|

Dhegayso: Maraykanka oo qaaday Tallaabo culus oo ka dhan ah Alshabaab

Nairobi ( Kalshaale ) Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay liiska madaw ku dartay shan xubnood oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda Al-Shabaab. Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa iyana shalay soo saartay liis-ka 26 qof iyo shirkado Al-Shabaab u qaabilsan soo xareynta dakhliga gudaha ee ay kooxdu ku howlgasho.

HALKAN DHEGAYSO

Shirkadaha la beegsaday ayaa qaarkood ay ka shaqeeyaan Soomaaliya iyo dalal ka tirsan Afrika iyo Carabta.

Haddaba, tallaabadan ay qaadday dowladda Mareykanka maxay u dhibeysaa dhaqaalaha usoo xarooda kooxda Al-Shabaab xilli dagaal adag ay kooxdu kala kulmeyso ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleyshiyaad maxalli ah?

Arrimahan ayuu Wariyaha idaacadda Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Cabdisalaan Guuleed oo soo noqday agaasime ku-xigeenka hay’adda nabad-sugidda qaranka ee NISA.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65600

Posted by on May 25 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented