|

Galmudug oo isku  diyaarisay inay qabsato Ceelbuur (Dhegayso)

Ceelbuur ( Kalshaale ) Maamulka Galmudug ayaa wada diyaargarowga howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud.

HALKAN KA DHEGAYSO

Waxaa horay  Al-shabaab looga saaray deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug iyo Hirshabeelle.

Guddoomiyaha Degmada Ceelbuuur ee Galamudug  Nuur Xasan Guutaale ayaa ka warbixiyey sida uu hawlgalku u socdo.

Isha VOA Somali

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64739

Posted by on Mar 22 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Galmudug oo isku  diyaarisay inay qabsato Ceelbuur (Dhegayso)”

  1. Garabkiina..Ceelbuur waa godka daanyeer Cali Dheere ku jiro.
    waa in weerar badan oo si fiican loo qorsheeyey noqdaa haddii ciyaalkii Alshabaab oo idin bursanaya waa la arkin.
    Bal inaad halyeeyo xabadda rida leedihiin la hubsnoonee.
    Dagaala waaba intaas oo dhiman waydaane.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented