|

Daawo+Akhriso: Go’aano Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda DFS iyo Maamulada

Muqdisho ( Kalshaale ) Golaha Wadatashiga Qaran ayaa baahiyey heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey.

HALKAN DAAWO VIDEO

Golaha aya wuxuu ku heshiiyay inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya, waxaa sidoo kale la bogaadiyey doorashooyinkii ka dhacay Puntland.

Sida ku cad heshiiska, Si loo mideeyo hannaanka doorasho ee hoggaanka JFS loona dardargeliyo habsami u socodka dowladnimadeena, waxaa dalka uuvqaadanayaa nidaam Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen,  Waxaana meesha laga saaraya Xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka waxaa hal warqad ku dooranaya shacabka Soomaaliyeed ayadoo lagu salaynayo nidaamka xisbiyada badan.

Degmooyinka G/Banaadir waxa ay yeelanayaan goleyaal deegaan oo ay soo dooranayaan dadka deegaanka si toos ah, waxayna dhacaysaa 30 June 2024.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mudo xileedkiisa laga dhigay shan sanno, Dawlad gobaleedyada oo dhan ayaa hadda tagaya November 2024-ka, taas oo ka dhignaanaysa mudo kororsi aan xadkoodu cadeyn.

Doorashooyinka dalka ee heer federaal iyo heer  maamul goboleed waa qof iyo cod oo 5-tii sanaba hal mar ah. Si loo mideeyo muddada doorashooyinka heer DXDF, waxay doorashooyinku ku qabsoomi doonaan sida soo socota:

I. Dowladaha Hoose waxay doorashadooda dhici doontaa 30 June 2024.

II. Golaha Wakiilada DXDF waxay doorashooda dhici doontaa 30 November 2024.

III. Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka DXDF waxay doorashadooda dhici doontaa 30 November 2024.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65633

Posted by on May 28 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

91 Comments for “Daawo+Akhriso: Go’aano Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda DFS iyo Maamulada”

  1. War shirkani waa iska shinbirayahaw heesa,hees wanaagsan heesa,hakaan soo fariista,kaalaya horteeyda.shinbirayahaw heesa ,hees wanaagsan heesa.. halka ujeedo oo uu kalahaa mr gurguurte waxay aheyd inuu sameysti hal sano oo mudo kororsi ah laakiin ma u socon doontaa weeye jawaabtu. Kkkkkkkkkk . Wallee hawiye qaar madoobe baan dawladnimo baran. Culusawna waa dhado roob noqon weyday. Kkkkkkkk

  2. Allaa mahadleh oo Xassan Shiikh
    Noo soo celiyay

    HAG ayaa Amaan mudan oo
    AAQIRKII Mogadishu ka dhigey
    Meel is doorato. No More 4.5

    Allaa mahadleh HAG Group iyo
    British Group garansiiyey
    MADAXWEYNE IYO
    MADAXWEYNE KUXIHEEN

    aad waxaa arintaan uga shaqeeyay
    Guddimiye Cabdi Xashi iyo
    Fowsiyo X. Aadan

    No More Nasii Rasalwasaare

    * Horta Tagtaye Yaa ku tabey

  3. Allow Soomaaliya Nabad kadhig
    Gaar ahaan Mogadishu.

    Shacabka Xamar
    oo maamusho Canshuurtooda
    oo doorto guddigooda Degmo
    oo doorto Governorkooda Banadir State

    Haddaan Lugta saarnay
    Tubtii Towradeenu Tilmaantay

    SNM ka fiican USC

  4. Xasan xoolo marka laga reebo oo 3 sano u hartay inta kale waaba niman waqtigoodii dhamaaday oo sharci daro ku jooga gobolada in matalayaan sheegtaan.
    Waa illegitimate false leaders.
    Waa niman xitaa police iyo askarooda mushaar siin karin oo Xasan Xoolo lacagaha deegda adduunka u agfadhiya, markuu rabo u yeerto “Aryaa beeso ma rabtaa, hadda ii Imaaw! kkkkkkkkkk
    Ha biqlayso🤔

  5. Rasalwasaare Xamza oo
    oo noqondoono Rasalwasaarihii
    Ugu DAMBEEYAY VILLA HARGEYSA XAMAR

    Sidoo kale Rasalwasaare Xamza
    oo Naqon doono Rasalwasaarihii
    Ugu horeeyay ee xilka hayo
    5 Sano ilaa 30 November 2028

    Allow Xassan Shiikh sii Caafimaad
    iyo Cimri dheer
    Allow Mogadishu sii Nabad iyo Barwaaqo

  6. Gurguurte markii la dooranayey waxaan islahaa, 4tii sano hore ayuu ku waayo qaaday, Somali hadii loo dhiibo markale waa nin jiirada ku jirto ka saari kara!

    Farmaajow na dhaaf ayaan oran jiray, Xasan Culusow in la doorto u ololaynayey!
    I was wrong in big time. Niyad jab.
    Ar Farmaajo ii geeya iga taagan tahay maanta!
    Sida Baarqab sheegay ” Dhado roob noqon wayday” Daanyeer Culusow dhado ayuu noqday.

    Somali leaders:
    Ho-heey nimaan ku diirsado maxaa dal dhan u diiday,
    kulli nimaan dab hurin karin maxaa dal kawada uumay???? Anigu yaabay.

  7. Balanteenu waa

    Golaha deegaanka iyo
    Maamul goboleedka
    30 November 2024

    2028
    Dhamaan heer Federaal
    iyo Heer Maamul Goboleed
    BANAANDIR STATE NUMBER 1

    * Horta Tagtaye Yaa ku tabay

  8. Ku dayo puntland inay dhacdo waxaa sababay mr DENI bal aan aragno waxa ka

    Dhaca muqdisho markey dadka is dortan reer unuka leh war baa u yaal helow

    Jareerwayne iyo banadirigq kkkkk moryan war baa galay muga waa tabsaday kkkkk

  9. Kkkkkkk culusoow caqliga kuma jiro
    Xoolanimadiisii maantuu banaanka keenay
    Horta sadexda nin ee agfadhida waqtigoodii waa dhamaaday
    Adigana cid kaa yeelaysaa majirto inaad sanad kudarsato
    Mideeda kale wax aysan puntland kujirin xagee kashaqaynayaan
    Waxaan oran karaa ciil iyo caro uu kaqaaday
    Doorashadii puntland ayaa ka keentay kkkkkkk
    Mideeda kale doorashada xisbiyada waxay utaalaa siyaasiyiinta soomaaliya oo dhan iyo shacabka in taladooda ay gooyaan maaha culusoow iyo sadexda lafadhida masiirka umada soomaaliya inay gooyaan
    Walaahi culusoow ceebta kudhicidoonta social media iyo siyaasiyiinta soomaalida kasugi waayina kkkkkkk
    War waxaan waa wax lagu qoslo haduu qalalaase cusub wadanka galinayaa
    Kulahaa labo xisbi baa wadanka utartamaysa
    Daanyeer siyaasad barad ah

  10. Jabhad

    Anigaa Kaa diiwan galin
    Degmo ka mid ah Xamar

    Ee Soo xaadir.

    Alle Ayaa mahadleh
    Hadday Xaafad kasto dooran
    Masuulka Degmada

    Alle ayaa mahadleh
    Haddey Degmo kasto dooran
    Governorka Banadir State

    Alle ayaa Mahadleh
    Hadduu GOVERNORKA BANADIR
    maamulidoono.
    1. Canshuurteena
    2. Police keena
    3. Iyo affairs keena

    Kudarso ama KATASHO

  11. Dabshid
    Waxaa tiri tagtaye yaa ku tabay.
    Haddii puntland oo 1/3 Somalia ah maqan tahay ama goonis isu maamusho, yaad u talin bal noo sheeg dalka aad madaxwayne ka noqon magaciisa
    Ma USC baad oran
    Ma HAG baad oran.
    Nin walba hadduu tuuladiisa goosta saw laguma kala tagin dal somalia la dhaho?
    Ma saas baad adi rabtay.
    Bal fikirkaaga caddee ma in la kala googo’o ayaad rabtay?
    Waa sababta dad badan u dhahaan waa iidoor is qariya waayo ma jirto cid kale oo jecel in somalia kala dhaqaaqdo.

  12. Ahmed Najaad

    Puntland waxay la mid tahey
    Degmada Deyniile oo diiday
    Shirka MAAMULKA BANAADIR State

    Puntland = Deyniile
    Midkasto waxaa ku nool 400 kun

  13. Ahmed Najaad

    Waxaan kaloo kuu xaqiijin
    Xitaa go’aamadan waxaa ka
    Quseeyo inay soo xaadiraan
    Waqtiga Doorashada Madaxweyne
    iyo Madaxweyne-kuxigeen

    Taasna waxaa horey u ogolaaday
    Siyaasiinta CIISE MAX’UUD
    oo ah
    HAGBADLEYDA 8th January 2024

  14. Ahmed Najaad

    Talo iyo Tamar waxaa kaaga
    Baahan sidaad xukunka ula
    Qeybsan laheyd MAX’UUD SALEEMAAN

    xitaa haddii Golaha deeganka
    Banaadir Looxiro Especial seats
    Dir, Daarood iyo Raxanweyn
    Maxaa adiga kaa soo gaari
    ileen laguuma ogola in
    LA GAADOORTO ISKA DAAYE
    inaad ka TARTANTO GOOF CIISE MAX’UUD
    aka Garowe.

    – Somalidu waxay dhahdaa
    Caanaha dhan/cab
    XOORTU AYADAA SOO DHICIDOONTEE

    Horta wax ka yeelo
    kursiga Garowe,
    si aad uga DOODO ama u haweysato
    Kursiga BANAADIR STATE

    3 xubin Mareexan
    3 xubin Absame
    3 xubin Harti
    1 xubin Leylakase

    Totalo 10

    Maxaa kaa soo gaari
    haddaadanba LEEF LEEFIN
    Hagbadda Max’uud Saleemaan

  15. Dabshid
    Sidii nin rag ah u dood, puntland intay le egtahay iyo waxa ay Somalia ka tahay waa taqaan oo ka doodi mayno ee adiga laba mid kala caddee in aad leedahay ha lagu kala tago oo nin walba intiisa meeshuu rabo ha la aado ama ha u yaraato ama ha u badnaatee
    Iyo in aad leedahay dalku ha midaysnaado oo anaa madaxwayne ka ah. Tan dambe hadaad qabto ma xoog ayaa puntland lagu maquunin karaa ileen may igola wax aan heshiis lagu ahayn.

    Somalia hadda waxa lagu wada joogay awood qaybsi lagu heshiiyey iyo dastuur lagu heshiiyey
    Ma waxaa badali kara dhawr qof iyo wax aan loo dhammayn.

  16. Hadii la yiri Doorasho hala aado xataa Daarood waa Qaylinayaan.🤣🤣🤣🤣
    Waxay og yihiin in ay Minorities yihiin !

    Gobolka Banaadir oo ka dhacdo Doorasho One Man One Vote waa waxaan waligeen rabnay oo sugaynay.

    Madaxweyne Xassan Shiekh Madaxaaga Allaha raajiyo hadiiba 4.5 kii meesha ka baxay oo la yiri hala is doorto.

    Dawladaha Xubnaha ka ah Dawlada Federaalka isku mar ayay Doorashadooda Wada dhacaysaa 2024.

    No More Raysal Wasaare !

    Madaxweyne iyo Madaxweyne Madaxweyne Ku Xigeen………. ?????

  17. Ahmed Najaad

    Wlh iyo magaca ALLE ayaan
    ku dhaartaye

    Waxaan aaminsanahey
    Inay PUNTLAND halkeeda ALLE
    ku nabad yeelo 4 iyo
    5tii sano kadibna soo xaadirto
    Doorashada MADAXWEYNE
    iyo kuxigeen ee Federal

    Dhibna lama rabo
    Maranna wuxuu dhamaadey
    Maalintaan GALMUDUG TAAGEY

    Waliba waxaan qabaa inay
    TOOS U QAADATO WIXII
    LAGA HELO GAL IYO MUSLIM

    From Mudug ilaa Buulo-Xaawo
    Meelaan aheyn ima quseyso

    Somaliland inay soo laabato
    iyo inaysan soo laaban ima quseyso

    – HALA KALA LEYRSADO
    HUUR HAWIYAA ISUGU FILAN
    iyo Minority nala dego.

    Waa si qalbiyan ah
    Oo ALLE IGU OGYAHAY

  18. Axmed Najad,

    Maxaad gacantaada isugu tirisay oo isu gowracday hadaad rabto inaad Somaliya sidii hore cad aanad xaq u lahayn ka hesho? Weli laba arrimood shayba ma garan: sidaad somali uga dhaadhicsay inaad tiro badan tahay iyo inaad dawlad yaqaan tahay anigoo og inaad marba inyar ood Somaliland ka soo qishto ku bootayso.

  19. Baaruud
    Yaa tiriyey dadka puntland oo dhan.
    Dadka doorashada galay iyo dadka puntland oo dhan in ay is le egyihiin ma khasab.
    Puntland anaa jooga dadka is diwaan galiyey aad vay u yaraayeen.
    Xitaa waa lagu baryahayey dadka.
    Majeerteen iyo inta madaxa madoow baan dhahnaa.
    Wallaan reeer naga badan laba abuurin

  20. Hobyo Godan
    Waxa la diidayo doorasho maaha ee waa kalmadda aad qortay ee aad leedahay no more raysulwasaare.
    Awood qaybsiga heshiiska lagu ahaa ma kaligaa baa badali kara.
    Dee futada iska gali waxaad qoratay baa kugu filan

  21. Dabshid
    Puntland soo xaadirimayso 4 sano kaddib haddaan la ilaalin waxa heshiiska lagu ahaa ma dastuurkii la wada samaystay.
    Ogoow dastuurku ma ahayn mid afti loo qaaday ee wuxuu ahaa dastuur ku meel gaar ah oo qabiilo awood qaybsi ku samaystaan mana la badali karo xitaa haddii qabiil maqan yahay iskaddaa Harti oo soomaali barkeed ehe.

  22. Hilaacii Bari kasoo iftiimay, marhore ayaa la hiigsanayaa..!
    Waa good news maalinta shaqsi kasta oo Somaliyeed la waydiiyo “yaad rabtaa in kuu taliyo” degmada markaas degen yahay.✌

  23. Abdi Farah Juxa ayaa sidaan qoray.

    GOLIHII SARE EE KACAANKA 1969 OO AAN ILKO LAHAYN.
    Goluhu wuxuu xalay laalay Dastuurkii Federaalka iyo kuwii Dawlad-Goboleedyadaba iyo dhamaan wixii heshiis lagu ahaa burburkii kadib.
    “Hadday saas u fududahay maxaa 30 sano faraqa laysu haystey?

  24. Dagdii dad yar intaas yar ninka/naagta doortaan u talin.
    Degmadii dad badan intaas badan ayaa ninka/naagta doortaan u talin.
    maxaa keenay anaa kaa badan iyo anaa kaa badan.
    Democracy waa in xitaa gurigaaga ka jirto oo carurtaada iyo maamada reerka inta badan codka, warkooda la raaco.
    Horaa loo soconayaa.

  25. Land of punt
    Ninkii laga cabaado ayaa nin badan ah.
    Nin yar cidi ma dareento laakiin oohin iyo calaalcal joogta ah bilaash uma imaan.

  26. Dood rageedkii
    oo isu rogtey

    UUNSI IYO FOOX Caasha Cuud

  27. Degmooyinka Gobolka Banaadir
    ayaa soo saarey Go’aamo ay
    ka maqantahey DEGMADA DEYNIILE

    Deyniile ayaa ku doodeyso
    inay tahay Degmada ugu dhulka
    Weyn maadaama ay tahay
    Jidka Warshadaha
    ilaa xadka AFGOOYE iyo
    ilaa xadka Balcad

    Deyniile ayaa ku doodeyso
    xadka u dhaxeeyo
    Dharkenlay to Hodan
    Wadajir to Kaaraan
    Kaaraan to Yaaqshiid
    iyo inta u dhaxayso ay
    Yahiin Dad Hoostago
    Guddoomiyaha Banaadir
    Meesha Deyniile tahay dad tashaday
    oo xiriir la leh
    gobolada Sh/hoose iyo dhexe

    400 qol ee shacabka Deyniile
    ayaan TALO IYO TUSAALE
    Kulaheyn Go’aamadii mustaqbalka
    iyo Geedi socodka 5ta sano ee
    soo socoto oo ay gaareen
    Degmooyinka kale ee Banaadir State.

    Deyniile ayaa sidoo kale
    Ku baraarugtey in shacabka
    DAARU-SALAAM, Laliska iyo
    Raadeerku aysan aheyn
    Real Reer Deyniile ee ay yahiin
    EELAY IYO JAREERWEYNE
    (Sorry Hiraab iyo Somali kale)
    kuwaas oo ah 30% of 400 kun ee
    degan Deyniile.

  28. Somalia wax aysan puntland raali ka ahayn wallee in aysan ka dhici karin ama ha la ooyo ama ha la dhuuso.
    Ilaa 1960 baa la arki lahaa haddii nala maquunin karo.
    Ninkii iga dheer ha iga boodo.

  29. Ala maxaa jaahil an aduunka siduu u shaqeeyo waxba ka fahmayn halkan ka doodaya, aduunka waxa ka jira nidasm ah majority rules khasab maaha in qofkasta doorasho isku diwaan galiyo wadamada horey u maray bay 50% is dieaan haliyan kana qayb galan doorashada,darood haduuna aheen quwad aan la loodin karin maxa ururkii hoolay loo samaystay,maxaa doorashadooda looga dabo qaylinaya maa shaqo kale ood ku mashquushiin samaysataan,haduuna darood quwad muuqata aheen maxaa somalidaa kale looga sheeken waayey ee kii hadlaa a darood ugu waashay isaaq iyaga caruurta ba lagu seexiyaa harti baa halkan soo socota ee seexo, darood Ithoopia ayuu dagaa kenya somaliya dhulka ugu badan buu dagaa illaahay quwadooda, ha tuso idoor markii laga aamusay ee la yiri ha iska nooladasn bay kibreen ka xaabxaabiya idinka libaaxa isku toosoyee..war murtiyeedka puntland oo maqan la soo saaray ma quseeyo puntland halku ka shaqayno hasan dhiiqo isaga og who cares baa lagu yidhi

  30. Gobolka Banaadir State Of USC waxaa lagu kordhiyey labo Degmo oo Cusub Marka hada waa 19 Degmo…!

    Hadii Degmooyinka Banaadir State Of USC Doorasho aadaan Murursade hal Degmo haday kusoo baxaan ay Nasiib leeyihiin. Degmada Dayniile xataa Hiraab Badan ayaa la degan waxaana macquul ah in Qof Hiraab ah Gudoomiyaha Degmada Dayniile noqdo….🤣🤣🤣

    One Man One Vote Dad badan waa Qaawin doontaa sida Puntland uu Deni Zanzibar u qaawiyey oo kale…… Aadaale Aadee War Maan Wadaynaa..!!

  31. Culusoow waa qaybiye ma aha mideeye…

    Adeeroow waxaad boobi karto boob oo dalka dagaal sokeeye ha ku celin Billaah Calayk… Yuu xoog ku muquunin karaa?… Ku lahaa dalkaan arreey afduun looma haysan karo… Dalkan adiga iyo mahad kawaanle iyo mooryaantaada ayaa afduub u haysta ee adinku sii daaya…

  32. Generaal Fahiimo Qooje
    iyo
    General Maamo Cambaro Warsame yare
    oo ka shiray sidii loo soo
    Arkilahaa GOOJACADE

    Shacabkii Harti Jaberti ee
    Hawdka jiifay 6dii bilood ee
    la soo dhaafey oo
    Ka sheekeeyay barwaaqdii
    iyo Bakhaaradii ay ku heysteen
    Laascaanood.

    Garaadka degmada Laascaanood
    oo hadda ogaadey reason ka
    LOOGU JIDMAREY Degmadiisii
    Laas-Barwaaqo aka Laascaanood
    oo hadda isu Rogtey LAAS-Khamri

    Garaadkii Gala Dagaalka
    oo hadda kusoo wajahan Caasimad
    ka mid ah Caasimadaha Xortaa
    ee Irir Samale.

    – 30 May 2024 oo Somaliland
    Ka bilaabidoonto isdiiwan
    galinta Gobolka Sool.

    * Gala Dagaalka oo lagu bedalay
    GALA GOGOSHA

  33. Hadda ayaa la saxay shaqada adeegaha amaba gacan yaraha Somalia.
    Curin cusub.
    Kkk

  34. Kulahaa labo xisbi baa lagu galayaa war wuxu xoolaysanaa
    Shiikh shariif xisbi buu hogaaminayaa
    Cc shakuur xisbi buu hogaaminayaa
    Khayre xisbi buu soo wadaa
    Nabad iyo nolol xisbi bay soo wataan
    Culusoow xisbi buu wataa
    Kooxo kale xisbiyo ayay wataan
    Marka labo xisbi mashaqaynayso
    Culusoow wadankii wuxuu kuceliyay 1991
    Kuwii doortay maxay maanta kashalaynayaan oo uu deni ugu horeeyo

  35. Wuxuu yiri ninkii
    Aduunyadu waayo maleh
    Nina kama weecdo weel
    Tan maantuna waa wareer.
    Waa aduunyo culusoow umad horjooge unoqday

  36. CAMEY HARTI GAAJO
    Xilkii Ethiopia ambassador
    laga XAYUUBIYAY.
    Asagoo XIJAAR GAAJO
    Hohobta kala gurandoono
    Hawdka Sool

    Somaliland ayaa dacwo ka gudbisay
    XIJAAR, Camey iyo atoorihii Turkey
    u joogey HUWANTII SAAXIIBO SHABAAB
    ee FAHAD YAASIIN
    inay ka
    Qeyb qaateen dagaaladii laga aloosey
    Laaska caanaha.

    WIIL ABSAME ABROONE
    ayaa Jilbaha iyo Salka loo
    Dhigay inuu yahey wakiilka
    Dowladda Greater Banaadir iyo Greater Jubba
    ee Dowladda OROMA ABROONE

    Ethiopia, Turkey, Emaarat,
    Sacuudi iyo Qadar ayaa ah
    dalalka laga Raray Ama laga rafacey
    Haraagii Huwantii Argagixiso Fahad Yaasiin.

    Wiil Ciise Max’uud ah
    Hagbadleyda Puntlandtake
    Cusub ee 2024
    Ayaa lagu CAMCAMIN RABAA
    Mid ka mid ah wadamadaas safka hore.

  37. Sidoo kale
    Jabriil Cabdulle ayaa
    usii xirxiran in salka loogu dhigo
    CEELKA NAIROBI KENYA

    Ceelka NAIROBI ayaa ahaa
    Mid sida Goofka Xamar
    u xiran HIRAAB ABROONE

    Safaaradda
    NAIROBI oo uu naga dhaxeeyo
    Dhul, dad iyo Ganacsi ayaa ah
    Mid aan lagu tartamin
    MATASHLE MOOYAANE

  38. TAMASHLE MOOYAANE

  39. 18kii Milyan ee Reer Reer Daarood ayaa madaxwaynaha orod ku qaadan.

    Hawiye Caasimada ayay keeyihiin Madaxwaynaha waa Dir iyo Daarood.

    Dee sidaa iyo shaqo wacan.

    Intaan Dir wayn isku soo duba ridayo.
    Iska sii biqleeya.
    Noole Cali
    Alla Cali
    Awda Cali/canfarta
    Gure iyo Gariire.
    Jiido Cali
    Wardaay Cali
    Reer sheekh Isaxaaq Cali
    Ciise Madoobe Cali
    Dhammaanba Bahwayne Dir ee Reer Cali Samaroon Saciid ayaan shir ugu furayaa Borama.

    Markaa ayaan is-arkidoona Reer Irir Samaale Ismaaciil Aji.
    Diraynta Geeska Africa.

    Dalmida

  40. Horumarada xowliga ku socdo
    ayaa ah in shirkii Shamu-shiikh
    lagu Yagleelay.

    – Jidka Ceelka Jabuuti oo
    Lagu shubi doono Ceelka Borame
    Kaas oo qalinka lagu duugay

    – Waddo NACFI MAREEN ah
    oo isku xirto Dekedda Ceelka Kismaayo
    ilaa MOOYAALE to Ceelka SIIDAAMO
    oo mardhow la unkidoono

    – MIINO MAREENKA
    Saxarah SEYLAC oo mardhow
    la rujin doono, si loo xoojiyo
    Habeen iyo har socodka

    – Geelka Garowe oo laga jafjafidoono
    Dariiq sii maro Bohola isku
    xiro ilaa Wardheer,
    MARKII SAN BAALDIYADA
    laga wareejiyo

    – GALGADUUD iyo Goday oo
    Laga bilaabidoono waddo
    Isu qado tag ah

    – Hiiraan iyo Jigjiga ayaa wada
    Shaahi doono, markey
    Jaf jafaan Banka Qoraxeey

    – Kenya oo Fardaamo waddooyin ah
    ku soo furidoonto Kismaayo
    iyo Buulo-Xaawo.

    Alle oo aan ka rajeynayno
    – Nabad iyo Barwaaqo

  41. Mr Bahal

    Kkk

    Dhamaan
    reer CALI ABROONE

    Jarso Cali miyaad hilmaantay

    Waxaan maqli jiray
    Dirta Aan Afsoomaaliga
    ku hadlin ayaa ka badan
    Kuwa Afsoomaaliga ku hadlo

    – Ambassador Awliyo binu Dir
    ayaa dhihijiray
    HIRAABA wuxuu karitay AJUURAN
    Anna Tayda waan sugi

  42. NABADDII CEELKA XAMAR
    oo Alle soo siyaadiyay

    Ciyaal Weero UGUS
    oo Salka Dhulka loo dhigey

    – Waddooyinkii Xamar oo
    Buuqii iyo Saxmadii ka yaraadey
    Kiddib markii BAJAAJLEYDII
    lagu saleeyay Tookeysi A & B
    taas oo xitaa lacagtii ayagana u siyaaday

    Waddootinkii Nalayntii, nadaafaddii
    Iyo Biyo mareenadii oo xowli
    Ku socdo.

    Dhismayaasha Dhulalkii Dunsanaa
    30 sano oo CIRLA LOO QAADEY

    July to August 2023
    oo la filanhayo HOLIDAYS MAKERS
    kii ugu badnaa

    Alle ayaan ka rajeynaynaa
    Nabad iyo Barwaaqo

  43. Dabshid

    Jaarso waa Jilib ka mid ah Noole Cali.
    Waa Jaarso Daga,Daga Noole,Noole Cali.

    Gurgure,Sure,Qubays,Biyamaal,iyo Beenjomaal ayaan iloobay.

    Jaale Hiraab Caasimada le qaata.
    Daaroodna waa la ogaaday oo 18 milyankii maaha e waa 400 0000 kkkk

    Dee kursigaasi,waa kursi Dirwayne.

    Dalmida

  44. Mr
    Kkk
    Waxaad hilmaantay
    Dhamaan DIR KOOFUR

    Jaalle DAAROOD
    waa 18 millions dhanka AFKA
    Waa 400 kun dhanka Tirada
    Waa Goojacade dhanka Dagaalka

    18 millions ayay sheegan
    Saqda Dhaxana Xawaare ayay
    Ku jeexi Xadka KENYA
    ABOOR MIYAA

  45. Mr BaHal

    iga qor maanta
    Hadday soo laaban Somaliland

    Waliba
    Caasimadooda
    Canshuurtooda
    Ciidamadooda
    Iyo maamulkooda
    oo u goobiya

    Ayna naga dhaxeeyaan
    Only
    – Siyaasadda Dibadda
    – Power sharin Dowladda Federaalka
    Lacagta iyo Calanka

    Qaata Madaxweyne iyo
    Madaxweyne kuxigeenka

    Iyo waliba 30% Canshuurta Xamar
    Qasnadda Federaalka

    Jaalle Hawiye
    1. Maxkamadda Sare
    2. Aqalka Sare
    3. Wasiirka Maaliyadda
    4. Wasiirka Arimaha Dibadda
    5. Bank dhexe

    ( Waa inta Dir haysto
    Rasalwasaare xigeen =W.dibadeed)

    Waa naga diyaar

    Xamar oo aan kaligeed la maalin
    Sida London ayaa iiga
    Qiimo badan Kursiga Villa Somalia
    Oo LUGTA SAARO XAQA XAMAR
    Even adeerkay Xassan Shiikh

  46. Dabshid

    Irirsamaale ayaa iskugu tagay Daarood e barqo laguma gaadheen Goojacade.
    General Raxma yaray ayaa jiidhilahayd.

    Dalmida

  47. Dictatorship in Progress…

    Aqalka Sare = Yes men/women…

    Aqalka Hoose = Guulwade Gurguurte 100%…

    Laamaha Fulinta= Again Juuq la` jaaq la`…

    Caddaaladda ha sheegin maba jirto…

    Maammul Giboleedyadii Waa kuwan isha ka gulucsiinaya…

    Maxaa haray?… Puntland= Last Standing….

    Ku soo dhawaada Geelle`s Plan of dividing Soomaaliya, back to the dictatorship… Forget the Federal, or democracy, forget reconciliation, everyone watch your bloody back…

  48. Mr BaHal
    Haddaba DIR ayaa
    na maamulato

    Kan Maamulo Aqalka Miisaaniyada
    iyo Senate = WAA DIR

    Kan Maxkamadda kala Saarto
    Noo joogo = WAA DIR

    Kan Canshuurta naga qaado
    =Waa DIR

    Kan Canshuurta Noo hayo
    = WAA DIR

    = Kan RASALWASAARE ama
    Madaxweyne Wax ka Tuuro
    (Kuxigeen) = Waa DIR

    Even
    Kan CANSHUURTA DHANKA
    Shabaab naga qaado
    = WAA DIR

  49. Waqtigii SAYIDKA AYAGAA
    MAAMULAN Jiray DIRTU.

    – Kuxigeenkii SAYIDKA
    Shiikh Bashiir = DIR

    – Taliyahii Darwiish
    BUQUL = DIR

    – Magac uyaalkii Darwiish
    MAX’ED DARWIISH = DIR

    – 10kii nin ee Britain lacagta
    Duldhigtay

    5 nin waxay ahaayeen = Dir

    Labadii Taalo ee loo dhisay
    DARAAWIISH mid ka mid ah
    Waa =:DIR
    ( Shiikh Bashiir Burco )

    War DIRTU waa labo KU MAAL
    hadda Xagana way maalaan
    Xamarna waaba AYAGA wixiiyoo
    Dhan

  50. Shirkaan iyo Qodobadiisa Aad Baa Loosoo Wada Dhoweeyay.
    Waa Guul Qaranka Hawiye Usoo Hoyatay, Oo Uu Hormuud U Yahay, Jaale Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

    Shirkaan iyo Qodobadiisa Waxay Dadka Gobolka Banaadir (Hawiye) Ay Ka Bixiyeen Faalooyin Wanaagsan Oo Farxad Wata Oo Wax Ku Ool Ah.

    Mid Baan Hubaa, Oo Ah,
    In Hadii Gobolka Banaadir Ay Ka Dhacdo Doorasho Dadweyne, ineey Soo Baxayaan Masuuliyiin Wada Dhalad Ah (Gobolka U Wada Dhashay/Wada Hawiye Ah).
    Maya Eelaay, Jareer. Kuwii La Soomaaliyeeyay Ee Samaale Noqon Waayay iyo Cid Kale Toona.

    Jagada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Waxaa Looga Haray Oo Markasta Xaqq U Leh, imaamyaasha Hawiye, Ee Reer Xaaji Cali Cismaan Dalandooli Mudulood Hiraab (Reer Xaaji Abgaal/Abgeel).

    Jagooyinka degmooyinka marka si cadaalad ah oo wada ogol ah loo qeybiyo, waxaa loo kala helayaa.

    Kaaraan, yaaqshiid, shibis, boondheer, cabdi casiis, dharkenleey, heliwaa (huriwaa), suuqa xoolaha, shangaani iyo haaf toowfiiq ah, Abgaal.

    Deyniile iyo gubta, murusade.

    Hodan iyo wadajir, Cayr.
    Warta nabada (wardhiigleey) iyo howl wadaag, Sacad.
    Shiirkole, Saleebaan.
    Galmudug yar, kiiloo mitir afar, zeybiyaano, zoobe, ceel gaabta, ex koontorool afgooye, iyo sarkuus, Habar Gidir.

    Kaxda, Shiiqaal.

    Madiino, Xawaadle iyo Gugundhabe.

    Xamar Weyne, Reer Xamar.

    Waabari Waa La Wada Degaa, (Hawiye Oo Dhan iyo Reer Xamar Ayaa Wada Dega, inkastoo Hawiye U Badan Badan Yahay).

    Dhulka Gobolka Waa Sidaas.
    Boqolkiiba 60, Oo Ah Degmooyinka Ugu Muhiimsan, Waxas Dega Abgaal.
    Sidoo Kake Abagaal, Waa Mulkiilayaasha Guud Ee Gobolka.

    Boqolkiiba 25, Habar Gidir.

    15-ka Kale Waa inta Kale.

    Si kale hadaan wax u sheego,
    Abgaal waxay degaan Barri-ga (Xeebta) iyo koofur-ta Gobolka Banaadir.

    Halka Habar Gidir-ta iyo inta Kale Ay Degaan, Galbeed-ka iyo Waqooyi-ga Gobolka.

    Xiliga Doorashada Ayaa La Arki Doonaa Sida Aan Wax U Sheegay, ineey Run Yihiin.

    Guul iyo Gobonimo iyo Geesinimo.

    Hawiye Mid Ah.

    • Waxaan Hilmaamay Xamar Jajab,

      Xamar Jajab Waa La Wada Degan yahay (Hawiye oo Dhan Ayaa Wada Degan, iyo Xitaa Xoogaa Jareer iyo Cad-Cad Ah).

  51. Dabshid
    Dhammaantood waa shaqaale Hawiye.Meesha dawlad kama jirtee waa maqaaxi Hiraab oo shaaha laga kariyo.

    Waar Xasan Sheekh waa Oday Hiraab.
    Waxa kale oo dhan waa shaqaale.

    Xanzaa quustay.

    Dalmida

  52. Nin Walbaa Ceesanti Ceelka Ha Keensado
    Cidi Tira Badnaan Weeyda Yeeysan Daka
    Coowryin
    Faan iyo Beenti Ha Dhamaato

  53. Ogaadeen daarood waa ceebeeyeen duf kubaxa
    Meel walba oo daarood loogu tashado ama lagula dagaalamayo ogaadeen baa fadhiya
    Bal labada nin ee culusoow ku oran waayay war ssc waa dhul soomaaliya aysan ku kala go.ayn
    Labada nin ee xamsa iyo madoobe labadaba majeerteen baa heerkaan soo gaarsiiyay intay majeerteen is lahaayeen jubaland yuusan mareexaan xukumin
    Maanta qof walba oo daarood ah waa yaaban yahay
    Sidee raga noocaas ah magacayaga isadan karaan
    Waa balan culusoow inaan dawlad ku kor dhisno
    Siciid deni wuu soo laaban dhuxulaystena August halagaaro this year
    Ex reysalwasaare ccrashiid oo kutilmaamay culusoow
    Arin isaga ku kooban waxa uu soo xarxariiqday
    Culusoow iyo cunugiisa marxuumkaa dhul daarood matagi karaan oo danahooda maka shaqaynayaan
    Adeer wax doorasho layiraahdo majirtee culusoow dawladiisa wardhiigleey hanaga joogto

  54. Digriyoow

    Kkkkk

    Waligaa Xamar ma tagtey

    Madiino -Xawaadle AAA

    Abgaalka ayaa kala sheegto
    Eebow

    Waa GOOF DAA’UUD

    Ma waxaad maqashey
    Xeyn Xawaadle ah ayaa
    Degan SILIG AMERICAN

    Buulo-Xuubay ayaa laga
    soo galaa meel dad iaku jir ah
    kataraxaan TARAXAAN
    DEGMADA WADAJIR eebow

  55. @@@@Dabshid

    Waxaan Diidayay inaan reerkaas (Xawaadle) wax la’aan dhigo, kkkkkkkkkkk.
    Xaqiiqada waan ka warqabaa.

    Oo wallaahi xamar bool bool iyo tif tif ayaan u kala aqaan.
    Abgaal meesha kama saarin kumana qabsan, ee waxaan irri, gudoomiye degmo marka la yiraa, xawaadle iyo gugundhabe waxaa ugu dhow degmooyinka oo dhan ineey madiina wax ka noqdaan, ee ma orran waa kuwa madino iska leh.
    Uma maleyn maayo in Reer Xaaji Cali aan dulmiyay, ee waa niyad Dhis aan reer wax la’aan ah niyada u dhisayo.

    Waligaa xamar ma tagtay aaa.

    Maxaad iigu gafeeysaa,
    Xamar 13 oo cimrigeeyga ah oo xiriir ah ayaan ku qaatay.

    Sidaan u kala aqaano u maleyn maayo inuu jiro ruux u kala yaqaan.

  56. Xamar hal arin ayaa laga ilaalin
    QOF DEGAN DEGMO inuu u safro
    Degmo kale si uu uga codeeyo

    Sida arintii ka dhacdey BARI
    Juuxa ayaa la soo taagan
    Address waa Degmada Garowe
    Polling Station waa xaafad ka mid
    ah GAROWE
    ( Haddana waxaa ka CODEYN BOOSAASO
    iyo kuwo kale oo leh
    BURTIINLE ayaan ka codeyn lahaa
    Haddase Sanaag ayaan KA TUURAN.

    Waa borabiyo DHACDADII
    DOWLADDII MUSUQ MAASUQA
    ee C/rashiid Shar’marke, aaqirkiina
    asagii lagu dilay.

  57. Digriyoow

    Waa run
    Oo meel Xawaadle
    Lagu sheegikaro waa
    Madiina

    Lkn markey Doorasho
    Timaado, xitaa
    Murusade ayaa laga waayi
    Hawl-wadaag

    Markaas ha dhaheen
    ama Jidka ama KHEYRE

    New Howl-wadaag ayaa soo baxee.

  58. Digriyoow
    Adoogaa iyo awoowgaa alla gub maanta ilaahbaa kufashilay inaad iidoor tahay raga kale ayaan layaabi jiray markay dhahaan lahjad reer waqooyi ayuu leeyahay
    Anigu hawiye iyo muqdisho doorashadooda shaqo kuma lihi laakiin waxaan layaabay maadaama muqdisho aan kala aqaan xawaadle iyo gugundhabe ayaa kasoo bixidoona kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk
    Waryaa islaam aheey kkkkkkk
    Madiino markaad gasho bun iyo canbuulo wacbuudhan ayaa kuu soo carfaa
    Waaba saldhigii hogaamiye kooxeed cumar filish
    Duf kubax xawaadle kulahaa

  59. @Dabshid

    Aniga waxaa halkaan ka cadeeyay.
    1. In gobolka banaadir uu yahay gobolka awoowe Cali (Abgaal) iyo dhashiisa.
    2. Waxaan cadeeyay, in banaadir lagu wada joogo raali ahaanshaha walaalaha Abgaal ee uu goofkooda yahay.
    3. Waxaa dhamaan halkaan ku taxay degmooyinka ay mulkilayaasha diideen in lala soo dego, sida kaaraan iyo kuwa barri iyo koofur, waxaana sheegay kuwa ay noo ogolaadeen inaan degno.

    Marka aniga u maleyn maayo inaan dulmiyay reer xaaji cali.

    Hadii ay dhacday-se Raali Gelin Daacad Ah, iga Gudooma.

  60. La taliyaha amniga ee Culusoow oo TV ga al-mooryaan ee magaca qaranka ku qaraabta su`aalo la waydiidnayo daawada….

    Su`aalaha dhallinyarada ree Ssc ay waydiiyeen siduu uga jawaabay iyo midkood oo Microphone lagu qabsaday ka diub markuu su`aal ayna jeclayn waydiiyay…

    Dawladeey xaal qaado sida laguu kufsaday waan ka xunnahay…

  61. @@@@@Gedo Land

    Adiga adoo Xamar Ka Qaxay 1991-dii Maxaa Hada Ka Ogtahay.

    Xawaadle iyo Gugundhabe Ma anaa irri madiina wey leeyihiin, ma orran, ee waxaan irri, waa meesha keliya ee maadaama Hawiye wax qeybsanayo ay wax un haba yaraatee ka heli karaan.

    Hade waa wax aan u rajeeyay, ee ma’aha wax aan siiyay.

    Awoowgeey iyo aabaheey, iyo awoowgaa iyo aabahaaba, Allaaha Janeeyo.

    Wax Fahan.

    Garan meysid, waxa xaafadaha Hawiye Ka dhex Socda, ee isaga dhex bax.

    Madiino Goof Abgaal ineey Tahay Xitaa Waxaa Og Xoolaha, cidina kuma heysato.

    Waa lasoo dhaafay xiligii Hawiye laga dhex kaluumeeysan jiray.

    Filish iyo suudi, dagaal.
    Caydiid iyo caato, dagaal,
    Waa lasoo dhaafay.

  62. Unukaa leh, kolkii hore Farmaaja caalamka iyo dadka tusay in ayna dawladnimo rabin iyo qaran Soomaaliyeed toona… Haddana waxaa sii qaawiyay Deni… Al-xaqiiqa… Bartii laga keenay buu Culusow dib ugu celiyay… Khalaas…

  63. @@@@@Gedo Land

    Adiga adoo Xamar Ka Qaxay 1991-dii Maxaa Hada Ka Ogtahay.

    Xawaadle iyo Gugundhabe Ma anaa irri madiina ayey leeyihiin, ma orran, ee waxaan irri, waa meesha keliya ee maadaama Hawiye wax qeybsanayo ay wax un haba yaraatee ka noqon karaan.

    Hade waa wax aan u rajeeyay, ee ma’aha wax aan siiyay.

    Awoowgeey iyo aabaheey, iyo awoowgaa iyo aabahaaba, Allaaha Janeeyo.

    Wax Fahan.

    Garan meysid, waxa xaafadaha Hawiye Ka dhex Socda, ee isaga dhex bax.

    Madiino Goof Abgaal ineey Tahay Xitaa Waxaa Og Xoolaha, cidina kuma heysato.

    Waa lasoo dhaafay xiligii Hawiye laga dhex kaluumeeysan jiray.

    Cali mahdi iyo caydiid, dagaal,
    Filish iyo suudi, dagaal.
    Caydiid iyo caato, dagaal,
    Waa lasoo dhaafay.
    @Dabshid iyo @Digriyoow, Dagaal, @Hobyo Godan iyo @Wiil Hiraab, Dagaal,
    Maya, Maya,
    Dhici meeyso midaas, naga dhex bax.

  64. Kalsame

    Muxuu uga jawaabey suaasha SSC
    wasiir Al-cadaala, koley anigaa hubo
    Inuusan aheyn INAN LAYAAL HARGEYSA JOOGO
    oo dhahaayo
    WAY IGU ADAGTAHEY OO KAMA JAWAABI KARO
    Indhaha Irir SAMALE QAXIYE aanan eegikareyn
    oo Roodo WAA IGU DHIB INAAN ku JAWAABO
    anoo joogo Goof hiraab.

    Al-Cadaala waa reer Muqdisho
    Kuma jiro SALEEMAANKII
    REER DALAL GOOF GALGADUUD
    ka rarey.

    Shiikh Umal ayaan 1993
    kamaqlijiray Arinta Kismaayo
    Yaan la keenin MASJIDKAAN SIX
    Ee Caasimad Kuukuuyo ku dhexyaal

    Hadda Arinta Reer Xaaji Saleemaan
    Iyo Reer DALAL DABO-TAAGTE
    ha dhex keenin DOWLADDA FEDERAALKA

    * Adaa cararee Ciidu kuma nicin

  65. Isku soo wada duub oo wax aan laysku raacsanayn ka shaqaynmasyo Somaliya,waaaba hadii u jiro wax shaqeeya.

    Aniga aragtidayda oo salka ku haysya Aqoonta Taariikhda iyo dhaqmada Bulshada Somaliyeed,way adag tahay in Somaliya dawlad yeelayo.

    Inta aan noolahay inaan aragno Somaliya dawlad ah way adagtay.

    Waxa kale oo adad in Somalidu iyagu ismaamulaan.
    Haa,wadan dad kale dhisteen way ka noqonkaraan wasiiro iyo saraakiil aad u wanaagsan oo edaable..

    Xataa hadii u Xassan sheekh noqdo ka ugu fiican aduunka,dadkii u maamulikahaa ma jiraan..

    Dad buka ayaa dhulka degan.

    Dalmida

  66. Nin JAADKA iyo Khamriga
    isu qooshan jiray ayaa
    Arkey WALAALKIIS OO QAYIRI

    Markaas ayuu dhahey
    Waryaa Jaadka iska daa
    Kuuma ROONEE/Fiicnee

    Ninkii yaraa ayaa
    Dhahay KHAMRI IYO JAAD
    waan kugu ogaa, haddana
    Waxaad ku darsatey
    HADAL NASAB DHIMAN.

    Asagoo ula jeedo
    Haddaa rabto inaad noqoto
    Walaal la dhageysto
    NOQO MID NADIIF AH
    oo Qamriga iyo Jaad ka
    iska daayo

  67. Kalsame
    Marka Ugu Horeeysa Dhulmahante Hadeey
    Cid Wax Weeydinayan Garaad Gala Gala
    Dagaalka Wax Ha Weeydiyano Asaga iyo
    Dhabayaco Ayaa Dadkaas Dabka Ku
    Shubey
    Tan Labaad Daaraood Waxa
    Ay is Warsanayan Ha isku Warsadaano
    Dhulkooda No Goof Hawiye Wadanku
    Waa Federaal Pratacolka Hala ilaaliyo

  68. Hadda
    @ Kalsame

    Asagoo ogaa JAWAABTII
    Ina Adeerkiis Farmaajo
    Oo ah
    Nin REER DALAL AH
    oo ah Nin Daarood ah
    Oo ah Nin Madaxweyne ah
    OO GABAR REER SSC DHULBAHANTE
    dhashey ayuu dhahey

    – WAA IGU ADAGTAHEY
    WAA IGU DHIB inaan
    Ka jawaabo arimaha SOOL
    ee ha igu soo hadal qaadin

  69. Xataa waqtigaas muusan dhihin
    @ mr Kalsame Waa ku qaldamey Farmaajo

    Markaas ayuu leeyahay
    Muu Jawaabo ninkaan
    SALEEMAAN ee Qabo Qaar Abgaal
    Ee HABAR-GIDIR
    EE HIRAAB
    EE IRIR SAMALE

    Bal dhuux hadalkaas
    NASABNIMO XUMO MEESHUU KAGAAREY

    AND Eeboobow maahan kalikiis
    Waxaad arki kuwo Dhulbahante ah
    Oo BEERKA KUWATO FARMAAJO
    oo leh XASSAN SHIIKH uu JAWAABO

    Walee Xanta NASABIYAD JABERTI
    Waxbaa ka jiro

    Because ninka nasabkaa wuxuu dhahaa
    Waxaad adigu QUURIWEYDAY
    SIDEED U WEYDIIN DARISKAADA

    – Waxay la midyahiin MIDGAANKII
    GARAB SAGAARO ku hunguriyeeyay
    GABAR LAGA DHIIBAY 100 GEELA
    oo nin u ceyrtoobay

  70. Xasan duufle ninkii dowladnimo ka suga waa nin is yeelyeelaya !!

    waa ninka inta masaajid ka istaagay yiri puntland baa 24 maalmood ku burburaysa !
    siduu rabuu noo sheegay!! doorashadii 24 saac bay qaadatay oo natiijadii lagu sheegay !! inkastoon aaminsanahay in lala soo daahay oo ay ahayd 10 sano ka hor in puntland qof iyo cod u guurto waliba madaxweynaha lagu soo doorto! laakiin si kastaba waa billow wanaagsan !!

    culusow wixiisu waa inqilaab aan u soconayn!! dastuurkii wuu ka booday oo waxaa sharciga soo saaray 4 saaqid oo wakhtigii ka dhacay oo sharci darro ku jooga !!

    xasan duufle aaway saxeexiisii ?! wuxuu ogyahay inuu isku xaaray oo aysan waxani soconayn !! culusow waa nacas ummaddan lagu saliday !!

    War yaa ilaahay yaqaan!! ninkan dabakaayo laguma aamini karo !!

  71. @. Dabshid Eboow Daaraood Waa Kasi
    Liitan Midgaanki Lug Sagaaro Ku
    Hunguryeeyey Gabar 100 Geel Ah iyo
    Rati Baarqab Ah Ka Dhiibey Sababto
    Ah Midgaanku Waa Nin Hunguri Xun
    Galey e Hadana Qooqana Lakiin
    Daaraood Waxa Ay La Yuusayan Cid
    Taqaana Ma Jirto

  72. Garguurte xitaa hadduu daacad ka yahay doorashada uu sheegayo, kamaba ehee, yaa ka yeelaya wuxuu shala diiday.
    Shala wuxuu lahaa dawlad awood leh ma rabno
    Maanta wuxuu leeyahay dawlad awood leh baan rabaa.
    Shala wuxuu lahaa doorasho qof iyo cod lama qabanayo
    Maanta wuxuu leeyahay waa la qaban.
    Yaa ka caqli liita oo waxaas loo akhrinayaa

  73. Su’aalo Jawaab U Baahan.
    1. Maxaa iska galay laascaanood oo jamhuuriyada soomaalilaan ah iyo muqdisho oo ah caasimada soomaaliya?.
    2. Dhulmahantayaasha la leeyahay Xamar ayey u soo socdaan, maxaa Xamar uga soo horeeya, Xamar soo ma joogo xasan-kii ay jaaifeeysan jireen?.
    4. Meey aadaan ankara/turkey, halkaas ayuu joogaa madaxweynahoodii jaale farmaajo?, kkkkkkkkkkkkkk
    4. Odayaasha leh Xamar ayaan u soconaa, Xamar ma ehel ayaa u jooga, ma qabaai’lada Xamar ayey wax isku yihiin?.
    5. Miyeysan ogeyn in dadka Xamar ay soomaalilaan la jiraan, oo kasoo horjeedaan argigixisada Sool ka dilaacday?.
    6. Hadeyse meel tagaayaan, meey tagaan dhulka uu dadkoodu dago, sida jig-jiga, gaarisa, garoowe, ama garbahaareey?, mise meelshaasi waxba ka heli maayaan? Kkkkkkkkkkkkk.

    Daaraood markeey gaajoodaan iyo markeey dhibaatoodaan iyo markeey bukoodaanba, waxay ku soo cararaan magaalooyinka Hawiye si ay uga dhex tuugsadaan.

    Dhulmahante nabad iyo cunno iyo gargaar caafimaad tuugsanaaya ayaa xamar usoo socda.

  74. @ Ina Najaad.

    Xasan waa mulkile goofkiisa dhex jooga, oo dadkiisa la tashanaya oo wax u qabanaya, ma adiga oo badhyo buur ah oo saxaraha barri iyo nugaal ku go’doonsan oo ku gaajeysan ayaa wax ka qaadi karra?.
    Alla fududaa in la hadlo, kkkkkkkk.

    Xasan ma waxaad mooday xaarmaajo oo maxlal miskiina ahaa, kkkkkk

    Waar xasan waa mulkiile.
    Meesha laga hadlayana waa goof Hiraab.

    Wax fahan.

  75. Digriyoow kkkkkk
    Inaa is qarin jirtay ma iloowday🤣🤣.
    Ma jiro hawiye Somaliland dalu aqoonsan.
    Xitaa Hooleey xoogaa ka cun buu is leeyahay ee ma rumaysna.
    Si kastaba Laascaano hadda iidoor kama taliyaan ee meeshay aadaan maxaa kaa galay ma hooyadaa baa laascaano leh.

  76. Ahmed Najaad

    Asagu wuu diidikaraa oo
    Waa Mulkiile
    Lkn asaga lama diidikaro
    Waqti yar iyo Malag ayaa naga
    Xigo 30 November 2024

    Aniga sidaada Dhuuman maa
    Markaan ku weydiiyo
    HAGBADDA MAX’UUD SALEEMAAN

    Hadda aniga iga qor
    Way socon wuxuu Xassan dhaho
    Because Xassan wuxuu heystaa
    Wuxuusan HAYSAN QABIIL SOOMAALIYEED

  77. Digriyoow
    Goofkaan xamar hawiye iyo daarood bay utaal arintiisa ee bal adigu citiraafkii iiga waran xagee marayaa?
    Ma soo quusateen kkkkkkkkkk.

  78. Dabshid
    Mulkiile aan daarood somalia kama jiro
    Balse waa arkaynaa wakhtiga aad sheegtay waxa uu samayn karo ayadoo aana ogolayn anigu.

  79. Ahmed Najaad

    Hooyo cey ayaad bilowday
    Sida caadada u ah
    DAAROOD XANAAQEY

    Ha isbeecaaro tirin sida ragga qaarkiis
    Ee asaga cey oo cadaab oo ceyri oo calyee

    No hooyo

  80. Ahmed Najaad

    Kkkkk

    Hadhow ayaad dhihi
    Sidii Shiikh Shariif ayaa
    La isoo baryay
    Ee doorasho kama dhacdeen
    Anoon
    la iijuuqin
    la iitaagin
    la iisugin

    Eebow already way ogolaadeen
    Ciise Max’uud
    MULKIILEYAASHA GAROWE
    Hagbad sugayaasha Puntland
    Ciise Ruush

    Jaamac Siyaad maqashaye
    Ciise Ruush arag
    According Maamo Cambaro Warsame Yare

  81. Sorry Maamo
    General Cambaro Warsame Yare

  82. Wiil Hiraab

    Wacbuudhan waxaa u xiran
    KAARAAN
    CABDICASIIS
    YAAQSHIID,
    KAARAN,
    WADAJIR
    DHARKENLAY

    inta kalena
    waa dhexyaal

    Curad iyo Yaraan
    Barmuuda haysku arkeen

  83. @ina Najaad

    Ma waxaad tirri= arrimaha gobolada barri, nugaal, gedo iyo kilinada kikuuyada iyo amxaarada waxaa wax la weeydiinayaa baadicade, gaaljecel/geeljecel iyo murusade,, kkkkkkkkkkkkkkk.

    Miskiin, Allaah hakuu gargaaro.
    Waxaad tahay mid aan war heyn, oo qiyaamihii kusoo dhow yahay.

    Qiyaamaha daarood waa marka Xamar lagu kala kaco, 2024-ta.

  84. No Kaaran labaad
    = Kaxda

  85. Shibis
    Boondheere
    Shingaani
    Xamar- Wednesday
    Hawl-wadaag
    Warta-nabadda
    Waaberi

    Waa meelaha Abgaal
    Ku legdamidoono

  86. @Dabshid

    Haye, ma nagu keen keentay.

  87. Shimbirayahow heesa.
    Maxay dheheen min hal sano ayaan ku darsanay.
    PL aan isku dhererino oo anaguna doorasha ku hadaaqno.
    Marxuumka aanu qabriga ku ridno.
    Waaba maad soccota

  88. Raysal Wasaaraha Xamza Cabdi Barre maxaa dambi laga galayaa ? War ka Xishooda Madax diina !

    Xamza waa geesi yimid Waqtigii loo baahnaa…… Guulayso.

    Xamza waa halyey jecel in horay loo socdo laakiin markii Horumarka loo dhaqaaqo Qaar waxaa nagu jira aan rabin in Salka Dhulka la dhigo.

    Dabshid

    Wardhiigley
    Boondheere
    Heli waa
    Hodan
    Hawlwadaag
    Xamar Jadiid
    Garas Baaleey aka Galmudug
    Dayniile

    Waa Meelaha Habargidir Buraashada dhigan doonto.

    Digriyoow raaci wixii aan iloobay ee aan ka tagay ku dar.

  89. Xamar Wayne…. Kudar

  90. Waar Xasan sheekh iyo afarta daanyeer ee la fadhiya uma jeedaan qarannimo ee waxay rabaan qas iyo dagaal sokeeye iyo kala tag Soomaaliyeed.

    Ma shantan nin baa awood u leh

    Laalidda dastuur ku sheegga qarankan adhaxda u jabay.

    Laalidda barlamaan ku sheegga

    iyo wixii hore lagu soo lagu soo heshiiyay.

    Waa iska hadlayaal ina igarre dhab ah.

    Waa in daanyeernimada lagaga hortagaa caqli iyo diidmo qayaxan.

    Wakhti baan ku darsannay kulahaa. Badow gawza xiin ah

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented