|

Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Laascaanood , Gaadiid iyo Maxaabiis lagu qabtay

Laascaanood  ( Kalshaale ) Dagaal xogaan ayaa ka socda duleedka Laascanood,  Wuxuu u dhexeeyaa Ciidamada Deegaanka ee SSC  iyo Maleeshiyaadka Somaliland.

HALKAN DAAWO VIDEO

Dagaalka oo kamid ah kuwii ugu cuslaa ee ka dhaca deegaanka,   waxaa ka dhashay khasaare kala duwan,    Ciidamada deegaanka ayaa Guulo horudhac ah oo la gaadhay ka sheegtay dagaalka  maanta.

Dhinaca kale  Ciidamada maamulka Somaliland ayaa Madaafiic  kusoo riday magaalada laascaanood , Guryo  iyo goobo kale oo dad shacab  ah ayaa wax yeelo kasoo gaadhay.

Ciidamada deegaanka SSC-Khaatumo ayaa soo bandhigay Qaar ka mid ah Maxaabiista  Ciidanka Somaliland oo gacanta lagu hayo .

Sidoo kale waxaa gudaha magaalada lagu soo bandhigay Gaadiid dagaal oo laga  qabsaday ciidamada Somaliland, oo uu kamid yahay gaadhi nooca loo yaqaan (Suuga).

War kasoo baxay Hogaanka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in  Malayshiyada Somaliland ay weerar kusoo qaadeen  magaalada Laascaanood,  waxaase ka hortagay halgamayaasha xaq u dirirka ah ee degaanka ,  Waxay weerarka ka qaadeen Maraaga oo dhanka bari ka xiga magaalada.

Tani waa caddayn kale oo si qayaxan u muujinaysa in aysan jirin wax xabbad joojin ahi ee ay maamulka Somaliland u tahay fursad-gaad weerar ku wajahan magaalada Laascaanood.” Ayaa lagu yidhi Warka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64668

Posted by on Mar 18 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

44 Comments for “Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Laascaanood , Gaadiid iyo Maxaabiis lagu qabtay”

  1. Hadaad lebiga ka dhacdo Oo
    leexaduna Ku qaadi

    Biya Lama cuskadee Iidooroow
    Waad Ku libdhaysaaye

    Ciid

    Dharaar walbana waxaa lagaa dilaa
    Laba boqol iyo dheeraade

    Harga gaysana waxay la luudaysaa baroor
    Luxufsi Iiddoore

  2. Kkkk

    Magacii Dagaalka
    ayay ku dheeleen Daarood

    Igu sawir iyo Hagbad dumarka
    Looga qaadi iga dheh

    Bishii ayaa dhamaan rabto

    Cutubto sida RAHA u boodo
    Oo ka soo socdo
    Dowladda Puntland

    * Hiil Kibis iyo video Live ku jiraa
    Iga dheh

  3. Dabshidoow muddaan is weydiinayay in aan ogaado qofkaad tahay, maxaa yeelay ma jiro qof Dir iyo Daaroodba dabeecadaas leh, xitaa waxaan is idhi waa Ethiopian isu ekaysiinaya Somali! Laakiin waxaan dhegeystay khudbad uu jeediyay Daahir Calasoow! Dabshid waa Daahir Calasoow!

  4. Dabshid waa Daahir Calasoow!

  5. Ahmed Najaad

    Dabshid iyo Daahir calasow
    Ma waxaad ku heysataan
    Nala baroorta oo nala Booteeya

    Maya maya
    Dowladdaas Somaliland maahan
    Mid aan ku kicinkarno Booto
    ileen anagu waxaan nahey Hawiye
    oo ama waan dagaalamnaa ama
    Waan Ganacsanaa

    Booto iyo boolax boolax waa dumar dagaal
    Xaggeena.

  6. Ahmedow sidaan horeyba
    kuugu sheegay
    CEEBTII DAAROOD KA RAACDEY
    TUKORAQ waxaa ka daran
    DAGAALKII ay kuwada dhawaaqeen
    ODAY IYO HABAR
    Jaajuus iyo Jaahil
    Shiikh iyo Sheydaan
    Masuul iyo Munaafaq

    Wuxuu Daarood Jaberti lahaa

    – Dumarkii iyo Dariskii ayaa xitaa hadda
    Bartey Booto Daarood

  7. War dhaqankaan maxbuus la isku sawiraayo sax ma ahan. Waa la heshiin doonaaye sidaan daaya.
    Isaaqow dulmiga daaya,waad qaldan tihiin.Dhulbahantoow kiinii dhintaa waa shahiid+mujaahid.

    Kkkk Dabshid=Dahir calasow waan iibsaday nin Daarood iska celi ku jira.AWOOW GEEDKA YAYSAN KASOO DEG8N BUUQOODA BATAY.
    Waxaan islahaa Dabshid waa Cayr,laakiin hadduuba Daahir noqday abti+awoow uu isku darsaday.WALAAHI ANIGAA ISAAQ KAAGA DHAW. RI,RI SAMAALE iska daa.Geeliinuba isma gaaro.

  8. Somalijecel

    Hadalkii Daahir Calasoow
    Waa kan ee meeshuu been ka sheegay
    FARTA IIGU FIIQ aan kaa tiree

    – Cabdullaahi Ciise iyo
    Aadan Cadde Ayaa doorasho
    Qabtey
    ( miyaad aragteen ayagoo
    Kursiga isku dhajiyay)
    MAYA MAYA MAYA

    – Siyaad Barre asagoon
    Hal doorasho qaban xoog
    Maku ceyriyeen ILMA SAMAALE
    – Haa Haa Haa

    – Cali Mahdi iyo C/qaasim
    Ma waxay isku dhehiyeen kursi
    MAYA MAYA MAY

    – C/llaahi Yuusuf
    Asagoo Axmaar Biyo ka dabo
    Wado mala yimid Caasimaddii
    5ta Soomaaliyeed
    HAA HAA HAA
    Ma wuxuu ku baxay Doorasho
    Uu qabtey mise XABBAD ILMA SAMAALE
    Xabad Xabad Xabad

    Shiikh Shariif iyo Xassan Shiikh
    Doorasho maku qabteen Xamar
    Ma kursigay isku dhajiyeen
    MAYA MAYA MAYA

    – Farmaajo oo boorso iyo
    Shaati wato manoo keenen
    Murusade, sharaf iyo seedinimo
    Kursiga maku saarnay
    Ma doorashuu qabtey
    Maya maya maya

    Rooble xoog maku keenay
    Teendhada HAA HAA HAA

    Jaberti iyo ilma Samale
    Waa ku WAAS.

    Waliba Haddey Xamar ahaan
    Laheyd Goof Daarood iska daa
    Inaad madaxweyne ka noqotaane
    DOORASHO KAMAADNAN
    QEYB GASHEEN.

  9. Car hadduu kugu jiro
    Dhiigii ilma Samale oo ay kuu yihiin
    Abti
    Caruurtaadana dhaleen
    FARTA KU FIIQ MEESHUU BEEN KA SHEEGAY
    DAAHIR CALASOOW

    Tuke iyo Jaberti
    YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA

  10. 4ta ilma Shiikh Isaaq

    Iyo

    4ta ilma Hiraab
    Wax laga qaban karo maleh

  11. Dabshid waa websiteka kalshaale ninka qora
    Wuxuu rabaa in meesho loo camiro
    War bisha barakaysan udiyaargaroow oo ilaahay cafis weydiiso wallee irir samaale inuusan qabriga kula galayn
    intay goori goor tahay isdaba qabo

  12. Gedo Land

    Kkkk

    Sxb
    Daaroodku ama cilmi ha sheegto
    Ama reer magaal ha sheegto
    Ama 50 jir haka weynaado

    Waa isku wada aqli
    Do you know why?

    Ugaaladii Kuukuuyo ayay
    Wada cuneen.

    Midbaa wax u sheegi
    Inta kale waa wada aqbali.

  13. Gedo Land

    Mid Gaaljecel ah ayaa arkey
    Gaaljecel u shirahayo Hiraab

    Wuxuu dhahey hadduu
    SIYAASIGIINII
    CAAQILKIINII
    iyo Mutacalimkiinii uu yahay
    XILDHIBAAN DAAHIR JEESOW

    GAALJECELOOW ma DHAWIDIN
    waqti aad la xisaabtantaan Hiraab
    Ama CAD KA RIDATAAN.

    Hadda
    Wlh waan raxay markuu @somalijecel
    raacey figraddii @ Ahmed ee aheyd
    Dabshid iyo Daahir Calasoow

    Hadde
    Sxb Gedo Land adiguna waad is ogtahey
    Inaad tahey @ Dabshid
    TUSAALE WIXII WAQTI IIGA BAXAY AYAAN
    XASUUSTAA
    Saa kuye
    Waxaan isla adiga lee qoray.

    * Ugaalidii Kuukuuyo ayaa madaxa
    Wada fadhido

  14. Dhulbahantoow gun ha noqonina oo joojiya maxbuus la isku sawirayo.
    Dagaalkaan waa dhammaan, derisna kala guurimayee wax iskula hara.
    Nacayb beeloow meel xun gaara iska ilaaliya.
    Isaaq shalayba idinka ayaa iswatay haddana haddii la isdagaalay dagaal guninimo naga ilaaliya.
    Maatada, maxbuus iyo nin dhaawacmay dagaalka kuma jiraan.
    Yaan la noqon gun maato doox ah iyo ayeeyo kufsade ah.
    Adinka oo dhulkiina difaacanaya sharaf ku dagaala.
    Allow kala qabooji. Aaamin,
    I hate dagaal Somali dhexdooda ah.

  15. Daanyeerkaan Dabshid oo waxa yahay lagu wareeray..kkkkkk
    Waa nin nacayb, xasadnimo, xiqdi ilaahay u dhaliyey.
    Ninka raba in ogaado; Somali muxuu dhibka uga dhammaan la’ayahay, waxaa ka buuxa nooca Dabshid, qashin wax ummaddooda kusoo kordhiyaan aanay jirin.
    Lugooyo, ku farxi maalinta isdagaalayaan, maalinta maqlo in abaar hayso iyo dhibkooda maqlo hurdadu si fiican uga soo go’in =Xaasid

    Ummad noocaas ah oo dal kula wadaaga goorma ayaad Addis Abeba iyo Noirobi ama ummado kale la tartamin….?
    Somali dadka qashinkaas ah cidda korisay inta la raadiyo ayaan loo ogolaan ilmo dhalaan ama la baraa sida ubad loogu koriyo jacayl iyo sida adduunka u shaqeeyo marka waynaadaan.
    Ummad waliba dhallaanka u kaca ayey door ku noqotaa.

    Wuxuuba isla qarinayaa waa cay beelo kale kaagana qarso si loo caayin, ama ka dhashay qabiil gun-miskiin ah in lagu qoslo ka biqin hadduu sheegto..kkkkkkkkkk😫
    Anyway he is daanyeer wareersan.

    Googaraddii Xaange sheegi jiray kasoo qaad, iska daaya Ciilane; intaas ayuu nolol ka haystaaye

  16. Askari maxbuusa

    Waa arin xun in laysla sawiro ama la waraystaa.

    Waxan arkay nin kale oo maxbuusa oo dhiig baxaya oo

    Lana waraysanayo dhanka SOMALILAYN, kana waa u jeedaan.

    Muuse saamiri iyo cawaantiisa iska cesha.

    Laakiin maxbuus la qabtay waa ceeb in la dhibaateeyo

    Waana arin laga siman yahay gaalo iyo muslim..

  17. Asa akhyaarta

    Ramadaan is at door. Allah haynagu simo soomka.

    Ma soo noqon laakiin hadalka hoose ee Dabshid baa i soo geliyay.

    Dabshid wrote in rare moment

    March 18, 2023 – 10:29 am

    Ahmed Najaad

    Dabshid iyo Daahir calasow
    Ma waxaad ku heysataan
    Nala baroorta oo nala Booteeya

    Maya maya
    Dowladdaas Somaliland maahan
    Mid aan ku kicinkarno Booto
    ileen

    “anagu waxaan nahey Hawiye
    oo ama waan dagaalamnaa ama
    Waan Ganacsanaa”

    Booto iyo boolax boolax waa dumar dagaal
    Xaggeena.

    @ last Dabshid wuxuu qiiq isku qariyaba ma abtirsaday

    “anagu waxaan nahey Hawiye
    oo ama waan dagaalamnaa ama
    Waan Ganacsanaa”

    BTW, markaan dhagaystay daanyeer Dahir Calasow waxaan is idhi waaba Dabshid oo Kalshaale ka hadlahaya…………kkkkk

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  18. Ali Zubeer
    Wcs

    Jawaabtaadu waa intaan u qorey
    Sxb @ Gedo Land

    Gedo Land

    Kkkk

    Sxb
    Daaroodku ama cilmi ha sheegto
    Ama reer magaal ha sheegto
    Ama 50 jir haka weynaado

    Waa isku wada aqli
    Do you know why?

    Ugaaladii Kuukuuyo ayay
    Wada cuneen.

    * Tuke iyo Jaberti
    YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA

  19. Eed sheegashada xitaa waa isaga
    Mid,

    2009
    Waxay Daarood oo dhan farqaha
    heysteen
    YUUSUF GARAAD

    2012
    Waxay Jilbaha heysteen
    DAAHIR JEESOW

    2020
    Waxay Afka heysteen
    SANBALOOLSHE

    2023
    waxay Runta heysteen
    Daahir Calasoow

    * Tuke iyo Jaberti
    YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA

  20. @Dabshid kk in badan waan kugu raacay laakiin
    Ali mahdi AU ma qaban doorasho.200kun in ay dhimato ayuu sabab u ahaa UA Gen Caydiid iyo isaga FG:AU MBS dawladiisii kuma dhiman 200kun taa igu raac.
    Farmaajo ma keenin PM Rooble ee sharcigaa keenay.
    Farmaajo Qadar ayaa keensatay qabiil Somali waxba ma keeni karo ku cibro qaado abtigay Abdiraxman Abdirshakuur oo HG oo dhan 15 dhaafsiin weyday.Waxaan kuu sheegayaa madaxda Somalida kuma imaadaan rabitaankeena ee dalal shisheeye ayaa keensada.
    Farmaajo doorasho wuu ogolaa ee waqtiga unbaa la isku diiday xoogaa hungurina wuu galay.
    Waxaan diidanahay wax la yiraahdo RI RI Samaale,Hawiye,Daarood Isaaq.
    Waxaan ka jeclahay intii isku aragti ah,degaan wax ku wada qabsan karta.
    Tusale aniga Mareexan reer Diini ah doorasho haday dhacdo anigoo arkaaya nin Hawiye ma siinayo cod nin Majeerteen ah sababo badan oo aan qiimaynayo.
    1-Iyagoo dadka iigu dhaw waa kuwa iigu daranaa,ma aqaan sabab aan ugu roonaado(FG:MJ iyo amxaaro hadday is qabtaan MJ ayaan la jirsanayaa)wax kale MJ iskugu imaan mayno.Waliba iyagu xabad bay iisoo qaateen oo i xasuuqeen taangiyo xabashi iyagoo wata.
    2-Mar kastaa iyagaa mucaaradka igu ah,sidaa darteed haddii ankee Isaaq is qabtaan Isaaq ayaan la jirayaa illaa iyo hadda sida ay u fakaraan weeye.
    3-Hawiye degaan,dhalasho dhaqan iyo isfaham ayaa naga dhaxeeya waxbaan ka daadsan karaa MJ cid illahay uuntay oo ay wax u ogol yihiin ma jirto bal fiiri Ogaadeen waxa ay ku hayaan ankee waa ka xishoon waayeen in ay u fakaraan in Axmed amdoobe meel uusan ugu xirnayn kkkkk
    Meelo badan waad ku saxan tahay.

    DAAHIR WAA YUOTUBER WUU YAQAAN MEESHA WAX LAGA HELI KARO.
    Tuke iyo Jaberti
    YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA KAAGAMA HIILIN DOONO BUUFI KKKK

  21. Akhyaareey somaliland maxaabiis badan bay qabsatay
    21 maxbuus afar maxbuus maahane inta kaloo dhan waa majeerteen
    Dhulbahante markuu kaligiis dagaalka kujiray hal maxbuus lagama qabsan maxaa keenay in majeerteenka laqabqabto
    Anigu horaan usheegay reer bari yaan lasoo lugooyn ayaan ari waana taa maanta dhacday ceeb badanaa

  22. Land of Punt

    Kkkkkkkkkkkkk

    Waxaan ka daawaday Twitter ka Maxaabiistii ugu horaysay ee saakay Somaliland Qabatay waxay ahaayeen Cali Saleebaan 🤣🤣🤣 Kadibna Xayn kale oo Cusmaan Maxamuud iyo Cumar Rabsho ayaa ku xigay !

    Lama hayo wali Nin Dhulbahante ah oo Somaliland qabatay ??

  23. Isaaq way iibinkariwaayeen riyadii ay ku riyoodeen ee ahayd Somaliland.Waxa taasi ka siidaran misana way difaacikariwaayeen.Yeelkeede waa guildaro qaabgaadhaay iyo naf teedii dhamaatay lama joojinkaro.
    Waa yaab e mana sii wadkaraan jiritaanka Jamhuuriyadii kartoomada Muuska.

    Dhuloos way qabsankaraan saldhiga jooga cadde hadda hadii ku duulaan.2 sacadood ku qaadan mayso.Saa meeshaasi ma jooogo ciidan u diyaar ah inay u dagaalamaan maamulka Muuse Biixi.Ama wax ay u dagaalamaan ma yaqaanaan.

    Dagaalka gudaha Goojacade.

    Garxajis iyo Habar jeclo.
    Habar Awal iyo Habar jeclo.
    Ciidanku waxay rabaan inay kala baxsadaan.Waa la ilaalinayaa.

    Askari inuu baxsado raba,dagaal kuu galimaayo.Si wayn ayaa loo ilaalinayaa dadkaasi lagu sheegay ciidanka.Hubkii waa waynnaa waa laga saaray gacanta Garxajiska.

    Waa midda keentay in hal saldhig layskugu keeno wixii Maleeshiya dhulkaasi joogay.

    2 arimood oo Somaliya ka jiraa waxay dabar ku noqdeen jiritaanka Somaliyeed.

    1)Mooryaanismka Hawiye ee ka jira koonfurta Somaliya.
    Bulsho Caasimadii degan,madaxwaynihii iyo dawladdii gacanta ku haysta oo boob,bililiqo,dil iyo beenta laasimay maaha Bulsho isku keenikarta Somalination.

    2) Snmnimada Beesha Isaaq ee lafaha sidata,32ka sano ee lagu indho beelay waa midda keentay in Somaliland dhexda ka jabto,32 sano ka dib.

    Isku wada duub oo Hawiye iyo Isaaq waxay sheegtaan inay deganyihiin 2dii Caasinadood ee Somaliya – Muqdisho iyo Hargisa.Hase yeeshee arinka 2daasi Bulsho ma dhaafsana,hebel waa Mujaahid iyo hebel Hutelbuu dhistay.
    Shirbaa la qabtay iyo hebellaa maqan.

    Dalmida

  24. War ileen Dhulbahante
    Makala yaqaano Daarood
    DHOWDHAN IGA DHEH

    Majeerten waa faana
    oo Murmaa ee Xabad ma rido
    ARGAGAX ayaa ku wada dhaco.

    Sacadku markay qabtaan
    Waxay dhihijireen
    AR BOOWE CAANAN doonahayey

    Hadda may dhahaan
    Ar Boowe MIRO AYAAN
    Doonaneynay.

    – Caruurta yaysan idinka
    Barin CARARKA

    * ABAY ABAY ayay dhahaan
    ayagoo sii carari

  25. Mr Bahal

    Saaxiib Muqdisho iyo Hargaysa Dadkii lahaa baa degan ayagaana waligood loo Hoos fadhiisan marka yuusan waqti kaaga lumin sheeg sheegooda saa wax aad ka Qaban kartid ma jirtee !

    Horaa loo yiri Gacantii aad goyn waydid waa la dhunkadaa sidaa calaa adligeed Ama Afkaaga qabso ama Boorame aad !!

  26. Kkkkk

    200 AAA
    oo ayagoo jiif jiifo miyaa la qaqabtey
    Majeerten,

    Ba’ay Ba’ay ayagoo sii leh miyaa
    La qaqabtey

    Mid hadda kahor isa soodhigey
    Asagoo Garaado uu ka soo iibsadey DUBAI
    Isku sharaxay oo wiilal yar yar geesaha ka socdaan
    Oo lugeyn Garowe

    Hadde Laascaanood ma waxaa ka socoto
    Milish Milish, MAAR AYAA KA SOCOTEE

    * Maar Necbaa oo MURAN BADNAA

  27. Hobyo

    Anuu ma odhan dad kale ayaa jooga Hargisa iyo Muqdisho.In dad kale joogo ayaa dhaamilsyad.

    Taasi ayaaba ah dhibka hogaan xumada Somaliya ka jirta.
    Waa Caasimadii oo qudhuntay iyo Caasimadii 2baad oo noqotay xero Reer Baadiye.

    Dalmida

  28. Ma sheekadii dagaalka beenta ee Laascaanood miyaa Isaaqa iyo Daaroodka walli waddaan? War ciyaarta inta naga deeysan si fiican u dsgaalama amabba ku kala taga meesha, land of punt, get another popcorn 🍿 and butter, you can’t make this shit up! Lols 😆

    I see, kii Godaqarmuunka walli guskii Daaroodka ayuu jaqayaa 😆. Anniga war baddan ma rabbo, waan ogahay in Daaroodka eey xataa Burco ka qabsan karraan Isaaqa, waa hadii eey dhimasho diyaar u yahiin, which they ain’t. Irrir waxa la shahana anaa wassa!

    Laakiin, anniga oo Hawiye ah, oo Xamar u fadhiya ayaa sugaya Daarood, manna dhaceeyso wallaahi in ciyaala suuq Daarood ah sidda Siyaad Barre amaba Farmaajo uu mar dambe ku ciyaaro waddankeena Somalia, ee armay kuu fiican tahay Godaqarmuunow in aad barratid guska Hawiye sidda loo jaqo!
    Hawiye Wakanda Forever!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  29. Isaaqa ayaan ka maqlijiray
    Majeerten ayaa
    NOO SOO WADO HADDIYAD

    Ma islaan reerihii aadey oo
    Haddiyad ama Hilbo loo soo
    Loogeybaa

    * Somaliland Waxay sugaysay
    Maantay heshay.

    Xoolo Dhabad, Goroyaa leh
    Garowe waa degmo hoos joogto
    Mogadishu, ee Isaaqow
    tiknikada iyo QOORO LAGUTOL YAASHA
    Noo soo celiya

  30. Hobyo godan.
    Nin yahow in waxgarad tahay ayaan ku moodi jiray!
    Probogandada waa dagaalka barkiis..taas sow ma ogid.

    Isaaq maalinta nin Majeerteen ah dagaalka ku qabtaan waxay almost u dhigantaa in ku guulaysteen dagaalka Sool, waayo Isaaq ku midoobin dagaalka, adduunka tusin in Puntland dagaalka ku jirto, in Somaliland dagaalka ku gacansarayso oo jabiyeen Puntland militia etc.etc.

    Dhulbahante tuuladiisa jooga ayaan dagaal ku qabanay ama dilnay oo weliba Somaliland in yihiin ku sheegaan miyaad sugaysay in dhahaan waa kan nin Dhulbahante oo dagaalka ku qabanay. Xitaa hadday qabtaan masoo bandhiyaan. Mise taas shaki ayaa kaaga jira.
    Gedo land adiga ayaa ka aqli xun.

    Aniga warkaan been ayaa u arkaa laakiin hadday run noqoto, dee waa ku midoobin Isaaqa iyo Harti dagaalka kuwada jiraan.

    Puntland waaba marka kacsanlahayd oo dagaal toos u gelin, maalinta ciyaal nafti hure ah oo ka yimid gobolada Puntland hiil tol u yimid ay ku faanaan waxaan qabanay ciidan Puntland. dee dagaalku waa fidin oo Puntland toos usoo gelin, maalintaasna Burco waa laga yaacin..I know that.😮

  31. Cadaado
    Salaan ka dib, aniga Somali isdilaysa; I will not pass nobody popcorn 🍿 and butter or what ever you like your fucking cozy evening.
    I believe real people are dying in Sool and I don’t like it. This is not a joke.
    New civil war front started in Sool, part of never ending Maryooley wars.
    I believe Puntland will join the war… waa haddaan daanyeerta Maryooleyda aqaan.

  32. Land of punt

    Tukaraq baad dhaafi wayday tobankii sano ee lasoo dhaafay markaas ayaad na Leedahay Burco baynu qabsan karnaa… …. Maxaad u qabsan wayday yaa kaa hor Taagnaa ?

    Malaha Majeerteenku Runta iskuma sheegaan !! Waa tii Daahir Calasoow lahaa Taariiqo been ah ayay Majeerteenku ilmahooda u sheegaan…🤣🤣🤣

  33. Cadaado
    Adiga waxaa tahay daanyeer ka xag jirsan Dabshid laakiin adiga waxaa tahay nin la yaqaan oo hubo in Saaleeban tahay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Bal ii sheeg sababta adiga oo Saleebaan ah oo Xamar yimid waagii Kacaanka aniga iiga xigto oo ku dhashay?
    Mise waan bililiqaystay ayaa ka wadaa? Haddaan Hawiye ka dhex baxno armay ka dhacdaa Filish VS Yalaxow, Caydiid vs Caato, Qanyare vs Ina Caydiid.. Cali Mahdi vs caydiid..etc.
    Xoogaagii aan idiin qurxinay ma marhore ayaad dhuus dhuus bilowdeen iyo maha quruxsan aunukaa leh.
    Hawiye keligiis Somalia madaxweyne loo ogol yahay..kkkkkkkkkkk
    Bal dalkaas meesha ku dambayn ila qiyaas..🤤
    Daanyeer gocoso qod badan.

  34. Fahiimo Yuusuf Quuje

    Oo kabaha la dulmartey
    MAJEERTEN Haddiyad

    Fb lama fiirsankaro ceebtooda
    Fahiimo waxay dhahdey war
    Xitaa ma carariweydeen
    Mise Wanan ayaad tihiin

    * Majeerten muran badanaa
    oo MAAR necbaa

  35. Land of punt,
    Sababta aan kaaga xiggo Xamar waa anniga oo dhiig u bixiyay, difaacanna Xamar iyo sharafka Somalia. Xataa hadii eey kuwa naga mid ah ku xaarxaaraan marmar, waxaa jirra kuwa naga mid ah oo xallaal ah, oo diyaar u ah in eey kulla dagaallamaan argagixissada, iyo cadow kasta. Sababta aan Xamar kaaga xigo, waa loyalty, daacad ayaan u ahay Xamar iyo dadka ku nool, kuwa ganacsadda iyo kuwa wax ku barta. Addigu, loyal amaba daacad waxaad u tahay Garoowe iyo qabiilkaada Majeerteen bas.

    Caydiid, Cali Mahdi, xildhibaanno Muuse Suudi iyo xildhibaann Cabdiqeeybdiid, Cumar Filish, Qanyare etc etc dhamaan qabqablayaashaan waxeey ahaayeen dad aanan caqli laheeyn oo aad addinka ka caqli baddiseen. Laakiin, maantay intooda baddan qabqablayaashaas waa dhinteen, Waxii eey qaldeena ayaan walli wadnaa in aan saxno.

    I can imagine, Somalia oo Hawiye xulumo kalliya, waxeey noqon laheeyd meel horrumar dhijac walba ka gaarto.

    Anyways, pass me the freaking popcorn 🍿 and butter! Ama bout to watch this low budget shit show called Laascaanood lols 😆
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  36. Hobyo godan
    Waxaas adinka ayaa nin magaaladiisii jooga oo gurigiisii u socda inta la qabto Tv lasoo dhigo, in Maxbuus qabateen, waxaa iigu horeysay Dagaalkii Sacad iyo Cumar Maxamud ee Galkacyo, sida Amxaar soo duulay la qabtay..kkkkkkkkkkkkkk

    Walaahi habeenkaas hal eray ayaan iri: Dadkaan intaas sano wada noolayn isku dhaqan ma nihin ee sidee kuwada noolaan karnaa?
    Anaga Inta Baraxley weerarno ayaan waxa rag jooga garoon airporka u dhow geyn karnay in Maxbuus qabanay! Laakiin sow Somali nalama yaabteen, dad magaaladoodii jooga maxbuus lagu sheegayo, ma Kuban ayaa la qabtay?

    Somalidii aan aqaaney, beelo isdilay labo xeer ayey ahayd, marka nin la qabto: In ninka la qabtay la gowraco ama la bixiyo oo la siidaayo.
    Laakiin nin gurgisii laga soo qabtay oo weliba waayeel ah in haysato oo la isku sawirayo..was new experience to me…somali kor bay Somali ka tahay ee isku dhaqan maaha.
    Waxay ukala baxaan gun iyo gob!🤔 taas muddo ka fekerey.

  37. Hobyo godan.
    Walaahi aniga ayaa taas iswaydiiyey; Puntland Tukaraq laga qabsaday oo ku noqon waayeen, hadana waxaa la leeyahay Laascaanood kaalaya ka dagaala oo Tukaraq markii millitia beeleed Majeerteen ah marayeen jidka Tukaraq shacabka u safnaa loo sacbinayey!!
    Shalay haddaad tagto Xabad ku sugaysay maanta Caleemo qoyan lagugo sagootin adoo Laascaanood u socda 130 km u jirta oo marin dhul badan, kulli waa hore u socda ilaa Labida Gaatama..kkkkkkkkkk..
    Bal xoogaa ka feker taas oo waxa kaaga soo baxa nala wadaag! kkkkkkkkkkkkkkkk🤔.
    Aniga waan ogahay sababta= Dhul ninkiisii baa leh, cidda rabaan keenin, cidda rabaana ka cayrin.
    Shalay puntland ka cayriyeen maantana Somaliland ayey ka cayriyeen.
    Mise taas ma ogid, Boowe Baraxley ayaan ka taqalusi waynay ee sidee Isaaq SSC uga taqalusin?
    Adinka dad been ku nool ayaa tihiin…Run
    Rabbi ka baq iyo rag iska celina meel mawada gaalaan…
    Kuye Majeerteen ayaa Tukaraq tegi waayey, why u tagin, maxaa iga yaalay haddii ninkii lahaa iaga rabin..Ma dhul la’aan ayaa i haysa?
    Ciyaal baan la cayaarayaa ee waa noo markale, insha allah🐪

  38. @Land of Pint

    Kkkkkklkkkkkkkk, Aad baad iiga qoslisay Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Kuye, Niman sacad ah baan qaban karnaa, ama qabanay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, oo sacad-ka ma sida dhabayacada oo kale baad moodaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk, war ileen nin sacad-ka garanaya ma tihid.

    Sacad siciid meel walba oo ay dunidan ka joogaan waa ragg hubeysan oo dhiiran oo geesiyaal ah, wallaahi ineey naftu deeyso mooyee si kalena aan korkooda lagu taaban karin, ee ina dhabayacoow kuwee weeye sacad-ka aad ka hadleeyso, waxaan u maleeynayaa ineeysan sacad siciid aheeynee.
    Hadii aad awoodo inaad nin sacad siciid ah hor istaagto iska daa inaad qaabatee hada samee, kkkkkkkkkkkk, Wallee waa wadkaadii (mowtkaadii) iyo wadka Dhabayaco oo idil.

    Aan mid kuu raaciyo, dagaalada gaalkacyo ka dhaca ama ka dhacay uma dhaxeeyo sacad iyo waxa cumar maxamuud loogu waco, ee wuxuu u dhaxeeyaa Sacad Siciid iyo Dhabayaco Daba Buur oo dhan.

    Taas Qir Pint.

  39. Majeerteen meesha Sool lagu jabiyey oo majaha Isaaq ka xiray iyo waxa aad qorteen clip nala wadaaga….waa iga daacad aniga waayey..malaha waa wishful thinking.
    iisoo dhiga si hadhow u daawado Majeerteen ku jabay Sool..Imisa sano ayaan ka waaninayey!! Mise waa war daanyeer masayr Majeerteen la jiran..?
    Majeerteen dhulkiisa ka adag, hadday difaaca midkale ku dareena waa rag ka roonayaal.👋

  40. ilaahooow ceeb astur qoryaha laga qabsaday waa dabajeex cusub hal baxo lagama ridin
    Anigu horaan usheegay inta majeerteen halkaas joogaan dhulbahante waa jabi doonaa

  41. Cadaado
    Xamar waan wada leehanay, aniga ayaana kaa xiga oo xuduntayda ku aasan tahay oo walaahi xitaa hooyaday ku dhalay oo maanta 80 sano qiyaas jirta.
    guro qabiim ah ku leenahay..run
    Adigaba Cadaado iyo gobolkaagii ayaa wadataa ee anigu maxaad iigu diidin hadii Galkacyo oo asal kasoo jeedo ama Puntland taageero!
    Sidee Caasumad qaran magaalo qabiil u tahay oo weliba shalay ayagoo qaawan soo galay? Sidee Addis Abeba Oromo u sheegan ama Noirobi Kikuuyo u sheegan!
    War aqli yeesha oo xishooda oo dhista gobolkiina iyo tuuloooyinkiina sida Galmudug iyo Cadaado..Ama iska biqleeya…dee qurxiya Xamar oo ka dhiga magaalo beeleed adduunka la jaanqaaday..
    Walaahi haddaan Majeerteen u gurman in maanta adduunkaba ka jirteen. true.

  42. Land of punt,
    Ninyahow waan kuu sheegay sababta aan kkga xigga Mogadishu laakiin waad madax adagtahay.
    Nimankaas qabqablayaashii dagaalka ee daanyeerradda ahaa ayaa sabab u ah in aad Boosaaso iyo dakaddeeda sheegato.
    Dad ayaad qaawanaan ku caaynee, caigaada daanyeerkana waa ku fahmi la’dahay in amabab Federal la noqda including caasimadda amaba central government la noqda. You can’t have both ways. Waxaas 2023 ma shaqeeyneeyso
    Pass me the fucking popcorn 🍿 and butter so I can watch, sidda Isaaqa ruwaayadii 30 years ee ictirraafka lagu fashiliyay hal bil. Waxaan qirri, in Muuse Biixi iyo Isaaqu eey fullayaal daanyeerro yahiin, waa la kashifay! 😆 Daanyeerro
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  43. Lop

    Waar Adis iyo Nairobi waa Caasimado ay degaan dad iyagu iska lahaa degaanka.Maaha meelo bililiqo lagu yimid.

    Muqdisho waa Ghetto.Aduunka meelaha ay deganyihiin Tuugta ah iyo dadka midiyaha sita laguma noolaankaro.
    Muqdisho waa Ghetto.

    Waar iska iibi guriga aad sheegayso.
    Fantasy in Muqdisho Caasimad noqoto.

    Dalmida

  44. MR Bahal
    Ninka ku fahma waxaa tahay wadani, real Somali.
    Beeshaadaa xadaarad dheer leeyihiin, Samaroon waa macalimiintii Somalia ilaa maanta Awdal aqoonta loo doonto.
    Ninka oran karin jaamacadda Camuud ayaan wax ku bartay lama aaminidoono Somali future.

    Jamacadaha aduunka waxay kala leeyihiin darajo A, B, C, iyo D, grade
    Awdal nr.1, I Hope Puntland universities will get tittle nr, 2 Somali education system.
    Reerka Hawiye oo Xamar ku habsaday oo Dahir Calasow garoon ugu yeertay, Somali ma hoggaamin karaan..its dead end.
    Noo raadiya Caasumad Somali..Xamar daanyeer baa ku kaadisay.. run
    I will sell my property, that I am sure.. pension income dartiis u gadin..I will sell it, I will find some where to invest that money..run
    To sell million doolar our properties, no problem.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented