Safiirkii Somalia ee Sucuudiga isku casilay arin la yaab leh oo uu kala kulmay Xasan sheikh
Muqdisho ( Kalshaale ) Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Sacuudi Careebiya Amb, Salim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkii Safiirnimo, isagoo soo jeediyey eedo waa weyn.
Safiirka ayaa sheegay in loola dhaqmay, si ka baxsan anshaxa-Dawladnimada, oo ay geysatay Madaxa Protokoolka Madaxweynaha iyo isla xaafiiska Madaxweynaha.
“Arintan waxey baalmar ku tahay curfiga diblomaasiyada caalamka oo ah in safiirka dalka martida loo yahay inuu ka mid noqdo shirarka lagu qabanaayo dalkaasi ee uu madaxweynaha ka qeyb galaayo, waxaan caddeynayaa in madaxa barotokoolka madaxweynaha Hinda Culosow iila dhaqantey si akhlaaq xumo ah, iina geysatey aflagaado.” Ayuu yidhi Safiirka.
Safiirku wuxuu sidoo kale sheegay in laga ilaalinaayey inaan si gaar ah u arko madaxweyne Xasan sheikh.
“Haddaba anigoo ilaalinaya sharafteyda iyo karaamadey, iyo anigoo tixgelinaya sharafta dowladnimada iyo dibloomaasiyada waxaan go’aan ku gaarey inaan iska casilo xilka danjiraha dalka Sacuudiga laga billaabo maanta oo ay bishu tahay May 22, 2023. Waxaana xilka ku wareejin doonaa ku-xigeenka danjiraha mudane Abshir Warsame Diirshe inta laga magacaabaayo qof kale.” Ayuu yidhi Danjire Saalim Macow Xaaji
Kaadhkii Safiirka ayaa lasiiyey gabadha Madaxweynaha, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo ka madax banaan dhinacyadan.


Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65564
Kani Waxa u Ka Mid Yahey Kuwi Ku
Daahey Safiirnimada Mar Hore in Laga
Takhaluso Ayeey Aheeyd Asaga iyo Kuwa
Kalo Badan Gabadhaasi Shaqa Wanaagsan
Ayeey Qabatey Waana Ku Mahadsantahey
Shaqada Wanaagsan e Ay Qaranka u Heeyso
Taktaye Yaa Ku Tebey Ayaan Leeyahey
Ninka Caroodey e Marki Horaba Meesha
La Geeystey
Waa in Si Deg Deg Ah Loso Bedelo
Safiirada Kale e Kan La Midka Ahaa Sida
Turki
Qatar
UAE
Ethiobia
Italia
Kenya
Eu
USA
D Jabuuti Halo Daayo Dabaalka Asagu
Ma Yaqaano Luqad u Wax Ku Ruufyano
Mr Salaad Cali Jeele Dhiila Weeyne kkkk
Deni Qurux Fakhriyey o Kaso Duceeystey
Khabrigi Awoowe Daara od Jeberti Si
Uu u Hello Sanada Kordhin Si u Xasan
Sheekh usi Baryo in u Wax Uun Kuso
Ceeynsho kkkkkk
Deni Afarti Sano Wixi u So Qaraabanayey
Ayeey Xamar Uga So Furteen Halki Guri
e u Xamar Ku Lahana Waa Beec O Waaba
Ka Xanaaq Sanyahey Magaca Muqdisho
Shufto Ayaa Heshey kkk
Tolow Yaa War Ka Haya in Garaadki
Gala Dagaalka iyo Asaxaabtisi Yimideen
Muqdisho Of USC iyo in Kale Muqdisho
Ayeey Raban in Ay Dhoowr Maalmod
Uga Dhuuntan Risaasta Ciidanka Qaranka
Dheryaha Hawiyana Kaso Qadeeyan
Madaama Ay iska So Xireen Dheryihi
Isaaq
Galla Galla Dagaalka kkkkkkkk
Waraaqdii bedalaada ayuu
HOR DHIGTEY, Waxaan maqli jiray
Intaan la ituurin ayaan istuuri
Wax dawlad ah kama jirto Somaliya.Laga soo bilaabo 15kii Bishii 5naad,2022 wadanku halkii u yaalay 2017kii ayuu dib ugu noqday..
Ninkaa iska wareegaya ee yartiisii u dhalayna u sido daawooyinka iyo Alshabaab isbarkan ayaa Muqdisho qabsaday.
Wax Safiir loo noqdaaba meesha ma yaalo e muxu qabanayay safiirka hore?
Adeeroow iskaga tag meesha kkkk
Dalmida
Dabshid
Imaam ,heshiis cusub ,mudulood iyo absame ,tele conference ,nuuradin xaaji xamse sulub axmed madobe ,aadam bare ,xaga mudulood xasan tarsan iyo ganacsatadii east Africa mudulood traders ,adi heshiiska cusub Maka warhaysaa
Sheydhaan ayaa fircoon uyimid,sheydhaankii ayaa kuyiri fircoon,fircoonow inaad naarta dabaqa igahooseeyo galeyso ma,ogthy,anigu amar alle ayaan diiday,lkn adigu ilaahnimo sheegatay,fircoon wuxuu yiri markaan ilaahnimo sheegtay qof arintaan igaqabta ma arag waa la,iigu ayiday.Ninkaan gedisleyda ah ee madaxweynaha sheegta wuuba cadeystay,umada malagawaayey dad dhaha war dalka waa lagula leeyhy!!!!
Gaafaw
Is afgaradka
Mudulood iyo Absame
Wuxuu soo bilowday 2014
Haddana miro dhal waaye
Insha Allah
20 sano ee soo socoto
Waxaan qorsheynaynaa
In dalku gaaro
Nabad iyo Barwaaqo
Harti Gaajo Biscuits Dhiiq
ayaa ku aado
Mareexan waa qeyb
ka mid ah HABAR-GIDIR
Daarood kale miyaa jiray
oo aan ka tagey
Waxa meesha wada fadhiya waa wada wacaysle
Xasan shiikh midka kadanbeeya waa maxamed amiin wacaysle
Wasiirka majeerteen ninka kadanbeeya waa wacaysle waa daahir maxamuud geelle
Hinda culusoow waa wacaysle
inta hoos kudhuumanaysaa kabadan oo wacaysle ah
Xitaa diyaarada magaceedu waa wacaysle airline
Tuulooyinkii wacaysle cidna kuma harin
Governo wacaysle
Alla qabyaaladu xumaa qabiilku maxuma laakiin qabyaalada ayaa xun
Wacaysle haka wada dhigo haduu doono laakiin doorasho qof iyo cod ah hana gaarsiiyo
Dastuurkana habadalo
Lacag shiling soomaali ah hakeeno
intaas haduu samaayo
Wacaysle oo dhan yaan taalooyin udhisaynaa xitaa kuwa geela raacda
ilaa hada xasan shiikh hawsha sifiican buu uwadaa dhib maleh qabyaaladu soomaali oo dhan bay lafaha kagashay kaligiis maaha
Armuuba dad badan karoon yahay xaga qabyaalada
Marka qabiilo badan la eego
Ninkan la leeyahay waa is casilay waa Nin ogaa in uusan meesha sii joogaynin Marka Dadka ayuu Riwaayad u dhigayaa laakiin Dawlada Xurmad leh Xassan Shiekh waxay leedahay sii Soco Yaa Ximaar Nabar iyo Naxdin meesha ma joogaan.
Dawlada Saudiga xataa waa diideen in Ninkaan uu Farmaajo soo magacaabay laga Gudoomo Warqadaha Aqoonsiga ilaa markii Xassan Shiekh la doortay kadib ayay Dawlada Saudiga Somalia usoo direen Safiir sidoo kalana ay Saudiga aqoonsadeen Danjiraha Somalia.
Farmaajo Munaafaq buu ahaa wuxuuna Somalia u abuuray Cadaawad fara badan Laakiin Alhamdulilah maantay waa laga biskooday Cadaawadiisii Wadankana Xaaladiisa meel fiican buu marayaa haday ahaan lahayd Amniga Dagaalka lagula Jiro Khawaarijta Shabaab iyo haday ahaan lahayn dhanka Horumarka intaba.
Guul iyo Gobanimo
Horaa loo Soconayaa.
Dawladnimada Soomaaliya waxay ku socotaa xawli wax badana waa la qabtay Kuwa kaloo badana waa dhiman yihiin laakiin wixii intaa dheer waa Waqti lumis iyo Qof rayigii………… Waqti lumis iyo Been iyo huuhaa Qofkii raboow waxaad aadaa Goojacade ….Hoyga Fashilka Gala Dagaalka…. Dagaalka Gala.
Qabiilkii xasan shiikh dacwo ka ah ha udacwoodo
Boqor cabdulaahi geedi shadoor
Jawaab culus buu idin siin lahaa igaarkayga dhalle xaa karabtaan kkkkkkk
Wacaysle ninkaasaa usha uhaya
Laakiin waa reer taariikh dawladnimo leh
Shiikh shariif haduu madaxweyne ahaan lahaa kawarama
Meeshoo dhan wuxuu kasoo buuxin lahaa wadaadadii maxkamadaha ee inkaarta qabay
Adeer hala adkaysto ilaa sanadka labaad dawlada ubuuxsanto
Hobyo Godan
Bil Xaqiiqa waxaa loo sheegay
In la badaley. Marka
TRAINKA AYUU ISKA TUURAY
Lkn meeshu weeraray
GABADHA YAR, waxay
aheyd inuu weeraro
Madaxweyneha ama
Xitaa DAAHIR GEELE
oo awal booska looga
Musuq maasuqey.
– Call Conference
ayaan ka maqlijiray
Intaadan ituurin
Anigaa istuuraa.
Ninkii Caayo Gabdhaheena
Waligiis Wuxuu ahaan
Exile iyo Duur wareeg
Xassan Gurguurte xitaa dawlad nin lagu sugi karo ma aha…
Mid baa hadda ka hir igu yiri dawlad baan ku sugaynaa…
Tan iyo maantuu meesha cinqilaabay wax kastaa bari bay u socdaan.. Dib u socod ma maqli jirteen… Wuxuu asagu ahaan lahaaba belaa ku xeeran, oo la talisa aan dawladnimo iyo qarannimo dan ka lahayne mooryaanism ka ay ugu wada badiso, asaguna ma aha nin leh han uu magac kaga tago taariikhdana baal dahab ah kaga galo…
Xasan mideeye ma aha, waa qaybiye, gacantiisa haddaan dalka lagu qabsan, wuxuu ka tagi doonaa dalkoo u diyaar ah in la qabsado,UAE waa dullaanka cidda ina qabsan doonta… Cidda ina qabsan doontana nama kala jeclaan doonto… Dhagax tuur ha loo diyaar garoobo hal qarni oo soo socda…
Dabshid
Farmaajo wuxuu soo aruursaday Kuwii Dadka ugu liitay sida mid kan leh waan is Casilay !
Reer Xamarka Qabiilada ugu yar yar ee aan dhamayn Toban Qoys ayuu hoosta soo Gashaday Farmaajo sida Amiin Caamir Reer kiisa markaas ayay bilaabeen in ay caayaan Hawiyihii ay ku hoos Noolaayeen hade waa kuwii aan Madaxa u salaaxi jirnay ee aanu oran jirnay yaan la taabanin kuwii baa maantay hadlaya yaab ?
Mareexaan dabeecad ay ka siman yihiin baa jirta oo ah in marka xukunka qabtaan Ay soo dhawaystaan Ina Gumeed oo dhan dagaalna ku qaadaan Qabiilada Waawayn laakiin aaqirka Madaxa laga wada garaaco dhamaantood.
Qabiilada hoosta gashtaan waxaa ka mid ah
Dhulbahante
Leelkase
Reer Xamarka kuwooda ugu Yar Yar
Gudabiirsi ama Samaroon
Jareer
Eelaay
Daarood Yar Yar
Ugaar Yahan
Biciid Yahan
Cawl Yahan
And so on……etc. Intaas aan soo sheegay waxay ka siman yihiin waa Ciilanayaal Ciil wada qaba oo Ina Gumeedyo ah.
Akhyaareey
Jaamac galad sstv somali oo hada YouTube soo galay
Yaab badanaa gabdhihii xasan shiikh waxay kafakan la.yihiin
Kabtan ayuub iyo jaamac galad
Saaxiibayaaloow hada kahor baa madaxweyne maxamed siyaad bare ayaa tagay maraykanka isagoo casuumaad kahelay pre.roland reagan maxamed siyaad gabadhiisa ladan ayaa safarka ku wehlisay wuxuuna ukaxaystay safarkaa dheer inay aabaheed ag fariisato diyaarada si uusan cidlo udareemin maadaama madaxda muslimiinta aysan xaasaskooda kaxaysan sida gaalada
Marka madaxweyne xasan shiikh gabadhiisa waa ceeb in lagu mashquulo waa gunnimo walaahi xitaa haduu wasiir kadhigo
Gabadha kalana waaba xoghayntiisa
War qabyaalada iyo qoyska hala kala saaro
Anigu xasan shiikh waxaan oran lahaa
Xitaa ciidamada wiilkaaga udhiib
Sidii gen .shire maxamed siyaad iyo maslax maxamed siyaad
Sidoo kale wiilka muuse biixi waa taliyaha nabadsugida
Ha iska daba wareegto ilaa qiyaamaha
Waxan ogayn isaga oo ay Boorsada u sido dhoocishii yarayd ee uu dhalay,Jihaan mise Zihaankkkkk,wuxu ku soo daray dhoocil kale oo uu Adeer u yahay.
Waar Odaygu waaba mid aad u xanaaneeya Gambo yarta uu waalidka u yahay,lol Dawladiii Gamba yarta.
Waar bal ka ducaysta in sharkiisa Allaah ina duwo.
Allaah innaga duwo sharka Xasan Sheekh.Aammiin.
Dalmida
Mr Bahal
Gabadha Madaxweynaha Garbasaarka uga fuq !
Ma hadaad Dumarkii usoo dhigateen markii aad wax kale oo Dawlada lagu Dhaleeceeyo aad waydeen ?
Samaroon Canshuurta kasoo qaad markaas kadib Dawladnimo ka hadal …!!!
Low IQ culusow
“Dawlo wada wacaysle ah
Dunidana dawarsata”
Hobyo
Sxb anigu ma haysto gabadh uu Xasan dhalay iyo mid Nin kale dhalay e waxa socda uunbaan ka faalooday.
Dhaqada ay hayso iyo Aabbaheed oo shaqada siiyay ayaan ka hadlaye bal aduu ja difaacin qof xilka uu hayo laga hadlayo.
Ha ka dhigin qabyaalad iyo ehel.
Waa laga hadli qof kasta shaqo ku hela si eex ah.
Maaha qabyaaalad iyo wax dadka fahansan lagu cabudhiyo.
Dalmida
Arrintaan dawaladda waa ku qaldan tahay.Xuuraansi badan waliba dad yaqaan shaqada wasaaradda arrimaha dibadda waxay ii sheegeen qaladweyn oo dhacay.
Sabab markaan iri waxaa la ii sheegay.
1-In wasaaradda arrimaha dibadda ay ahayd in ninkaan xilka laga qaado safarka madaxweynaha ka hor ama ka dib,waxa hadda dhacay waxay ku sheegeen in diiwaabka wasaaradda ay u samaynayso muuqaal xun.
2-In wasiirku yahay magac u yeel hotel iyo bariiska uu doontay oo mushaaro yar fiirsanaaya,waxay ahayd shaqadaan wasiirka in uu qabto . Waxaa la ii sheegay Cali balcad in arrinkaan sameeyay ee gabadha madaxweynaha uusan shaqo ku lahayn .
3-Dawladda waxaa laga diiday in la bedelo Mr Taano oo Qadar jooga,waratka qaar ayaa leh dawaladda iyadaa iska daysay ma filaayo run inuu yahay.
Si kastaaba berigii NN muxaafadkoodu wuu dhaamay muxaafadka Damjadiid sababtoo ah,war waa caadi in dawalad kastaa ay ku dhacdo qaladaad waxbaa laga bartaa laakiin akhyaarta qaar waaba waalan yihiin.
Kkkkkkk jaamac galad sstv somali kulahaa meeshii reer culusoow ayaa looga kala cararay kkkkkkk
Gedo Land
Jaamac Galad Waa Nin Aan Warkisa Waba
Laga So Qaadeyn Sababto Ah Waa Nin
Irsaaqadisu Ku Xirantahey Aflagadeeynta
Dadka Waan Ogeeyno Waagi ina Farmaajo
Joogey Sidi uu u Aflagaadeyn Jirey Xita
Waxa u Gaarey in u Yira Marwo Saynab
Waa Tuugo o Xoolihi Umada Ayeey Dhacdey
Marka Waa iska Caadadisa Kaligina Ma
Ahan e Waa Badanyihin Doqomada
Nocaas Ah Waxa Ka Mid Ah Balwaanka
Waceeysle o Farmaajo Caayi Jirey Hadana
Xasan Sheekh Caaya Waxa Asaguna Ka
Mid Ah Midka Jareerka Ah e Sirta Meedia
O Farmaajo Iyo Familigisa Caayi Jirey
Hadana Xasan iyo Qabiilkisa Caaya
Sidaa Daraadeed Waa Wada Tuke Xagaaye
Kkkkkkk
Mr Bahaloow
Adiga iyo kuwa kula mid ka ah intaydaan hadlin marka hore Deegaanadiina kasoo Qaada Canshuurta Wiilal Shabaab la dirirana Dawlada u keena hadii aydaan intaas Awoodin iska aamusa hadal idiin ma yaalee…!
UAE 🇦🇪 Power Sharing waxaa wax lagu qaybsaday 7 Gobol isku tagtay. Qolada ugu wayn Waxay leedahay Madaxweyne aan dhicin. Qolada ku xigtaana Raysal Wasaare aan Dhicin taako taako sidaa ayaa wax loo qaybsaday Emaaraadka.
Somalia 🇸🇴 sidoo kale bay noqonaysaa in la is xisaabiyo haday ahaan lahayd Tiro Dadweynaha iyo haday ahaan lahayd Dhaqaale wax soo saar iyo wax la mid ah.
Marka Saaxiib waa laga gudbay xiligii Xisaab la’aanta. Nin dambe oo aan Wadanka Lahayna Maandeeq loo dhiibi maayo.
Mudane Xurmad leh Xassan Shiekh waxaa hada ka dhamaaday hal Sano waxaana U haray 4 Sano oo soo socota. Wadanku wuxuu Doorasho aadayaa 2027 ka. One Man One Vote Afasiyooni dambe lagu noqon maayo.
Afar Sano kadib hadii Alle idmo Somalia oo Nabad buuxda ah, Somalia oo Khawaarijta laga sifeeyey, Somalia oo Warshado waaway iyo Jidad ama Dhowr Dakadood iyo Airboro Caalamiya leh ayaa la gaarayaa.
Somalia oo Daynta laga cafiyey sidoo kale soo qaadatay Dayn Cusub si Wadanka Loogu dhiso.
Somalia oo Confederation aaday Qolo kastana ay Tuuladeeda ku ekaato waxa Kaliya ee Dadka Soomaaliyeed ka dhaxayn doonana ay tahay kaliya Calanka iyo Immigration ka Baasaboorka.
Kkkkkkkkkkkk
Horta Dawlada Hada Joogta Waa Cadaalad
Maalma Dhaweeyd Waxa Hal Mar Katiinaduhu
Ka Shanqareen Airporka Aadan Cade o
Rag Lagala So Baxey Koontaradi Ay Fadhiyen
Iyaga o Dhacaya Hantidi Dadweeynaha
Inteey Uso Sameeysten Buugaag Been
Abuur Ah Halkaas Ayeey Doolarkoda Ka
Shabsanayen Ragaas Gebigood Waxa Ay
U Dhasheen Beelaha Daarood iyo Dir
Maantey Ayeey Si La Mid Ah Katiinadihi
Uga Shanqareen Xafiisyadi Wasaarada
Maaliyada e Degmooyinka Warta Nabada
Iyo Xamar Jajab o Laga So Katiinadeyey
Rag Hawiye Ah o iyaguna isla Tabti Kuwi
Hore Doolarkoda iska Shsbsanayey inteey
Bugaag Been Abuur Ah So Sameeysten
Waana Shabakado isku Xirna
Qaar Kalana Waa Lagu Daba Jira
Shaqdi Maxamuud Geele Yuusuf Waa
Bilaabatey. Kkkkkkkk
Wiil hiraab
Arintaan safiirka laga sheegayo anigu buunbuunis baan u arkaa umalayn maayo safiirka soomaaliya in madaxweyne xasan shiikh bahdilo sababtoo ah xasan shiikh isagaa is bahdilay waaba haday jirto arintaan
Mideeda kale xasan shiikh sacuudiga waa markii sadexaad ee uu tago safiirka ayaana soo dhawaynayay
Maxaa hada sheekadaan keenay
Sxb waa un siyaasado dawlada lagu furayo qof walba waa fahmi karaa
Safiirka qadar fadhiya waa dr cabdirisaaq faarax cali waa idaajaa walaalkii waa adeerkay reer siyaad reer cabdule siyaad madaxweyne xasan shiikhna sitoos ah ayuu ula shaqeeyaa isagoo waliba ah nabad iyo nolol
Sxb sheekada safiirka sacuudiga waa sheeko kale ilaahbaa og
Safiirka Qadar waa tii mar hore Xamar soogal la yiri intii uusan Xassan Shiekh tagin Doha Qatar 🇶🇦 safar kaan uu hada ku tagay Qadar Madaxweynaha kii ka horeeyey Ayaa la cunay Ninka Farmaajo meesha u joogay ee Mareexaan. Hada hawsha Waxaa wado Gabar ah ku xigeenka Safiirka si ku meel gaar ah.
Madaxweyne Xassan Shiekh mar hore ayay ahayd in uu cuno Cayayaanka aan kala Aqoon waxa ay tahay Shaqadooda.
Waxaa kuu soo haray Safiirkan la leeyahay waa is casilay….Horta waa uu ogaa in Safiirka Saudiga la badali doono laakiin wuxuu la yimid Sheeko ah in uu Madaxweynaha la galo Shirka Jaamacada Carabta asagoo iska Indha tiraya in Meesha uu joogay Safiirkii Jaamacada Carabta Somalia ku matalayo.
Waxaa loo sheegay in uu yahay Safiirka Saudiga u fadhiyo Somalia laakiin uusan Shaqo ku lahayn Arimaha Jaamacada Carabta maxaa yeelay Waxaaba joogay Meesha Safiirka Ururka Jaamacada Carabta ee Somalia Mr Fiqi.
Hobyo
Ma jiro wax iska khuseeya fikirkayga diimeed,kayga siyaasadeed,dhaqankayga akhlaaqeed iyo qabiilka aan ka dhashay.
Dalmida
Waar waxa ka dhacay waa badownimo.com
Wallee Soomaali baanan qarannimo garan
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
I mean waxa ka dhacay Saudiga