|

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay dagaalka Laascaanood

Muqdisho ( Kalshaale ) Saaxiibadda Caalamka ayaa war kasoo saaray dagaalka ka soconaya magaalada Laascaanood ee Xaruunta gobolka Sool.

Beesha Caalamka ayaa cadeysay in dagaalada Laascaano lagu beegsaday caruur iyo dad rayid ah oo waxyeelo ka dhalatay, ayna ka xun yihiin oo ay ku baaqayaan in si deg deg ah loo joojiyo.

“In la ilaaliyo bulshada rayidka ah” ayaa qoraalka lagu xusay, taas oo muujinaysa in indhaha lagu hayo dhacdooyinka la diwaangalinayo oo ay ku jiran shacab guryahooda ku jira oo madaafiic culus lagu garaacay iyo Cisbitaalo la duqeeyey.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63808

Posted by on Feb 7 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Beesha Caalamka oo War kasoo saartay dagaalka Laascaanood”

  1. Phase 2

    Waa Boorame oo iska dulqaada wuxuushta Iiddor iyo horgalladiida.

    Hubkii in Geelle waa la diiwaan geliyey, waana lagula xisaabtamayaa.

    Phase # 3

    Warsangeli Oo iska eraya horgalladiida
    Soomaliyana calankeeda qaata

    Phase #
    Hawiyaha ismooday isku dhejinta caasimada Soomaaliyeed o Laga saaraayo mooryaanta Ku habsatey Kuna qaraabta mahaan Soomali Oo Dhan aa joogta ee baaso nasiiya.

    Dagaalka al shaab kulli Maraykanka ayaa Drones Ku dila markuu Lagu daro xoogaa macawisleey ah Oo Xawaadle ah.

    Kacdoonka Laasku waa aakhiradii Snm USC iyo Ssdf

    Phase # 5
    Hagbadda Maxamuud Saleebaan Oo la kala diro Dishiishe Warsangeli iyo Cali Saleebaan iyo Siwaaqroon Oo ka go’s Pintiland.

    Phase # 5

    Jubbaland Oo Laga xoreeyo Reer Cabdille dadkuna aayahoida ka tashadaan

    Viva Somalia ha dhacaan
    Dameer Hawiye
    Daayeer Iiddoor
    Dayuus Maxamuud Saleebaan
    Dibi Cagdheer Reer Cabdille

  2. War daaraoodkii halkaan ka qeylin jiray meeyay, miyeey maanta dhuunteen kkkkkkkkkkkkk , waxay ka baqayaan in ciidamada somaliland ay internetka ka dhex qabtaan sidii dhulmahantihii shalay iyo maanta la aruurinayay ayagoo hubkoodii watta.

    Ilmo jeberti maanta xalkoodu ma fiicna kkkkkkkkkkkkk.

    Dhabayaco iyo dhulos baa ugu sii daran oo maanta uu xaalku ku xun yahay.

  3. CAALAMKU WAA DHULWAAYO
    hoos ka Aqri wuxuu qorey
    American Ambassador

    US Ambassador to United Stated Nations.

    There is a danger in the
    #Sool Region that the Al-shabaab
    terrorists, will make a hiding place
    there, I can on administration of Somaliland
    and the government of Somaalia
    to work to together, sool region
    does not become a war zone.

    • Ingiriiskaan aad soo malmaluuqday iska daa Gaal American ah xitaa Iiddoorku masoo qoraan, orodoo school aad yaa ibnul xaaraami, lacantaullah calyk

  4. Digriyaw ama hiraab
    Kk aduunka waxkaa doqonsan ma arag iska aamus waakan muuse biixi cabaadayee

  5. Guul wallee dhulbahante ayaa caawa jooga.
    Mar hadii magaaladoodii ayagu haystaan loona soo gali waayey.
    Nimanka buuraha salkooda dhufayska ka dhigtay intay godka ku jiri karaan waa arkaynaa.
    Waana hubaa in mardhoow lagu heesi doono.

  6. Aad baan idiin salamaya

    imaam DABSHID
    Si gooniya ayaan ku salamaya

    Saakay hiirtii baan idiin
    Sheegay in dalkan iyo
    Dadkan #Hiraab masuul
    Ka yahay aaway xildhibaanadi iyo dadki
    Dowlada ugu jirey beesha
    Daarood Mey ka hadlan
    Gardarada qaawan ee beesha isaaq aawa masuliyinti Dowlada ku
    Metelayey Daarood ama somalidi kale oo dhan
    Waxan aragnay laba nin
    Oo hiraaba oo midna
    Yahay madaxweyne xasan
    Midana yahay wasiir FiQi
    Oo ka hadlay waxa ka jira
    Laascanod meeye dadki
    Kale Hiraab aragnaye
    Isaaq citirafki ceel buu isaga ridey muuse oo aan
    Dagaal moye xal aqoon
    Bey raaceen

  7. Dhulbahante
    Citraafki la sheegi jirey
    Aaqiro ayey u direen
    Iskada in isaaq helo aqoonsiye muuse waa
    Danbiile dagaal sow kuwii ku doodi jirey
    Korneyl TUKE baa
    Naxasuuqay tolow muuse iyo reer kiisu
    Hada faataxo miyey aqrinayan berito dadka
    Maxaa loo sheegaya
    Ma iyaga wax xasuqay
    Oo kusoo duuley mase
    Waa lagu soo duuley
    Citiraaf iyo been baa yaabay

  8. Waar caawa ila wadaaga arigtidina
    Ma KORNEYL TUKE ayaa
    Wax weereray oo xasuuqay mase muuse
    Tolow sidaan citiraaf
    Malagu helaya
    Reer reer ku duuley iga dheh beento oo soo dhamatay iga dheh
    Waa nala xasuuqay oo soo xirantay iga dheh
    Waa nalagu soo duuley
    Oo warkedi xaga la dhigay iga dheh
    Bal adigana maxey kula tahay????

  9. Dabshid

    Sxb fake news ka SNM kadaa golaha oo isla xishoo waxa socda waa gardaro

    Wargelin dhaman dhalinta daarood waxa la isks rabaa lacag loo dirayo jamahiirta

    Dagalka ku jirta 100$ ilaa 1000$ ninba tabartii bahashu hadal iyo xifaltan way

    Dhaftay jeebka gacanta geliya waxaa lagu hawl gelayaa magaca SSC balantenu

    Waa gurmad

  10. Jabhad

    Yaa lagu aadin lacagta
    Waqtigii Governor Gaas
    ee dagaalkii Tukoraq
    ayaad xoolihii u dhoofiseen
    Xajka.

    Hadda yaa lagu hagaajin
    Cash ka

  11. Jabhad daanyeer ayaad tahay hadiiba aad eabtid in aad Kalshaale lacag ka dhex arruuriso oo aad hahdid dagaalka Laascaanood ataa loo isticmaalayaa. Waa qof kaa daanyeersan qofka kugu aamino lacag kkkkk.

    Dowladda dhexe ee Somalia waa in ewy ka digtoonaataa maadaama ka rabba in sheekadda Laascaanood lagu mashquuliyo si argagixissada alshabaab culeeyska looga qaado. Waa daanyeernimo in loo joojiya dagaalkii khawaarijta dagaal been been ah oo Isaaq iyo Dhulbahante u dhaxeeya.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  12. wiil xeraale
    Daarood ma doonayo in arinta la qabiileeyo iyadoo ah mid qaran.
    Waana sababta xildhibanaada Daarood ay uga dhursugayeen Xasan Sheekh iyo madaxda ugu saraysa inta ay mawqifkooda ka cadaynayaan.
    Lama doonayo waayihii mugdiga ahaa iyo tola’ayey iyo wixii lasoo dhaafay 91 oo reerba reerka birta ka aslay ilaa ay gaadhey Caydiid iyo Caato.
    Caqli xumada noocaas ah in dib loogu noqdo lama doonayo.
    Arintan inaanay qabiil ahayn waxaa kuu caddaynaysa wiilka Dhulbahante iyo wiilka Faqishini caawa difaaca dhulkooda iyo dadkooda maanta isku saf ayay ku jiraan.Halka kuwa Jaahiliinta ah oo caligu futada uga jiro ay meelaha la meeraysanayaan irir iyo waxaan loo joogin

  13. Xaange

    Caydiid iyo Caato inta aad tusaale usoo qaadanaysid maad iska tiraahdid ….
    Cabdulaahi Yusuf Ina YEY iyo Cadde Muuse ? Mise Waad yara iloowday Hagbadii Maxamuud Saleebaan isku dileen taas oo ilaa iyo Maantay ka Aloosan Garoowe.

    Garoowe Two Civil War is already started !!

    Ciise Riyoole VS Osman Zanzibar !

  14. gen.maxamed faarax caydiid
    col.cabdulaahi yuusuf axmed
    Cismaan xasan cali caato
    Alaha unaxariisto dhamaantood
    Waxay katageen dad anagoo kale ah oo dulli ah oo qabiil wada dilooday
    Rag waa ragii hore ciil badanaa

  15. Hobyo Godan
    Yes C/laahi iyo Cadde waa is dileen laakiin kalareebta ayay isla tageen oo xaafado iskuma dhex dileyn.Sidoo kale C/laahi iyo Cadde markii dambe system iyo nidaam shaqaynaya ayay dadkooda ku xaalmariyeen oo waa xaajo rag in raggu marna is qardoofo marna heshiiyo.
    Caydiid iyo Caato xaafadaha iyo marasta dhexdooda ayay isku dagaalayeen xilalna iskuma wareejin ee ilaa aakhiro ayaa la isu diray.Marka sidaa ayay ku kala duwan yihiin .
    Mida aad leedahay Ciise iyo Cismaan baa is dilaya waa sidaad jeclaan lahayd laakiin waxa la isku hayaa maaha wax wayn ee waa doorashada habka loo galayo aan ka heshiino iyo mayee waa socdsiinayaa? Waxa is ku hayaana maaha laba qolo ee waa laba mabda,Wana koox yar inta diidan is diwaangalinta iyaga waa laga xaalayaa

  16. Runtu waxay tahay haddaan dagaalka halkaas lagu joojin in fidi doono oo gobolka dhan gaarin.
    Dagaalka maaha beel Isaaq oo lala dagaalayo ama beel Daarood, ee waa dagaal ku salaysan “”aniga ayaa idiin talin oo dal gooni ah oo dhisayno ayaa ka mid tihiin”” iyo anaga gobolada SSC degno ma rabno dal Somalia ahayn in ka midnoqono..
    Intaas qofka aan ogeyn ma caruurbaa! waxa dagaalka ku saabsan yahay.
    Laakiin sida Somalida caadadeeda tahay waxaa qabiil loo bedelin dagaal qabiil.
    Waxa la isku haysto ma cidbuu caad ka saaran yahay!
    Gooni goosad vs Somali nationalists aka dhashii Daraawiish..
    🐪 I hope in aqliga shaqeeyo oo la joojiyo wiilasha Somaliyeed oo la isku laynayo.

  17. Hobyo godan
    Qare dameeraan iyo Qare guduud ayaad rabtaa in dadka isku si uga gado!! kkkkkk
    Rag maxastii iyo hantidoodii gubay, runtiina dal dhan gubay ayaa rabta in la sinto laba nin oo duur cidla ah iskugu booteeyey.
    Hal qof oo shacab ah kuma dhiman dagaalkii Cadde iyo Cabdulahii Yusuf..Ceelweyn ayuu orod ku galay Cadde, Isaaq oo wada keeneen Cadde Muuse AUN..nin qiime weyn noogu fadhiya ayuu ahaa ee rag waa isqabtaa..
    Xilkii Puntland Cadde Muuse ayaa tirsaday si nabad ah…For your information.

  18. I mean:
    Qare dameeraad iyo Qare guduud.
    Qare Dameeraad waa Qare ka baxa gobolada dhexe oo dadka cunin..qaraar miiran ah, marmar daanyeerta ayaa cunta marka oomaan.
    I don’t know in dameeraha cunaan, waa magaciisa.

  19. Lacagihii loogu tala galay jamhiirta si wacan ayey u socdan gudiga Qurba joogta

    Waxay la shaqaynayan gudiga gudaha ka dhisan …. Lacagtii ugu badnayd waxaa

    Ku yabohay jaliyada kenya 2.000 000 $ bixiyen hadadan dagalka geli karin shilinkags

    Bixi manta oo kale hadal looma baahna walal

  20. Jabhad
    Sxb aniga oo kale xitaa beeshayda Cumar shilin u dirin markay Sacad la dagaalyeen, maxaad igula talin!
    Dagaal Somali lacag ku bixin mayee maatada qaxday meel lacag ugu diri iisheeg ood ogtahay in gaarayso.
    Waa iga daacad!
    Dhulbahante rag iyo hub ayey u baahan yihiin haddii Laaska looga adkaado. Taas mala diyaariyey?

  21. Daarood cabdulaahi yuusuf kabacdi hal nin oo geesi ah yaa noo haray
    Waa axmed maxamed islaan
    Walaahi haduu hadlo waa isla kici aduunka oo dhan
    Boqol xabadood ayaa axmed madoobe kutaala
    Waa Vladimir Putin
    ilaahooow kahasii

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented