Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Laascaanood , Gaadiid iyo Maxaabiis lagu qabtay
Laascaanood ( Kalshaale ) Dagaal xogaan ayaa ka socda duleedka Laascanood, Wuxuu u dhexeeyaa Ciidamada Deegaanka ee SSC iyo Maleeshiyaadka Somaliland.
HALKAN DAAWO VIDEO
Dagaalka oo kamid ah kuwii ugu cuslaa ee ka dhaca deegaanka, waxaa ka dhashay khasaare kala duwan, Ciidamada deegaanka ayaa Guulo horudhac ah oo la gaadhay ka sheegtay dagaalka maanta.
Dhinaca kale Ciidamada maamulka Somaliland ayaa Madaafiic kusoo riday magaalada laascaanood , Guryo iyo goobo kale oo dad shacab ah ayaa wax yeelo kasoo gaadhay.
Ciidamada deegaanka SSC-Khaatumo ayaa soo bandhigay Qaar ka mid ah Maxaabiista Ciidanka Somaliland oo gacanta lagu hayo .
Sidoo kale waxaa gudaha magaalada lagu soo bandhigay Gaadiid dagaal oo laga qabsaday ciidamada Somaliland, oo uu kamid yahay gaadhi nooca loo yaqaan (Suuga).
War kasoo baxay Hogaanka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in Malayshiyada Somaliland ay weerar kusoo qaadeen magaalada Laascaanood, waxaase ka hortagay halgamayaasha xaq u dirirka ah ee degaanka , Waxay weerarka ka qaadeen Maraaga oo dhanka bari ka xiga magaalada.
Tani waa caddayn kale oo si qayaxan u muujinaysa in aysan jirin wax xabbad joojin ahi ee ay maamulka Somaliland u tahay fursad-gaad weerar ku wajahan magaalada Laascaanood.” Ayaa lagu yidhi Warka.



Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64668
Hadaad lebiga ka dhacdo Oo
leexaduna Ku qaadi
Biya Lama cuskadee Iidooroow
Waad Ku libdhaysaaye
Ciid
Dharaar walbana waxaa lagaa dilaa
Laba boqol iyo dheeraade
Harga gaysana waxay la luudaysaa baroor
Luxufsi Iiddoore
Kkkk
Magacii Dagaalka
ayay ku dheeleen Daarood
Igu sawir iyo Hagbad dumarka
Looga qaadi iga dheh
Bishii ayaa dhamaan rabto
Cutubto sida RAHA u boodo
Oo ka soo socdo
Dowladda Puntland
* Hiil Kibis iyo video Live ku jiraa
Iga dheh
Dabshidoow muddaan is weydiinayay in aan ogaado qofkaad tahay, maxaa yeelay ma jiro qof Dir iyo Daaroodba dabeecadaas leh, xitaa waxaan is idhi waa Ethiopian isu ekaysiinaya Somali! Laakiin waxaan dhegeystay khudbad uu jeediyay Daahir Calasoow! Dabshid waa Daahir Calasoow!
Dabshid waa Daahir Calasoow!
Ahmed Najaad
Dabshid iyo Daahir calasow
Ma waxaad ku heysataan
Nala baroorta oo nala Booteeya
Maya maya
Dowladdaas Somaliland maahan
Mid aan ku kicinkarno Booto
ileen anagu waxaan nahey Hawiye
oo ama waan dagaalamnaa ama
Waan Ganacsanaa
Booto iyo boolax boolax waa dumar dagaal
Xaggeena.
Ahmedow sidaan horeyba
kuugu sheegay
CEEBTII DAAROOD KA RAACDEY
TUKORAQ waxaa ka daran
DAGAALKII ay kuwada dhawaaqeen
ODAY IYO HABAR
Jaajuus iyo Jaahil
Shiikh iyo Sheydaan
Masuul iyo Munaafaq
Wuxuu Daarood Jaberti lahaa
– Dumarkii iyo Dariskii ayaa xitaa hadda
Bartey Booto Daarood
War dhaqankaan maxbuus la isku sawiraayo sax ma ahan. Waa la heshiin doonaaye sidaan daaya.
Isaaqow dulmiga daaya,waad qaldan tihiin.Dhulbahantoow kiinii dhintaa waa shahiid+mujaahid.
Kkkk Dabshid=Dahir calasow waan iibsaday nin Daarood iska celi ku jira.AWOOW GEEDKA YAYSAN KASOO DEG8N BUUQOODA BATAY.
Waxaan islahaa Dabshid waa Cayr,laakiin hadduuba Daahir noqday abti+awoow uu isku darsaday.WALAAHI ANIGAA ISAAQ KAAGA DHAW. RI,RI SAMAALE iska daa.Geeliinuba isma gaaro.
Somalijecel
Hadalkii Daahir Calasoow
Waa kan ee meeshuu been ka sheegay
FARTA IIGU FIIQ aan kaa tiree
– Cabdullaahi Ciise iyo
Aadan Cadde Ayaa doorasho
Qabtey
( miyaad aragteen ayagoo
Kursiga isku dhajiyay)
MAYA MAYA MAYA
– Siyaad Barre asagoon
Hal doorasho qaban xoog
Maku ceyriyeen ILMA SAMAALE
– Haa Haa Haa
– Cali Mahdi iyo C/qaasim
Ma waxay isku dhehiyeen kursi
MAYA MAYA MAY
– C/llaahi Yuusuf
Asagoo Axmaar Biyo ka dabo
Wado mala yimid Caasimaddii
5ta Soomaaliyeed
HAA HAA HAA
Ma wuxuu ku baxay Doorasho
Uu qabtey mise XABBAD ILMA SAMAALE
Xabad Xabad Xabad
Shiikh Shariif iyo Xassan Shiikh
Doorasho maku qabteen Xamar
Ma kursigay isku dhajiyeen
MAYA MAYA MAYA
– Farmaajo oo boorso iyo
Shaati wato manoo keenen
Murusade, sharaf iyo seedinimo
Kursiga maku saarnay
Ma doorashuu qabtey
Maya maya maya
Rooble xoog maku keenay
Teendhada HAA HAA HAA
Jaberti iyo ilma Samale
Waa ku WAAS.
Waliba Haddey Xamar ahaan
Laheyd Goof Daarood iska daa
Inaad madaxweyne ka noqotaane
DOORASHO KAMAADNAN
QEYB GASHEEN.
Car hadduu kugu jiro
Dhiigii ilma Samale oo ay kuu yihiin
Abti
Caruurtaadana dhaleen
FARTA KU FIIQ MEESHUU BEEN KA SHEEGAY
DAAHIR CALASOOW
Tuke iyo Jaberti
YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA
4ta ilma Shiikh Isaaq
Iyo
4ta ilma Hiraab
Wax laga qaban karo maleh
Dabshid waa websiteka kalshaale ninka qora
Wuxuu rabaa in meesho loo camiro
War bisha barakaysan udiyaargaroow oo ilaahay cafis weydiiso wallee irir samaale inuusan qabriga kula galayn
intay goori goor tahay isdaba qabo
Gedo Land
Kkkk
Sxb
Daaroodku ama cilmi ha sheegto
Ama reer magaal ha sheegto
Ama 50 jir haka weynaado
Waa isku wada aqli
Do you know why?
Ugaaladii Kuukuuyo ayay
Wada cuneen.
Midbaa wax u sheegi
Inta kale waa wada aqbali.
Gedo Land
Mid Gaaljecel ah ayaa arkey
Gaaljecel u shirahayo Hiraab
Wuxuu dhahey hadduu
SIYAASIGIINII
CAAQILKIINII
iyo Mutacalimkiinii uu yahay
XILDHIBAAN DAAHIR JEESOW
GAALJECELOOW ma DHAWIDIN
waqti aad la xisaabtantaan Hiraab
Ama CAD KA RIDATAAN.
Hadda
Wlh waan raxay markuu @somalijecel
raacey figraddii @ Ahmed ee aheyd
Dabshid iyo Daahir Calasoow
Hadde
Sxb Gedo Land adiguna waad is ogtahey
Inaad tahey @ Dabshid
TUSAALE WIXII WAQTI IIGA BAXAY AYAAN
XASUUSTAA
Saa kuye
Waxaan isla adiga lee qoray.
* Ugaalidii Kuukuuyo ayaa madaxa
Wada fadhido
Dhulbahantoow gun ha noqonina oo joojiya maxbuus la isku sawirayo.
Dagaalkaan waa dhammaan, derisna kala guurimayee wax iskula hara.
Nacayb beeloow meel xun gaara iska ilaaliya.
Isaaq shalayba idinka ayaa iswatay haddana haddii la isdagaalay dagaal guninimo naga ilaaliya.
Maatada, maxbuus iyo nin dhaawacmay dagaalka kuma jiraan.
Yaan la noqon gun maato doox ah iyo ayeeyo kufsade ah.
Adinka oo dhulkiina difaacanaya sharaf ku dagaala.
Allow kala qabooji. Aaamin,
I hate dagaal Somali dhexdooda ah.
Daanyeerkaan Dabshid oo waxa yahay lagu wareeray..kkkkkk
Waa nin nacayb, xasadnimo, xiqdi ilaahay u dhaliyey.
Ninka raba in ogaado; Somali muxuu dhibka uga dhammaan la’ayahay, waxaa ka buuxa nooca Dabshid, qashin wax ummaddooda kusoo kordhiyaan aanay jirin.
Lugooyo, ku farxi maalinta isdagaalayaan, maalinta maqlo in abaar hayso iyo dhibkooda maqlo hurdadu si fiican uga soo go’in =Xaasid
Ummad noocaas ah oo dal kula wadaaga goorma ayaad Addis Abeba iyo Noirobi ama ummado kale la tartamin….?
Somali dadka qashinkaas ah cidda korisay inta la raadiyo ayaan loo ogolaan ilmo dhalaan ama la baraa sida ubad loogu koriyo jacayl iyo sida adduunka u shaqeeyo marka waynaadaan.
Ummad waliba dhallaanka u kaca ayey door ku noqotaa.
Wuxuuba isla qarinayaa waa cay beelo kale kaagana qarso si loo caayin, ama ka dhashay qabiil gun-miskiin ah in lagu qoslo ka biqin hadduu sheegto..kkkkkkkkkk😫
Anyway he is daanyeer wareersan.
Googaraddii Xaange sheegi jiray kasoo qaad, iska daaya Ciilane; intaas ayuu nolol ka haystaaye
Askari maxbuusa
Waa arin xun in laysla sawiro ama la waraystaa.
Waxan arkay nin kale oo maxbuusa oo dhiig baxaya oo
Lana waraysanayo dhanka SOMALILAYN, kana waa u jeedaan.
Muuse saamiri iyo cawaantiisa iska cesha.
Laakiin maxbuus la qabtay waa ceeb in la dhibaateeyo
Waana arin laga siman yahay gaalo iyo muslim..
Asa akhyaarta
Ramadaan is at door. Allah haynagu simo soomka.
Ma soo noqon laakiin hadalka hoose ee Dabshid baa i soo geliyay.
Dabshid wrote in rare moment
March 18, 2023 – 10:29 am
Ahmed Najaad
Dabshid iyo Daahir calasow
Ma waxaad ku heysataan
Nala baroorta oo nala Booteeya
Maya maya
Dowladdaas Somaliland maahan
Mid aan ku kicinkarno Booto
ileen
“anagu waxaan nahey Hawiye
oo ama waan dagaalamnaa ama
Waan Ganacsanaa”
Booto iyo boolax boolax waa dumar dagaal
Xaggeena.
@ last Dabshid wuxuu qiiq isku qariyaba ma abtirsaday
“anagu waxaan nahey Hawiye
oo ama waan dagaalamnaa ama
Waan Ganacsanaa”
BTW, markaan dhagaystay daanyeer Dahir Calasow waxaan is idhi waaba Dabshid oo Kalshaale ka hadlahaya…………kkkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali Zubeer
Wcs
Jawaabtaadu waa intaan u qorey
Sxb @ Gedo Land
Gedo Land
Kkkk
Sxb
Daaroodku ama cilmi ha sheegto
Ama reer magaal ha sheegto
Ama 50 jir haka weynaado
Waa isku wada aqli
Do you know why?
Ugaaladii Kuukuuyo ayay
Wada cuneen.
* Tuke iyo Jaberti
YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA
Eed sheegashada xitaa waa isaga
Mid,
2009
Waxay Daarood oo dhan farqaha
heysteen
YUUSUF GARAAD
2012
Waxay Jilbaha heysteen
DAAHIR JEESOW
2020
Waxay Afka heysteen
SANBALOOLSHE
2023
waxay Runta heysteen
Daahir Calasoow
* Tuke iyo Jaberti
YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA
@Dabshid kk in badan waan kugu raacay laakiin
Ali mahdi AU ma qaban doorasho.200kun in ay dhimato ayuu sabab u ahaa UA Gen Caydiid iyo isaga FG:AU MBS dawladiisii kuma dhiman 200kun taa igu raac.
Farmaajo ma keenin PM Rooble ee sharcigaa keenay.
Farmaajo Qadar ayaa keensatay qabiil Somali waxba ma keeni karo ku cibro qaado abtigay Abdiraxman Abdirshakuur oo HG oo dhan 15 dhaafsiin weyday.Waxaan kuu sheegayaa madaxda Somalida kuma imaadaan rabitaankeena ee dalal shisheeye ayaa keensada.
Farmaajo doorasho wuu ogolaa ee waqtiga unbaa la isku diiday xoogaa hungurina wuu galay.
Waxaan diidanahay wax la yiraahdo RI RI Samaale,Hawiye,Daarood Isaaq.
Waxaan ka jeclahay intii isku aragti ah,degaan wax ku wada qabsan karta.
Tusale aniga Mareexan reer Diini ah doorasho haday dhacdo anigoo arkaaya nin Hawiye ma siinayo cod nin Majeerteen ah sababo badan oo aan qiimaynayo.
1-Iyagoo dadka iigu dhaw waa kuwa iigu daranaa,ma aqaan sabab aan ugu roonaado(FG:MJ iyo amxaaro hadday is qabtaan MJ ayaan la jirsanayaa)wax kale MJ iskugu imaan mayno.Waliba iyagu xabad bay iisoo qaateen oo i xasuuqeen taangiyo xabashi iyagoo wata.
2-Mar kastaa iyagaa mucaaradka igu ah,sidaa darteed haddii ankee Isaaq is qabtaan Isaaq ayaan la jirayaa illaa iyo hadda sida ay u fakaraan weeye.
3-Hawiye degaan,dhalasho dhaqan iyo isfaham ayaa naga dhaxeeya waxbaan ka daadsan karaa MJ cid illahay uuntay oo ay wax u ogol yihiin ma jirto bal fiiri Ogaadeen waxa ay ku hayaan ankee waa ka xishoon waayeen in ay u fakaraan in Axmed amdoobe meel uusan ugu xirnayn kkkkk
Meelo badan waad ku saxan tahay.
DAAHIR WAA YUOTUBER WUU YAQAAN MEESHA WAX LAGA HELI KARO.
Tuke iyo Jaberti
YURTA IYO RUNTU WAY DHIBTAA KAAGAMA HIILIN DOONO BUUFI KKKK
Akhyaareey somaliland maxaabiis badan bay qabsatay
21 maxbuus afar maxbuus maahane inta kaloo dhan waa majeerteen
Dhulbahante markuu kaligiis dagaalka kujiray hal maxbuus lagama qabsan maxaa keenay in majeerteenka laqabqabto
Anigu horaan usheegay reer bari yaan lasoo lugooyn ayaan ari waana taa maanta dhacday ceeb badanaa
Land of Punt
Kkkkkkkkkkkkk
Waxaan ka daawaday Twitter ka Maxaabiistii ugu horaysay ee saakay Somaliland Qabatay waxay ahaayeen Cali Saleebaan 🤣🤣🤣 Kadibna Xayn kale oo Cusmaan Maxamuud iyo Cumar Rabsho ayaa ku xigay !
Lama hayo wali Nin Dhulbahante ah oo Somaliland qabatay ??
Isaaq way iibinkariwaayeen riyadii ay ku riyoodeen ee ahayd Somaliland.Waxa taasi ka siidaran misana way difaacikariwaayeen.Yeelkeede waa guildaro qaabgaadhaay iyo naf teedii dhamaatay lama joojinkaro.
Waa yaab e mana sii wadkaraan jiritaanka Jamhuuriyadii kartoomada Muuska.
Dhuloos way qabsankaraan saldhiga jooga cadde hadda hadii ku duulaan.2 sacadood ku qaadan mayso.Saa meeshaasi ma jooogo ciidan u diyaar ah inay u dagaalamaan maamulka Muuse Biixi.Ama wax ay u dagaalamaan ma yaqaanaan.
Dagaalka gudaha Goojacade.
Garxajis iyo Habar jeclo.
Habar Awal iyo Habar jeclo.
Ciidanku waxay rabaan inay kala baxsadaan.Waa la ilaalinayaa.
Askari inuu baxsado raba,dagaal kuu galimaayo.Si wayn ayaa loo ilaalinayaa dadkaasi lagu sheegay ciidanka.Hubkii waa waynnaa waa laga saaray gacanta Garxajiska.
Waa midda keentay in hal saldhig layskugu keeno wixii Maleeshiya dhulkaasi joogay.
2 arimood oo Somaliya ka jiraa waxay dabar ku noqdeen jiritaanka Somaliyeed.
1)Mooryaanismka Hawiye ee ka jira koonfurta Somaliya.
Bulsho Caasimadii degan,madaxwaynihii iyo dawladdii gacanta ku haysta oo boob,bililiqo,dil iyo beenta laasimay maaha Bulsho isku keenikarta Somalination.
2) Snmnimada Beesha Isaaq ee lafaha sidata,32ka sano ee lagu indho beelay waa midda keentay in Somaliland dhexda ka jabto,32 sano ka dib.
Isku wada duub oo Hawiye iyo Isaaq waxay sheegtaan inay deganyihiin 2dii Caasinadood ee Somaliya – Muqdisho iyo Hargisa.Hase yeeshee arinka 2daasi Bulsho ma dhaafsana,hebel waa Mujaahid iyo hebel Hutelbuu dhistay.
Shirbaa la qabtay iyo hebellaa maqan.
Dalmida
War ileen Dhulbahante
Makala yaqaano Daarood
DHOWDHAN IGA DHEH
Majeerten waa faana
oo Murmaa ee Xabad ma rido
ARGAGAX ayaa ku wada dhaco.
Sacadku markay qabtaan
Waxay dhihijireen
AR BOOWE CAANAN doonahayey
Hadda may dhahaan
Ar Boowe MIRO AYAAN
Doonaneynay.
– Caruurta yaysan idinka
Barin CARARKA
* ABAY ABAY ayay dhahaan
ayagoo sii carari
Mr Bahal
Saaxiib Muqdisho iyo Hargaysa Dadkii lahaa baa degan ayagaana waligood loo Hoos fadhiisan marka yuusan waqti kaaga lumin sheeg sheegooda saa wax aad ka Qaban kartid ma jirtee !
Horaa loo yiri Gacantii aad goyn waydid waa la dhunkadaa sidaa calaa adligeed Ama Afkaaga qabso ama Boorame aad !!
Kkkkk
200 AAA
oo ayagoo jiif jiifo miyaa la qaqabtey
Majeerten,
Ba’ay Ba’ay ayagoo sii leh miyaa
La qaqabtey
Mid hadda kahor isa soodhigey
Asagoo Garaado uu ka soo iibsadey DUBAI
Isku sharaxay oo wiilal yar yar geesaha ka socdaan
Oo lugeyn Garowe
Hadde Laascaanood ma waxaa ka socoto
Milish Milish, MAAR AYAA KA SOCOTEE
* Maar Necbaa oo MURAN BADNAA
Hobyo
Anuu ma odhan dad kale ayaa jooga Hargisa iyo Muqdisho.In dad kale joogo ayaa dhaamilsyad.
Taasi ayaaba ah dhibka hogaan xumada Somaliya ka jirta.
Waa Caasimadii oo qudhuntay iyo Caasimadii 2baad oo noqotay xero Reer Baadiye.
Dalmida
Ma sheekadii dagaalka beenta ee Laascaanood miyaa Isaaqa iyo Daaroodka walli waddaan? War ciyaarta inta naga deeysan si fiican u dsgaalama amabba ku kala taga meesha, land of punt, get another popcorn 🍿 and butter, you can’t make this shit up! Lols 😆
I see, kii Godaqarmuunka walli guskii Daaroodka ayuu jaqayaa 😆. Anniga war baddan ma rabbo, waan ogahay in Daaroodka eey xataa Burco ka qabsan karraan Isaaqa, waa hadii eey dhimasho diyaar u yahiin, which they ain’t. Irrir waxa la shahana anaa wassa!
Laakiin, anniga oo Hawiye ah, oo Xamar u fadhiya ayaa sugaya Daarood, manna dhaceeyso wallaahi in ciyaala suuq Daarood ah sidda Siyaad Barre amaba Farmaajo uu mar dambe ku ciyaaro waddankeena Somalia, ee armay kuu fiican tahay Godaqarmuunow in aad barratid guska Hawiye sidda loo jaqo!
Hawiye Wakanda Forever!
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Isaaqa ayaan ka maqlijiray
Majeerten ayaa
NOO SOO WADO HADDIYAD
Ma islaan reerihii aadey oo
Haddiyad ama Hilbo loo soo
Loogeybaa
* Somaliland Waxay sugaysay
Maantay heshay.
Xoolo Dhabad, Goroyaa leh
Garowe waa degmo hoos joogto
Mogadishu, ee Isaaqow
tiknikada iyo QOORO LAGUTOL YAASHA
Noo soo celiya
Hobyo godan.
Nin yahow in waxgarad tahay ayaan ku moodi jiray!
Probogandada waa dagaalka barkiis..taas sow ma ogid.
Isaaq maalinta nin Majeerteen ah dagaalka ku qabtaan waxay almost u dhigantaa in ku guulaysteen dagaalka Sool, waayo Isaaq ku midoobin dagaalka, adduunka tusin in Puntland dagaalka ku jirto, in Somaliland dagaalka ku gacansarayso oo jabiyeen Puntland militia etc.etc.
Dhulbahante tuuladiisa jooga ayaan dagaal ku qabanay ama dilnay oo weliba Somaliland in yihiin ku sheegaan miyaad sugaysay in dhahaan waa kan nin Dhulbahante oo dagaalka ku qabanay. Xitaa hadday qabtaan masoo bandhiyaan. Mise taas shaki ayaa kaaga jira.
Gedo land adiga ayaa ka aqli xun.
Aniga warkaan been ayaa u arkaa laakiin hadday run noqoto, dee waa ku midoobin Isaaqa iyo Harti dagaalka kuwada jiraan.
Puntland waaba marka kacsanlahayd oo dagaal toos u gelin, maalinta ciyaal nafti hure ah oo ka yimid gobolada Puntland hiil tol u yimid ay ku faanaan waxaan qabanay ciidan Puntland. dee dagaalku waa fidin oo Puntland toos usoo gelin, maalintaasna Burco waa laga yaacin..I know that.😮
Cadaado
Salaan ka dib, aniga Somali isdilaysa; I will not pass nobody popcorn 🍿 and butter or what ever you like your fucking cozy evening.
I believe real people are dying in Sool and I don’t like it. This is not a joke.
New civil war front started in Sool, part of never ending Maryooley wars.
I believe Puntland will join the war… waa haddaan daanyeerta Maryooleyda aqaan.
Land of punt
Tukaraq baad dhaafi wayday tobankii sano ee lasoo dhaafay markaas ayaad na Leedahay Burco baynu qabsan karnaa… …. Maxaad u qabsan wayday yaa kaa hor Taagnaa ?
Malaha Majeerteenku Runta iskuma sheegaan !! Waa tii Daahir Calasoow lahaa Taariiqo been ah ayay Majeerteenku ilmahooda u sheegaan…🤣🤣🤣
Cadaado
Adiga waxaa tahay daanyeer ka xag jirsan Dabshid laakiin adiga waxaa tahay nin la yaqaan oo hubo in Saaleeban tahay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bal ii sheeg sababta adiga oo Saleebaan ah oo Xamar yimid waagii Kacaanka aniga iiga xigto oo ku dhashay?
Mise waan bililiqaystay ayaa ka wadaa? Haddaan Hawiye ka dhex baxno armay ka dhacdaa Filish VS Yalaxow, Caydiid vs Caato, Qanyare vs Ina Caydiid.. Cali Mahdi vs caydiid..etc.
Xoogaagii aan idiin qurxinay ma marhore ayaad dhuus dhuus bilowdeen iyo maha quruxsan aunukaa leh.
Hawiye keligiis Somalia madaxweyne loo ogol yahay..kkkkkkkkkkk
Bal dalkaas meesha ku dambayn ila qiyaas..🤤
Daanyeer gocoso qod badan.
Fahiimo Yuusuf Quuje
Oo kabaha la dulmartey
MAJEERTEN Haddiyad
Fb lama fiirsankaro ceebtooda
Fahiimo waxay dhahdey war
Xitaa ma carariweydeen
Mise Wanan ayaad tihiin
* Majeerten muran badanaa
oo MAAR necbaa
Land of punt,
Sababta aan kaaga xiggo Xamar waa anniga oo dhiig u bixiyay, difaacanna Xamar iyo sharafka Somalia. Xataa hadii eey kuwa naga mid ah ku xaarxaaraan marmar, waxaa jirra kuwa naga mid ah oo xallaal ah, oo diyaar u ah in eey kulla dagaallamaan argagixissada, iyo cadow kasta. Sababta aan Xamar kaaga xigo, waa loyalty, daacad ayaan u ahay Xamar iyo dadka ku nool, kuwa ganacsadda iyo kuwa wax ku barta. Addigu, loyal amaba daacad waxaad u tahay Garoowe iyo qabiilkaada Majeerteen bas.
Caydiid, Cali Mahdi, xildhibaanno Muuse Suudi iyo xildhibaann Cabdiqeeybdiid, Cumar Filish, Qanyare etc etc dhamaan qabqablayaashaan waxeey ahaayeen dad aanan caqli laheeyn oo aad addinka ka caqli baddiseen. Laakiin, maantay intooda baddan qabqablayaashaas waa dhinteen, Waxii eey qaldeena ayaan walli wadnaa in aan saxno.
I can imagine, Somalia oo Hawiye xulumo kalliya, waxeey noqon laheeyd meel horrumar dhijac walba ka gaarto.
Anyways, pass me the freaking popcorn 🍿 and butter! Ama bout to watch this low budget shit show called Laascaanood lols 😆
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Hobyo godan
Waxaas adinka ayaa nin magaaladiisii jooga oo gurigiisii u socda inta la qabto Tv lasoo dhigo, in Maxbuus qabateen, waxaa iigu horeysay Dagaalkii Sacad iyo Cumar Maxamud ee Galkacyo, sida Amxaar soo duulay la qabtay..kkkkkkkkkkkkkk
Walaahi habeenkaas hal eray ayaan iri: Dadkaan intaas sano wada noolayn isku dhaqan ma nihin ee sidee kuwada noolaan karnaa?
Anaga Inta Baraxley weerarno ayaan waxa rag jooga garoon airporka u dhow geyn karnay in Maxbuus qabanay! Laakiin sow Somali nalama yaabteen, dad magaaladoodii jooga maxbuus lagu sheegayo, ma Kuban ayaa la qabtay?
Somalidii aan aqaaney, beelo isdilay labo xeer ayey ahayd, marka nin la qabto: In ninka la qabtay la gowraco ama la bixiyo oo la siidaayo.
Laakiin nin gurgisii laga soo qabtay oo weliba waayeel ah in haysato oo la isku sawirayo..was new experience to me…somali kor bay Somali ka tahay ee isku dhaqan maaha.
Waxay ukala baxaan gun iyo gob!🤔 taas muddo ka fekerey.
Hobyo godan.
Walaahi aniga ayaa taas iswaydiiyey; Puntland Tukaraq laga qabsaday oo ku noqon waayeen, hadana waxaa la leeyahay Laascaanood kaalaya ka dagaala oo Tukaraq markii millitia beeleed Majeerteen ah marayeen jidka Tukaraq shacabka u safnaa loo sacbinayey!!
Shalay haddaad tagto Xabad ku sugaysay maanta Caleemo qoyan lagugo sagootin adoo Laascaanood u socda 130 km u jirta oo marin dhul badan, kulli waa hore u socda ilaa Labida Gaatama..kkkkkkkkkk..
Bal xoogaa ka feker taas oo waxa kaaga soo baxa nala wadaag! kkkkkkkkkkkkkkkk🤔.
Aniga waan ogahay sababta= Dhul ninkiisii baa leh, cidda rabaan keenin, cidda rabaana ka cayrin.
Shalay puntland ka cayriyeen maantana Somaliland ayey ka cayriyeen.
Mise taas ma ogid, Boowe Baraxley ayaan ka taqalusi waynay ee sidee Isaaq SSC uga taqalusin?
Adinka dad been ku nool ayaa tihiin…Run
Rabbi ka baq iyo rag iska celina meel mawada gaalaan…
Kuye Majeerteen ayaa Tukaraq tegi waayey, why u tagin, maxaa iga yaalay haddii ninkii lahaa iaga rabin..Ma dhul la’aan ayaa i haysa?
Ciyaal baan la cayaarayaa ee waa noo markale, insha allah🐪
@Land of Pint
Kkkkkklkkkkkkkk, Aad baad iiga qoslisay Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Kuye, Niman sacad ah baan qaban karnaa, ama qabanay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, oo sacad-ka ma sida dhabayacada oo kale baad moodaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk, war ileen nin sacad-ka garanaya ma tihid.
Sacad siciid meel walba oo ay dunidan ka joogaan waa ragg hubeysan oo dhiiran oo geesiyaal ah, wallaahi ineey naftu deeyso mooyee si kalena aan korkooda lagu taaban karin, ee ina dhabayacoow kuwee weeye sacad-ka aad ka hadleeyso, waxaan u maleeynayaa ineeysan sacad siciid aheeynee.
Hadii aad awoodo inaad nin sacad siciid ah hor istaagto iska daa inaad qaabatee hada samee, kkkkkkkkkkkk, Wallee waa wadkaadii (mowtkaadii) iyo wadka Dhabayaco oo idil.
Aan mid kuu raaciyo, dagaalada gaalkacyo ka dhaca ama ka dhacay uma dhaxeeyo sacad iyo waxa cumar maxamuud loogu waco, ee wuxuu u dhaxeeyaa Sacad Siciid iyo Dhabayaco Daba Buur oo dhan.
Taas Qir Pint.
Majeerteen meesha Sool lagu jabiyey oo majaha Isaaq ka xiray iyo waxa aad qorteen clip nala wadaaga….waa iga daacad aniga waayey..malaha waa wishful thinking.
iisoo dhiga si hadhow u daawado Majeerteen ku jabay Sool..Imisa sano ayaan ka waaninayey!! Mise waa war daanyeer masayr Majeerteen la jiran..?
Majeerteen dhulkiisa ka adag, hadday difaaca midkale ku dareena waa rag ka roonayaal.👋
ilaahooow ceeb astur qoryaha laga qabsaday waa dabajeex cusub hal baxo lagama ridin
Anigu horaan usheegay inta majeerteen halkaas joogaan dhulbahante waa jabi doonaa
Cadaado
Xamar waan wada leehanay, aniga ayaana kaa xiga oo xuduntayda ku aasan tahay oo walaahi xitaa hooyaday ku dhalay oo maanta 80 sano qiyaas jirta.
guro qabiim ah ku leenahay..run
Adigaba Cadaado iyo gobolkaagii ayaa wadataa ee anigu maxaad iigu diidin hadii Galkacyo oo asal kasoo jeedo ama Puntland taageero!
Sidee Caasumad qaran magaalo qabiil u tahay oo weliba shalay ayagoo qaawan soo galay? Sidee Addis Abeba Oromo u sheegan ama Noirobi Kikuuyo u sheegan!
War aqli yeesha oo xishooda oo dhista gobolkiina iyo tuuloooyinkiina sida Galmudug iyo Cadaado..Ama iska biqleeya…dee qurxiya Xamar oo ka dhiga magaalo beeleed adduunka la jaanqaaday..
Walaahi haddaan Majeerteen u gurman in maanta adduunkaba ka jirteen. true.
Land of punt,
Ninyahow waan kuu sheegay sababta aan kkga xigga Mogadishu laakiin waad madax adagtahay.
Nimankaas qabqablayaashii dagaalka ee daanyeerradda ahaa ayaa sabab u ah in aad Boosaaso iyo dakaddeeda sheegato.
Dad ayaad qaawanaan ku caaynee, caigaada daanyeerkana waa ku fahmi la’dahay in amabab Federal la noqda including caasimadda amaba central government la noqda. You can’t have both ways. Waxaas 2023 ma shaqeeyneeyso
Pass me the fucking popcorn 🍿 and butter so I can watch, sidda Isaaqa ruwaayadii 30 years ee ictirraafka lagu fashiliyay hal bil. Waxaan qirri, in Muuse Biixi iyo Isaaqu eey fullayaal daanyeerro yahiin, waa la kashifay! 😆 Daanyeerro
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Lop
Waar Adis iyo Nairobi waa Caasimado ay degaan dad iyagu iska lahaa degaanka.Maaha meelo bililiqo lagu yimid.
Muqdisho waa Ghetto.Aduunka meelaha ay deganyihiin Tuugta ah iyo dadka midiyaha sita laguma noolaankaro.
Muqdisho waa Ghetto.
Waar iska iibi guriga aad sheegayso.
Fantasy in Muqdisho Caasimad noqoto.
Dalmida
MR Bahal
Ninka ku fahma waxaa tahay wadani, real Somali.
Beeshaadaa xadaarad dheer leeyihiin, Samaroon waa macalimiintii Somalia ilaa maanta Awdal aqoonta loo doonto.
Ninka oran karin jaamacadda Camuud ayaan wax ku bartay lama aaminidoono Somali future.
Jamacadaha aduunka waxay kala leeyihiin darajo A, B, C, iyo D, grade
Awdal nr.1, I Hope Puntland universities will get tittle nr, 2 Somali education system.
Reerka Hawiye oo Xamar ku habsaday oo Dahir Calasow garoon ugu yeertay, Somali ma hoggaamin karaan..its dead end.
Noo raadiya Caasumad Somali..Xamar daanyeer baa ku kaadisay.. run
I will sell my property, that I am sure.. pension income dartiis u gadin..I will sell it, I will find some where to invest that money..run
To sell million doolar our properties, no problem.