Shirka Madaxda DF iyo maamulada oo ka Furmay Muqdisho iyo Deni oo maqan
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.
Shirkan ayaa looga arinasanayaa xaaladda amniga dalka gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta, dhameystirka deyn cafinta iyo dhaqangelinta heshiisyadii horey ay u gaareen golaha wadatashiga qaran.
Shirka waxaa ka soo qaybgalay, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)
Shirka waxaa ka maqnaa Madaxwaynaha Puntland oo khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo Madaxwayne Xasan Sheikh.


Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65589
Maamadu Carootaye
Horta yaa tabey
Rag waxaa ugu liito
Nin tagey oon la tabin
Dumar waxaa ugu liito
Islaan carootay oon lasoo
Caro celin.
Harti Gaajo waa Minority
Kala hoos tago
Xamar iyo Hargeysa
Tani Waxa Ay Cadeeyn U Tahey in Aan
Lo Baahneeyn Martidi iskeed u Caroota
Beenti iyo Bootadi Ay Sheekh Shariif iyo
Famrmaajo Ku Harawsan Jireen waa
Ulla imaan Waayen Xasan Sheekh Nin
Naxa Maahin Sagaaroy Waxaad igala
Ordeeysid Ma Labada Adin Damba
Awel Baadan Hilib Kalle Laheeyne Xasanoow
Waad Mahadsantahey Shaqaduna Ha
Socoto Shabaabki Leeysku Boojeeyn
Jirey Si Deg Deg Ah Halo So Afjaro
Buuqa Garawe iyo Laascanood Laga
Wada Waa Boojo Loogu Gargaarayo
Khawaarijta
HAG iyo Culusow waa cidda aad waxkala maqantihiin.
Somalia hala isku keeno sugaynay hadda ayeyba sheeko Irir iyo tiignimo in dalka dhacaan bilaabeen.
Meeshaas ayaan kala joogaynaa inta aqligu idinkusoo noqonayo.
DOorkaan cid idiin soo gurmanaysa ma jirto markaad xaafadda gubtaan sida Faay Cali.
Dabshid
Ninkan hinaasihii reerka ayaa haha,Yaa tabaya,maxaad nagala maqantahay,on ahayn xiqdi xaasid khilaaf
Siciid deni nin rag laxisaabtami kara maaha
Waa ninkii waagii farmaajo
Markuu xamar imaanayo raashinkiisa uu cuni lahaa soo qaadan jiray
Shiikh cabdi xirsi ayaa kuyiri
War raga lafariiso oo iska dhici
Sidii dhoocishii ha caroone
umalayn maayo inuu muqdisho dib danbe u imaanayo
inta xamsa cabdi bare iyo xasan shiikh joogaan ileen waa nin aan naftiisa ku kalsoonayne
Inta madax soomartay dalkaan nin xasan sheekh hogaan ugaliita ma arag,handhaqankiisa markaan arkay ilama fayooba,hawiyaha isaga usacbinaaya geeridii nabiga maba oga
Gaafow
Aaway xamsa dheere aka dheere xaaji dheeri
Aabihii SYL kkkkkkk
Booskii xamsa waa banaan yahay siciid deni haloo sheego waa intaasoo rajo gashaaye
Horta dheere xaaji dheere qabiilkee ahaa
Madoobe oo ay reer Puntland 3 term Kismaayo ku hayeen, wakaa dhabarka u duway maantay u baahnaayeen garab joogsigiisa… Xishood dhimay…
Kuwa meesha ka niicle ku lahaa yaa tabay Deni?
Sawtii la lahaa dayn cafintii deni baa hor istaagay oo oohinta iyo baroorta la waday.
Somalia dawlad rasmi ah ma leh waa wax beesha caalamka lagu tuugsado haddii somalia qayb maqan tahay shilin lama helayo dayn cafin iska daayee.
Puntland oo ah 1/3 Somalia ninka ka maarma bal ha socdo🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hada Ka Hor Ayaa Nin Wuxuu Furay Naagtiisii Oo Habar Aheyd (Naag Da’ Weyn Aheyd),
Ka Dib Naagtii Waxay Dhigatay Xaflad Weyn, Oo Waxay Isugu Yeertay (Wacday) Dad-kii Xaafada Oo Dhan, Waxayna Xafladii Ugu Magac Dartay = Tagtayee Yaa Ku Tabay, Ayadoo Ula Jeeda Ninkii Furay Ee Ka Tagay, Wayna Ku Maadeeysatay
Ka Dib Nin-kii Ayaa Sheekadii Maqlay,
Ka Dib Asna Wuxuu Dhigtay Xaflad Weyn Oo Uu Dad-ka Dhan (Dad-ka Xaafada) Isugu Wacay, Wuxuuna Xafladii Ugu Magac Daray = Kaa Dhameeystayee Maxaa Dheef Ah Oo Kugu Hartay, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Hada Deni Waa Sida Islaantaas Oo Kale, Waa Ruux Laga Dhameystay Danihii Siyaasadeed Dhan, Oo Hadana Weli Wax Is Mooda Sida Naagtii Aan Soo Sheegay Oo Kale.
Marka Nin Kasta Oo Caqli Leh Waa Ogyahay Waxa La Isku Hayo.
Waa Hinaasaha Deni Uu Ka Hinaasay Raisul Wasaare Xamze Baari (Daacad).
1)Shaqo ayaad heshay, lug ayaad ku tagtaa,waxay kugu qaadataa 2 sacadood.
2) isbaldalbaad samaysay oo shaqadii
Bus u raacday,waxay kugu qaadatay 1 saacad.
3) isbadal kale ayaad samaysay oo Baaskiilbaad u kaxasatay 1 saac ayay kugu qaadatay.
4( Isbadal kale ayaad samaysay oo gaadhi ayaad ku tagtay shaqadii,10 mnt ayay kugu qaadatay.
Isbadal la’aantii guul lama gaadho.
Xasan Sheekh oo jooga halkii u jooday,10 sano ka hor.
Shir maamul goboleed iyo Garoowe oo diiday lol
Puntland oo diiday,2012kii.
Dalmida
Rasalwasaare Xamza
Oo Safar ugu maqan shirka
BANK ADDUUNKA EE
Magaalada DOOXA
Governor Mandaale oo safari
ugu maqan shirka CASIMADAHA
AFRICA ee iskaashiga
Deni Faqriyay oo JEEBSIIB
Ugu maqan Hagbad kororsiga
Cismaan Max’uud
Hoos ka fiiri wixii
Dhex marey
CIISE MAX’UUD
iyo Cismaan Max’uud
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02EyVeJvapivkzbxDVZidsnKGbyPpkwpjxtdqpa8qBMV6wCpHo6QuT9zD7hyWKp6d8l&id=100052630614323&sfnsn=wa&mibextid=6aamW6
Qodobada Ugu Cul-culus, Wararka Ka Imaanaya Saxaraha Barri Iyo Nugaal.
1. Dhamaan Degmooyinka Barri Iyo Nugaal oo Cabsi Daram oo jirta aawgeed lagu soo rogay bandoow Aad U Daran, Kaasoo Lagu Joojinayo Isku Socodka Gaadiidka iyo Dad-ka.
2. Sarkaal Hore oo soo maamulay garoonka yar ee bacaad-ka ah ee garoowe oo la dilay, sababo la xiriira sanaadiiqda maran ee meelaha lala car-cararayo, (wuxuu ku dhintay dagaal garoonka garoowe ka dhacay), ma buskud kale baa yimid, maya sax, waa hagbad u dirir..
3. Habrihii Barri iyo Nugaal Oo Calaacal , Cabsi Iyo Yaab meelaha la qeyl qeylinaya (banaanbaxaya).
4. Xaalada barri Iyo nugaal oo kacsan, iyo odayadii dhinacyada is haya dhexdhexaadin lahaa oo iyagii la kala cel-celinayo, siiba odayaasha ciise riyoole iyo cismaan zanzibaar,
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
5. Faroole, Abgaaloow, Haruuse iyo Kooxdoodii Aaran Ibliis, Oo Balan Ku Qaaday In Hadii Cismaan Zanzibaar Uu Kursiga u Baneyn Waayo, Ineey Dagaal Ba’an ka ridi doonaan Barri Iyo Nugaal.
6. Safiirka Gaalka Ah, ee mareykanka oo la yaabay maseyrka deni, uguna baaqay inuu kasoo qeyb galo shirarka muqdisho ee dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada,
Wuxuu yirri maamul goboleedka Barri iyo nugaal waa maamul soomaaliya ka tirsan oo la siman maamulada kale ee dalka, waa qalad ineey kasooqeyb geli waayaan shirarka xamar, waa qalad ineey diidaan hadalka madaxweynaha dalka ahna mulkiilaha dalka, sababo la xiriira maseyr dartood, kkkkkkkkkkk, (Waar Xitaa Gaaladii Iyo Sheesheeyayaashii Ayaa La Yaaban Dhaqanka Badhyo Culusta).
War Iyo Dhamaan, Waan Arkeeynaa Halka Ay Ku Dhamaato Arrinta Hagbad Isku Qabsashada Ah Ee Barri iyo Nugaal.
Axmed dhuxulayste muxuu wax taageeraa isagaaba kujira intee kabaxaa meel alla
Karaahiyadii farmaajo ladirirtay oo dhan baa qoorta iskula jira
Beesha caalamkana faraha ayay kala baxeen
Aaway soomaali heshiis ah
Dunidana heshiis la ah
Reer puntland berri ayaa la ogaan gobanimadooda Insha Allah doorasho deegaan qof iyo cod waa kadhacaysaa
Waxaana ku adkaan doonaa dhamaan puntland asad diyaano xisbigiisa
8th January ayay dhacaysaa doorashada guud waana xisbiga diyaano
Tolkeey hawiyow xageen kalsooni idinkagasoo iibiyaa,majeerteen kaabaqabiil dooranaaya ayaad kumashquulsantihiin maalinkasta,war hawiye nagabadan,inagaana dir iyo daarood noobaahanyihiin ee iskukalsoonaada
Kalsame
Axmed madobe puntland waxba kumahayn ,reerka absame kaweyn dad meel lagu hayo
Maxamud aka Land of Punt
Kkkkkkkkkkk
Hawiye aqliga xageed uga soo iibin? Kkkkkkk
Kalsoonida maaha marka qof Majeerteen ah aragto in argagaxdo.
Hadda kahor ayaan rumaysanwaayey in Xarunta boqortooyada Majeerteen aka Qardho doorteen Eelay weliba Jareer reer Koofur ah.
Waxaan ogaaday in taas keentay dad aann cuqdad ka qabin reer Koofur oo weliba u arkaan qof aqli kale kusoo kordhin degmada. Weliba qof Somali ah yahay.
Waxaan iri: Reer tolkay Dhabayaco rag rag dhalay…waxbadan ka koreen oo Somalida weli agfadhido oo ka korin.
Meesha ugu dhaqaale badan Puntland waa dekedda Bossaso Deeqa… Jareer ayaa horbooda.
Gobonimo maxay tahay??
Maxamud aka Land of Punt
Kkkkkkkkkkk
Hawiye aqliga xageed uga soo iibin? Kkkkkkk
Kalsoonida maaha marka qof Majeerteen ah aragto in argagaxdo.
Hadda kahor ayaan rumaysanwaayey in Xarunta boqortooyada Majeerteen aka Qardho doorteen Eelay weliba Jareer reer Koofur ah.
Waxaan ogaaday in taas keentay dad aann cuqdad ka qabin reer Koofur oo weliba u arkaan qof aqli kale kusoo kordhin degmada. Weliba qof Somali ah yahay.
Waxaan iri: Reer tolkay Dhabayaco rag rag dhalay…waxbadan ka koreen oo Somalida weli agfadhido oo ka korin.
Meesha ugu dhaqaale badan Puntland waa dekedda Bossaso Deeqa… Jareer ayaa horbooda.
Gobonimo maxay tahay??😔
Land o punt waa yaabay,bal car nimaankaas oo galmudug ama hirshabeelle kahadlaayo arag,nin majeerteen ah haduu qufaco waa lasoo wada boodaayaan
Siciid deni farmaajo ayuu ladagay hadana xasan shiikh ayuu ladagidoonaa kkkkkkk
Sababtaasaa beesha caalamkana ugu sacabinaysaa
Siciid deni waa mintid caadiya war ninku dhib badanaa
Haduu soomaaliya deni madaxweyne kanoqon lahaa ilaahbaan kudhaartaye qofba lama arkeen
Waa hugo Chavez oo kale
Siciid deni oo layimid qorshihii reer galbeedka
Wuxuu guryaha ku garaacayaa xaafadaha degmada badhan isagoo leh codka isiiya
War soomaaliya khayrbaa usoo socda iska aamusa
Maadaama culusoow laga samray oo uu dhaafi waayay qoyskiisa
Waxaa la gaarey
WAQTIGII SIDII HABLIHII QURBAHA
la isu falaashijiray mobile
Caqli uu kuyiraah War lagu faham
ee midkale raadi majiro
Haye
Maxamuud, maxaan sameynaa
Maxamuud, adigaa naga wakiil ah
Maxamuud
Anaga miyaa suuganta keenay
MISE CIISE MAX’UUD aka Ciise Ruush
Maxamud
Galmudug iyo Hirshabeele in dadkooda gobolada degaan laga hadlo aqligoodaba ma gaaro.
Ma fahamsana in bulshadaas u baahan yihiin nolol iyo service bulshada ku nool.
Caawa dhan Deni iyo Puntland wixii ka dhaca nagu mashquuliyeen.
Xitaa Beledweyne webigii ku fatahay oo dadka istaaga ku xaaraan waxka hadlaya arki maysid.
Puntland iyo Majeerteen macne lahayn ayey u yeeleen.
Dhabayaco Halo Kala Baxao Wixi Ay Ummada
Ku Heeyn Jireen Ayeey isku Hayaan Waa
Sidi Gabadhi Wiilasha Cuntada Ka Boobi
Jirtey e Labada Gacmood iyo Labada
Can Ku Cuni Jirtey e Marki Wiilashi u
Adkeeysan Waayen Aabihi Ku Dacweeyen
e Weelka Goonida Ah Lo Sameeyey Si
Ay Kaligeed U Cunto e Marki Ay Weelkedi
So Leeftey Wiilashina Difaac Ka Xirteen
Kaligeed Buuqdey e Aabihi Yiri War Gabadha
Maxa Ku Dhacey e Wiilshi Dheheen Aabo
Waxba Kuma Dhicine Wixi Ay Nagu Heeyn
Jirtey Ayeey iyadi isku Heeysa o Garaamkedi
Ka Badan Ayeey Rabta
Shirka maxaa kasoo baxay?
Madoobe oo weli kursigii Puntland ku tiri; its time to leave mr. Dhuxulayste kursiga Jubbaland.
Laftagareen Xasan Sheik waa imaan haddaan meesha sii joogin.
Qoorqoor iyo Guudlaawe bal dowladooda intee ka shaqaysaa.
Kulli Farmaajo ayaa keenay 4da dambe, wax macne oo leeyihiin ma jirto.
Waa 5 daanyeer oo is horfadhiya, cid ay u shaqeeyaana ma jirto…jeebkooda dhaafsan.
Shacabka ayaa dalkooda leh, waana iska aamusan yihiin in daanyeer waqtigoodii dhammaaday iska horfadhiyaan.
Yey ka baqayaan..yaab
Ma dadkaas ayaa rajo leh.
Deeqdii adduunka meesha kukala qaybsadaan ileen cidna canshuur kama qaadaane.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa
Sheegahayo in GABI AHAANBA
GOBOLKA NUGAAL laga tiray List
Hagbad kororsiga Cismaan Max’uud
3 nin ee kala leh 3da Xisbi ee
Hagbad boobkaa ayaa kala ah .
1. Deni Faqriyay = Cismaan Max’uud
.oo haddu ka dhamaan rabto Hagbadda
2. Ina Diyaano = Cismaan Max’uud
Oo ah ninkii 2aad ee HAGBADDII Cismaan Max’uud time
Ahna ninka heyso Maleeshiyo Calooshood
u shaqeyste ah oo AMERICA ISKA LEEYAHAY
3. JAbiye = Cismaan Max’uud oo ahaa
Ninkii 3aad ee Tartankii hore ee HAGBADDA CISMAAN MAX’UUD
ONLY 3DA XISBI EE HAGBAD KORORSIGA
Ciise maxamuud waa sharafta puntland
Afarta aaranjaan ciise maxamuud ma matalaan kkkkkkk aqoon la.aantu xumaa
Garoowe waxaa atoore ka ah ina muumin shire oo ah taliyaha ciidanka policeka puntland
Waliba waa muuse ciise afkuu haraanti kagalin ilma faroole iyo xasan shire abgaal
Walaahi ciise maxamuud kuligood waa wada deni
islaan ciise islaan maxamed yaa kadaba hadli kara waa islaanka guud ee majeerteen waana ciise maxamuud
War garoowe maaha
Muuse suudi iyo qanyare iyo bashiir raage
Ee waqti haysaga luminina kkkkkkk
Dad baa isleh garoowe ayaa dagaal kadhacayaa aloow adaa weyn oo waaxid ah majeerteen dadka ruwaayad bay udhigaan
1998 bay dadkaan soomaali katashadeen
Haloo daayo doorashadooda maxaa idin daba dhigay
Waar Suldaanku kooxda damun jadiid sannad baan siiyay oo aan fiiranayay oo carrabkayga ka ilaashaday. Imminka waxaan ka ahayn la dagaallanka shabaabka kuma taageersani. Wixii ka soo ka hadha raja fiican kama qabo.
Tusaale xasan sheekh wuxuu hore u sheegay in hal ku dheggiisu yahay
Soomaali heshiis ah
Dunida heshiish la ah
Hadalkaasi haddaan ku dabaqno shirkan Xamar ka furmay kama muuqato wax u eg ama u dhow.
Waayo waxaa ka maqan maamul muhiim ah.
laba daraadle nimanka hor fadhiya 2 ka mid ah heshiis lama aha Maamul goboladeedyada ay matalaan.
Waayo Dhuxulayste kama taliyo Gedo iyo Jubbada Dhexe iyo 3 degmo oo Jubbada hoose ka mid ah.
Guudlaawe heshiis lama ah Hiiraan
Ku dar dowlad qaybsigii weli kama muuqato caddaalad dhab ah.
Dagaalkii Laascaanood waxa ka raacay Xasan iyo Xamse ceebtii adduunka markii ay iska indha tireen xasuuqa ba’an ee loo gaystay ama lagu qadarin waayay calanka buluugga ay ruxayaan in kasta oo imminka DFS Xasan hoggaaminayo aad mooddo inay isa saxahayaan.
Ciidankii Soomaaliyeed ee dawlad ku sheegyadii is xig xigay yab yabayeen oo aad mooddo in lagu dhaanteeyay.
Qabyaaladdii oo sii xoogaysatay
Iwm.
Sannad baa tagay bal aynu sugno in gaafaf wayn kale dhacaan iyo in laysa saxo albeit theory ahaan.
Wallee Soomaali baanan garan qarannimo dhab ah
Adduunyo xaalkaa ba
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Suldaan Ali zubeer
Ala yaa cizak siday tahay ayaad udhigtay
Suldaan Ali zubeer next president of jubaland
Gedoland vice President of jubaland
Buug iyo qalin ayaan reer jubaland ku hogaamindoonaa ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Gedoland.
Waar niyahow caddaalada iyo issue yada togan ama taban ee dalkan wajahaya haddi si fiican loo qeexo dadku way wada jaan qaadi lahaayeen. Wejiga xasan sheekh bay ka muuqataa inuusan ku faraxsanayn afarta nin hor fadhigooda.
Maamullo cusub oo curin horumar leh baa loo baahan yahay oo ka xoreeyaa dalka daanyeerta shabaab, sanka dhuudhiga..axmaarka iyo nijaasta beesha caalamka iwm.
Adduunyo
Viva Somaliwayn
Down all somali traitors.