|

Farmaajo oo war cusub kasoo saaray doorashooyinka la filayo ee Puntland

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee la filayo inay ka dhacaan deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim

Ugu horreyn waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda.

Hannaankan doorashada tooska ah in ay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qabaan in ay hoggaankooda ku soo doortaan codkooda, arrinkaas oo aan horey dadaal ugu bixinnay, lana jecel nahay in ay gaaraan dhammaan deegaannada dalkeenna, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed.

Alle waxaan uga baryayaa guud ahaan dadkeenna Soomaaliyeed iyo dalkeennaba in uu siiyo barwaaqo, horumar, nabad iyo nolol wanaagsan.

Wa Billaahi Al-Towfiiq

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65585

Posted by on May 23 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

27 Comments for “Farmaajo oo war cusub kasoo saaray doorashooyinka la filayo ee Puntland”

  1. 2 labadii sano ee uu kororsan
    rabey ee laga diiday
    Ayuu QIIL
    KU TAHRIIBIN RABAA

    Cad kororsi Ceeb kuma ahan
    Jaberti Somali

    Kursi wareejin Ceeb Juma ahan
    Irir Samale.

  2. Hada Miyuu Kaso Toosey Hurdadi Waaba
    Lagu Dambaabaya ina Farmaajo Maba
    Ahan Nin Xasuus iyo Dhimr Leh Deniga
    U Amaanayo Sow Maahan Ki Kursigi
    Dhaafiyey Cadawtinimada uu u Qabey
    O Hawiye Uga Hiiliyey ina Farmaajo
    Maalin Dhaweeyd Waxa uu u Doodayey
    Dhulmahante Sow Ki Roowda Suaashedi
    Jawaab u Waayey Asaga o Madaxweeyne
    Ah O Wax Walba U Awoodey Reer Abtigi
    Xaga Abtinimada Waxa Uga Baarisan
    Xasan Sheekh o Abgaal Kale iska Daaye
    Anagi Waceeyslaha Aheeyn Albaabada
    Naga Xirtey Abtiyaashi Xawaadle Villada
    Lagamaba Celiyo iyaga o Aan Balan
    Laheeyn Waa Uun Kusi Qulqulayaan kkkkkk
    Xasan Waa Baari

  3. Kooraar Hayaan

    farmaajo masoo toosine guskiisii ayaa so toosay sidii caadada ahaydna fitadii Dameeraha ayuu Ku GURAYAA.

    Anigu ma akhrin wuxuu yidhi xabiibul nalaayiin laakiin dhuusada ka da ‘aysa dameer Xaarshid Baan u fahmay inuu yidhi Farmaajo wax Ku oil

    khaniiska Gayland Oo Dameeraha guskooda jaqa isaga WAXAAN leeyahay foorsao Oo ha Lagugu GURO
    Mr Bah WAXAAN leeyahay Wel waddani nimo aad u danqanayso Somalia baa kugu jirta halkaas kasii was.
    Lop waxaan leeyahay war dameer inaad ulayso mooyee ha isku dayin inaad la hadasho.

    Suldaan Zubeeyer WAXAAN leeyahay meesha DAMEERO ayaa Ku xaartey soo dhowoow

    Kaaha badhi weeyn WAXAAN leeyahay Guskaygu waa 14″ badh badh badh badh bakh bakh

    Ugu dambayn Somalia waa in Laga badbaadiyaa Dameeraha Hawiye Oo Laga tarxiilaa Caasimada Soomaaliyeed oi asal ahaan ay lahaayeen Jareer aweeyne Raxan Weeyn Gibilcad (Riverine people)

    Dameeraha futada madowna Lagu celiyaa Ceelbuur Madagawaay Xaradheere Dhuusa dareer Hobyo iyo wisil

  4. Kooraar Hayaan

    Gayland waa kan sheegta Gedoland waana khaniis khaniis dhaley AABIHII baa la wasi jirey

    • Balaayo Kooraar Hayaan! Adiga Daahir Calasoow, Dabshid , Wiil Hiraab ayaa ku dhaama! Nin bakhtiyay ayaad tahay, adigaa ah baan u maleynayaa waxa aad sheegaysid, koleey Islaanimo kaa dheer!

  5. Beri 35 magaalo iyo tuulooyinkga hoos taga ayaa shacabka Puntland codaynayaan.
    Xasad, xinlow, iimaanlaawe iyo Culusow midba loo joojin maayo indhihiina oo 5ta ah.
    Ooya ama dhuusa ama habaartama.
    Nin dagaal iyo dumis sugayoow candhuuftaada dib u like
    Somalidu isku aqli iyo isku dhaqan maaha.
    Aan codkayga dhiibto miyaa problem loo arkaa.
    Kudayo Puntland sida bulshadooda tahay.

  6. Breaking News

    Codeyntii Hagbad kororsiga
    Jufada Cismaan Max’uud
    OO BILAABATEY

    SANTUUQDII CODEYNTA

  7. Dad aqligoodii lagu ciyaaray oo la bahdilay.
    Shacab sidii been loogu sheegayay nacasyo laga dhigtay oo aasaaskii noloshu ka maqan.Waxa lays waydiinayaa jnay isdoorankaraan?

    In maanta 2023 laga hadlo oo guul loogu sheego doorasho degaan oo ay ahayd inay waa hore dhacdo,inay shacabku wax kale ka doodaan oo heerkaasi laga soo gudbo.

    Nasiibdaro waxaaba mucjiso looga dhigay doorasho gole degaan.Xagee la joogaa?
    Qabiil ayay xero ugu jiraan oo kolba meesha uu rabo u kaxaysta.
    Waxa ka sii daran inay dadkaasi isba dooran kariwaayaan oo isku dilaan lol.

    Maryoolay waxaaba ka qaldan aasaaskii nolosha.

    Dalmida

  8. Breaking News

    Codeyntii Hagbad kororsiga
    Jufada Cismaan Max’uud
    OO BILAABATEY

    SANTUUQDII CODEYNTA

    https://www.facebook.com/100050449673170/videos/1110973176528089/?sfnsn=wa&mibextid=2Rb1fB

  9. MALEESHIYADA CUMAR MAX’UUD
    oo Santuuqdii Codeynta Keenay BURTIINLE
    Kadib markey la Shireen GOVERNOR DENI

    Codeynta BURTIINLE OO SOCOTO

    https://fb.watch/kJvGouv5Qz/?mibextid=2Rb1fB

  10. Dabshid

    Mid baan maqlayey lahaa Doorashadaaniin waanu Diidnay.🤣🤣🤣
    Sanaadiiqdii Doorashada Puntland oo la dhacay 🤣🤣🤣🤣

    Are Boowe aa kula tahay Deni Ex Quruxoow.

  11. Doorashadu wasa dhacaysaa xitaa haddii Xamar tuug lacag laga soo siiyey.
    Marka shacabku wax doortaan Puntland meelaha kalana waa ku xigaan.
    Qof codka shacabka ka baqaya miyaa hoggaan staaliha.

    Waa no beri iyo habsami u socodka DOORASHADA DHUL UDUG.
    weligiinba sawiradii Kenya Odinga iyo Uhuru soo dhiga.

  12. Kenya 1000 qof kun dhintay dorashadii maantana madaxweyne doorteen ayaa xukuma.
    Caadi iska dhiga dib loo noqon maayo, kuwiina meelaha ka ooyaya.
    Sida hadii Puntland doorasho ka dfhacdo in maaalintaas bariiskoodii halkaas ku egyahay..
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    War wuxuu fulaysanaa maxay la xiiqayaan. dee meesha taga oo soo guba adinku sanduuqyada-

  13. Ciise Max’uud oo la baxey Ciise Ruush
    Ayaa diiday Santuuqdii Cismaan Max’uud
    Ee HAGBAD KORORSIGA AHAA

    https://www.facebook.com/100072961975589/videos/2003325563347385/?sfnsn=wa&mibextid=2Rb1fB

  14. Dumarkii uu maalin dhaweyd
    DENI FAQRIYAY Ku soo gurey
    Baabuurta oo markale
    u codeyn rabo

    Garowe iyo Maanta

    https://fb.watch/kJDskEcdlq/?mibextid=2Rb1fB

  15. Anigu waxaan qabaa doorashada in ay dhacdo,waxaa ay bilaabi doontaa waddo furnta oo ay shacabku ku yeeshaan awood ay qofkay rabaan ku doortaan.
    Waxaan soo aragnay wax lagu sheegi jiray doorashooyin been ah from 1990 to 1960 Somalida marka aad wareysato mid kuu sheegayaa xor iyo xalaal ma jirin,balse tuuganimo ayay sheegayaan.

    Yaa diidan?sababtu maxay tahay?Danta ay ka leeyihiin maxay tahay?
    Wxaa diidan
    A-Damjadiid oo u arka caqabad kusoo fool leh ninka ay rabaan Puntland in ay u dhiibtaan tan waa dhanka siyaasadda.
    B-Hawiye wuxuu u arkaa in Majeerteen ay bilaabaan howshaan in ay ka hoyimaadaan,laakiin fursadda kaliya ay kaga hor imaan karaan waa in ay isticmaalaan nin reer Puntland ah oo damajadiid ah.Majeerteen la mid ma ahan qabaailka kale ee Konnfurta oo laga heli karo 1000 la isticmaali karo waa dad ismqala kalana adag runtu waa taa.
    Sababtu waa cadahay qorshihii damajadiid ayay ka hor imaanaysaa.
    Damjadiid waa magac lagu hoos gabanayo marka aad fiiriso.Aniga hadda waxaan joogaa Muqdisho Damajiid hadda waxay iigu muuqdaan urur qabiilaysan oo aan ku dhici karin HAWIYE ACTION GROUP ayaan nahay,laakiin in ay iska qurxiyaan ayaa fiicnaan lahayd 99% sida wax u socdaan sax kuma ahan caqliga 4.5 iyo dhaqanka qofkii dood kii ka qaba ha i weydiiyo.
    meelo positive ah waan arkay,laakiin ogow siyaasaddu waa gorgortan iyo kan qaado kan ii daa iyo waliba adiga qaybiyaha in aad qaddo sida MARREEXAANKA oo kale not sida hadda aan arko.

    WAA SAX CODAYNTA GOLAYAASHA DEGAANKA KII KA HOR IMAADAA WAA QALDAN YAHAY WAANA DAANYEER.

    Haddii Daaroodka kale ahaan lahaa sida Marexanka oo kale maanta waa islayn lahaayeen,laakiin MJ waa ka maskax fiican yihiin deep south(Hawiye,Marexa,Raxanweyne)kii ka doodyaa ha iskeeno.

  16. Somalijecel

    Awalba waxaad aheyd
    Jaberti.
    Iska dhex wareeg Caasimadaha
    Irir Samale, adoo caloosha uga BUKO

  17. Dadkii Biscuits DHIIQA
    isaga dilay 15 wiil
    Ayuu nooga sheekayn

    Maad iska dhahdid
    Farmaajo ayaa CIYEY
    ana waan YEERI

  18. Ma hadda ayay heshiiyeen markii Villada debedda looga saaray ee uu shacab noqday?
    Doorashada Majertenia wax xiiso sidaa ah ma leh.
    Iyagu hadday kala badbaadaan waa fiicantaay durba sanaadiiqdiì Nugaal waa la gubay sidii Farooleba lòoga gubay markiisa ee🤣

  19. Reer Garoowe waa hadleen waxayna yiraahdaan Dooni mayno No Deni No Deni….!

    Gabar Reer Garoowe ah oo meesha ka hadashay Banaan bixii waxay tiri :- Nabad Baan rabnaa Dooni mayno Dagaal iyo Askar Santuuqyo sidata iyo Askar kaloo Cayrsanaysa….🤣🤣🤣 Wale waa runteed meesha amni malaha maxaa yeelay Askartii la rabay in Dadka Amnigooda sugaan waa kuwaan is cayrsanaya ee Gabadhu sheegtay.

    Dhaqanka Daarood ayaa ah in Kursiga Xoog looga cayrsado ama lagu dilo si kale Haka yaabin in Dictatorka Daarood uu ku tago.

    Car bal Waa kaas Deni Zanzibar sahal haku baxo..?

    Hadii Santuuqyadii Doorashada laga diiday Garoowe, Burtinle, Waqooyiga Gaalkacyo iyo Qardho Are Boowe maxaa harayba xagee kaloo lala aadayaa Sawtan la wada diiday ?

  20. @Dabshid kkkk anigu iguma qafilna been iyo huuhaa adigaan ku marqaati gashanayaa.
    1-Nidaamka 4.5 in aan lagu dhaqmin.Shalay ayay ahayd markaad I lahayd waan hubaa waxaad aragtay in aad soo qoreyso sow ma kuu cadda in aad maskaxiyan ama aad waalan tahay oo qof waalan aan ku xiiqayo ama doqon aad tahay?
    Adigu sow ma ahid kii lahaa FARMAAJO waa MARIIXAAN?Wali ma aragtay anigoo leh madaxweynaha waa ABGAAL? ama mucaaradayo.Waxaad awood u yeelan weyday in aad aragtidayda igu ixtiraamto.
    WALAAHI MAJEERTEEN KALIYA AYAA IDIN LUQAD YAQAAN.
    IRIR SAMAALE MAANTA MUQDISHO AYAAN JOOGAA UMA OGI WAXNA KAMA DUWANA RAXANWEYNTA JOOGATA MAGAALADA.
    Maxay ii hayaan IRIR,sidii dumarkii maxaa igu hadashaa?24/7 khiyaali ayaad ku jirtaa goormaad ka weynaanaysaa huuhaa?
    Waxaa idin dhibay huuhaadii Boqortooyadii Majeerteen markaa wada careysan tihiin IRIR SAMAALE FAKE NAMES AH AYAA LA IDIIN DHIIBAY.
    Bal fiiri luqadaada war qof ma CIYO xoolaa CIYA ee dhaqan xumada bulshada lalama yimaado duf ku baxe jaahil aan wax xeerin baad tahay in aad wax cayso kaliyaa caqligaagu noqday.

  21. Doorashada 1 qof iyo 1 cod waxay kicisaa qabyaaladda,faaiido uma keenta Bulshada Somalida.

    2 arimood ayaa tiirar u noqda ama soo raaca buuqa.
    Laandheenino qabiil iyo Tuugnimo siyaasadeed,wasna waxa horseeda inay Tuugtu noqdaan kuwa siyaasada hogaamiya,dhaqaalahana gacanta ku dhiga.

    Puntland waxa u roon nidaamkii ay ko soo caano maashay oo la qurxiyo,wax badan oo fiicana lagu daro.

    Waa sida ugu haboon ee cadiifada qabiilka lagu xakamaynkaro,kuwa laandheeraha sheegtana lagu xakamaynkaro..

    Waa qaabka Odayaasha oo keena qofka ku haboon Xilka.

    Dalmida

  22. MR Bahal.
    Puntland waxaa ku dulmanaa dad badan oo ahayn beelihii 66 xildhibaan soo xuli jiray.
    Jareer weyne, Raxanweyn etc.
    Qardho oo doorasho shacab ka dhacday waxaa kusoo baxay nin reer koofur ah, Eyl waa sigeen.
    Somalia waxay u noqon bilow fiican in shacabka keenaan ninka xukumaya hadduu xumaadana tuuraan doorka dambe.
    Wado kale furna haddii isbedel la rabo.

  23. Lop

    Aa kula tahay.Qabyaalada maanta jirta mid ka xun ayaa imandoonta.

    Golaha degaanka Boorama waxaa keeni jiray Odayyaasha,waxaana iman jiray rag akhyaar ah oo aad wax uga qaban jiray magaalada.

    2000-nadii ayaa la doortay gole degaan ee u horeeyay.

    Ciyaala suuqiin,Tuug iyo nacasyo qabyaalad ku yimid ayaa meeshii yimid.
    2000kii Borama nadiif ah oo biyo galintu xoog u socota ayaa jiray,maanta qashinka ayaa daadsan.

    Dad aan waxba garanayn oo tuug ah ayaa ku yimid Reernimo.

    Maba aha Reer Borama ee intooda badan miyiga ayayba ka yimaadeen,se qabiilka ayaa meesha keenay.

    Dadka dulman ha loogu daro,laakiin sidii hore oo la qurxiyay,la xalaaleeyay waa qaabka ugu fiican ee dadkeena sngacaya.
    Dalmida

  24. @Mr Bahal aragti taada mid ka bedelan ayaan qabaa
    Waxaad tiri qaabka odayaasha in ay keenaan qofka wax maamuli lahaa?STILL WE ARE 1800?Habkan wax uusoo kordhiyay miyaad aragtay waa kaan kusoo soconey from 2010 illaa maanta?Sababtoo ah MP waxaa soo xulay oday aan nidaam dawaladeed aqoon,uguna baxdo sidaan.Wax kastoo fiican waqti iyo dhiig baa loo huraa.
    Wax la rabaa waa in adigoo Mr Bahal aad awooddo in adigoon u eegin reer aad aragti shaqsi ah aad wax doorataa.Goormaan u dhaqmi doonaa sida bini,aadamka oo kale?
    Somaliga caqligiisu ma koro.Waa dad wax un xada,dila,booba maskaxiyan waa dad xanuunsanaya.
    Puntland wey ku saxan tahay in ay hormuud u noqoto doorasho qof iyo cod,aragtidaydu waa in habkastaa oo looga bixi karo 4.5 ama qabiil wax lagu keeno laga baxo.

  25. Somali jecel

    Waxa aan sheegayaa maaha aragtidayda e waa wax salka ku haya diinta Islaamka iyo golaha shuuradu qaabka ay doortaan hogaankooda.Waa xalka ugu wanaagsan ee lagu xakameeyo Tuugta siyaasada iyo kuwa ku shaqaysta Reernimada.

    Wax garadka degaanka oo keena qofka ugu haboon ee madax noqonaya,isla markaana la xisaabtama.

    Baadhitaano badan oo ay fuliyeen Islaam iyo Gaalba,waxa ka soo baxay in doorasho 1 cod iyo 1 qof aanay ahayn waxa kaliya ee ummadi wax sax ah ku doorato.Xalal kale ayaa jira.Waxa afacaya Bulsho,ma anfaco Bulsho kale.

    Bulshooyin badan ayaa lagu wareershaa 1 qof iyo 1cod,wax faaiido ahna kama gaadhaan,sobobo la xidhiidha dhaqanka Bulshada.
    Doorashada noocan ah iyo qabylaada Somalida ma wada shaqaynkaraan,Bulshaduna kala qaybsanaan ayay ka faaiidaan.

    Dalmida

  26. @Mr Bahal Reer Galbeedku waa gaalo,waan hubaa in aad igu raaci doonto habka aad sheegtay kama shaqeeyo.
    Habkan aad sheegtay mid baahida Somalida ka turjumaaya ma ahan.
    Anigu waxaan qabaa ninka xil qabanayaa in bulshadu soo doorato xumaan iyo samaan wuxuu keensadaa iyaga ha is eedaan.From 1960 illaa maanta nidaam qabali ah,mid askari iyo mid warlords iyo kuwan danbe miyaad haysaa xal aan ka ahayn tuuganimo is dil iyo in midkastaa u biqleeyo mid ay isku reer yihiin? oo aan waligiiba arki doonin.Anogu Baydhabo ayaan ku dhashay magaalada awoowgay ka yimid Balanbale waxaan ka jeclahay mida aabahay ku dhashay oo Muqdisho ah taana waxaan ka jeclahay taan ku dhashay Baydhabo,wiilkayguna UK buu ku dhashay intaa waxaa la doon doonaayay nolol sidaan waalida ah un baana lagu jiray.Innagaa nalaga rabaa in aan diidno qabiil iyo shaqsi la daba ordo.
    FG:System kastaa qalad wuu galayaa,saxna wuu yeelanayaa.Ma ahan in sidii doqomo aan noqono oon kala garan weyno xumaan iyo samaan sida ragga qaar halkaan ku waashay.
    XAL MA AHAN ODAY DHAREER KA DA,AAYO IN MAAMUL MEELNA KASOO GOLO.

Leave a Reply to Hobyo Godan

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented