|

Shirka Madaxda DF iyo maamulada oo ka Furmay Muqdisho iyo Deni oo maqan

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.

Shirkan ayaa looga arinasanayaa xaaladda amniga dalka gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta, dhameystirka deyn cafinta iyo dhaqangelinta heshiisyadii horey ay u gaareen golaha wadatashiga qaran.

Shirka waxaa ka soo qaybgalay, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)

Shirka waxaa ka maqnaa Madaxwaynaha Puntland oo khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo Madaxwayne Xasan Sheikh.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65589

Posted by on May 24 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

31 Comments for “Shirka Madaxda DF iyo maamulada oo ka Furmay Muqdisho iyo Deni oo maqan”

  1. Maamadu Carootaye
    Horta yaa tabey

    Rag waxaa ugu liito
    Nin tagey oon la tabin

    Dumar waxaa ugu liito
    Islaan carootay oon lasoo
    Caro celin.

    Harti Gaajo waa Minority
    Kala hoos tago
    Xamar iyo Hargeysa

  2. Tani Waxa Ay Cadeeyn U Tahey in Aan
    Lo Baahneeyn Martidi iskeed u Caroota
    Beenti iyo Bootadi Ay Sheekh Shariif iyo
    Famrmaajo Ku Harawsan Jireen waa
    Ulla imaan Waayen Xasan Sheekh Nin
    Naxa Maahin Sagaaroy Waxaad igala
    Ordeeysid Ma Labada Adin Damba
    Awel Baadan Hilib Kalle Laheeyne Xasanoow
    Waad Mahadsantahey Shaqaduna Ha
    Socoto Shabaabki Leeysku Boojeeyn
    Jirey Si Deg Deg Ah Halo So Afjaro
    Buuqa Garawe iyo Laascanood Laga
    Wada Waa Boojo Loogu Gargaarayo
    Khawaarijta

  3. HAG iyo Culusow waa cidda aad waxkala maqantihiin.
    Somalia hala isku keeno sugaynay hadda ayeyba sheeko Irir iyo tiignimo in dalka dhacaan bilaabeen.
    Meeshaas ayaan kala joogaynaa inta aqligu idinkusoo noqonayo.
    DOorkaan cid idiin soo gurmanaysa ma jirto markaad xaafadda gubtaan sida Faay Cali.

  4. Dabshid
    Ninkan hinaasihii reerka ayaa haha,Yaa tabaya,maxaad nagala maqantahay,on ahayn xiqdi xaasid khilaaf

  5. Siciid deni nin rag laxisaabtami kara maaha
    Waa ninkii waagii farmaajo
    Markuu xamar imaanayo raashinkiisa uu cuni lahaa soo qaadan jiray
    Shiikh cabdi xirsi ayaa kuyiri
    War raga lafariiso oo iska dhici
    Sidii dhoocishii ha caroone
    umalayn maayo inuu muqdisho dib danbe u imaanayo
    inta xamsa cabdi bare iyo xasan shiikh joogaan ileen waa nin aan naftiisa ku kalsoonayne

  6. Inta madax soomartay dalkaan nin xasan sheekh hogaan ugaliita ma arag,handhaqankiisa markaan arkay ilama fayooba,hawiyaha isaga usacbinaaya geeridii nabiga maba oga

  7. Gaafow
    Aaway xamsa dheere aka dheere xaaji dheeri
    Aabihii SYL kkkkkkk
    Booskii xamsa waa banaan yahay siciid deni haloo sheego waa intaasoo rajo gashaaye

  8. Horta dheere xaaji dheere qabiilkee ahaa

  9. Madoobe oo ay reer Puntland 3 term Kismaayo ku hayeen, wakaa dhabarka u duway maantay u baahnaayeen garab joogsigiisa… Xishood dhimay…

  10. Kuwa meesha ka niicle ku lahaa yaa tabay Deni?
    Sawtii la lahaa dayn cafintii deni baa hor istaagay oo oohinta iyo baroorta la waday.
    Somalia dawlad rasmi ah ma leh waa wax beesha caalamka lagu tuugsado haddii somalia qayb maqan tahay shilin lama helayo dayn cafin iska daayee.
    Puntland oo ah 1/3 Somalia ninka ka maarma bal ha socdo🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  11. Hada Ka Hor Ayaa Nin Wuxuu Furay Naagtiisii Oo Habar Aheyd (Naag Da’ Weyn Aheyd),
    Ka Dib Naagtii Waxay Dhigatay Xaflad Weyn, Oo Waxay Isugu Yeertay (Wacday) Dad-kii Xaafada Oo Dhan, Waxayna Xafladii Ugu Magac Dartay = Tagtayee Yaa Ku Tabay, Ayadoo Ula Jeeda Ninkii Furay Ee Ka Tagay, Wayna Ku Maadeeysatay

    Ka Dib Nin-kii Ayaa Sheekadii Maqlay,
    Ka Dib Asna Wuxuu Dhigtay Xaflad Weyn Oo Uu Dad-ka Dhan (Dad-ka Xaafada) Isugu Wacay, Wuxuuna Xafladii Ugu Magac Daray = Kaa Dhameeystayee Maxaa Dheef Ah Oo Kugu Hartay, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Hada Deni Waa Sida Islaantaas Oo Kale, Waa Ruux Laga Dhameystay Danihii Siyaasadeed Dhan, Oo Hadana Weli Wax Is Mooda Sida Naagtii Aan Soo Sheegay Oo Kale.

    Marka Nin Kasta Oo Caqli Leh Waa Ogyahay Waxa La Isku Hayo.

    Waa Hinaasaha Deni Uu Ka Hinaasay Raisul Wasaare Xamze Baari (Daacad).

  12. 1)Shaqo ayaad heshay, lug ayaad ku tagtaa,waxay kugu qaadataa 2 sacadood.
    2) isbaldalbaad samaysay oo shaqadii
    Bus u raacday,waxay kugu qaadatay 1 saacad.

    3) isbadal kale ayaad samaysay oo Baaskiilbaad u kaxasatay 1 saac ayay kugu qaadatay.

    4( Isbadal kale ayaad samaysay oo gaadhi ayaad ku tagtay shaqadii,10 mnt ayay kugu qaadatay.

    Isbadal la’aantii guul lama gaadho.

    Xasan Sheekh oo jooga halkii u jooday,10 sano ka hor.
    Shir maamul goboleed iyo Garoowe oo diiday lol

    Puntland oo diiday,2012kii.

    Dalmida

  13. Rasalwasaare Xamza
    Oo Safar ugu maqan shirka
    BANK ADDUUNKA EE
    Magaalada DOOXA

    Governor Mandaale oo safari
    ugu maqan shirka CASIMADAHA
    AFRICA ee iskaashiga

    Deni Faqriyay oo JEEBSIIB
    Ugu maqan Hagbad kororsiga
    Cismaan Max’uud

    Hoos ka fiiri wixii
    Dhex marey
    CIISE MAX’UUD
    iyo Cismaan Max’uud

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02EyVeJvapivkzbxDVZidsnKGbyPpkwpjxtdqpa8qBMV6wCpHo6QuT9zD7hyWKp6d8l&id=100052630614323&sfnsn=wa&mibextid=6aamW6

  14. Qodobada Ugu Cul-culus, Wararka Ka Imaanaya Saxaraha Barri Iyo Nugaal.

    1. Dhamaan Degmooyinka Barri Iyo Nugaal oo Cabsi Daram oo jirta aawgeed lagu soo rogay bandoow Aad U Daran, Kaasoo Lagu Joojinayo Isku Socodka Gaadiidka iyo Dad-ka.

    2. Sarkaal Hore oo soo maamulay garoonka yar ee bacaad-ka ah ee garoowe oo la dilay, sababo la xiriira sanaadiiqda maran ee meelaha lala car-cararayo, (wuxuu ku dhintay dagaal garoonka garoowe ka dhacay), ma buskud kale baa yimid, maya sax, waa hagbad u dirir..

    3. Habrihii Barri iyo Nugaal Oo Calaacal , Cabsi Iyo Yaab meelaha la qeyl qeylinaya (banaanbaxaya).

    4. Xaalada barri Iyo nugaal oo kacsan, iyo odayadii dhinacyada is haya dhexdhexaadin lahaa oo iyagii la kala cel-celinayo, siiba odayaasha ciise riyoole iyo cismaan zanzibaar,
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    5. Faroole, Abgaaloow, Haruuse iyo Kooxdoodii Aaran Ibliis, Oo Balan Ku Qaaday In Hadii Cismaan Zanzibaar Uu Kursiga u Baneyn Waayo, Ineey Dagaal Ba’an ka ridi doonaan Barri Iyo Nugaal.

    6. Safiirka Gaalka Ah, ee mareykanka oo la yaabay maseyrka deni, uguna baaqay inuu kasoo qeyb galo shirarka muqdisho ee dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada,
    Wuxuu yirri maamul goboleedka Barri iyo nugaal waa maamul soomaaliya ka tirsan oo la siman maamulada kale ee dalka, waa qalad ineey kasooqeyb geli waayaan shirarka xamar, waa qalad ineey diidaan hadalka madaxweynaha dalka ahna mulkiilaha dalka, sababo la xiriira maseyr dartood, kkkkkkkkkkk, (Waar Xitaa Gaaladii Iyo Sheesheeyayaashii Ayaa La Yaaban Dhaqanka Badhyo Culusta).

    War Iyo Dhamaan, Waan Arkeeynaa Halka Ay Ku Dhamaato Arrinta Hagbad Isku Qabsashada Ah Ee Barri iyo Nugaal.

  15. Axmed dhuxulayste muxuu wax taageeraa isagaaba kujira intee kabaxaa meel alla
    Karaahiyadii farmaajo ladirirtay oo dhan baa qoorta iskula jira
    Beesha caalamkana faraha ayay kala baxeen
    Aaway soomaali heshiis ah
    Dunidana heshiis la ah
    Reer puntland berri ayaa la ogaan gobanimadooda Insha Allah doorasho deegaan qof iyo cod waa kadhacaysaa
    Waxaana ku adkaan doonaa dhamaan puntland asad diyaano xisbigiisa
    8th January ayay dhacaysaa doorashada guud waana xisbiga diyaano

  16. Tolkeey hawiyow xageen kalsooni idinkagasoo iibiyaa,majeerteen kaabaqabiil dooranaaya ayaad kumashquulsantihiin maalinkasta,war hawiye nagabadan,inagaana dir iyo daarood noobaahanyihiin ee iskukalsoonaada

  17. Kalsame
    Axmed madobe puntland waxba kumahayn ,reerka absame kaweyn dad meel lagu hayo

  18. Maxamud aka Land of Punt
    Kkkkkkkkkkk
    Hawiye aqliga xageed uga soo iibin? Kkkkkkk
    Kalsoonida maaha marka qof Majeerteen ah aragto in argagaxdo.
    Hadda kahor ayaan rumaysanwaayey in Xarunta boqortooyada Majeerteen aka Qardho doorteen Eelay weliba Jareer reer Koofur ah.
    Waxaan ogaaday in taas keentay dad aann cuqdad ka qabin reer Koofur oo weliba u arkaan qof aqli kale kusoo kordhin degmada. Weliba qof Somali ah yahay.

    Waxaan iri: Reer tolkay Dhabayaco rag rag dhalay…waxbadan ka koreen oo Somalida weli agfadhido oo ka korin.
    Meesha ugu dhaqaale badan Puntland waa dekedda Bossaso Deeqa… Jareer ayaa horbooda.
    Gobonimo maxay tahay??

  19. Maxamud aka Land of Punt
    Kkkkkkkkkkk
    Hawiye aqliga xageed uga soo iibin? Kkkkkkk
    Kalsoonida maaha marka qof Majeerteen ah aragto in argagaxdo.
    Hadda kahor ayaan rumaysanwaayey in Xarunta boqortooyada Majeerteen aka Qardho doorteen Eelay weliba Jareer reer Koofur ah.
    Waxaan ogaaday in taas keentay dad aann cuqdad ka qabin reer Koofur oo weliba u arkaan qof aqli kale kusoo kordhin degmada. Weliba qof Somali ah yahay.

    Waxaan iri: Reer tolkay Dhabayaco rag rag dhalay…waxbadan ka koreen oo Somalida weli agfadhido oo ka korin.
    Meesha ugu dhaqaale badan Puntland waa dekedda Bossaso Deeqa… Jareer ayaa horbooda.
    Gobonimo maxay tahay??😔

  20. Land o punt waa yaabay,bal car nimaankaas oo galmudug ama hirshabeelle kahadlaayo arag,nin majeerteen ah haduu qufaco waa lasoo wada boodaayaan

  21. Siciid deni farmaajo ayuu ladagay hadana xasan shiikh ayuu ladagidoonaa kkkkkkk
    Sababtaasaa beesha caalamkana ugu sacabinaysaa
    Siciid deni waa mintid caadiya war ninku dhib badanaa
    Haduu soomaaliya deni madaxweyne kanoqon lahaa ilaahbaan kudhaartaye qofba lama arkeen
    Waa hugo Chavez oo kale

  22. Siciid deni oo layimid qorshihii reer galbeedka
    Wuxuu guryaha ku garaacayaa xaafadaha degmada badhan isagoo leh codka isiiya
    War soomaaliya khayrbaa usoo socda iska aamusa
    Maadaama culusoow laga samray oo uu dhaafi waayay qoyskiisa

  23. Waxaa la gaarey
    WAQTIGII SIDII HABLIHII QURBAHA
    la isu falaashijiray mobile
    Caqli uu kuyiraah War lagu faham
    ee midkale raadi majiro

    Haye
    Maxamuud, maxaan sameynaa
    Maxamuud, adigaa naga wakiil ah
    Maxamuud

    Anaga miyaa suuganta keenay
    MISE CIISE MAX’UUD aka Ciise Ruush

  24. Maxamud
    Galmudug iyo Hirshabeele in dadkooda gobolada degaan laga hadlo aqligoodaba ma gaaro.
    Ma fahamsana in bulshadaas u baahan yihiin nolol iyo service bulshada ku nool.
    Caawa dhan Deni iyo Puntland wixii ka dhaca nagu mashquuliyeen.
    Xitaa Beledweyne webigii ku fatahay oo dadka istaaga ku xaaraan waxka hadlaya arki maysid.
    Puntland iyo Majeerteen macne lahayn ayey u yeeleen.

  25. Dhabayaco Halo Kala Baxao Wixi Ay Ummada
    Ku Heeyn Jireen Ayeey isku Hayaan Waa
    Sidi Gabadhi Wiilasha Cuntada Ka Boobi
    Jirtey e Labada Gacmood iyo Labada
    Can Ku Cuni Jirtey e Marki Wiilashi u
    Adkeeysan Waayen Aabihi Ku Dacweeyen
    e Weelka Goonida Ah Lo Sameeyey Si
    Ay Kaligeed U Cunto e Marki Ay Weelkedi
    So Leeftey Wiilashina Difaac Ka Xirteen
    Kaligeed Buuqdey e Aabihi Yiri War Gabadha
    Maxa Ku Dhacey e Wiilshi Dheheen Aabo
    Waxba Kuma Dhicine Wixi Ay Nagu Heeyn
    Jirtey Ayeey iyadi isku Heeysa o Garaamkedi
    Ka Badan Ayeey Rabta

  26. Shirka maxaa kasoo baxay?
    Madoobe oo weli kursigii Puntland ku tiri; its time to leave mr. Dhuxulayste kursiga Jubbaland.
    Laftagareen Xasan Sheik waa imaan haddaan meesha sii joogin.
    Qoorqoor iyo Guudlaawe bal dowladooda intee ka shaqaysaa.
    Kulli Farmaajo ayaa keenay 4da dambe, wax macne oo leeyihiin ma jirto.
    Waa 5 daanyeer oo is horfadhiya, cid ay u shaqeeyaana ma jirto…jeebkooda dhaafsan.
    Shacabka ayaa dalkooda leh, waana iska aamusan yihiin in daanyeer waqtigoodii dhammaaday iska horfadhiyaan.
    Yey ka baqayaan..yaab
    Ma dadkaas ayaa rajo leh.
    Deeqdii adduunka meesha kukala qaybsadaan ileen cidna canshuur kama qaadaane.

  27. Wararkii ugu dambeeyay ayaa
    Sheegahayo in GABI AHAANBA
    GOBOLKA NUGAAL laga tiray List
    Hagbad kororsiga Cismaan Max’uud

    3 nin ee kala leh 3da Xisbi ee
    Hagbad boobkaa ayaa kala ah .

    1. Deni Faqriyay = Cismaan Max’uud
    .oo haddu ka dhamaan rabto Hagbadda

    2. Ina Diyaano = Cismaan Max’uud
    Oo ah ninkii 2aad ee HAGBADDII Cismaan Max’uud time
    Ahna ninka heyso Maleeshiyo Calooshood
    u shaqeyste ah oo AMERICA ISKA LEEYAHAY

    3. JAbiye = Cismaan Max’uud oo ahaa
    Ninkii 3aad ee Tartankii hore ee HAGBADDA CISMAAN MAX’UUD

    ONLY 3DA XISBI EE HAGBAD KORORSIGA

  28. Ciise maxamuud waa sharafta puntland
    Afarta aaranjaan ciise maxamuud ma matalaan kkkkkkk aqoon la.aantu xumaa
    Garoowe waxaa atoore ka ah ina muumin shire oo ah taliyaha ciidanka policeka puntland
    Waliba waa muuse ciise afkuu haraanti kagalin ilma faroole iyo xasan shire abgaal
    Walaahi ciise maxamuud kuligood waa wada deni
    islaan ciise islaan maxamed yaa kadaba hadli kara waa islaanka guud ee majeerteen waana ciise maxamuud
    War garoowe maaha
    Muuse suudi iyo qanyare iyo bashiir raage
    Ee waqti haysaga luminina kkkkkkk
    Dad baa isleh garoowe ayaa dagaal kadhacayaa aloow adaa weyn oo waaxid ah majeerteen dadka ruwaayad bay udhigaan
    1998 bay dadkaan soomaali katashadeen
    Haloo daayo doorashadooda maxaa idin daba dhigay

  29. Waar Suldaanku kooxda damun jadiid sannad baan siiyay oo aan fiiranayay oo carrabkayga ka ilaashaday. Imminka waxaan ka ahayn la dagaallanka shabaabka kuma taageersani. Wixii ka soo ka hadha raja fiican kama qabo.

    Tusaale xasan sheekh wuxuu hore u sheegay in hal ku dheggiisu yahay

    Soomaali heshiis ah

    Dunida heshiish la ah

    Hadalkaasi haddaan ku dabaqno shirkan Xamar ka furmay kama muuqato wax u eg ama u dhow.

    Waayo waxaa ka maqan maamul muhiim ah.
    laba daraadle nimanka hor fadhiya 2 ka mid ah heshiis lama aha Maamul goboladeedyada ay matalaan.

    Waayo Dhuxulayste kama taliyo Gedo iyo Jubbada Dhexe iyo 3 degmo oo Jubbada hoose ka mid ah.

    Guudlaawe heshiis lama ah Hiiraan

    Ku dar dowlad qaybsigii weli kama muuqato caddaalad dhab ah.

    Dagaalkii Laascaanood waxa ka raacay Xasan iyo Xamse ceebtii adduunka markii ay iska indha tireen xasuuqa ba’an ee loo gaystay ama lagu qadarin waayay calanka buluugga ay ruxayaan in kasta oo imminka DFS Xasan hoggaaminayo aad mooddo inay isa saxahayaan.

    Ciidankii Soomaaliyeed ee dawlad ku sheegyadii is xig xigay yab yabayeen oo aad mooddo in lagu dhaanteeyay.

    Qabyaaladdii oo sii xoogaysatay

    Iwm.

    Sannad baa tagay bal aynu sugno in gaafaf wayn kale dhacaan iyo in laysa saxo albeit theory ahaan.

    Wallee Soomaali baanan garan qarannimo dhab ah

    Adduunyo xaalkaa ba

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  30. Suldaan Ali zubeer
    Ala yaa cizak siday tahay ayaad udhigtay
    Suldaan Ali zubeer next president of jubaland
    Gedoland vice President of jubaland
    Buug iyo qalin ayaan reer jubaland ku hogaamindoonaa ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️

  31. Gedoland.

    Waar niyahow caddaalada iyo issue yada togan ama taban ee dalkan wajahaya haddi si fiican loo qeexo dadku way wada jaan qaadi lahaayeen. Wejiga xasan sheekh bay ka muuqataa inuusan ku faraxsanayn afarta nin hor fadhigooda.

    Maamullo cusub oo curin horumar leh baa loo baahan yahay oo ka xoreeyaa dalka daanyeerta shabaab, sanka dhuudhiga..axmaarka iyo nijaasta beesha caalamka iwm.

    Adduunyo

    Viva Somaliwayn
    Down all somali traitors.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented