahey
Sarakiisha Laba Kaarayasha Aha e
Shabaabka La Shaqeeysanayey Koow
Sargaalka Laso Qabtey Waxa u Ahaa
Sargaal Ka Tirsan Ciidanka Danab
Asaga Ayaana Sheegey Saraakisha
Biixi Ka Mid Yahey e Shabaabka La
Shaqeeysanayey Gebigoodna Tel. Waa
La Dhegeeysanayey Waana Ku Cadaatey
Xabsi Ku Yaala Xerada Balidoogle Ayeey
Ku Xiranyihin Biixi Kaliya Ayaa Dibada Ka
Jooga Asagana Dhawaan Waa Laso
Xiraya Taa Ogoow Saakaba Mareeykan
Ayaa Ku Haya Degmada Galcad
Jeneraal Tereedishihi Waceeysle Ayaa
Ka Mid Ah Raga Ciidanka Hogaaminayey
Shabaabkana La Shaqeeysanayey Qabiil
Aan Ku Jirin Ama Lahan Saraakisha
Tuugada Ah Hawiye Ayeey U Badanyihin
Saraakisha iyo Ciidanka La Laayey
Gebigood Waa Ragi Ugu Firfircona
Ciidanka Danab Waana Wada Hawiye