Wasiir ka socda DF Somalia oo Booqasho ku yimid Laascaanood iyo Kulamadii dhacay (SAWIRRO)
Laascaanood ( Kalshaale ) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa socdaal uu ugu kuurgalayo xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku soo gaaray.
Wasiirka oo joogi doona maalmo ayaa kulamo la yeeshay Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-Khaatumo, Gudida 33-da ah, ururada bulshada sida waxgaradka, haweenka iyo dhallinyada.
Sidoo kale, Wasiirka waxa uu kormeer ku tagay qaar ka mida goobihii danta guud ee ku dumay duqeymaha malayshiyada Somaliland oo uu ku jiro cisbitaalka guud ee Laascaanood halkaas oo uu ku xog-wareystay shaqaalaha caafimaadka kahor inta uusan soo booqan dhaawacyada dadka rayidka ah ee ay dhibaatadu ka soo gaadhay weerarada maleeshiyada ka soo duushay Hargeysa.
Ugu dambeyn, imaanshaha Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhigan in uu noqonayo Wasiirkii labaad ee ka socda DF ee yimaadda Laascaanood tan iyo markii ay Soomaaliya qaadatay nidaamka Federaalka, Cali Axmed Jaamac Jengeli oo ka mid ahaa Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa 2005 soo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.
=DHAMMAAD=






Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65543
Hais Daba siqleyso ,war bal iska ilaai madaafiicda lasootiurayo
Ruuxaan Wasiirka Lagu Sheegayo Nacladii Eebe Haku Dhacdee Waa Ruux Aysan Cidna Meeshaas U Dirsan Oo Munaafaq-nimo Iyo Edeb Daro U Aaday, sidaan U Maleeynayo Arrintaan Waxba Kama Oga Madaxweyne Xasan Mana Ogolaanayo.
Tuulada Qurunka Ah Ee Laasxaarood Kama Mid Aha Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya,
Ruuxaan Dhulmahante Asna Xaqq Uma Laha Inuu Xil Ka Qabto Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya, Xitaa Haduu Xilkaas yahay Magac U Yaal, sida boostada iyo waxyaabaha la midka ah.
War Iyo Dhamaan.
Waxaan Ka War Sugeeynaa Madaxweyne Xasan Iyo Raisul Wasaare Xamze Baari (Daacad),
Waxaan Rajeeynayaa Ineey Ruuxaan Shaqada Ka Ceyriyaan oo Sidoo Kale ay Raali Gslin Ka Bixiyaan Xadgudubka Loo Geystay Madax Banaanida Jamhuuriyada Aan Walaalaha Nahay Ee Soomaali-laan.
Sidaan Hubo Ruxaan Daaraood Waa Ruux Amar La’aan Tagay Tuuladaas, Si Uu Isaga Hor Keeno Jamhuuriyadaha Walaalaha Ah Ee Soomaali-laan Iyo Soomaaliya.
U Suuro Geli Maayaan Dhagarahaas Uu Maleegayo.
Qofku Wuu Tegi Kara Halki u Kaso Jeedey
Asaga o Aan Wax Shirar Ah Kaga Qeeyb
Geli Karin Ama Aan Miidiye Kula Hadli Karin
Ilaa u Amar Ka Heeysto Dawlada Federaalka
Ah intaa Wixi Dhaafsan Shaqo Qaran
Ayaa Laga Qabanaya Xilkana Waa
Laga Xayuubinaya
Digriyow aka iidoor boy
Mar haddaad ku dhici weydey inaad adoo iidoor ah rag la dooddo, hadalkaagu waa dameer ciyey !! nacaybka iyo cuqdada ku biyo dhigatay waad qarsan wayday !!
waligaaba hawiye magacooda isku xoq!! inaad ina gumeed laangaab ah tahay, waxaa caddayn u ah cabaadka iyo cayda iyo xaarka aad dhan walba u saydhayso !!
iidoor khalkhal baa ku dhacay, shalay waa la xasuuqay dhimashadu waa 79 dhaawacuna 400 buu cagacagayn ! adaa fadhiiso lagaa waayaye hoo baaruudda !!
iidoor citiraaf raadinytii waxay la gashay inay iskuul khaniisnimada carruurtooda lagu baro ay furtaan, markii gaaladii dhag jalaq u siin wayday bay habarta coomaadiga u eg ee citiraafraadinta ku waalatay waxay ku catowday hooyadey gaal bay ahayd …. !!! war yaa ilaahay yaqaan !!! iidoor horay waxaan ugu naqaanay inay alle iyo rasuulkiisaba caayaan !! maantana waxay maraayaan inay yidhaahdaan gaalo gaalo dhashaan nahay !!
waa duul ay u dhammaatay, dhagahooda iyo afkoodu isma maqlaan !! carro dhulbahante waa xor dib dambana cag u soo dhigi maayaan mar ama barooro ama isku xaar … xasan duufle futadiisa gal !!
Suldaan digriyoow
Waa intaa aad sheegtay HASAN sheekh wax alaale iyo wuxuu kala socday majirto.
Waxaa ladoonayey In tashuush lagu furo iso soo dhawaanshaha dawladaha IRRIR SAMAALE…
Somaliland Independence Day celebration has proven that it is a force to be reckoned with….period
Mo
Yaad u Shekeeyneysa Ma Hindi Mise
Bangaladeesh Ma Ogid Miya in Somaalida
Waxba u Kala Qarsaneeyn 2023 O Hadana
Aalado Casri Ah La Heeysto Waa Dhamatey
Waagi Qof Walba iska Faani Jirey O
Been iyo Borabogaando Leeysku Afuufi
Jirry Hada Wax Walba Waa itus o i
Taabsi
18 May 2023 Dagaalki Dhacey Waa La
Wada Daawadey Waana La Arkey Cidi
Lagu Jebiyey iyo Cidi Ku Gacan
Sareeysey iyo Baroorti Halka Ka Dhacdey
wiil hiraab
Hiraabka aad magaca ka dhigatay waxuu caddayn u yahay inaadan ahayn oodan isku kalsooneyn!! haddaad hiraab tahay yaad u sheegaysaa oo ku waydiiyey ?!!
Wasiir khaliif ma xasan duufle ayuu fasax waydiisan ? xasan duufle xamar buusan ka talin !! waa faashil ma gudbe ah! oon dowladnimo iyo nidaam aan ehel u ahayn!
Marka iidoor waxay 32 sano dhisayeen bil baa lagu soo afjaray !! samaroonna dhulbahantaa waddo u furay !! iidoor sal fududaa oo nugulaa !!
Aaway garoowaan tagaynaa, aaway xadkaan soo xidhaynaa ?!….kkkkk
Annagu horaan u ogeyn in dagaalkoodu afka yahay !! reer koofurka aan aqoon baa la yaaban waxa ku dhacay Jamhuuriyaddii badhida weynayd ee 32 sano la dhisayey !! fashilka iidoor ku dhacay waa mid taariikhda galay !!!
Gooja Cadde Waxa Ay Noqotey Lama
Galaanki Bermuuda Daarood Waa isu
Habar Wacdeen Foodana Waa Gelin
Waayeen Waa Daarood Ku Xaarki 3aad
Taarikh Cusub Ayaa Ka Qormeeysa o
Jiilasha Dambe Looga Sheekeyo
Mo
Xasan Waa Nin Goofkisi Jooga Sool iyo
Sanaag Haku Riyoonina in Ay Maamul
Goboleed Daara Ood Noqdaan Waligood
Isaaq Baa Xakumaya Ama Ooya Ama
Berida Weeyn Lula kkkk
Hiraabku ma yiraahdo berida weyn lula, ee wuxuu yiraahdaa , ” Barida wayn luxa” accent ka iska hagaaji hadaad noqonayso Hiraab!
@Kaahin
Suldaan, Aad Baan Idinkugu Hambalyeynayaa Munaasabadii Qaran Ee Weyneyd Ee Aad Qabsateen.
Munaasabadaas Dad baa wadno Xanuun Iyo Qaracan Ka Qaaday, Halka Dad-na Ay Ku FarxeenOo Soo Dhoweeyeen.
Anaga (Hawiye) Waxaan Ka Mid Nahay Kuwa Ku Farxay Oo Soo Dhoweeyay Munaasabadiinaas Qaran iyo Cududiina Iyo Awoodiina Ciidan Iyo Dowladnimada Buuxda Ee Aad Gaarteen.
Ha Noolaato Jamhuuriyada Aan Walaalaha Nahay Ee Soomaali-laan.
Hadaan Usoo Noqdo Arrinta Ninka Wasiir-nimada Sheeganayay Ee Sool Yimid, Kaasi Ma Matalo Jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya, Ku Xadgudbi Meyno Dhulka Walaalaheen Soomaali-laan.
Allaah Ayaa Mahad Leh Oo Intaas Idin Fahansiiyay (Allaah Ayaa Mahad Leh, Oo Idin Fahansiiyay Dhagarta Uu Ninkaas Meeshaas (Laascaanood) U Tagay).
Salaaaaaaaaama.
Eebe Sareeye SWT Ha idin Guuleeyo Oo Ha Idin Nabad Geliyo.
Irir-mida.
Hiraab aka iidoor boy
Nin rag ahi wuxuusan isagu qaateen nin ka raganimo badan ka taariikh wanaagsan oo gaalkuu dhabarka ku qaadi jiray qoorta ka jaray ulama yimaadeen!!
iidoor maanta waa qaawanyihiin!! meel cidla ah bay taagan yihiin! dhulbahantaa qaawiyey, gaaladii ay dabada ka leefi jireen dhabarkay u jeediyeen! waxay la yaabeen doqonka xukuma
caqli xumidiisa! waxay yiraahdeen waan go’nay haye ,cid na aqoonsani ma jirto, haye, dhulbahantana waa inay nala go’aan waliba si khasab ah !!…kkk
gaaladii intay la yaabeen bay ku yiraahdeen waayahaye caano ka dhama !!
xoogaagii dawarsiga ay ku siin jireenna way ka goosteen!! oo waakii muuse shaani cabaadayey ee lahaa waa inaan isku tashannaa oo hagbad gallaa…kkkk
war illeen tanoo kale !!
IMAAM DABSHID
WILL HIRAAB
HOBYO GODAN
Digriyoow
Hambalyadiinii way nasoo gaadhay aad baanu idiinku mahad celinaynaa sida qalbiga furan ee aad noogu soo hambalyeyseen.
Isu soo dhawaanshaha caasimadaha IRRIR SAMAALE waa miqadis
@Moooooooooow🐮🐂🐃🐄, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Lo’ Baa Meelaha Ka Moooooooooooo Leh,
Mooooooooooooooooow 🐮🐂🐃🐄.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Wixii ka dhacayay degaanada Beesha Isaaq ee waqooyiga Somaliya wuxuu ahaa Carnival.4 cisho ayuu socday
Qof kasta oo wax uun ka yaqaan qaabka loo baashaalo Carnivalada ka dhaca Brasiil iyo Gasiiradaha West Indis,wuu fahmikaraa waxa ka socday Hargisa inuu ahaa Carnival.
Dhaqan kaasi ha loo fiirsado.
Dalmida
Kkk Anigu Hargaysa ayaan ka imid.Waxaa cajiib ah inta aan halkaan ku jiray wax miyir qab ah waa yar yahay.
Aragtidayda iyo dareenkayga shaqsiga ah Hargeysa ma oolin wax Somaliland farxad galinaayay.Qaraabada aan la joogay muddo yar unbaan la joogay oo wiilyaroon abti u ahay aniga aan waxbaray shil xun galay baan ku rafaadnay kolba biro la gelinayaa,kolna laga saarayaa India iyo Turkey ugu danbay ku guuleystay luguhiisuu ku socday hadda,Alxamdulilaah,ka dib Xamar ayaan imid.
Ama Isaaq dheh ama Somaliland dheh ama Harti dheh ama Daarood dheha dagaalkani
1-Waa mid siyaasadeed aadna u malaynayo in Muusi biixi qayb ka yahay.
2-Wuxuu qaawiyay Somaliland.
3-Academically wuxuu duugay mustawihii Somaliland dhinac kastaa rajo ka lahayd.
Wey kala tageen Dhulbahante iyo Somaliland taasaa xaqiiq ah.
Dadka qaar waan dareemayay in aysan shaqo kulahayn beelaha magacyadooda ay wataan,waxbase masoo kordhinayso.
ISAAQ WAA DAALIMIIN QALDAN DHULBAHANTE WAA XAQ U DIRIR.
Mo al xayawaan
Have you taking your medication?
I have increase your daily dose of (SNM TABLETS )
Ileen anagaad nagu waalatee take the tablets 1000mg
Idoor ma Walaashaabay faro xumeeyeen naag fooqal naag meeshan markay kusoo bateen dadkan biifiska qaba ayaanan xiisaynba your waar nadalyow ragu waa hawiye
Kaaha badhi weyn
Runtu xanuun bay kugu haysaa !! citiraafkii xagguu kula marayaa ?!
iskuulkii khaniisnimada eed carruurtiinna u furteen citiraaf keeni waa !!
Maxaa ku xigay cajuusaddii 100 jirka ahayd ee edna oo la soo taagan hooyaday baa gaal ahayd!! khaniisnimo iyo gaalnimo wada socota !!!!! iidoor ciqaab allaa ku socota waa duul fisqi iyo gaalnimo citiraaf ku raadinaya !!
18 may. 79 iidoor ah bakhtihoodaa la wadhay dhaawacu 400+
aaway garoowaan qabsan !! ?
Kkkkkkkkk, Maanta Waxaa La Gaaray Heer Ay wadno Xanuun U Baqtiyaan Horjoogayaasha Argigixisada Al-shabaab Ayaga Oo Ka Cararaya Ciidanka Dowlada (Ciidanka Hawiye), kkkkkkkkkkkkkkk.
Deegaan ka tirsan degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa wadne xanuun ugu baqtiyay sarkaal sarre oo al-shabaab ka tiesanaa una qaabilsanaa aruurinta baada ay Zakawaat-ka ku sheegaan, (Hade Ogaada Zakawaat-ku Waa Xaqq Uu Eebe Waajibiyay, Laakiin Waxa Ay Argigixisadu Aruursadaan Ma’aha Zakawaat Ee Waa Baad/Dhac/Tuugnimo).
sarkaalkaan Sarre ayaa Marka Uu Baqtinayay waxa uu ka cararayay Oo Ceyrsanayay ciidanka dowlada, wuxuuna baqtiyay ka dib sadex killo mitir oo orod baxsad ah oo uu ordayay, kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Walleee argigixisadii al-shayaadiin wey jabeen oo wadkoodii baa soo xaadiray oo hadba dhinac u ceyrsanaya.
Mar dhow waa lasoo afjarayaa insha’allaah.
Somalijecel
Dhulmahante Waligoodba Waa Fitna
Socota o Luga Leh Waxaad Tiri isaaq
Iyo Dhulmahante Waa u Kala Dhamaatey
O Ayaa Faaido Ku Qabey Wada Jirka
Waxa Faaido Ku Qabey Dhulmahante
Isaaq Waa Dad isku Filan Lakiin
Dhulmahante Ama Ahan Dad isku Filan
Tusaale Dhulmahante Inta Badan waxa
Ay Dulsaar Ku Ahaayen isaaq ahalka in
Kalana Dulsaar Ku Aheeyd Majeerten
Waa Dad is Barbar Yaaca o Halka Ay
Ka Qadeeyn Karan u Kala Carara
Xaga Fitnada Waagi Dawladi Kacaanka
Iyaga Ayaa Maxamed Siyaad Ku direy
Ummadi O Dhan Sideey Been Ugu So
Sheegayeen isaaq Waxa Guryaha Igu
Dhici Jirey Ama So Farmuuqi ajirry
Waxa Ay Ahaayen Dhulmahante Kuwa
Wax So Dhegeeysta e Warbixinta Beenta
Ah u Keeni Jirey Maxamed Siyaad Waxa
Ay Ahaayen Dhulmahante Hada Waxa
Rabashka Ka Bilaabey Laascanod Waa
Dhulmahante iyaga Ayaa is Dili ajirey o
Asasiino Wada Ahaa Kharshkana Waxa
Kaso Qaadan Jireen Dhabayaco o
Shir Qooleeysey Dhulmahante Si
Laascanod Looga Difaaco Garawe
Dhabayaco isaaq Ayeey Aad iyo Aad Uga
Baqeeysey in Ay Garawe Gor Gortan
Geliyaan Sida Daraadeed Dhabayaco
Waxa Ay Kaar Masiibo Ah Marsatey
Dhulmahante o Laga Caqli Badiyey
Tan Kale Dhulmahante Waxa Haya
Cuqubadi Elaaydi Ay Hantidoofi Ka
Dhaceen e Musaafuriyen Waliba Si
Khasab Ah o Ka Baxsan Dhaqanka
Somaalida Sidaa Daradeed Sheekadu
Waa Maantey Ku Heeysata Ama Uso
Aroor Aadan ayabaal Abaalna Kuuma
Erganeeeeeee
Masayrland
Ugu dambayn waa lagu guulaystay in Masayrland
Kafan la’aan aaso.
Ninkii been isku maaweelin lahaa waa dhmaatay
32 sano ka dib tacsideedaa la dhigay,
Halagu soo dhawaado hirka bluega ah..
Gobolka Sool iyo Laaska-caanaha waa jamhuuriyey Somalia ahayn, sow ma beenoobin haddii wasiir Federal ah ku dhex lugaynayo maanta markii ugu horeysay sidii Somaliland loo aasaasay 32 sano ka dib oo adduunka dhan daawanayo.
Xitaa madfac waa lasoo gaari waayeen. Kkkkkkkkk
Culusow iyo Xamse ayaana soo diray..
Xaange muxuu oran jirey: “waa la tolay markaas ayey oloshay” what ever that means.😄😁
War hooy Iidooroow Dhulbahante xanaaqay dhulkooda uga baxa, waa talo walaal.
Walaahi in maanta Somali qabiil yar xitaa xoog lagu gumayn karin, Harti iyo Dhulbahante iskaba daa.
Taas hortaa jiraba waa! Run
I know the result of this war already.🦬
Nin Ina Qarjab la yiraado oo ahaan jiray wasiir dowladlaha hoose Puntland ayaa yiri; in Somalida koomo ku jirto waxaan ku gartay 40 000 ciidan Amisom iyo 60 000 SNA ( Somali national army) ayaa xorayn waayey koofur Somalia oo Puntland ka dhul yar, aqligiina ma gashay oo billions dolar lagu bixiyo…waa jiif oo jaq…kkkkk
Qarjab caadi maaha..kkkkk
Haddana waxaad rabtaan in ogolaano in Isaaq Dhulbahante u xoog sheegtay oo isku dhiibaan ciidanka Somaliland aan aqbalno..kkkkkkk
Walaahi inaysan Harti u baahnayn Dhulbahante laakiin hub naga rabaan waana siin.
Hadday liicaan Dhuloos wiilal Harti oo nafti hure ah waa dhooban yihiin.
Ninka aqli leh wuu fahmin; there is no military solutions for this conflict…
Dhulbahante waa sida libaax duqoobay oo daalay oo ugaarsi gabay, caysha ayadoo socota geedkii hoos jiifay ugu timid libaaxa wuu cunin.. libaax seexday bay niman salaaxeen.
Taas waa “metafor” run noqon.
Waagii aan yaraa waxaan maqli jirey:
Nin yar oo ninweyn dilay ma aragteen?
Dabagaale Aar dilay ma aragteen?
Xasan oo Xuseen dilay ma aragteen?
Isaaq adoomiyey Harti ma arageen?
Aqoontina kororsada🦍
Somali jecel,
Way kala tageen Dhulbahante iyo Somaliland. Sow taasi ta la raboba maaha. Waad ogtahay inaan meel daarood degenyahay nebedgelyo iyo horumar midna Ka hirgeleen. Maanta 60 percent dhulbahante banaankay ka joogaan, Somaliland inta dhimanna waan naqaan si aan u xero ka waydaarino. Gobolka aad ka timi ee Gedo waa meel faaruqa, halkaa meel Ka deji, Ka dibna marba dhinac isu eryada
Waxaad kaloo tidhi waa dagaal siyaasadeed, yaa kaa caqli yar ood taa Ka dhaadhicinaysaa. Haddiiba aynu taada u dayno waa dagaal siyaasadeed oo salka ku haya burbirintii dawladihii Siyaad Barre iyo Farmaajo
Waagii aan yaraa waxaan maqli jirey:
Nin yar oo ninweyn dilay ma aragteen?
Dabagaale Aar dilay ma aragteen?
Xasan oo Xuseen dilay ma aragteen?
Isaaq oo Harti dilay ma arageen?
Ogadeen “Harti Jah” ku haya ma aragteen?
Hawiye madax ah weligiin ma aragteen?
Mareexaan iyo Majeerteen isku waashay ma aragteen?
Intiiba waa la arkay🤭
Aqoontina kororsada🐱
Warka dowladda Somalia
Waa hadal kooban
Somalilandneey Nabad ahaada
Dadka idinla joogana ama
idinla deganna
haku tiigsanina.
Garoonka degmada Garowe
oo xirnaa 5tii maalmood ee ugu
dambeysay kadib markey
Mulkiileyaasha Garowe ee Ciise Max’uud
AHNA HAGBAD SUGAHA PUNTLAND
ay diideen ama ka horyimaadeen
HAGBAD KORORSIGA CISMAAN MAX’UUD
Ayaa Xalay kala soo degay
Hub farobadan oo lagu xoojinhayo
Maleeshiyada Ciise Max’uud oo
hadda heysto
Magaalada Garowe, Airport Garowe
kuwaas oo hortaagan Santuuq
uu Governor Deni u sameystay
Muddo kororsiga Deegaamada
Puntland ayaa ah maamul aan laheyn
Ciidamo guud oo isku dhaf ah
iyo Taliye Guud oo ka amar qaato
Hadba ninka fadhiyo kursiga HAGBADLE
Deni ayaa 4tii maalmood ee
la soo dhaafey isku maaweelinhayey
Tuulooyin ay degaan JUFOOYIN
YAR YAR ee hoos tago MAAMULKA
MAX’UUD SALEEMAAN.
Sidoo kale Qardho ayuusan ka
Heysan wax soo dhaweyn ah
Maadama uu uga xoogbadanyahey
INA DIYAANO oo uu adeer u yahey
KAABO QABIILKA CISMAAN MAX’UUD
MR BURHAAN MUUSE.
Lop
Arimaha guuldarada keena waxa ka mid ah yaraysiga cadawgaaga aad yaratsato iyo adiga oo isla waynaada.
In laaga badan yahay waa mid,inlaaga xoog badanyahay waa mid kale oo guuldarada keenta waxaase ugu daran agiga ka xoog wayn cadowgaaga,ka badan cadowgaaga misana uu kaa guulaystay.
Isla waynidu waa midda ugu daran ee ku dhaxalsiisa guuldaro aanad ka soo waagsanin ilaa aad ogaatid meesha u qaladku ka jiro.
Sida ii muuqata Dhulbahante wuxu ku jiray marxada islawaynida oo ismooday dad xabadda jiidha.
Hadda waxay marsysaa in Harti oo dhani aamusay oo baqbadii iyo Beelihii ilaa Xaafuun ja yimid waxba soo kordhin waayeen.
Dalmida
Shaqsi Hawiye ah oo Gooni isu taagga SNM taageersan haddaad aragtaan ama waa qof jeebka dhiig-shiil ku jira ama sawir ah…
Hawiye caadi ahi marnaba fikirkaa ma taageeri karo…
Waxaa la soo ogaaday in kooxdan Irir ta haya ee Hawiye ay ka mushaar qaataan SNM… Xasuuso ninka bilaabay hawshan, Dahir Alasow oo mareegtan iska eh kolkii uu bilaabay… Waa markii uu ina dhiig-shiil maxkamadda la fuulay ka bacdi…
Maxaa kuu baxay?… Isku soo wada duub oo Daarood iyo Isaaq sina uma kala dhammaanayaan oo waa dad Muslim ah, darid ah, is dhalay, sidaa awgeed waa ay snm gardarrada joojisaa, Daarood dayn kama qabo, dhuloos=na dhulkooda iyagaa leh, ogna halka ay la aadayaan… Waa in caqligu shaqeeyo…
Wax Dan ah oo noogu jiro in
nala soo WADA KOR DHOOBTO MAJIRTO
Cadow waan isaga adagnahey
Oo America iyo ETHIOPIA
Ayaan Xamar ka saarnay
Ciidan iyo Cid aan Hawiye
Aheyn uma baahnin
Dhaqaalaha iyo Dhulka iyo Dadka
LAMAALO HAWIYE
Canshuurteen, caasimaddeena
Iyo Ciideena miyaad nagula shirkoobi
Dhulkii SOMALIA ITALY
Dhul aan aheyn hadduu ku dhiman
Wiil Hawiye,
waa WAJEER, MOOYAALE, ISIILOW, QALAAFE
– Somalia iyo Somaliland kuma midoobin
Xoog, haddana Xoog ku wada joogimahayaan.
Sida Garowe u hoos tagto Mogadishu
ayay Laascaanood u hoos tagtaa Hargeysa
Sheekada ah Isimada Dhulbahante ayaa Xamar tagaya Anigu waxaan u arkaa arin La rabo in Dawlada Mudane Xurmad leh Xassan Shiekh la rabo in lagaga Mashquuliyo Dagaalka lagula jiro Khawaarijta Shabaabka.
Dawlada waa in ay Faraha kala baxdaa Laascaano maxaa yeelay Reer Laascaano Waa kuwii lahaa Xassan Shiekh Madaxweyne nooma aha ee waxaa Madaxweyne Noo ah Farmaajo marka Dhulbahante ha raadsadaan Madaxweynahooda Farmaajo.
Laascaano iyo waxa degan waxaa ka masuul ah Madaxweyne Muuse Biixi waana in Dawlada Somaliland faragalinta laga daayaa bilaa caleek…..