|

Puntland oo si kulul uga jawaabtay eedayntii Somaliland, kana hadashay Xaalada Laascaanood

Garoowe ( Kalshaale ) Puntland waxay iyadoo ka duulaysa dagaalka gumaadka ah ee ay Maamulka Somaliland ka waddo Magaalada Laascaanood soo saartay qodobada hoos ku xusan:-

1. Dowladda Puntland waxay cambaareynaysaa xasuuqa ay Ciidamada Maamulka Somaliland ka wadaan Magaalada Laascaano iyo deegaanada hoos yimaada. Waa nasiib darro in Maamulka Somaliland ku tilmaamaan Shacabka Magaalada Laascaano iyo hogaankooda dhaqanka in ay yihiin Argagixiso.

2. Dowladda Puntland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood, uuna yahay dagaal dadka Shacabka ah ee Reer Laascaanood ay isaga difaacayaan gumaadka ay ku hayaan Ciidamada Somaliland ee muddada 15ka sano ahayd ku haysta Shacabka Magaalada Laascaano caburin, dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kaleba si ay qori caaraddiis ugu khasbaan rabitaankooda gooni goosadka ah, una hor istaagaan midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed.

3. Dowladda Puntland, sidii ay horeyba u sheegtay, waxay soo dhaweynaysaa in dadka Deegaanka oo ay hogaaminayaan Isimada dhaqanka ay aayahooda ka tashadaan.

4. Dowladda Puntland waxay magacaabaysaa Guddi dadka deegaanka kala shaqeeya gurmadka iyo taakuleynta arrimaha bini’aadantinimada. Sidoo kale, Dowladda Puntland waxay hay’adaha Caalamiga ah ugu yeeraysaa in ay gacan ka geystaan sidii gargaar deg deg loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka Magaalada Laascaano iyo kuwa dhaawacmayba.

5. Waxaan Maamulka Somaliland ugu baaqeynaa in ay si deg deg ah u joojiso gumaadka ay dadka shacabka ah ku hayso, kalana baxdo ciidankeeda Laascaano iyo deegaanada kale ee Gobolka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63811

Posted by on Feb 7 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “Puntland oo si kulul uga jawaabtay eedayntii Somaliland, kana hadashay Xaalada Laascaanood”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Waan hubaa in pint- land ay dagaalkaas ku jirtay laakiin hada markeey xooga somaliland arkeen ineey been been iyo xaar bilaabeen.

    Cakku dhabayaco futto weyn, war wuxu fuleysanaa oo xaar weynaa baqtiga.

    Ayagaa meesha (laascaano) laga joogi waayay oo dabka iyo duufaanta ka hurinayay, hada markii lasoo karbaashay oo wiilashii futooyinka waa weynaa (psf iyo pmpf) laga qabsaday bey leeyihiin: subxaanallaah, war anaga dagaalkaas kuma jirin oo nabada beynu dadkaax ugu baaqeeynaa kkkkkkkk, wa kaas wadnaha iyo caqliga dhabayaco futto buur.

    Pint-land, hadeey inkiraada iyo beenta joojin waayaan, waxaa taleefishinada somaliland laga soo deyn doonaa ciidamadii dabooyinka buur-buurnaa ee pint-land laaska looga qabsaday.

  2. Bal Soomaaliyeey isqabadsiiya
    Gobolka Sool waxaan Qamadi iyo
    siyaasad uga qaata Dowladda Dhexe

    At the same time
    WADNAHA iyo Ragganimadu iima
    Ogola inaan ka dagaalo iska daaye
    in XITAA LA IGU EEDEEYO

    DHABAYACO Dhabara weyn
    Waa dhadig Fooxa iyo Faanka
    u qaabilsan Somalia

  3. Inay gacanta taagtaan wax qariib ah maaha.
    Waraaqihii lagu qortayna ha laga masaxo.
    Ciyaartii waa dhamaatay.

  4. Dhulbahante ha la iska celsho puntland meesha ma joogtee kkkkkkkkkkkk.

  5. @ Ina Najaad
    Ma waxaad moodaan in been beentaas aad ku nabad geli doontaan???? Kkkkkkkkkkkkkkk.

    Ku nabad geli meysaan ee waa la idinka jaaseeynayaa waxa aad sool ka geysateen ee fitno iyo faduul ah kkkkkkkkkkkkkk.

  6. Digriyoow aka iidoor is qariya
    Ragbaad gurigooda ku soo doonateen adkaysigeeda yeesha.
    Dhulbahante majeerteen waxba ugama baahna.

  7. Ahmed Najaad

    Inkastoodan arkin dagaal sokeeye
    Way adagtahey inaad la dagaasho
    Nin maamulo Biyahaad cabto
    iyo korontadaada

    Garaadku waa tuulahaa
    Biyahii iyo Korontadii ayay
    Shacabka ka jareen

    Internet iyo money transfer

  8. @@@@@@@@Ina Najaad.

    Cabsida aad isaaqa ka qabtaan iska yareeya ruux walba oo idin soo fiiriya ama idinla hadla isaaq ma’aha, ee argagaxa iyo waa isaaq-da aad wadaan oo ku walaateen joojiya ama ugu yaraan yareeya.

    Mida kale ee ah isaaq baa rag gurigooda kusoo weeraray kkkkkkkkk, taasi waa been.

    Isaaq rag ma aysan soo weerarin ee qabiil dhulmahante la yiraa oo wada dumar ah oo booto iyo been badan bey rabaan ineey edbiyaan.

    Dhulos maanta wixii helay waligood hilmaami mahayaan.
    Alloow Qabiilkaas wada dumarka ah arrintooda qeyr ku dhameey.

    Dhulmahante iyo dhabayaco oo ragg noqday waligeey ma maqlin, mana jiraan.

    Waa dumar maseyr iyo booto badan, laakiin markii la canaanto ama la garaaco oohin iyo calaacal badan.

  9. Digriyooow
    Waan u joognaa waana arki doonaa.

    Dabshid
    Iidoor ma maamulaan korontada iyo biyaha laascaanood laakiin hubka la isu adeegsanayo ayaa wax gaarsiiyey waa intaas uun.
    Korontada waaba la sameeyey oo waa joogtaa hadda.

  10. “Puntland isma haysaane
    Baqaad la hadaaqdeene
    Hayaag xoogsadey iyo
    Waxaa idin helay
    Khaalid habar waaye”

  11. Dabshid
    Dhulbahante iyagaa ku heshiiyey inaan Puntland soo faragashan arintan
    Waxa is hayaan waa Khatumo State iyo Maamul gobaleedka Somaliland.
    Sidaa ayay Khaatumo ku tahay maamul goboleed la ,mida kan Somaliland iyo Puntland..
    Biyo maxay Laascaanood ka jaraan iyagaa maanta dhaawiqii iyo maydkoodii duleedada Laascaanood uga cararee.
    War ma dad samada ku nool baad u warantaa? Sow ma ogid dadka aad nooga waramayso inaanu labada dhinacba dad ku leenahay oo aanu aad uga xunahay waxa meeshaas ka dhacaya balse cidda gardaran oo duulaanka ah aanu u jeedno.

  12. Puntland yaan lagu marmarsoon
    Puntland waa hoyga daarood
    Puntland cabdulaahi yuusuf axmed
    Cabdirashiid cali sharmaake
    Maxamed siyaad bare
    Aadan low
    Cali yuusuf
    Boqor cismaan
    Sayid maxamed
    Ayaa kadhashay
    isha kajeediya ilaahay baa majeerteen noo dhaliyay
    Subxaanalaah cadaw badan baa majeerteen kuwaashay walaahi soomaaliya majeerteen la aantiis
    Waa shimbarayahow heesa
    Madaxweyne fiican baa puntland usoo socda insha alaah

  13. xaange

    Waa runtaa oo qof kama aqaano
    Sool

    Lkn waxaan dhageystay
    Garaad u hadley Garaadada
    oo leh Korontadii iyo biyahii
    ayay naga jareen

    Waan hubaa inaad dhageysatey
    Lkn hadalkaadu waa kuwo
    SOO DUUBAY GAMEWAR oo
    Ka dhigahayo LIVE WAR IN LAASCAANOOD

    Garaadka iyo Dumar u qaxay
    Aricadeeye ayaan dhageystay
    oo leh Dad kuma harin beladka
    Dhalinyaro iyo maleeshiyaad mooye

  14. Iddinma kalla garanneeynee wadda guuldarreeysta, kkkkkkkk, meeqa sanno ayaa Hawiye iyo ealliba Daaroodka Koonfurta Somalia ku dhimanayeen Xamar iyo Koonfurta Somalia.

    Marka amabba Dhulbahantaha waa ka jillicsanyahiin Hawiye amabba waa ka naf qiimo baddan yahiin, arrin Sadexaad majirto! Ee hala adkeeysto suunka diyaaraddaan farriin malahanee.

    Kuea daanyeerta ah ee Hawiye ee ka hadlaya 5 qof iyo 5 right po ku dhintay Laascaanood eaa daanyeerro dayuusiin ah oo aan hal caqli ah laheeyn.

    Madaxweeyne Hassan Shiiq, you need to stay focused oo waa in aad isha ku heeysaa kalliya dagaalka khawaarijta lagulla jirro, oo aad iska illaalisaa Farmaajo, Fahad Yaasiin iyo argagixissada alshabaab oo rabba in lagu mashquulo Laascaanood si culeeyska dagaalka looga qaado oo argagixissada alshabaab u sii jirraan. Taasi waxewy noqon deadly mistake!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  15. Arinku sida uu yahay fahma; Xitaa weli Cali Geri Docmood iyo Reer Hagar Buuhoodle ayaan weli dagaalka soo gaarin, Majeerteen iskaba daa, Laakiin haddii xaajo adkaato oo Dhulbahante liico, walle in jirin meel Harti kukala haro.

    Haddii Puntland dagaalka toos usoo gasho walle in Burco laga soconayn..ninka taas mugdi uga jirow waa hawl kuu taal.!

    Dhulbahante asaga ayaanba rabin in guusha isdhaafiyo oo Puntland hiil waydiisto.
    Mar badan idiin sheegay daddii Dhulbahante xabadda isku meel u ridayo, walaahi meel Harti ku kala haro in jirin.
    Somali waa qabiilooyin waa dhaqankooda hiilo qabiil..Yaa beri loo gabyin haddaan Iidoor oo Darood ka facweyn jifo Dhulbahante ku daawano horteena lagu jabiyo.
    Dhulbahnate hooyadoos beesha Arab-Garxajis kasoo jeeday, meesha Habar Majeerteen Ciise Mumasin ahayd..maaha dad isku fac ah ama isku dhigma.

    Puntland walaa Somalia cidna ma rabto in shacabka Isaaq dareemaan nacayb fog laakiin maryacalasta Muse Biixi Laaska soo dhoobay oo dal jirin madaxa laga geliyey, gamta ayaa laga saarin.
    Kala saara colaada Muuse Biixi wado iyo gooni goosadka Hargeysa fadhiya iyo Hartiga iyo Isaaq isdhalay oo ood wadaagta ah.
    Maryacalasta Muuse Biixi ilaa Burco yaan laga harin.
    Inta dhimatay ilaahay ha u naxariisto..waa useless war!

  16. Dabshid
    Somalia goorma ayaa u dambaysay dowlad dad koronto iyo biyo u haysta!
    Korontada iyo biyaha waxaa leh shirkad private ah oo beesha ah, waana Diesel Engine magaalada dhexdeeda yaal laakiin waxaa ku filan in madfac lagu dhufto, Transformation aggregate.

    Dabshid waa dulli; kulahaa korontada iyo Biyaha loo hayaa!
    Saacado qaadan mayso hadday Matoorka korontada Laascaanood qarxiyaan in mid cusub Garoowe laga keeno oo fiilada loo bedelo..!
    Mise fiilooyinkiina Iidoorka waa fiiqdeen sidii Xamar ka dhacday..kkkkkkkkkkkkkk
    New fiiqato ayaa Laascanood soo galay😄

  17. Runtu waxay tahay haddaan dagaalka halkaas lagu joojin in fidi doono oo gobolka dhan gaarin.
    Dagaalka maaha beel Isaaq oo lala dagaalayo ama beel Daarood, ee waa dagaal ku salaysan “”aniga ayaa idiin talin oo dal gooni ah oo dhisayno ayaa ka mid tihiin”” iyo anaga gobolada SSC degno ma rabno dal Somalia ahayn in ka tirsanaano..
    Very simple, waxa dagaalka ku saabsan yahay.
    Laakiin sida Somalida caadadeeda tahay qabiil loo bedelin any conflict.
    Waxa la isku haysto ma cidbuu caad ka saaran yahay!
    Gooni goosad vs Somali nationalists aka Ilmo Daraawiish..Xitaa Puntland rabin, only Somalia. Run

Leave a Reply to Axmed Najaad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented