|

MUUQAAL: Isimada SSC ee Muqdisho tagay iyo sida loogu soo dhoweeyay

Muqsisho ( Kalshaale ) Qaar kamid ah isimada dhaqanka SSC ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada caasimada ah ee muqdisho.

HALKAN DAAWO VIDEO

Isimada ayaa kala ah Garaad jaamac garaad ismaaciil, Ugaas maxamuud ugaas cabdilahi, garaad cabrisaq garad sofe iyo garaad cabdisalan xasan maxamed.

Gudoomiye ku xigeenka aqalka sare cabdilahi timo cade, wasiiro, xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweeyey madax dhaqameedka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65642

Posted by on May 28 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

41 Comments for “MUUQAAL: Isimada SSC ee Muqdisho tagay iyo sida loogu soo dhoweeyay”

  1. Garaad Gala Dagaalka wuu cabsadey
    Wuxuu maqley in la xirirabo

    Nimaan Baqin waa loo baqaa

    Garaad Ismail iyo Garaad Soofe
    Waalaba nin oo runtii leh
    Kalahar iyo Runta qirid

    Ninka raggaa waala siiyaa cadkiisa

    Ninkaa Garaad Soofe waa ninkii iigu
    Horeeyay oo Dhulbahante ah
    Oo RUNTA WAJAHO maray wareysatay
    Ina Kadiye

    Sool +Buuhoodle – Caynabo
    ayaan leenahay waa ninka ku dhiiradey
    SSC iyo waxaas waa markay nasoo raacan
    Dadka kale ee nala dariskaa waa ninka ku dhiiradey

    Garaad Ismail waxaa ku dhacey
    Kuqabatey iyo Qadar Alle
    Maanta Magaaladiisii Camirnay
    Shacabkiisii Taajiray 10 sano oo Nabad ah
    Iyo Magaaladii isku xirijirtay Hargeysa iyo Garowe

    RAGBAA DABKA SAAREY

    ALLE NABAD IYO MIDNIMO IYO BARWAAQO
    Ha siiyo Dhulbahante iyo dhulkooda

    Aamiin Aamiin Aamiin

  2. Aaway general garaad jaamac garaad cali
    Si,aal arintaan maraykanka ayaa duudka saartay ee cid culusoow usocotaa majirto
    Waxaana ladajiyay hotelka airportka
    Waxay joogi doonaan seven days Insha Allah guul bay laaban
    Wallee iidoor iyo mooryaan inaysan dhul daraawiisheed niicniic ula imaan karin
    Xasan culusoow taraafiko oo 1986 dameerada kala celin jiray anaga waxba nooma sheegi karo

  3. Maanta garaadada Harti guul taariikhi ah bay joogaan mar haddii huunadii aysan laascaano maanta ka talin.
    Guusha in yar baa u dhimman iyo godka goojacadde oo laga saaro.

    Yaa garaado dhulbahante muqdisho ku soo dhawayn jiray ilaa meeqaamkaas.
    Sharaftooda iyo cirdigooda ayeey kor u qaadeen.
    Waxay yihiin bay dadka bareen.

    Gala dagaalka Harti wayne baa idin garab joogee.
    Wallee majeerteen intaad haysataan ciishoon maysaan.

    • Ahmed Najaad, Majeerteen intay Dhulbahante haystaan lama go’doomin karo, lagamana adkaan karo! Buntland waataas doorasho jaanis u heshay! Yaa doorasho geli lahaa Somaliland oo Garoowe dusheeda degan+ Culusow+Aaranjaan+Dhulbahante qaybsan! Xoog baa shaqeeya Somalia! Dhulbahante to all Somalis, ” You are welcome!”

  4. Gedo land
    Culusoow asagaa hadda dhulbahante u baahan ee ayagu uma baahna.
    Dhulbahante waa reerka sedexaad ama afraad oo daarood u badan, dhulbadana waa degaan from ceerigaabo to Danood oo wardheer u dhoow.
    Waa cudud aan la xaqiri karin oo nin walbaa u baahan.
    Wakaas isaaq samri la’ ayagoo ku dhamaaday dooxada Nugaal.

  5. Duf ku baxa dheh.
    Waa eelaaydii dhulmahante oo gargaar caafimaad, cunno iyo nabad soo doonatay.

    Xeey baladkoodii iskaga burbursheen,
    Hadeey sidaan u ooyaayaan.
    Yaab.

    Waxaase iigu sii daran,
    Daaraood maxay dhulka Hawiye ku jecel yihiin oo ugu soo cararaan, markasta oo dhib qabsato.

    Waar meey Allaah xagiisa u cararaan.

    Yaaab.

    Ku yiraahdeen Xamar ayaa lagu soo dhoweeyay.

    Oo yaa arkay ruux tuugsanaya oo lasoo dhoweynayo, anaa yaabay.

  6. Ahmed Najaad

    Adigoo caadiya oon ciishoon
    Ama caadifoon maxaad qiyaasikartaa
    oo ay kala laaban Mogadishu
    Raggaan Dhulbahante

    Bal qiyaas
    Waxay isku dhibikaraan
    iyo waxa aan u cuntamin

    Constructive comments
    Not emotional 😭

  7. Arrinta ugu mudan waxa weeye,
    Sideey ku hortagi doonaan madaxweyne xasan sh, oo la ogaa wixii ay xumaan ka sheegi jireen.

    Ceebeey tacaal, maanta ma waxay tuugsi cunto, caafimaad iyo nabad gelin ugu yimaadeen ninkii ay shalay jaaifeysan jireen.

    Waxaa u dhiman ineey baydhabo tagaan, oo yiraahdaan reer baydhabaay magan Alle, Noo kaalmeeya, xoolihi aan idinka boobnay waan ka xunahay.

  8. Akhyaareey walaalkeen xafidulaah siciid cabdulaahi deni aan wada taageerno
    Walaahi waa ninka kaliya ee culusoow qool qoorta ugu xiri kara wixii xurguf daarood dhexdiisa anaga ayay noo taalaa aan afka dhulka ugalino culusoow iyo aashuunka ismaaciil cumar geele
    Sidaasaa inoo balan ah
    Xamsa iyo madoobe danbi maleh iska ilooba
    Kacdoonka ugu wayn absame ayaa wada
    Waxba yaan absame iyo xamsa laysku dabakhin
    Dagaalkeenu waa deni iyo culusoow
    Waan hubaa siciid deni inuu god kurididoono
    Culusoow taraafiko

  9. Dabshid
    Haddaan fikirkayga xaqiiqda ah ka hadlo.
    Waxba kala soo laaban mayaan xamar.
    Sababtoo ah madaxda dawladda federalka iyo beesha caalamka ayeey la kulmayaan waxaa lagu oran dagaalka joojiya. Ayaguna waxay oran dagaalka waa joojinaynaaye ciidanka goojacadde jooga ha nalaka dulqaado.
    Beesha caalamka iyo xasan shiikh muusa biixi kuma khasbi karaan in uu ciidankiisa la tago. Garaadaduna yeeli mayaan nabad inta goojacadde somaliland joogto.
    Waa jugjug meeshaada joog.
    Saas bay ku soo laaban.

  10. Digriyoow
    Dagaalka goojacadde ayaad adigu halkaan uga jirtaaye, ma noo sheegi kartaa goorta garaadadu xasan shiikh caayeen iyo waxa ay dheheen.
    Haddaad leedahay waa dhaliileen hadda ogoow xasan shiikh waa madaxwaynahoodii oo wax badan bay ka tabanayaan waana caadi dhaliishu.
    Xasan waa madaxwaynaha Somalia oo laascaano asagaa loo dhaarshay ha khaldanaado ama ha saxnaado.

  11. Alle ayaa mahadleh
    Walaalkeen
    Saaxiibkeen
    ErdoÄŸan oo 5 sano ku guuleystay
    Hogaaminta ISLAM Brotherhood

  12. Ahmed Najaad

    Sxb nin runtii Xilkas ah ayaad
    Tahey lkn marmar ayaa nototaa
    Huuno Dhabayaco

    Waa intaas aad sheegtay

    Good thinking

  13. @ina Najaad

    Yaaqeey, adiga doodaada waxaan ku nacay, waa un iska hadal, waxaad doonto ku hadal, waxaad doonto iska sheeg.

    Waar nin yohoow hadaad wax ogtahay is yeelyeelka iska daa, hadaadan ogeyna soo ogoow, waa iga talo, maalin kasta halkaan indho adeyg iyo wax aan sal iyo raad laheyn hala soo taagnaan.

    Dhulmahante, waxaa madaxweynahooda ah oo u dhaartay madaxweyne muuse biixi.

    Waxa ay madaxweyne xasan ka sameeyeen waad ogtahay, hadaadan ogeyn soo baar, oo ka dibna soo ogoow.

    Xasan sheekh waa madaxweynaha galmudug, hirshabeele, koofur galbeed, jubbaland, iyo banaadir iyo maamulka maseyrsan ee pintland.

  14. Dabshid
    Xifaaltanka meeshaan mar waa xarig iyo jiid iyo rag iska dhicin. Marna waa in daacad la isu waraysto inkastoo ay yartahay.
    Si lilaahi ah baad fikirkayga ii waydiisay oo aad waliba raacisay cadiifad ka saar.

  15. Gedo Land

    Beer Goormu Lafa Yeeshey
    Anigu Beer Lafa Kuma Ogeeyne
    Xasan Sheekh Waa Kaase Ninki Rak
    Ah Xaabo Agtiisa Haka Jebsho
    Xiniinyeey Doontey
    Xasan 25000 O Wiilal Hiraab Ah Ayuu
    So Tababartey Hawiyana Waa Ragi
    Kaara Piinka idankaga Furan Jirey
    Kaarayasha
    Walaahi Bilaahi Xamar Aniga Ayaa Hada
    Jooga Luuq Walba Waxa Taagan 20
    Wiil O Hiraab Bes Ah Kaso Bilaaw Balcad
    Iyo Daafeed Xataa Geedaha Garan Waaga
    Ayeey Ku Dhex Jiraan
    Ceeldheer Shaley Ayaan Uga So Tegey
    7000
    Galcad Waxa Jooga 7000
    Mesagaweyn Waxa Jooga 7000
    Xarardheere Waxa Jooga 7000
    O Halmar Wada Weerari Raba Ceelbuur
    18 Sargaal O Ciidanka Danab Ahaa
    Ayaa Laga So Xirey Galcad Xarardheere
    Iyo Mesagaweyn O Ruufyaano U
    Ahaa Shabaabka o Weeraradi Dhacey
    Kuso Hogaaminayey Ninka Sheegey
    Waa Odawaa Yuusuf Raage O Sareeye
    Gaas U Dalacsiiyey Xasan Sheekh
    Odey Biixi Asagana Dabagal Ayaa Lagu
    Yahey o Waa Laga Shakisanyahey
    Tel. Waa La Dhegeeysta
    18 Sargaal e La Xirey Tel.Ayaa La
    Dhegeeysan Jirey Weeraradi Shakiga
    Dhaliyey e is Daba Jooga Ahaa e
    Shaab So Qaaden e Saraakishi
    Xasan Tuure Ka Mid Ahaa Shabaabku
    Ku Dileen Habeenka Xasan Tuure La
    Dilayey Galabkeedi Ninka Garabka So
    Wabtey e Lahaa Sargaalkan Waa Ninka
    Laayey Shabaabka e Barasha Wanaagsan
    Wuxu Ahaa Biixi Sargaal Walba o Biixi
    Amaano Waa La Dilayey Si Dhalhsa Ah

  16. Digriyoow kkkkkk
    Somaliland adinku iidoor ahaan waxaad u taqaanaan dal gooni ah laakiin soomaalida kale iyo anaguba waxaan u naqaan maamul somalia ka mid ah oo xasan shiikh hoos taga, shalana farmaajo hoos tagayey.
    Marke garaadada dhulbahante iyo muuse biixiba xamar baa laga xukumaa, madaxwaynahooda waa xasan shiikh ee waxba ha qarracmin.

    Garaadadu marna ma caayin xasan shiikh ee waxay ku dhaliileen in uusan si fiican u cambaarayn qoladiina gooni goosadka beenta ah madax maray.

  17. Garaadadi Dhulmahante o So Dhoobtey
    Magaalada Muqdisho Of USC
    Halkaa o Ay Dhoowr Maalmod Ka Qadeeyn
    Donaan Madaaficdi Goojacade Uga
    Nasan Donaan Mar Hadi Ay Tuuladi
    Garawe Cunto Ay Cunaan Kaso Waayen
    O Mulacyo iyo Qubbo Diidiin Lo Qaley
    Iyaguna Aysan Aheeyn Rak Mulacyada
    Iyo Qubbada Cuna

  18. Kkkkkkkkk
    Iidoorkii waa qarracan markay arkeen SSS-KHATUMO oo dawladdii federalku soo dhawaynayso.
    Saasaaba lagu aqoonsaday mar haddii ayagii lagala hadlayo aayaha deegaankooda.

    Guul siciid Harti Dhulbahante wallee waa rag.

  19. Caawa digriyoow iyo wiil hiraab iyo is-qariso oo dhan naftaa ciil uga bixi rabta
    Cay iyo xanaaq waxaan ahayn caawa ma hayaan.
    War nimanku dhulkooda ayagaa lehe ka samra.
    Shalana ayagaa idin keenay maantana ayagaa idin ka cayrshay

  20. @Wiil Hiraab.

    Maalin dhoweyd waxaan arkay kuwo daaraood ah oo dal shisheeye kasoo dhex banaambaxayay.

    Waxay lahaayeen oo sidoo kale boorar ay siteen ugu qornaa= War Hawiyoow na dhaafa, oo magaalooyinkeena aad cariiriga ku heysaan nooga baxa, idinma heyn karnee, kkkkkkkk.

    Hade waa Wallaahi, Been kuu sheegi maayo.
    Wallaahi, sidaan u qoslay waligeey uma qoslin, waxaan is weydiiyay???? anoo yaaban!!!!!!!!, waa kuwama magaalooyinka daarood ee Hawiyeha dulsaarka ku yihiin, yaab.

    Waxaan ogaa daarood oo anaga na hoos jiif-jiifa oo quud iyo cunto naga raba, ee waxaan irri goormeey Hawiye daaraood quud u doonteen oo baladyadoodii (tuulooyinkoodii) aadeen.

    Daarood waxay doonaan ayey ku hadlaan.

    Sida kuwa hada inta ka leh, xasan sheekh ayaan dowlad ka agdhiseynaa, kkkkkkkkkk.

    Xasan sheekh waan diidnay, kkkkkk.
    Xasan sheekh wuxuusan daarood orran ma sameyn karo, kkkkkk.

    Waar miyeysan ogeyn in xasan sheekh uusanba aqoon wax darood la dhaho, oo baranbarada uu ka garan ogyahay hadii labadoodaas lagu soo ag hadal qaado.

    Qof aan la aqoonin iyo duul aan tabar laheyn, oo tabar isbidayoow xaal qaata.

  21. Gabdho daarood ah oo cad cad ayaa magaaladii qurxiyay maanta aaway wuxuu mukulaasha madow u ekaa
    ilmo qaawane yaa Cali beeysteen muraayad isku fiiriya markaad hurdada ka kacdaan siyaasad haydiin danbaysee
    ilmo moxog diirte waa inoo qof iyo cod
    Cawaanyahay casrigaan wada qaawan

  22. Kulahaa gen.biixi ayaa lagu daba jiraa
    Adeer biixi shalay ayuu London yimid oo caruurtiisii iyo xaaskiisii uyimid dib danbana xamar uguma socdo
    Beeshiisa ayuu talo kaqaatay wuuna aqbalay alxamdulilaah
    isla bood booda adinka iyo alshabaab

  23. Gedo land
    Inkastoo Soomaali oo dhan soo dhawaysay garaadada hadana dhulbahante maanta wacdaro ayeey xamar ka dhigeen.
    Walaahi dhulbahantaha muqdisho degan waa ciidaan oo dhaqaaqday.
    Awal waxaan islahaa daaroodka muqdisho mareexaan baa ba u badan ileen dhulbahante ayaan caadi ahayn ba

  24. @ ina Najaad

    Marka lagula taliyo, oo laguu sheego inaad dood ciyaaleedka iska joojiso, miyaa la careysan yahay.

    Ar daaraood run necebaa.
    War marmarsiiyo ay runta uga baxsadaan ma waayaan.

    Mida kale, farmaajo oo xitaa aan ka talin degmooyinka Hodan iyo boondheere goormuu soomaalilaan ka taliyay.

    Soomaalilaan iska daayee, markuu magaca loowyacade maqlay sootuu inta naxay yirri= naa heblaayo balo kugu dhacdayee iga aamus, waad iga nixisee,

    Maxaad igala doontay soomaalilaan iyo arrimaheeda, anoo daaraood maskiina ah, oo weliba villo Hiraab dhex jooga, oo maxlal ah.

    Masaakiin, Wallaahi dad loo naxo ayaad tihiin.
    Farmaajo waa kii markuu turkiga tagay awooday in uu laascaarood ka hadlo, kkkkkklkkkk, maxaa halkaas kasoo baxay.

    Jawaabta waa adinka.

  25. Culusow wuxuu socda ma wuxuu keenay min hal sano inoo kordhiya.
    Barlamaanka aan ka talo baxno.
    Marxuumka aan qabri ku ridno.
    1969 dib inoogu celiya.
    Doorashay baratee midda PL iga daba geeya.
    Hadday ciin daaqday.
    Caqli gaab haddaanu jirin show adduunkan caajis buu noqon lahaa

  26. Digriyoow
    Farmaajo saw madaxwaynihii Somalia maahayn?
    Somalia saw maaha from loowyocaddo ilaa raaskambooni.
    Waan ogahay in xasan shiikh iyo farmaajo midna awood ahaan uga talin Garowe iyo Hargaysa laakiin sharciyad baan kaala hadlay iyo waxa caalamku aqoonsan yahay.

    Muuse biixi caalam aqoonsan ma jiro
    Ee dhulka soomaalia oo dhan waxaa loo aqoonsan yahay in uu xukumo hadba ninka villa Somalia fadhiya.

  27. Axmed najaad
    Ninkaan waxaa lataliyayaal u ah
    Hinda culusoow iyo
    Jihaan culusoow kkkkkkk kkkkkkk
    Waa nin wareersan
    Reer culusoow oo dhan waa isku xisbi
    Yaab badanaa war soomaaliya wax aan la aqoon baa wadankii kusoo yaacay
    Mideeda kale culusoow heshiiska masixiixin xamsa marxuum buu qoorta ugaliyay si uu beri uyiraahdo anigu masixiixin ee waa soo bandhignay waxa shacabka rabaan waa munaafaq daanyeerka lugaha dameerka leh

  28. Kulahaa
    Hinda iyo jihaan malahan magacyadaas waa magacyo daarood
    Labada gabdhood magacyadoodu waa
    Muumino culusoow iyo
    Maano culusoow kkkkkkk

  29. Axmed Najaad

    Ina Farmaajo Sow Ki Marka u Ubaxa
    Dhigayo Taalada SYL O Ku Taala
    Madaxtooyada ilinkeeda Jaakada Xabadaha
    Uso Labisan Jirey kkkkkkkkkkk
    Waligi inti u Madaxweeynaha Ahaa Xita
    Ma Tegin Degmada Boondheere o
    Irida Madaxtooyada Ku Taala Saa Waaba
    Meel Kasi Fog
    Xasan Sheekh Waa Ninka Tegey
    Baxdo Xarardheere Galcad Ruun Nirgood
    Aadan Yabaal Tardo Maxaas Moqakori
    Caddale O Wada Furin Dagaal Ahaa
    Waliba Asaga o Surwaal iyo Shaati Kaliya
    Wata La Kala Geesisan

  30. Hada ka hor ayaa waxaa dooday dhurwaa iyo dameer, ka dibna doodoodii waxay isku badashay muran.
    Waxay ku murmeen,
    Dhurwaaga= cirku waa buluug, dooguna waa cagaar,
    Dameerka= maya ee cirku waa jaale dooguna waa gaduud.
    Markeey is mari waayeen, ayey labadoodiiba waxay u tageen garsoorihii keynta ahna boqorka habar dugaag ( aw libaax) si uu ugu garsooro,
    Libaaxii markuu dhageystay doodii labada dhinac, ayuu wuxuu xukmiyay in aw dhurwaa qaldan yahay oo uu xabsi yahay, iyo in aw dameer gar leeyahay (Saxan yahay) uuna fasax yahay.

    Dameerkii waa tagay.

    Deedna dhurwaagii oo garta libaaxa ka careysan ayaa yirri= aw libaaxoow maxaa sidaan iigu gashay, sooma saxsani oo cirku soo buluug ma’aha oo dooguna soo cagaar ma’aha.

    Aw libaax wuxuu yirri= waar aw dhurwaa, doodaadu waa sax oo cirku waa buluug, dooguna waa cagaar, laakiin waxaa qalad ah nafta aad kala dooday, sababtoo ah dameer si kasta oo wax loogu sheego wax fahmi maayo, haduu fahmana yeeli maayo, marka dood magalo, oo ninkii la doodo ayaa ka gar daran.

    Aniga intaan la i xukumin, waa inaan baxsado.

  31. Digriyoow
    Kkkkkkk
    Deedna dhurwaagii
    Deedna waa kaa soo fakatay kkkkkkk ilaahbaa kudhaartaye waa qaldaan caadi ah
    Deedna kulahaa
    Axmed najaad waxaad sheegaysay waa run
    War ninyahow maxaa ku cadibaya lahjadiibaaba kaasoo fakanaysee kkkkkkk

  32. @Wiil Hiraab.

    Deegaanadii uu madaxweyne xasan booqday maxaad Wisil uga reebtay.

    Ma hilmaantay, mise waxbaa jira.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  33. Gedo land
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Hawiye iyo deedna 🤣🤣🤣🤣🤣

  34. Wallaahi, Daaraood wey wada argagaxeen, oo wada saseen (qaracmeen), subxaanallaah.

    Alloow caafi, yaa rabbi caafi.

    Laasxaarood, argagixii ka dhacay waxaa laga dareemayaa inta (kalshaale) iyo meel walba oo aad daaraood ku aragto.

    Waxaan moodi jiray in kuwa sasay ay keliya yihiin kab iyo lax (Kab iyo Kastuumo), laakiin waxaan ogaaday in xitaa kuwii kale ay argagaxeen.
    Allaha caafiyo.

  35. Digriyoow
    Markaad lahayd Sacad baan ahay ee aad kala garan weydey Bacaadweyn iyo Bacaadweyne ayaan shakiyey.
    Deedna iyo Dabeeto baa yaabtay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  36. Xaangoow

    Barnaamijkii Dayn Cafinta ee aad lahayd waa la diiday warkaas Been buu noqday Boowe. Dayntii waa laga cafin Soomaaliya Kadib waxaa xigi doona in Dayn Fresh Ah uu Xurmad leh Xassan Shiekh inoo soo qaadi doono si Wadanka na loogu dhiso.

    Waxaa kaloo meesha ka baxay Raysal Wasaare iyo is qabqabsi dambe iyo maxaa Anaga MJ ah na loo siin waayey filim kaas waa gubataa.

    Balantu waa One Man One Vote…… Sanduuqa Codbixinta weeye balantu wixii intaas dhaafsiisan waa waqti lumis iyo Qof Rayigiis.

  37. Somali galbeed

    Low IQ culusow

    Isimada waa ku qaldameen inay waqti ku lumiyaan low IQ culusow.

    Muhimadiisa dhan waa candhobuur yaruu dhalay shaqo raadinteed, muddo kororsi iyo musuqmaasuq.

    Kusoo biira xulufada dhabta ah ee geeska Africa.

    Putlayn, khaatumo/maakhir waa inay ETHIOPIA iyo ERITREA wax la qabsadaan iskana ilaawaan unukaa leh
    Iyo warkeed, waqtigaa idinka sii lumaya.

    Xulufada cusub ee geeska wax la qabso..

  38. Waar buuqa badan dhaafa

    Garaadadu waa niman caasimaddii qaranka yimid. Wixii intaa ka soo hadha waa cantara baqash iyo hadal tiro

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  39. Somali Amxaar aka Jeberti

    Awalba waxaad ahayd Amxaar Jeberti ku hadla Af-Soomaaliga oo aad u Dhaqan Xun, caayana Dumarka.

    Daanyeer Najis ah oo Ciilan baad tahay. Orod hadaad Rabtid ku biir Xabashida Ethiopia awalba ayagaa ku raran jiree Daalim yahoow Gaalada Futada u leefa.

    Wixii ka shisheeya Koofurta Gaalkacyo maba noo tirsana marka ama Amxaaro isku Dhiib ama Yahuud u gal waa hawl kuu taala wax naga galay malaha.

  40. Somali galbeed

    Low IQ culusow

    Garaadadii oo low IQ culusow ku bilaabay ka eed sheegashada saciid dani!!!

    Odayaashii oo af kala qaad kasoo hadhay iyo inaanay ayaga qusayn putlayn iyo arinta saciid dani toona!!

    Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto meel lagaa neceb yahaa ku huran..

    Odayaasha iyo ragga ku xeerani waa inay xisaabaadka dib ugu laabtaan, waqtina ku lumin doonta dakhalkii ujabay ee
    Low IQ culusow, geelle iyo saaran yihiin.

    Guusha dagaalka oo aad udhaw waa lagu mashquulaa kaliya.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented