Madaxwayne Xasan sheikh Muxuu kala hadlay dhaxal sugaha Sucuudiga ?
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq.
Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in ay ka cafiyeen. Waxaana labada dhan isla garteen soo nooleynta heshiiyadii hore uga dhaxeeyay Soomaaliya iyo Ciraaq.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowladda Ciraaq inay Soomaaliya la wadaagaan khibradooda ku aadan la dagaalanka aragagixisada madaama ay guulo wax ku ool ah ay ka gaareen dagaaladii ay la galeen kooxaha argagixisada.
Dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal, kobcinta iskaashiga iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.


Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65536
Low IQ culusow
Qatar iyo Eritrea waa argagixisaan kugu ogayn!
Goormaad dawarsi (Qatar) iyo ciidan ii tababara (eritrea)
La shir-timid. Ninkaa waa ma shalaaye!
Boqor sugaha, bin zayied iyo Qatar waa heshiiyeen.
Mashruucii baayacaada waa dhamaaday, nasiib darro waa soo daahday, Waqtigii 80ka million laysku baayacayay minaad joogilayd aa faro qabsanlayd maanta.
WAXAAN IDINKA SOO SALAMAYAA VILLA SOMALIYA.
POSITIVE VS NEGATIVE waan ku arkay.Ma aqaan sidan cidda u qurxisay in ay yihiin qoladii hore iyo teamkaan waase meel ishu qabanayso inkastoon ku raagin.
Positive:Nidaamka gelida iyo basic services waxaa la ii sheegay in qoladaan ay ku fiican yihiin,sidoo kale habka ixtiraamka dadka qoladaan ayaa ku fiican.
Ciidanka ilaalida waa kuwii team kii hore ay uga tageen.Waa been in dad gaar ah laga saaray waana isku dhex jiraan.Ciidanka baaris badan aa lagu sameeyay hadda waxay u muuqdaan kuwo lagu kalsoon yahay.
Negative:Caro badan ayaan ka qaaday markaan arkay haraadiga qaadka oo askarta dhexyaalo,qaarkooda macawis iyo shaati tuute ayay isu qabaan inkastoo meesha aan ku arkay ay ahayd meel ishu anay qabanayn.
Ciidanka qaad ayaa dilooday,waana ku shaxaadayaan ma aqaan sababta.
Waxaa dhooban dad raba madaxda in ay arkaan waxaana u fududeeya muqalasiin gaar ah waliba beelo gaar ah(HG/AB).
Iyagu laftoodu wey og yihiin eedayntaas laakiin waxaa la ii sheegay in wax laga abanayo oo meesha laga saarayo,labo ka mid ah waa laga mamnuucay in ay gudaha usoo galaan cards waa laga qaaday.
Amaanka magaalada waxaa la ii xaqiiiyay 100%in uu isbedelay,laakiin dhib badan wuxuu ka jiraa mukhaadaraad dad waaweyn ay keenaan oo laga gaabsaday in laga hadlo.Faqriga wuu badan yahay.
XAMAR ASTAAMIHII CAASIMADNIMO WAA KU ARKAYSAA DHAN KASTAA.
Sida Somali oo dhan ayaad ugu imaanaysaa UNKUU ISKA LEHNA qurbaha iyo internet ayuu ku eg yahay.
Qabiil dadka waqti uma hayaan noloshaa la cayriyaa,waxaana arkay ganacsi 7 qof oo kala qabiil ah uu ka dhaxeeyo.
Somaalijecel
Waa Runta Xamar Dadku Waa Wada Jooga
Lakiin Waa Qollo Kor U Hadli Karta iyo
Qollo Aan Kor U Hadli Karin O Aashuun Ku
Addin Ah Ciidamada Dhalinyarada Dhar
Cadkuna Waa Ku Badanyihin Xata Dadki
Gaari Gacanada Wax Ku iibin Jirey e
Somaalidu u Taqaaney Weratada Waxa
Lagu Darey Werato Dharcad Ah o Gaari
Gacanada Wax Ku iibiya Waana Sida
Looga Adkaadey Shabaabki Xita Kuwi
Shabaabka Sir Doonka U Ahaan Jirey
e Badeelada iyo Gerweeynta Wadan
Jirey e Xaafadaha Dhihi Jirey God Qashin
Ma idiin Qodana Waxa Lagu Darey Rag
Badeelo iyo Gerweeyn Wata o Xaafadaha
Wareega o Ciidan Dharcad Ah Wadayaasha
Bajaajta Waa Ku Jiraan Carwooyinka Waa
Ku Jiraan Makhaayadaha Cuntada Waa
Ka Shaqeeyan Baalash La Yaalka Waa
Ku Jiraan Hiliblayaasha Waa Ku Jiraan
Meel Walba Waa Ku Jiraan Dharcadku
Somalijecel
Abti
Waad ku mahadsantahey
Warbixinta, waliba 100%
Waan aaminsanahey inaad
Sheegtay waxay inshahaadu
Arkeen iyo waxay kuu sheegeen
DAD QALBIGA KA FAYOOW
ALLOW NOO SIYAADI NABADDA
Barwaaqada
Guud ahaan Soomaaliya
Gaar ahaana Dhulka Webiyada.
Waxaa kaloo la iisheegay
In mardhow la bilaabidoono
Xoreyntii wixii Webi SHABEELE GALBEED
KAXIGO ilaa Xadka Kenya.
Alle ha daawewyo kuwa ka naxo
Nabadda iyo horimarka Mogadishu
Waad salaamantihiin
Maryoolay.
Wsrbaahinta Kenya waxan ku arkayay in Somalida loo furay Xero qaxooti oo cusub,taasi oo ku taala meel ku haboon Xero qaxooti ahaan.
Maryoolay waxan u sheegilahaa inat xeradaasi cusub iska xaadiriyaan oo halkaasi Gaweetada la daris noqdaan.Gaaweeto dheere.Ama laandgeere gaaweeto dheere.
Waar hooy yaanay xerdaasi idin seegin.
Waliba kuwa Laandgeeraha sheegta waa inay halkaasi ka laandheereeyaaan.
Dalmida
Ilaahow kala qabooji dagaalka Laascanood oo wiilal Somaliyeed maalayacni u dhimyaan!
Dagaal aan ogahay in cidna dhul looga xoogi doonin.!
Markaan dhagaysray Muuse Biixi shalay khudbadiisii 18 May, hadana dhagaystay Garaad Jamac Garaad Cali oo khudbadiisii weli ku jiro Page hoose… Waa argagixin qofkii aqli leh oo Somali ah.😮💨
Awoowgaa ayaan dili jirey oo gumayn jiray!! Waa barako malaha labada qabiil…. !
HARTI baan xoog ku gumayn: geeri baa dabataal…
Somaliyeey gurmada oo kala celiya nimankaan wiilashii Somaliyeed isku laynaya….
I see blood, ma Isaaq ayaa Harti gumayn kara, mise vice-versa.
“Allow sahal amuuraha, libaax seexday bay niman salaaxeene”
LOP not happy today markaan Muuse Biixi iyo Garaad Jamac Garaad Cali dhagaystay..😪
The war in Sool is underway, and it will bloody, and I promise= no winners.
Reer walba tuuladoodii ku noqon ayagoo agoon badan wata.
What a biter.😪
I mean:
The war in Sool is underway and it will be bloody and I can promise you= no winners in this war, only losers.
Reer walba tuuladoodii ku noqon ayagoo agoon badan wata.
What a biter.😪
Somaliyeey gurmada oo kala dhexgala isaaqa iyo Hartiga isku baabi’raba.
Land Of Puntland
Laascanood Kama Dhicin Wax Aysan
Dhabayaco Hormuud Ka Aheeyn Dhib
Iyo Dheefba Dhabayaco Waxa Ay is
Tustey in Laascanood Ka Difaacdo Garawe
Si Wadna Kur Kurku Uga Yaraado ileeyn
Dhabayaco Hurdo Ma Gamin inti Somaaliland
U Muuqatey Tuulada Garawe Sida Daraadeed
Dhabayaco Waxa Ay Goaansatey in
Dhulmahante La Bara Kiciyo si Garawe
Looga Seexdo
Dhulmahante Waa Dabaalo Geel Jirayaal
Ah Waxa Ay Aheeyd in Dhabayaco
Hus Dhahaan o Nabadooda Heeystan
Wiil Hiraab
Aniga ha ila qabsan xooloyahow..daanyeer.
Dhulbahante iyo Majeeteen waa laba beelood Harti ah..run
In maalinta dagaal dhaco isku meel kasoo wada jeesan waa dhaqan Qabiil..run.
Haddaan nabadda la qaadan, maryo dhiig leh ayaa lakala qaadan.run.🤔
Wiil Hiraab aka Wiil Iidoor
Waxaad gar ku naqaysaa in Isaaqa dad aan rabin dhulkooda ugu dowladeeyaan.
Ma ii sheegi kartaa waxa Galkacyo laba maamul uga jiro?
Waa beelo aan israbin.
Dhulbahantow xukunkeena Isaaqa ogolaada haddii kale waan idin dilin, Dhabayaco ayaa idin soo diraysa. Yaab.
Kaas waa aqli daanyeer marqaansan.
Dhiiga iska hooriya nijaas yahay duulaanka ku ah dad guryahooda.
Bal in doqon tahay maxaa Dhabayaco keenay meesha, carro Dhulbahante ayaa laga hadlayaa oo ayaga qoriga qaatay on dhulkooda in lagu adoonsan rabin.
Markay xaajo halkaas joogto Dhulka Dhulbahante malaha ee Dhul Harti Koombe Kablalax.
Beleive me Qabuuro Isaaq noqon Sool.
Wiilashiina ka kaxaysta reeraha guryahooda, ama waxa aad ka heshaan aniga waxba ha iga siinina.☠️💀