Imaaraadka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyey maamulka Jubbaland (Sawirro)
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maamulka Jubbaland ku wareejisay Gaadiid dagaal iyo agab kale oo ciidan, kuwaasi oo laga soo jediyey magaalo Xeebeedka Kismaayo.
War kooban oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu yidhi.
“Dowlada Jubaland ayaa maanta Dowlada aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta ka gudoontay gaadiid dagaal iyo agab Ciidan oo kala duwan kuwaas oo ka qeyb qaadan doona dagaalka dib u xoraynta ah ee ay Ciidamada geesiyada ah ee Jubaland iyo xooga dalka ka wadaan deegaanada kala duwan ee Jubaland.”
Dawladda Imaaraadka Carabta oo horay ula wareegtay qaybo kamid ah dekeddaha Soomaaliya, ayaa hada doonaysa inay qaybo cusub oo dalka kamid ah isku fidiso, sidoo kale magaalada Muqdisho iyo deegaano kale ayuu imaaraadku bilaabay inuu ka qorto ciidamo ka amar qaata.




Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64774
Nimankan Reer Jubaland ah yaan kaligood Shabaab loo dirin hadii kale Baabuurtan Waxaa ka furan Shabaab sidii ay kol hore uga furteen oo kale !
Ciidamo isku dhafan waa in la helaa si markaas Khawaarijta looga adkaado.
Hobyo godan
Maanta waad is caddaysay inaad iidoor munaafaq ah tahay!
ma dhowrka cabdi bile baa hub ah! nacas ma gudbe ah ! marka dagaal dhoco waligeed baa hub la kala furan jiray!! imisa goor bay shabaab inta qabsadeen saldhigyada mooryaanta ee shabeelada hoose, shabeelada dhexe, galmudug wixii hub yaalay rarteen? nacasnimadu waa cudur aan dawo lahayn!!
Guul iyo gobanimo SSC KHAATUMO🇸🇴
Hpbyo Hodan
Jubaland niic uma baahna
“Ahmed Najaad kkkk dadka qaar duni kale ayay ku nool yihiin.Saaxiibkeen H.Godan ma ogola Somalinimo means ciidan qaran wuxuu aaminsan yahay macawisley haddana wuxuu leeyahay ciidan isku dhaf ah in la helaa.
Meeqa mar ayay Sh.hoose.SH.dhexe Galmudug hub lagu furtay?
Haddii ay daacad ka tahay ciidanka isku dhafka waa kan ugu sharafta badan kan hadda Gedo jooga waa isku dhaf qolo aan ku jirin ma jirto,laakiin ciidan qabiil ama maamul goboleed meel ma gaarayo.
Rer waqooyiga H.Godon oo kale warkiisa micno badan ma leh.Tan kale waxaan la siiyay hub ma ahan waa cabdi bile dhashiike la saaray waxba ma ahan.
Somalijecel
Kkkkkk waa saas tuulooyinkooda macawisleey. Dadka kale dhulkooda ciidan isku dhaf ah.
Waa meel aan la kala xishoonayn.
Baabuurtaan waa laba shireey qori xitaa lama saari karo
Qaybtii qoriga lasaari lahaa shirka labaad ayaa goostay
Guradu aad bay uyar tahay gaandharigu waaba kadhici karaa
Kooxda axmed madoobe ayaa qaybsatay qaarna kenya ayaa loo iibgeeyay
Gaadiidkaan tirada badan iyo hub badan oo laqariyay shaki weyn buu abuuray wax kalena soomaalidu waa sheegaysaa oo ah in ciidan imaaraatku leeyahay loo wado oo loosoo tababaray taasaa macquul ah sababtoo ah umalayn maayo in gaadiid iyo hub intaan tiro le,eg in imaaraatku siinayo meel aan Dan ugu jirin
imaaraatku soomaaliya waa qabsaday
Axmed Najaad
Nimankan Axmed Madoobe Ciidanka u ah maaha Rag Dhiiran oo wax iska celin Kara, maxaa yeelay Dhowr mar ayay Hubkoodii uga carareen Shabaab sidaa Calaa Adligeed waxaa haboon in la raaciyo ama lagu daro Ciidamo kale ama Macaawiisleeyda Hawiye si Markaa ay u dhiiradaan una joogiyaan Orodka iyo Cabsida ay ka qabaan Shabaab !
Mida kale Laascaano dusheeda waxaa Somaliland kusoo bandhigtay Afar Nin oo Biciidyahan Ugaar yahan Foolxumo badan oo maxaa biis ah🤣🤣🤣
Darbi Daarood……….. Biciidyahan……….
Qabiilada Yar Yarka ee Daarood dhibka haysta waxa weeye siday isku lahaayeen Ismuujiya bay ku baaba’een meel kasta..!
Hoos u godan
Sidii nin raga u hadal, ama niicda kala tag golaha !
meel baa ku gubanaysa! cuqdad raagtay waa waxa ku haysta!
Al-shaydaan iyo Axmed madoobe way is yaqaanaan ee isku qabo afka huurade le
indhahana ka daawo!
Midda kale yaa ku tusay in al-shaydaan laga adkaan karo?! soo cagdheerta kililka! maaha oo 3000 oo al-shaydaan ah 8 maalmood ku soo afjaray! wixii ay hub wateenna ka furtay! maxaabiis 300 kor u dhaafayna gacanta ku dhigay!! waa jabkii ugu weynaa ee abid al-shaydaan loo geysto !! anigu sidaada adoo dhareerku kaa socdo been lama soo shirtago ee waa facts markhaati loo hayo!!
Cuqdad iyo nacayb yaad wax ku yeeli ? kaliya xanuunka ku hayay kugu siyaadin!
War ka carar baarqaka yuusan kugu tumanine !!! 🐪 💪
Insha Allah mardhow
Greater Banaadir iyo Greater Jubba
Waxaa ka soo socdo Nabad iyo Barwaaqo
* Dalka iyo dadku waa
Greater Banaadir iyo Greater Jubba
Somalijecel
Kkkkk. Abti
Anigaa hortaa tagey
Madaxtooyada waxayba
Ku shaqeyso waa talooyinka
HAG GROUP
Nin Reer Libaan ah waa
Libaaxa NISA.
Seedi adigu ma waxaad tahey
REER CARKOW.
kuwaas ayaa ahaa reer Baydhabo
UK na daganaaye
Waqtigii aan Rasalwasaare Farmaajo
– According KAMPALA ee
aan ku soo dhaweynay London
ayaan bartay inaantii Xamar
Ka furanjirtay OROMO BAR
( ha hubo magaca)
iyo walaalkeed
Somalijecel
Maalin dhaweyd waxaa la iisheegay
Inkastuuna sifiican u tilmaamin
ninka iisheegay
inuu BURHAAN oo reer London ahaa
lana shaqeynjiray Rasalwasaare YUULKA
uu ku dhintey Qarixii Hotel Rose
Seedi
Miyaad garatey ninkaas
@Dabshid anigu nin HG baan kuu haystaa oo isku darsaday Cayr+sacad both my mum mother and my father mum.abti+awoowe yaaba ka fiican,laakiin seedi waa beer kkk waadse ku cayaarteen kkk
Ninka ku dhintay Sheekh Abdiqadir garweyne masaajika ayuu imaam ka ahaa Burhaan waa un isku jifi Bah.Majeerteen labada kale nin Jamaal ubaxle reer Axmed ninka kale ayaan aad u aqaansy Maxamed Sayid Xasan Cilmi reer Siyaad diini.Reer UK Iswareysanayo ayay ahaayeen +Dr Doodishe waase laga hoos shaqaystay.
Reer Carkow reer Afgooye waaye isku jifo ayaan nahay reer Warsame diini.
Mahad Salaad ma ahan reer Liibaan waa reer Wehliye dheere mase ahan ragga aan aqaan.
Somali jecel
Kan xanuunsan ee nacaybka Daarood la ildaran ee dabshid wata, magacyo kalana isticimaala
bal noo sheeg cidduu yahay, waadiga u jiibinaya ee abti ku haye e!! kolley anigu inuu iidoor munaafaq ah yahay baan aaminsanahay !!
Somalijecel
Waad mahadsantahey
Seedi abti
MO
Daanyeer Cagdheer ah niicdiisa waxba ima yeesho !!
Qof kasta waxaad ku shaabadaysay inuu IIDOOR yahay iyo MUNAAFAQ yahay !
Sida aan hadal kaaga ka dhadhansanayo waxaad lasoo kortay Dumar fara badan Maxaa yeelay Cry Baby 😭 Too Much emotion🖤 baad tahay. Adoona wax hubsan Baad sidii Dhoocil yar oo Naaska laga taabtay u boodboodaysaa 🤣🤣
Relax have a KitKat !
Axmed Madoobe in uu guulaysto waan jeclahay oo Nimankaas Khawaarijta cashar U dhigo laakiin Ciidamada Daraawiishta Jubaland waa kuwa ka cararaya Goobaha Dagaalka markii fooda is daraan ayaga iyo Shabaabka. Wixii hub ahaa oo Dawlada Siisay Shabaab bay uga carareen !
Waxaa kaloo igu maqaal ah in Axmed Madoobe xataa uu diidan yahay Ciidamo Hab Beeleed loo abaabulay oo Gedo joogo. Maxay dhib ah keenayaan hadii Ciidan kaas Gedo jooga ay halganka gees kooda ka wadaan si markaa Khawaarijta looga sifeeyo Jubaland ?