Beesha Caalamka oo War kasoo saartay dagaalka Laascaanood
Muqdisho ( Kalshaale ) Saaxiibadda Caalamka ayaa war kasoo saaray dagaalka ka soconaya magaalada Laascaanood ee Xaruunta gobolka Sool.
Beesha Caalamka ayaa cadeysay in dagaalada Laascaano lagu beegsaday caruur iyo dad rayid ah oo waxyeelo ka dhalatay, ayna ka xun yihiin oo ay ku baaqayaan in si deg deg ah loo joojiyo.
“In la ilaaliyo bulshada rayidka ah” ayaa qoraalka lagu xusay, taas oo muujinaysa in indhaha lagu hayo dhacdooyinka la diwaangalinayo oo ay ku jiran shacab guryahooda ku jira oo madaafiic culus lagu garaacay iyo Cisbitaalo la duqeeyey.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63808
Phase 2
Waa Boorame oo iska dulqaada wuxuushta Iiddor iyo horgalladiida.
Hubkii in Geelle waa la diiwaan geliyey, waana lagula xisaabtamayaa.
Phase # 3
Warsangeli Oo iska eraya horgalladiida
Soomaliyana calankeeda qaata
Phase #
Hawiyaha ismooday isku dhejinta caasimada Soomaaliyeed o Laga saaraayo mooryaanta Ku habsatey Kuna qaraabta mahaan Soomali Oo Dhan aa joogta ee baaso nasiiya.
Dagaalka al shaab kulli Maraykanka ayaa Drones Ku dila markuu Lagu daro xoogaa macawisleey ah Oo Xawaadle ah.
Kacdoonka Laasku waa aakhiradii Snm USC iyo Ssdf
Phase # 5
Hagbadda Maxamuud Saleebaan Oo la kala diro Dishiishe Warsangeli iyo Cali Saleebaan iyo Siwaaqroon Oo ka go’s Pintiland.
Phase # 5
Jubbaland Oo Laga xoreeyo Reer Cabdille dadkuna aayahoida ka tashadaan
Viva Somalia ha dhacaan
Dameer Hawiye
Daayeer Iiddoor
Dayuus Maxamuud Saleebaan
Dibi Cagdheer Reer Cabdille
War daaraoodkii halkaan ka qeylin jiray meeyay, miyeey maanta dhuunteen kkkkkkkkkkkkk , waxay ka baqayaan in ciidamada somaliland ay internetka ka dhex qabtaan sidii dhulmahantihii shalay iyo maanta la aruurinayay ayagoo hubkoodii watta.
Ilmo jeberti maanta xalkoodu ma fiicna kkkkkkkkkkkkk.
Dhabayaco iyo dhulos baa ugu sii daran oo maanta uu xaalku ku xun yahay.
CAALAMKU WAA DHULWAAYO
hoos ka Aqri wuxuu qorey
American Ambassador
—
US Ambassador to United Stated Nations.
There is a danger in the
#Sool Region that the Al-shabaab
terrorists, will make a hiding place
there, I can on administration of Somaliland
and the government of Somaalia
to work to together, sool region
does not become a war zone.
Ingiriiskaan aad soo malmaluuqday iska daa Gaal American ah xitaa Iiddoorku masoo qoraan, orodoo school aad yaa ibnul xaaraami, lacantaullah calyk
Digriyaw ama hiraab
Kk aduunka waxkaa doqonsan ma arag iska aamus waakan muuse biixi cabaadayee
Guul wallee dhulbahante ayaa caawa jooga.
Mar hadii magaaladoodii ayagu haystaan loona soo gali waayey.
Nimanka buuraha salkooda dhufayska ka dhigtay intay godka ku jiri karaan waa arkaynaa.
Waana hubaa in mardhoow lagu heesi doono.
Aad baan idiin salamaya
imaam DABSHID
Si gooniya ayaan ku salamaya
Saakay hiirtii baan idiin
Sheegay in dalkan iyo
Dadkan #Hiraab masuul
Ka yahay aaway xildhibaanadi iyo dadki
Dowlada ugu jirey beesha
Daarood Mey ka hadlan
Gardarada qaawan ee beesha isaaq aawa masuliyinti Dowlada ku
Metelayey Daarood ama somalidi kale oo dhan
Waxan aragnay laba nin
Oo hiraaba oo midna
Yahay madaxweyne xasan
Midana yahay wasiir FiQi
Oo ka hadlay waxa ka jira
Laascanod meeye dadki
Kale Hiraab aragnaye
Isaaq citirafki ceel buu isaga ridey muuse oo aan
Dagaal moye xal aqoon
Bey raaceen
Dhulbahante
Citraafki la sheegi jirey
Aaqiro ayey u direen
Iskada in isaaq helo aqoonsiye muuse waa
Danbiile dagaal sow kuwii ku doodi jirey
Korneyl TUKE baa
Naxasuuqay tolow muuse iyo reer kiisu
Hada faataxo miyey aqrinayan berito dadka
Maxaa loo sheegaya
Ma iyaga wax xasuqay
Oo kusoo duuley mase
Waa lagu soo duuley
Citiraaf iyo been baa yaabay
Waar caawa ila wadaaga arigtidina
Ma KORNEYL TUKE ayaa
Wax weereray oo xasuuqay mase muuse
Tolow sidaan citiraaf
Malagu helaya
Reer reer ku duuley iga dheh beento oo soo dhamatay iga dheh
Waa nala xasuuqay oo soo xirantay iga dheh
Waa nalagu soo duuley
Oo warkedi xaga la dhigay iga dheh
Bal adigana maxey kula tahay????
Dabshid
Sxb fake news ka SNM kadaa golaha oo isla xishoo waxa socda waa gardaro
Wargelin dhaman dhalinta daarood waxa la isks rabaa lacag loo dirayo jamahiirta
Dagalka ku jirta 100$ ilaa 1000$ ninba tabartii bahashu hadal iyo xifaltan way
Dhaftay jeebka gacanta geliya waxaa lagu hawl gelayaa magaca SSC balantenu
Waa gurmad
Jabhad
Yaa lagu aadin lacagta
Waqtigii Governor Gaas
ee dagaalkii Tukoraq
ayaad xoolihii u dhoofiseen
Xajka.
Hadda yaa lagu hagaajin
Cash ka
Jabhad daanyeer ayaad tahay hadiiba aad eabtid in aad Kalshaale lacag ka dhex arruuriso oo aad hahdid dagaalka Laascaanood ataa loo isticmaalayaa. Waa qof kaa daanyeersan qofka kugu aamino lacag kkkkk.
Dowladda dhexe ee Somalia waa in ewy ka digtoonaataa maadaama ka rabba in sheekadda Laascaanood lagu mashquuliyo si argagixissada alshabaab culeeyska looga qaado. Waa daanyeernimo in loo joojiya dagaalkii khawaarijta dagaal been been ah oo Isaaq iyo Dhulbahante u dhaxeeya.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
wiil xeraale
Daarood ma doonayo in arinta la qabiileeyo iyadoo ah mid qaran.
Waana sababta xildhibanaada Daarood ay uga dhursugayeen Xasan Sheekh iyo madaxda ugu saraysa inta ay mawqifkooda ka cadaynayaan.
Lama doonayo waayihii mugdiga ahaa iyo tola’ayey iyo wixii lasoo dhaafay 91 oo reerba reerka birta ka aslay ilaa ay gaadhey Caydiid iyo Caato.
Caqli xumada noocaas ah in dib loogu noqdo lama doonayo.
Arintan inaanay qabiil ahayn waxaa kuu caddaynaysa wiilka Dhulbahante iyo wiilka Faqishini caawa difaaca dhulkooda iyo dadkooda maanta isku saf ayay ku jiraan.Halka kuwa Jaahiliinta ah oo caligu futada uga jiro ay meelaha la meeraysanayaan irir iyo waxaan loo joogin
Xaange
Caydiid iyo Caato inta aad tusaale usoo qaadanaysid maad iska tiraahdid ….
Cabdulaahi Yusuf Ina YEY iyo Cadde Muuse ? Mise Waad yara iloowday Hagbadii Maxamuud Saleebaan isku dileen taas oo ilaa iyo Maantay ka Aloosan Garoowe.
Garoowe Two Civil War is already started !!
Ciise Riyoole VS Osman Zanzibar !
gen.maxamed faarax caydiid
col.cabdulaahi yuusuf axmed
Cismaan xasan cali caato
Alaha unaxariisto dhamaantood
Waxay katageen dad anagoo kale ah oo dulli ah oo qabiil wada dilooday
Rag waa ragii hore ciil badanaa
Hobyo Godan
Yes C/laahi iyo Cadde waa is dileen laakiin kalareebta ayay isla tageen oo xaafado iskuma dhex dileyn.Sidoo kale C/laahi iyo Cadde markii dambe system iyo nidaam shaqaynaya ayay dadkooda ku xaalmariyeen oo waa xaajo rag in raggu marna is qardoofo marna heshiiyo.
Caydiid iyo Caato xaafadaha iyo marasta dhexdooda ayay isku dagaalayeen xilalna iskuma wareejin ee ilaa aakhiro ayaa la isu diray.Marka sidaa ayay ku kala duwan yihiin .
Mida aad leedahay Ciise iyo Cismaan baa is dilaya waa sidaad jeclaan lahayd laakiin waxa la isku hayaa maaha wax wayn ee waa doorashada habka loo galayo aan ka heshiino iyo mayee waa socdsiinayaa? Waxa is ku hayaana maaha laba qolo ee waa laba mabda,Wana koox yar inta diidan is diwaangalinta iyaga waa laga xaalayaa
Runtu waxay tahay haddaan dagaalka halkaas lagu joojin in fidi doono oo gobolka dhan gaarin.
Dagaalka maaha beel Isaaq oo lala dagaalayo ama beel Daarood, ee waa dagaal ku salaysan “”aniga ayaa idiin talin oo dal gooni ah oo dhisayno ayaa ka mid tihiin”” iyo anaga gobolada SSC degno ma rabno dal Somalia ahayn in ka midnoqono..
Intaas qofka aan ogeyn ma caruurbaa! waxa dagaalka ku saabsan yahay.
Laakiin sida Somalida caadadeeda tahay waxaa qabiil loo bedelin dagaal qabiil.
Waxa la isku haysto ma cidbuu caad ka saaran yahay!
Gooni goosad vs Somali nationalists aka dhashii Daraawiish..
🐪 I hope in aqliga shaqeeyo oo la joojiyo wiilasha Somaliyeed oo la isku laynayo.
Hobyo godan
Qare dameeraan iyo Qare guduud ayaad rabtaa in dadka isku si uga gado!! kkkkkk
Rag maxastii iyo hantidoodii gubay, runtiina dal dhan gubay ayaa rabta in la sinto laba nin oo duur cidla ah iskugu booteeyey.
Hal qof oo shacab ah kuma dhiman dagaalkii Cadde iyo Cabdulahii Yusuf..Ceelweyn ayuu orod ku galay Cadde, Isaaq oo wada keeneen Cadde Muuse AUN..nin qiime weyn noogu fadhiya ayuu ahaa ee rag waa isqabtaa..
Xilkii Puntland Cadde Muuse ayaa tirsaday si nabad ah…For your information.
I mean:
Qare dameeraad iyo Qare guduud.
Qare Dameeraad waa Qare ka baxa gobolada dhexe oo dadka cunin..qaraar miiran ah, marmar daanyeerta ayaa cunta marka oomaan.
I don’t know in dameeraha cunaan, waa magaciisa.
Lacagihii loogu tala galay jamhiirta si wacan ayey u socdan gudiga Qurba joogta
Waxay la shaqaynayan gudiga gudaha ka dhisan …. Lacagtii ugu badnayd waxaa
Ku yabohay jaliyada kenya 2.000 000 $ bixiyen hadadan dagalka geli karin shilinkags
Bixi manta oo kale hadal looma baahna walal
Jabhad
Sxb aniga oo kale xitaa beeshayda Cumar shilin u dirin markay Sacad la dagaalyeen, maxaad igula talin!
Dagaal Somali lacag ku bixin mayee maatada qaxday meel lacag ugu diri iisheeg ood ogtahay in gaarayso.
Waa iga daacad!
Dhulbahante rag iyo hub ayey u baahan yihiin haddii Laaska looga adkaado. Taas mala diyaariyey?
Daarood cabdulaahi yuusuf kabacdi hal nin oo geesi ah yaa noo haray
Waa axmed maxamed islaan
Walaahi haduu hadlo waa isla kici aduunka oo dhan
Boqol xabadood ayaa axmed madoobe kutaala
Waa Vladimir Putin
ilaahooow kahasii