|

Dagaalka ka socda gobolka Sool oo saacado badan qaatay iyo Wararkii u danbeeyay

Laascaanood ( Kalshaale ) 5 Saacadood xidhiidh ah dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamada deegaanka iyo Somaliland ayaa ka socda jihooyinka bariga iyo Galbeedka magaalada Laascaanood.


Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dhanka furinta Galbeedka ciidanka deegaanka ayaa gacanta ku dhigay aaga loo yaqaano Dhuyuc-xuushe oo ah marin muhiim u ah cida gacanta ku haysa xerada Goojacade, inkasta oo aysan Somaliland ka hadlin.


Madaafiicda culus oo laga soo ganayo goobo ka fog goobaha dagaalka, ayay Somaliland bilowday in ay ku garaacdo magaalada iyo agagaarka barriga oo dagaal culus ka socda, iyadoo xoogeda dhan iskugu geynaysay sidii ay u qabsan lahayd buuraleyda muhiimka ah, oo ay qaarkood markale sii lumisay maanta.
Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka hogaaminayso Xukuumadda Puntland, xili ay uu horey Siciid Deni u diiday qeyb kanoqoshada dagaalkan.


Dhinaca kale War kasoo baxay Hogaanka SSC-Khatumo ayaa looga hadlay dagaalka cusub ee bilowday.


“Malayshiyada maamulka Hargeysa ayaa weerar ka soo qaaday laba aag oo kala ah dhinaca Bari iyo dhinaca Galbeedka ee duleedka magaalada Laascaanood, xoogagga xaq u dirirka ee deegaanku waxa ay hadda dagaal kula jiraan malayshiyada weerarka soo qaadday.


Ciidammada xaq u dirirku waxa ay markasta heegan u yihiin sidii ay weerarrada malayshiyada maamulka Hargeysa uga difaaci lahaayeen deegaankooda, wayna wadayaan is difaacidda ilaa ay deegaanka SSC-Khaatumo ka baxayaan.


Beesha Caalamka iyo bulshada Soomaaliyeed waxa aanu u sheegaynnaa in maamulka Hargeysa weerarka markasta soo qaado, ayna deegaanka khatar ku yihiin iyo xasiloonida mandaqadda iyo tan geeska Afrika.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64836

Posted by on Mar 26 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Dagaalka ka socda gobolka Sool oo saacado badan qaatay iyo Wararkii u danbeeyay”

  1. Dabshid waa Daahir Calasoow! Ilaa iyo maanta qof waxa la la’yahay yiraahda ilma adeer ayaan nahay ama walaalo Daahir Calasoow! Aaway aabihii, adeeradiis, walaaladiis, qoyska uu ka dhashay! Was qofkii ugu horeeyay oo reer Mudug ah oo aan qaraabadiisa la arag! Nin awoowgiis Calasoow la dhaho oo Sacad ah ma jiro, qof dhalinyaro ah wuu la bixi karaa! Somali hal albaab oo free ah ayaa jira oo qof kasta ka soo geli karo= Qabiil hadaad iska sheegato!

  2. Hawiye iyo Somalidda kalle waa in eey ogaataa in sheekadda kasocotta Laascaanood eey been tahay, oo wax dagaal ah oo kasocda jirrin.

    Arrinkaan Laascaanood waa mid eey argagixissada alshabaab oo kaashaneeysa Isaaqa eey rabbaan, in dowlada dhexe iyo Hawiye ka mashquuliyaan in eey argagixissada alshabaab xaaqaan oo baabi’yaan. Waxaa si aan hubanti la’aan ah Isaaqa iyo argagixissada alshabaab, ku taageersaan arrinkaan lagu mashquulinaya dowladda dhexe iyo Hawiye waa Dhulbahante iyo Daarood.

    Siddaas owgeed, Isaaqa, Daaroodka iyo argagixissada alshabaab waxeey heshiis ku yahiin in Hawiye uusan naffisin, oo uu Hawiye noolaan, waxeey kaloo heshiis ku yahiin in dowladd dhexe oo Somaliya oo xoogan kassoo bixin Mogadishu. Daaroodka waa eey ugga baxaan Isaaqu heshiiska marka uu nin Daarood ah madaxweeyne noqda. Marka uu nin Hawiye madaxweeyne noqdanna, heshiiska ayeey kulla soo noqdaan Isaaqa, daanyeernimo darteedna, isaaqa oo rabba Somaliya oo wadda burburta waa uu ka yeellaa Daaroodka heshiiskaas munaafaqnimadda ah.

    Yaa meesha ku dulman, oo ku qassaaray? Waa Hawiye waxa dulman oo doqommada ah.

    Waa in Hawiye iyo dowladsa dhexe, eey meel saaraan argagixissada alshabaab oo laga saaro Ceelbuur iyo Galbeedka Hiiraan. Kabacdi, waxaa soo baxaya, in Isaaqu iyo Daaroodkabba eeysan dib dambe u lug gooyn Hawiye iyo Somalia.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  3. Cadaado
    Xaaji sxb dagaalka laaska waa dhibkale umada somalida marka laisdhaho alshabaab meel kale ayaa lugooyo laga bilaabayaa

  4. Gaafow, waa runtaa oo Somalidda marka ee hal dabbin fahmaan, ayaa dabbino kalle oo loo soo diyaariyay ku immaadaan.

    Arrinkaan madaxweeyne Hassan Shiiq iyo ra’iisalwasaare Hamza waa fahamsan yahiin, laakiin average nigger ee Hawiye iyo Daarood ma fahamsanna. Isaaqu iyaggu waaba idiots oo eey tahay in aan soo qabqbanno, haddii eey rabbaan ha dhahaan Eritrea amabba USA ayaan ka mid nahay. Waa dad stupid ah oo xun, ka xun Hawiye iyo Daarood kuwooda uggu xun.
    Dalmida
    God bless Somalia

    • Markhaati waxaan ka ahayn in Isaaqu ay yihiin Idiots kun jeer ka xun Hawiyaha iyo Daaroodkaba.
      Waar Cadaado maanta waa markii iigu horraysay oo aan daayernimadaadii kugu taageeray.

    • Markhaati waxaan ka ahay in Isaaqu ay yihiin Idiots oo ay kun jeer ka xun yihiin Hawiyaha iyo Daaroodkaba.

      War Cadaado maanta waa markii iigu horraysay oo aan daayernimadaadii kugu taageeray.
      Intaa way iga gadantay sxb. Halkaa ka haay sxb Xaaji Saleebaan.

      Isaaqu waa wada paranoid!

  5. Goldogob,
    Macallinkii qur’aanka karrimka i barray ayaa ahaa Leelkase, I don’t know in uu Goldogob kasoo jeeday which I learned later on where his people were from. Illaahaow u naxariiso macalijkeeygii qur’aanka i barray, igga dhigay qofka aan ahay, ajir baddan Allow kasii sidda wannaagsan oo uu anniga iyo dad baddan u soo barbaariyay!

    Midda daanyeernimadda, ninyahow Hawiye, Daarood iyo Isaaq baddan oo daanyeero ah ayaa jirra. Kuwaan Eelaayda iyagu waaba in loo sheegaa, af maay maay qof yaqaan malahan so, ku hadla af Somalia fahmaan. Waana kasii daanyeersan yahiin dhamaan Somalidda kalle waanna sababta eey argagixissada alshabaab ugga buuxaan Eelaayda sababtoo ah wax diin Islaam ah ma yaqaanaan oo waa kuwa uggu daanyeersan Somalia.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  6. Cadaado, ilaahay sxb adigana ha ku dhawro. Macalinkaa quraanka ku barayna ha u naxariisto.
    Reerahaan inay wada dhimir daanyeerro ah yihiin way muuqataa.
    Laakiin in Iidoor ugu sii daanyeersan yihiin waa hadal xaqiiqo ah sxb.
    Kuwan Eelayda iyaga xataa waxaa si “indirect” ah u isticmaala Isaaqa, oo argagixisada ku bixiya lacag farabadan si aan koonfurtu u degin (including Puntland) isaaquna waxay sidaa u samaynayaan inay beesha caalamka u sheegaan inaan Soomaaliya iyaga ma ahane waxa kale nabadba ahayn, oo aysan soomaaliyada kale nabad diyaar u ahayn.

    Halkaas ayey ictiraaf ka raadinayaan.

Leave a Reply to Galdogob

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented