|

Hargeisa : Suldaan Cadde Gudde “Muuse Biixi waa Ehlu-naar, Dagaalka Laascaanood isagaa ka masuul ah” (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Hargeisa siwayn loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha Beesha Garxajis, Suldaan Cadde Gudde, wuxuuna khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka soo dhoweeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaan Caddagude ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood, Wuxuuna tilmaamay in Muuse Biixi uu dagaalkaasi masuul ka yahay, oo dhibaatada uu keenay, isagoo dad shacab ah hub waawayn ku xasuuqay, Wuxuuna xusay inaysan marnaba ka raali ahayn dhibka loo gaystay Laascaanood.

Wuxuu ka hadlay kelmadda {Cadowga Gudaha iyo Cadowga dibadda} ” Wuxuuna ula jeedaa dadka Laascaanood ee yidhi dadka yaga xasuuqi maysid, iyo kuwa hargeisa jooga ee ku raaci waayey Xumaantaasi, hadiise ay cadow Somaliland leedahay waa Muuse Biixi oo dhinac kama xigto”. Ayuu yidhi.

Suldaanku wuxuu sidoo kale tilmaamay inaanu Muuse Biixi sharciyad haysan, maantana uu god ku riday Somaliland , wuxuuna ku baaqay in laga badbaadiyo inta hadhay oo doorasho la qabto. “Qaloocshaa ma toosiyo, Xumeeyaa miyuu saxaa “?

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Gudiga loo sameeyay Beesha Garxajis, kadib markii ay waxgaradka beeshu diideen inay Muuse Biixi ku taageeraan Dagaalka Laascaanood.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=65327

Posted by on Apr 27 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

35 Comments for “Hargeisa : Suldaan Cadde Gudde “Muuse Biixi waa Ehlu-naar, Dagaalka Laascaanood isagaa ka masuul ah” (Daawo)”

  1. Odagan Qaaqlaha Ah Waa Sidi Odagi
    Adeerkey Ahaa e Barfasoor Maxamuud
    Siyaad Togane e Habarta Dhabayaco

    Lala Deeyriyey 1967 e Marka Habartu
    So Kaarikeeyso Caaya Hawiye o Dhan
    Iyo Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamud
    Kana Waxaan u Maleeynaya in u Qabao
    Habar Dhulmahante Ah o So Kaarikeeysa
    Waa Mushaakil Habraha Reer Bahal
    Waxa Kuso Gelaya Raga Qaba o Aan
    Dheg La Qabta Laheeyn Balaayey Kuso
    Akhriyaan Cudur La Dhaho Tol Naceeyb
    Ayaa Ku Dhaca Ragas kkkkkk
    Ki Xuma e Balwaan Aha Asigana Waxa
    Bud Weeyn La Ag Fadhida islaan
    Dhulmahante Ah Asiga o Qoor Weeyn o
    Afka Abuur Ka Deeynaya o Caayaya
    Xasan Sheekh iyo isaaq Ayu Daf Kuso
    Leeyahey Hadde Xasan Sheekhna Waa
    Ilma Adeer Labaad kkkkk Walaahi Beentey
    Maahin Habrahaani Waa Mushaakil
    Waa Yaabanahey Rag Badan o Noocan
    Ah Ayaan Aqaan o Bello Guriga u Fadhido

    • Hiraab

      Yaa kugu khasbay has inaad iidoornimadaada qariso ood reer kale magacooda ku caytanto?! 24/7 iidoor dabacayuun magacooda ku qarow mana ahi ! isma qaadan karaan! maanta iidoor waxa haysta waad aragtaa, marka af ka hadal way dhaaftaye orod furinta iska xaadiri ! waa intaasood dhimanba waydaaye!!

      Ina gumeed ina gumeed dhalay !!

  2. Hiraab ama digriyaw
    Adi maxaad kaagalay Laba nin oo isaaqa waxan dameerka ah war adi maxaad kaagalay hyoonis iyo hawal dameer shaqadisa aan aqoon ayaa tahay

  3. Qof kasta Mirihii uu beertay ayuu aaqirkii gurtaa ! Waxaan sidaa u leeyahay waxay Tahay Reerkan Dhulbahante Godob ay hore u galeen baa laga goynayaa…!

    Hada Kahor Nin Majeerteen Oday ah oo 1991 Xamar joogay markii Daarood iyo Hawiye loo Kala baxay ayaa ii waramay wuxuu ii sheegay in waxa Hawiye iyo Daarood ka Dhigay Dagaalka ay Dhulbahante sabab u ahaayeen maxaa yeelay Dhulbahante Waxay laynayeen Qof Alle iyo Qofkii Shacab Hawiye ah waa dilayeen oo Xabad Bay ku dhufanayeen taas ayaa marka waxay kaliftay in Dagaalkii Siyaad Barre Looga soo horjeeday uu Daarood Vs Hawiye isku badalo.

    Qabiilada Daarood ugu Bahalsan oo ugu badawsan waxaa kow ka ah Dhulbahante Waxaa soo raaco Yar Yar Daarood iyo Ina gumeed oo idil.

    • Hobyo godan
      Adi iyo cadaado waxaad tihin bah qumus ninkas reer xaaji saleban hawlahas Somaliland iyo isaaq mahalo adi sey wax ujiran

    • HAWIYEba hadaadba tahay!!

      Maxaad dad kale u dhagax tuuri??

      Oo inan gumeednimo warkeed ku gashay boowe!!

    • Wiil Hiraab iyo Dabshid waa la hubaa inay Daahir Calasoow yihiin siiba Dabshid! Hobyo Godan waa lagu soo ogaan iska sug! Hadii Dhulbahante uu sababay in Daarood iyo Hawiye Ła isu laayo, sidee ayay ku dhacday inay yihiin qolada kaliya ee Daarood iyo Hawiyeba, xitaa Isaaq ee qolo kale oo minority ah ku dhex nooshahay oo tuulooyin kuleh oo shirarkooda iyo wax qaybsigooda ku dhex jiraan! Waxaad I tustaa qollo Daarood ah oo degan xero Hawiye ama Isaaq oo xitaa hal tuulo loo yaqaan inay degaan! I tus Hawiye dhex degan Daarood sida Fiqishini u degan yahay Adhicadeeye, Laascaanood, Qararo Hawiye iyo Buuhoodle! Isaaq markay raadiyeen saraakiil Dhulbahante ah oo dowladii Kacaanka ay wax katirsanayeen, waxay soo heleen hal sarkaal oo iyagu dhaleen, weligiisna iyaga ku dhex jiray! oo aan xitaa Aad loo aqoon, oo lagu bartay dacwadoodii, Tuke! Bal qof maqlay Tuke ii sheeg oo Soomaali ah, xitaa Barkad oo uu ka dhashay waxay ku barteen dacwada! Maanta hadii calankii buluuga laga ogolaaday Hargeysa! Qofkii doona ha iska hadlo!

  4. Gaafaw

    Nin kaas aad sheegtay Siyaasad Shaqo kuma laha oo waa garab rarato Siriiro Qaad ….. Magaratay🤣🤣🤣

  5. Cadaado waa Hawiye run ah oo runta sheega.
    Hobyo godan wax run ka sheego ma jirto xitaa qabiilkiisa.
    Liar vs Hawiye loyalist=
    Hobyo godan vs Cadaado
    😄

  6. Viva garxajis waa kuwaas gobtii iidoor
    Hadaa qof walba banaanka iskeenayaa
    Soomaaliya insha alaah garxajis baa hogaamin doona caasimada waxay noqondoontaa hargaysa harwanaag
    ileen garxajis gaar ahaan ciidagale ayaa iska lehe
    Adeer sheekadu sifiican bay usocotaa
    Waa dhaantadii mr bahal sheegi jiray
    Rageedii baa yimid kkkkkkk
    Yacni ragii dhaantada ugu qatarsanaa markii hore barbarato ayaa dhaantada ceebeeyay
    Laakiin hadii rageedii yimid waa ibanee saalada

    • Gedo Land Dhulbahantaa sababay inaan la xirin maanta suldaanka, markuu ka soo degay airbortka, markaa Dhulbahantaa go’aanka leh meesha caasimadu noqonayso, there is a new Sherif in town, Mr Gedo!

  7. Hargaysa maanta waxaa jooga wiilkii uu dhalay cali ugaas cabdule
    Bal isu fiiriya ina cali ugaas cabdule iyo cigale hooleey
    ina cali ugaas cabdule wuxuu kaqudbeeyay golaha guurtida waxaa garab taagan saleebaan gaal
    Sida looga danbeeyo cajaaib
    Ma duduble iyo mudulood ayaa isku socod ah kkkkkkk
    ina cali ugaas cabdule hargaysa bandow buu kadhigay
    Xitaa shimbir manuuxsan karto xasuus aabihii
    Mayor kii muqdisho cali ugaas cabdule
    Waa taas laandheere hadaad maqasho habiqlayso

  8. Dagaalkaan Daarood ka sugeynay
    Ciida kadib ma wuxuu noqdey

    DOOLIGII u SHIRAY Mukulaal
    ee ku heshiiyay in QOORTA mukulaasha
    ” DAWAN ama bell ” lagu soo xiro
    si loo maqlo shanqarteeda

    ilaa Hadda BAH JIIR ma hayaan ninkii
    Dawanka ku soo xirilahaa qoorta
    Mukulaal ” Yaaaw”

    Sidoo kalena Daarood Jaberti
    Mahayaan nin Hogaamin lahaa
    Huwanta Daarood oo GOOJACADE
    ku soo xirilahaa SHARAFTII JABERTI

    – Mukulaalu ka adag JIIR
    – Isaaqna ka adag DAAROOD

    * Gambaduu Cali Dhuux xirtay
    Wali Daarood xiranyahiin

  9. Gedo Land. Kkkkkkkkk
    Waan Ogaa in Aad Raja Ku Nolayaal Tihin
    Odey Baa Hadley Habar Baa Hadashey
    O Maxeey Sheegen War Waxaasi Naf
    Idiin Noqon Mayaan e Gooja Cade Ka
    Warama Waxaan Arkayey Hub Culus o
    Casri Ah o So Gaarey Gooja Cade o Lagu
    Tijaabinayo Laascanood Kuwa Yaa War
    Ka Haya War Horta Xage Hubku Uga
    Yimaada Jamhuuriyada Somaaliland
    Waxaan Kale o Ka War Haya qoryo
    Sneeper Ah O Daarood Kuso ibsadeen
    Lacagihi Laga So Qaaramey Saudi Arabiya
    Mareekanka Yurub o Gacanta U Galey
    Somaaliland Kadib Marki Lagu So Qariyey
    Bundado Dhar Hudheey Ah Markabki
    Sideyna Kuso Xirtey Dekada Berbera
    Sidaana Hubki iyo Hudheeydi O is Wata
    Gaareen Magaalada Hargeeysa

  10. Gaafaw

    Goojacade waa
    Daarood ku xaarkii 3aad

  11. Dabshid.

    Geeliiina dhamaa,goojacadena la galiwaa.

    Miyay geela noo daayaan.Waa 2 qasaare.

    Geelina lama hayo,goojacadena lama hayo.

    Majerteen meesha wayba ku nasteen kkkk

    Tamasha ku jiraan.

    Dalmida

  12. Mr BaHal
    Sxb
    Miyaad xasuusataa waqtigii
    Governor Gaas uu joogey
    Waa waqtigii Tukoraq

    Sidii loo lahaa Jufo heblaayo
    ayaa xoolo keentay,
    Waxaa noogu xigtey Xajikii ayaa
    loo dhoofiyey xoolahii.

    Waa runtaa oo
    Moortaantii Cumar Max’uud ee
    kolba meel dhigan jiray Isbaarada
    Burtinle iyo Deni way ka reysteen
    Waxaa loo xawiley Geela Laascaanood

    Xoolo la’aan iyo Xoreyn la’aan
    reerka ma wada qabato

  13. Namanyahow hiraab aniguba walaahi waa yaabanahay
    Ciidamada goojacade yimid waa ilaa 20,000 hadana maanta laascaanood ayaa madaafiic lagu garaacay
    Saaxiibayaal dhulbahante reer baa hoosaasinaaya munaafadana walaahi waa soo bixi aragaanee meesha ay joogaan ciidamadii majeerteen ee beel walba aaway aaway warsangali
    War waxaan waa sheeko kale
    Anigu waa usheegay walaalahay dhulbahante fudayd baad ku ba.deen maanta laascaanood madaafiicda kusocota walaahi waad yaabi war arintaan hala sharaxo qolaa filim wadatee

  14. Tolmoogaa soo galay,Ooddaa qoyan wuu yimid,Tinle Harti iyo ciidankiisii lol

    2 gaadhi oo qorisaaran yahay la imo Laaska,5 biloodna jiif oo jaq.

    Waar hooy dhuloos ha loo gurmado.

    Dalmida

  15. @Mr Bahal

    Ragaan Run-ta Waa Laga Ilaalshaa, Ee Ka Ilaali, Hadii Kale Isaaq Baad Noqoneeysaa.
    Waar Samaroon-nimadaada Ilaasho.

  16. Anigu Shakhsiyan Marka Aan Kaashado
    Maskaxdeeyda iyo Waaya Joognimadeyda
    Xalka Dhulmahante Waxa u Ku Jira in
    Ay iska Saaran Majeerteen Iyaga Ayaa
    Hog Dheer Ku Ridey Hadana Uga Si Daraaya
    Sababto Ah Majeerten Waa Munaafaqin
    Dadka isku Dira Marka Ay Waayan Dad
    Ay isku Diraan iyaga Ayaa Farqaha is Qabsada
    Tubaasha Hada Ka Shidan Laascanod Waxa
    Shidey O Dhulmahante iyo isaaq iska Hor
    Keeney Waa Majeerten Wax Ay So Kordhiyeen
    O Aan Dhibaato Aheeyn Ma Jirto Dadki
    Masaakinta Aha o Danyarta Ahaa Waa Ka
    Qaxeen Guryahoodi O Duurka Ayeey Jiifan
    Guryahodina Waxa Jiifa Majeerteen O Waliba
    Burisyo iyo Bira Waa Weeyn Ku Dumiya
    Guryaha o Dhahaan isaaq Ayaa Madaafic
    Ku Garaacey si Ay usi Kala Fogeeyan
    Isaaq iyo Dhulmahante Waa Ruwaayada
    Ay isticmalayan Majeertenku
    Xoolihina Waa Dhameeyen Maalin Walba
    Waxa Ay Rabaan Waslad iyo Maraq
    In Ay Dul Gadhiyaan inteey Hal Mar Yaacaan
    O Buuro Cidla Ah So Xabadeeyan Ayeey
    Hadana So Cararaan O Wasladi iyo Maraqi
    So Dul Fariistan. Kkkkkkkkkkkkk

  17. War Somaaliyeey Dhulmahante Ha Lo
    Gurmado O Dhabayaco Halaga Kaxeeyo
    Inta Aysan Facood Ka Reebin O Ceeyr
    Fara Madoowna Ka Dhigin War Waa Uso
    Shaqa Tageen Jiif O Jaq Ayeey u Yimideen
    Iyo in Ay Turufeeyan Dhabayaco Hadeey
    Daacad Tahey Dhulkooda Ayeey Daacish
    Iyo Shabaabka Kula Dagaali Laheeyd
    Laascanod Waxa Geeyey Waa Shufto
    Iyo Turufo

  18. Wiil hiraab
    Balwaan wuxuu arintaan waa kudaalay
    Kabtan xitaa quus buu taagan yahay
    Laakiin hadii goojacade oo 5 kilometres madaafiicda lagaga garaacayo laascaanood
    Waxaa ii muuqata in majeerteen iyo dhulbahante uusan jirin wanaag kadhexeeya
    Majeerteen aduunka daarood mareexaan waxay kanecebyihiin dhulbahante
    Ragii mareexaan halkaan soo gali jiray xitaa somalijecel iyo kalsame waxaan sheegi jiray ayay ogaadeen
    Walaalaheen absame iyaguna waa fahmeen
    Laakiin waa sugaynaa bal qofkii looga futo xunyahay
    Majeerteen waxay rabaan inay garoowe kadifaacdaan laascaanood oo halkaas fadhiyaan
    Meelna uma socdaan intaasaa kufilan

  19. Mr Bahal

    Maxaad tiri…? Jiif oo Jaq ayaa ku socota Dhulbahante ee haloo gurmado..🤣🤣🤣
    Hada Kahor na Sidaan oo kalaa Geelii Dhulbahante Maraqiisii Majeerteen cabeen Hadana sidii oo kalaa socota…. Jiif oo Jaq 🤣🤣

    Taariiqda Aduunka waxbaa laga bartaa laakiin Dhulbahante waxba ma bartaan waa Ma gudbayaal.

    Oday Dhulbahante ah ayaa yiri mar uu la dardaarmayey Xoogaa Ciidamo Dhulbahante ah : — Hartiga inoo yimid waa Mahadsan yihiin laakiin yeysan Baqin ee Dagaalka ha galaan. Alloow Alle !!

  20. Garoowe in la tago ayaan sugaynay ee ma in Goojacade god laga qoto ayaan sugaynay oo geeso dheer dheer lee kasoo jeedaan..kkkkkkkkkk

    Goojacadde waa sida doofaar god ka galay Libaax oo baanka u fadhiyo..kkkkkk
    🐖🐆
    https://www.youtube.com/watch?v=xmgdtYfhGps

  21. Wiil hiraab
    kkkkkkkkkkkkkk
    Maxaa tiri; Dhulbahante Somaliyeed Dhabayaco halaha kaxeeyo..kkkkkkkkkkkk
    Dhulbahante u timid Dhabayaco tabar loo helimaayee meesha iskaga huleela.
    maxaa idinka yaal dhulka

  22. War ileen afkuba waa dagaal dadka qaarkood afka ayuu dagaal uga soo haray
    Aaway islaamihii lahaa
    Kabtan ayuuboow
    Ugaar saleebaan waa kaa
    Cali saleebaan waa kaa
    Sawaaqroon waa kaa
    Cumar maxamuud waa kaa
    Cismaan maxamuud waa kaa
    Ciise ruush waa kaa
    Kaskii qabe waa kaa
    Dashiishe waa kaa
    Warsengeli waa kaa
    Ulu ulu ulu uluuluu mashxarad
    Goojacade malagali waayay wax kalaad wadaane ordoo guryihiina kulaabta daarood sharafta horaad uga soo qaadeen hadana ceeb baad soo wadaan wallee waxbaa soo socda

  23. Ciise ruush kulahaa waa nimankii ay kubaxday magaca boowe madurba
    War cidu waabis badanaa
    War sheekadu waabis waa dhaaftay
    Tareeso ayaa afka layska galinaa
    uga baxa dhulbahante dhulbahante dhukooda dhabayaco ayaan lahadlayaa
    isaaq iyo dhulbahante kadhex baxa nijaas yahay
    Markuu xasan shiikh idin soo cayriyay ayaad naf karaadinaysaan isaaq iyo dhulbahante dhexdooda flim kii waa qarxay

  24. Hagbadle Deni Zanzibaar
    oo hadda ku calaacalay
    Dowladda Dhexe inay siiso
    Taakulo uu ku weeraro Goojacade

    Deni Faqriyay “Ex Deni Qurux ”
    ayaa qirtay inuu Awoodiwaayay
    quudinta maleeshiyo jufooyinka
    Harti Daarood iyo daaweynta
    dhaawacyada Dhulbahante
    ( ileen Majeertenku asagu ma dhaawacmo
    maadama uuna sugaa Baaruuda)

    * Nin Sugaa la sugaaye “toogtaye”
    ee Milishle bootin dheera

  25. Dabshid
    Tukaraq-ba saas baad oran jirtay iyo car daarood ha tago.
    Maanta yaa jooga?
    Goojacadde waa la mid ayana saas oo kale baa looga saarin waxba ha deg degsan. Walwal baa ku haya waa ogahay

  26. Najaad

    Anigoo og inaad tahey
    nin yar, haddana waxbaan
    kuu ifin maadama aad 50%
    wax garowsato,
    It’s good number
    compared to other Dhabayaco

    Laascaanood Waxay aheyd
    Magaalo camiran iskuna
    xirto Ganacsiga Somaliland iyo
    Somalia. Maanta lagaaga sheekeyn mahayo.

    Dilkii nin doorka wali ma istaagin
    oo waxaa u dambeeyay ganacsadihii

    Waxaa arimahaas oo dhan
    ka daran SHACABKA FARADA BADAN
    ee magaalada ka qaxay

    Ganacsiga iyo Guryaha burburay
    Caafimaadka iyo waxbarashada
    burburtay.
    Kala dambeyn la’aanta
    iyo maamul la’aanta

  27. Najaad
    Waxaa xaqiiq ah inay
    Dhabayaco qotey qiyaano Dhulbahante
    Maadama Dhabayaco oo 10kii sano
    ee ugu dambeysay dhulka gashey
    Siyaasad ahaan iyo dhaqaalo
    ahaan

    Sidoo kalena lagu go’adoomiyay
    Luuq ka shisheeyo Galmudug
    iyo Sool.

    Waxay raadsatey WAY AY
    KU NAQAS BAXDO
    sidoo kalena ku burburiso
    Dhaqaalaha kobcaayey ee
    Laascaanood, meeshana
    uga saarto isku xirka ganacsi
    ee Somalilandiyo Somalia.

    Waliba kaaga sii darane
    UNA HESHO BARAKACAYAAL
    REER SOOL oo Garowe
    ku QAMADI qaadato.

    Baraha Bulshada ayaan
    Ka wada daawanay ayagoo
    Xeryo ootay oo isugu keenay
    Shacab kala duwan oo leh
    Waa 200 kun ee nala soo gaara

    1. Burburka Dhulbahante
    2. Burburka Laascaanood
    3. Qaxootiga Laascaanood

    Yay faa’iido ugu jirtaa
    Somaliland oo Kobcisay ilaa
    2007, iyo Dhabayaco oo
    ilaa waqtigaas ku hayay
    Dhulbahante waa wada horgale

    * Saqiir Majeerten
    Sir La’aan Ma dhinto

  28. Dabshid
    Horta hormarka aad ka sheekaynayso ee laascaano gaartay isaaq ma keenin ee dhulbahante ayaa keensaday oo magaaladooda dhistay. Somaliland canshuurta un bay ka guran jirtay oo ayadaa laascaano lacag ku qabtay.

    Burburka magaalada wax dhib ah ma leh markii cadowga laga dulqaada dadku ayagaa dhisan magaaladooda.

    Hargaysa iyo Muqdisho way burbureen ayagoo leh yaan daarood na xukumin, dib baana loo dhisay. Laascaamo ayana waa la dhismin.

    Midda aa tiri dad baa la dilaa waa beentaa oo dilku waa mid ka duwan kii hore ee aan la aqoon cidda wax dilaysa hadda waa la yaqaan qof walba oo wa dila.
    Ma dhaco dil aan la aqoonsan.

  29. Ku darso oo majeerteen iyo dhulbahante labo ha iiga kala dhigin waa maxamef Harti iyo Said Hart.
    Filinkaas waa dhamaaday in Harti la isku diro.
    Filinkaas 15 sano buu idiin shaqeeyey in harti la isku diro oo laascaano sidaa lagu joogay hadda waa soo dhamaaday oo wakaas majeerteen dhiiga u daadinaya in dhulbahante dhulkiisa asagu maamusho oo xor u ahaado.

  30. Kooxahan

    Ku waashay laascaano iyo ssc/khaatumo mawaanay shaqo kale lahayn!!

    waxaa xaqiiqo ah in lasoo afjaray Masayrland ninkii tacsi dhigan lahaa ama ooyi lahaay..

    Kasii darene waa markii ugu horaysay ee caalamka dagaal ooge la xisaabtan loogu balan qaado.

    Malaaqyadii k/galbeed oo lagusoo dhaweeyay Hargaysa!!

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented