|

Wasiir ka socda DF Somalia oo Booqasho ku yimid Laascaanood iyo Kulamadii dhacay (SAWIRRO)

Laascaanood  ( Kalshaale ) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa socdaal uu ugu kuurgalayo xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku soo gaaray.

Wasiirka oo joogi doona maalmo ayaa kulamo la yeeshay Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-Khaatumo, Gudida 33-da ah, ururada bulshada sida waxgaradka, haweenka iyo dhallinyada.

Sidoo kale, Wasiirka waxa uu kormeer ku tagay qaar ka mida goobihii danta guud ee ku dumay duqeymaha malayshiyada Somaliland oo uu ku jiro cisbitaalka guud ee Laascaanood halkaas oo uu ku xog-wareystay shaqaalaha caafimaadka kahor inta uusan soo booqan dhaawacyada dadka rayidka ah ee ay dhibaatadu ka soo gaadhay weerarada maleeshiyada ka soo duushay Hargeysa.

Ugu dambeyn, imaanshaha Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhigan in uu noqonayo Wasiirkii labaad ee ka socda DF ee yimaadda Laascaanood tan iyo markii ay Soomaaliya qaadatay nidaamka Federaalka, Cali Axmed Jaamac Jengeli oo ka mid ahaa Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa 2005 soo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.

=DHAMMAAD=

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65543

Posted by on May 20 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

33 Comments for “Wasiir ka socda DF Somalia oo Booqasho ku yimid Laascaanood iyo Kulamadii dhacay (SAWIRRO)”

  1. Hais Daba siqleyso ,war bal iska ilaai madaafiicda lasootiurayo

  2. Ruuxaan Wasiirka Lagu Sheegayo Nacladii Eebe Haku Dhacdee Waa Ruux Aysan Cidna Meeshaas U Dirsan Oo Munaafaq-nimo Iyo Edeb Daro U Aaday, sidaan U Maleeynayo Arrintaan Waxba Kama Oga Madaxweyne Xasan Mana Ogolaanayo.
    Tuulada Qurunka Ah Ee Laasxaarood Kama Mid Aha Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya,
    Ruuxaan Dhulmahante Asna Xaqq Uma Laha Inuu Xil Ka Qabto Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya, Xitaa Haduu Xilkaas yahay Magac U Yaal, sida boostada iyo waxyaabaha la midka ah.

    War Iyo Dhamaan.
    Waxaan Ka War Sugeeynaa Madaxweyne Xasan Iyo Raisul Wasaare Xamze Baari (Daacad),
    Waxaan Rajeeynayaa Ineey Ruuxaan Shaqada Ka Ceyriyaan oo Sidoo Kale ay Raali Gslin Ka Bixiyaan Xadgudubka Loo Geystay Madax Banaanida Jamhuuriyada Aan Walaalaha Nahay Ee Soomaali-laan.
    Sidaan Hubo Ruxaan Daaraood Waa Ruux Amar La’aan Tagay Tuuladaas, Si Uu Isaga Hor Keeno Jamhuuriyadaha Walaalaha Ah Ee Soomaali-laan Iyo Soomaaliya.

    U Suuro Geli Maayaan Dhagarahaas Uu Maleegayo.

  3. Qofku Wuu Tegi Kara Halki u Kaso Jeedey
    Asaga o Aan Wax Shirar Ah Kaga Qeeyb
    Geli Karin Ama Aan Miidiye Kula Hadli Karin
    Ilaa u Amar Ka Heeysto Dawlada Federaalka
    Ah intaa Wixi Dhaafsan Shaqo Qaran
    Ayaa Laga Qabanaya Xilkana Waa
    Laga Xayuubinaya

  4. Digriyow aka iidoor boy

    Mar haddaad ku dhici weydey inaad adoo iidoor ah rag la dooddo, hadalkaagu waa dameer ciyey !! nacaybka iyo cuqdada ku biyo dhigatay waad qarsan wayday !!
    waligaaba hawiye magacooda isku xoq!! inaad ina gumeed laangaab ah tahay, waxaa caddayn u ah cabaadka iyo cayda iyo xaarka aad dhan walba u saydhayso !!

    iidoor khalkhal baa ku dhacay, shalay waa la xasuuqay dhimashadu waa 79 dhaawacuna 400 buu cagacagayn ! adaa fadhiiso lagaa waayaye hoo baaruudda !!

    iidoor citiraaf raadinytii waxay la gashay inay iskuul khaniisnimada carruurtooda lagu baro ay furtaan, markii gaaladii dhag jalaq u siin wayday bay habarta coomaadiga u eg ee citiraafraadinta ku waalatay waxay ku catowday hooyadey gaal bay ahayd …. !!! war yaa ilaahay yaqaan !!! iidoor horay waxaan ugu naqaanay inay alle iyo rasuulkiisaba caayaan !! maantana waxay maraayaan inay yidhaahdaan gaalo gaalo dhashaan nahay !!

    waa duul ay u dhammaatay, dhagahooda iyo afkoodu isma maqlaan !! carro dhulbahante waa xor dib dambana cag u soo dhigi maayaan mar ama barooro ama isku xaar … xasan duufle futadiisa gal !!

  5. Suldaan digriyoow

    Waa intaa aad sheegtay HASAN sheekh wax alaale iyo wuxuu kala socday majirto.
    Waxaa ladoonayey In tashuush lagu furo iso soo dhawaanshaha dawladaha IRRIR SAMAALE…

    Somaliland Independence Day celebration has proven that it is a force to be reckoned with….period

  6. Mo

    Yaad u Shekeeyneysa Ma Hindi Mise
    Bangaladeesh Ma Ogid Miya in Somaalida
    Waxba u Kala Qarsaneeyn 2023 O Hadana
    Aalado Casri Ah La Heeysto Waa Dhamatey
    Waagi Qof Walba iska Faani Jirey O
    Been iyo Borabogaando Leeysku Afuufi
    Jirry Hada Wax Walba Waa itus o i
    Taabsi
    18 May 2023 Dagaalki Dhacey Waa La
    Wada Daawadey Waana La Arkey Cidi
    Lagu Jebiyey iyo Cidi Ku Gacan
    Sareeysey iyo Baroorti Halka Ka Dhacdey

  7. wiil hiraab

    Hiraabka aad magaca ka dhigatay waxuu caddayn u yahay inaadan ahayn oodan isku kalsooneyn!! haddaad hiraab tahay yaad u sheegaysaa oo ku waydiiyey ?!!

    Wasiir khaliif ma xasan duufle ayuu fasax waydiisan ? xasan duufle xamar buusan ka talin !! waa faashil ma gudbe ah! oon dowladnimo iyo nidaam aan ehel u ahayn!

    Marka iidoor waxay 32 sano dhisayeen bil baa lagu soo afjaray !! samaroonna dhulbahantaa waddo u furay !! iidoor sal fududaa oo nugulaa !!

    Aaway garoowaan tagaynaa, aaway xadkaan soo xidhaynaa ?!….kkkkk
    Annagu horaan u ogeyn in dagaalkoodu afka yahay !! reer koofurka aan aqoon baa la yaaban waxa ku dhacay Jamhuuriyaddii badhida weynayd ee 32 sano la dhisayey !! fashilka iidoor ku dhacay waa mid taariikhda galay !!!

  8. Gooja Cadde Waxa Ay Noqotey Lama
    Galaanki Bermuuda Daarood Waa isu
    Habar Wacdeen Foodana Waa Gelin
    Waayeen Waa Daarood Ku Xaarki 3aad
    Taarikh Cusub Ayaa Ka Qormeeysa o
    Jiilasha Dambe Looga Sheekeyo

  9. Mo

    Xasan Waa Nin Goofkisi Jooga Sool iyo
    Sanaag Haku Riyoonina in Ay Maamul
    Goboleed Daara Ood Noqdaan Waligood
    Isaaq Baa Xakumaya Ama Ooya Ama
    Berida Weeyn Lula kkkk

    • Hiraabku ma yiraahdo berida weyn lula, ee wuxuu yiraahdaa , ” Barida wayn luxa” accent ka iska hagaaji hadaad noqonayso Hiraab!

  10. @Kaahin

    Suldaan, Aad Baan Idinkugu Hambalyeynayaa Munaasabadii Qaran Ee Weyneyd Ee Aad Qabsateen.
    Munaasabadaas Dad baa wadno Xanuun Iyo Qaracan Ka Qaaday, Halka Dad-na Ay Ku FarxeenOo Soo Dhoweeyeen.

    Anaga (Hawiye) Waxaan Ka Mid Nahay Kuwa Ku Farxay Oo Soo Dhoweeyay Munaasabadiinaas Qaran iyo Cududiina Iyo Awoodiina Ciidan Iyo Dowladnimada Buuxda Ee Aad Gaarteen.
    Ha Noolaato Jamhuuriyada Aan Walaalaha Nahay Ee Soomaali-laan.

    Hadaan Usoo Noqdo Arrinta Ninka Wasiir-nimada Sheeganayay Ee Sool Yimid, Kaasi Ma Matalo Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya, Ku Xadgudbi Meyno Dhulka Walaalaheen Soomaali-laan.

    Allaah Ayaa Mahad Leh Oo Intaas Idin Fahansiiyay (Allaah Ayaa Mahad Leh, Oo Idin Fahansiiyay Dhagarta Uu Ninkaas Meeshaas (Laascaanood) U Tagay).

    Salaaaaaaaaama.
    Eebe Sareeye SWT Ha idin Guuleeyo Oo Ha Idin Nabad Geliyo.

    Irir-mida.

  11. Hiraab aka iidoor boy

    Nin rag ahi wuxuusan isagu qaateen nin ka raganimo badan ka taariikh wanaagsan oo gaalkuu dhabarka ku qaadi jiray qoorta ka jaray ulama yimaadeen!!

    iidoor maanta waa qaawanyihiin!! meel cidla ah bay taagan yihiin! dhulbahantaa qaawiyey, gaaladii ay dabada ka leefi jireen dhabarkay u jeediyeen! waxay la yaabeen doqonka xukuma
    caqli xumidiisa! waxay yiraahdeen waan go’nay haye ,cid na aqoonsani ma jirto, haye, dhulbahantana waa inay nala go’aan waliba si khasab ah !!…kkk
    gaaladii intay la yaabeen bay ku yiraahdeen waayahaye caano ka dhama !!

    xoogaagii dawarsiga ay ku siin jireenna way ka goosteen!! oo waakii muuse shaani cabaadayey ee lahaa waa inaan isku tashannaa oo hagbad gallaa…kkkk

    war illeen tanoo kale !!

    • IMAAM DABSHID
      WILL HIRAAB
      HOBYO GODAN
      Digriyoow

      Hambalyadiinii way nasoo gaadhay aad baanu idiinku mahad celinaynaa sida qalbiga furan ee aad noogu soo hambalyeyseen.

      Isu soo dhawaanshaha caasimadaha IRRIR SAMAALE waa miqadis

  12. @Moooooooooow🐮🐂🐃🐄, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Lo’ Baa Meelaha Ka Moooooooooooo Leh,

    Mooooooooooooooooow 🐮🐂🐃🐄.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  13. Wixii ka dhacayay degaanada Beesha Isaaq ee waqooyiga Somaliya wuxuu ahaa Carnival.4 cisho ayuu socday

    Qof kasta oo wax uun ka yaqaan qaabka loo baashaalo Carnivalada ka dhaca Brasiil iyo Gasiiradaha West Indis,wuu fahmikaraa waxa ka socday Hargisa inuu ahaa Carnival.

    Dhaqan kaasi ha loo fiirsado.

    Dalmida

  14. Kkk Anigu Hargaysa ayaan ka imid.Waxaa cajiib ah inta aan halkaan ku jiray wax miyir qab ah waa yar yahay.
    Aragtidayda iyo dareenkayga shaqsiga ah Hargeysa ma oolin wax Somaliland farxad galinaayay.Qaraabada aan la joogay muddo yar unbaan la joogay oo wiilyaroon abti u ahay aniga aan waxbaray shil xun galay baan ku rafaadnay kolba biro la gelinayaa,kolna laga saarayaa India iyo Turkey ugu danbay ku guuleystay luguhiisuu ku socday hadda,Alxamdulilaah,ka dib Xamar ayaan imid.
    Ama Isaaq dheh ama Somaliland dheh ama Harti dheh ama Daarood dheha dagaalkani
    1-Waa mid siyaasadeed aadna u malaynayo in Muusi biixi qayb ka yahay.
    2-Wuxuu qaawiyay Somaliland.
    3-Academically wuxuu duugay mustawihii Somaliland dhinac kastaa rajo ka lahayd.
    Wey kala tageen Dhulbahante iyo Somaliland taasaa xaqiiq ah.
    Dadka qaar waan dareemayay in aysan shaqo kulahayn beelaha magacyadooda ay wataan,waxbase masoo kordhinayso.
    ISAAQ WAA DAALIMIIN QALDAN DHULBAHANTE WAA XAQ U DIRIR.

  15. Mo al xayawaan

    Have you taking your medication?

    I have increase your daily dose of (SNM TABLETS )
    Ileen anagaad nagu waalatee take the tablets 1000mg

    Idoor ma Walaashaabay faro xumeeyeen naag fooqal naag meeshan markay kusoo bateen dadkan biifiska qaba ayaanan xiisaynba your waar nadalyow ragu waa hawiye

    • Kaaha badhi weyn

      Runtu xanuun bay kugu haysaa !! citiraafkii xagguu kula marayaa ?!
      iskuulkii khaniisnimada eed carruurtiinna u furteen citiraaf keeni waa !!

      Maxaa ku xigay cajuusaddii 100 jirka ahayd ee edna oo la soo taagan hooyaday baa gaal ahayd!! khaniisnimo iyo gaalnimo wada socota !!!!! iidoor ciqaab allaa ku socota waa duul fisqi iyo gaalnimo citiraaf ku raadinaya !!

      18 may. 79 iidoor ah bakhtihoodaa la wadhay dhaawacu 400+
      aaway garoowaan qabsan !! ?

  16. Kkkkkkkkk, Maanta Waxaa La Gaaray Heer Ay wadno Xanuun U Baqtiyaan Horjoogayaasha Argigixisada Al-shabaab Ayaga Oo Ka Cararaya Ciidanka Dowlada (Ciidanka Hawiye), kkkkkkkkkkkkkkk.

    Deegaan ka tirsan degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa wadne xanuun ugu baqtiyay sarkaal sarre oo al-shabaab ka tiesanaa una qaabilsanaa aruurinta baada ay Zakawaat-ka ku sheegaan, (Hade Ogaada Zakawaat-ku Waa Xaqq Uu Eebe Waajibiyay, Laakiin Waxa Ay Argigixisadu Aruursadaan Ma’aha Zakawaat Ee Waa Baad/Dhac/Tuugnimo).
    sarkaalkaan Sarre ayaa Marka Uu Baqtinayay waxa uu ka cararayay Oo Ceyrsanayay ciidanka dowlada, wuxuuna baqtiyay ka dib sadex killo mitir oo orod baxsad ah oo uu ordayay, kkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Walleee argigixisadii al-shayaadiin wey jabeen oo wadkoodii baa soo xaadiray oo hadba dhinac u ceyrsanaya.

    Mar dhow waa lasoo afjarayaa insha’allaah.

  17. Somalijecel

    Dhulmahante Waligoodba Waa Fitna
    Socota o Luga Leh Waxaad Tiri isaaq
    Iyo Dhulmahante Waa u Kala Dhamaatey
    O Ayaa Faaido Ku Qabey Wada Jirka
    Waxa Faaido Ku Qabey Dhulmahante
    Isaaq Waa Dad isku Filan Lakiin
    Dhulmahante Ama Ahan Dad isku Filan
    Tusaale Dhulmahante Inta Badan waxa
    Ay Dulsaar Ku Ahaayen isaaq ahalka in
    Kalana Dulsaar Ku Aheeyd Majeerten
    Waa Dad is Barbar Yaaca o Halka Ay
    Ka Qadeeyn Karan u Kala Carara
    Xaga Fitnada Waagi Dawladi Kacaanka
    Iyaga Ayaa Maxamed Siyaad Ku direy
    Ummadi O Dhan Sideey Been Ugu So
    Sheegayeen isaaq Waxa Guryaha Igu
    Dhici Jirey Ama So Farmuuqi ajirry
    Waxa Ay Ahaayen Dhulmahante Kuwa
    Wax So Dhegeeysta e Warbixinta Beenta
    Ah u Keeni Jirey Maxamed Siyaad Waxa
    Ay Ahaayen Dhulmahante Hada Waxa
    Rabashka Ka Bilaabey Laascanod Waa
    Dhulmahante iyaga Ayaa is Dili ajirey o
    Asasiino Wada Ahaa Kharshkana Waxa
    Kaso Qaadan Jireen Dhabayaco o
    Shir Qooleeysey Dhulmahante Si
    Laascanod Looga Difaaco Garawe
    Dhabayaco isaaq Ayeey Aad iyo Aad Uga
    Baqeeysey in Ay Garawe Gor Gortan
    Geliyaan Sida Daraadeed Dhabayaco
    Waxa Ay Kaar Masiibo Ah Marsatey
    Dhulmahante o Laga Caqli Badiyey
    Tan Kale Dhulmahante Waxa Haya
    Cuqubadi Elaaydi Ay Hantidoofi Ka
    Dhaceen e Musaafuriyen Waliba Si
    Khasab Ah o Ka Baxsan Dhaqanka
    Somaalida Sidaa Daradeed Sheekadu
    Waa Maantey Ku Heeysata Ama Uso
    Aroor Aadan ayabaal Abaalna Kuuma
    Erganeeeeeee

  18. Somali galbeed

    Masayrland

    Ugu dambayn waa lagu guulaystay in Masayrland
    Kafan la’aan aaso.

    Ninkii been isku maaweelin lahaa waa dhmaatay

    32 sano ka dib tacsideedaa la dhigay,
    Halagu soo dhawaado hirka bluega ah..

  19. Gobolka Sool iyo Laaska-caanaha waa jamhuuriyey Somalia ahayn, sow ma beenoobin haddii wasiir Federal ah ku dhex lugaynayo maanta markii ugu horeysay sidii Somaliland loo aasaasay 32 sano ka dib oo adduunka dhan daawanayo.
    Xitaa madfac waa lasoo gaari waayeen. Kkkkkkkkk
    Culusow iyo Xamse ayaana soo diray..

    Xaange muxuu oran jirey: “waa la tolay markaas ayey oloshay” what ever that means.😄😁

  20. War hooy Iidooroow Dhulbahante xanaaqay dhulkooda uga baxa, waa talo walaal.
    Walaahi in maanta Somali qabiil yar xitaa xoog lagu gumayn karin, Harti iyo Dhulbahante iskaba daa.
    Taas hortaa jiraba waa! Run
    I know the result of this war already.🦬

  21. Nin Ina Qarjab la yiraado oo ahaan jiray wasiir dowladlaha hoose Puntland ayaa yiri; in Somalida koomo ku jirto waxaan ku gartay 40 000 ciidan Amisom iyo 60 000 SNA ( Somali national army) ayaa xorayn waayey koofur Somalia oo Puntland ka dhul yar, aqligiina ma gashay oo billions dolar lagu bixiyo…waa jiif oo jaq…kkkkk
    Qarjab caadi maaha..kkkkk
    Haddana waxaad rabtaan in ogolaano in Isaaq Dhulbahante u xoog sheegtay oo isku dhiibaan ciidanka Somaliland aan aqbalno..kkkkkkk
    Walaahi inaysan Harti u baahnayn Dhulbahante laakiin hub naga rabaan waana siin.
    Hadday liicaan Dhuloos wiilal Harti oo nafti hure ah waa dhooban yihiin.
    Ninka aqli leh wuu fahmin; there is no military solutions for this conflict…
    Dhulbahante waa sida libaax duqoobay oo daalay oo ugaarsi gabay, caysha ayadoo socota geedkii hoos jiifay ugu timid libaaxa wuu cunin.. libaax seexday bay niman salaaxeen.
    Taas waa “metafor” run noqon.

  22. Waagii aan yaraa waxaan maqli jirey:
    Nin yar oo ninweyn dilay ma aragteen?
    Dabagaale Aar dilay ma aragteen?
    Xasan oo Xuseen dilay ma aragteen?
    Isaaq adoomiyey Harti ma arageen?
    Aqoontina kororsada🦍

  23. Somali jecel,
    Way kala tageen Dhulbahante iyo Somaliland. Sow taasi ta la raboba maaha. Waad ogtahay inaan meel daarood degenyahay nebedgelyo iyo horumar midna Ka hirgeleen. Maanta 60 percent dhulbahante banaankay ka joogaan, Somaliland inta dhimanna waan naqaan si aan u xero ka waydaarino. Gobolka aad ka timi ee Gedo waa meel faaruqa, halkaa meel Ka deji, Ka dibna marba dhinac isu eryada
    Waxaad kaloo tidhi waa dagaal siyaasadeed, yaa kaa caqli yar ood taa Ka dhaadhicinaysaa. Haddiiba aynu taada u dayno waa dagaal siyaasadeed oo salka ku haya burbirintii dawladihii Siyaad Barre iyo Farmaajo

  24. Waagii aan yaraa waxaan maqli jirey:

    Nin yar oo ninweyn dilay ma aragteen?
    Dabagaale Aar dilay ma aragteen?
    Xasan oo Xuseen dilay ma aragteen?
    Isaaq oo Harti dilay ma arageen?
    Ogadeen “Harti Jah” ku haya ma aragteen?
    Hawiye madax ah weligiin ma aragteen?
    Mareexaan iyo Majeerteen isku waashay ma aragteen?
    Intiiba waa la arkay🤭
    Aqoontina kororsada🐱

  25. Warka dowladda Somalia
    Waa hadal kooban

    Somalilandneey Nabad ahaada
    Dadka idinla joogana ama
    idinla deganna
    haku tiigsanina.

  26. Garoonka degmada Garowe
    oo xirnaa 5tii maalmood ee ugu
    dambeysay kadib markey
    Mulkiileyaasha Garowe ee Ciise Max’uud
    AHNA HAGBAD SUGAHA PUNTLAND
    ay diideen ama ka horyimaadeen
    HAGBAD KORORSIGA CISMAAN MAX’UUD

    Ayaa Xalay kala soo degay
    Hub farobadan oo lagu xoojinhayo
    Maleeshiyada Ciise Max’uud oo
    hadda heysto
    Magaalada Garowe, Airport Garowe
    kuwaas oo hortaagan Santuuq
    uu Governor Deni u sameystay
    Muddo kororsiga Deegaamada

    Puntland ayaa ah maamul aan laheyn
    Ciidamo guud oo isku dhaf ah
    iyo Taliye Guud oo ka amar qaato
    Hadba ninka fadhiyo kursiga HAGBADLE

    Deni ayaa 4tii maalmood ee
    la soo dhaafey isku maaweelinhayey
    Tuulooyin ay degaan JUFOOYIN
    YAR YAR ee hoos tago MAAMULKA
    MAX’UUD SALEEMAAN.

    Sidoo kale Qardho ayuusan ka
    Heysan wax soo dhaweyn ah
    Maadama uu uga xoogbadanyahey
    INA DIYAANO oo uu adeer u yahey
    KAABO QABIILKA CISMAAN MAX’UUD
    MR BURHAAN MUUSE.

  27. Lop

    Arimaha guuldarada keena waxa ka mid ah yaraysiga cadawgaaga aad yaratsato iyo adiga oo isla waynaada.

    In laaga badan yahay waa mid,inlaaga xoog badanyahay waa mid kale oo guuldarada keenta waxaase ugu daran agiga ka xoog wayn cadowgaaga,ka badan cadowgaaga misana uu kaa guulaystay.

    Isla waynidu waa midda ugu daran ee ku dhaxalsiisa guuldaro aanad ka soo waagsanin ilaa aad ogaatid meesha u qaladku ka jiro.

    Sida ii muuqata Dhulbahante wuxu ku jiray marxada islawaynida oo ismooday dad xabadda jiidha.
    Hadda waxay marsysaa in Harti oo dhani aamusay oo baqbadii iyo Beelihii ilaa Xaafuun ja yimid waxba soo kordhin waayeen.

    Dalmida

  28. Shaqsi Hawiye ah oo Gooni isu taagga SNM taageersan haddaad aragtaan ama waa qof jeebka dhiig-shiil ku jira ama sawir ah…

    Hawiye caadi ahi marnaba fikirkaa ma taageeri karo…

    Waxaa la soo ogaaday in kooxdan Irir ta haya ee Hawiye ay ka mushaar qaataan SNM… Xasuuso ninka bilaabay hawshan, Dahir Alasow oo mareegtan iska eh kolkii uu bilaabay… Waa markii uu ina dhiig-shiil maxkamadda la fuulay ka bacdi…

    Maxaa kuu baxay?… Isku soo wada duub oo Daarood iyo Isaaq sina uma kala dhammaanayaan oo waa dad Muslim ah, darid ah, is dhalay, sidaa awgeed waa ay snm gardarrada joojisaa, Daarood dayn kama qabo, dhuloos=na dhulkooda iyagaa leh, ogna halka ay la aadayaan… Waa in caqligu shaqeeyo…

  29. Wax Dan ah oo noogu jiro in
    nala soo WADA KOR DHOOBTO MAJIRTO

    Cadow waan isaga adagnahey
    Oo America iyo ETHIOPIA
    Ayaan Xamar ka saarnay
    Ciidan iyo Cid aan Hawiye
    Aheyn uma baahnin

    Dhaqaalaha iyo Dhulka iyo Dadka
    LAMAALO HAWIYE
    Canshuurteen, caasimaddeena
    Iyo Ciideena miyaad nagula shirkoobi

    Dhulkii SOMALIA ITALY
    Dhul aan aheyn hadduu ku dhiman
    Wiil Hawiye,
    waa WAJEER, MOOYAALE, ISIILOW, QALAAFE

    – Somalia iyo Somaliland kuma midoobin
    Xoog, haddana Xoog ku wada joogimahayaan.

    Sida Garowe u hoos tagto Mogadishu
    ayay Laascaanood u hoos tagtaa Hargeysa

  30. Sheekada ah Isimada Dhulbahante ayaa Xamar tagaya Anigu waxaan u arkaa arin La rabo in Dawlada Mudane Xurmad leh Xassan Shiekh la rabo in lagaga Mashquuliyo Dagaalka lagula jiro Khawaarijta Shabaabka.

    Dawlada waa in ay Faraha kala baxdaa Laascaano maxaa yeelay Reer Laascaano Waa kuwii lahaa Xassan Shiekh Madaxweyne nooma aha ee waxaa Madaxweyne Noo ah Farmaajo marka Dhulbahante ha raadsadaan Madaxweynahooda Farmaajo.

    Laascaano iyo waxa degan waxaa ka masuul ah Madaxweyne Muuse Biixi waana in Dawlada Somaliland faragalinta laga daayaa bilaa caleek…..

Leave a Reply to Mo

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented