Laascaanood: Dagaalka u dhexeeya ciidamada SSC iyo Somaliland oo Saaka dib u qarxay
Laascaanod ( Kalshaale ) Dagaal xoogan ayaa ka socda jiidaha bari iyo galbeed ee magaalada Laascaanood kadib weerar ay soo qaadeen ciidanka Somaliland kaasi oo ku bilaabmay hubka culus.
Dhanka maraaga iyo taangiga biyaha ayaa dagaalku ku xoogan yahay, ciidanka lugta SSC ayaa hore ugu ruqaansaday fadhiisimada Somaliland ee aaga Maraaga iyo Goojacade.
Ciidanka Somaliland ayaa ka baxay dhufaysyadii Goojacade ka sokeeyey roobabka da,ay awgeed kuwaasi oo hada ku sugan goobo banaan.
Dagaalka dhexmaraya ciidamada lugtu ayaa ka dhashay madaafiic ay ilaa saaka isku ridayeen Ciidamada xaq u dirirka SSC iyo Kuwa Somaliland duulaanka ah, Khasaare ayaa ka dhashay, sida ay xaqiijinayaan goobjoogayaal.
dagaalka ayaa kusoo aadaya iyadoo la filayo inay maanta, Laascaanood tagaan wafdi Isimo dhaqan ah oo ka yimi Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo ay dawladda faderaalka taageerayso, waxayna ka dib kulamada Laascaanood u gudbi doonaan Hargeysa oo ay kula kulmayaan madaxda maamulka Somaliland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64830
Allow Hartiga iyo isaaqa kala qabooji.
Marka wiilal badan dhintaa ayey la heshiin.
Muuse Handaraab wuxuu moodaa in 1990 la joogo oo xoog u isticmaali karo in amrkiisa socdo.
Taas hortiis jiraba waa. Waxay ugu badisaa in ciidankiisa kala baxo Sool inta dadaalka isku bedelin major war.
Galkacyan qabsanaynaa waxay kusoo kobantay gojacade.
Taasoo cayaalka xaafada iyo xoogay maleeshiyo putlayn
Ahi kula dirirayaan! aaway jamuriyadii barakaysnayd!!
30 sano beentii lawaday caruurtii ku dhalataa kashiftay.
Runtii Maryoolay waa ku qasaare noloshu.
Gaajada ka jirta Somaliya ayaan daawaday ayaan dhawayd.U N H C R Dumentary.Ina Cabdishakuur ayaa qzyb ka.Meelaha la barayo,hooyada diihaalsan,Wiilka yar ee tiicaya,darxumada dhulka iyo dadka ka muuqata waa ku marina dilaacay.
Waxaba ka sii daraa dadkaasi noo aas ah – gasjada iyo haraadka waxaa u dheeraa colaad.In meeshasi colaada ka jirto waan fahmay.
Dagaalkan Laaska waa in loo helaa xal.
Somali oo dhan waa inay caawiyaan dhuloos:
Dhaqaale,hub iyo dadba ha lagu caawiyo.
Waa gardaro qaawan oo Mr Geele dabada ka rixayo.
Dalmida
Mr BaHal
Sxb
Daarood oo dhan ayaa
ku jiro dagaalkaan oo
Isugu geeyay waxay hayeen
Kibis iyo qori.
Hadday dhaafi waayeen
BABACA BUURTA see
Somaliland looga saari
Xeryaha ciidamada.
Sidoo kale dagaal wuxuu
Rabaa HANTI lagu
– iibiyo shidaal
– iibiyo rasaas
– iibiyo raashin
– iibiyo Daawo
Intaasba Daarood
Ma awoodo marka
Maxaad ka waddaa
Halagu taageero hub
Iyo hanti.
Kkkkk
Ismail Cumar Geele
Laa wado
Horta Geele muxuu
Kala dagaali degmo yar
Oo 150 kun qof ku noolyahiin
Maxaa yaalo Laascaanood
Oo aan laheyn wax loogu xisho
Dagaalkeeda
Bal ii sheega wuxuu
Geele ka helahayo
WAA UUN MAAD NAGA
CELISID Muuse
Dabshid waa Daahir Calasoow! Weligeey ma arkin qof Soomaali ah oo saas u fekera! Sacad awoowgiis la yiraahdo Calasoow ma jiro! Aaway qaraabadiisii! Waa ninkii ugu horeeyay ee reer Mudug ah ee aan qaraabo uu leeyahy aan la arkin!
Mr BaHaL
Deegaankaad ku nooshahay kama fakan kartid
Qaabka iyo dhaqamada looga nool yahay
Ninka Masayrland wax ka dhexeeyaan oo caqli xumo
Aabaheed ahi, in iska dhacsho mooyee xal kale malahan.
Dabshid
Aniga Djibuutibaan ka imid.
Waxa ka socda waan ogahay.17 iyo 18 markaan jiray ayaan ogaa – iskabadaa maanta e .
Dhaqaalaha Djibuuti meesha uu maro aan kuu sheego.
Hub iyo dhaqaale waxay ay Djibuuti leedahay wuxuu galaa Beesha Isaaq.Jilib kasta waxaa loo maal galay si gaara ah,waxaaba ugu badan Habar Awal.
45 sano oo Djibuuti jirto waxani way socdeen e hadda ayay Maryoolay ku tooseeen…
Xataa mashiinada dabka dhaliya ee Hargisa waxaa laga keeenay Djibuuti.
Midda kale
Ha ku qoslin ama ha ku digan dad degasnkooda ku waatay nabad ay ku seexdaan..
Waaar hooy u fiisada sida Allaah wax inoogu sheegay.
Iyo xataa sida aduunka looga noolyahay.
Allaha soo hadeeyo Maryoolay.
Dalmida
Mr BaHal
Dhaqaalaha iyo Qalab ayay
DJOUTI siisaa Somaliland
Iyo DJOUTI ayaa ku jirto dagaalka
Laascaanood WAA KALA LABO
ee hadalka qeex Caddee
Ma waxaad leedahay dhaqaalo
Iyo ganacsi ayaa ka dhaxeeyo
Dowladaha Somaliland iyo DJOUTI
Mise
Ciidamafa DJouti ayaa ku jirto
Dagaalka 3 bilood ka socdo
BABACA BUURTA Laascaanood
Korkeeda?
Jawaab qeexan
Illahay hakala qabojiyo waa dad islaam ah.
@Dabshid kkk Daarood baa isugu tagay.Adigaan kucweydiinayaaye kan jooga Jubaland ama Galmudug masoo gaaraa horta Laascaanood?
Hantidaan aad ku faanto ma hanti shaqsiyaad leeyahay baa mise mid Hawiye ka dhaxeeyo waaye?
Hawiye hanti ka dhaxayso ma jirto,shaqsina dagaal wuu og yahay in aannu lagu faaiideyn waliba marka uu qabiil yahay iyo dulmiga Isaaq wadaan.
Daarood iska daaye Wagardhac oo jilib hoose oo Mareexaan ah ayaa Sacad iyo Saleebaan ku khasbay in ay nabad ku wada noolaadaan aaway dhaqaalaha aad sheegayso marka?
Abtiyow goirmaad baadiye ka timid?dadkaan kaa xoolo badan marka baadiye laga hadlaayo magaalana adogu Muqdisho kaliya ayaa ku buraanburtaa oo hanti Somaliyeed taallo bal meel kale sheeg?Inta kale sow ma ahan dhulkaan kasoo shaqeeyay,ganacsaday?
Faankii MJ baad waddaa armaad Sacad tahay ood kasoo amaahatay caqliga kkkkk waa Daahir Calasowna waan maqlaaye?
Dabshid
Kkkkkkkkk
Daarood wuxuu Xoog iyo tabar hayey wuxuu is kugu keenay Laascaano hase Yeeshee meel ay qabsadaan iska daayee ayagii baa sidii Arigii hadba koox lasoo Qabtaa ( Prisoners Of War ) kadibna Xabsiga wayn ee Burco loo dhaadhiciyaa Ayagoo aad ka naxaysid foolxumada ka muuqata iyo rafaadka. Maalmo Kadib Ayaad hadana arki kuwii Maxaabiista ahaa oo Dhar fiican loo galiyey oo Qoslaya….
Walee Somaliland waa Dawlad ee iska daa..!🤣🤣
Huwantii Daarood ee meesha ku tagtay Yaa Daarood ahaay markii ay waayeen Waxay cunaan ayay isbaaro dhigteen Buuhoodle ayagoo halkaa ku Bililiqaystay Baabuurtii Hawiye ee siday Yaanyo, Moos, Canbe, Basal, Baradho etc !
Waligiin ma maqasheen Qabiil Soomaaliyeed oo Yaanyo dhacay ?🤣🤣🤣
Dhulbahante iyo Huwantii Daarood waxay noqdeen Kuwii ugu horeeyey ee Moos iyo Yaanyo dhacay…Kkkkkkk
Shalay hadaad maqli jirtay Buskut baa Majeerteen isku laayey maantay Xargaha Bay goosatay Yaanyo iyo Moos bay maraysaa ….!
Hadaan loo Dad Qalatoobin siduu Daarood Bari ahaa …!!
Dabshid
Anuu kuma odhan Ciidanka Djibuuti ayaa ku jira dagaalka.Kaasi ciddaad ka maqashay u raac.
Anuu waxan sheegi in maamulka Djibuuti ku jiro dagaal oo hub,talo iyo dhaqaale ahaan ugu jiro.Horena wuu ugu jiray,maantana wuu ku jiraa.
In ciidan ahaan ku jiraan,waa wax dhicikara,laakiin xogtaaso ma hayo.
Isku soo wada duub oo kama guulaysan doonaan dadka degaanka ee dhimashada u soo diyaar garoobay.
Dagaalkana ugu yeedha cibaadaysi.
Dalmida
Somalijecel
Kkkk
Wagardhac ayaa
NABAD KU QASBAY
SACAD IYO SALEEMAAN
(Bah Maka’iil)
Waxay ku dhicikarta
Labo arimood
1. Inay yihiin Mas dooxataa
Oo caruurtii jidka u galey
In ay yihiin SHUFTO
ganacsigii Kilinka iyo Mudug
Dhexda u galey
Lkn
Wagardhac waa jufo yar
Oo aan xitaa AYAANLE SACAD OO
REER Magaal ah aan
NABAD KU QASBI KARIN
Faankii reer Abtiga Cabsiiye
lee waddaa
Dabshid
Somalijecel waa Qof Dumar ah waana Habar Wayn oo gaanjibad Suxula Baruur ah Yeysan kuu dhuuman.
Waagii Farmaajo meesha joogay ayada iyo midka Kalsame la baxay waxay oran jireen Gacan Bir ah ayaan idinku qabanaynaa hadana Miskiin aa la iska dhigaa ..!
Nin baa hada Kahor asagoo meel marayo ayaa Eey Wac Wac ku yiri dhowr mar Markii dambe ayuu Ninkii Eeygii ku yiri : — Eeyoow Ani waa ku aqaan ee Nin aan Ku aqoon Wac Wac ku dheh ..!
Hada Somalijecel ani ma ii dhuumanaysid …
Dabshid
Hadda ma waxaad naga dhaadhicin rabtaa in mareexaan iyo ogaadeen iyo leelkase iyo awrtabe ay laascaano joogaan inta garbaahay iyo gaarissa iyo jijiga ka yimaadeen.
Nin aan xishoonayn been waxba lama aha.
Daarood ka wayn wax dagaal mideeya
Walaahi harti baan u dhammayn.
Beelo badan baa wali harti maqan.
Djibouti maxay caawin kartaa dalka dhan oo Djibouti lagu leeyahay xitaa marka Canfarta nus ah lagu daro waa 790 kun qof dalka dhan..
Waxaa ka badan dadka Hargeysa keliya ku nool ama Bosaso dal dhan.
Djibouti may aqoonsato Somaliland inta hub haysan laga hadlayo…..kkkkkkk
Qanda iyo Djibouti ayaa isku qalma marka laga reebo ciidamada hadda soo degey oo saldhigyo ka samaystay run.
Djibouti ma cidbaa naf ha raadinaysa oo Somali u kala eexan..
Irirkii futo Biciid xitaa waa dhaafay…kkķkk
Muxuu Ciise ilko qorane ka qaadi karaa Sool?
War hana dambaajina.
Qanda= Qandala, red Sea old city..1000 years old city..
Google Qandala today,!!
Hobyo Godan, maxaa darreemooysaa, halkee ku xanuuneeysa 😆 🤣
Anniga iyo Daaroodka meeshaan soo galla waxaan ku dhaaran karnaa in aad Isaaq tahay, amabba cid kalle aad ahaan jirtay before aaddan kusoo dhex dhuuman Sacad, ee ninyahow go ahead, oo magaca soo baddalo kkkkkk daanyeer.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Land of punt,
Addiga meter kii beenta ahaa miyaa wallinwaddataa, war ninyahow just chill out, ok!
And please don’t tell us maryooleey qabiil ha iska dhaafto, si aad addinka kalliya uggu dhaqantaan. Daanyeero.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Cadaado
Waa runtay, Djibouti macal Canfartooda 790 000 population, dal dhan oo Hargeysa keliya ka weyntahay oo xitaa ciidan military ah lahayn oo xitaa Somaliland maalin qabsan karto.
Djibouti weligood waxaa difaac u ahaa Somalia waagii dal ahayn oo Faransiis ku qasbay Cali Caaruf iyo Canfar in minority tahay.
Saas Ciise loogu dhiibay Xasan Guuleed Abtidoon.
Ciise ha noolaadeen laakiin Somalia aqli, aqoon iyo ciidan midna kuma kodhin karaan..Tuulooyinkooda nabadda ah shir waa ugu qaban karaan sidii Garoowe samaysay laakiin dal, ciidan iyo dad xitaa aqli leh kaama xigaan Djibouti..
Somaliland dal iyo dadba waa kaa jiraa, waxkasta oo la iskuhaystaba Somali ahaan.
Somali af Faransiis u yahay luuqadda koowaad miyaan wax waydiin…no!
Ninbaa igu yiri: Djibouti waa hiil walaal, ma nimanka Hiiraan usoo diray 150 askari oo xitaa Maxaas xoreynawaayey,.
Hadana haysto dictator Geele si xukunka usii joogo.
Somalia iyo siyaasadeeda ama colaadaha ka jira ku mashquuliyo Djibouti mucaaradka, si Ciisaha iyo Canfarta xanaagsan uga seexdaan.. kkkkkkkk
Daanyeer Geele 21 sano hadda jooga xukunka sidii Maxamed Siyaad dadkii waa naceen…Hadduu Laascanood xukunka ku kororso ka gashay taas waaba waali.
Hubka iyo ragga Geele haysto muxuu yahay? Hadduu run sheegayo muxuu Dubai u cayray markii dhaheen waxaan dhisaynaa dekedda Berbera.
Geele, he is not friend of Somaliland..beleive me.
In colaad geliyo keliya ayuu rabaa Somaliland oo khatarta dekedda Berbera ku hayso Dekedda Doorale soo afjaranto. run