|

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo kordhay

Laascaanood ( Kalshaale ) Khasaaraha ka dhashay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmaray dadka deegaanka SSC Iyo Somaliland ayaa sii kordhaya, labada dhinac ayaa Habeenimadu uun xabadooda kala joojisay.

Dhimasho in ka badan 110qof ,     Dhaawac in ka badan 500qof,    Maxaabiista la qabtay 26 qof, Sidoo kale waxaa jira  Gaadiid dagaal oo gaadhay  6 oo la qabtay.

Afar Cisbitaal oo kuyaala Laascaanood ayaa la geeyey dhaawacyada 120 qof oo ay ku jiraan rayid madaafiicda magaalada ku dhacday ay waxyeeleysay, Askartii deegaanka ee dagaalantay.

Cisbitaalka Burco-Oog (KMG) ayaa la dhigay 320 Askari oo ay kujiran 4 Saraakiil sare ah oo dhaawac ah, Hargeisa ayaa loosoo gudbinayaa.

Deegaanka Oog ayaa lagu aasay 7 Sarkaal oo ay kujiraan Labo Taliye Guutooyin, Madaxii Tababarada Guutada 9-aad, 2 Abaanduule Guuto oo ka tirsanaa Somaliland.

Magaalada  Garoowe ayaa lageeyey dhaawaca 22 qof oo ah Askar dagaalantay.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64695

Posted by on Mar 19 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo kordhay”

  1. Dabshid waa Daahir Calasoow! Daawo khudbadii uu ka jeediyay Irir Samaale!

  2. Habrihii iidoor jab weyn baa loo geystay! shaki ma le in jamaahiirta xaq u dirirku guulaysanayaan. iidoor waa gun, waxay is waashaba, aakhirka saaxigey keeni !!

    iyagoo meyd tiro beel ah iyo maryo dhiigle sita bay ka huleeli carro dhulbahante!!

    Guul iyo gobanimo SSC KHAATUMO🇸🇴

  3. Ahmed

    Dameerka naasaha weyn ee daahir calasow ma mudna xaarka uu afka ka daadinayo in la dhageysto, rag habargidir ah baa sheegay inuusan aabe lahayn oo wecel yahay!! dhaqankiisuna wuu u egyahay! marka haddii iidoor wecel akhasunaas ah naf ka dayeen oo intay woxoogaa jeebka ugu shubeen yiri noo hadal waxay muujinaysaa inay yihiin dad nugul oon adkaysi lahayn!! dabshid inuu yahay daahir calasow waa macquul waayo labaduba cuqdad iyo naxli gaamuray bay la il daran yihiin!

    Marka jamaahiirtu horay u socon !! guusha kama dambeysta ahina way dhowdahay!

    Guul iyo gobanimo SSC KHAATUMO. 🇸🇴

  4. Dagaalkii warkiisu haduu si fiican u soo baxay, meesha dhabayacaa ku gacan gashay. Nimanka dagaalka miyaa looga baxay

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented