|

Shirka Baydhabo ee Madaxda DFS iyo Maamulada oo galay maalintii Labaad

Baydhabo ( Kalshaale ) Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

Shirka oo uu guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa maanta looga hadlay warbixinno ay soo gudbiyeen guddiyada u xil-saaran soo dharaan dhirinta hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka iyo qaab dhismeedka amniga qaranka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyadda.

“Shalay iyo maanta waxay madaxdu isla lafa-gureen qodobo dhowr ah oo muhiim u ah Dowlad-dhiskeenna kuwaas oo kala ah; Dib-u-eegista qaab-dhismeedka Amniga Qaranka, Federaaleynta hannaankeenna Maaliyadeed iyo sidii dalkeenna iyo dadkeennu ugu gudbi-lahaayeen hannaan doorasho oo dadku wax doortaan.” Ayaa lagu yidhi war kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre.

Shirk aka socda Baydhabo ayaa waxaa waxaa ka qeyba galaya Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac iyo madaxweyne goboleedyada Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen HirShabeelle Cali Guudlaawe, Jubbaland Axmed Madoobe, Galmudug Axmed Qoor Qoor, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Shirka ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Puntland oo ku saabsan sababta uu uga baaqday.

Hase yeeshee, Puntland go’aan kasoo baxay 9-kii Janaayo ku sheegtay in maamulku uu dhaqmi doono sidii dawlad madaxbanaan inta laga dhammaystirayo dastuurka ku meel-gaarka ah ee Soomaaliya.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=64657

Posted by on Mar 17 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

30 Comments for “Shirka Baydhabo ee Madaxda DFS iyo Maamulada oo galay maalintii Labaad”

  1. Wasiir Haruuse oo ah Hagbad Sugaha
    Maamulka HIIL KIBIS ee Max’uud Saleemaan
    ayaa si dadban uga qeybqaatey
    Shirka Dowladda Dhexe iyo Maamul goboleedyada

    Rag uu Wasiir Haruuse ka midyahey
    ayaa horey Maleeshiyo Jufo ay
    ugu yeeren BADBAADO HAGBAD
    ugu Diyaariyay Degmada Garowe ee
    Ciise Max’uud,
    Kuwaas oo diidan HAGBAD KORORSIGA
    Jufada CISMAAN MAX’UUD.

    Governor Deni ayaan soo xaadirin
    Shirkii Kismaayo iyo Shirka Baydhabo
    asagoo Caro ugu maqan
    ADDISS ABABA ETHIOPIA

  2. Midkaan gedo land wata waa uun 3 midkood.
    -Waa nin waalan oo kala aqoon cidda amaanayo cidda caayayo, waxa kala yihiin ogeyn
    -Waa tuug dad qabiilkood ku caaya qabiil kale oo waa munaafaq ama tan ugu daran;
    -Waa laga roone, kuwa futadooda siilka looga dhigay qurbaha oo ah daanyeer xiniinyo leef ah.
    Mid uu yahayba; he is mentally disarray! Delusional.

    • Maanta dhan Khaniisnimo iyo reer hebel waa khaniisiin iyo gabdhaha reer hebel waa dhilooyin rag lasoo dhex fiyaa…Ma qofkaas ayaa caadi ah.
      Najis sida dumarka caado hela.

  3. Dabshid
    Hiil gartay ee Kibis maxay ahayd……….kkkkkkkkkkkkkk
    Waa markuu afqaldaanka ku hadli jiray!
    Majeerteen waa qabii dowlad ah oo keligiis socda, oo sida Isaaqa cidduu isbadiyo raadinayn..kkkkkk
    Deni waa madaxweyne qabiil oo sida dowlad loogu soo dhaweynayo adduunka.
    Bal taas xooga ka feker..

  4. “Meel haad ka guuray hilib malahee waraabihii u booyahayow wax hubso ”

    Waxaan arkayey Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Youtuber noqday.

    Xasana bisha May intaan la gaadhin gabdha doofintii ayuu ku noqonayaa ileen

    9 bilood baa sagxada lasoo taabtaye.

  5. Only a monkey understands a monkey

    Hadda daayeeradan waxay heshiis ku yihiin in la wada muufaysto.

    Waayo maaha dad deegaan iyo dal masuuliyiin u ah

    KG JL GM & HSH oo magac u yaalo ah una dhisan in lagu soo dawrsado

    ayaa lasoo agdhigayaa PL oo dad iyo deegaanba masuuliyad ka saarantahay.

    – Ciidankeeda iyadaa Mushaar siisa.
    – Shaqaalaheeda iyadaa mushaarsiisa.
    – Waxbarashadeeda iyadaa manhajka u samaysatay,
    – Buugaagta waxbarashada iyadaa daabacatay.
    – Maxkamadeheeda iyo jeelasheeda iyadaa maamulata.
    – Waddooyinkeeda iyadaa dhisata.
    – Kaabayaasha dhaqaalaha iyadaa horumarintooda ka shaqaysa
    – Dadkeedu iyagaa isku tashada oo dekeda dhisanaya.

  6. Sacdiyo Qoran mar kale Buskut Diyaarad haloo saaro si Dadka jooga Boosaaso iyo Garoowe nafaqada Buskutka ay u cunaan hadii kale Gaajo iyo Macaluul baa laga Yaabaa in ay u dhintaan !

    Naa Sacdiyaay ka gaar intay san Nafta kaga bixin…. Sahara Putlayn !!

    Are Boowe Bari laga raysay ….. Bariis Caana leh !!

  7. Xaange
    Ninkii aqli leh waxaad u sheegtay, haddii gobolada kale sida Puntland u dhaqmi lahaayeen dal adduunka la tartama ayaa la heli lahaa..run
    Dadka intaan aad soo qortay haysta ma dowladnimo ayaa u dhiman,
    – Ciidankeeda iyadaa Mushaar siisa.
    – Shaqaalaheeda iyadaa mushaarsiisa.
    – Waxbarashadeeda iyadaa manhajka u samaysatay,
    – Buugaagta waxbarashada iyadaa daabacatay.
    – Maxkamadeheeda iyo jeelasheeda iyadaa maamulata.
    – Waddooyinkeeda iyadaa dhisata.
    – Kaabayaasha dhaqaalaha iyadaa horumarintooda ka shaqaysa
    – Dadkeedu iyagaa isku tashada oo dekeda dhisanaya.

    Misaakiin Culusow bariis u agfadhiya ayaa meesha fadhiya..dadka ay matalaana waxba uguma yaalaan..run

  8. Puntland yaan lagu mashquulin ee adinka wax qabsada oo ismaamula, amni iyo kala dambayn sameeya oo dadka goboladaas dega nolol u raadiya.
    Haddii kale yaan Baraxley la iisoo dhaafin ninkii naf raba..kkkkkkkkkkkkkk

  9. Land of Punt
    Aad iyo aad dad wax ka maqan yihiinba ma moodid waayo
    The monkey never complains that he has no comb

  10. Hobyo Godan
    Dad deked dhisanaya inaanay Buskud dhiiq isku dileyn waad ogtahay ee waxa la isku qabtay nidaamka soo mar iyo daaqadaan kasoo dhacayaa bay ahayd.
    Buskud dhiiqii Xamar baa loo soo celiyee ku qabowsada hhhhhhhhhhhh

  11. Kalshaale ma wuxuu noqdey Qurucii
    Huuno Dhabayaco

    – Ciidan Mideysan oo uu leeyahay
    Maamulka Hiil Kibis ee hagbadle
    Miyaa jiro

    – Taliye Ciidan oo maamulo maleeshiyo
    Beeled midaysan miyuu leetahay
    Maamulka Hagbadle Max’uud Saleemaan

    – police degmada Garowe waxaa laga
    Muushaar siiyaya Canshuurta Xamar

    – Maleeshiyada Ina Diyaano
    ee Calooshood u shaqeystayaasha
    Waxaa luf luf siiyo Mareykanka

    – markuu ka soo daaho
    Luf lufka Amerca
    WAXAY BISCUITS DHIIQA ISKU
    dilaan Maleeshiyada Deni ee Qardho

    – Maleeshiyada Xaafadda Suusacley
    Markey Baahdeen waa adagii
    Isbaarada dhigtay Burtiinle

    – hadda waxay Degmada Garowe u
    Xirantahey Maleeshiyada Ciise Max’uud
    Iyo Maleeshiyadda LEYLAKASE

    – Golahaan ma waxaa soo galo
    Chinese, mise waxaa joogo caruurtii
    Qurbaha ee loogu sheekeeyo
    PUNTLAND WAA SIDA DUBAIA

  12. Xassan Shiikh mid waa laga yeeli
    Inuu Jufadaan yar ee Bari iyo Nugaal
    Muran dumarkooda la iska xiro

    Lkn
    Xassan Shiish Labo laga yeelimahayo

    1. In laga joojiyo Biscuits Dhiiq iyo
    Miishaarka Police degmadooyinka
    Garowe iyo Boosaaso.

    2. In Somaliland loo sheego inay joojiso
    Guul guulka gobolada Bari iyo Nugaal ee
    Hoos tago Mogadishu

    * Uunsiga iyo Fooxu waa furanyahey
    Waa xoriyadda dadka minority ah

  13. Dabshid
    Puntland oo 60 degmo iyo 200 tuulo hoos yimaada leh iyo xeeb 1860 km ah badweynta india iyo badda Cas ku yaala, iyo from Galkacyo to raascasayr 993 km ah, u qiyaas Galkacyo Xamar 720 km ah.
    dhulka intaas le’eg ma jirto dukaan canshuur dhiibin ayagana helaan serviceka bulshada sida infrastructure, waxbarasho, amni iyo sharaf in ku joogaan dhulkooda.
    Haddaad maamul maqasho waa intaas waxa laga rabo, mid gobol iyo mid dowlad dhexe.
    Kudayo Puntland siday bulshadooda tahay, dhul cadowgiisa cabaar ku ladaynid..
    Ninka kasta oo isku dayeyna eeday taariiqda..run
    Waan kuu sheegay marar badan, ciil baad u dhiman haddaad bad news ka sugaysay Dhul-Uduga.
    Puntland dhawaaq farax leh mooyee dhiilo haka sugin!👋 ismarji🎗
    Allow adaa Majeerteen iga dhaliyey………😜……Haddii kale sida Dabshid sow kama xishoodeen qabiilkayga..kkkkkkkkkkkkkkk

  14. Shirka Baydhabo waxaa kasoo baxay in canshuuraha la mideeyo, qarashka airports, dekedaha export iyo import kasoo gala maamusho dowladda dhexe…kkkk

    Alloow aysan anaga na cunin wixii deeq adduunka bixiyey markay cuneen ayey rabaan in Puntland lacagta ka aruursadaan, xitaa Malayga Puntland wasiir Alcadaala keliya ayuu saxiixi kara in lasoo dabto……kkkkkkkkkkk
    Bal muxuu Malaay ka yaqaan iyo dadka dabta??..kkkkkkkkkkkkkkkk🦈

  15. Land of punt
    Qaniisnima adinkaa kaga horeeyay hayla yaabin walaahi imaam maxamuud saleebaan ah oo yiri qaniis baan ahay miyaan qariyaa waaba dil
    Farbaa kugu mudan hadaladaaduna waa jiljilicsan yihiin habiqlayso

  16. Aniga waxaan ogahay in qoloda HAG oo Xasan Sheik dhagta wax ugu sheega yiraadeen, Puntland lacag bay hasytaan waa in lagagtaas laga xiro oo loo sheego Canshuurta, airports, dekedaha iyo wixii dalka soo gala dowladda federalka ayaa masuul ka ah.
    Taas maalinta helno ayagaa noosoo niikin lacag waayaan, hadda ninkaa xoog iyo lacag badan sidee war kaaga maqlin……..kkkkkkkkkkkkkk

    Deni markuu arkay qodobada HAG aqli xun soo diyaarisay ayuu kusoo fariista yiri.
    Xitaa ma gartaan; maamulka in shaqeeyo maxaa loogu bedelin ama ku qancaan?
    Kuye 17 mashruuc oo ceel biyood, Barkad, MCH (Mother and child hospital), mushaar macalimiin/shaqaale etc..cantarabaqash.
    Waa aan dumimo gobolka keliya oo Somalia dowladnimo iyo kala dambayn ka jirto..
    Daanyeer.
    Waa in meeshii aan Xamar ku darsan lahayn, aan Somaliland la midowno.
    Raggaas ayaa ka macquulsan.
    iska biqleeya–Car Baraxley isoo dhaafa🧛‍♂️daanyeer

  17. Gedo land
    Haddaad nin fayoow tahay: Ka gudub “under the belt” qabiil dhan baa saas ah, ma wax nin weyn ku hadlaa?
    Aniga Majeerteen ma matalo ee gobolka aan kasoo jeedo ayaan u doodaa, Sheik, Shariif, Tuug, dhilo iyo khaniis in leeyihiin waa ogahay,qabiil walbana waa saas, doqon dood aqoon ayaa ku rafta waxa aad qorto…Ogow waa iga nasteexo, dooda ragga ayey kaa saaraysaa! sida gabdhaha reer hebel kulli waa dhilooyin.
    Jaahil in tahay cidna waydiin maayo.
    Waa last kuu jawaabo haddaadan dood rag la imaan…!
    Haddii asxaabtaada qowmu luudka raadso.
    Mareexaana kuuma aqoonsani oo dartaa u cayn maayo, haddaad MJ-MR isku ka waday.

  18. Miskiin
    Kulahaa Booliska PL baa laga biilaa Xamar hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Riyuhu hadday dib leeyihiin iyagaa dabadooda ku dadan lahaa.

  19. Lop
    Ninka Sheekha sheegtay ee Khaniiska ah walaahi bilaahi talaahi waa MR Australia dad jooga ayaa ii xaqiijyey inuu yahay nin is ku buuqay oo madaxa looga jiro laakaan Googarad Dabshid aka Gedo Land wuxuu doonayaa inuu kugu soo riixo ileen waa ruux cuqdadaysane hhhhhhhhhhhhhhh

  20. Adeerkay cabdi galayax
    Wuxuu yiri
    Majeerteen baryo weynoow
    Birtu ruuban okaa ma baraar cayilaa
    Reer warsame diini buu ahaa
    Somali jecel reerkiisa
    Hooyadii biciidyahan

  21. Horta sida raga ulabista
    Barida naagaha kufaana
    Xagee lagu arkay rag bari kufaanaaya
    Gedo land walaahi waxaan soo dhigi wax aad ka argagaxdaan
    Hadaad kalshaale buuqa kadanweydaan
    Karaahiyo dhabayaco

  22. Walaahi bilaahi talaahi
    Waa sadexda alle loogu dhaarto
    Gedo land
    Waa nin reer faarax ugaas ah
    Reer ugaas diini faarax ugaas ah
    Reer siyaad ugaas diini ugaas faarax
    Ah
    Reer cabdule siyaad ugaas diini ah
    Reer samatar cabdule siyaad ugaas diini ah
    Habiqlayso
    War anigu walaahi sawirkayga iyo magacayga ayaan soo dhigi karaa kalsooni alxamdulilaah

  23. Gedo land
    Haddaad reekaas aad sheegatay tahay oo runtaa tahay: you need to visit your psychiatric doctor, as soon as possible.
    Waayo qof caadi ah at least gabadha reer Dalal Ugaas ayuu dhihi lahaa; meeshaan ma joogaan aniga ayaana tol ugu xiga ee ha ku dambaabin.

    Majeerteen waxa aad doonto ka sheeg; waa beel Somali adiga ku waydiinayn waxa ay yihiin yaqaan…Ilaah caafimaad haku siiyo..Qurbaha waa lagu wareeray..Run
    Aniga ma aqaan Ugaasyada aad is dabadhigtay inta badan, in sax tahay..Nimankaas reer Diini meesha ku jira ayaa ka jawaabin..

    Hadday xitaa run noqoto adiga Mareexaan kuu cayn maayo..taas waa balan.
    Majeerteen wax adoonto ka sheeg, maaha dad qulatayn kuwada weesaysan kara.kkkkkkkkkkkk😋

  24. Xaange
    Ina adeer ninkaan laga hadlo xitaa hadduu Majeerteen yahay macne iiguma fadhido waayo Majeerteen waa bad, in waxwalba ku jiraan waan aaminsanahay, haddii kale dee Majeerteen waa laangaab la tirin karo..!
    Majeerteen iyo inta Madaxmadow oo macal idaha lagu daray ayaa istiro le’eg, mise warkaas been buu noqday? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dadka ciilan haku ciil baxeen behand the cayboard … We are all connected on cyber world..new era for humanity, everybody has a voice.🖐 I like that.

  25. Lop’
    Waa sidaas ina adeer.
    Way jiraan dad jiran kana waa macquul dadkaas inuu ka mid yahay.
    Lkn walaahi waaba noogu darartaa cayda iyo cadhatanka qabyaalada.
    Laangaab ciilan oo dhan Mj baa qalbada wada jabiyey mediaha oo dhan baa is haysta googarad Dabshid kaliya ha moodin.
    Xala waxaan daawanayey mid yaroo Maxamed Cali ay dhahaan oo MR sheegta ayaa mid idoora wuxuu doonayey inuu la caayo Mj.Dabadeed kii idoor baa hal mar kusoo kala fireeyey intuu dumar cay galay.
    Bax kalabyohow dumar agtayda ha ku caayine qolka iiga bax Mj waa kaa sharaf badan yihiin waana kaa badiyaa waxay yihiin colaad iyo nabadba e baa lagu yidhi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  26. Gedo land.
    Weli dooda waxbaad ku leedahay ee rag iska dhig!

    Horta ninka yiri: Majeerteen baryo wayne birtu ruuban okaa ma baraar cajilaa?
    Qabiil walba oo Majeerteen ka baqa ayaa yiri anaga ayaa niri eraygaas !!!!!!

    Mareexaan Kacaankii daanyeerka ahaa ka hor xagee isku aragnay oo weliba Jaale Siyaad Majeerteen ka dhigeen taliyaha militariga Somalia markii Daauud Cabdille dhintay laakiin ka abaal dhacay.
    I don’t think in Cabdi Galayax tiriyey..Sacad, Ogadeen, Dhulbahante ayaa uga dhow.
    Isaaq xitaa ma noqon karo waayo goob isku dagaalnay lama arag taariiqda.
    Jimce faylan Maryooley,
    Allow noo dambi dhaaf, allow waxaan naxli daldalay iga cafi, allow waxaan dulmi geystay ha igu daymaynin..aamiin

  27. Waxaan ilaaway;
    Sheeko: Waxaa jiray Dagaal beeleed Dibiro-weyn loo yiqiin oo dhacay 1800 centuary..Hawiye iyo Daarood, waa dagaalka Mareexaan Gedo u raray oo looga adkaaday oo Dhuusamreeb loogala wareegay, dagaalkaas waxaa Majeerteen soo geliyey hiilo Mareexaan, dagaalkaas wuxuu soo gaaray 1900 centuary, waad maqasheen Jalaf iyo Khalaf due pastardo.
    Mareexaan iyo Majeerteen isdilaya ma maqal Kacaankii ka hor.

  28. Lop
    Midka Maxamed Cali la dhaho siduu Hawiye iyo Xasan Sheekh u caayey intuu uu Farmaajo joogey ayuu waa ninkaa baahane makii Xasan Sheekh Villada la wareegay waxaa u yeedhay miday Dahir Calasow dhahaan daanyeer ah.
    Kaasi waa naijaase inte meel ku xidhay ayuu wuxuu doono ku sameeyey.
    Kii oo waxaa soo galay aad moodo naag la mehersadey oo siduu Xasan iyo Hawiye u amaanayo aad la fajacayso.
    Alla migaan baahani dhib badanaa,Habeenba meel ayaa inta mediaha laga soo geliyo ayaa la dhahaan rer hebel cay,CBB wixii la ahaa oo dhan buu kolba mid soo caayaa ileen waa midgaan aan xor ahayne.Hada midkaan Gedo la baxay ha biciidsanina inuu kaas ayahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  29. Xaange
    Maxamed Cali muxuu ahaa, daanyeerkaas waxa ku hadlay yaa kala jecel.
    Waxaa jira dad mashaqaystayaal ah oo youtube fadhiga oo xitaa caruurtiisa gaday, waxaa leh ninkii lacag siiya.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented