|

Dagaal cusub oo markale galabta ka bilowday duleedka Laascaanood

Laascaanood ( Kalshaale ) Markale dagaal ayaa galabta  ka socda agagaarka Maraaga ee duleedka Laascaanood, oo ah meelaha ugu badan ee saaka lagu dagaalamay.

Somaliland  waxay doonaysaa in ay ciidankeeda u talaabiso laamiga dheer oo ay xaqiijisato gacan ku heynta Maraaga ilaa Diyaaradda, taas oo ay jid kasta u marayso, dhulka godana ay kaga baxayso.

Ciidanka Somaliland ee saaka agaas ka dagaalamay, waxay lumiyeen 3dii Taliye ee iskaga hooseeyey oo ku geeriyooday dagaalka, maxaabiis laga qabtay, sidaas oo kale iyana waxay gacanta ku dhigeen maxaabiis.

Ciidanka kasoo horjeeda ee SSC waxay doonayaan in ay xaqiijiyaan in ciidanka Somaliland ee kudhaw Laamiga isku xira Garoowe iyo Laascaanood, ay darbiga Goojacade ku aruuriyaan, kadibna laga saaro deegaanka.

Waa labo is diido oo qolo kasta Nolol iyo Geeri u ah, sida ay u xaqiijin lahaayeen.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64687

Posted by on Mar 18 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

46 Comments for “Dagaal cusub oo markale galabta ka bilowday duleedka Laascaanood”

  1. Majeerteen waxaa isaga qaldamay
    Goojacade iyo qandala kkkkkkk
    Meesha mawaxaa lagu dabanayaa kaluunka layiraahdo sardines iyo tuna kkkkkkk
    Waxaan maqlay in cali saleebaan yiraahdeen ciidankeena waan labaxaynaa oo maxaa markii hore keenay meesha xarago mataal adeer dab iyo baaruud baa taala falaq falaq

  2. Niman kaluumaysato ah ayay kuleeyihiin waa ciidan
    Maanta niman shaanshi ah ayaa majeerteen dacaayadaynayay yacni shaanshi ayaa idinka geesisan

  3. War awaay ninkii @Mudane Bahal ahaa kkkkkkkkkkkkkk.

    Waar Dee Ii Waran Saaxiib.

    Adeerkaa Beyle wuu soo Guryo noqdayee Ma Soo Dhaweeysay?,
    Wixii uu Xamar kasoo shaqeeystay oo ay Hawiye siiba Hiraab Soo Siiyeen Wax ma idinkaga keenay?, mise kaligiis baa jeebka iyo camanka ka buuxsaday?,
    Maxaa halkaas idinkaga soo baxay?, (maxaad ka fahanteen soo noqoshada adeer beyle?,),
    Soo ma aadan arkin in wax soomaaliya la yiraah oo waqooyi iyo koofur ah in aysan jirin kkkkkkkkkkkk, soomaaliya waa un koofur, waana jamhuuriyada Hawiye Ee Soomaaliya.

    Siyaasiyiin isaaq iyo Samaroon ah oo Hargeisa shaqo la’aan ku noqday, baa xamar usoo shaqo tagay oo irir-nimo nagu baada mooyee, wax soomaalilaan iyo soomaaliya isugu jira ma leh oo la waa.

    Waar nimanku weey na baadeen oo goofafkoodi waqooyi beeyna dib ugu laabteen, Alla Hawiye Doqonsanaa.

    Oo Mudane Bahal-na Soomaalinimo aan suurogal aheyn jecelaa kkkkkkkkkkkkkkkk.

    Mudane Bahal-oow hada ka dib mar dambe mooryaan-nimo nooguma wici kartid, sababtoo ah adeerkaa beyle weydii sababta.

    Midowgii baa yaabay.

    Salaama, Eebe sareeye SWT haku nabad geliyo.

  4. Fahiimo Yuusuf Quuje
    Ayaa laga hayaa
    WANAN MIYAAD TIHIIN MAJEERTENOW

    Majeerten hadduu Xabad holinkaro
    Ma wuxuu ku oodnaan lahaa
    SAXARAHA IYO HANFIDA

    Dhulka Webiyada ayuu Goof ku lahaan
    lahaa

    – Maxaa Max’ed Zubeer keenay
    Jubbooyinka ” WADNAHOODA”

    – Maxaa Mareexan keenay GEDO
    WADNAHOODA

    – Maxaa Habar-Gidir keenay ilaa
    Jubbooyinka ka
    WADNAHOODA

    Maxaa GAADSAN KEENAY
    GEDO ilaa Shabeelooyinka
    WADNHOODA

    – Armaad arki Qabiil kuduuli
    Ama Rabo SAXARAHA GAROWE
    waa maya
    ( Halkaas ayay ku badbaadi
    Majeerten )

    – Qarjab oo u naxsan Ethiopian
    soo tahriibey wuxuu yiri
    Nafkeeni mahayaan walaaleheen
    Ethiopia maxaa yeelay
    ” HADDEY KA BADBAADAN
    HARAAD IYO HANFI
    waxaan deynay
    BOHOLO IYO ABEESOOYIN

    – Jirkaa i dubaaxiyay
    Rafaadka iyo qaxarka laga sheegi
    Dhulka Majeerten.

    Haddana waxaan arkey
    Video laga soo duubey Gobolka
    Bari, Dhagax, Saxaro, Buuro
    Maleh hal meel oo salka la dhigo.

    Dhulka sidaas ah maxaa ku hayo
    Majeerten ( Wadnahaa siin waayey
    Dhulbalaarsiga,
    Habar-Gidir, Mareexan, Ogaadeen
    iyo Gaadsan ka sameeyeen
    DHULKA WEBIYADA IYO NOLOSHA

  5. Maxaa jufo Majeerteen siiyey from Afbarwaaqo-Garacad to Boosaso.
    Maxaa jufo Mjeerteen dajiyey 3 meelood 1 meel Somalia.
    Galkacyo to Mogadishu 721 km Galkacyo Bossaso 708 km, Galkacyo to Raascacayr 993 km..
    Maxaa dejiyey dhulka intaas le’eg jufo Harti ah…..Wadnahooda ayaa tajiyey iyo in gumeeyeen cadowgooda oo marka la maqlo la isku xaaro.. kkkkkkkkkk

    Ka warayso dagaalyahanada Alshabaab; Puntland lacag badan idin siin ee yaa dagaal u aadin..istaaga ayey kawada kaadshin meesha koofur ku baashaalaan..kkkkkkk
    Wadnahooda ayey ku gaareen iyo in wiilkoooda guuto u dhigmo, maalinta hireey iyo wireey iyo fulayo cayri joogto….kkkkkkkkkkkkkkkk😜
    Maxaa Majerteen Kismaayo siiyey–Wadnahooda
    Maxaa siiyey Xamar weyn wadnahooda
    Maxaa Majeerteen boqor uga dhigay Hobyo iyo Beledweyne Wadnahooda.
    Maxaa qabiilada qaar taariiq la’aan ka dhigay…fulaynimadooda…kkkkkkkkkkk

  6. Myth of grandma

  7. Digriyoow

    Sxb,adiga Nin Sacad ah ayaad tahay.

    Dinasty.

    Dr Bayle waa hawlgab.

    Dee dhulkiisii ayuu ku soo laabtay.
    Dee nidaam maaliyeed oo cajiib ah ayaad ka dhaxasheen.

    Dad fiican oo nidaamkaasi idiin ilaaliya raadsada.

    Dalmida

  8. @Land of pint

    Waxaa ii muuqata ineey faankii iyo beentii meel xun kula galeen oo war la’aanina ay kuu wehliso.

    Xadka Dhabayaco iyo Sacad ma’aha afbarwaaqo ee waa dhiinoowda car taas diid.

    Dhiinoowda waa deegaan xeebeed garacad 30 killo metre u jirra, waana degaan ay wada degaan sadex beelood oo kala ah, 1. Dir oo galbeedka degta, Sacad oo bari (dhinaca barri ee xeebta degga) iyo xoogaa dhabayaco ah oo bartamaha degga carr taas beeni.

    Dhinaca koofuree ee dhiinoowda waxaa jooga ciidamada sacad dhinaca waqooyina kuwa pint-land car taas beeni.

    Afbarwaaqo waa dhul sacad marka hal degaan oo yar oo toowfiiq la yiraah laga reebo.

    Toowfiiq waa dhul direed, marka hadeey adinka idinla soo aadeen waa caadi, ee ii sheeg dhiinoowda oo dhul xeebeed ah oo toowfioqna ka shisheeysa sababta ay ciidamada sacad u joogaan.

    War ileen nin yohoow intaad iswiidhan jirtay buu warkii dhamaa ku dhaafay.

    War Nin warhaya ma tihid ee kaalay soo noqo oo arag meelaha maanta la kala degan yahay.

    Xadka ina kala qeeybiya waa gaalkacyo oo galbeedka gobolka ah, iyo dhinoowda oo bariga fog ah.

    Toowfiiq waa deegaan aan bad iyo wabi midna laheyn wuxuuna dhacaa waqooyi galbeed ee afbarwaaqo, waxaana degta beesha dir siiba surre, marka sidaas darteed muhiim nooma aha hadeey adinka idin hoos geeysteen, dhinaca barri ee xeebta bartamaha, waqooyiga iyo kuli magaalada inteeda kale anaga oo sacad ah baa degna ee taas ogoow.

    Xadkeena barri (xadkeena xeebta) waa dhiinoowda.

    Dhiinoowda, afbarwaaqo, bud-bud, Hobyo waa afarta deegaan xsebeed ee beesha sacad libaax.
    Aniga waxaa aad usii jeclahay xeebta iidaan ee afbarwaaqo, Alloow igu sin.
    Aamiin.

    Bye.

  9. @Mudane Bahal

    Saaxiib maaliyadeena waligeedba anagaa maamulan jirnay.

    Wasiir maaliyadeedkii ugu horeeyay ee soomaaliya ahaana raisul wasaare ku xigeenkii soomaaliya wuxuu ahaa Allaha unaxariistee xaaji faarax cali cumar oo ahaa nin sacad siciid ah.

    Marka ma dhexdeena ayaa nin nidaam maaliyadeed noo dajiya laga waayay, maya.

    Bahal, saaxiib beyle waa nin soo shaqo tagay, marka hada shaqdiisii wuu dhameystay salaama beynu orran.

    Adigana noo imoow markaada, laakiin mid ogoow, nin daarood ah oo dambe dalkaan ma maamuli doono ee nin hawiye ah oo ku shaqaaleeysiiya soo raac.

    Salaama Eebe Haku Nabad Geliyo.

  10. Dabshid
    Isdhiib aan surka kaaga taaganahay cagta kaa qaadee!! kkkkkkkkkk
    Maxaa Majeerteen siiyey old mogadishu
    Maxaa Majeerteen siiyey Ceelgaab, Afar Irdood, Kaffe Nationale, Chinema Xamar erea,affasione iyo buurta wardhiilyey sida gurigii Cisman Sharmake iyo Cabdirashiid..etc.
    Maxaa Majeerteen siiyey Kismaayo iyo Xarunta webi Jubba.
    Maxaa Majeerteen siiyey the mighty Puntland, maxaa ilaa maanta ka dhigay maamada federalka aan Garoowe kusoo samaynay…Kkkkkkkkkkkk
    Aniga ayaa kuusheegin, qori caaradiis ayey dad ku gumeeyeen, ma Africa ayaa dhul hadiyad la isku siiyaa??? kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Afka ciida u darin,daanyeerka wakooda iska dhagatira…..Its written and proven history.
    xitaa Somalia xukumi maysid haddaad ku kibirto sidii Farmaajo

  11. Dabshid
    Mid ha ilaawin Maxamed Siyaad most powerful man in East Africa ayaa nagu gardarooday oo tol ahayn, waataan shaarubada dhulka ugu xirnay oo wixii dhiig lahow kaca uga yeersiinay.
    Miiskiin Culusow miyaan u daahaynaa hadduu wadadii u jeexnay ka leedxo..run

    Waxaas wadnahooda ayey ku gaareen iyo in cidda warkeena diida gowsaha jabin jirnay taariiqda..kkkkkkkkkkkkkkkk.
    Maxamed Siyaad ayaa laga sheegay; Sayidkii ayey xiniinyaha qabteen, hadana waxay doonaayaan in Kacaanka xiniinyaha qabtaan…kkkkkkkkkkk
    Walaahi in Majeerteen xabad ka reebayn, oo wax ula harin..
    Ragbaa ku yiri Maxamed Siyaad: Haddaad in Kacaanku shaqeeyo rabto la heshii Majeerteen, dowladnimo ayaga ayaa wax ka yaqaane, hadii kale meeshii raggii kaa horeeyey mareen ayaad marin. run.
    Today we know the result: Dagaalkii Kacaanka iyo Majeerteen.
    Rag ciil cadaab ka dooray:🎃

  12. Caawa waa Axad miyaa

  13. Dig

    Haa,waxaasi oo dhan waa jireen.
    Laakiin waartii aad dumiseen wax walba.

    Sxb,jikaarka innaga dhaaf.Maaha xaajo nin raga.

    Idinma nebci,laakiin beenta ayaan necebahay

    Dalmida

  14. @Land Of Pint

    Miyaadan wax ogeyn, mise waad is yeel-yeeleeysaa, war waxa uu imaam dabshid kuu sheegayo miyaadan fahmin.

    Dhulka ay majeerteenku dagaan waa dhul oomane ah oo aan wax nacfi iyo manfac laheyn.

    Beero ma leedihiin kkkkkkkkk, halkee wax lagu beertaa ma dhagaxyada dushooda kkkkkkkkkk.

    Dhul daaqsiimeed ma leedihiin kkkkkkkkkkl, halkee cawsku kasoo baxaa ma dhagaxyada mise dhulka oomanaha ah dushiisa kkkkkkkkkkkkk, waa calaacal timo yeelatay kkkkkkkkkkkkk.

    meel aad wax ka heshaan waa un bada oo aad qubada kala soo baxdaan ee carr hal meel kale oo nacfi leh ii sheeg.

    Waa taas sababta aad dhulkaas ku joogtaan, ooaad ugu nabad qabtaan, ileen dhul qarboosh ah si kastoo uu u weyn yahay wax nacfi ah ma lahanee.

    Deegaan yar oo barwaaqo ah ayaa dhaama, dhul weyn oo qarboosh ah, haduu dhulkaas aad ku nooshihiin qarboosh aheyna waxii ay sacdiyo waday iskuma disheen kkkkkkkkkkkkkk.

    Pintland oo dooxooyin iyo wabiyo yeelatay saacadaan habar gidir iyo mudulood iyo adeerkood maxamuud (duduble) baa isku heeysan lahaa sida marka iyo kismaayo kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Pint wax fahan, waa hadaad fiyoowdehee.

  15. Page waxaa looga hadlahayaa
    200 oo Majeerten ah oo ciidamada
    Somaliland ku gurtay baabuur

    No Xamar iyo Kismaayo
    No Max’ed Siyaad

    – Dagaalkii Laascaanood ee maanta
    Oo Majeerten looga qaatey
    Qoryo ay ridi aqoon waayeen

    Waxay Somaliland ugu yeertay
    HADDIYO MAJEERTEN

  16. Dabshid
    By the way: Adiga beeshaada taariiqda Somalida intee kasoo galaan! Intaa noogu kaadiso Irir shalay la helay!………kkkkkkkkkkkk
    Taariiqda Somalida ka fac weyn; Maxamed Ibrahim Cigaal! 1967 first time Irir name.
    Tusaale Boqortooyada Majeeryeen 1680 cadayn la hayaa greek map Majeertenia kindom ku qoran tahay..I have here world map 1680!
    Google ” Greek map East Africa..aniga ayaaba yaabay.
    Shalaad dhalatay ee waa la shibi jiray!🤣😁😃

  17. Dabshid
    Kkkkkkk fahiima qooje haday tiri wanan miyaa tihiin way laheshay
    Laakiin ninyahow wanku armuu dhaamaa ileen waxbuu hardiyaaye

  18. Digriyoow
    KKKKKKKKKKKKKKKK
    Ileen xoolo ayaad ahayd:Miyaadan ogeyn in Puntland qudaar u dhoofiso dhulkii webiyada..run
    Miyaadan ogeyn in Somalia leedahay marka labada webi laga reebo 7 durdur, kan Isha Baydhabo mooyee 6da kale ku yaaliin Puntland..
    Daawo waxa ka baxa beeraha Puntland..aadba suuxdide..Kuye saxare..
    beeraha puntland 2021
    https://www.youtube.com/results?search_query=beeraha+puntland+2021

  19. Daawo 2022-
    War dalkiina barta daanyeer yahay..
    beero, xoolo nool, kalluun iyo Ganacsi midna kama maqna..Somalia 1/3
    https://www.youtube.com/results?search_query=beeraha+puntland+2022

  20. Dabshid
    Maanta Axad maaha ee waa sabti: Mar haddaadan ogeyn axad iyo sabti midka la joogto waxay cadayn u tahay in waqtiga la socon oo jobless tahay.
    Aniga xitaa saacadaha ayaa ii xisaabsan..run
    Beri waa fasax, caawa oo kale madaxa ka tumaa daanyeerta, ilaa maamada iiga yeerto..kkkkkkkkkkk😄

  21. @Land Of Pint

    Aniga nin majeerteen ah faan uma bixi karro, yacni= (faan kulama tartami karro), waan ka xumahay.

    Pint-land waxa ay tahay cidna weydiin mahayo oo dhaayaheeyga iyo aqoonta aan u leeyahay baa iiga filan.

    Dhulkaas haduu ahaan lahaa dhul deegaanka siiba kan xoo
    O dhaqatada ku fiican, saacadaan Geela Habar gidir baa loogu heesi lahaa.

    Laakiin waan ka xumahay, waxa aan ogahay inuu dhul oomane ah yahay, sidaas baadna ku dagan tihiin.

  22. ” Maanta” maanan qorin
    Qalbi caruurow.

    Dib u aqri waxaan qoray.

    ” CAAWA waa Axad miyaa”

  23. Gedo Land

    Dhulbahantihii waxaa ka soo harey
    Yaab iyo Amakaag

    Fahiimo waxay tiri war
    WANAN MIYAAD TIHIIN

    Hiil Kibis inay ku ekaadan
    ayaa u FAAN BADNEYD


    Mid ku dhex booteyn jirey
    Garowe oo waxaan arkay
    ay Garan ku soo reebeen

    Waa in Xamar loo soo gudbiyo
    Maleeshiyo beeleedka Majeerten

  24. Dibriyoow
    kkkkkkkkkkkk
    Maxaa tiri; Puntland haddii barwaaqo tahay waxaad arki lahayd geela Habargidir oo jooga..kkkkkkkkkkkkkk,
    warkaas waan ka helay, dad meesha la qurxiyo u guura laakiin aan ayaga wax quruxsan karin.
    Habargidir aqlideeda waa qabtaa, waa yaqaanaan meesha wadkeeda yaalo..run
    Daarihii Gaalkacyo oo 10 jeer isku dayeen ayey ka quusteen oo deris la ah, sidee ku gaarin 1000 km oo Majeerteen keliya dego..kkkkkkkkkkk
    try!
    Daawo beeraha Puntland oo qudaar ka iibinaya Jowhar, dad dega webi Shabeele, iska daa Galmudug oo laga cuno basasha iyo yaanyada Puntland.

    Beeraha qabsaday nin gocoso qodan jiray ma Yaanyo meel laga maro ayuu yaqaan ama Moos……….kkkkkkkkkkk
    Digriyoow caadi iska dhig.
    Ma maqashay mid Habargidir ah oo beer ka cayrsaday mid Jareer ah Afgooye oo maadayey in beerta iska baxso sidii Hohobtii ama gocosadii oo maalin walba yiraada Mooskii iyo Yaanyadii goormay soo baxaydaa.?.kkkkkkkkk
    In la shaqaysto hala barto.

  25. Maanta waa la is taataabtay waxaase ugu qosolka badnaa markii la qabtay 60 jir idoora kulahaa waa la isoo khalday meeshana shilimaad baan ku qaadan jirey hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.
    Awoowgay haddaan ogahay inuu shilimaad yar dhul aanu lahayn ugu dhimanayo anaaba u diri lahaa,
    Waxay qabteen 2 nin oo ay mediaha wareejinayeen.
    Wuxuu yidhi wiil yaroo labadaa nin ka mid ahaa oo Ciisa Maxamuud ah isagoo dhoola cadaynaya markay ku yuuseen war meesha Hartinimaan ku imid waana i qabateen waligeed baana dagaal qof lagu qaban jirey.
    Halkaa waxaad ka dheehan karaysaa qadiyada la kala aaminsan yahay,iyo kartida ragu halka kala joogto.
    Nin wuxuu ku dhimana,u dhaawacmayaa oo xitaa haddii la qabtana wuuba iska dhoola cadaynayaa waayo wuxuu ogyahay qaddiyad sax ah inuu difaacayo.

  26. Dabshid
    warkaan aad qortay:
    – Dagaalkii Laascaanood ee maanta
    Oo Majeerten looga qaatey
    Qoryo ay ridi aqoon waayeen
    Waxay Somaliland ugu yeertay
    HADDIYO MAJEERTEN..
    kkkkkkkkk
    Wishful thinking lama rabo, ee sidayda xoogaa cadayn ku kaba..!

    Bal hal clip iisoo dhiga, Majeerteen majaha Isaaq ka xiray oo hub laga qanimaystay, bal keena sida aniga idin tusay beeraha Puntland oo qudaar u raraya Koofur, ayagoo webiga agfadhiya..🙄

    af qalalan baad lasoo taagan tihiin oo qurmoon.😜

  27. Land of Punt
    March 18, 2023 – 10:15 pm

    Dabshid
    Isdhiib aan surka kaaga taaganahay cagta kaa qaadee!! kkkkkkkkkk
    Maxaa Majeerteen siiyey old mogadishu
    Maxaa Majeerteen siiyey Ceelgaab, Afar Irdood, Kaffe Nationale, Chinema Xamar erea,affasione iyo buurta wardhiilyey sida gurigii Cisman Sharmake iyo Cabdirashiid..etc.
    Maxaa Majeerteen siiyey Kismaayo iyo Xarunta webi Jubba.
    Maxaa Majeerteen siiyey the mighty Puntland, maxaa ilaa maanta ka dhigay maamada federalka aan Garoowe kusoo samaynay…Kkkkkkkkkkkk
    Aniga ayaa kuusheegin, qori caaradiis ayey dad ku gumeeyeen, ma Africa ayaa dhul hadiyad la isku siiyaa??? kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Afka ciida u darin,daanyeerka wakooda iska dhagatira…..Its written and proven history.
    xitaa Somalia xukumi maysid haddaad ku kibirto sidii Farmaajo
    __________________________________________________________

    LOP
    Wax aan ku tilmaamo ma aqaan qoraalkaas Xadiis miyaa hhhhhhhhhhhhh

  28. Xaange
    Sxb inkasta ee necbahay nin dagaal lagu qabtay oo hubkii laga qaaday la sawiro, waayo waa dhaqan xun in la sawiro maxaabiis dagaal ama mayd dagaalkii ku dhintay..
    Laakiin maba arag ee clipkaas soo dhig.

  29. Land of Punt
    Iyagaa bilaabay inay 3 wiil oo ay qabteen meelaha la meeraystaan.
    Waliba iyagu ragay qabteen niman dhalin yar bay ahaateen laakiin 60 jir sarkaal ah ayaa qoladan SSC soo bandhigeen oo waraysteen laakiin 20 waa ka badan yihiin maxaabiista laga hayo sida la sheegayo.
    Waa runtaa dhaqan wanaagsan maaha lkn meeshu waa Africa waana iska maleeshiyaad waxa is dagaalaya shuruuc caalam iyo mid bin’aadam midna lama tixgeliyo.Waxaase doqon ah ninka shilimaad yar lagu soo dagaal geliyey oo dhul aanu lahayn lagu qabanayo.

  30. Xaange
    Ina adeer istaqfurulah, Xadiis maaha ee waa fadhi ku dirir lagu edbinayo Dabshid iyo kuwo Kalshaale iska durduriya..kkkkkkkk

    Dabshid waydii Haddaad Hiraab tahay maxay Majeerteen kuugu xukumeen Xamar ilaa Hobyo, ma sheekh quraanka kuu aqriya ayey ahaayeen?
    Culumo aad ixtiraam usoo dhaweysay? big quetion, Majeerteen fulayo kuye!!
    Ninka ciil hadla marmar waa in runta farta laga saaro…runta ayaa daawo ah
    .
    Ragga ku leh Puntland waa saxare oo asagoo Xamar jooga qudaar u geeya ku quraacanayo..kkkkkkkk
    adduunba lama socdaan……!

  31. Xaange
    Waan gartay, kulli nabadeey waan danaystay🖐
    Eebow waxaan naxli daldalay iga cafi, Eebow waxaan hore u dulmiyey ha igu daymaynin.

  32. Oo dadka indhaha kaxirxiran ee 21qof ah maxay yihiin oo qoryaha pkm laga qabsaday iyo gaari cabdi bile iyo gaari B10 saaran yihiin aloow alle
    Waliba ciidanka hubkaa laga qabsaday waa ciise maxamuud iyo cali saleebaan iyo kaskii qabe kkkkkkk

  33. Idoorku sawiro ayay google kala soo dagaan ayay ku leeyihiin waa maanta hhhhhh
    Waa dadka soo dhigay xitaa gawaadhi Garoowe iyo xerada 54 yaala oo malaha waa hore sawir laga qaaday.
    Iyaga kuwa laga hayaa waa Video oo waaba loo jeedaa xitaa marka laqabanayo beebega jamaahiirtu Live ayayba usoo daynayaan

  34. Ciyaal habaar qaba baa iyaga ilahay daba dhigay sawir beena marka ay google kala soo degaanba kuwaa soo dhigaya kii originalka ahaa goobtii xiligii iyo webkii soo dhigay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  35. @Land of Pint

    Kkkkkkkk, nin yohoow been baad balo ku dhigtay.

    Maxaad ula jeedaa habar gidir baa gaalkacyo degta kkkkkkkkkkkk.
    Oo ma habar gidir oo dhan baa kuwa gaalkacyo dega?, mise keliya beesha sacad siciid oo habar gidir ka tirsan?.

    Nin yohoow is moogeeysiiska iyo is yeel-yeelka waa laga fiican yahay.

    Habar gidir iska daayee sacad keliya hadii ay idin soo aadaan waad ogtahay waxa idinku dhici lahaa, ee fiicanaa inaad joojiso been beenta aad wado.

    Soo sacad keliya maaha kuwii ilaa iyo teer iyo bari (gobolka barri) dabada xabada idinkaga kiin sii shubayay kkkkkkkkkkkk, taas miyaad inkiri kartaa.
    Hadalkaan aad ku hadleyso hadii aad mudug joogto kuma aadan hadasheen ee iswiidhan baad kasoo tirri waa gartaa.

    Waan kuu sheegay warkii oo dhan, Gaalkacyo sacad oo keliya baa idinla degga ee taas haka been sheegin,
    Waligiin habar gidir idinma soo weerarin, wax ay idinku soo weeraraana ma heysataan ee balaayo ha saadsanina,
    Allaah uga mahad celiya sida uu habar gidir idinkaga duway oo uu idinkugu soo jeedsiin,
    Allaah uga mahad celiya in sacad keliya uu mudug idinla dajiyay oo hadana uu idinka badbaadiyay gacantooda.

    Waa iga talo been waxba ma tarto ee beenta jooji, habar gidir-na ha saadsan.

    Wax ay habar gidir idinku soo aadaan ma heysataan dhul iyo xoolo midna, ee aayar, aayar, Allaah u mahad celiya oo tasbiixda badiya.

    Allaah cadiim.

  36. Guutada 18 ay u baxsheen ee maanta ciidanka Jimcaale ee Ciisa Maxamuud is heleen 3 nin oo hogaaminaysey 2 waa dhimatay midna gacantaa lagu hayaa.
    Idoorku guutada 1000 askeri aynu u niqiiney iyagu waxay u yaqaanaan 250 nin oo u dhiganta Urur kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  37. War waxaan la yaabay xaqiiqo naceybka iyo run naceybka majeerteen.

    Hadii aad tiraahdo cirku waa buluug mayee waa jaale ayey ku leeyihiin.

    Ma jiro shey ay ogol yihiin ineey aqbalaan.

    Hada waa kuwaan maxaabiistoodii inkiraya oo indho cadeynaya.
    Pint mayla socotaa.
    Faanka iyo beenta yareey.

    Habar gidir-na ha saadsan.
    Xitaa sacad ineey kusoo aadaan ha saadsan.

  38. Dhabayaco isaaq oo dad caadiya ah (dad aan aad usii darneen xagga dagaalkaah) beey sidaan oo dhan uga baqayaan, ee ka warama hadii ay is qaban lahaayeen qabiilka la yaqaano ee qabiil walba oo aan hawiye aheyn uu ka cabsado.

    Alloow majeerteen caqli daahir ah oo aan wasaq laheyn sii.

    Lop aniga la doodidaada gacan ayaan ka taagay, sababtoo ah waxaan noqday libaaxii dameerka la dooday ee ceeboobay.

    Hade ogoow libaaxaas dambi iyo ceeb midna ma laheyn, ee keliya wuxuu ku ceeboobay la doodidii uu dameerka la dooday.

    Ana sidaas oo kale ma rabo.

    Bye.

  39. Alla maxaa faan iyo maalaayacni barxadan la shubaa.
    15 jiro afku duubtay nin ay dhulkiisii 15 sano ka badan haystaan oo baad ka qaadaan ilaa iyo maanta ayaa wuxuu ku faanayaa geesi aan gabban baan ahay iyo cid iga dagaal badan adduunka maleh. Bal geesinimadaas uu sheegayo muxuu isagaa xoreyn waayey 15 jiradaaas yar yar?.Hal mar bay Xardhere kasoo yaacaan iyagoo 500 kor u dhaafay. Kuwii waaweynaa madaa laga wada toogtey kuwii yar yaraana misaasado caanaa baa loo qaybiyey qoryihiina waa laga urursaday dhaqan celina waa lagu sameeyey.Hadhowna dadkoodii baa loo diray.

  40. Yaa sheegi kara hal magaalo oo magaalo sacad ah oo ay shabaab heystaan ama ay horey u qabsadeen, car yaa sheega midaas.

    Ma jiro tuulo uu sacad leeyahay oo abid argigixisada u gacan gashay.
    Waligood argigixisada hal magaalo oo keliya ayey soo weerareen waana wisil oo ay dhinaca xarar dheere kasoo galeen, waana la ogaa wixii halkaasi ka raacay.

    Sidoo kale waa la ogaa wixii argigixisada ka raacay magaalooyinkii ay sida gaadmada ah kusoo weerareen ee maxaas, Guri ceel, Dhuuso Mareeb, cadaado iyo baxdo, waa la ogaa wixii argigixisada ay magaalooyinkaasi kala kulmeen ee halaaga iyo hooga ahaa.

    Marka su’aashu waxay tahay= habar gidir dhulkooda oo dhan marka xarar dheere laga reebo carr yaa sheega meel ay shabaab maamuleen, ama ay hal saac keliya la wareegeen, carr yaa sheega midaas.

    Shabaab xarar dheere keliya ayey mar ka taliyeen laakiin hada waa xor oo waa la xoreeya

    Cadaado iyo baxdo waligood xor ayey ahaayeen,

    Ceel gaal, Maxaas, Guri ceel iyo Dhuuso mareeb waligood xor ayey ahaayeen.

    Hobyo, wisil, bud bud, afbarwaaqo, gaalkacyo iyo galinsoor waLigood xor ayey ahaayeen, marka waa halkee halka habar gidir laga heysto ama laga heysan jirtay ama xitaa hal saac keliya horey looga qabsaday, carr yaa sheega midaas, kkkkkkkkk, niman qarwaya ayaan u jeedaa.

    Xarar dheere sababta ay argigixisada u joogeen oo aan loogu duulin aan halkaan ka cadeeyo,
    1. Xarar dheere waa magaalo saruur.
    2. Saruur waa kuwa habar gidir ugu tiro iyo tayo yar.
    3. Waxaa intaasi dheer saruurka oo shabaabka bari taara (taageera, kaligoodna kuma ehee waxaa ku wehliya murusade, gaal jecel, duduble iyo yar yar kale oo hawiye iyo inta badan ilmo jeberti).
    4. Kala shaki iyo is ximin habar gidir u dhaxeeya, taasoo keentay in saruurka ay magaaladooda u baqaan oo is yiraahdaan= armeey habar gidirta kale siiba cayr iyo saleebaan ay idinka xoogaan magaalo xeebeedkiina.

    Marka sidaas beey saruurka shabaab magaaladooda u hoos geysteen si ay ugu badbaadaan.

    Habar gidirta kale (cayr, saleebaan iyo sacad) mar hore ayey awoodeen ineey shabaab ku duulaan oo ay xarar dheere ka xoreeyaan, laakiin waxay ogaayeen dareenka saruur iyo shakigii hayay xiligaas taasoo keentay ineey ka baaqsadaan, oo aysan saruur cabsi gelin, hada saruur magaaladiisii wuu xoreeystay oo walaalihiisna dib buu u aaminay wax cabsi ahna kama qabo ineey eax ka dhacaan, ee yaa taas diidi kara.

    Cakku dhabayaco daba buur oo meel aan jirin wax ka raadisa fashilkeeda iyo saxaraheeda gaajada ahna qiil u raadisa, kkkkkkkkkkkkkkk.

    Wallaahi waa sida aan sheegay,
    Shabaab saruur madaxiisa ayey xarar dheere ku joogeen,
    Saruurka waxay ahaayeen dad uu shaki hayay,

    Marka hada shakigii wuu baxay,
    Taasoo soo afjartay waayihii argigixisada ay xarar dheere madaxa saruur ku joogeen.

    War dadoow Allaah baan idinku dhaarshee ii sheega, magaalo ay beel habar gidir ah leedahay oo ay shabaanb ka taliyeen oo aan xarar dheere aheyn.
    Ogaadana xarar dheere hada waa xor, mana jirto cabsi ay dadkii magaaladaasi lahaa walaalahooda ka qabaan.

    Been Beenta hala joojiyo.

    Guri libaax inuu mid libaaxyada ka mid ah ku keeno mooyee si kale laguma yimaado.

    Argigixisadana waa la ogyahay cida meesha (xarar dheere) keentay oo ay madaxooda ku joogeen.

    Salaama dhamaan.

  41. Sixid= Meesha Aan Maxaas irri waxaan ula jeeday Matabaan.

    Maxaas waa magaalo xawaadle.

    Matabaan-na waa magaalo cayr, waxayna ku taalaa waqooyiga gobolka Hiraan.

    Marka waa sidaas.

    Maxaas ulama Jeedin ee waxaan ula jeeday Matabaan, Matabaan waa Guriga Beesha Cayr.

    Ceel Gaal, Matabaan , Guriceel Iyo Dhuuso mareeb, Waa Dhul Cayr, maasha’allaah.

    Waligood magaalooyinkaas argigixisada Cag sooma Dhigin.

  42. Digriyoow
    Horta haddalada tirada badan oo wax xigmad ah ku jirin soo gaabi.
    Marna Irir, Hawiye, Hiraab iyo Habargidir mid ka dhig marna Sacad gooni uga saaro markii lagu waydiiyey haddaad geesi tahay maalinta 15 jiro aragto gebi ma jeexdeen inta xaarka taalada ka dhigtiin oo dal, dad iyo maal qaniimo idinkaga haysta..kkkkkkkkkkk
    Sacad gooni uga saar kuye; Wisil waxaa daaqsin iyo tuulo ku xeeran Alshabaab haystaan.
    Galmudug bar baysaan, war dalka xoraysta inta marada dhexda ku xirataan, waaba intaas oo dhimanba waydaane.
    Baraxley ilaa Balcad Alshabaab meesha doodaan jeedal la dhacaan oday cirro leh oo gabar u diid damcay.
    Alaylahe Hobyo, Cadaado, Caabudwaaq, Dhuusamareeb iyo Guriceel bay hasytaan ma maqalka
    Dalka Intii kale ciyaal qaar buuryada laga jarin, kuwii markii Puntkland qabatay masaasadda siisay baad ku haysta..kkkkkk

  43. Reer faanaaye ma xishoodaan.
    Yaa faan kula tartami kara iyo been?
    Boowe Jaamac Siyaad baan ahay bay ku waasheen.
    Hiil Harti baan u nimi hadana waa i qabteen,ragna waa kala adkaadaa.
    Sidii adhiga ayaa loo uruuriyay iyagoo argagaxsan.
    Dhulbahante quus buu ka taaganyahay Hiil Majeerteen kkkkk
    Yacquub Siyaad wiilal qorigu u dhici waayay baa la qabtay kuye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  44. Zaki
    Ķkkkkkkkkk
    Sheekadaas ma run baa? Waan ku qoslay” Yacquub Siyaad wiilal qorigu u dhici waayay baa la qabtay…🙃

    Dee geeljir tolnimo keentay ayaa la dagaalaya ciidan provisional ah oo mushaar maamul ka qaata.
    Sow ceeb idiin ma aha in militia Rag Tag ah duurka idin bursanayaan.
    Haddaad inta geeljir qabateen ku faanaysaan, you lost the war.
    Ka waran haddii Puntland military dagaalka soo galaan.
    Deni waa shaydaan yaqaan Isaaqa: Kuye Dhulbahante ayaa isku filan..kkkkkkkk
    Ciidankii Somaliland ma geeljir baa cayrsanaya…kkkkkkk

  45. Lop

    Hadday maliishiyo yihiin waa uun ciidankii Puntland ee Majeerteen.
    Maliishiyaadka idiin ciidanka ah maxaad usoo lugoyseen haddiiba ay sidaa yihiin?
    Waa ciidankii Puntland ama maliishiyo sheegta ama waxaad doontaan.
    Wiilkaas laba mid baa ku kalliftay inu dhaho maliishiyaadka ciidanka Ciise riyoole baan ahay midna Carmo waa baqdin iyo isagoo og inay maliishiyaad marka horeba yihiin u kala xeraysan jufooyinka Majeerteen .
    Hadde boowe sidaa ma moodayn.
    Harti harti ha kaa saarto maanta iyo carar kkk

  46. Zaki
    Waad ogtahay; puntland inay leedahay ciidamo regular ah oo maamulka mushaar ka qaata, sid PMPF (Marines) FSP (Ina Diano) elite soldiers, SPG (Mudug based USA financed), PIS, (Puntland intelligent service) Darawiishta, Military, police, asluubta and clan millitia.
    Intaas ma cidbaa ka joogta Sool, marka militia beeleed laga reebo, beesha caalamka waxaas looma qarin karo..Garoowe ayey fadhiyaan ayagoo Hay’ad humaniterian sheegta.
    Laakiin Militia beeleed cidna ma celin karto, xita beeshayda ayaa Galkacyo ciidan beel ahaan aruurinayey…!……Somali iyo qabiil waa meesha laakiin Puntland dagaalka ma joogaan, mana qarin karaan haddii Maamulka Puntland dagaalka ku jiro.
    What I know..I don’t like this war, Isaaqa ayaana dhul degin ku duulaan ah.
    Dhuloos dhulkoodii in u tashadaan ayey rabaan, ayaga ayaa gar leh.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented