Beesha Caalamka oo garab istaagtay Puntland iyo War aan farxad gelinka madaxda DF Somalia (Daawo)
Garoowe ( Kalshaale ) Beesha Caalamka ayaa ku bogaadisay Puntland, Doorashooyinka Taariikhiga ah ee ka dhacaysa 25-ka bishan May, waxayna sheegeen in ay bogaadinayaan talaabada Geesinimada leh ee ay qaadeen Shacabka Dawladda Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirkiisa koowaad ayaa bilowgiisa bishan sheegay in ay Puntland, ku burburayso 24 maalmood gudahood, iyagoo ka digay qabsoomida doorashooyinka golayaasha degmooyinka ee dadweynuhu codka leeyihiin.
Beesha Caalamka ayaa sheegay in Khibradda Puntland iyo hayaankeeda Dimuquraadiyadu, ku riixayo Soomaaliya in la qaato dhabaha Dimuquraadiyeysan, horumarna hiigsanaysa, taas oo ay Wakiilada caalamiga ah sheegeen in ay taageerayaan.
“Saaxiibda waxaa weli ka go’an inay taageeraan hanaanka dimuquraadiyeynta Soomaaliya”.
Dhambaalka wakiilada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya ayaa wajigabax ku ah dawladda Federaalka iyo dhammaan dhinacyada doorashadan diidan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65580
War inlayn Ninkan Gaylan la yiraahdo kalmad xalaal ah ma yaqaano. War Murtiyeedka Beesha Caalamka ay soo saartay waxaa lagu yiri waa in ay Heshiiyaan Oo wada hadal is kugu yimaadaan Maamulka Governo Deni Iyo Mucaaradka Doorashada Kahor waxaa kaloo lagu yiri qoraalka waa in ay ahaato Doorasho wada Ogol ah oo si Nabad ah ku dhacdo.
Mr deni oo soo rogaal celiyay
Qabrigii awoowgii daarood ismaaciil booqday
Haye
Horta xasan shiikh masiibaa dawladiisa haysata
Tii farmaajo iqarso ayay noqotay
Waana laba nin Ahmed madoobe iyo siciid deni
Waa kufaraxsanahay siday farmaajo ula dagaaleen inay xasan shiikhna ula dagaalaan
Wallee deni wuu soo laaban xasan shiikh iyo teendhadii afisooni haduu kulaabto warbaa haysta aloow xasan shiikh yaa yiraahdaa labada sano ee kuu hartay qof iyo cod raadi waad soo laaban laakiin teendhadii cidna uma socoto
Mideeda kale xasan shiikh waa inuu daarood kahelaa hogaamiye xoog badan jubaland ama puntland waa qasab
Gedo land
Waxaad ilowday in kursigu 2 term yahay, marka xasan duufle ha ku xaaro meesha !! waa 4 sanoo khasaartay !
Diida ama yeela ama xasda Puntland, maanta bisha May waa 22-2023, 3 beri ka dib bisha May 25-2023 waxaa laga codayn degmooyinka 33 magaalo iyo tuulooyinka hoos taga Puntland, waa dhulka Somalia 1 of 3..run
Gaalo iyo muslina ma joojin karaan rabitaanka shacabka Puntland.
Somali waxa shacabka Puntland rabaan ayey qaadan jireen aakhirka.
From SYL-dooraashadii 1960 to 1969 ama Federalism noo keeneen…Run
Hadana waa arkidoontaan in nidaamka isku doortaan gobolada Puntland lawada qaadan Somalia oo dhan. I know that.
Ku dayo Puntland sida bulshadooda tahay👋
Great words from mr.Bahal
Lop; “Arimaha guuldarada keena waxa ka mid ah yaraysiga cadawgaaga aad yaratsato iyo adiga oo isla waynaada”
Very true.
Deni inuu kororsado Hagbadda Cismaan Max’uud
Waxaa yeelikaro ama Diidikaro
Jufada Hagbad sugahaa
Ciise Max’uud
Waxaan Xasuustaa
Waqtigii FAROOLE ee
Cadde Muuse uu xirtay
Jidadka Boosaaso
Maleeshiyo beeledka WARSANGELI
oo ka horyimid Santuuq Beeleedka
Maamulka Max’uud Saleemaan
Lama oga ilaa hadda inta
Qof ee ku dhimatey Israsaaseyn
Dhexmartey Maleeshiyada Deni
iyo Kuwa WARSANGELI.
Mr Bahal
Saaxiib waxaan iswaydiiyey maxay Somalida powerful uga adduunka laakiin dalkooda sida xoolaha ugu dhaqantaa?
Kenya oo Somalida sida officielly u tahay 5.8% hadana dhaqaalaha Kenya u hayustaan 35%..
Wasiirka ganacsiga, wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka ciidanka amniga iyo gudoomiye ku xigeen Parlmean Kenya u qaateen aygoo 5.8% ah?
Ethiopia waa la mid 6% laakin hela 20 % awooda.
Ethnic groups Kenya (2020 census[2])
17.13% Kikuyu
14.35% Luhya
13.37% Kalenjin
10.65% Luo
9.81% Kamba
5.85% Somali
5.68% Kisii
5.23% Mijikenda
4.15% Meru
13.78% Others
Ethiopia waa 116 million Kenya waa 47 million
Somali Ethiopia waa nr.3 Ethnic groups, Ethiopia waxaa ka badan Somalida Oromo iyo Amhara keliya, aniga xitaa ma ogown taas.. Somali waa real power in Easty Africa laakiin xoolo ayaa Xamar noo fadhiya..run
Ethnic groups Ethiopia government (2019[5][6])
34.5% Oromo
26.9% Amhara
6.9% Somali
6.1% Tigrayan
4.0% Sidama
2.5% Gurage
2.3% Welayta
1.7% Hadiya
1.7% Afar
1.5% Gamo
12.6% Others
mr Bahal
Sow wax lala yaabo maaha Isaaq in tuulooyonkii Dhulbahante rabaan in la goostaan caruurtoodii dagaal ugu soo dirayaan iyo dhulbahante in dhulkooga laga dhicin geeri u diyaar yihiinin.
Aqli meeh? xagee u goosan? Africa oo dhan ayaa rabta in midoobaan sida Europe.
Waalida Hargeysa taal oo raba in Taleex iyo Garoowe ama Yoocada ama Baran iyo Bossaso oo Harti dego labo dal ka dhigaan..Why? what is the point?
Puntland waxay furtay sidii weligood u ahaan jireen hormuud ugu Somalia in shacabka degmo kasta doortaan qofka rabaan.. real democracy.
Wadadaasna waa lawada raacin sida Federalka u keeneen lawada raacay ama calanka Bluele oo keeneen Somali u jeclaatay. Calankayaga Cawaale.
Wado kale ma furna doorasho shacab ahayn.
No more daanyeer odayaal qabiil keeneen..
Galmudug, Hirshabeele, Banadir, Jubbland, Koofur Galbeed iyo Somaliland oo lasoo caro celindoono..Goobta cod-bixinta shacabka ayaa naga dhaxaysa Somaliyeed.
Puntland Xamar keliya kama xorayn Mooryaantii warlords ee waxay xoreyn in shacabka Somaliyeed ayaga talada ka go’do.
Horaa loo soconayaa🤙
Deni Qurux= you are a great man…I love you dr. Deni, geesi geesi dhlay.
Sida u fadhiyo ayaa i dishay, dhal boqortooyo🦁
Shiine Culey oo beeniyay inuu
asagu ka dambeeyay rasaaseyntii
Governor Deni oo shaley Keystay
Badhan Santuuq Hagbad Kororsi
ah, kadibna jidka loo galey asagoo
u socdo degmada Cali Saleemaan
ee Boosaaso.
Deni ayaan la hubin inuu tagidoono
Tuulada Cismaan Max’uud ee Qardho
Maadama ay uga xoogbadanyahiin
ILMA DIYAANO iyo Adeerkood
Kaabo-Qabiil Burhaan.
Mr Deni ayaa isku medadaalinhayo
Meel ka baxsan Degmada Ciise Max’uud
ee Garowe maadama maleeshiyada
Ciise Max’uud xirteen magaalada
Dadka qaar ayaa sheegahayo
Inuu Deni isku caano-shubidoono
Kursigana dhigan doono Meel aan
aheyn Garowe.
Ma xishoode, oohin badanaa,.kkkkkkkkkkk
Lagdin jeclaa mr Dabshid, ileen doqoni dibir kama dharagto.
Maalin walba war warkaagii kasoo horjeeda ayaa ka dhaca Puntland, welina ma garatid.. I am looser! Yaab..kkkkkkkkkkkkkkkkk😜
Niicniic looma baahna puntland federal ayadaa nabartay
Hadana qof iyo cod ayay nabarayaan maansha alaah shacabka puntland waa codaynayaan
Xasan shiikh asaguna qof iyo cod adeer waa lays fahmay
Ninkii isleh majeerteen kadaba tacluug asagay utaalaa
Tacluug waa qof gaari ordaaya kudaba dhagay hadii bareeg luguu qabtana waa kuu dhamaatay kkkkkkk
Adeer puntland qof iyo cod bay aaday caalamkii oo dhan baa taageeray kkkkkkk waxba lagama qaban karo
Socda reer tolkayoow ilaahoow adaa daarood majeerteen kadhaliyay walaahi la. aantood
Daarood waa la adoosan lahaa
Mareexaan iyo ogaadeen hawiyaa iska maamusha
Guul iyo gobonimo qof iyo cod waa xaq
Jariiban oo diiday Hagbad Kororsiga
Cismaan Max’uud
Hoos ka fiirso
https://fb.watch/kHxi7qAqvC/?mibextid=2Rb1fB
Daanyeerta soo called beesha caalamka waa in waddanka laga xoreeyaa.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Shaley iyo Maanta
Laascaanood
https://fb.watch/kHxxgRbUX1/?mibextid=2Rb1fB
Cali Zubeer
Samir iyo iimaan
Adeerkaa TARAX oo ku geeriyooday
London
Summerkii dhawaa 2022
Ayaan ku arkey Mogadishu
oo dhahey Lama huraan waa
Goof Hawiye
Mr Zubeer
Qorshaha ku darso
Ambassador FIQI ex Europe ergay
Waa KAWIILKA JAAMACADDA
CARABTA Hadda
Shirkuna wuxuu ahaa
Shir Jaamacadda Carabta
Not BOOQASHO DALKA SACUUDIGA
Shirka Europe
Waxaa maamulo
Wasiirka arimaha Dibadda
Iyo Wakiilka Wadamada u joogo
Not Ambassador Belgium
Gedo land
Waa ciyaalka xaafadda, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
walaahi aniga igu dhacday Tacluuq, Land rover jid bacaad maraysaysa ayaa dabada qabsaday, intay jidka laamiga gelin ka fuq ma garan, xitaa cagahayga kuma socon, waan laalaaday, markaas ayaa daanyeerkii waday hadana break ii qabtay,
Ilaahay ima dilin laakiin Bareele hosbital Digfeer la igu geeyey..maalintaas iigu danbaysay in gaari dabaqabsado..kkkkkk😶
10 sano jir ahaa.
Dabshid
Waan daawaday clipka Laascaanood maanta iyo shalay.
Waa run nabad baa naas la nuugo leh, colaad waa dhib, qax iyo gaajo.
Laakiin midbaan u hayaa daanyeerta adiga oo kale ah, in fahmaan la rabo:
Nanadda colaad ka dambayso oo la macaansanayo nabad la’aan ayaa dhaanta run.
Nabad waa tan waarta, nabad ul booc ah ku kutabaysa nabad maaha.
Nabad waarta oo maamooyinka na tustay masaakiinta ah oo la qixiyey in gabadheeda mustaqalbaka qixin ayaa wiilkeeda u dagaalayaa..taas ogow daanyeeryahow.
Dabshid
Allah ha u naxariisto Abdi Maxamed Tarrax oo ahaa agaasimihii qaxootiga dawladdii Siyaad Barrre.
Midda yaa matalayaa waddan ama protocol ahaan matalaya Urur goboleed iwm waa safiir weeye sida ku cad Geneva convention about diplomatic/protocol codes. Marka gabadhani waa balanga fayl daaqadda ka soo gashay diblomaasiyadda magacii qaranka Soomaaliyeedna ku ciyaartay.
Daanyeernimadan oo kale waa inaan la oggolaan ama loo raadin cudurdaar aanan gadmayn.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Cali Zubeer
Qarankee? ma qaran baa jira ? dal iyo dad dumay oo maxmiyad ku jira !!!
Dabshid
kkkkk🤑
waxaan ku qoslay Jariiban baa doorasho diiday..kkkkkkkkkkk
Jariiban waa degmo Cumar Maxamud dego ila qiyaas meesha aadi karto ama doorashada diidi karto.kkkkkkkkkk
Funy, Jariiban oo hor istaagtay doorashadii Puntland..I like that.
Tabar kale ma waydeen cadowga Puntland?
Dib u aqri Jariiban/Garacad iyo dadka dega..mislkiin😛
Suldaan cali zubeer
Jaamac galad sstv somali madaawatay
Wuxuu kuleeyahay wadankii
Hinda culusoow iyo xasan culusoow baa walaaqaya kkkkkkkk caku jaamac galad kulahaa safiirkii sucuudiga wuxuu yiri reer culusoow lama shaqayn karo kkkkkkk
Caawa ayaan wacay Jariiban, iyo waxa dhacay, waxay ii sheegeen daanyeer dagmada laga yaqaan oo Xamar lacag kasoo qaatay ayaa qas damcay.
Jariiban waa uga dhamaatay, wuxuu habeenimo maray jidka Hobyo aada, gurigiisiina xitaa waa la gubay. kkkkkkkkkkkkkkk
Xasan Culosow ceebaa ka raacday. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Land of punt
Kkkkkkk tacluug waa dhimasho caadi ah alla caruurnimadu dhib badanaa
Tii iigu darnayd waxay xaaji qamsiin yaan kudaba dhagay anoo banooni ka imaaday iyo laba oo aan isku xaafad ahayn
Saan ugu daba dhaganayn anagoo kuraaxaysanayna yuu hal mar bareega noo qabtay gudahaan ugalnay markaasuu nasii kaxaystay
Markii danbe saan ulahayn adeeroow nadaa yuu nagu soo celiyay xaafadeenii
Mar danbe ha unoqonina nin fiican buu ahaa
Dabshid
General Cusub ila daawo..kkkkkkkkkkkkk
https://www.youtube.com/watch?v=TlqeG4fpjSs
Dabshid
Goof Hawiye? Gaw…….dhaxaan arkay adigoo taariikh aan jirin laxan been ah u tuma.
Xamar waa caasimad Soomaaliyeed oo Somali oo idil stake holder ka yihiin.
Intaan aamusnaa waxaan swift safar ku tagay Sacuudiga iyo Kenya. Kenya ayaan kula kulmay nin wacaysla ah meel hotel ah. Kursi baannu wada fadhinnay. Haddaannu is waraysannay waxoogaa ayuu igu yidhi ma business baad u timid. May bay ahayd jawaabtaydu. Luuqaddiisa ayaan ka gartay halka uu ka soo jeedo laakiin wuu garan wayaayey inuu meel igu sheego isagoo yidhi Ma Somalilander baad tahay mase dhulbahante mase Dhabayaco midkeed tahay. Anigooba jawaabta ka warwareegi raba ayaa hoteelkii waxaa soo galay nin cagdheer ah oo la yidhaa Abdi cali raage. Ninkaas waan necbahay waayo wuxuu ka horjeedaa Sayidka Axmad Madoobe ayuu yidhi. Intaan qoslay baan ku idhi oo maxaad dhuxulayste ku taageeraysaa? Jawaabtiisu waxay ahayd haddaan ku gartay inaad dhabacayo tahay iyo hadal tira badan. Juddhiiba waxaa nala soo fadhiistay laba nin oo cagdheer ah oo ay saaxiibbo ahaayeen horena isu niqiin. Isagoo wax hubsan ayuu yidhi ninkan maxamuud saleebaan ama Jamac siyaad waa mucaarad Axmad Madoobe iwm. Intay qosleen bay ku yidhaahdeen waar waa Axmad Qoyskiisa. Intuu yaabay buu yidhi adeer innaga iyo cagdheer waxaannu nahay mid qudha. Anigu waxba ma sii tixtraacine beentiisa waxaan waydiiyay waxa uu ka shaqeeyo. Business iyo la taliye siyaasi for Yusuf Xasan Islii MP ayuu ii sheegtay. Wuxuu intaa ku daray inta ID Kenya soo saaray ogow reerku waa isleenahay 20 sana ka hor bay ii jareen cardhkani. Waxaan ku idhi ogow NFD lama kala laha Somali oo idil baa iska leh ee sarrifta. Wuxuu ku jawaabay waa runtaa laakiin Xamar waa Hawiye iyo Cagdheer. Adeer ha i dambaajin baan ku idhi ee nabadeey.
Marka Goof Hawiye waa riwaayadi grow up from this fake mantra.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Gedoland
kkkkkk
Waar imminkaan daawaday. kkkkkkkk Wallaahi waa funny siduu u dhigay. Wax walba waxaa iiga daran sida uu ugu abtriyay. Kulahaa waa wada wada culusow. kkkk
Waa reer Shilaabo, qorraxeey waana nin taageersan dhuxulayste in kasta oo uu imminka ka sii dhammaanhayo.
Waa nin si indha la’aan u taageera Xasan sheekh iyo R wasaarihiisa.
Malaha waxaan arki doonna mar dhow isagoo madaxtooyada ka soo dhaantaynaya….kkkkk
Waa duni keyboard laysku wada haysto. Difaaciisa Axmaar Cagjar iyo Dhuxulayste waa daanyeernimo lugaynaysa. GAw
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
MADAXWEYNE Dani
Siyaasadiisa waa game changerka somali politics
Ninkii jecel iyo ninkii neceb waa fashilantay sheekadii low IQ culusow.
Putlayn baa 24 ku burburaysa waxa xigtay udareera “Doorasho “.
Cudarka kaa gala fardaha hadii laga gubo Dameer..
Jaangoynta siyaasada dad caqli leh baa loo baahan yahay
Canugtiisa iyo siyaasadii wadankaa isaga qasan low IQ culusow.
Waar mee
Cadaado iyo Garqaad iwm.
Qabyaaladda la miisahayo aynu joojinno bal ka hadalno horumarka iwm.
Adduunyo xaalkaa ba’
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali Zubeer
Ninkaas Waceysle wuxuu
Kuusheegay in Greater Banaadir iyo
Greater Jubba laga abuuro
Nabad iyo xasilooni
Yuusuf Xassan Eastleigh iyo Hawiye
Waxay Saaxiibeen marhore
In taysan saaxiibin Xassan iyo Xamza
We are business people
and we need more population
with normal income
Not Harti Gaajo oo ka yar
Wacbuudhan deganna
Saxaro aan laheyn
Dad iyo Dhul lamaalo.
Biscuits DHIIQ waa diyaar
But Muran iyo Mahbarnimo
waqti uma heyno.
Galmudug ayaa nooga wakiil ah
Harti Gaajo
Suldaan Cali zubeer
Jaamac galad waa muuse gumcadle
ilkacase oo wareysanayay waa cabdalle
Waliba ilkacase ayaa qoslay oo yiri culusoow waa loo qariyaa
Markaasuu jaamac galad waa reer shilaabo manaxee wuxuu yiri
Horta maysu taqaan hinda culusoow iyo xasan culusoow kkkkkkk wuxuu yiri wuxu waa wada family culusoow kkkkkkk
Daaroodku magacyo aysan aqoonbaa Jira kkkkkkk
Suldaan
Cabdi cali raage oo kudhawaaqay musharax jubaland
Muqaabul buu maanta Nairobi kula shiray
Suldaan
Hawiyihii kaftanka yaqaanay kooxbaa magacooda boobtay iska caytamaya aan kaftami karin ceeb caleek
Dabshid
Waar anigu qarannimo ayaa i deeqda. Beenta qabyaaladaysan hore ayaan 3 dalqad ugu riday. Qarankan horumarkiisa aynu ka hadalno intaan ka gudubno Banaadir iyo Jubbaland drama. Jubbaland iyo Banaadir waxay ka mid yihiin dal waynaha Soomaaliya. Adigu ka gudub qabyaaladdan waannu ku jirrannaye. Waxaan MNPLS ku arkay mid ku kula mid ah ama kuu dhow oo xerta sheekh la yidhaa oo maalin walba u miisa Iidoorka. Am sick and tire this never ending tribal tirade.
Waxaan maalin walba ka fikiraa why waddankan uga adkaani la’ yahay daanyeerta shabaabka? laba daraadle why daanyeerta maamul goboleedyada iyo DFS ay horumar la taaban karo uga samayn la’ yihiin in term of fishing, livestock, Agriculture, mining, petroleum, infrastructure etc. we are standing like back 1900.
Gedoland
Am tend to be serious most of the time but sometimes non harmful jokes amuse me. Waxaa ii muuqata in Hawiye, Darood, Isaaq iwm laysku aakhiro seegeen
Adduunyo xaalkaa ba’
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Gedoland
Forget to add……I doubt Abdi Ali Rage will reach the helm of Jubbland……Am not sure in future…..
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Wadaniyad Beena iyo Calanka Baluuga waa wixii Daarood Dadka Soomaalida Dhabta ah ee IRIR SAMAALE ku xasuuqeen Shalay. Never again in mar dambe Shaar Wadaniyad la noo soo gashado !
Wadanka waa la kala leeyahay Qolo kastana meel ayuu Alle ku abuuray Tayda lihi Taadana kula lihi waa dhamaatay.
Xamar Banaadir State of USC waa goof Hawiye Nina gorgortan lagala gali maayo.
Ama Cagdheer ahoow ama ka tirsanoow khawaarijta Shabaab miirka waa laguu Tuusin hadii kale Dadkaaga gees ka raac….
Suldaan Cali zubeer
Waa runtaa
Somalia doesn’t need a fool,
A good leader knows how to take the long view ,
Wether it’s of strategy a situation or agoal
Great juba iyo banaadir kulahaa kkkkkkk
Alaa umaqan
Hobyo Godan
Kkkk. Waar ha daaroodlayne Ka warran jamhuuriyaddi iidoor ee badhida waynayd ee dhulbahante janaazada ku tukaday. Kkkk.
Hawiye..hawiye weligaa ku hees ama ku niiki…calankaa Somalia ka filo burco iyo hargaysa.
Dhaaxaa aan arkay tiu iidoor ahayd oo nammaam ah oo Hawiye isku qortay.
U busted jaalle long time ee ha ku habsaamin kalshaale. Gaw
Adduunyo
Viva Somaliwayn
Down all somali traito6
Cali Zubeer xaguu kasoo orday waakan isagoo xiiqsan golihii kusoo dhexdhacaye. Inyar oo nafaqo daarooduu la ordayaa, Somaliland baa lagu tukaday. Somaliland ma liyuu booliskii baad mooday habeen keli ah siidhiigii kala taga loo afuufay.
Somalida waa dad wada dhaawac ah oo xumaan xiqdi iyo been iskudarsadey,bal ninka beenta uu qoray fiiriya,xasan sheekh iyo xamza miyaa yiri puntland 24 saac kuburbureysaa
Dabshid
Xaasidnimadu ma fiicna ee u hambalyee puntland in ay qabanayso doorosho qof iyo cod.
Maantoo dhan meel hebla ayaa laga diiday baa qoraysaa wax diidayna ma jiraan.
Ali Zubeer aka Al Shabaab
Qofkii Hawiye ah oo hadlaba waa ISAAQ ….🤣🤣🤣
Waan hubaa in Sanadkan Reer Shiiq ISAAQ cashar idiin dhigeen. Bari Culustii Daarood Goojacade waa dhaafi waayeen 🤣🤣
Argagixisada Al Shabaab iyo Huwantii Daarood maxaa ka raacay Goojacade ? Xasuuq baa ka dhacay meeshaas Xogtana waynu haynaa.
Ali Shabaaboow orod oo hurdadaadii isaga noqo …….. Miskiin Cagdheer Ciilan.
Hobyo Godan
Bal waxaad aragtaa ayadoo cadaado, mr Bahal iyo Maxamuud la leeyahay waa isaaq.
Waa la yaqaan cidda is qarisa ee laangaabnimo intay ka qabaan qabiilkooda sheegan waayey.
Ahmed Najaad
Nin aad u yar inaad tahey
Way kaa muuqataa,
Who is Maxamuud
Maxaa naga galey DHABAYAC FUTO-CULUS
Who is Mr BaHal
Maxaa naga galey CBB
Isaaq, Isaaq,
Orda Goojacade ugu taga
Futo-Culusyahey ( sorry Bariweyn)
Dabshid
Goojacade waa xabaalo iidoor ee inta halkaas ii dhigto, waxaad iiga warantaa, madaxwaynihii Farmaajo ayaa hambalyeey doorashada qof iyo cod ee puntland halka xasan garguurte weerar ku qaaday oo yiri puntland waa burburaysaa 24 days gudahood, maxaa kaaga baxay.
Ahmed Najaad
Mataqaan waxa la dhaho
Qof iyo Cod .
1. Waa in dadku leeyahiin
Address ama ciwaan degaan
( Not Eelayda iyo Barakacayaasha
Deni baabuurta ka soo buuxsado)
Kadib kala dhuunto wixii lagu
Soo waday.
2. Waa in dadka la tiro koobo
Tuulo ilaa Degmo
( not WAGARDHAC baabuur looga
Soo qaadey CABUDWAAQ)
3. Kadib waa in Degmooyinka
Lakala siiyo KURAASTA
taas oo lagu saleeyay
TIRADA DEGMADA
(Not isgarab yaac, anigaa helay
5000 cod, oo sideed ku heshay
Lamaba yaqaan tirada dadka degan
Meeshaas, sidoo kale hadduu
Midka kale sheegto 10,000 cod,
Sideed ugu diidikartaa maadama
aysan jirin TIROKOOB SAX AH
– waad yareyd markuu sidaan oo
Kale FAROOLE SAARSAN JIRAY
SANTUUQYO HAGBAD KORORSI AH
oo CADDE MUUSE BINU ZANZIBAAR
kuyiri KIR AALAGAA YIRI.
SOO BARBAAR BOOWE
Farmaajo ma wuxuu maamulaa
Dowlad ka mid ah
3da dowladood ee xurtaa
Waa Shiikh Shariif calam
Qidmadii MAXLASHA
Ayuu cunahayaa.
Soo ka wareegto
Maskiin Seedigeen
Hobyo Godan
Maahmaah carbeed baa ahayd weel madhan ma daato. Malaha waxaad ka mid tahay dubaab al elaktarooni aka kuwii FBI-da u jaajuusi jiray intay masaajidyada safka hore soo galaan after twin tower bombing back 9/11.
Suldaanku ku qayrsan maayo waayo ma xambaadhsanid wax fikrad ah. Wax walba waa kuu qiiq isku qarin iyo qabyaalad bakhtiday.
Bal nolol isgeli oo noo sheeg waxa kaa yaal Koonfurta aanan ka ahayn nammaamnimo iyo isku dir macna lahayn.
Hawiye ha ku gabban. Haddaad difaaci karin beentii tii Iidoor ahayd dee ha galaafan beela kale.
Weliga iska drool illayn waa kaa tabare. Suldaanka weligaa wejigiisa iyo fikirkiisa ma wasakhayn kartid. Horaa loogu daalay. Laba daraadle ha wasakhayn beesha Sacad ee social media magaceeda ku dhex mushaaxid bilaa taqwaa.
Darood iyo shabaab baa soo weeraray kulahaa gooja cadde.
Waxaa ka daran Ali Zubeer alshabaab kulahaa….kkkkk. Miskiin.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali Zubeer aka Al Khawaarij
Hadii uu jiro Qof asal u leh Jaajuusnimo iyo Gaalo hoosta laga galo asal baad u Leedahay oo waa Cagdheerta aad sheegato ee waligeed ba Sadexda Xuduudoow Warka u kala tabin jiray !
Arinka kale ee aad ka hadashay ee ah Qabyaalada taasna been baad ka sheegtay Oo waaba kaa muuqataa xumaanta, nacaybka iyo xiqdiga aad u qabto Hawiye iyo ISAAQ marka ha isku dayin in aad Malaaig iskaga kaaya dhigtid waanu kaa Horaynaa Adeer ee tartiibso.
Soomaalida waligeed ba Qabyaalada kama marnayd laakiin waxaa meel xun geeyey waa Beesha Daarood oo cid walbo iyo guri kasta oo Soomaaliyeed Dab Qabadsiiyey markii la iska qabtana waa wareey “ Yaa Daarood ah ku waashay “.
Soomaalinimo Dambe iyo Calanka Baluuga nagu qaldi maysaan mar dambe…. Gone with the Wind !
Hada Kadib, waxaanba soo iibsan Calanka Somaliland maxaa yeelay waaba Calan Ay ku Qoran tahay Tawxeedka muujinayana in aynu nahay Dad Islam ah Maasha Allah.
Calanka Baluuga waaba kan Dadka Soomaaliyeed ay Daaroodka ku laayeen marka Sidee suurtagal ku tahay Calan iyo Magac ama Shaar Dawlad Daarood Shalay Soomaali ku xasuuqeen in maantay aan ogolaano. No way Jose !!
Hobyo Godan
Waar mustahawaada liita ayaan ku xidhayaa this welina kuula hadlahayaa iyadoo warkaygu xambaadhsan yahay dhab rasmi ah.
Iska hadlow ina Igarre. iidoor tii ahayd cid kadaba dhilifsan/jaasuusnimo taariikhda laguma xusin. Qoyska keliya ee xambaadhay saancaddaha, rukuub noqday deetana ku hoggaamiyeey mujaahidiinta daraawiishta.
Ka warran jawaasiista kale ee Dannood, Gaashaamo iwm ee maalin walba hor tuban Xabashida barricade in Jijgjiga or throughout Ogaden region, Addis iyo Mekelle….
Adeer anigoo badhkaygu yahay Iidor waxaan ku diiday waa Somalia necebkooda ee iska hubi war aanan jirin. Bal Ii sheeg waxaan calanka buluugga iyo Soomaalinnimada ku helay ee aydun ku helin. Degaanka ka soo jeedo backward ayuu la tiicahayaa………adigana dhiisha ayaa u nixanaysaa dheeftii Soomaaliyeed. GAW. Ka warran Muusa shaani, daanyeer faysal waraabe ee yidhi wiilka Addis iiga dhow kan Muqdisho….Hadalkaasi wuxuu kuu yahay Hawiye jacayl. Miskiin.
Midda kale haddaanba kuu oggolaado inaad Habar Gidir tahay sow tan aad tuban tihiin jigjiga oo aad baryaysaan maalin kasta axmaar cagjar idinkoo codsanaya in laba baar iyo Doh degmo hoos tagta Ogaden region noqotaan. Miskiin.
BTW, Millionka deggan Kenya gaar ahaan Nairobi iwm ee Ogadeenku u jareen dhalashada malaha malihid garaad aad ku garato. Laba daraadle Hawiyaha iyo Iidoorka dabacayuun ee tuban Jigjiga immigration ee loo jaro mustabqiyadda iyana ma jaasuusnimaa.
Doqonbaa wax garane gacantii wax kuu qabatay in time of need kuma caasideen.
Ogow calankaa buluugga ah ayaa ku huran. Ama isku qorqor Hawiye ama sheego saancaddihii ku raran jiray.
Ugu dambayn haddaad diinta wax ka taqaan waxaan ku odhan lahaa bal noo qeex waxa la yidhaa khawaarij. Laakiin weelka madhan ma daato.
Wallee Iidoor baanan qarannimo garan
Adduunyo.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Mo
Qaran waynu nahay……waxaa na xun taabba qaadkiisa. Daanyeertan Islaax aka damun jadiid baa ku xaaraysa qarankan.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali Zubeer
Aniga waan kuu sheegay Qolodaan ahay waadna ogtahay laakiin Cudur nacayb ISAAQ la yiraahdo baa kugu dhacay runtiina garan maayo waxay Reer kaas ISAAQ Kugu suubiyeen !
Qofkii hadlaba waa ISAAQ…! Adigu ma kaararka Aqoonsiga Qabiilada miyaad Bixisaa mise waxaad ku qaldaysaa Kaararkii Qaxootiga ee Cagdheerta la siin jiray ?
War Anigu Nin Hawiye ah baan ahay hadaad u baahan tahay Beesha ISAAQ Ragoodii waa joogaan Golaha waxaana ka mid ah:- Kaahin, Laalays, Somalilander, Zaki waa badan yihiin ISAAQ meesha soo gala laakiin haygu hodmin aniga Mr Cagdheer caqli lix saac..
Ali Daanyeer aka Ali Shabaaboow Adeer orod hurdadaadii isaga noqo meeshaan Waxba kuuma yaalaan Argagixisadii aad ka tirsanaydna waa jabeen oo waa Jaantaa rogan marka isaga carar meesha.
Habargidirta Kenya Degan miyaad u abaal sheegatay ? Warbal Ninkan Dawaqsan eega ! War Habargidir iyo Hawiye Ogaadeen Cagdheer oo Kenya joogin bay Deganaayeen hadana degan yihiin cidina marti uguma ahan yaa Miskiin !
Jigjiga bal marka hore Amxaarada idinku gumaysato meel iska saara markaas buu Hadal idiin furan yahay…. Mida kale hadii Abaal la isku sheeganayo Anigaaba ah Ninka kugu Fariisiyey Kursiga Raysal Wasaaraha adiga oo Daaroodka kula dhashay kugu sheegaan in aad tahay Laaji yacni Ajnabi marka Nin wax og ma tihide Orodoo Hurdadaadii isaga noqo.