Taliska ciidamada Deegaanka SSC oo si adag uga jawaabay Hanjabaadii Somaliland (Waraysi)
Hargeisa ( Kalshaale ) Taliska ciidamada Deegaanka SSC oo si adag uga jawaabay Hanjabaadii Somaliland oo sheegtay inay qaadayso weeraro cusub.
HALKAN KA DHEGAYSO
“Mar kasta duulaan bay ahaayeen, waligood xabad joojin ma aysan sameynin, ilaahayna kuma guuleyn, maanta dhul balaadhan ayaan ka qabsanay- Awood bay is bideen, laakiin ma suurabayso.
Dalkan iyo dadka leh ma ogola in la gumeysto waana mideysan yahay dadkaani, waana ka dhiidhinayaa gumeysiga, waxba la hari mayno maanta, waana iska kicinaynaa cadowga Argagixisada ah ee soo duulay, waana ka mideysanahay dalkaan dadka leh uunbaa u haraya”
Sidaas waxaa yiri Jen, Siciid Shoodhe oo ah Taliyaha ciidamada deegaanka SSC ee la dagaalamaya Somaliland oo bixiyey Waraysi xiiso leh.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64846
Waa carar Masayrland
Awalba dagaalbaa socday ee maxay tahay hanjabaada Masayrland ee cusubi?
Waa arin iska cad maadaama ay ku guul daraysteen dagaalkii, waxay mashquulinayaan ciidanka ka horjeeda.
Intaas ka dibna carar bay beegsan doonaan iyo hargaysaad xagee baad naga xigtaan..
Somali Galbeed
Dagaal Wali Ma Bilaaban Waase Bilaabanaya
Saan Saanta Aan Arkayo Waliba Dagaalku
Wuu Balaaranaya Sababto Ah Waxaad
Tiraahdeen Yaa Daarodeheey Waa Leeydinka
Aamusey O Lama Dhihin Ayaa IRIR Somaali
Aheey intaa Kadib Hadana Waxaad
Bilaawdeen in Aad Hantidi Hawiye
Dhacdaan O Waliba Dummar Wataan
O Hadana Musaafir Ah O Aad Dhahdaan
Waa Xoola Hawiye e Hala Dhaco o
Hala Waso Hawiye intaasi Waa
Duubantahey Mana La inkiri Karayo
Waliba Marka Daarood Saa Lahaayen
Waxa Garawe Ku Sugna Odayaal Hawiye
Iyo Digil iyo Mirfle o Xal u Raafinayey
In La Baajiyo Dhiiga Daadanaya
Sidaa adaraadeed Daarood Ha isku
Tashadaano Baabuurtina Marki Aad Ka
Cunteen Muuski Babaaygi iyo Qarihi
Waad Gubteen Hade Ogoow Dadkiini
Waxa Ay Dhoobanyihin Dhul Hawiye
O Qaarkood Ganacsi Waa Weeyn
Ku Heeystan Qaarkoodna Tagaasi Ku
Shaqeeystan
Daarood Ma Xisaabtamin
Dabshid, iyo xulafadiisa meeshaan soo gasha kuli waa Daahir Calasow!!!!!
Daarood haduu xisaabtami lahaa dhiiqada ay markasta ku jiraan kuma jireen. Sidaad wada og tihiin Ethiopiyadii ay isku dhadhajin jireen Kabo qaadna u Ahaayeen in ay maantay tiri Laascaano Shabaab baa jooga …🤣🤣
Waxaa kaloo jirta in Labo Diyaaradood oo Blackhawk Helicopters ay Laascaano Dul Heehaabayeen shalayto. Dawlada Maraykanka xataa tuhun baa soo galay malaha Dad ka tirsan Shabaab ama Daacish ayaa lagu arkay Laascaano ! Something fishy Going on !
Runta waxay tahay in Daarood iyo Shabaab wada shaqayn ka dhaxayso maxaa Yeelay markii Ciidamada Dawlada iyo Macaawiisleeyda la dagaalamaan Shabaab Waxaad arki Daarood badan oo mashxaradeeynaya taageerayana Argagixisada Shabaabka.
Qaar Daarood ah baa halkaan waxay ka oran jireen War Hawiyoow Shabaab iskama dhicin kartaane Wiilasha yaan laydin ka dhamaynin sidaa calaa adligeed Isku dhiiba Shabaab ..!!
Waa Alle Mahadii in maantay Hawiye ka adkaaday Shabaab inta yar ee soo Hartayna mudo yar lagu soo afjari doono.
Guul iyo Gobanimo
Xurmad leh Xassan Shiekh Guulayso !
Low IQ culusow
Iyo cawaantii kasii liidatay halakan loogama baahna
Kalshaale waxay noqotay goob inta garaadkooda hooseeyo lagu soo daayay .
Yaa dhagaysanaya cantara baqashkaan, adinkoo dadkaba
Ka garasho hoseeyaad wax sheegaysaan!!
Walaahi dagaalka meel xun ayuu marayaa, jilbaha ayaa la isku dhigtay.
Dowladdii barakaysnayd ee Somaliland waa saqiirtay mar haday xoog iyo ciidan soo geliwaayeen Laaska.
Adeer ninka aqli leh waa ogyahay in Somali qori kula adkaan karin..waaba dhaqankooda maanta jab, berina soo rogaal celi.
Habargidir beerihii Shabeelaha hoose ku daatay sida Ayaxa waydiiya meesha maanta mareen.. Malaha Biyomaal,iyo Jareer ayaa u quusgooyey..kkkkkkkkkkkkk.
Iidoorow cagaha dhulka dhiga oo ha iska laynina wiilasha..walle in Harti iyo taageerayaashooda Laaska xoog Calan Somaliland laga surayn… Geeri badan ka dib ayaa saaxiga lawada keenin..
Allow dadkaaga aqli sii… Kibrow i daa!
Dhulbahante waa mujaahid dagaalka ku gala kaalaya janno doonanee, Isaaq ma fahmin in raggaan aaminsanyihiin in jano ku galayaan dagaalka Laas-Caanaha, hadda waxay u bixiyeen Laaska-daawada.🙄
Nin xalay gurigiisii uga soo tagay in maanta dagaalka ku dhinto ama dilo wax alla wixii cadow u arko oo ka horyimaada iyo nin Isaaq ah oo boqol dollar soo doontay oo raba in asagoo nool lacagtaas Hargeysa ula noqdo…..Ka waran ragga ishorfadhiya.
Allow Kala qabooji .
Hiraab iyo hobyo godan
Dirtii waqooyi macal hubki jabouti siciid harti ayaa cagta mariyey laf hoose oo harti ladhaho ayaa meeshii lawareegtay
Irir bunu kakab vs harti koonbo
Land of punt
Shalay dagaalki cabdi madobe iyo ugaadh saleban ayaa shidey .harti iyo isaaq ayey tagantahay
Huwanta Daarood ee Laascaano lagu soo daabulay mar dhow cagta ayaa Somaliland marin doontaa….
Hadii Shalay Masaakiinta Huwanta Daarood loo turayey maantay Samirkii baa ka Dhamaaday Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland. Xuduudaha Somaliland waa in lasoo xiraa.
Intii hore waxba ma ahayn ee hada iyo wixii ka dambeeya waad arki doontaan Majeerteen sidii Arigii Baabuur loogu gurayo loona dhaadhicin doono Xabsiga Wayn ee Burco ku yaal.
Somaliland seeftii bay galka kala baxday Bari Culustiina waa loo yaabaa..🤣🤣🤣
Mooskii iyo Yaanyadii ay dhaceena waa laga soo matajin.kkkkkk
Anaga Puntland maanta siyaasad ahaan in cagadhigatay oo bilownay dooraho qof iyo cod ah oo sida Kartada hoose ku aragtaan laga isdiiwaan geliyey.ID-card from Galdogob to Saaxo to Jariiban ilaa Ceelaayo iyo Laasqoray, ayey dagaal Sool nagu fureen.
Dhulka Puntland oo Daarood iyo dadka la dega iska diiwaan geliyaan in bisha May codkooda ku keensadaan ninka tuuladooda/Degmadooda ama gobolkooda xukumaya waxaa ka maqan SSC, iga rumaysta taas waa qalad Dhulbahante hore u galay..
Hadday qaladkaas galeen waxay ahayd in Isaaqa iskala joogaan, hadda waaa uun dagaal waxa haray oo lagu kala bixin. Anaga Majeerteen si kasta dagaal u rabin ma jirto meel ku harno, dee gunnimo hadaad walaalka u hiilin waydo.
Insha allah Parlemanka iyo madaxweynaha Puntland ayagana cod shacab ku imaan. Bisha Augoust 2023-08-01
Daawo goobaha codbixinta Mapka
https://www.hiiraan.com/news4/2023/Mar/190523/mudug_region_leads_in_voter_registration_for_puntland_s_historic_elections.aspx?utm_source=hiiraan&utm_medium=SomaliNewsUpdateFront
Waan ka helay in Mudug hogaaminayso dadka isdiiwaan geliyey: 100 kun maalin keliya kor u dhaafeen…
Allow dagaalka Sool xal u keen.
Waan ogahay meesha ku dambayn dagaalka, marka la isku jabo ayaa ninwalba tuuladiisa u noqon..Sow kama fiicna in hadda dagaalka la joojiyo oo Somali dhiigeeda lakala badbaadiyo.
Gaafaw
Yaanyo iyo Moos baa Hartigii Daarood dhaceen marka Absamoow Hantidii la Dhacay baa layska rabaa…!
Daarood siduu beri ahaa hadaan loo Dad Qalatoobin !!
Waxaa haray bisha Aprill iyo May oo doorashada dhacayso, I hope marka laga reebo reer baadiyaha aan soo gaarin meelaha codbixinta kulli dadka degan Magaalooyinka iswada diiwaan geliyaan.
I like Mudug, we are leading..kkkkkkkkkkkk
Sool iyo Cayn keliya ayaan codaynta ka socon. marka fiiriso meelaha laga codaynayo.
Haddaan dagaalkan SOOL qarxin maanta meel fiican mari lahayd codbixintu.
Maanta Daarood iyo Soomaali waxa hogaaminaya newska Laascaanood ee Ła qabso Mr Buntland!
Horta Soomaalida qoladii laga adkaado maxay u dhahdaa shabaab ba nala diriraya?
Ma fahima quuqe iyo Raxma yar iyo Abdirisaq khaliif baa shabaab ah kkkkkkkk
Rag jabay warkood.
Sadex bilood ka hor somaliland waxay haysatay ilaa Boocame oo Garowe u jirta 50 km.
Tukaraq iyo gambadhe iyo tuulooyin badan oo garowe iyo laascaano u dhaxeeya.
Maanta maxay haystaa?
Godka gooja cadde kaliya oo dagaal ka socda🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.
Maanta Harti guul buu joogaa.
Guushu waa 90%.
10% baa u dhiman.
Wiil hiraab
Adeero qaraha iyo mooska aad leedahay waa la dhacay dee cirka ha la mariyo dhulka daarood baa leh.
Hawiye isaaq ha u gurmadee xagee u marin kkkkkk.
Qare iyo moos baad meel la mariyo la’ lahaye saad gurmad Kkkkk.
Isaaqii soomaalidiid ahaa, Harti baa soomaalinamdii jeclaysiiyey.
Hawiyoow noo gurmo.
Hadda way kuway u diideen in markabka berbera uga soo degaan.
Axmed najaad
Nimankan iidoor hedee sedexda magaalo ey leeyihiin berbera burco iyo hargeisa ayey rabaan in loogu tago dabadeedna ay sadex diyaaradood oo cuqdad ah saaraan dabadeed Sodom sano oo kale ay dhahaan darrod ayaa naxasuuqey
Cabdi Madobe iyo ugaadh saleban ayaa cuney
Hobyo
Siyaradi amuudan waxa laguqabanayaa gelinsoor wax makudarsatay walee sacad dib ayuu udhashey
Dadkan ku hadaaqaya muus iyo Tomatoes ayaa la dhacay waa ayo?
Waar ragii Hawiyaa mise waaa Somalida kale?
Ismaan lahayn Hawiye ayaad ka hadli wax la dhacay iyo wax la boobay.
Abbayaashii bililiqada,hoogga iyo halaaga ee Somaliya.
Somalida Reer wax ayuu ku soo kordhiyay.
Wax uu Hawiye ku soo kordhiyay saaxada Somalida waa isbaarada iyo bililiqada.
Babqaaydu way ka hadal dhaantaa dadka qaarkood.
Waa ragii wadan dhan aakhiro u diray.
La waayay meel jaan iyo cidhib dhigay.
Bal is waydii waxa Somaliya ku dhay.
Islaan jaar nahay 70 foosto oo Petrol ah ayay qayb u heshay bililiqadii ay qooykoodu qaadeen kkk
Way qabsadeen kkk
Dalmida
Gaafoow
Dagaalkii shala lagu jabiyey iidoor, nin dhulbahante ah ma galin. Waxaa la yiri nasta.
Sadex jifo majeerteen ah baa shala cashar u dhigtay
Cismaan maxamuud, reer bicidyahan iyo ugaar saleeban.
Nimanka fara badni baa loo sheegtay.
Isaaq hadday u bataan waxay le egyihiin majeerteen waxaana la diriraya harti oo dhan. Waa yaaban yihiin
Waxay dhaheen waxaa nala diriya
Shabaab
Majeerteen
Liyuu boolis
Danab
Ciidan federalka ka tirsan.
Caadi bay u wareereen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mr bahal kkkkklkkkkkkkkkkkkk
Qosolkii baa iga dhamaysay markaad tiri ma hawiye ayaa ka hadlaya wax la dhacay ama isbaaro loo dhigtay.
Gaafaw Maxaad tiri ? Siyaaradii Amuudaan baa Galinsoor ka dhici ee wax maku Darsatay….🤣🤣🤣 Warkaas yaan lagaa maqal hadii kale Qaar halkaan ku jira Oo Raabita qabo yaa Dagaal nagu soo qaadi doona !
Ninkaan iidoor bal dhagayso
Wuxuu ku leeyahay odoyaal hawiye nooma imaan karaan waa in la dilaa waayo isku dalba ma nihin.
Hawiye dhib baa haysta dad aan rabin oo aysan waxba iska galin bay isku dhajiyaan.
https://www.facebook.com/100000438226659/posts/pfbid03joi5ij2vn3f7ioUzqi4yjQeMTFLpwztcpKk3x57sKeyeB7tDryyRM3cUBfbxc2Yl/?mibextid=Nif5oz
Horta ma daawateen Map meelaha codbixinta la iskadiiwaan galiyey: waxaa ku jira Buuhoodle, Boocame, Taleex etc..maba sugayn in meelahaas doorasha laga hirgelin karo…
Allow ramadaanka kula amaan geli, wada hadal iyo isla ogol ayaa lagu wada joogi karaa, wallaan qori caaradiis soconayn.
Xitaa dowladda Somalia in Ceelbuur galaan waa shacabka ogol yihiin.
Ramadam Mubarak
Ahmed
Waan ku fahmay, howlaha waa kala muhiimsan yihiin laakiin nololna waa in la samaysto.
Dagaalku dhibaatooyin badan ayaa ku hoos jira, kaliya maaha dadka dhintay oo caawa ehelkoodii murugo qabaan ee horumarka xitaa waa istaagin.
Meel colaad soo gashay qayr ma jiro, cidwalbana waa ku qasaarin.
Dagaalka waxaa shiday oo xaraarad uyeelay geesiyada daarood ee cali ibraahim aka reer biciidyahan
Qofka reer biciidyahan xabaduu rido waa inay dishaa ugu yaraan shan qof beelaha kale waa iska ridaan
Geesinimadu waa haybad alle siiyo qofkuu doono
Mideeda kale beesha isaaq waxay u egyihiin dad ayagu isdabargoynaya binii,aadamkii oo dhan ayaa layaaban
Nin raba ninkale dhulkiis inuu kugumaysto
Laakiin ayagaa dhulkooda lagu gumaysan doonaa
Dhul harti oo iidoor xoog kuqaato ama baryo kuqaato midna madhicin mana hawaysan laakiin hada waqtiga iyo dhulbahante qaarkiis ayaa dhibkaan keenay in iidoor dhul daarood laga celin la.yahay aduunyo waa taas
Odayaasha la leeyahay waa ergo Hawiye wax ka jira malaha. Odayaashii Dhaqanka ee Hawiye maaha kuwan Laascaano Majeerteenka geeyeen.
Farmaajo ayaa suubsaday Odayaashaan waana CBB Odayaashii Nabar iyo Naxdin.
ISAAQ waa yaqaanaan Odayaasha dhabta ah marka waxaa amar loo siiyey Reer Shiekh Isxaaq in Odayaashaan Fake ah hadii ay u yimaadaan in Madaxa ka guraan.
Fasax baad u qabtaan in Sidaad doontaan ka yeeshaan Odayaashan Farmaajo iyo Majeerteenka soo direen..
Gedo land
kkkkkkkkkk
Ninyahow afkaaga iyo uurkaa iswaaji haddaad nin raga tahay!
Shalay waxaa soo qortay adoo qoslaya reer Biciidyahay waxay soo direen laba Cabdi Bile duq ah oo dhex ku fariistay, ayagii ayaaba gurmad in loo diro noqotay, walle Dhabayo rag kaa dhiceen ayaad ku nasan..
Hadana waxaa tiri: Geesiyadii Daarood Cali Ibrahim aka Reer Biciyahan ayaa dagaalka dhayda ka lisay ciidankii Somaliland..kkkkkkkkkkk.
reerkii uga dagaal iyo dhiig badnaa Majeerteen aka Cumar Maxamud weli ma rag aruurus ayey ku maqan yihiin? kkkkkkkkkk
Adigu tiro kuma jirtid ee dagaalka kor ka fiirso, save distance.🤤
Hobyo godan
Haddaad qof muslim ah tahay, qof usoo qalab qaatay in u nasteexo ummad muslim walaalo ah oo xilli Ramadan isdilaya in ku baaqdo dila ergada nabadda u socota waa gunimo, laga shalaayi doono.
Naaro-afuuf ilaahay cadaabkiisa ayuu u balan qaaday! Subxaanalah!
Istaqfulah dheh oo sug in nabad keeni karaan, aniga u malayn maayo in nabad keeni karaan waayo rag iscajabiyey ayaa ishorfadhiya…
Allow kala qabooji, wuxuba waa wiil iyo abtigiis iyo tolkiis.
Mr bahal
Kkkkkkkkkkkii eesh calaa qaniimo 70 foosto ayey qeyb ahaan uheshay
Axmed najaad
Reer wacays iyo reer xaamud ayaaba shalay cuney iidoor
Land of Pun
Waxaad biloowdeen in Odayaal Fake ah aad ugu yeertaan Odayaasha Dhaqanka Hawiye ayadoo ay joogaan Odayaashii saxda ahaa ! Waxaad wadaan isku dhac Anaga iyo idinka Majeerteen ah hadaydaan ka waan toobin ka Kaluumaysiga Hawiye Dhexdiisa.
Maantay Waxaan Social Media ka daawaday mid Dhulbahante ah oo leh waan Gubaynaa Baabuurta Hawiye…. Aad baan usoo dhawaynayaa arinkaa. Dhulbahante ayaa maantay Hawiye laga hayaa walee waa Aduunyo gaduun Waase Lays baran waliba si fiican.
Wallee waa yaab qarnigaan aakhirusabaanka ah ayay soomaali isu dhaaranaysaa ayagoo 50 sano kabadan isa soo dilayay
Kenyaan iyo eithopian hadaan lawada sheegan waa la arkidoonaa horta yaaba soomaalinimo ubaahan
Habar walba waxay afka lataagaysaa anoo reer hebel
Bal maxaa harti iyo isaaq loo dhex ordaayaa
mideeda kale aaway odayaashii urur samaale
Sootan isaaq yiraahdeen idinma naqaane hanoo imaanina alla ceeb weynaa dad aan kula dhalan hadaad isku dhajiso
Waagaan yarayn waxaan oran jirnay mac sokor ayay kugu tahay ama jac kkkkkkk
Waxaa cadaatay in Soomaalida ama Dadka Af-Soomaaliga ku hadlo aysan heshiin Karin marka maxaa diidaya in lagu kala tago.
Yes, Waxaan taageersanahay in intii israaci karto ay Dawlad Dhisato maadaama Xiqdigii iyo Xaasidnimadii Soomaalida dhexdeeda ay kasii dartay.
Waa lagu kala tagayaa ……..
Land of punt
Reer biciidyahan waa dadka ugu qiimahaha badan majeerteen nabad iyo colaad intaba waa yaqaanaan
Waad xasuustaa dagaalkii celi iyo reer biciidyahan
Madaxweynihii puntland aun ge.cade muuse ayaa bbc wareysatay waxaa lawaydiiyay sababta uu ukala dhexgali waayay labada beelood
Gen.cade ciyaalka xaafada ayuu ahaa wuxuu ugu jawaabay wariyihii
Saaxiiboow reer mudug sida loo kala celiyo ma aqaan ee odayaal reer mudug ah ayaan udiraynaa kkkkkkk
Gedo land
Sxb marna waadna caydaa marna waa na amaantaa see wax u jiraan
Ugaas Gaafow
Xaamid iyo wacays goob ay soo galeen waa la garan jiray
Harakowgii maanta iyo shalay shacabkii Hargeysa waa ka yar nasteen.
Reer Buuhoodle waa ku mahadsan yihiin inay cunaqabatayntii ka qaadeen shacabka Hargeysa.
Intaan Irir samaale soo dhalan gabaygan habaarka ah waxaa reer koonfur kusoo mariyey nin isaaq ah waliba meel madaxda Somaliland xafled ku qabanayeen.
Ninkii beri ku dhaawacay
Haka hadhin balaayooy
Ku gadaan wareegoo
Firidhkana baadi-gooboo
Geeskaagii dheeraa
Ku garac balaayoy Xamar
Waad ku boorikaartee
Buuri aad ka shidatee
Hasoo noqon balaayow
Kol Banaadir qabo oo
Buulaxaawo gaadhoo
Beledweyne iyo Gedo
Gobolgobol u booqoo
Barkimadana Xamarweyn
Badhtankeeda dhigo oo
Hasoo noqon balaayooy
Haka bixin Bakaaraha
Boqolaal sanoo hadhay
Kaaraana baabi’i
Keli aad ku noqotide
Webiyada burqanayana
Beeraha ha diidaan
Barwaaqada ku taalana
Ku badel abaaraha
Boodhku haka qiiqee
Badahana kusoo jebi
Buurahana kusoo dumi balaayoy
Koonfur oo dhan wada gaadh
Buurdhuub ku joogsoo
Waa beliyo shaydaan dheh
Bay iyo Bakool ceel gaabta baabi’i
Baydhabana kaaraha
Ku kaxee balaayoy
Halkii curubta reer sheekh (Jaziira isaaqii lagu laayey)
Culima awdiinkii cabidiinta
Lagu diley ku ciyaar balaayoy
Ashahaada beenlaha
Afka qabo balaayoy
Axmed najaad
Waxaan umalaynayaa reer biciidyahan iyo reer diini inaad sifaacan utaqaan siday isku yihiin
umalayn maayo qof reer biciidyahan ah oo aan reer diini wax ugalin inuu jiro gaar ahaan reer dalal iyo reer siyaad iyo reer warsame
iyo xitaa reer diiniga kale ama beelaha kale ee sade sida celi iyo kuwo kale
Sxb waxna waa kaftan iyo wax iska dhicin
Waxna waa runta iyo in aad sheegto qofku wuxuu yahay
Reer biciidyahan sadex gobol ayay dagaan puntland kilinka shanaad iyo jubaland
Anigaan kula hadlaaya reer biciidyahan inta meel ay wax iiga yihiin halkaan kuma soo koobi karo dad magacoodana halkaan kuma soo qori karo hadaan soo
Qori lahaa inaan wax isku noqono ayaa macquul ah
Daaroodkii waxaa murug
Ku noqdey sadaxda Dowladood
ee XORTAA ee Irir Samale.
Haddana 18% oo Caasimad
Xaar xaaran waayey Tiro iyo Tayo
ahaan ilaa waqtigii laga DIDIYAY
Caasimadaha Irir Samale.
– Doqontu inaad Quudiso way rabtaa
inaad Xoolo beeshana way rabtaa
Gedo land
Waa runtaa reer bicidyahan iyo reer diini wax badan bay is dhaleen.
Aniga ayeeyday waa reer dalal ugaas.
Dabshid
Caasimadaha daaroodka bal ka waran
1. Jijiga
2. Garrisa
3. Garowe
4. Kismaayo
5. Bisaaso
Waa inta u waawayn.
Daarood dhul iyo magaalo looguma faani karee wax kale ma haysaa.
Dabshid.
Horta Irirkan ba’as ee Hargisa iyo Muqdisho horboodayaan maxaa laga faaiidaa?.
Djibuuti sii hadhay.
Waaa Ciise Waraabe oo 2000 Lorries oo alaabta ka gura Dikadaha Jibuuti laga siiyay,200 oo Gaadhi.Waa Reer Fjibuuti oo dhan ayaa laga %10
1800 oo Lorries waa Ethopiyan.Waxna kama iibsadaan Djibuuti.
Xataa 2bdaasi boqol waxaa siiysay Ethopiya dadka Reer Djibuuti.
Djibuuti Dikadaheeda iyo Trainka waxaa iskale Ethopiya.
Waxa intaasi dheer Reer Djibuuti waxba ma gaynkaraaan Ethopiya kkkkk
Ethopiya waxay doonto ayay keentaa Djibuuti waxay doontana way ka dhiifisaa.
Maxaa Reer Djibuuti gaajo ku laayay haday leeyihiin Dikado oo Ethopiya wax u dhoofinkaaan.
Wax badan io u baahan inaad ogaato ayaa jira.
Djibuuti waa meel uu Fransiisku u dhistay dantiisa oo ku daray danaha Ethopiya.
Walee Ciise waraabe meesha waa ka Guardien.
Waxa ka daran lacagta looga qaato Energy ga kkkk
Caadimad Irir Samaale kkkk
Dalmida
Ahmed Najaad
Dabshid waa qof raganimadisa siin wayday Hawiye waxaa ka ahay Abgaal ama Habargidir Cayr, ama Isaaq Habaryonis ama Habarawal.waa troll.
Bal caawa hanoo sheego caasumad Hawiye oo world city ah oo diyaarad caalami ka degto dhistay.
Xamar oo Somali wada dhisatay oo weliba dadkii lahaa dhown Mogadishu lawada yaqaan ahayn oo hadda maha Unukaa ku hayo…
Intaas magaalo qortay caawa world class hotell ku degin adoo kasoo degey diyaarad caalami ah.
1. Jijiga
2. Garrisa
3. Garowe
4. Kismaayo
5. Bosaaso.
6.Galkacyo
Ninkaan in caasumo ka hadlo ma ahayn, malaha Hawiye in wax dhisan karin in soo qorno ayuu rabaa.
🤭
Mr Bahsl
Borama maalinta Airport caalami hesho waa meesha aqoonta loo aadi doono, kana wanaan doonta magaaloyin badan maanta.
Hawshaas waa Samaroon galo.
Waxaa meelo badan hortaagan sparo sida Awdal.😶🌫️
Mr bahal
Jabouti waan arkay dhulku waana 130km boqolkiba lixdan cafar aa degan dadkuna waaba wax kayar 1 million Meesha samaron iyo isaaq ayaba ganacsiga leh .niman ciise baadiye ah oo ilko qoran kabo far iyo suul lagaliyo xidhan arkay
Dabshid
Ninyahow marar badan ayaan halkaan kaa taageeray
Land of punt midbuu kusaxan yahay boqol jeerna wuu kuwaydiiyay reer kaa tahay irir samaale unbaad kudhagan tahay
Wiil hiraab wuxuu yiri wacaysle ayaan ahay
Hobyo godan wuxuu yiri sacad reer hilowle ayaan ahay
Cadaado isagu magiciibu wata
Bal caawa waa Ramadan ee usheeg land of punt reer kaad abgaal katahay si uu kuula kaftamo
Hadii kale irir samaale haku meeraysan oo ha is bahdilin
Gedo land reer siyaad ugaas diini oo aan kadhashay oo walaahi ah waa Ramadan yaa rag igu haystaan laakiin ilaahay baa iidhaliyay igama badali karaan
Ahmed Najaad
Waxaan ku darin intaas magaalo, 30 sano ka hor xitaa koronto kama jirin iyo sida jaamacado. International airport ha joogtee…30 sano in dal lagu dhisi karo dalna lagu dumin karo ayaan ogaaday..run
Mr BaHal
Sxb
Caasimadaha XORTAA
ee Irir Samale, waxay ogolyahiin
in dadka Minority ku hoos noolaadan
ee degan Tuulooyinka kala hoos tago
Dalalkii kakala xoroobey
1. Italy
2. Britain iyo
3. France
lkn laga yeelimahayo
Dabo-qoodhinimo
Marbarnimo
Terrorism
iyo LABO GAAWEETO
– Doqontu inaad Quudiso way rabtaa
inaad Xoolo beeshana way rabtaa
Mr BaHal
Mid waan kugu raacsanahey
ilaa la xoreeyo Caasimadaha
Wali hoos jiifo Gumeystaha Madow
Sida
– Diri-dhabe
– Mooyaale iyo
– Wajeer
Qeybaa na bugto
Taas ayaa keentay
inaanan XUSIN CAASIMADO
aan XOR AHEYN oo
XANIIYAHA GUMEYSTAHA MADOW
HOOS JIIFO.
– Insha Allah
One day they will be free
* Nina Calankaa u muuqdo
Nina Luf Lufkaa u muuqdo
Ninka yiri:
Italy
Britain
France,
Miyaa calan umuuqdaa mise lufluf gumaysi ayaa u muuwdo.
Dalkaan raggii difaaci jiray SYL iyo Darawiish ayaa weli halgamaya.
Addoontiii isticmaarka waxba la waydiinmaayo.🤐
Dhashii Darawiish iyo dhashii SYL Somalia waa iskugu mid, gaalbaa nakala qaybiyey yeelimayno.
One day waan hubaa in Jigjiga, Gaarisa iyo Wajeer kasoo hoyan hororka iyo waraabaha.
Daanyeerta beeso doonka ah oo gaalka hoos fadhiya warkooda meel dheer ama dhago furan kuma dhacayaan.
Ma Dhulbahante awooyashood u dhinteen dagaal Engriis ayaa yeelin..Warka Harheysa yaal.
Isaaqa wadaniga ah laftiisa ayaa kasoo qayb gelin dagaalka midnimada Somalia.
Mooryaanta sida Dabshid ku dambaabimaayo ramadaanka in cadow Somali kala qaybintooda ka shaqeeya yihiin..waanan ka adkaandoonaa..daanyeertaas.😄
Vivo Somalia ✌️