|

Cosoble oo ka digay halis kasoo wajahan Imaaraadka “Farmaajo waa loo xiisi doonaa”

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble ayaa ka digay Halista kasoo wajahan Imaaraadka Carabta,   Wuxuuna tilmaamay in Xukuumaddii madaxwayne Farmaajo loo dar-san doono. “ Indhaha aan arko Farmaajaa fiicnaa waa la dhihi “ Ayuu yidhi.

“Farmaajow xaal qaado, ciidan Soomaali ah ayaad diyaarineysay ee ma aadan dooneyn inaad calooshood u shaqeysteyaal dalka keento.

Somali heshiis ah dunidana heshiis la ah waxey aheyd cirbad sun ah oo dadka lagu seexinaayo. Haddey run tahay calooshood u shaqeysteyaal looma soo kaxeysteen shacabka Soomaaliyeed, hantidii dalkana dano gaar ah laguma bixiyeen. Allow bil Ramadan ayaa lagu jiraa ee naga badbaadi sharta uu soo wado.

Waajib ayey igu tahay inaan dadkeyga la wadaago markaan xaqiiqsado sirta daahsoon. “ Ayuu yidhi Madaxwaynihii hore ee maamulka Hirshabeelle.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Kismaayo ka dejisay gadiid dagaal,   Waxaana imaaraadku qorsheynayaa in saldhig ciidan ay ka furtaan Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland, waxaana saldhigaas lagu tababari doonaa qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya oo ka amar qaada doona Imaaraadka.

Dowladdaan uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saaxiib dhow ka dhigatay Imaaraadka oo dowladdii Farmaajo ay aad isaga fogeysay, waxayna hadda dowladaasi saameyn deg deg ah ku yeelatay tababarrada ciidamada Soomaaliya.

Dhawaan madaxweyne Xasan  oo ciidan ku biiraya xoogga dalka tababar ugu soo xiray Uganda ayaa aad ugu mahad celiyey dowladda Imaaraadka Carabta oo sida uu sheegay bixineysa tasiilaadka tababarka ciidanka Soomaaliyeed ee ku sugan Uganda.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64823

Posted by on Mar 25 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

74 Comments for “Cosoble oo ka digay halis kasoo wajahan Imaaraadka “Farmaajo waa loo xiisi doonaa””

  1. Ma hadduu miyirsaday oo kala bartay farmaajo iyo garguurye noocay kala yihiin.
    Aar farmaaja iigeeya 6 sano kaddib.

  2. Somalidu waa dad shar ka samaysan.
    Haddii ay jirto in saldhig laga siinayo imaaraatka Jubaland ciidankaasina uu hoos tagayo Imaarate sax ma ahan talaabadaas,waxaase loo baahan yahay in aysan noqonin beentii qaar NN.
    Ka muwaadin ahaan ciidan dalkale oo aan wasaarada gaashaandhiga ka amar qaadanayn sax ma ahan in la keeno dalka,waxaa ii muuqda sawir la mid ah kan Yemen oo iska daa in ay nabad ka dhacdee qaybo ka mid ah ay Imaarate qaateen sida Suqatra.
    Hubka la keenay waa 45 gaari cabdi bile ah,waxba ma soo kordhinaayaan sababtoo ah hadda meeqaa dalka taalo?Waa la xadayaa,la gadanayaa,la burburinayaa wax weyn mahan.
    HALA CADDDEEYO IN EMARATE SALDHIG IYO CIIDAN UGAAR AH KU SAMAYSANAYO SOMALIYA?
    Haddii la caddeeyo waan mucaaradayaa talaabadaas.Haddiise ay la mid yihiin ciidanka Ugandha iyo meelo kale lagusoo tababaray ama laga keenay shiddo ma jirto.

  3. Somalijecel
    Kkk
    Ma waxaad leedahay
    Beentii nalagu jeebsiibay
    Yaan lagu jeebsiibin
    Mulkiileyaasha Somalia.

    Cosoble waa nin rabo
    in lagu celiyo Hirshabeele
    – Kabo-qaad Kuukuuyo
    Faarax Macallin waa in
    Rabo in Gabadhiisa laga
    shaqaalisiiyo Canshuurta Hawiye

    – Lkn
    Emaarat,Turkey,Chine
    iyo Kenya
    Waxaa naga dhaxeeyo
    Ganacsi iyo iskaashi military

    – Dalka iyo Dadku waa
    Greater Banaadir iyo Greater Jubba

    • Dabshid waa Daahir Calasoow! Anigoo marmar fiiriya Waagacusub website mudo toban sano ka badan laga joogo ayuu maalin soo qoray Xaaska Siilaanyo waxay saaxiib hoose la tahy Muuse Biixi oo way iska zineystaan! Walaahi, waxaan idhi ninkani Somalida colaad aan caadi ahyn ayuu u hayaa, ama diin ma leh, ama aabe la’aan buu kusoo koray, qof Sacad ah oo kuu sheegi kara qolada uu yahy iyo ilma adeeradiis ma jiraan! Xaaska Siilaanyo markaas waa ayeeyo! Allah baan idinku dhaarshee nin islaan Soomaaliyeed oo da’ ah Zino ku sheegayaa ma Islaam baa! Qolyo markaas la jibeysnaa SSC, ayuu dhex boodayay oo ka heli jirey Marku waxka sheego maamulka Somaliland iyo Dahabshiil! War waa nalagu dhex jiraa ee hala is ilaaliyo!

  4. Iimaankiibaa farmaajo ka raacey

    Milkiile xssan baa kadaxweyje ah hadda haleys fhimac taago

    Salidu kolba koi madax noqda haddayna la shaqeyn cadaw baa jalis loo yahay Allaah impoma gscan geliyee.

    Si fog oo wadanimimo iyo walaalnimo wax haloo eego.

    Ramadaan kareem

  5. UAE 🇦🇪 Kuso Dhawaada Dalkuina 2Aad
    Alla Kuwa Dhabayaco e Halkaan Ka Qeeyl
    Qeeylinaya Afkooda iyo Futadooda Ayaa
    Isu Daliila imaaraat Waxa Ay Waligood
    Joogeen o Waliba Dekadi Lagu Dhisey
    Canshuurti Somaaliyeed Ka ibsadeen
    O Ciidan Aan Ka Amar Qaadanin Dawlada
    Dhexe Lo Tababarey o awaliba Mushaarka
    Imaaraat Siyaan
    Waxa Kale O Dhabayaco La Jooga
    Yahuud Ciidanka u atababarta o Kheeyraadka
    Gurara o Waxa Ay Rabaan Ka Sameeysta
    Dhabayaco Waa Ka Maseeyr Santahey
    Baabuurta Lo Keeney Jubbalsnd e Qeeyladu
    Kama Ahan Wadaniyad
    🇦🇪 UAE So Dhawaada

  6. Ex Hirshabeele President Jaale Cosoble waa Nin iska hadlay wax macna ahna Suubin maayo warka uu halkaan ku soo xarxariiqay !

    Emaaraadka UAE inta inoo qabatay oo wanaag ah Wadan noo qabtay waxaa ka jira Turkiga kaliya marka Emaaraadka waa Walaal dhab ah waana ku Mahadsan yihiin Hawlaha Wanaagsan ee ay ka wadaan Somalia 🇸🇴. Haday ahaan lahayd Gargaarka Baniaadnimada iyo haday ahaan lahayd Dhanka taakulaynta tababarada Ciidamada Xooga Dalka Somalia.

    Ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Wadanka Dibadiisa qarashaadka ku Baxa iyo Qalabayntooda ayaga ayaa dhiiba.

    Emaaraadka waa meesha ay Hantida Somalia aka Hantida Hawiye taalo.

    Waqtigii huuhaada Beenta ah Dadka loo sheegi jiray waa dhamaatay sidaa calaa adligeed Jaale Cosobloow Sidaan wax laguma helo ee Shaqo tag.

  7. @Dabshid abti dhibka idin haystaa waa in had iyo goor si xun wax u eegtaan.Kaalay Gobolada dhexe goormaa ka timid.
    Waan kuu sheegay dawalad kastaa wixii positive ah waan ku taageerayaa wixii negative kuma taageeraayo.
    NN Run iyo been wey lahaayeen runtodaa ila badnaynd.
    Idinku qabiil aan caqli ku salaysnayn ayaa wax ku taageetaan ama ku mucaaradaan taasna ankee diiniyan sax ma ahan.
    Kkk Emarate ayaa Somaliya kartoono buskud ah keenay kkk
    Lacagta Somalida haday taallo yaa faaiido ku qaba?
    Illaa hadda ma hayno wax la taaban karo oo ka muwaadin ahaan aan iraahdo waa mahadsan yihiin.
    Dabshid iskaashigu xad buu leeyahay yay kaa hoos bixin.Daarood dalkuu kula leeyahay, Emarate kulama lahan.
    Walaahi qabiilkan Somali diinta ka dhigatay wuxuu keeni doonaa masiibo adduun tan ugu weyn.

  8. Haddaad damacdo dameer inaad faras ka dhigto waad ku daalaysaa rabbi og.

  9. Dabshid
    Imaam reerka aqoonsiga hakala noqonina hada unbey mulkilayayaasha greater banadir is fahmeen

  10. Waxaa maanta la ii sheegay in shabaab saaka weerar ba’an ku qaaday Ruun-nirgood.
    Awal baan horay u sheegay in aan qaabkaas looga adkaan karin shabaab.
    Ciidan qaran in la dhiso baa lagu soo afjari karaa.
    Shabaab qabiil maaha, sidaa darteed qabiil kama adkaan karo.

  11. Somalijecel
    Saldhigii emaratka ee bari. Waxaa looxiyey kismaayo ,waa intaas uun

  12. Wiilkaas askariga ah wuxuu ahaa beesha reer bicidyahan majeerteen Allah ha u naxariisto.
    Saaka ayuu ku dhintay dagaal shabaab ku soo qaadeen ruun nirgood.

    Haddii dawladdii qabiil noqotay ma garanayo sabab aan ugu dhimanaa shabeelaha dhexe oo askar uga ahaano.

  13. Wiilkaas askariga ah wuxuu ahaa beesha reer bicidyahan majeerteen Allah ha u naxariisto.
    Saaka ayuu ku dhintay dagaal shabaab ku soo qaadeen ruun nirgood.

    https://fb.watch/juA9KBS5oT/

    Haddii dawladdii qabiil noqotay ma garanayo sabab aan ugu dhimanaa shabeelaha dhexe oo askar uga ahaano.

  14. Kkkkkk walee xamse reerkii cagdheer wuu usoobaxay waa kaas tiknikadi ugu badneyd ee maamul qaato lasiiyey maamulkan Sade absame horaa loosoconayaa

  15. Sorry
    Wakaas linkiga asagoo gabay tirinaya
    Allah ha u raxmado

    https://fb.watch/juA9KBS5oT/

  16. Maryoley joojiya dagaalka maalaa yacniga ah, dhista dalkiina oo nabad kuwada noolaada, ninka nabadda diida marka dadkiisa dhamaado ayuu nabadda qaadan..run
    Hore haloo socdo.

    Wa bilaahi towfiiq

  17. Puntland waa duushay allow nabad kusoo deji. Somalia will never be the same.
    Great Xaafuun oo la jaanqaaday adduunka, waxay noqon xarunta ugu weyn oo Marakiibta u socda Zewys Kanal ku nastaan..biyo la’aan ayaa haysau

    https://www.youtube.com/watch?v=p4b_ucTEnQs

    Vivo Dhul-Udug.

    Ramadaam Mubarak

  18. Dawlada Hassan Shiekh waa ay Duushay cidna loo istaagin maayo ….. Habar baa Darooryeysa Oday baa dareen galay maxaa iiga gadhiish ah ..!!

    Train is rolling and keeps on……. Keep On Rolling !

    Xurmad leh Xassan Shiekh wuxuu yiri Batroolka waa lasoo saari sidoo kale Malaayga Bada waa lasoo saari loona joojin maayo Ciilanayaasha afka ka nool ee Dawlad ku nool ka ah.

    Khaaqlayaasha meelahooda ha qayl qayliyaan.

  19. @Gaafow ma maamul cusub oo Sade+Absame la dhahaa la dhisay?Iga qor meel ma gaarayo haddiba qabiil wax lagucdhiso.Isaaq iyo Majeerteen ayaa casharadaas nasiiyay wax ku baasa ma hayno.

  20. Marka hore,maxaa la filayay?

    Emaaraatku lacag ay wax ku iibsadaan iyo mid ay wax ku laaluushaanba way haystaan.Dad u diyaar ah iibka iyo laaluushka ama dadkii wadanka baabiiyay ee laamiyada fiiqdayna wayba joogaan.Waliba way sii xoogaysteen oo usku dhaldhaleen Tuugnimadii.

    2badaa arimood marka ay is-helaaan xaalka Somaliya sida uu noqonayo way u cadahay qofka caadiga ah.Qof la qaldikaro iyo mid iskaba qaldanaa laga hadlimaayo.

    Xasan Sheekh iyo Tuugga Barakaaha jooga ee dadku ka ilaashadaan jeebkooda waa isku mid.
    Waxa kaliya ee u dhexeeyaa waa”lahaanshaha”.
    Tuugga Bakaaraha dadka ayaa ka ilaashada jeebkooda iyo hantidooda,halka aanay jirin cid Xasan Sheekh ka ilaashata wadankii la odhan jiray Somaliya – gaar ahaan qaybta koonfurta.Kuwasa ugu horeeya Emaaraat ku tumandoonaan waa kuwa degan Jubaland Bosaso iyo Muqdisho.

    Isku soo wada duub oo shaqsi ka xun Xasan Sheekh oo ku nool Muqdisho inuu jiro uma malaynayo.

    Waa Daneer ku fiican in la rarto.
    Haatana wuxu u raranyahay Emaaraat kk
    – xataa Mr Geele ayaa ka dhigtay “Toy” uu ku ciyaaro.

    Dalmida

  21. Ninkaan Cossoble waa doqon daanyeer ah, oo handicap ah. Hawiye iyo Somaliyana ma dhageeysanayaan doqonkaan oo kalle.

    Ahmed Najaad, sheeko raqiis iyo qurraafaad social media lasoo galliya hadii aad wax ku qaldi kartaan, we will see. Wax Daarood ah, oo u dhintay dalka Somaliya maantay amabba shalayba ma jirto. This is the message, that daanyeerta Hawiye in eey iddin sheegaan. Laakikn, iyaggu ma hadal badna siddiina oo kale laakijn waa action baddan yahiin.
    Land of punt, Xaafuun ma lihiddiin, waa billiliqeeysateen, doqommadii qabqablayaashii dsgaalka iyo argagixissada alshabaab oo aad ka dhex kalluumeeysateen ayaana iddiin sahlay in aad sheegataan oo aad isku daydaan in aad xaddaan Boosaaso iyo dhul Somali oo dhan ka dhaxeeya. Waa la’iddinka soo mattajin hadii aadnaan si nabad ah u soo cellin waxa iddinku maqan.

    Finally, Shiiq Ahmed Madoobe, waa ninka ugu diin iyo maamul fiican jaadcunnayaasha warrabaha ah ee fataaliinta ah ee rabba in eey Jubbaland hogaamiyaan. Ilaaheey iddinkiis, iyo steady leadership of president Hassan Shiiq and prime Minister Hamza, Jubbaland will be stronger under the leadership of Shiiq Ahmed Madoobe.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  22. Lop

    Xaafuun waan meelaha aan iska jecelahay aniga oo aan cagta saarin/tagin.Waa meelaha ay ku cadahay taariikhda Xaddaaradihii hore ee Somalida.Ganacsigii Romanka iyo Xaafuun iyo Reer Xaafuun.

    Meelihii Dahabka,Fool-maroodiga iyo Coperka laga dhoofin jiray.Waa meelaha ay xadaaradu ka jirtay wakhtiyo aad u fog.

    Ogoow wax kasta oo dhaca dadka xaddaaraha lihi way ka soo doogaan.Reer Puntland waa Reer Gardafuugii hore,waa dad xadaarado hore ku soo Abtirsada.Sidaa darteeda way dadaalayaan.

    Maan sha Allaah.Guulaysta ayaan leehay.

    Dalmida

  23. Ciilanayaashii wali way hadlayaan ayagoo hopeless ah oo Muraara Dilaacsan …!!
    Af-caytamaa Nin kiisu ku yaal laakiin yaa cay wax looga qaadi ? Nobody !

    Waxaa kaliya loo ogol yahay in ay wax ka sheegaan Dawlada Dhexe ee Federaalka ah Dadka dhiiba siiya Canshuurta Dawlada inlayn waa Taxpayers sidaa calaa adligeed they have a right to Criticize the government let by Hassan Shiekh laakiin Nin ka yimid Boorame muxuu sheegi…. Nothing. !! Xataa Qoolaydeenu diyaar uma aha in dhagaysato calaacalka kasoo yeeraya Ciilanayaasha qadadi u goysay.

  24. Mooryaanka iyo dhaqanadiisa in la sheego waa wax ku waajib ah qof kasta oo Somaliyeed..
    Ninka Reer Borama waa Caalim.
    Waa Diiniyan in la dhegaysto dadka wax yaqaan – Caalinka Reer Awdal ama Reer Wacbudhan,kuwa wax fahansan iyo kuwa dadka wax dheer waa in la dhegaysto.Hadii waxa la noqon sida Somaliya

    Imisaan u soo joogay hadal uu ku hadaqay tuug ku jira guri Islaameeed kkkk

    32 sano iyo maanta.
    .Dalmida

  25. Kkkkkkkkk

    Caalamka Reer Boorame waa mid ka Xamar usoo shaqo taga kadibna marka Wasiir laga dhigo laguna aamino Hantida Ummada Dhaca sida Wasiir Beyle oo Kale.

    Beyle waa Ninkii ku Dhaartay Kitaabkii Alle si daacad ahna ugu shaqayn doono Dawlada Somalia 🇸🇴 wuxuu kaloo cadeeyey in uusan aqoonsanayn wax la yiraahdo Somaliland….. Waa dhaarta Qof kasta la mariyo marka uu Shaqo usoo Doonto Banaadir State sida caadada ahna Qofka Ku dhaarta Kitaabka Alle hadana Ku axdi fura maxaad ugu yeeri lahayd Qof kaas ? Adaan kuu daayey Jawaabta !

    Soomaalida waxay tiraahdaa Tuug inta aadan Tuug dhihin buu Tuug ku yiraahdaa 🤣🤣🤣

    Now, who’s the Thief ?

    Qof ma aragteen Cilmi iyo Xadaarad sheeganaya hadana ah Tuug Alle iyo Rasuulkiis aan aqoon … ? Dadka Noocaas ah meel la yiraahdo Boorame bay ku Nool yihiin just in case you wonder !!

  26. Saxid

    Caalamka…….. Caalimka Reer Boorame

  27. Xamar aduu ma degtid e soco oo ka sheekee Galmudug lol
    Muqdisho waa Mutulood – Aka Mataan,Galmaax,Murursade iyo Cadcadka.

    Wax ka qabso Guruceel iyo dhuusamareeb.

    Yaad u waramaysaa?.
    Waliba Masaajidad ugu qadiimisan Muqdisho waxaa maslgay Awoowgay Saciid Daauud.Aabihii Adal Empire.

    Muqdisho,Maldives iyo Sirlanka ayuu ka simay schoolo iyo Masaajido.

    Waar dadkan xagee laga soo daayay?

    Dalmida.

  28. Xagee u kala wadaa Galmudug iyo Xamar ? Waa the same People !
    Galmudug, Hirshabeele iyo Banaadir State waa hal Qabiil ( Hiraab, Hawiye ) What else ?

    Mise waxaad rabtaa in aad Hiraab iyo Hawiye ka dhex Kaluumaysatid ? Murursadaha aad sheegayso iyo Abgaal intuba waxay Deegaan ku leeyihiin Galmudug State !

    Miyaad adigu kala jeceshahay Hawiye ? Mise Naf baa kuu gaysay in aad Qayb Hawiye soo dhawaysato Kuwana aad fogayso ? Xiligii Kaluumaysiga waa Dhamaaday…… Waqti xun baad socotaa 🤣🤣 Boorame Goof ma kuugu yaal ?

    Maxaad tiri Masaajidka ugu Qadiimaysan Xamar awoowgay baa dhisay Siciid Daauud ….🤣🤣🤣🤣 Magacii Masaajidka noo sheeg ?

    Waa sheegashadii Xabashida Amxaarada marka aad la sheekaysato waxay ku Oran Somalia anagaa leh…. Madagaskar anagaa leh …. Mozambique anagaa leh !

    Just like typical Amhara Fake News !

    Ugu Dambayn waxba Kiiska ha iska waalin oo marba Topic aan meesha oolin haku Cararin .. … Ku ekoow Tuugta Boorame ka timaada ee Xamar usoo shaqo tagto. Taa weeye waxaynu ka hadlayno !

  29. Hanadanbaajinina farmaajo madaxweyne qaran ayuu ahaa,barakacayaal dhul kumaqabsaneyn

  30. Waxba iskuma aha Mutulood iyo Habar gidir.
    Hiraab waa magac lagu bahoobay sida “Somali” loogu bahoobay.
    Somali.
    Hawiye…
    Daarood
    Dir
    Waxanwayn
    Jareer…
    Cadcad
    Harti….
    Hiraab
    Ogaadeen.
    Isaaq
    Gabooye

    Midna maaha dad wadaaga wax dhiig ah,waase dad dhaqan iyo Af wadaaga.

    Igama xigtid Ninka Mutulood;dhaqan Af iyo dhiig midna igama xigtid.Laakiin beenta Somalida lagu wareeriyay ee kolba meel loo saaro ayaad run mooday.

    Gaalkacayo dhiso oo dhakhtaro,schoolo iyo nolol u dhaqaaq.

    Ramadan mubaarek

    Dalmida

  31. Mr Bahal
    Sxb waa sida aad sheegtay ilaa Map adduunka jiray Xaafuun waa ku qornayd.
    Magaalada Kismaayo dadka degay waxaa loo yaqaan Xaafuniyiin.

    Somalia waxay leedahay xeeb ilaa 3325 km ah.
    Waxaas Maraakiib dhulkaas maraya oo ilaa Zuweys Kanal u socda ma jiro meel Somalia ku nastaan oo inta beriga yimaadaan maalmo seexdaan lacagna ogol.

    Xaafuun oo Mogadishu iyo Djibouti isku in u jirta waxaan rabaa in Indian Ocean hub u noqoto safarka badda maraya..insha allah..
    Waxay leedahay nutural deep water bort, hadday biyo heshay jasiiradda Xaafuun.
    Dolar laga daliiqin Maraakiibta safarka……..kkkkkkkkkk
    Afur wanaagsan kulli asxaabta.muslimiinta.

  32. Cadaado
    kkkkkkkkkkkkkkk
    Sxb idinka ayaa bilaabay Maha Unukaa leh, marka ninwalba tuulooyinkooda haku filnaato…Gurigaygii xitaaa lacag yar idinka siin..kkkkkkkkkkk

    Hala gaaro waagii Somali fahamto dhulka naga badan ee aan wada lahaano.
    Weliba Puntland waa meesha ogol Somali wax makala laha, weliba ayagoo dhulka ugu fiicanhaysta Somalia haysta, laba badood Red Sea and Indian Ocean oo dalalka Khaliijka saaran iyo 6 durdur iyo 60 magaalo oo qadiim ah sida Xaafuun.
    Don’t worry; you are always welcome to Puntland without gun and violence🤙

  33. Hargeysa Afurkii Harakow Cashadii Harakow Suxuurtii Harakow.
    War reer Buuhoodlow taa xaq maaha ee gawaashida Shacabka ee beesha isaaq iska sii daaya.Dulmi diidow dulmi doon ha isku noqon

  34. Gaafaw

    Rasalwasaare Xamza
    Waa nin fahamsan siday
    u wada shaqeynkaraan
    Mulkiile iyo Marti

    Sidaan hadday Absame u
    Dhaqmaan muddo way ka
    Buneysan Villa Xamar.

    – waala boobikaraa Canshuurteena
    Lkn lama boobikaro democracy

    * Xamar waa laga wada xamaasha
    ee lama wada lahan

  35. Cadaado
    Dadka wareersan sida Dabshid u sheeg, in dhulkii Somalia bar qaateen Najeerteen oo taagan yihiin ” car Baraxley iisoo dhaafa” waxay ku leeyihiin meesha waa saxare ee ha qaateen Majeerteen..kkkkkk
    Waaba saan rabay, bal cidda loosoo qaxo oo nolol raadis ah hala arko mustaqbalka.
    Dhulkaas weyn in Somali wadalahaato muddo qaadan..
    Waa sal taajir ka Xoolo nool, Ganacsi iyo kalluun oo degaan dad canshuurta ogol.. run

    Deni beeso ku fadhiyaa sidee war uga maqlin Xasan Culusow oo asaga ka aqli badan tahay..
    Kuye waa lagaasoo matajin dhulka aad dhacdeen! How you will do that? In ka matajiso!
    😄

  36. Najeerteen=Majeerteen

  37. Horta gabaygaan Xasan Sheik yaa dhagaystaan waa funy.
    Xasan Sheik ma tirin, waxaa tiriyey mid Mareexaan ah oo ciyaal Xamar ah..
    8 sano ka hor, doorkii hore Xasan Sheik Culusow
    Laakiin waxaad moodaa in gabaygaas/Guuroowgaas Xasan Sheik ku dhaqmo.
    Guuroow 6 daqiiqo clip ah….kkkkkkkkkkkk

    watch
    https://www.youtube.com/watch?v=F6kbcCqyqcw

  38. Land of Punt

    Xaafuun cid usoo qaxaysa horay uma jirin hadana dhici mayso meeshaas Qaraxa Lama Deegaanka Biyaha Bada laga Cabo.

    Qolo kastaa Dhulkeeda iyo Deegaanadooda ha dhisteen oo hala camiro Barnaamijka Deegaamaynta Dhulka baadiyaha ah ee cidlada ah hana la iska Daayo Magaalooyinka waawayn ee lagu soo yaacayo.

    Dawlada Somalia ayana waxaa looga fadhiyaa in wax yaabaha services ka looga Baahdo ay gaar siisaa Dhulka fog fog ee Baadiyaha iyo Tuulooyinka ah maxaa yeelay Dadka badan kiis waxay jiraan dhan kaas.

  39. Land of punt,
    Qof Isaaq ah oo rabba in eey iyagabba wax xaddaan oo dhul Somaliyeed calaamadeeystaan ayaa kuleh Xaafuum iyo Boosaaso heeyso. Laakiin, annigu waxaan ku leeyahay, Boosaaso iyo Xaafuun ma sheegan karraan Majeerteen just Like eeysan isaaqu u sheegan karrin Hargeeysa iyo Barbarra. Daanyeer

    Waan ogahay sidda aan kaaga soo matajjin qaanta kugu maqan, laakijn cawaan daanyeer ah ayaa illaa haddeer ku siinaya fursaddo baddan, waa kuwa aad gumeeysan jirtay, laakikn, Hawiyaha nasabka ah ee Hobya kaa raacdeeyay waaya kuwa kaa raacdeeyn doona Boosaaso. Hadii aadnaan munaafaqadda iyo jambalka aad waddaan oo iddinku soo nqon doona aadnaan joojijn.

    Midda odayaashaan la leeyahay Isaaq iyo Daarood ayeey heshiisiin oo Garoowe, Laascaanood iyo Hargeeysa aaday, waa daanyeero dayuusiin ah odayaashaan. Waa Niman fashilmay, oo doqommo ah oo inta toodii dayacay, rabba, kuwa barri la dagaalli doona in eey maantay u gurmaddaan! Yaa sameeya waxaas? Waxaa sameeya nijaas caqli xun oo daanyeer ah. Waadna arki doontaa, inta la bahdillo, ayaanna waxba laga dhageeysan doonin, wax xalna ma keenni doonaan. Odayaashaan daanyeerradda ah waxeey u fakirriyaan sidda kuwoo daanyeerta ahaa ee dhahay Calinna gsr leh, Caydiidna gar leh. Bal daanyeerta siddaas u fakkiray yaa wax ka dhageeysan?

    Sidda aan horray u sheegay, daanyeerta Hawiye iyo dowladda dhexe waxaa laga rabbaa in eey xooga saaraan dhameeystirka dagaalka argagixissada alshabaab oo Ceelbuur iyo Galbeedka Hiiraan laga saaraa khawaarijta. Waa dayuus ninka Hawiye amaba dowladda dhexe kamid ah oo ka hadlaya Laascaanood iyo Daarood iyo Dir dagaal ka dhaxeeya. Nijaasyaheey, popcorn 🍿 inta soo qaadataan, fiirsadda xanuunka Daarood iyo Dir markooda.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  40. Barnaamijkii Dayn Cafinta waa gabo gabo waxaana lasoo af-jarayaa bisha September Hadii Allah idmo markaa kadib Dawlada Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xurmad leh Xassan Shiekh waxay qaadan doontaa Lacag Dayn ah oo Wadanka Lagu dhisi doono.

    Hadaba lacagtaas Daynta ee Somalia 🇸🇴 soo qaadan doonto waa lacag aad u Fara Badan waxaana la leeyahay waa $ 12 Billion ama $ 30 Billion ama $ 100 Billion Mid Kood !

    Lacagtaas Wadanka ayaa lagu dhisi Gobol kastana si siman ayaa loogu dhisi Schools, Warshado wax soo saara,Wax soo saarka Beeraha, Qayraadka Bada ku jira oo laga faaiidaysanayo sida Kaluunka iyo Batroolka,Transforming infrastructural Development and So on.

    Dhib badan waanu soo aragnay laakiin waa laga gudbayaa oo waa la xisaabtami doonaa Dhawaan marka la hagaajiyo Dastuurka Qabyada ah iyo in lays tiro koobo oo Qof Kasta oo Somali ah loo suubiyo ID Card !!

    Maalin taas Quruxda badan way dhowdahay ee iska sugta.

  41. Some Lunatics in here are looking 👀 for attention !

    Maalmahaan waaba kasii darayaa laakiin waxaaba kasii liita kuwa u yeeranaya Qofkaan Waalan !!

  42. Hobyo Godan, maxaa darreemooysaa? Halkee ku xannuuntay? Ma Boogta Isaaq in aad tahay ayaa ku xannuuntay misse, in aad tahay Sacad sheegato oo markii horreba garrac ahaa? Hehehe,
    Lunatics waxaa ah qofka maskaxdaada oo kalle leh, daanyeer! Haka xumman, sidda an ulla hadlo Majeerteen ee runta ah, laakikn, addiga addoon baad u tahay oo waad ka baqi Haddana dad ayaad rabtaa in aad uggu sheekeeyso in aad Majeerteen iyo Daarood necebtahay! Ma waalnid kalliya, ee doqonnimo ayaa kuu sii dheer.
    Dalmida
    Gos bless Somalia 🇸🇴

  43. Cadaado

    Bil Ramadan baa lagu jiraa ma rabo in aan kula caytamo laakiin yes waan ahay Nin Sacad Siciid ah and I am proud of it mana ihi Beesha Isaaq aad igu koolaynayso.

    Mida ah Majeerteen baa ku gumaysto 🤣🤣🤣 Waad ogtahay in taas suurtagal ahayn anoo Wiil Sacad ah in San ku neefle Cadaan iyo Madoow cid igumaysatay ama i gumaysan karo in uusan jirin jirina doonin.

    Adaaba ka marqaati ah in aad hada Kahor tiri markii Rooble loo magacaabay Raysal Wasaare in aad ka naxday oo tiri ( Ma kuwii dhibka badnaa baad nagu soo Celiseen ? ) 🤣🤣

    Majeerteen iska daayee Hartida kuwa laysku yiraahdo baan fooda isgalin jirnay.

    Ninkii muxuu “ Kam Shufnaa Maraakiib macadalaa Huuri “!

    Adiga dhibka ku haysta waxa weeye Laangaab baa ilaahay kaa dhigay marka sidaa Baad waligaa ahaan oo cuqdada iyo xiqdiga kuu hayn.

    Yaa Miskiin…… U duceeya Cadaado in Alle Caafiyo !

    Sidii Qof miyir qabaa u hadal markaas Kadib waa lagula doodi karaa…!

  44. Beesha Harti oo dhacday Baabuurtii Beecmushtarka Hawiye ee safarka ahayd una socday Somaliland.

    Waxaa kaloo jir dil xun loo gaystay Darawaladii Baabuurtaas kuwaas oo u dhashay Beesha Hawiye. Waxaa kaloo Beesha Harti iska soo duubeen Videos ayagoo si Toos ah u aflagaadaynaya Beesha Hawiye hantidoodana dhahaya hala dhaco.

    Ishii buktaay ku bikaacso……!

    Beesha Hawiye caaway Shir ayaa uga socda Xamar ilaa Gaalkacyo bal sidii laga Yeeli lahaa oo looga falcelin lahaa Dagaalka ay soo qaaday Beesha Harti oo ay ku Dhaceen Hantidii Hawiye….

  45. Hobyo Godan,
    In aad daanyeer caqli xun tahay waxaad dhahday bil Ramadan waaye oo ma rabbo in aan caaytamo, haddaba ma qur’aan ayaad aqrisssay? Daanyeer caqli xun ayaad tahay maadaama aadan isku jeedin, retard ayaad tahay. Anniga kuma dhihin ii duceey oo waanba ogahay in aaddan ii duceeyneeynin ee, issoo habaar daanyeeryahow bal in habbaarkaada I karro!

    Midda ah ra’iisalwasaare Rooble, Maya, been iyo munaafaqnimo ayaad sheegeeysaa. Waxaan waligeey aaminsanaa in ra’iisalwasaare Rooble yahay dadka dhifka ah ee Sacadka nasabka ah ee ka muuqato dadnimo iyo karti ka duwan qabqablayaashii dagaalka ee xaaraamiyiinta ahaa.

    Anniga waxaan ka mid ahay dadka aaminsan in aadan Sacad aheeyn oo aad tahay Isaaq jullicsan oo is qarrinaya. Magaca Hobyo oo aad soo qaadato kaama dhigeeyso Sacad, daanyeeryahaow kkkkkk.
    Dalmida
    Gos bless Somalia 🇸🇴

  46. Cadaado

    Aniga kuma aan caynin kumana habaarin laakiin waan kuu duceeyey maxaa yeelay Waxaad tahay Qof Maskaxiyan xanuunsan oo Waalan and it’s true !

    Aqayaarta Kalshaale soo gasho oo dhan waa ay la socdaan Arinkaa mana aha wax Qarsoon.

    Mr Kaligii Hawiye Cadaado

    Nimankii Harti ee Daarood ee saaxiibadaa ahaa mala socotaa in Buuhoodle ku Dhaceen Baabuur fara badan iyo Hanti badan ay lahaayeen Hawiye oo waliba u Badan Gobolada Dhexe ?

    Maadaama aad sheegato in aad Kaligaa Hawiye tahay anagana aad ISAAQ nagu Shaabadaysay hade Dadkaas hiil iyo hoo bay kaaga baahan yihiin iyo in aad wax Ka tiraahdo arinkaa……. Wax uun ka dheh Arinkaa Walaalaha Hawiye ee Hartiga Qaadaca Dariiqa jidka u galeen.

  47. Cadaado waa ninka ugu daacadsan mana ahan munaafiq wuxuu qabo un buu ka hadlaa cayna waa dhaqanka xun ee Somalida dadka ayuu ula siman yahay.

    HOBYO GODON MA HG SACAD AHBAA?MAYA WAAN SOOMANAHAY MA AHAN
    Hobyo godon waa isaaq u arko MUNAAFAQNIMADA siyaasad waliba waa ramadaan.
    Sidee ku cadayn karaa marka aad fiiri qoraaladiisa ereyda,lahjada, word connections 100% waa nin Isaaq oo ku dhex wareeray walaweynta.Waxaa ku weyn cunfiga qabiilka diinna ka dhigtay qabiil illahay haka soo hanuuniyo.
    RAMADAANKA IXTIRAAMA DHAMMAANTIIN INSHA ALLAH.

  48. Somalijecel
    Seedi abti

    Intaad kala sheegeyso
    kan daacadda iyo Kan xariifka
    Labo nin oo Hiraab ah

    Bal noo sheeg DAAROODKA
    Kan ugu daacadsan
    Kan ugu CAABUQ QABIIL
    iyo Kan ugu xariifsan

    Allow Natus Jaberti
    Naftiisa runta u sheego.

  49. Haddaad aragtaan Nin
    Hawiye ah oo ka sheekeyn
    Dhul aan aheyn dhul Hawiye
    From Hobyo to Kismaayo

    Aniga iigu yeera laakiin
    Daarood Jaberti

    Way ka sheekayn
    CANSHUURTA HARGEYSA
    Canshuurta Xamar

    Ciidamada Hargeysa
    Ciidamada Xamar

    Ciyaalka Hargeysa
    Ciyaalka Xamar

    Haddana ADEEROW
    WAY HABAARI oo
    waxay ka jecelyahiin Nairobi Kuukuuyo

    War nimanka maxaa u galey
    D.

  50. Mareexan soo galo
    Golaha

    Waxaa ugu daacadsan
    @ Gedo Land

    Waxaa ugu qabiileysan
    @Leopon iyo Kalsame

    Waxaa ugu xariifsan
    @ Somalijecel

    * Haddaad aragto
    Qof Daarood ah oo
    Sheegan wadaniyad
    Ka carar waa kan ugu darane

    60 sano xorninadii kadib
    Wali Daarood waa
    – DULSAAR
    – SAAR-SAAR
    – SOCOTO
    – MARTI
    – SHAXAAD DOON
    – QAXOOTI

  51. @Dabshid kkkkk haddaan kugu sheegi lahaa wax un magacaa ku dilay.Laguma amaani karo horta oo Dabshid baadba tahay,laguma eedaynkaroo waad is og tahay.
    Gedoland ma aaminsani inuu Mareexaan yahay.
    Daarood waa labo kooxood.
    Majeerteen qabiil ayaa ka buuxa dhammaantood isku aragti bay qabaan Majeerteen baa sax ah ugu fiican.
    Gaafow isagu kolba meeshii loo yaaco un buu aadaa.
    Baarqab waa qabiil isagu.
    Kalsame waa daacad laakiin Farmaajaysan laakiin ay ila tahay wax un ha hagaagaan inuu ula jeedo taageeristiisa.
    Somalijecel wixii positive ahna waan taageeraa wixii negative waan diidaa.Qabiilku waa jiri karaa laakiin waxaan aaminsanahay in aan ahay labada reer ,waxbaan xeeriyaa qabiil ma weeraro laakiin shaqsi ama siyaasi waan eedeeyaa.
    Abtiyow horta sow kama horeyso in aan kuu aqoonsanno in aad Xamar dadka ka xigto.
    Sow kama horeyso in ay jirto canshuur ku filan G.Banaadir in ay jirto taa bedelkeeda wixii magac Somaliyeed lagu helay ay Xamar kaliya gasho.
    Lacagta world Bank bixiyo Somali ma leh,wixii carab laga helo kaligaa ayaa qaybsaday Hiraab ah ,marka sow adiga ma ahid kan ka faaiiday Xamar?
    Naga daa hanaga hadashiinin xog ogaal ayaan nahaye.

  52. Somalijecel

    Kkk
    Abti

    @ Leopon waa DHULBAHANTE
    miyaad leedahay

    Amma waan kula qabaa shakiga

    Kkkk
    Nin fog ayaad tahey
    @ Kalsame hammi iyo salaad
    Wuxuu ka dhigtey FARMAAJO

    Mareexan waa
    BAH DALANDOOLE
    iyo Wixii soo raaco.

    Caasimadeena
    Canshuurteena
    Waxaan ka helno
    saaxiibadeen caalamka
    Anagaa leh Orda Tuulooyinkiina
    Gaaweeto dhigta ileen haddaba
    Luf Luf Hawiye iyo Luf Luf Caalam
    Waxaad heshaane

    Cali Daacuun ayaan wali
    Miishaar siina “Tusaale”
    Bal muxuu nagu soo kordhin

  53. @Leopan ma ahan Mareexaan sidaan filaayo.
    Abti horta sow wax kastaa kama horeeyaan in aan kuu aqoonsado in aad Xamar iga xigto?
    Tan kale haddiba aan Xawaadle Gaaljecel,Duduble,Shiikhaal ooga badnahay sow canshuur bixiye ma ahi?
    Haddiba ganacsiga magaalada aan share ku leeyahay tusaale.
    Hormuud qofka 4aad,sidoo kale ganacsiyo haddaan hadda soo qoro aad yaabayso aan ku leeyahay miyaan marti ku ahay?Haa Daarood ka kale laakiin Mareexaan 1991 aad uma qaxin,kadibna waa kusoo noqdeen.
    Xamar is my capital abtigay 1991 marti uma ahi.
    Bal tag xaafadihii Mareexaan degenaan jireen waa yaabaysaa waa soo guureen waan 95%reer Mudug.
    Dulmiga jira Madaale wuxuu ku leeyahay Mareexaan wuu oga badan yahay Xamar qolooyinkaas haddana maamulka waxba kuma lahan waa dulmi dee adigu sax .

  54. Dabshid

    ASC

    Ma adigaa qof kale ku leh waa qabiilayste… Wagar…

    Sxb waan soomanahay maanta iga qor, qabyaali ma ahi…

    Waxaad igu haysato waan ogahay, hawlaha aad meejan ka waddo ayaan tooshka ku ifiyaa,… Waxaan jeclaan lahaa inaad maalin maalmaha ka mid ah inta Rabbi Hanuun kugu rido in aad xoogga iyo waqtiga aad galiso si aad Soomaali u kala disho aad ku bixiso sidii aad isugu soo dhawayn lahayd…

    Nacaybka iyo kala sooca aad ku beddesho jacayl, walaaltinnimo iyo midnimo…

    Sida uu Sxb kaa kuu sheegay anigu ma kala Jecli ninkii dalkaa xukumaya qolada uu yahay oo igu wallaahiya as long as uu yahay nin qaddiyad Soomaalinnimo iyo waddaniyadi ka muuqato, oo leh dalkan Soomaali baa leh Soomaalina waa mid oo uu ku jiro han iyo aragti ah inuu dalkan ka saaro meesha uu yaal….

    Farmaajo haa waan taageeri jiray waxaanan ku taageeri jiray intaa baan ka dhex arkay, haddase ma joogo oo waaba shacab….

    Meesha waxaa joogaa Xasan, hal wax oon ku taageero wali kuma arag, fasalkii hoire wuuba ka sii daray….

    Bal adiga su`aal an ku waydiiyee horta nin waynna waad tahaye miyaadan noolayn 91kii, miyaadan la socon 32dii sano sida ay Soomaali ahayd, maxaad sidii ruux 91kii jooga qabyaaladda iyo cunfiga iyo kala dilka meeshan ugu xiiqsan tahay 24/7?…

    Hawiye miyuu Daarood ka maarmaa?.. Daarood Hawiye ma ka maarmaa?… Dadkani soo isku Soomaali ma wada aha?… Soo dal ma wada deggena oo Muslim ma aha?… Cadaawaddan baas ee gama` kuu ddiidday maxay tahay?…

    Kaba soo qaad reer miyi baa 100 sano ka hor daaq iyo maalaa yacni isku laayay. reer miyi baa isu faani jiray, siyaasiyiin baa jagooyiin isku haysan jiray oo isnecbaa oo midba reerkiisu la saftay, wuxuba soo ruwaayad ma aha uu nin dan lhaa curiyay… Waa maxay doogtan ku haysa…

    Waa soon sxb lkn adigu iga raalli ah waxaan jeclaan lahaa bal in rag waawayn baad tihiine aad joojisaan waxa aad meeshan ka faafisaan oo u beddeshaan dhinaca wanaagga iyo nabad ku wada noolaanshaha oo kulligeen lagama maarmaan noo wada ah….

    Dulmi anigu ma taageeri karo sidoo kale kala dil iyo isku dir dad muslim ah…

    Adigana waxaan kugula talunayaa in aad ka waantowdo oo waxan kaftan ma galaane ku beddesho faafinta wanaagga…

    Ugu danbayn Xamar iyo Hargaysa waa dalkaygii labaduba waxaa ku noo dadkaygii, Daarood Hawiye Dir iyo Isaaq ama Digil intuba waa Soomaali anna Soomaali baan ahay, waa isugu kay mid xaqiiqdii…

    Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu madaxweyne u yahay Soomaaliya oo dhan, Xamarna waxay Caasumad u tahay Soomaali oo dhan, mabana aamminsani waxan ay raacatadu la yuusayaan ee qabyaaladda…

    Jaalle ka naso bisha barakaysan ugu yaraan, Gaaweeo, Lufluf, Dhadhaab, Eeddo Batuulo, Mulkiile, Unukaa leh, Caasumadaha Xorta ah, Irir Smalaale, iwm oo ku beddel Soomaaliya waa mid, waa walaalo, waa hal qoys, isma necba, kala tagi mayaan, la iskuma diri karo, dalkooda iyakaa leh UAE ma laha ioyo shishieeye, dagaal maya, nabad haa… Iwm…

  55. Somalijecel
    Kkk abti
    Duduble iyo Xawaadle aah
    War miyaadan arkin labadaas
    Cid waxay hanti iyo maalgelin
    Xamar galiyeen

    Wali ma arkin nin
    Mareexan ah oo Dabaq weyn
    ka taagey Xamar

    Adigu ii tilmaan hadda
    Xitaa Hal HOTEL KUMA
    Lihidin ( Dhulbahante ayaaba
    Hal hotel ku leh)

    Inkastoo waqtigii
    QARANKII QABIILOOBEY
    JIRIN 1 hotel oo Daarood
    leeyahay iyo 1 Hal warshad.

  56. Somalijecel
    Sartii yarey ee Diidle
    (CARWO IIDKA)
    waxay hadda la mid tahey
    BARAAKO GAABAN
    ayada iyo gurigii adeerkay
    ee MAX’ED MUUSE Galmaax
    ee hoosta uga jiray waa isku
    Dhirir.

    Mid car aan kugu diido
    MAREEXAN waxay Shaxaad
    Uga helaan Banaadir State waxay
    ku cunan Xamar. Tan kale ma qabaan
    CUQDAD QALO
    SIDA MAJEERTEN

  57. Somalijecel

    Ma kula tahay in uu qof MR ahi oran lahaa Isagoo TALXE ka hadlaya REE TALXE?… FG. Micna ahaan waa isku mid lkn waxaan ka hadlayo adigaa fahmaya…

    Ma dhici karto, shalay buu sidaa soo qoray Sxb kaa…

    Dabshid Ha ku daalin, wuu is doqomeeyaa si uu u meel marsado dooddiisa jaban ee eeddo batuulo iyo Irir Samaale isagoo is leh ree qurac map-ka ka saar… kkkk

    Wuxuuse illowsanyahay in markuu Ree qurac ka taqalluso uu haddana Ree qansax qaar ka mid ah iyo meer ka taqallusayo oo ayna basashu joogsanayn, deedna Oromom iyo Kikuuyo iyo qolyo asaga ka sii taqallusa ku soo dillaami doomaan…

    Waa nin darbigii uu dhaxanta ka dugsanayay duminaya oon is ogayn… kkkk

  58. Kalsame
    – Ethiopia iyo Eritrea
    ayaad meeshaan ka
    Amaani jirtay
    WHY
    because Farmaajo ayay
    Dhexda galiyeen

    Markaas ayaad
    Emaarat oo Diin,
    Iyo ganacsi naga
    Dhexeeyo ii caayi
    WHY
    Because Xassan Shiikh
    ayay Taageeren

    Qalbi-Dhagax
    Xitaa hal mar maadan
    Dhihin waa qalad
    Why
    Because Farmaajo ayaa
    u dhiibey AXMAARO

    Miskiin ayaad tahey
    aan xitaa DADANKARIN
    QABYAALADDIISA

    Farmaajo waan ceyrinay
    Ee orod ku noqo
    Xaafaddii Cabudwaaq
    ee xitaa reer Diiniga kale
    Idin kaga guureen
    Reer Miyi

  59. Somalijecel

    Waxaa isaga kaa darsan
    Dib u dejin iyo dib u didin

    Anigu waxaan ka Taliyaha
    in dadka dib loogu celiyo Tuuladoodii

    Tusaale
    Xaafadda ama DAANTA
    WAGARDHAC ee Cabudwaaq
    Maxaa maanta gaarsiiyay in
    Qudaarta iyo dhismaha ay ka
    Doontaan kuwii ka ceyriyay
    Daanta Reer Diini
    ( Dib u celin iyo isku tashi)

    Wagardhac waxay garowsadeen
    Inaysan horum ku sameysankarin
    Gacantooda inta reer Diini ugu booteyn
    Daanta reer Diini

    Taas ayaa keentay inay
    Xaar xaartaan meel ay
    1. Ku nabad galaan
    2. Laga sheeganayn
    3. Maalgashadaan

    Taas ayaan la rabaa
    Daarood iyo Eelay

    Taga meel aan lagaa sheeganeyn
    Oo isku day inaad wax ku tacbato

    Tuulo lagaa sheegto iyo
    Jeeb lagaa sheegto kuma
    Aayaan Caruurta aad Awoowga u tahey

  60. Haddaad aragtaan qof Hawiye sheeganaya oo leh 3 dal oo deris ah noqono.
    Djibouti, Somaliland iyo Somalia maaha Hawiye, weliba Irir ka hadlaya.

    Waayo haddii Somalia Hawiye iyo Daarood ku haro Hawiye oo dhul yar dega waxay nqon dad u gacan gala Darood hegemonic rule.
    xitaa haddii one man one vote dhacdo oo degmooyinka/gobolada la is doorto.
    Maxay tahay danta ugu jirta Hawiye in Somalia lakala jaro!

    Ragga Hawiye run ah waa la yaqaan..Kuwe kalena waa la yaqaan.
    Aniga waxaanba qabaa in Puntland iyo Somaliland midoobaan..efter that Somali has hope.
    Aqoontii Camuud bay taal, murtdii Hargeysa ayey taal aqligiina Garoowe ayuu yaal, kkkkkkkkkkkkkkkk
    Xamar beeso u dagaal iyo bililiqo iyo iska dabayaacayaa ayaa taal, Somalinimo ma taalo. Dad in dhimanayaan og oo xaaraan u suxul duuban..Yaab

  61. Dhankaan ka hadlay waa kaa Qamaan dhaafay hadalkii….

    Dabshid

    Sxb Adduun kale ayaad ku nooshahay, war naga tag ha na danbaajine….

    Waxaan aad uga xumahay in adiga kuwa la midka ahi aad maanta Soomaali sheeganaysaan…

    1000 sano ayaad dib inoo celiseen raacatadiinna…. War ordaya geedihiinnii iyo duurkiinni ku noqda Allah yakhalliikum…

  62. @Dabshid dee adiguna dhagaxii gobolada dhexe ku noqo.
    Duduble waa hormuud oo Somali oo dhan share ku leedahay.
    Beerta Banaadir ma maqashay?yaad ku maqashay?Ambassador Hotel yaa gatay hadda 3.8 million kala baxay?Villa rose ha I dhihin waa ijaar,Grand Hotel Ayaanle yaa la leh?Beerta Nabada iyo Muqdisho mall raadi xogtooda.Ramada Hotel soo wareyso.
    Hospital Shaafi,Royal,Tabaarak,iyo labo kaloo cusub xawaadle Shiikhaal Gaaljecel iyo Duduble intaba hanti ugama badna Xamar.
    Dabaq kasoo horjeedka Degmada hodan guriga bixida uga yaal shacabka xisaab ma leh.
    ADIGU NOO BILOW WIXII AAN ABGAAL MURARSADE REER XAMAR AHAYN KULA DAARASHADA JOOJIYA.
    Inta ay ku magacaaban tahay caasimada waa lawada leeyahay, inta adigoo 1991 imaaday aad sheeganayso cid ku dhagaysanaysaa ma jirto.
    FG:Maanta waxba ma didin kartid doqon ha noqon yay kaa hoos bicin hubkii Mareexaan idin siiyay iyo ashaamudkii ma jiro ogow xog ogaal baan ahaye,Hawiye maanta kusoo raacayo iyo Raxanweyne ma jirto abti hana qasaarinin 1991kii waa ka faaiidnaye illaahii gobolada dhexe ka keenay abtiyaashay waa caadil.

  63. Somalijecel

    Kkkk

    Abti Kiro iyob shirko
    Kama hadleyn

    – yes Hotel Ramada
    Share ka ugu badan
    Mareexan ayaa leh

    – Hospital Shafi
    Ma helo

    Kkkk Beeraha haddaan
    Idinka kiraynay
    HAL MUDUL oo aad
    Wax ku sameysaan
    Ma iska sheegan

    AXMED WARSAME
    Habar-aji miyaa idinka
    Kireeyay.

    Hotel Rose
    Kkkkk

  64. Somalijecel
    Kaftanka markaan ka tago
    Mareexan maleh Cuqdad QALO

    Hotel Ambassador waa dhul
    Yar dhanka jidka Maka Almukarama
    10 or 12
    Lkn
    Xaaji Daa’uud rag kama tagin
    Haddaad ka iibsateen waa
    Tilaabo fiicaan
    2 million kale oo lagu dhiso
    Wuu rabaa haddii laga rabo
    Hotel sare.

    Yes
    Waan ogahey inay Hormuud heyso
    Share iyo hanti kala duwan

  65. Qolooyin Daarood ah oo halkaan soo gala waxaad moodaa in ID Cards Qabiilada Ay bixiyaan !

    Qaar baa koleh Hawiyaha Saxda ah waanu naqaan oo waa hebel iyo hebel ….!!
    Kuwana Waxay leeyihiin oo uga dhagtay hebel iyo hebel waa IIDOOR !

    Oo sidee ku ogaateen….? Are Boowe waan ka shakiyey. Mid kalaa waxay ku leedahay Hobyo Godan Qoraal kiisa maaha Hawiye waa IIDOOR ! Yaabnaye Hawiye goorma ayuu isku luuqad noqday ?

    Kuwa Dadka ku mashquula waa kuwa neceb in si xor ah Qof kasta fikir kiisa usoo Bandhigo. They got so annoyed 😭 marka waxa ay aaminsan yihiin la diido ama Fikir ka duwan kooda meesha lala yimaado. Markaas waaye marka ay la imaanayaan sheekooyinka raqiiska ah ee hebel waa IIDOOR iyo hebel waa Kuulay Cali Banjar..🤣🤣🤣

  66. Hobyo Godan
    Kkkk

    Lahjad Hadal iyo Qoraal Afsoomaali
    Maxaa iska galey

    Bal Aqri qoraalada @ Baabuur
    Waa afsoomaaligii ku qornaa
    Buugtii iskuulada

    Lkn xaafadda wuxuu uga hadlaa
    Lahjaddii reeraha

    Waxay rabaan inaan dhaho

  67. = @ Baarud

  68. @Abti share,shirko yaaba ka fiican adduunkuba sow intaas ma ahan.
    Shaafi hospital waxaa iska leh labo nin oo reer siyaad diini
    Ganacsiga Somali kajira haddaan ku weydiiyo sow un ma ahan hotel 2 star ah,supermarket yaroo local tesco aad uga hooseeya ma ahan,sow ma ahan wax hospital lagu sheego oo musqulo ah.
    Ma in aad leedahay shirkad hebel oo Mareexaan Xamar ku leeyahay mise in ay meel kastaa ku jiraan ganacsiga waa kala labo.Malls Nairobi ku yaalo Sheekh Umal mar uu zakawaat uu aruuriya ka sheekaynaayay walaahi waan soomanahay Mareexaan wuxuu jiray kaalimaha ugu fiican oo shirkad walibaa iyo mall kastaa qofka wax ku leh waa qoran yihiin waana talo fiican in la wada shaqaysto.
    AU MSBARE dawaladdiisii waqti horey ahayd in ay na dhaafto sababtoo ah askar uun baanu ahayn baahan, maanta xoriyad ciddii qof kaa disho laguma dhahaayo dalkii baad xukuntaane dulqaata oo qofkii haddii aan loo qisaasin qofbaa u maqan war waaba nafisnay.
    Wixii wax xadaayo,dal iibsanaayo iyagaa la weydiinayaa waaba ka reysanay oo ganacsi baranay oo ilbaxnay askari gaajo ah baaba na dilay.Dawlad mushaari un baad tahay. Caqiligii waa nagusoo degay hadda.

  69. Somalijecel, waad mahadsantahay fikkirka aad iga qabto iyo waanaddaba.
    Hobyo Godan, qollooyin Daarood jalliya maahanee, anniga ayaaba aaminsan in aadan Dacad ahewyn markanloo fiiriyo sidda caqli daanyeernimadda ah ee aad uggu ollolleeyneeyso Isaaqu in eey dal ka go’an Somaliya noqdaan iyo sidda aad u jeceshahay in Hawiye uu xabbadda iskaga dhigo Isaaqa. War Hawiye xabadd ku fillan waa soo arkay, manna u dagaalamayo dagaal Isaaq iyo mud Somalia lagu kala goiynayo. Midda khuddaarta iyo baabuurta Buuhoodle ku xanniban ee la leeyahay Hawiye ayaa lagga dhacay amabba lagu dhibbay, kkk, waa sheeko ka badbaddis kow, labba meeqa sanno atuu Hawiye is dhacayay dhexdiisa, dadka kallana dhacayay, therefore hadii nimman ganacsatto ah oo Hawiye ah la dhaco, mac eey ku tahay saa waa dhaqankii is dhaca oo Xamar ja jirri jirray muddo dheer ee.

    Land of punt, horta ninyahow hadalka nin Hawiye ee 3 dal iyo blah blah u olloleeynaya in uu yahay Isaaq waan kugu raacsanahay, laakiin, waxaan kugu diidanahay spin ka aad ku sameeysay iyo sidda aad u qalloocisay therefore, marka aad dhahday hadii uu Isaaq go”o, Hawiye dhul yar ayaa u soo harraya. That is false argument. Dadka Somaliyeed waxaan u sheegi, in Isaaqu iyo Majeerteenka eey yahiin labadda dhinac ee coin amabba shilin isku mid ah, oo labadda qabiilba waxeey isticmaalaan isku strategy iyo farsammo si danahooda qabiil u wattaan, hadde ogaadda dan Somali maahan waxa eey rabbaan. Hadda, land of punt, oo rabba, in uu isticmaalo cabsi iyo fear mongering, waxuu noogu sheekeeynayaa Hawiye malahan dhul weeyn hadii uu Isaaq go’o. War daanyeeryahow, si kalle, iyo waxyaabo kale oo aan ku diidanahay in Isaaqu go’o ayaa jirra ee maahan sababta aad sheegeeyso. Middeeda kale, saaxiib, siddaan horray kuugu sheegayba ma lihidiin dakadda Boosaaso, ok, oo waa hanti Somaliya oo dhan ka dhaxeeysa.

    Iimaam Dabshid, addiga waxaan ku leeyhay Iimaawow, u caddaalad fal Daarood iyo Isaaq, addiga oo danta Hawiye iyo Somali fiirinaya, hadii kale su’aallo baddan ayaa ku suggaya.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  70. Somalijecel

    Sxb hadda ayaad ku dheeshay
    Qeyb ka mid ah qoraalkaada

    Max’ed Siyaad dhulkuu idiin boobey
    ayaad ka hesheen lacagtaan

    Maad Alle ka baqdid

    Tusaale
    Guddoomiyshii AFGOOYE
    INDHABUUL
    wuxuu ahaa guddoomiye degmo
    Hantidiisu kama Yara
    5 million
    Yes, Afgooye Duduble ayuu saaxiib
    lahaa oo Hormuud ayay labaduba
    u dhiibteen xoogaa lacag ah
    Oo SHARE BADAN U DHASHAY

    Lkn
    Askari hadduu ku ekaadan
    lahaa QUULE AYUU KU DUBAN
    lahaa CABUDWAAQ

    Waa Tusaale ninkaas
    Alle ha u naxariisto wuu dhintay

  71. Cadaado
    Ugaas Ramadaan Mubarak

    Runtii waan u cadaalad faley
    Daarood maxaa yeelay ma rabo
    Inuu soo gaaro dhib la mid ah
    kii 1991, Xamar waxaysan qaadin
    Hawiye
    HUUR KALE WAA NAGU DHIB

    Lkn
    Ninkii sida DAHABSHIIL
    maalgalin waan soo dhaweynaynaa
    We are business people

    That’s why
    Kenya uga fiicantahay Ethiopia
    Maxaa ganacsi ah oo naga dhaxeeyo
    Ethiopia
    lkn Kenya
    Hanti, Dad iyo Dhul ayaa naga dhaxeeyo

  72. @Dabshid kkkk waad u qodqodaysaa mana kuusuuroobayso in aan iska hadlo waxbaan xeeriyaa abtiw.
    Laakiin 21 sanno oo dictatorship ah ma dhicin nin 1996 soo galay Muqdisho 30 jir ah 3 sanno 30 million kucsameeyay marka loo eego taas dhulyaroo 30/15 ah muwaadin xaq u leh inuu dego gato ku ganacsado dalkiisa waa kaag iyo kala dheeri.
    ANIGU MA AHI MJ IYO ISAAQ OO ABTIYAASJOOD CAAYA.
    Waana kuu xaqiijiyay in aan jaalle tuke geed saaran kaaga hiilin doonin.
    Mid aan kuu xaqiijiyo inta Muqdisho tahay caasimadda dalka oo ay ku magacaaban tahay,cidna marti ulama ahi cidna hour kuma hayo.Aniga iyo adiga isku degaan ayaannahay ama waan wada joogaynaa ama waa wada noqonaynaa ee qashqashaadda naga daa adigay Dan kuu tahaye maanta 1991 ma ahane kkkk

  73. Iimaam Dabshid, Ramadan wannaagsan.
    Maya illama ahan Iiimaan, in aad u caddaalad fashay Daarood iyo Isaaq. Habba dhib badnaadeenee, Daaroodka, waxaa kaalla dhaxeeya wax kabadan Isaaqaan, caddeeyn Isaaqu waxeeyba si caqli daanyeernimo ah u aaminsanyahiin xataa in uusan dal naga dhaxeeyn wax kalla iska daayee.

    Anniga markii aan fiiriyay wax baddan, Wallow Hawiye iyo Somaliba eey tahay in eeysan ku mashquulin sheekadda Laascaanood iyo baabuur qudaar waddo ayaa jidka is baaro loogu dhigtay Buuhoodle, instead waa in aan ku mashquulno dagaalka khawaarijta argagixissada alshabaab.

    Having said that, haddana waa wax u dan ah Somali guud ahaan, in Isaaqu hurdadda laga kicciyo oo loo sheego in waxaan daanyeernimadda ah oo eey jaadka ku cunnayeen 30 sanno ee ah dal gooni ah ayaan nahay in eey been tahay. In la’iska matajjin doona waxii qaan amabba baaqi ku ah Isaaqa. Waanna tan hadda taagan. Qabiil kamid ah qabiiladda Somaliyeed ma dhihi karro waddan gooni ka ah Somalia ayaan nahay. Waa bulshit iyo cqi daanyeernimo sheekaddaan Isaaqu gsddayeen muddo dheer ee British ayaa saas samewyay iyo blah blah iyo xuduud. Somali waa reer guurraa, xudduud qabiil iska dhaafee xataa xuduudaha dallalka darriska nama celliyaan oo ma aaminsannin Markii eey noqotta daaqsin iyo geel raac.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

Leave a Reply to Cadaado

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented