|

Madaxwayne Xasan sheikh iyo Xogta Safarka uu caawa ku tagay dalka Uganda

Kampala ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Uganda doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliyeed oo si naf hurnimo leh u wajahaya dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, dhiiggoodana u huraya xoreynta dalkooda iyo xasilloonida gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dul istaagi doona tayada tababarrada ay qaateen guutooyinkan ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka, isagoo la wadaagaya guulaha la taaban karo ee Ciidamadeennu ay ka soo hooyeen howlgallada dalka looga xoreynayo argagixisada Al-Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka dalka lagaga sifaynayo argagixisada.

DHAMMAAD

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64697

Posted by on Mar 19 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “Madaxwayne Xasan sheikh iyo Xogta Safarka uu caawa ku tagay dalka Uganda”

  1. War Dabshid waa la ogaaday waa Daahir Calasoow, bal dhegeyso khudbadiisii IRIR Samaale!

  2. Sii soco soo soco waxna ha soo kordhin waa xaalkiisu mr gurguurte (qasaaro). Horay u soco dib u soco,darandoori maxaa daal la kororsaday hadda diyaarad sii raac oo hadana mid kale soo raac muxuu daal kororsaday waa safaro qasaaro ah iyo waqti iyo dhaqaale lumis xaalka mr gurguurte waa maalaayacni dalkii dagaal buu galiyey diyaaradna waa sii saaran yahay bal adba? Kkkkkkkk wallee mooryaan baan dawladnimo baran. Huutuu hoo beesada.

  3. Baarqab

    Dawladnimo Aan Hawiye Aqoon Yaa Yaqaana
    Bal Adigu No Sheek Hawiye Waa Dadki
    Dawladnimada iyo Dimoqaraadiyada Laga
    So Gaarey Gaal iyo Muslina Waa Ogyihiin
    Xasan Sheekh Hadi U Diyaarad Iska
    Saarado Wuxu Ku Saaranyahey Canshuurta
    Hawiye e Maxa Adiga Ka Galey Maad
    Qubbadaada iska Dabstid Doolaala Dheerida
    Yaa Xisaabi Ku Yiri Xoolaha Hawiye
    Cidi Ruugeeysa iyo Cidi Diyaarad Ku Raaceysa
    Maxeey Ku Darsadeen Tolka Reer Bahal
    Maxaadse Ka Qaban Kartaan Nin Xoolihisa
    Isticmaalaya Xoolo Ragi Lahaa Maamulanayan
    Ayaad Ka Daba Yuuseysan Yur Baa Leeydin
    Yiri

  4. Daaroodki Waxa Kaso Harey
    Xasan Sheekh Baa Diyaarad Raacey
    Xasan Sheekhba Diyaarad Kaso Degey
    Xasan Sheekh Nooma Juuqin
    Xasan Sheekh Shabaabkibu Leeynaya
    Xasan Sheekh Baa Tolki La Kulmey
    Xasan Sheekh Baa Quraacdey
    Xasan Sheekhba Erateria Aadey
    Xasan Sheekh Baa U A E Aadey
    Xasan Sheekh Baa Uganda Aadey
    Xasan Sheekh Beey Tolki is Fahmeen
    Xasan Sheekh Baa Deeyn So Qaadanaya

    Daarodoow Xaarka Ceshada
    Xasan Sheekh Waa Dab u Birbirey
    Umada Hawiye e Waligeed idinka
    Xishoon Jirtey e Turufo Xoolahooda
    Ku Cuni Jirteen

  5. Kan goorma ayuu dal maamulaa, sii soco oo soo soco ku jiraa.
    Diyaarad fuul jeclaa Xasan xoolo.
    Waxa lacag safar ku bixinayo muu dad abaarta laysay ceel ugu qodo.
    Somali waa dad xun, ilaahay madax xun ayuu usoo diraa.
    Daanyeer

  6. Anigu weligay waan ogaa in Website-kaan daanyeer Daahir calasow lu ku leeyahay.
    In daanyeer Dabshid iyo Daahir Calasow isku aqli yihiin amaba isku nin lama yaabayo.
    Munaafiqiin Somalida isku dirkooda bariiskii ka galay…

  7. Hawiye aadan cade ayaa kadhashay
    Oo cabdulaahi ciise ayaa kadhashay
    Oo cabdiqaasim ayaa kadhashay
    Oo gen.caydiid ayaa kadhashay
    Oo taliye dabshid ayaa kadhashay kkkkkkk
    Daarood yaa kadhashay
    Jaale siyaad oo wadani geesiya ahaa
    iyo gedo land
    Sayid maxamed cabdulle xasan dumarka iyo caruurta ayuu layn jiray
    Cabdulaahi yuusufna waligiis jaajuus buu ahaa
    Dabayshu geedaha uma ruxdo inay ciyaarsiiso ee habiqlayso kkkkkkk hadhow bay i orandoonaan waa daahir calasoow
    Kalshaale dabshid rag badan buu waalay
    Mar waxay leeyihiin waa isaaq
    Mar waxay leeyihiin waa daahir calasoow
    Mar waxay leeyihiin waa shiikhaal
    Mar waxay leeyihiin cida uu yahay waa kuwareernay kkkkkkk
    Mar dhaw waxay orandoonaan dabshid waa jaajuus eithopian ah caadi bay dharka udhigeen

  8. Gedo Land

    Waa inta Aad Sheektey Ragi Dalka So
    Maamuley iyo Sida Ay Uso Kala Maamuleen
    Ki Wadani Ahaa iyo Ki Jaajuus Ahaaba
    Dhabayaco iyana Halkaan Ayeey Yuus iyo
    Faan Cidla Ah La Taaganyihin. Kkkkkk

  9. @Gedo Land

    Waxaad hilmaantay Hal nin, waana Farmaajo.

    Runta lama inkiro, Farmaajo inkastuu xukunka iyo kali talisnimada jeclaa, hadana wuxuu ahaa wadani.

    Wuxuu ahaa sida adeerkiis siyaad barre oo kale.

    Nin xukun iyo xoog jecel oo wax maquuniya, laakiin aan dalkiisa qiyaameyn oo jaajuuseeyn.

    Waa inteey mareexaanka daaroodka kale dheer yihiin.

    Waligeen dhinac uu mareexaan naga jiro cadow shisheeye nagama soo gelin, waligood cadow shisheeye nioma aysan soo raacin, iska daa ineey noo soo raacaanee ayagaaba naga difaaci jiray.

    Mahbar hadaad maqasho, mareexaan kuma jirro, waa iga wallaahi hade been sheegi mahayo.

    Been ma sheegin ninkii yirri Mareexaan waa Hawiye,
    Taas macnaheeda ma’aha dhalasho iyo dhiig ayuu Hawiye Ku yahay,
    Laakiin waa ineey sid Hawiye-ha u fakiraan, una geesisan yihiin, una dal iyo dad jecel yihiin.

    Habar Gidir Baa Idinka Yaabtay.

  10. 2 Hawiye Hawiye miyaa jira?

    Haday jiraan 2 Hawiye,kan Somaliya degani waa Bulsho aam maamulikarin 5 Dameer oo la daaqsin geeyo.
    Bilaa biyo ayay u dhiman 5taasi Dameer.
    Ama 5tii Dameer oo mid walba lug laga guustay ama dheg laga goostay ayaa loogu iman.
    Saa Dameerihii oo nool ayaa lug,Jeeni laga goostay oo la iib geeyay.

    Xaraan 5tii Dameer oo bad qaba ugu iman maysid.

    Waxa kale oo ay samaynkaraan inay 5tii Dameer ee xooggz waynaa xaraashaan oo 5 Dameer oo xanuunsan oo sakaraad ah ay meeshii kuu dhigaan.

    Dameerihii way bukaan e u imo.

    Dalmida.

  11. Xassan Shiekhoow noo soo qaad $ 100 Billion oo Dollars ah si aan Wadanka ugu Dhisano.

    Mid Dhabayaco ah oo ka tirsan Wasiirada Maamulka Puntland baa Doraato lahaa Xassan Shiekh wuxuu rabaa in uu Lacag Dayn ah Magaca Somalia 🇸🇴 kusoo qaato! Yeeli mayno waxaana ku dacwaynaynaa Waraaqana u diraynaa Wadamada Daynta bixiya…🤣🤣🤣
    Oo Sawtaad lahaydeen Dawlad gooni ah baynu noqon ? Maxaa is kugu kaaya jira !

  12. Digriyoow
    Waa runtaa laakiin ragii waaweynaa ayaan soo qaatay
    Hadii lawada tiriyo
    Barre hiiraale iyo cismaan caato umalayn maayo rag ka libaaxsan oo kawadanisan inay jiraan
    Ragu waa badan yahay

  13. Hadal taariikhda galay oo qofkii soomaaliya uusan iloobayn abad waa cismaan xasan cali caato aun
    Shariif sakiiin waa najis
    Ugaandha waa najis kkkkkkk
    War rag waa ragii hore soomaaliya hada qashinbaa isu haray

  14. Hobyo godan
    Dee ma kala bixin, xitaa Somaliland ayaa dayntaas caruurtooda laga rabaa, xitaa hayday mustaqbalka goostaan, ileen markii la qaadanayey isku dal ahayne.
    Maxaad ka taqaan; international money lending laws?
    Djibouti lagama rabo waayo waa dal gooni ah.
    Ma ogolaanayno Mooryaan Lacag dayn ah iyo gaalkii daymiyey hawada kukala goosanyaan.. That money, will never Somalia xitaa Mogadishu.
    No, No, no..we will allow dayn cusub, tii hore oo belo cuntay la aqoon ayaan bixin kari waynay oo in nalaga cafiyo barinaa!
    Bal ii sheeg Xasan xoolo muxuu ku samayn 1 billion dolar dayn ah oo dalbaday?

  15. Gedo land
    Daanyeer caado leh sida dumarka……….kkkkkkkkkkkk
    Cismaan Caado iyo Bare Huuraale ayaa yaabi lahaa, hadday warkaaga maqlaan. kkkkkkk

  16. Land of punt
    Walac baa tahay ayaan umalayn marba nin kubood
    War meesha isaga tag
    Anaga maalin walba cabdulaahi mahbar iyo ragaan barida weyn hanugu mashquuline
    Walaahi baan kudhaartay cabdulaahi mahbar wuxuu iswaalay markuu gen caydiid dhintay
    intii caydiid noolaa waligiis hadalkiisa lama maqal falaq falaq

  17. $ 1 oo dayn ah lama siinkaro Mooryaanta Muqdisho fadhida. Haday rabaan magaca Hawiye ee ay sheegtaan dayn ha ku qaataan,laakiin magaca guud wax lagu sheego Dawlada Federalka Somaliya kuma qaadan karaan lacag dayn ah.

    Hadaan nahay qurba joogta Somaliyeed, World Bank iyo I M F waxan qoraynaa warqado aan ugu sheegayno inaan jirin Somali wax wada le oo lacag la dayminkaro.
    Millions warqado oo run ah ayaan gaadhsiindoon hogaan qaabilsan Musuqa ee Bangiga aduunka.

    Wallaahi inaaan been sheegayn…
    Tuug xaaraami ah oo hore wadanka zero ka dhigay inaan u qaadankarin dayn lagu yeelandoono caruurta Somaliyeed.

    Dalmida

  18. Godaqarmuun, yaa wax addiga iyo Daaroodka aad guska u jaqda wax iddinka weeydiinaya deeyn, deeq iyo siyaasadda Somaliya. Majeerteenka waa uun u daanyeernimo iyo caaddadoodii aheeyd in eey qassaan markasta oo eey arkaan in dowlad Somaliya oo xoogan oo horray u socota arkaan. Waxeey ka xunyahiin Majeerteenka kabacdi isbaheeysigii aan ku ridnay daanyeer kaligiis taliye Farmaajo in aanan laga yeelin in eey qaataan wax kabaddan waxa eey xaqqa u leeyahiin. Waanna lasiiyay waxii eey xaqa u lahaayeen. Wax kabaddanna lamma siinaya, nada, null Zilja!

    Midda kalle, daanyeerkii Bayle, ayaa ah kan uggu musuqmaasuqqa baddan ee tuuga ah, ee haddeer iyo 10kii sanno ee lasoo dhaafay ka shaqeeystay, dhacay oo la baxsadday lacagtii dowladda dhexe iyo shacabka Hawiye. Warqad marka aad qortaan, 10 warqad ayaan qornaa. Ma waxaad u malleeysaa Hawiyaha maantay Hawiyahii cawaanta ahaa ee 1969kii?
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  19. Mr bahal
    😂 aad baan u qosley run badanidaa waa exactly siday yihiin 5 dameer ma maamuli karaan because waa wada tuug mooryan ah oo xoolo xaraana lagu soo koriyey they know nothing but tuugnimo,waawaraabihii hasha iyo ilmaheedi ilaali la yiri ee yiri inu hashii naadha ka goostay tii yareedna bishimaha ka goostay yiri maxay ka nuugta maxayse ku nuugta xasan dhiiqo wakaa wadankii oo meelkasta dhib ka jirto diyaarad ka dagi la ma fahansana macnaha madaxwayne iyo masuuliyada saaran intay leegtahsy hal isbuuc buu 5 times dhoofay office uu fadhiisto iyo inu ka fakiro bal siduu u hagaajin lahaa waxa dalka ka socda goor ugu danbaysay lama yaqaan hawiyeh na waa fiirsanay sida wax u socdaan iyagoo ku qanacsan, somaliyi haka tashato xoolahan and maskax ahaan cafimaad qabin.period

  20. Hodan qofka wattow, u are soooo dumb, you don’t even know who your daddy is!

    Addiga iyo Godaqarmuunka waxaan iddin xasuusin, Amabba ogollaada in Hawiye oo ah the indigenous people of Somalia to lead your sorry ass, in eey hogaamiyaan futtooyinkkiinna xun ee foolxumada baddan, amabba sidda eey tahay iyo si ka xun ayeey Somaliya ahhaan. Mark my mother fucking word! wallaahi!
    Ogollaada Hawiye in uu iddin hogaamiye amma, you go fuck yourself! Waxaan ka dhigi Somalia cadaabta adduunka wallaahi! And ain’t nobody or Joe Biden or anybody can tell Hawiye any shit or otherwise!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  21. I know, mowduucaan aan ka hadli doonna in uu yahay premature amabba mid soo dagdagay.

    Mowduucan waa Isaaqa oo pussy ah (oo rabba in eey ku qarraabtaan Irrir Samaaalle oo bug ah iyo bulshit). Ok

    Qodabadda tirradda baddan oo eey soo saari doonaan Isaaqu, waa qoddabadii eey gaaladii iyagga laftirgooda ahaa cawaanta Hawiye oo la tallinayay cawaanta Hawiye oo kasii liitay gaalladaas 1991kii u sheegeen. Isla gaaladii oo liita ayaa 2023 ga la tallinaya Somaliya. Sadly, isla gaaladaas iyo argagixissada alshabaab waa isla shaqeeynayaan, laakiin cawaanta Hawiye iyo Somalia ma fahamsanna arrinkaan Same same, is what my African brothers would say! Waa daanyeerro Isaaqu, lamid ah daanyeeradii Hawiye in 1991kii.

    Laakiin, Daaroodka laftigiisa waa daanyeer kalle, sababtoo ah, in la xukkumo ayuu diidayaa, iyo waxuu rabbaa in uu xukun uusan xaq u Laheeyn uu xaddo, 9o uu boobbo, which is dumb of Daarood, because this is not 1969 Somalia that was stupid! This 2023 Somalia is different, it is Somalia led by the indigenous people of Hawiye, people who would rather destroy Somalia than be led by the likes of dictator, dumb mother fucking idiot like Siad Barre!
    Dalmida
    God bless Somalia

Leave a Reply to Gedo land

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented