|

Muuqaal: Madaxwayne Xasan iyo Fariinta Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan.

HALKAN DAAWO VIDEO

Sidoo kale  Madax kala duwan  ayaa  dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeynayaa dhalashada bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Bishan caawa noo bilaabatay ee Ramadaan waa bishii Qur’aanka, waana bishii cibaadada iyo Raxmadda.

Shacabka ayaa loogu baaqay  inay isu naxariistaan isna caawiyaan. Ganacsatada iyo dadka kale ee hantida heysta waxaa la gudboon in dadka saboolka ah ay caawiyaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64766

Posted by on Mar 23 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented