Madaxwayne Xasan sheikh oo Saxiixay Sharciyadii ugu badnaa
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah:
1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada
2. Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,
3 .Sharciga Socdaalka,
4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha
5. Sharciga Nidaamka Lagu Hagayo Kheyraadka Dhulka Hoostiis,
6. Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashadayaasha,
7. Sharciga Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Dadweynaha.
8. Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey guddoonka iyo mudaneyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida ay u dardar-geliyeen ansixinta shuruucdan oo aas-aas u ah dowladnimada Soomaaliyeed iyo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.
Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku ammaanay Golaha Xukuumadda iyo khubarada Soomaaliyeed soo diyaarinta shuruucdan, waxa uuna tilmaamay in ay taariikh cusub u tahay dowladnimada Soomaaliyeed, maadaama ay yihiin sharciyadii ugu badnaa ee muddo kooban lagu ansixiyo, taas oo muujinaysa muhiimadda wadashaqeynta Hay’adaha dowladda.
DHAMMAAD
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64724
Iska hadlaw ina igare.lax dhukani abaar moog.dhado roob noqon weyday.
Aalatahay hhhhhhhhh
Iska Dhuus Dhuusa Ma Awelbaa Cidi Wax
Idinka Warsaneeysey Waxa Hawiye
Sameeysanayo Wax Aad Ka Qaban
Kartaan o an Aheeyn in Aad Calaacashan
Miya Jira
50 Bilyaar O Deeyn Ah Ayaanu Hada
So Qaadaneeyna O Dekado Calami Ah
Ku Dhisaneeyna iyo Garoomo Diyaaradeed
O Calami Ah Maxaad Ka Qaban Kartaan?
Soomaaliya waa intaas
Ay ka soo jeedaan
4taas nin iyo Saxaraha NIGER
sorry Bari
2014 ayaan qorshaynay
The Power of Daarood Jaberti
Xalane iyo Saacid
Waxay ahaayeen Goobjoog
Kalsame aka ciilane
Magaca gedo mahooyadaabaa leh caabudwaaq korkeeda ayaad geel kuraaci jirtaye kulahaa magaca gedo noo dhig kkkkkkk
Alla maxaad dharkii goofi guduud dad kudulmiday
inta miyi lagaa keenay ilaahooow yaa kusoo baara
Waxaan layaabanahay sadexda ilkayar ee halkaan soo gasha ee dhabayacada uniikinaysa
Walaahi baan kudhaartaye adinka ayay soomaali idiin neceb yihiin waxa madaxweynenimo iyo reysalwasaarenimo iyo xitaa dhulkiinii jubaland idiin qoonsaday inaad xukuntaan waa ayaga cajaaib
Mareexaan hawiye caayaya majeerteena uniikinaya
Waa aduunyo kale
Gedo land
Adiga inaadan mareexaan ahayn cid walbaa ku ege maxaad iska daalin.
Gedo land
Majeerteen necbow haddaad rabto, Mareexaan ahow haddaad doonto laakiin waxaa laga hadlayaa dagaalka Laaska-caanaha oo Dhulbahante dhulkoodii difaac uga jiraan.
Haddaad xitaa qof Hawiye ama Isaaq ah tahay, in dad dhulkoodii inta lagu soo duulay weliba Maxaabiis ka qabanay la leeyahay, sow intiraado maaha;
Hartiga dhulkoodii lagu soo duulay hadana la leeeyahay, dhulkoodii ayaan maxaabiis uga dhignay, ma idin ku digataa!
Majeerteen maxaa meesha keenay, dhulkoodii laguma soo duulin, haddii kuwa Majeerteen ah oo soo hiiliyey la qabtay ama la dilay sow tol iskuma hiilin jirin.
Adigu naageyskaaga la sug maalinta Dhul Majeerteen lagu dagaalayo oo ku digo in wax iska celin waayeen markaas.
Laakiin Dhulbahante maaha Majeerteen, dhulkoodii ayaana lagu dagaalaya, maaha Burco meesha shacabka beerka dhulka ku hayaan oo madfac ka dul dhacayo ee waa Laascanood.
Adiga oo nin Mareexaan ah sheeganaya xitaa hiil ha joogee, ka aamus ma garan weyday…!
Mise sakhraan naag ah ayaa tahay oo mid Majeerteen ah futada dilaaciyey oo indhiisa cid Majeerteen ahayn arag………Daanyeer in Sool la joogo ogeyn.
Gedo land
Mareexaan, Hawiye iyo Majeerteen midna laga hadli maayo, carro Dhulbahante ayaa dagaal ka socdaa oo la dagaalaya dowlad 30 sano jirta, hiil Somali oo dhan ka mudan yihiin, adiga ilaa xalay; sida naag lasoo meheriyey ayaad alalaas ku jirtaa iyo nin Majeerteen ah ayaa dagaalka lagu qabtay….! huloo, huloo, huloo.
Ma waxaad sugeysan in qof dhiig leh joogin dhul Majeerteen…
Boowe war la’aan ayaa ku haysa, haddaa ayeyba kow tahay ciidan Majeerteen soo socdaan…🧛♂️
Xaarka cesho oo mashxaradda yaree, waayo dagaalkiiba ma bilaaban, porsament lee aragtay.
Daaroodka dhul Ogadeen, Mareexaan, Leelkase, Warsangeli, Majeerteen etc, dhulkooda dagaal kama socdo, welina ma orag qof Daarood ah oo u mashaxaradaya in Dagaalka Harti isku hiilinayey qaar la qabtay ama la dilay..!
Dee taas nin dagaal soo aaday, waa suagyey nolol ama geeri. Not surprise
Nin Mareexaan run ah kuma digteen shacabkii Dhulbahante oo ka qaxaya guryahoodii..!
Waxaan oran lahaaba Mareexaan kuuma aqoonsani.
Land of punt
Anigu dhulbahante waxba uma dhimin
Qadiyadoodana waa kutaageersanahay
Cid wax kaqaadaysana majirto
Laakiin qoladiina afka dheer ee meel walba xaasidnimada lataagan in laydin edbiyo waxaan kufaraxsanahay
umad idinka xun ma arag intaan noolaa
Dadka soomaaliyeedna waxay idinku naceen
Waa xaasidnimada idinku jirta
Laakiin markaan isaaq baa laydiinka adeejin
Horta maxaad uga xanaaqdaan kalmada
Habiqlayso kkkkkkk
Gedo land
Kkkkkk majeerteen waa nibcahay, laakiin dhulbahante waa jeclahay caqligaas qolada uu yahay waa caddahay ee inta magaca gedo iska tuurto magaca tuuladiina soo qoro.
Majeerteen iyo dhulbahante waa walaalo aaba wada dhalay oo dhul iyo dheef wadaag ah.
Gedo sheegad aka Ha biqlayso
Waa maxay Ciillane ?…
Yaan u ciil qabaa?…
Ma Ree Siyaad baan u ciil qabaa oo aan 4 iyo 5 kala tirsanno?…
Mise waxaad ka waddaa waxaad u ciil qabtaa ree baraxley?…
Adigaa qalinkaaga isku kashifaya maalinba ta ka danbaysa….
Haddii laga hadlo dagaalka Ukraine iyo Ruushka MJ unbaad ku marantahay…
-An ku xasuusiyee Haa, magaca Gedo anigaa iska leh, Gedo means Mr, Majeerteenna waa walaalahayo, wax colaad ah ama necayb ahna uma hayno umana hayn karno sida dhabta ah….
Baqtiga kaa buuxa Marreexaan kumaba jiri karo ee ku wajahan MJ….
Sidaan horayba kuugu sheegay siyaasiyiinta 2 dan beelood baa siyaasad isku haya ee shacab ahaan waa walaalo… Qofkii MJ weerarana annaguu na weeraray yaa Mooryaan… Sidaa u faham…